ASALKA SOOMAALIDA QEYBTII 2-AAD

  Рет қаралды 23,297

AyroTV

AyroTV

3 жыл бұрын

Barnaamijka Asalka Soomaalida & Dhiiga Hida Sidaha E1b1b, qeybtii 2aad.

Пікірлер: 192
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
SUURATU RUUM buu EEBE SWT inoogu sheegay kala duwenaashaha MIDIKA iyo LUQADUHUBA ILLAAH BAA INAGU ABUURAY. Abi Shuceyb
@ahmedsheik2307
@ahmedsheik2307 3 жыл бұрын
Faysal abroon wa gesiga geska african iyo aqoonyahan mashallah kun jeer
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ahmed Sheikh Guusha waynu wada leenahay dhamaanteen
@abukarahmed100
@abukarahmed100 2 жыл бұрын
Maadaama barnaamijka uu khuseeyo arrimaha Soomaalida, waxaa mudan in qoraalka iyo naxwaha af Soomaaliga la saxo. *Dhiiga ma aha ee waa dhiigga. *Hida sidaha ma aha ee waa hiddo sidaha. * Part 2 ma aha ee waa qeybta 2aad
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baan kuugu raacsanay inaan iska saaro erayada afafka qalaad ee aan adeegsano sideedaba,✊🏼
@abukarahmed100
@abukarahmed100 2 жыл бұрын
@@mohamedmuse08 waa mahadsantahay walaal Maxamed
@abdikadirxassan
@abdikadirxassan Жыл бұрын
ma waxaad ka wadaa sida afka somaliga loo qoro Soo baro
@xamralive
@xamralive 3 жыл бұрын
Soomaalidii waxayba noqdeen sidii maray kankii madoobaa oo garan waayay asalkoodii oo DNA da ku waashay maxaaba lagu fali DNA maa lagu qanac sanaado Soomaali nimada
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 10 ай бұрын
Mawaaxaad kaawaadaa qaabiilbaal kaawaadii Diir baa tiiwaan Ahaa miisee waasoomaalid
@maxamednuu6238
@maxamednuu6238 3 жыл бұрын
Faysal Allah ayaa ugu talagalay dadku inay midaba badan kala yeeshaa waayo allah markuu aadam abuuraayay malaaigta wuxuu dhahay waxaad dhulka kasoo qaadaan dhoobo kala duwan mid cad iyo cas iyo mid madow sidaa ayay dadku midabada u kala yeesheen quraanka ayaa sheegay iyo xadiiska nabiga csw
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Mahadsanid Maxamed Nuur waan la socdaa taasi inagu Soomaalida waxaynu nahay Midabka layiri wuxuu u dhaxeeyaa Casaanka, Madowga & Cadaanka
@themadtitan9049
@themadtitan9049 3 жыл бұрын
Adigaba tijaabo qaad. Hadaad midabo badan la isku daro, waxaa ka soo baxa midabka madow ama casaan.
@abdishugri8837
@abdishugri8837 3 жыл бұрын
Masha allh faysal abroneh nin wanagsan
@djamareggae9926
@djamareggae9926 Жыл бұрын
Ninkanu isagaabaa sii laaqaya arinka qabiil laguma salayn karo dna. Hidesidaha aad sheegeysaan soomali baa lee ha u leexin qabiil
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Aad baan kuu salaameysaa Mdane Fayçal Abroneh
@fartunjama4040
@fartunjama4040 2 жыл бұрын
Midabada kala duwan Alle ayaa noo abuuray ma ahan wax cimilo keento.Muqtalifun alsinatikum wa alwanikum buu Alle kushegay quraanka.
@Adler308
@Adler308 3 жыл бұрын
Mr.abroone thanks, dadkaas aqoonta leh noo soo badi
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Mahadsanid Caabi E iinsha Allah
@farabenben2125
@farabenben2125 3 жыл бұрын
Macalin Faisal mahadsanid. Jour apres jour j'apprends sur mes origines. Je vous envoie toutes mes salutations depuis djibouti🖒🖒🖒
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Mahadsanid Mr Faraben Ben viva Reer Djibouti
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Aqoonyahankani iyo wariyaha waxaan IDIIN eydiinayaa miyaad ilowdeen in EEBE uu QURAANKU inoogu sheegay kala duwanaashaha midabada dadka iyo afafkooduba? Bal regards xaafadda 21 aad ee Suuratu RUUM. sidaa si la mid ah aayadda 8 aad ee Suuratu FAADIR. CIMILADU WAXBA SHAQO KUMA LAHA EE EEBBE BAA SIDAA U ABUURAY KHALQIGA.
@ciiltireoongooye2537
@ciiltireoongooye2537 2 жыл бұрын
Climate waxba midabka kama beddelo. AQOONYAHANKA QURAANKA MIYUUSAN SOO BARAN? EEBE QURAANKA BUU INOOGU SHEEGAY IN UU MIDABADA IYO AFAFKUBA RABI BAA ABUURAY,AQOONYAHANOW BAL QURAANKA SOO BARO.
@realisticnewsviewer3316
@realisticnewsviewer3316 2 жыл бұрын
R2b anniga ayaa ah laakiin” soomaalidu uma baahna isir cadeyn.. more than 30 millions one culture and language it’s enough..
@thegreennature2619
@thegreennature2619 2 жыл бұрын
And what clan you are?
@realisticnewsviewer3316
@realisticnewsviewer3316 2 жыл бұрын
@@thegreennature2619 10 generations from mareeg city central Somalia.. but this R2B ancestry in that area it’s oldest 2500 years same location.. I think this type of DNA R2B came from animal bloods they use drink Somalis pre Islam ☪️
@thegreennature2619
@thegreennature2619 2 жыл бұрын
@@realisticnewsviewer3316 waxaan u gartay inaad nin Abgaal ah tahay.
@realisticnewsviewer3316
@realisticnewsviewer3316 Жыл бұрын
@@thegreennature2619 maya soomaalida kale ayaan ahay.. waa run in mareeg ay u badan yihiin abgaal ama muludood.. Anigu wax soomaali ka so keeya ma aaminsani
@knowyourhistory6242
@knowyourhistory6242 6 күн бұрын
@@realisticnewsviewer3316 qabilkaga ya waye ? Aniga R1a ayan ahay.
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan Ай бұрын
Diir taad sheegeesoo waanuu kaaxaanqaan waaxaajiiraan
@hussenmohamedwarsame8444
@hussenmohamedwarsame8444 3 жыл бұрын
Aad iyo aad baan idinkugu mahadnaqayaa dhammaantiin bahda Yutubka Ayro iyo shaqaalahiinuba . Waxaad maanta helay waxaan raadiyayey muddo ilaa 15 sano ah.
@ahmedabdi4319
@ahmedabdi4319 2 жыл бұрын
masha allah faysan
@saidadahir5615
@saidadahir5615 3 жыл бұрын
good job
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 5 ай бұрын
Masha.Allaaha Masha.Allaaha
@MaryanSiraad061
@MaryanSiraad061 11 ай бұрын
Aww.faysal.waan.kusalamay.waad.ku.mahadsantahay.q0re.gaardi
@adanabdillahibaxar6892
@adanabdillahibaxar6892 3 жыл бұрын
Nolaw saxb Faysal
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
Good work
@muna229
@muna229 3 жыл бұрын
Hawadan ila so coday horay usocoda walalhayga qaliga
@muna229
@muna229 3 жыл бұрын
Wcs walalo so dhawaaw
@zahraismael463
@zahraismael463 Жыл бұрын
المشكله انه عندما ترا صيني الاب والام والطفل نفس الشكل وعندما ترا اوربين الاب والام والطفل نفس الشكل وايضا افريقيين الا الصومال يكون معاهم 6اطفال 3سودو3بيض
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Sheekada hiddasidaha lagu raadinayo isirka dadka waa mid dadka lagu jaahwareerinayo waana shirqool larabo in lagu qabsado ama kagu baabiyo ummad xora oo jirta.
@idilmohamedguray378
@idilmohamedguray378 7 ай бұрын
Walaalkay miynaan aabo kaliya kaso tafiirmin, Aabahen Adam CS
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
MIDABKA IYO LUQADAHA ILLAAH BAA INAGU KALA DUWAY.
@user-lz8xz2wt4w
@user-lz8xz2wt4w 3 жыл бұрын
Somali midab haddii la dhaho waa maariin iyo madoow marka iskugu heystaan inay carab yihiin yaab
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
@@user-lz8xz2wt4w Midabka iyo luqadaha DADYOWGA ADDUUNKA ILLAAH BAA KU KALA DUWAY EE CIMILADA MA AHA. SI WANAAGSAN CLIPKAN U DHAGEYSO,WUXUU YIDHI CIMILADA BAA MIDABKA SANEYSA,TAA WAA QALAD EEBBE WUXUU QURAANKA INOOGU SHEEGAY IN MIDABADA IYO AFAFKUBA IN UU RABI ABUURAY.
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
@@user-lz8xz2wt4w Salman yare VIDEO-GA bal si deggan u dhageyso.
@jaamacyuusuf7284
@jaamacyuusuf7284 2 жыл бұрын
@@abishuceyb7067 baaba dadkan t iyo waxan lagu shegayo waa maxay aniga adi ayan kula socda waxana kaa bartay somali inay thy e1b1b lkn kuwani waa maxay
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 2 жыл бұрын
@@jaamacyuusuf7284 Waxaa somalida la nool dadyow kaleee aan asalkoodi Somali ahayn,sida yahuudda Somaliyowdey,carabta inagu dgex Milantay,waxaan ka diyaariyey 3casgar(3 clips) oo cinwaan uga dhigay YEHUUDDA IYO SOMALIDA,Bal Yara dhageyso inshaALLAH.
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 3 жыл бұрын
Aniga ayaa ah T waxana u dhashtay beesha Dir Surre Qubeys. T is Dir.
@Mahad67
@Mahad67 3 жыл бұрын
walaal anigana kula mid baan ahay Surre Qubays waa haplogroup T, waxaa socdo baaritaan tafatiran oo full-Y ah, guud ahaad Dirka, Isaaqa T-ga ah iyagu waxay isugu yimaadeen 750 sano kahor, sidoo kale Ciise iyo Gadabuursina kama foga. waa cilmi cusub Dna age, fiiro gaar ah qabiilku wuxuu yeelan karaa habplogroup kala duwan.
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 3 жыл бұрын
@@Mahad67 waan arkay bro aniga 23andme ayaan ku ogaaday in aan ahay T hada waxa raba yfull in aan sameeyo beesha Surre 300 sano beey isugu imaaday sida ku qoran yfull ka balse cabdalle iyo Qubeys in aay yihiin iyo 2 nin oo qubees in aay yihiin ma xaqiijin karro.
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 2 жыл бұрын
@@ahmedcade5139 @Ali Omar war niman yahaw aniga haduu ii maqan yahay nin Surre ah Cabdalle ah let me know how i can know my TMRCA mise yaga uunbaa sheegi doona, lol
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 2 жыл бұрын
@@mohamedmuse08 family tree DNA y700 iska qaad ka dib ku soo daji yfull ka dib wuu ku soo baxaya inta Isku jirtaan dirta kale
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 2 жыл бұрын
@@ahmedcade5139 war sxb 23 and me baan already iska qaaday lkn results waan ku ypload garayn karaa teeda kale dee wax Surre ah liiska kuma arag dad badan baana iska qaaday
@saaycn5473
@saaycn5473 3 жыл бұрын
Waa arin wanaagsan DNA somaalida in la baadho
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Qofkii awooda hayska qaado Mahadsanid
@ciiltireoongooye2537
@ciiltireoongooye2537 2 жыл бұрын
ومن ايته خلق السموات والارض واختلاف السنتكم والوانكم ان في ذلك لايا ت للعا لمين۔
@ciiltireoongooye2537
@ciiltireoongooye2537 9 ай бұрын
Walaal QURAANKA SOO BARO SI AAD U FAHAMTID IN BADAN OO KAA MAQAN.
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
I'm Garre from kenya and my Y DNA is E-v12* and my mtdna is M1a1
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 11 ай бұрын
Diir taa yo daarood miisuk tiiwaan dhiiwaan daarood caaraab baanuu naahaahi
@laangasgaming5577
@laangasgaming5577 Жыл бұрын
asc walaal waxa uu ka yimi midadabada dadku waa carrada ilaahay ka abuuray nebi aadam oo midabdana kala duwan ka timi sida culimada diinteenu inoo sheegeenahadsanid
@nurduube9182
@nurduube9182 2 жыл бұрын
Soomaali E1B1A iyo E1B1B, T masoo dhawaanayo xitaa, ha'iloobin Jubbooyinka iyo shabeelooyinka waa meelaha ugu dadka badan kunool, hadana waxaa ubadan E1B1A.
@RAMMADT
@RAMMADT 2 жыл бұрын
Waxaad noo soo gudbiyay sooyaal mihiim
@user-wj4xn2nu7n
@user-wj4xn2nu7n 2 ай бұрын
Maxaytahay baaritaankaan?
@abdikadirxassan
@abdikadirxassan Жыл бұрын
Ayrotv waa idin salamaya waxanse idin weydinaya maxa ka Jira sheeka ah somalida iyo faraciintii wadanka masar ka talinjirtey iney wadagan dhalasho dhaqan iyo luqada ma run baa
@Anisa-bt2jw
@Anisa-bt2jw Жыл бұрын
The majority of Somalis have the same ancestry. However, you dice it.
@user-wj4xn2nu7n
@user-wj4xn2nu7n 2 ай бұрын
Ma anaka kaliya baa wareersan oo u ooman meel un aan galno saan ku helilahyn oo waaban nacnay ahaan shaha soomali?.
@kingkushatik8868
@kingkushatik8868 2 жыл бұрын
Barafasorka waxba noomaka saarin waxuu sii badiyey isqabqabsigii
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 3 жыл бұрын
Arab runta ah ee reer bani haashim waa e1b1b em78/ eV32 ee ma'ah j haplogroup. J haplogroup waa iraani ee kuma aha asal Arabia iyo Levant. Waxaa saaxiibo badan ama aan ku jiraa groupyo arab e1b1b waxayna sheegayaan inay yahiin dadka asal ah. J haplogroup na uu yahay dad ku sooqaxay bariga dhaxi.
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 3 жыл бұрын
Sax j wa iran iyo iraq lakin dadki carbed asaøka aha ab ka ab wa e1b1b xita qabuuri hore sas shegayan marki la baray asalka e1b1b
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 3 жыл бұрын
@@abdimohamed4051 baaristoda cadal ma.ahan xukuno waxay raban ma.ahane wax kale aan ogoleyn waye 10 qof j lawada waxa la oran 75 wa j . Wax dad kodhan ah ma.aha
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 3 жыл бұрын
@@abdrmngm7524 , haa walal waa sax hadalkaaga qabuurihii iyo raad raac dadkii asalka ahaa dhamaantood waa E1b1b m35 em78, em84 . Nabiyaadii hore reer bani Israel iyo arab asal ah dhamaantood waa e1b1b. J haplogroup waxay xadeen tariikhdii iyo luuqadii . Waxaa jira dad badan oo arabta asalka ah runta soo qufaya. Sidsad ogtahay in lagu bato meel ma'ah inaad asal ku leedahay ee waxaa labaaraa tariikhda, luuqada iyo asaartii laga tagay. J haplogroup wax kuma lahay bariga dhaxi 4000 oo sano bay ku sooqaxeen bariga dhixi.
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 3 жыл бұрын
Nabi Ibrahm aabohee waxaa la dhihi jiray Tarax. Sida la ogyahay Tarax waa magac Soomaali ah taasi waxay ku tuseesaa in uu nabi Ibrahm uu ahaa qof ka soojeeda Soomali. Tariikhda Soomaalida ma'ah kaliya in uu ku egyahay horn africa ee xadaaradeen waxay lagahelaa masr bariga dhixi ilaa north Africa.
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 3 жыл бұрын
@@ayahaqeel1782 wa in e1b1b la ogada bilow ila dhamada xadsrada waqoyiga africa ila barigadhexe ila europe tahay
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 9 ай бұрын
4:43 Waa Jabka halkuu nagasoo gaaray. Isbaheeysi Diin buu ahaa. Lakiin Nin Xasan Shiikh oo kale ah oo Carab ah. Baa dhahay. Carab league. Hadii Sudan Carab laga dhigay. Somaliya xagee joogtaa.
@fosiyamahmed2390
@fosiyamahmed2390 Жыл бұрын
Kkk
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 3 жыл бұрын
Aniga aya ah t-l208 I am broud to know my origins 💕
@user-lz8xz2wt4w
@user-lz8xz2wt4w 3 жыл бұрын
So what's your origin race?
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 3 жыл бұрын
@@user-lz8xz2wt4w somali
@haruunahmed1974
@haruunahmed1974 2 жыл бұрын
Are you hawiye dir or darood
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 2 жыл бұрын
@@haruunahmed1974 Dir
@Nabad-deed
@Nabad-deed 2 жыл бұрын
@@haruunahmed1974 only dir have it not hawiye or darods there arab think is over 😂
@somsaid2116
@somsaid2116 2 жыл бұрын
Anagoo daarood ah iyo isaaq baa carab sheegta lakin waxba kama jiraan carabta aan sheeganayno anagaaba ka facwayn
@ciceklerturkiye4597
@ciceklerturkiye4597 2 жыл бұрын
Isaaq wuxoodu waa ku dar laakiin qabiilkas darod layiraa farac ahaan yaman bay ka soo jeedan
@Nabad-deed
@Nabad-deed 2 жыл бұрын
@@ciceklerturkiye4597 darod dna waa afrikaan laakin dir iyo isaaq wa carab
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Жыл бұрын
​@@Nabad-deedno saaxib carab dna goodu waa j
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Жыл бұрын
​@@ciceklerturkiye4597no saxib anaga dna geenu waa E1b1b1 abtirsigeenuna waa afsoomaali alle kabaq oo nasabkaada waxaan ahayn hasheegan taasi waa danbiye kufaan nio carab waad ka da.weyntahay
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 11 ай бұрын
Faariikaa aduunkoodhaan soomaaliidu baaduun koonaa kaateegeey maxakuujiiroo
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan Ай бұрын
Diidaan yiihiin daarood weexeey leeyiihiin carab baanuu naahaay Asxaabii caanaabaa naadhaalaay fariikaan maaniihiin hooyaadaa . Yoo. Carab Daarood Afrikaans.maaniihiin
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
su'aasha ah kala duwnaashaha midabada dadka shaki weeyn ayaan ka qabaa, dadku hadeey nabi aadam ka yimaadeen quraankuna leeyhay nabi aadama cs wuu cadaa maxaa afrika iyo meelo badan oo dhulka ka mid ah madoobeeyey ?
@fanole55
@fanole55 Жыл бұрын
Percentage ka Bantu-ga waa imaasaa. Weydii?
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 5 ай бұрын
Waxan umalynyaa bantu wuxu u badanyahay DNA L0a1d map eeg
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 3 жыл бұрын
T haplogroup waxuu yimid 4000 oo sano asal na ku ma aha geeska Africa. Dadka T haplogroup ka soojeeda waa dadka ladhaho dir , Dir , Samaroon, Ciise , Isaaq iyo Afar. E1b1b na waa Soomalida, oromo oo ah boqolkiiba 40% , Saho oo ah 98% belin, Beja oo ah 60% , masaarida oo ah 45 ilaa 48 upper Egypt, north Africa amazigh oo ah 80 ilaa 60, arabia dadka asalka ah oo iyaguna ah E1b1b Levant oo ah E1b1b iyo south Europe oo ah 30 ilaa 48%. Dadka dhahayo arabtu ma'ah E1b1b hasoobartaan cilmiga dna iyo xadaaradihii hore .
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ayeh Aqeel waanu soo dhaweynaynaa fakarkaaga Guuleyso
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
ayah Aqeel madaa iska camiranayaa sotaa lagu leeyahay isaaq waa Eb1b1b maxaad indhaha isagatiraysaa. soomaali ninkii dhiigiisa laga helo ayaa soomaali ahaa
@adams-tv5mo
@adams-tv5mo 3 жыл бұрын
Hadaad internet ka ku qortid nubarkan E1b1b waa asalka aadanaha Europe ayuu ugu badanyahay somalida iyo marocankaa ku soo xiga dadka inakaa dhalay horaan uga maqlay Bbc pop geldof oo tegey laasqoray oo dhahaayo waxaan tegey meeshii adanuhu kayimi
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
ayah Aqeel been ayaad sheegtay hota T haplogroup 30 000 oo sano iyo in kabadan ayay deganyihii geeska afrika, isaaqana 9 qof oo DNA laga qaaday waxay noqdeen E1b1b, dadka T noqday waa ciise iyo gadabiirsi iyo nin qudha oo hawiye ah DJabuti ayaana lagu qaaday dhiiga weli qof daarood ah mahayo oo DNA laga qaaday hadaad ogtahay soo sheeg, carabtu waa J beenaale
@haruunahmed1974
@haruunahmed1974 2 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 Kan hawiyaha ah ee t noqday hawiye yu ka yhy Daroodku marka warsengali ga oo kala dna ah laga reebo wa wada E1b1b
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
daaroodka aya sheegta in ay ka yimaadeen yeman maxay isku dna u noqon waayeen. carata.
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Жыл бұрын
Dee waxaas waa iska sheeko anagu dna geenu waa E1b1b1
@siyaadahmed8615
@siyaadahmed8615 8 ай бұрын
you don now we are coming from beenta iska daaya
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 9 ай бұрын
2:28 Inkastoo Aanu Aamisneen taa. Lakiin 23&me baan galay. E1b1b. Haa Ciwaaku ahaa. Waligaana Carab lamaadan Qadeen buu dhahay. Bal wax ka dhex. Daroodkeeyga 😂. Mise Curadii baa African ahaa. Intakalena waa la gaaday. 🤔 Galgadud ilaa Iyo Mazar iyo Ethiopia baa, Awoowgeey ku Wareeganaayay. Ma5ka Sidee baanu Carab ku ahaanaa. Kolkii uu Awoowqii Qabiilka uusan Waligii Carab cag dhigin. Wixii kasoo Farcamay na eey 10naan laf Sii Gaareen iyo Milyamo.
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 Жыл бұрын
Away iidoorkii lahaa carab baanu nahay porfasorku wuxuu yiri ma jirto wax carab ka soo farcamay o soomali ah carabtu waa ( j ) iidoorkuna waa ( t )
@khadramusse3725
@khadramusse3725 Жыл бұрын
Idoor waa Somali asal, See waa madaw ka carar😂😂😂
@user-vs6ig7qj3p
@user-vs6ig7qj3p 10 ай бұрын
Somali asal mabajiro dadkani waa isu keenkeen
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 9 ай бұрын
4:50 Carab waa ka timid lakiin ma tahay waaye. 2000kun oo Sano ka hor. Somali badan. Inkastoo Uusan Magucu Somali aheen. Somali badan baa, Askar U ahaa, Boqorada Balqiis Qaarna eey Halkaa Dagnaayeen. Oo waqigii eey Jabtay. Iyo Kafib beey. Nabad galyo usoo gale3n Somaliya. Lakiin Dad ahaan iyo Dhiig ahaana, Somalida eey u yimaadeen, beey ku Dad iyo Dhiig yihiin. Marka African soo tuu Degaan Carab ilaa iyo Gaasa eey Macruus ahaayee. Waagaana. Dad Kushitic ah eey. Xooga iyo dhaqaalaha, Carabta ahaayeen. Marka Somalidu waa Jaahil. Yaman waa ka timid. Lakiin Carab ma tahay. Mise Ardul Xabas baa Kolkii Horeba ka baxdeen. Kuna soo laabateen. Adigoo Carab ismooday. Intaan Aqriyay. Iyo Intaan Baaray ba. Somalidu Degaan Carab Qaarkood weey ka yimaadeen lakiin. Dhiig ahaan iyo Afba Carab ma aha. Ilaa Carabtii Africa timid 2000 oo Sano ka hor. Soo Taa Libiya iyo Masar iyo Tunisia ba Afkooda Awoowe uusan ka dhumin. Qaar uu ka dhumi karaa. Lakiin Qabiilka oo dhan Afka kama dhumeen. 1500 oo Sano ka rib.
@idilmohamedguray378
@idilmohamedguray378 7 ай бұрын
T, maxay ka dhigantahay
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 7 ай бұрын
Dad kasoo jeeda dhulka barakaysan dhanka carabtana kasoo talaabay
@Qaasimhirsi
@Qaasimhirsi 3 жыл бұрын
Faysalow Fadlan inoo weydii Wadaadka Tasfiir Raaca, in uu noo sheego in maadaama P1 $ T1 ugu badan tahay Soomaalida usow ma noqon karto in Soomaalidu ay tahay aslaka noocaa DNA gaas oy iyadu uqaybiso isirada kale. sida awgeed Soomaalida laga soo wada farcamay?
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 3 жыл бұрын
Waa dir family includes Isaaq Samaroon, ciise iyo afarta waxa T haplogroupka waana 10% ilaa 12% saas uma badno. ee ma'ah somali oo dhan. E1b1b waa ilaa 85% em78/ eV32.
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Qasim Hersi mahadsanid Waynu weydiin Dooduna waa bilow Barnaamijyadu waynu wadi iinsha Allah
@box5319
@box5319 3 жыл бұрын
@@ayahaqeel1782 in Kenya 82% of gare became e1b1b1b v32 subclade and the rest are T. Also interestedly, when internal Somali subclade cluster were done based on each clan,some Somali clan from puntland are said to be paternally related to us than anyone else.I'm gare from mandera NFD and have no knowledge on puntland clan.this DNA is funny.the clan according to information provided on data base is called Mohamud saleban.I don't know who that is.
@box5319
@box5319 3 жыл бұрын
The research was undertaken by UN subsidiary organ of UNESCO
@thegreennature2619
@thegreennature2619 3 жыл бұрын
@@box5319 which clan became E1b1b Tuf or Quranyow? and which became HG T. Garre and Majeerteen in Puntland are one clan and have common Ancestor. I think Majerten is Garre or Gare is Majeerteen.
@ahmedjama8152
@ahmedjama8152 2 жыл бұрын
Awalba isaaq dir ma ahayn ee waxaa la direeyey 2000 shirkii carta anigu waxaan maqlijiray daarood iyo isaaq in ay is xigaan oo carab isla yihiin wayna muuqataa xaga dhaqanka iyo xarfaha sida ca,xa kha oo reer koonfurta ku adag ku dhaqaayid dooda
@saidhussein1064
@saidhussein1064 2 жыл бұрын
somali carab meel kama gasho xarfaha tirine anaa konfur ah igumana adko hhhh
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 9 ай бұрын
waa sax wax asal kasoo jeedo carab wa daarood iyo isaaq naago Afrikana guursadey labaduba reer bini haashim bey sheegten blse taariikhda daarood wey qoran tahay ayado carabi iyo ayado English ah blse tii isaaq lama hayo ayado qoran dadkanu wey is dhaleen ilaa qarniyo badan hada se waa dad somaaliyeed
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 7 ай бұрын
Waan ku qoslay runtii comment yadiina Dir ku waa T oo ka dhigan dad semetic ah kana soo jeeda dhulka barakaysan halka Daarood ka iyo Isaaqa aad sheegaysaan yihiin E oo afrikaan markaasaad na leedhiihin naago afrikaanay guursadeen ma yagaa talyaani ahaa?!🤣
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Yuhuud ayaa samaysay in DNA laguraadiyo dadka asalkooda waxna kamajiraan.
@sharmsjg
@sharmsjg 3 жыл бұрын
Isaaqu dir ma’ahan miyaa?
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
sharma JG in isaaq diryahay macadynkaro balse waxay leeyihiin ciise iyo gadabiirsi ayaa T noqday 9 qof oo isaaq ahaana waxay noqdeen E1b1b xaqiiqada ilaahay ayaa og
@box5319
@box5319 3 жыл бұрын
Isaaq are T but Habar awal is E
@cabdiraxmaanxirsiahmed5546
@cabdiraxmaanxirsiahmed5546 3 жыл бұрын
@@box5319 habar awal maxa ladhaha
@awoabdi555
@awoabdi555 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmaanxirsiahmed5546 waa jilib isaaq kamida dee afkaga hgaajiso😏
@Nabad-deed
@Nabad-deed 2 жыл бұрын
@@box5319 not all haber awal but yes some are assimilated
@abdikadirJamaame
@abdikadirJamaame 2 жыл бұрын
Biimaal ka halaga qaado Dir waye sido kale Isaaq Maxamed Xiniftire iyo Biimaal Maxamed Xiniftire ayagana hala tijaabiyo
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 2 жыл бұрын
Labadaba dad ah oo badan baa iska qaaday majority waa T lkn waa labadaba dad E ah bay leeyihiin oo ku jira
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 Жыл бұрын
Awoowo ha ku shegin hayab anu lahay Isaaq axmed maxamed xusen
ASALKA SOOMAALIDA IYO AQOONTA DHAQANKA- MAXAMED SULDAAN SACIID
38:55
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
fool ka fool  25-10-2012
48:09
Universal TV
Рет қаралды 39 М.
Tijaabada dhiigga DNA iyo Dhalashada Soomaalida
14:56
Muuqaalsan TV
Рет қаралды 186 М.
ASALKA SOOMAALIDA QEYBTII 2-AAD
28:08
AyroTV
Рет қаралды 1,9 М.
ISIRKA SOOMAALIDA - PROF. Maxamed Cabdi Gaandi 22 08 2014
58:44
Somali Channel TV
Рет қаралды 334 М.
FIRCOON IYO GOLIATH(JAALUUD)IYO SOMALIA
9:58
Abi Shuceyb
Рет қаралды 745
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 5 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,9 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 42 МЛН