Asalka Soomaalida & Taariikhda Nabiyada Adam & Nabi Idiris Q-4aad Wareysi Prof Qasim

  Рет қаралды 7,180

AyroTV

AyroTV

Жыл бұрын

Qaybta afaraad ee taxanaha Taariikhda Soomaalida iyo xiriirka ka dhaxeeya Anbiyada ayaynu halkii ka sii wadaynaa-
Martida Barnaamijka Doorka Aqoonyahanka:
Prof Qasim Hersi Farah, Ottawa Canada
Presented Ayrotv...and ayrotv@gmail.com
Fadlan haduu ku dhaafo barnaamijka kala soco ayrotv KZfaq

Пікірлер: 40
@abdiiabduosman4746
@abdiiabduosman4746 Жыл бұрын
Mahadsantahay walalii
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Жыл бұрын
Well done 👍,
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Quraanka waxaa kabuuxda erayo af Soomaali ah, kitaabka Torah waxaa lagu waxyooday af Soomaali 800 oosano kaddib ayaa afka yibraha lagu turjumay, magaca musena waa afsomali ilasooxiriira.
@omhajar69
@omhajar69 Жыл бұрын
Yaah wll maxaa ka mid ah kalmadaha af Soomaaliga ah ee Qur'aanka ku Jira?
@alto4989
@alto4989 Жыл бұрын
@@omhajar69 way ka buuxaan baro lakiin somali waala laga qaryey arabta ayaa qariso kuwa hada jooga arabta asalka ma ahan DNA gooda waa j1 asalkoda wxuu ka soo jeeda turki iyo iran xiligii boqortoyadii cusmaniyiinta ayey ku dageen bariga dhexe lakiin arabta asalka ah DNA gooda waa e1b1b arabta asalka waa madow somali ayey ka faracmeen luqaha aduunka wxay ka faracmeen afsomali tarikhda somali wxaa burburiyey burtaqiiska iyo kuwa hada arabta isku shego dagaalo farabadan ayey la ka shay burtaqiiska fartii hore somali wxaa loo qorijiray afcarabi sidokle faraacinta iyo higsoos sumerian hore iyo balqisa dhamaantod waa somali tarilhda wxaa burburiyey burtaqiiska iyo kuwa hada arabta isku shego aduunka wxuu ka bilowday somali lakiin somali badankood ma ogo sababto ah wax ma qariyaan
@ayaanlef8981
@ayaanlef8981 Жыл бұрын
@@omhajar69 There're places that geographically located in Somalia were mentioned in the Qur'an. [Kalmadah af somaliga ah inta badan wa magacyou meello ka tirsan somalia seda Houd ,Houd-kaa هود iyo Duur, Duur_kaa طور Dawaa طوى Gobolka babile بابل Gobolka Godey جودي waxaab dhehe karaa tarihkdenaa waa laxaday
@alto4989
@alto4989 Жыл бұрын
@@ayaanlef8981 sxn anaaba ku haayo pdf oo diyaarsan oo kabuuxa, ereyo badan afsomsli ah qu,raanka ku jiraa xitaa markii labaaray afsomali waa afcarabica saxda waa afsomali luqada aduunka asaga ayey ka faracmeen xiliigii burtaqiiska ayaa la burburyey tarikhda somali balqisa waa gabar somali arabta asalka ah markii waa somali waa dad midabkooda mariin yahay kuwa hada mixed turki iyo iran ayey ka soo jeedan xiligii boqoryadii cusmaniyiinta ayey qabsadeen bariga dhaxe dhexe xiligay hogaminayeen muslamiinta ayey ku fideen tarikh walba ayaa ayaa xaday waa xasadiin bani israel , faraacinta ,ancient sumerianka, higsos , somali waa isku DNA markii labaray wxay noqdeen e1b1b arabta asalka waa somali somali toos wxay ugu soo jeeda nabi adam waa dadkii saarna toontii nabi nuux iyo ilmahiisa nabi wxaa dhalay qoomkii nabi adam somali waa qoomkii nabi adam ama ilmahii nabi adam aduunka wxuu ka bilowday somali lafahii ugu qadiisa aduunka wxaa laga helay boorama iyo buurheybe buurheybe wxaa laga helay 14 qofod lafahooda markii baray wxay dhinteen xiligii holaceneka waa 11000, iyo dhaxeeso 4,5m lakiin tarikhdhan wxaa qariyey masar , sacudia, ethiopia waa cadowga somali
@ayaanlef8981
@ayaanlef8981 Жыл бұрын
@@alto4989 wa runta wan kugu racsanahay in asalka somalidu yahay dadki nabi Noox dunta lasarna somaliduna wa beni Israeli oo nebi Adan by tos ugalaan. قال تعالى ( وَقِيلَ يَا أَرْضُ ابْلَعِي مَاءَكِ وَيَا سَمَاءُ أَقْلِعِي وَغِيضَ الْمَاءُ وَقُضِيَ الْأَمْرُ وَاسْتَوَتْ عَلَى الْجُودِيِّ ۖ وَقِيلَ بُعْدًا لِلْقَوْمِ الظَّالِمِينَ ) هود:44) Ilahay wu xoo ka hadlayaa marki dunta nebi Nox ku digtay meel la dhaho (Godey ) surada Qur'nka waxa la Dhahaa HUOD هود Houdna waa gobul somalia ka tirsan sedo kalle waxa jira nebi Houd wa cajiiiib
@thisguy2372
@thisguy2372 Жыл бұрын
Wa runtis Jarod magacyo badan buu leyahy gerad Darod wa sax
@saadaq376
@saadaq376 Жыл бұрын
Ustaad waxan Rabaa Samaroon Rooble hassn KZfaq kisa magaca ku qoron mahadsanid
@AyroTV
@AyroTV Жыл бұрын
Markii Eebe doonay inuu abuuro Aadam, Naxariis iyo Nabadgalykorkiisa ha ahaatee, waxa uu amray mid ka mid ah Malaa’iktiisa in uu Dhulka ka soo qaado Ciid. Ciidaas oo ka kooban noocyo kala duwan, iyo midabyo kala duwana ah, Tusaale ahaan, midabka Casaanka -Guduud-, midabaka Madow, midabka Jaalle ah iyo midabka cadaanka ah. Sidaa awgeedbay u kala duwanaatay midabyada Ibnu Aadamku. Qayb ka mid ahi waxay noqdeen midabka casaanka, kuwo kale midabka madawga, kuwii kalena midaba cadaanka ah. Sidoo ke waxa kala duwanaaday hab dhaqankooda iyo dabeecadahooda. Xigasho Gaaldiid.com
@abdillahiabdi5831
@abdillahiabdi5831 Ай бұрын
Asalaam Alykum Warahmatullah Wabarakatu @Aryotv how can i get the link of this conversation from the first to the last one
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 Жыл бұрын
DHIBAAD: Waa kelmad Soomaali ka dhexaysa, Ma gobollo ayaa gaar u leh. 60 jir baan ahay Kismaayo dhu dhashay, ku koray Kuna duqoobey dhibaadna waan isticmaalaa. Shuqul mudug iska dhaaf yeah!
@AyroTV
@AyroTV Жыл бұрын
Dhibaad, Kaalo iyo Yabadh/Yabar intaba guud ahaan Gayiga Soomaaliyeed waalaga isticmaalaa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Sxb waan idinla socdaa waxaan rabaa inaan kakadlo barnaamijka ee sidee ayaan uga qaybqaadankaraa. Waxaan rabaa inaan ka hadlo asalka Soomaalida iyo luqadda iyo umadaha naladhashay IWM
@xamralive
@xamralive Жыл бұрын
Ali Hassan la xiriir Faysal Abroone bajkiisa tag Hana nagu oran Oromaanu wax wadaagnaa intaas naga ilaali
@AyroTV
@AyroTV Жыл бұрын
@@xamralive Xamra waan ku salaamay Ina Abti, soo noqod wanaagsan
@AyroTV
@AyroTV Жыл бұрын
waxaad nagala soo xariirtaa ayrotv@gmail.com Mahadsanid Ali Hassan
@xamralive
@xamralive Жыл бұрын
nin kaan caadi maaha Taariikhda Cid waliba way Sheegatayee maxaa noodiiday?? saasaan kaa rabaa Nebi aadan CS iyo xawa Somaliyay ku noolaayeen buu yiri Nebi Ibrahim CS 2badii dumara ee uu qabay Haajara iyo Saara waxay ahaayeen 2ba gabdhood oo Somaliyeed waxauu yiri Nebi Ciise CS iyo Hooyadiis Maryama Somaaliyey Soo aadeen
@AyroTV
@AyroTV Жыл бұрын
Taariikhdeena inagaa aasna oo waliba dad aan Taariikh lahayn ayaanu iska daba soconaa, mahadsanid
@thisguy2372
@thisguy2372 Жыл бұрын
@@AyroTV walal wad mahadsantihiin waLahi wax badan baan idinka faaidey soo badi barnamijyada adiga iyo prof qasim
@saadaq376
@saadaq376 Жыл бұрын
Iga raali ohow hadan mowduuca kabaxay
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 11 ай бұрын
Daada haawaaliinii naagaada baaraabii waalaan aad naaguus deeseen
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
baydad mise baygag baydad waa baqdin iyo baxsasho isku iskulifaaqan qof baqaya oo baxsanaya si uu uga durko meeshii dhibaatadu ka soo gaadhay
@AyroTV
@AyroTV Жыл бұрын
Afkeenu waa hodan, Baygag, Baydad iyo Bardad intaba waala adeegsadaa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@AyroTV berded waa dhaxanta naxdintu keento ee qofku dhaqaaqikiri waayo
@ciiltireoongooye2537
@ciiltireoongooye2537 9 ай бұрын
QURAANKA WUXUU INOO SHEEGAY BAA DHAB AH EE RABIGEY KALAAMKIISA HA BEENIN. NEBI CIISE CS MA DHIMAN EE WUU NOOLYAHAY. NINKAN AQOONTA SHEEGANAYA MA BAYBALKA BUU ISTICMAALAA MISE QURAANKA BUU AAMINSANYAHAY?
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 9 ай бұрын
7:56 🤔 Dhiiga Somalida, Caalamkuu u Qeeysamaa. Carab baanu nahay beey dhahaan. Awoowgiid na Arooskii Nabi IBRAHIM buu xaadar ahaa. Bal wax ka dheh. Ismaciil ka hor meey jireen. . Waa macquul?. Oo Meelaha kale. Wixii uu Quraanka taabto na waa run.
@adenigeuhsafia6763
@adenigeuhsafia6763 Жыл бұрын
Kitaabka la heley fartee ku qoran yahay
@maalpodcast
@maalpodcast Жыл бұрын
Hebrew
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 10 ай бұрын
caqli xumada ugu weyn aduunka iyo jahli
@abdirizackibrahim7348
@abdirizackibrahim7348 10 ай бұрын
Dhibaada somaali meel kasta ooy joogta ama aay kunoolyihiin Waa dhaqankooda proffesa Galguduud iyo waqooyi ayaad aragtay
@abdirahmansayid1040
@abdirahmansayid1040 Жыл бұрын
Bal jaahilkan madaw yaa iga amusiiya cawan
@ridwanali6919
@ridwanali6919 Жыл бұрын
Nin maskaxda laga gumesta thy madowgu ma ceeb ba
@FatimaFaadumo-rh5hb
@FatimaFaadumo-rh5hb 26 күн бұрын
Aaaa​@@ridwanali6919
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 9 ай бұрын
Kalmada dhibaad somali oodhan ayaa isticmaasha
What role do race and gender play in US politics? | Inside Story
28:26
Al Jazeera English
Рет қаралды 1,3 М.
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
history harrar ee beesh reer fiqi omar ama abaadir arida
30:58
raasonewstv
Рет қаралды 17 М.
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 23 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 3,5 МЛН
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 2,6 МЛН
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 23 МЛН