Qaaci Show | Nadar Cilmi & C/qaadir Qiiq | Astaan | 2020

  Рет қаралды 131,675

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Martida: Nadar Maxamed Cilmi
C/qaadir Qiiq
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
C/raxmaan muuse
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2020.

Пікірлер: 148
@mudanedhaashane5254
@mudanedhaashane5254 3 жыл бұрын
Quruxda gabadhaan leedahay waa ashqaraar,alle ha dhawro. Jalaqsanaanta iyo hanaanka iyo dhoolla kaqosolku indha daraandar. Waxaan aad usoo saaray dharka fidsan ee nafiska ah iyo midabkiisa oo indha daraandar ah.
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Masha Allah, waa runtaa waa inan aad u qurxoon, adna amaan wacan baad ugu deeqday, jazakala kheyr walaalo. Bani'aadamku markuu wanaag isugu deeqo jicliyaa.👍👍👍👏👏
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 3 жыл бұрын
yaan la is cawrin waa aduunyo ta adiga kugu wayn ragabay la fuduudahay oo fura waliba
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
@@faizam523 Walaal wiilku waa ku mahadsanyahay runta u gabadha quruxdeeda ka sheegay, wuxuse si kale u dhigay kelmedda GOLE JOOGGA. Waa inan inta wiilku sheegay oo ragga oo dhan ku metelayo iyo GOLE JOOGBA leh. Mansha Allah ugu deeqa Maakhiri
@rayaanahmed
@rayaanahmed 3 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes👏👏
@solocamper3324
@solocamper3324 3 жыл бұрын
Waan kuu saaray wllo
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Adna iisaar walaaal adooo raali ah
@ahmeddeeqabdi5331
@ahmeddeeqabdi5331 3 жыл бұрын
Haye wll
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
Aad ayaan u qiirooday runtii 😪waxan isku daya inaan augu yaraan 100 qofoof kabadan inaan kugu soo xiro
@jamamohamed7342
@jamamohamed7342 3 жыл бұрын
Hana abuukar oo Soo hadashay kzfaq.info/get/bejne/adCpg7yTrt7YlIk.html Oo dadka la Soo hadashay live
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 жыл бұрын
Heer sare labaduba ma kala dhacaan. Keep watching from California USA
@solocamper3324
@solocamper3324 3 жыл бұрын
Nadar heesta naftu raaxa jecelaa another level weeye codkaagu
@mowgayare916
@mowgayare916 3 жыл бұрын
Sxb waa levelkii originalkii saado cali markay yarayd u qaaday kaariyaa lahaa midhaha
@MAbdalle
@MAbdalle 3 жыл бұрын
Waah! Cabdulqaadir Siciid fannaan culus.Hees qiima leh iyo xasuustii Axmed Naaji saan filayo
@saabirayuub1276
@saabirayuub1276 3 жыл бұрын
Last song qiiq I think AU M S tubeec inuu yahay ✌
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 2 жыл бұрын
Abdulkadir Qiiq I believe he is one of best singers that we have as Somali people even one has to say he is the numer one,when it comes the quality of the voice and originalitly ,he is gift not copy and those who are yieling when they are singing.This is what we need the Golden voice for his excellence DR Abdulkadir Qiiq(well done)
@abdikhaaliqmohomed9066
@abdikhaaliqmohomed9066 3 жыл бұрын
Saado cali ilaahow u naxariiso
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Amiin,Amiin🙏🙏🙏
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 3 жыл бұрын
Amiiin yaraabi
@dekowshafi9783
@dekowshafi9783 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
She represents the unbreakable bond of Somali girl beauty. I can't off my ears listening to her song. Mansha Allah
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
@badeed xildiid Mar kale iyo Maansha Allah.
@ilyasabdullahi8558
@ilyasabdullahi8558 3 жыл бұрын
Heeso aan kala dhicin runtiiii waxaa cajiibka ah ninka heesaayo maahan fanaan waa ganacasade ma is dhibaayo kalsoonida daganaanta faan hore umaleysaa dadkaas oo kale fanka ubaahan bogaadin ween astaan team gaar ahaan kooxda musiga uu hogaamiyo ustaaad cabdinasir macalin caydiiiid 👏👏👏👏👏
@mubzofficial5774
@mubzofficial5774 3 жыл бұрын
Abdulqaadir Qiiq waa fanaan hore hadana Kunool USA
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 3 жыл бұрын
Nadar Cilmi waa fanaanad heer sare ah oo cod iyo qurux isku darsatay maasha Allaah.....
@kaabeaaa8933
@kaabeaaa8933 3 жыл бұрын
Al sutaad abdinasir macalin caydiid iyo dhamanba teamkisa salan qaliya
@gigachad9879
@gigachad9879 2 ай бұрын
Ama geel gugaa dhalay garoowiyo Nugaal godan gudaheeda joogaa quruxdaa uu gabadha ku tilmaamay wey u qalantaa innaba caadi maaha Abdikhadar Hassan Laaaaariiiiiii
@abdinasiradan4201
@abdinasiradan4201 3 жыл бұрын
Hees halaasi ah watching from usa Minnesota
@khadarfiyooreofficial6563
@khadarfiyooreofficial6563 3 жыл бұрын
Yaaaasalaaam labadan Ruux waa fan udhalad laga yaabay yasalaaaam laydin kama xisagooyo
@matmat735
@matmat735 3 жыл бұрын
Cajiib ! Nadar Cilmi aad baad u cod macaan tahay.
@hmedmohamed07
@hmedmohamed07 2 жыл бұрын
Axyaaaa sowt 10 jeee ka badan baa dhagaystay Nadar cilmi daganaan aqoon edaab cod macaan Rabi haku xafido
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Qiiq from Columbus Ohio wow
@darwiishcumar6046
@darwiishcumar6046 3 жыл бұрын
Xusuustii ustaad axmed naaji sacad
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
من المفترض أن تكمل فتاة مثل هذه اللغات الأخرى أيضا. أنت حقا قمر غناء. ، والشمس تشرق في الموسم المناسب وتعلو قليلاً فوق الأرض ، نوع من ملكية المآخرية للاحتفال بعيد الأضحى. حياكم آلله و يحفظكم و يرعاكم جميعا يا هل هرجيسة. من المآخر او سناج و لكن عايش في الغربة
@AliAhmed-ny8gk
@AliAhmed-ny8gk 5 ай бұрын
ونعم مليون ياولد بلادي
@mowliidabdullahi859
@mowliidabdullahi859 3 жыл бұрын
Ratigaan hayin ahayn rarashaduu ka liitaa hadii uu ribadana nadar cilmi horey u soco
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 3 жыл бұрын
Fanaan qiiq 20 years ago minesota remember u boqorka
@gaduudo
@gaduudo 2 жыл бұрын
Wowww fanaankeena reer North America qiiq 🥰🥰🥰🥰
@mubzofficial5774
@mubzofficial5774 3 жыл бұрын
Rug cadaagii soo rogaal celi Abdulqaadir Qiiq Legend
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 жыл бұрын
Hargaysa iyo muqdishi laba magaalo o aan kala maarmin nadar fanaanad qaaliya oo hibo qurux cod iyo sharaf alle siiyeey cimriga iyo caafimasd kaba alle hakuu dheereeyo
@Ahmedabdi2025
@Ahmedabdi2025 Ай бұрын
Oromada waxas weey ka xanaqan lakin waa xanaq eey ladhiman doonan
@idrisfarah4822
@idrisfarah4822 3 жыл бұрын
Cabdulqaadir Siciid Yuusuf fannaan bisil oo fanku dhuuxa ka galay weeye. Well done. Keep on bro.
@maxmedcalicali9955
@maxmedcalicali9955 3 жыл бұрын
Masha Allah boqorada muqdisho inaba cadi maha nadar elmi
@DahirAhmedgurey
@DahirAhmedgurey 3 жыл бұрын
Qaaci show musika iska saxa qaladaad yar ayaa ku jiro si kastaba horey u socda
@abdikanihassan1204
@abdikanihassan1204 8 ай бұрын
Driving my commeercial Truck sitting my break time jewing jaad and listening this boom it’s amazing sky rocket music
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
Nadar cilmi,,,nuur calaa nuur Waar ninkii abdi qadir QiiQ,,HARGEYSA ayuu ku baashaalaya,,,
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Boqoroda mugadisho nadar cilmec
@cabdiraxmaanquulle9907
@cabdiraxmaanquulle9907 3 жыл бұрын
Mansh Allah waxaan xasuustay waayo waayo
@mowgayare916
@mowgayare916 3 жыл бұрын
Heestaa AHUN tee saado cali way keentay originalkii sideedii ayay u qaaday nadra cilmi
@bishaaroabuukar4353
@bishaaroabuukar4353 3 жыл бұрын
Masha allah Nadar qurux axsan cod iyo qurux dagana. Intaba rabi iskugu kadaray horay u soco my fananadeyda an ku fano ❤️❤️❤️❤️🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏
@hamdiabdul4236
@hamdiabdul4236 3 жыл бұрын
Tallday waa segoooo tafta lay galiyee, ma talla matallaa maba tallabsan karayee tolwaaayee cashq bay taabayey- Iska sax miraha
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 3 жыл бұрын
Labadaan qof waa asal inaba caadi maaha
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Classic, both of you guys are very talented singers, fantastic.
@Caliya2020
@Caliya2020 3 жыл бұрын
Cabdiqadir qiiq yaa salaam iyo Nadar ❣❤❣
@khadrayuusuf2209
@khadrayuusuf2209 3 жыл бұрын
Caadi maaha gabadhani dhankastaba way dhamays tiran tahay masha allah
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 3 жыл бұрын
Woow A/Qiic nin culus salaansare Boqor,
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Please 1k igaadhsiiya idinkoo raali ah
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Maba talaab maba talaab Sani karaayee ma tudhi Waayihii caashaq bay turqaye
@sowturahma2693
@sowturahma2693 3 жыл бұрын
Masha allh walashey nadar codbaakugu dhamaade keep going my queen 👸🩸💉❤️💕👌
@naasirwacane970
@naasirwacane970 3 жыл бұрын
Nadar cilmi my sister fanaanad Alan tagarro
@simansaida5677
@simansaida5677 2 жыл бұрын
Waaba Fanaaniinta oo soo noolaadey
@aadanbiixi3339
@aadanbiixi3339 4 ай бұрын
Wax fiican
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 3 жыл бұрын
astaan tv heesihi soomali dib u wada tunteen lawyacada hanoo soo dhafino kuwa jabuti ha u imaniina
@Abdiqani079
@Abdiqani079 2 жыл бұрын
Fadlan Decor-ku waa qayb wayn oo ka mid ah FANKA, Fadlan hala iks hagaajiyo.. " Baalshaynta Kabaha " indhaha uma roona. sida kale waan idinku booriniyaa waxa aad qabateen.
@abdihakiimahmed5667
@abdihakiimahmed5667 2 жыл бұрын
Very good 👍 talent 👏 two lovely songs 🎵, really i enjoy it 😊 thanks guys
@atishh7332
@atishh7332 3 жыл бұрын
Waa wash👍👍👍💜💙
@apdizameda.a.dubbed2093
@apdizameda.a.dubbed2093 3 жыл бұрын
caleyk caleyk nadar waa Mucjiso
@cumarqelshe1531
@cumarqelshe1531 9 ай бұрын
Heesta ugu dambayso ee barnamijka magaceed yaa isheegi karo o garanayo
@idirisali572
@idirisali572 3 жыл бұрын
Gabadhan xgeen ka hela waan arkay xata meel baan ku arkay
@mowliidabdullahi859
@mowliidabdullahi859 3 жыл бұрын
Waxad ku aragtey heestii iska eeg bajaajyada ee ay ku duqeyneysey ilka case
@majorsalah7647
@majorsalah7647 3 жыл бұрын
Axsan Fanaaaniin, Waxba Lagama Qaban karo
@fitamiinoos
@fitamiinoos 3 жыл бұрын
Caadi mAha waaaaaaaaaaw
@khadaradan2856
@khadaradan2856 3 жыл бұрын
Sii daa kaama hayee
@marshallchannel4453
@marshallchannel4453 3 жыл бұрын
Asc marka xigta yaa kheeyow mi,iska soo deysiinoo waa sugi la,nahaye.. ... ....
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Qiiq wuu cod fiican yahay wuu dhamaa ciyalkan cusub
@omarsharlot6312
@omarsharlot6312 3 жыл бұрын
Boqortooyo
@ambasaadordeeq2447
@ambasaadordeeq2447 3 жыл бұрын
Caadi maaha labadumo aad ayey u cod fiicanyihiin from Brussels belgium
@kaahiyeraage6029
@kaahiyeraage6029 2 жыл бұрын
Erayadii; Abwaan Kaariye iyo laxankii Abwaan Xarawo, mise Abwaan: Cabdulqaadir Muuse
@farahdalmar1099
@farahdalmar1099 3 жыл бұрын
Ruug cadagii soo rogaal celi alfanaan Abdiqadir QiiQ
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Heeso aan kala dhicin.
@Kaftan688
@Kaftan688 2 жыл бұрын
Musika si hagagsan Lo gadhacay 👍
@faysalahmed7801
@faysalahmed7801 3 жыл бұрын
Nadar cilmi codmacaanaa
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Nadari waa 100% dhonac kasta
@solostgen3862
@solostgen3862 3 жыл бұрын
🤩👍✌
@Wayelka1973
@Wayelka1973 3 жыл бұрын
Neder Mohamed Elmi My Cousin ❤️👸🏻😘🩸
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
Hahha legend
@MohamedIbrahim-iz3mr
@MohamedIbrahim-iz3mr 3 жыл бұрын
heesta ugu dambaysa ee C/Qaadir cajiib weeye. Tolow yaa hore uu qaaday?
@omarabdi1042
@omarabdi1042 3 жыл бұрын
ana waan kula baadigoobayaa heesta u danbaysee hadii aad hesho cida qaaday originalkeeda ila soo socodsii walaal
@yasirmire5177
@yasirmire5177 3 жыл бұрын
Waxaa qaaday abdikhadar hassan laari
@gigachad9879
@gigachad9879 2 ай бұрын
Waxaa hore u qaaday Cabdiqadar Xasan Laaaaaariiiiiii
@leemohamed3291
@leemohamed3291 3 жыл бұрын
????? Waystin time musicians
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph 2 жыл бұрын
Fanaanadan walaahi wa qurux 100 codka 100 dhinac kasta 100 horta dad qiimaha le sida inantan maxa wasaaradu u shalaysiin wayday
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 3 жыл бұрын
Nadar ma reer hargeysa noqotey
@madheedhle
@madheedhle 3 жыл бұрын
Waar naga daaya heestii axmed diini kuwa muusigaa la hadhaye
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Kow
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Codsi bulsho Heesta ugu dambeysa ee uu Kaligiis Qaadayo c qaadir qiiq Yaa iska leh Ayadoo dhameys tiran ruuxa hayoow please ila so wadaag Mahadsanid Sida ubaxa guga.oo intuu roob ku gabax yiri Cumar Seerbiyow Dhaqan iyo dhigaal Fanka Adaa noo hayee Helpful
@yasirmire5177
@yasirmire5177 3 жыл бұрын
Abdikhadar xasan laari ayaa iskaleh
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
@@yasirmire5177 Mahadsanid
@abdifatahhussien7541
@abdifatahhussien7541 3 жыл бұрын
Heestaan u danbaysa magaceda ha laygu caawiyo
@yasirmire5177
@yasirmire5177 Жыл бұрын
Waa cabdiqadar xasan laari ayaa leh heesta alaha u naxariistee
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 3 жыл бұрын
#Xaliimo_Gobaad Meshaan Hadi Timado Dad Badan #Hurdo Qaban Doonta😆😆
@FF-li1bu
@FF-li1bu 3 жыл бұрын
Cadnaan ayeeyo gorma igu kaa dambeesay 🤣🤣
@kunkaychannel8106
@kunkaychannel8106 3 жыл бұрын
Wuraa boolo socod badnidaa #Xaliimo_Gobaad iska dhaafe kuwa kaloo badan aa imaan karin, Subscribe Somali maryooley
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 3 жыл бұрын
@@FF-li1bu Izra miya😆😆😆
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 3 жыл бұрын
@@kunkaychannel8106 ugaas waku saara madax baa tahay 🙏
@FF-li1bu
@FF-li1bu 3 жыл бұрын
@@cadnaanmontolivo7196 maya ayeeyo 🤣 salaanta un iska qaado
@saalaxnuur7672
@saalaxnuur7672 7 ай бұрын
Ring
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Waar dayuus yahow dayuusku dhalay yaa Ku yidhi aniga I cat oo wax isoo qor maxaa kaa galay adiga naagtan halkan isa soo dhigtay waa lacaayi karaa waa LA amaani karaa
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 3 жыл бұрын
COPY students in class room
@yaracasse8870
@yaracasse8870 3 жыл бұрын
axsab cod
@sarahaahmed6313
@sarahaahmed6313 3 жыл бұрын
asc
@secretstar8830
@secretstar8830 3 жыл бұрын
MadaxA darbiga KU dhufo hadii kle subscribe Iisaar 🤣✌️🤣
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 3 жыл бұрын
Saado Cali iyo magool bay soo qabsaday aun naag dan nadir wa naag han wayn lol 😂
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 15 күн бұрын
viking *❤£(Wcb)2 bullringppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
Qaaci Show | Axmed Jacayl & Canab Jidda | Astaan | 2020
31:25
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 9 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 46 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Qaaci Show | C/risaaq Siciid & Najax Mawliid | Astaan | 2021
31:07
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
Qaaci Show | Ifraax Iftiin & Cumar Xarago | Astaan | 2021
18:09
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Full Qaaci Show Haldoorka Fanaaniinta Hargeisa
45:14
Fahmo Official
Рет қаралды 326 М.
QAACI SHOW JIGJIGA 2020 SESSION 2
30:42
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 40 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 9 МЛН