Qaaci Show | C/risaaq Siciid & Najax Mawliid | Astaan | 2021

  Рет қаралды 245,711

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Martida: C/risaaq Siciid
Najax Mawliid
Cuudka: Aadan Karoone
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Organ: Maxamed Xaaji
Camera: Mubaarak Jama
Mukhtar Dhuux
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2021.

Пікірлер: 238
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 жыл бұрын
Fanka Alle haydinka madoobeeyo Wax khayr kujiro Alle haydinku badalo aamiin yaarabi
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Masha Allah wiilkan iyo gabadhani waa dadka fanku u baahan yahay, qaar badan oo qasbaya fanka ayey 100% ka fanaansan yihiin codadkoosa macaan, ciyaarta cajiibka ah iyo deganaantooda waaba heer sare.❤❤👍👍👏🏽👏🏽👏🏽🌹🌹🌹🌹💐
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 3 жыл бұрын
Inantu waa Jawharaluula Qurux+ Labiskeeduba waa wax kale masha allah
@youngmoha5759
@youngmoha5759 2 жыл бұрын
Wiilka cod macaana waa markii igu horeysay aan muuqiisa arko halkee buu ku qarsanaa🙏
@abdirashidarshe1238
@abdirashidarshe1238 3 жыл бұрын
Ciyaarta, codadka fanaaninta, kooxda tumaysan ee gacanta macaan. Iyo abwaanki iyo mulaxankii laxameeyey heesta iyo dhammaan kooxda ASTAAN mahad ha idiinka gaadho
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Mahad sanid wllo qaali
@mahmudpato7629
@mahmudpato7629 2 жыл бұрын
Manshallah xaqidi inankas iyo inantasi cod buu alle ugu deeqay wa hobolo dhab ah dhmn heesaha ay qaden wa heso ku adkan laha dadka an hobolada ahyn ee khasba fanka ..thnkz guys
@mohamedamir5288
@mohamedamir5288 3 жыл бұрын
Sidoo kale heesta Cibaaro oo naaxiyad ahaan adag ee Digfeer iyo Siraad Cabdulle aun si fiican ayey u qaadeen Cabdirisaq iyo Najax. Mashaa Allah
@dhuuxali9846
@dhuuxali9846 3 жыл бұрын
Originalka Sahra iyo Baaclawaan.
@filfilstudioproduction
@filfilstudioproduction 2 жыл бұрын
mowliid iyo najax fan kooda waxa la dhihi kara kuso fankuba dhuuxa ayuuba kaga jira sida fanaaniin tii dowladadii hore caddii mahaan teen iyo turugo ee == hore u socda 💟💟 waxaan qiray USTAAT FILFIL,,,,,,,,,
@fowsiosmamohamed1344
@fowsiosmamohamed1344 Ай бұрын
Waaba special. Siiba gabadha. ❤
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Wow❤🇸🇴 Erayda waa Cajaaib tilmaameed🍀🙌 laxanka wiilka wuu keenay balse gabadha xoogaa
@ahmedjirdeh7087
@ahmedjirdeh7087 3 жыл бұрын
Labadii week ee u dambeeyay barnaamijkan marar badan ayaan ku ceshaday. Cajiib! Welldone c/risaaq iyo najax.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Masha Allh astan tv hormar weyn ayaa sameseen waxan idin dhihilahaa horay Usocda
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 3 жыл бұрын
Caadi ma’aha 2da fanaan manshallah iyo muuqa iyo astaan 💯💯💯
@user-kk5qc1ny1r
@user-kk5qc1ny1r 5 ай бұрын
Waaw astaan dadkii fanka ayaad noo keenteen c.risaaq sxb horay usoco❤❤❤❤❤❤❤
@alexabdish3460
@alexabdish3460 2 жыл бұрын
Woow way cod macaanyiin weliba gabadha waxooga xishood ah baa ka muuqda Maansha Allah
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Astaan.Fanka Iyo Suugaantii Wey soo Nooleeyeen..Mahadsanidiin Inaba Caadi Maaha
@ibnuarteh6331
@ibnuarteh6331 3 жыл бұрын
Weeeey my queen sister zowtu raxma najax mowliid jeexaygii ila dhalatay keep u going walloh halkeedii dhigtay waleee fankiipaad soo noolayzay fanka layzkama paadhpaadhee wa u dhalazho😍😍🥰🥰❤❤
@MoeMoe-ch4yn
@MoeMoe-ch4yn 2 ай бұрын
Heeso kale may qaadin miyaa? Tiktok ama facebook ma leedahay inantu?
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Mashaa alaah waakan fan cusub iyo fanaanin cusub runti waan kahelay labadaan anigu
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 2 жыл бұрын
Abdirisak iyo Najah, heesta halkeeda ayay dhigeen👌👌
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 3 жыл бұрын
Wow qaaci mcn Waan saxay ✅ 👌
@hibaqcabdale4485
@hibaqcabdale4485 3 жыл бұрын
Wooow labs fanaan oo aad u cod macaan
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Erayada Xasan Ganey Laxanka Bacalwaan Codadka waa Cabdi C. Bacalwaan iyo Sahra Axmed❤🥁🎹🎻💪🇸🇴
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
AHUN
@qaramichannel1090
@qaramichannel1090 3 жыл бұрын
Mashaa alaah waxaa xaqiiq ah in uu ninkaan yahay fanaan waqtigiisa heesto sxb horay usoco mashaa alaah🥰🥰🥰🥰🥰
@guledjama9007
@guledjama9007 3 жыл бұрын
Great voice from edmonton alberta Canada
@hassanahmed8542
@hassanahmed8542 3 жыл бұрын
Who asks you where you from?
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
@@hassanahmed8542 😂😂🤣😅😅 we call them Galla Canada
@HamzamoussaI
@HamzamoussaI 2 жыл бұрын
Ninkan soo casuuma mar labaad @astaan tv
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 3 жыл бұрын
Waaaaaw ♥️ somaliland waa wada fanaan buulo xuubeey gacantu kuma godo ax yaa xuduudi
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Жыл бұрын
Qofta caadi ma ahan cod macaan iyo qurux isku darsatay maasha allah
@nabadnolol2928
@nabadnolol2928 3 жыл бұрын
Masha Allah runti heeso qiimoleh ayaa lawada qaaday labadan fanaan runti qiiro iyo dhadhan ayaan kahelay cabdirisaaq iyo najax waxaan idiin iden iri mustaqbal oo faneed waad haysaan ee horay usocda😍😍😍😍😍😍🤩🤩🤩
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 3 жыл бұрын
Heesta =Mood Erayadii= Xasan ganey Naaxiyaddii= Bacalwaan Codadkii= Sahra Axmed iyo Bacalwaan Riwaayaddii Jin iyo Jacayl 1975 Wayku raaxaysten xaqiiq👏 Mahad balaadhan ASTAAN
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 4 ай бұрын
Fadlan astaan abdirisaq ha la soo casuumo waa nin cod macaan
@imbashiir1825
@imbashiir1825 2 жыл бұрын
Axya Fannaan iyo Fanaanad, Walahi Caawa Qalbiga iyo dhagahaba way ii culeen. my first time in Burco 4/3/22. Ubax Hotel.
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Жыл бұрын
24/feb/2023 Friday at jigjiga, Alhamdulilah 🥰
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 3 жыл бұрын
😍😍wawww labadan fanka cod ayuu eebe hibo usiiyay 💯✔
@ahmedlaban5718
@ahmedlaban5718 Жыл бұрын
Astaan aad baan soo dhawaynaya shqadday hayso waa mid aan caadi ahyn
@TheFuaad12
@TheFuaad12 3 жыл бұрын
Top song. Song of the year
@hamzagurre8946
@hamzagurre8946 3 жыл бұрын
Cabdirisaaq iyo Najax,waa labba fannaan oo codkeedu hibo yahay runtiii,heestan ay qaadayaan waxa ay ka mid tahay heesaha codkoodu aad u adagyey qaadistoodu.Ciyaar maaha sida heestan lagu keenna codkeeda laakiin waxa aan aad ugu hanbalyeyna labbadan fannaan oo aan odhan karo waxa ay dhigeen halkii Sahra iyo bacalwaan.
@maxamedcawilciise8280
@maxamedcawilciise8280 3 жыл бұрын
wow wey kabaxsadeen cabdirisaq iyo najaxba waxkale
@bureekafunny3722
@bureekafunny3722 3 жыл бұрын
M.a cod baa idinku dhaan keep going king or queen 🤩😍😘
@amranaliwaraabe214
@amranaliwaraabe214 3 жыл бұрын
Keeb going wllashay najax Qurux mashallah. Cod Mcn ayaay leeday💯❤️💋💋💋💉😘😘😘
@MahdiMohamed-cl3mm
@MahdiMohamed-cl3mm 4 ай бұрын
Maashaa alaah candidature risaaq toop baa tahay😍😍😍😍😍😍
@kamiila3941
@kamiila3941 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto heesata kalena waxa wada qaadi jiray alle ha uwada naxariisto yaasiin ahmed digfeer iyo sahra cileeye
@kamiila3941
@kamiila3941 3 жыл бұрын
Wooow waxaa wada qaadi jiray alle ha unaxariisto abdi ali bacalwa iyo sahra Ahmed
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 3 жыл бұрын
Buurahan jecleystee barti muuqa dheereyd bartankeediyo baledwene kunooshahay my home town reer beledweyne ismuujiya
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Hhhhhh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯
@hamzethomes1973
@hamzethomes1973 3 жыл бұрын
Wah waah cabdirisaaq sxb caadi matihid
@hamzaabdi3609
@hamzaabdi3609 3 жыл бұрын
Heesta ugu macaan waa heesta digfeer iyo sahra ileeye qaadaan ee "dawada la i cabsiiyiyo irabada la igu mudayaa" wali ma arag cid sidaa ay u qaadeen c/risaaq iyo najax u qaaday. 👏👏👏
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Digfeer walaalo sahra halgan lamey qaadi jirine Fadumo duur baa originalkii la qaadi jirtey.
@cabdirisaaqisaaaqxasan5226
@cabdirisaaqisaaaqxasan5226 3 жыл бұрын
Fanka waa lugu kala fcn yahay Sami cod halaaziya oo miizaman ayaad ledahay runtii horay u soco ❤💯
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Masha alaah wllo mcn sidoo ka le qaali waakan cin waan kayga mastar ciro ciro
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
First comment mnsha Allah tabarakallah
@XOOGSADE90
@XOOGSADE90 Жыл бұрын
U. Y U. HYhy. Y. You u uuu. Uuu u. The
@abdidahiradan9280
@abdidahiradan9280 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi,mowle ha isku kiin simo.Waxan u mahad celinayaa Astaan oo dib u cusboosiinaysa Heesihii hore,idinkuna masha"alah
@cirociro8429
@cirociro8429 3 жыл бұрын
Msha allah abwe wd dul dhigtay adiga iyo gabdha ilaahay ha idin xafido
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Mahad sanid wllo qaali💕💕💕💕😍😍😍🇸🇴
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Nacallaa shaydaan kuyaal wiilka waan hubaa dhiigiisaa fanka kujira
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Mashaa alaah wllo qaali afkaaga caano halugu qabto 💕💕💕💕💕
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
"What a voice Ex remember AUN Abdi Bacalwaan & AUN Sahra Ahmed "Heesta Mood Erayada Xasan Ganney ❤️
@mohamedwardimohamed1118
@mohamedwardimohamed1118 2 жыл бұрын
Waxay jidhidhico kugu jabaysaa markuu wiilkani ku luqaynayo. heeskii A.H.N. saado cali warsame iyo shamuuri. Eeshqiyaasak fankii soomaaliyeed wuxuu leeyahay ' iam still a live. 🌹✅
@naasirwacane970
@naasirwacane970 3 жыл бұрын
Legend c .risaaq siciid xasaan legend
@cabdikariinduraan2888
@cabdikariinduraan2888 3 жыл бұрын
Xaax warxaaada idhaqaqday axsan yaasowd
@ayaancomcismaan7122
@ayaancomcismaan7122 3 жыл бұрын
WaaawAaya
@abdibashe1369
@abdibashe1369 Жыл бұрын
Masha Allah Abdirisaq iyo najax waxbalagama qabankaro wlhy hesahay qaden barteday dhigen sipa digfer iyo sirad esh cala ciriq hayskuberine is celceli italka
@adnaupdirahman9354
@adnaupdirahman9354 3 жыл бұрын
Masha allah najah mawliid qorne
@salahjuma4313
@salahjuma4313 2 жыл бұрын
yaasalaam waayo waayo
@nabadnolol2928
@nabadnolol2928 3 жыл бұрын
Masha Allah 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@deeqafurre7617
@deeqafurre7617 3 жыл бұрын
Masha allah
@abdisalamhashi3051
@abdisalamhashi3051 3 жыл бұрын
Well done 👍 so beautiful.
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Yaasalaam Salimnaa minal balaa ayay odhan jireeen 😄😍
@cabdirisaaqisaaaqxasan5226
@cabdirisaaqisaaaqxasan5226 3 жыл бұрын
Masha allh wll cabdirisaq Horay u soco 🥰👌👌
@user-on6yb8nc9f
@user-on6yb8nc9f 3 жыл бұрын
Mashaa alaah alfanaan ciro horay usoco🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Mahad sanid wllo
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 3 жыл бұрын
waaaaaaw innaba caadi maaha...........
@zuberragow6990
@zuberragow6990 3 жыл бұрын
Wow I like this song thank you 🙏❤☝️🇸🇴🎁
@hassenibrahin
@hassenibrahin Жыл бұрын
Great voice
@abdirahiimabdirashied6141
@abdirahiimabdirashied6141 3 жыл бұрын
Wooow Ninka Cadi Ma aha cadkisa qrx 🙌🙌
@isaxaaqcaalin9999
@isaxaaqcaalin9999 Жыл бұрын
Masha allah fanku waa dhalan
@AbdillahiAbdi-bx6dq
@AbdillahiAbdi-bx6dq 3 ай бұрын
Allah YAA CISAG
@abdihakinqalinle3475
@abdihakinqalinle3475 3 жыл бұрын
Waaw heeso cajaaiba Vancouver 3:45am habeenimo habeeen sabtiya jawi rooban waawaynaa ma nin waalaan baaxidhay richmand Vancouver Canada baashaal wacan
@Hawd74.
@Hawd74. 3 жыл бұрын
Woww ninkan codbaa ku dhamaaday
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Mashaa alaah wllo mahad sanid💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@luulsheikh3801
@luulsheikh3801 3 жыл бұрын
Qarami huh xasus dheer ❤♥️ 👍👍
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 5 ай бұрын
Abdirisaaq astan waxaanu leenahey so casuuuma mar kale waa nin aad u cod macan
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 3 жыл бұрын
Woow legends
@ahmednacermohamed7257
@ahmednacermohamed7257 3 жыл бұрын
Ahmed digfeer iyo sahra illeeye hees aan caadi aheen xasuus
@naasircabdi2577
@naasircabdi2577 3 жыл бұрын
Mnsh allh
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WAAD MAHAD SAN TIHIIN HALKA KA WADA .IN SHA ALLAAHU TACALLAA I.FROM COPENHAGEN BY.M.JANAN.VIVA.
@abdinoormohamedali2532
@abdinoormohamedali2532 2 жыл бұрын
best For 2021
@zakiawil8370
@zakiawil8370 3 жыл бұрын
Virginia 🇺🇸 wadada ku maraaya najax iyo. C/risaq way ka baxsadeen in yar oo is dajin ah ayunba ka maqan
@mohamedessa9484
@mohamedessa9484 3 жыл бұрын
Nio meeshu ma Hargeisa bri
@bashirjama4283
@bashirjama4283 3 жыл бұрын
Mayee Buuhoodle ayaad ku dhex maraysaa
@ibrahimdhere
@ibrahimdhere 3 жыл бұрын
@ Zaki Awil anigaa caawa wadadaa kumaraayo 1-10 West Arizona- California.
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Mahad sanid wllo qaali💕💕💕💕🇸🇴
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 3 жыл бұрын
Wow Kaskey yar baa noo dhashey
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Mahad sanid wllo qaali💕💕💕💕
@isaxaaqcaalin9999
@isaxaaqcaalin9999 Жыл бұрын
Fanku waa dhalan
@DHABAREY143
@DHABAREY143 3 жыл бұрын
Waaaaaw inaba cade matahiid my.big /breather
@abdidahiradandirie17
@abdidahiradandirie17 Жыл бұрын
Masha'alahCabdirisaq iyo Najax Dadaal wacan,cod halaasiya alaha idin barakeeyo codadkiina
@faisaldugsiye8512
@faisaldugsiye8512 2 жыл бұрын
The two legend sahra Ahmed iyo baacawaan
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
HOBALKAN IYO HOBALADA WAAY COD MACAAN YIHIIN .M.TABAARIK
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Sida Maadhi Xodayood Xodayo Abwaanku Aad Buu Ugu Haystay Allaah Yacisak
@halacdhiin6935
@halacdhiin6935 2 жыл бұрын
mansha allah cod macanaa labadan fanaan najax hore usoco
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 3 жыл бұрын
Legend waa heesuhuu ku qablami jirray
@boodetvboode2485
@boodetvboode2485 3 жыл бұрын
Astaan waxaad soo noolaysay fankii soomilyeed ee xikmada lahaa Waxaan runtii Aad ula dhacay heesaha loo xulay labadan fanaan ee miisaanka culus
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Mahad sanid wllo
@samayntafadhiyadadibada2534
@samayntafadhiyadadibada2534 3 жыл бұрын
Fanku waa hargaysa iyo inta soo raacda
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Sax sxb💕💕💕💕🇸🇴
@abdirahmanabdulahi3668
@abdirahmanabdulahi3668 3 жыл бұрын
Qaadoow belo ku degtay .. ninkaa qurux diisii waxaa haleeyey qaadka ilkaha ka dhameeyey
@jamalahmed5891
@jamalahmed5891 3 жыл бұрын
aamiin
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WAAN.KA HELLAY HEESTAN 😁💞💙💞💙💞💙💞💙💞💙💞💞💙💞
@wardimohamoud2934
@wardimohamoud2934 3 жыл бұрын
Dadki fanka xaqa u lha lma yqaano dad aan hibo u lhynba dhagehna ka bty
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 3 жыл бұрын
Ayay😢Bacalwaan baan soo xasuustay Alla yaa raxma
@maxamedmuuse4194
@maxamedmuuse4194 3 жыл бұрын
Bulaxuubey goormuu muqdisho tagay
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WAAN KA HELLAY KOOXDAN 😁👌
@ifkafx8500
@ifkafx8500 3 жыл бұрын
16:26 love it
@telesomiyoshacabka1474
@telesomiyoshacabka1474 3 жыл бұрын
Fan
@Ugbaad473
@Ugbaad473 3 жыл бұрын
Keep going wlzhay najax mawliid👸😍🙏
@amranaliwaraabe214
@amranaliwaraabe214 3 жыл бұрын
Keeb going wllashay najax ❤️💯💋mashallah cod Mcn ayaay haysaa
@maryanhashi6039
@maryanhashi6039 2 жыл бұрын
walaal gabadhaas halkee baan kala xidhiidhaa
@fozia838
@fozia838 11 күн бұрын
Haa fantastic
@mohamedamir5288
@mohamedamir5288 3 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto Baacalwaan iyo Sahra Axmed balsa Labadaan dhallinyarada iyo kooxda gacanta macaan heesta mood meesheedii ayey dhigeen.
@ibaskabax5340
@ibaskabax5340 2 жыл бұрын
Mahad sanid wllo qaali
@oscarlee6989
@oscarlee6989 3 жыл бұрын
We love somali songs🥰🇸🇴🥰☝🇸🇴
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 49 МЛН
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 54 МЛН
PART 2/ KHIYAAMADII UGU XUMAYD SHEEKADAN DHAGAYSO
28:36
Abdikadir Royel
Рет қаралды 77
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 312 М.
AYAAN WADANI HEESO XUL AH 2024
1:04:27
Nasir Production
Рет қаралды 192 М.
Qaaci Show | Cabdi Madoobe iyo Nimco Ladan | Astaan | 2021
29:59
QAACI SHOW JIGJIGA IYO FANANIIN COD CAJIIB AH LEH 2020
38:45
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 168 М.
khaalid dhoobo - Diiggaa habeenkii - Xasuustii Kuluc HD
8:08
Somali New Entertainment
Рет қаралды 270 М.
QAACI SHOW JIGJIGA SESSION 3
41:55
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 64 М.