Hirut Teklehaimanot | Heesta Ma Qumani | Xasuustii Caasha Cige Geeddi.

  Рет қаралды 1,004,692

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

Heesta: Ma Qumani
Musicians:
Cuudka:
Siciid Xuseen
Boongaha:
Bushaar Faamoos
Camera Operators:
Eng Cabdiraxman Muuse
Mukhtaar Dhuux
Maxamed Mawliid
Shaariq Abdala
Editing:
Faysal Ashour
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 253
@ismailsougueh840
@ismailsougueh840 14 күн бұрын
Bravo Hirut en chantant cette chanson somalienne vous avez décloisonner les barrière ethniques. Bravo vous êtes personnification de l'intégration régional de la corne de l'Afrique.
@malikamalik5703
@malikamalik5703 3 ай бұрын
No Mirqaan without this wonderful lady. Better than all Somalis.
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 9 ай бұрын
Our wonderful lovely ethiopian sisters and brothers.
@FouedAhmad-lf7yx
@FouedAhmad-lf7yx 9 ай бұрын
Iyadu waa fananadena Waa fananad somaliyed Ethiopian miyay ku heesta Iska ilow Midas taliye 🤸
@Yussufhersi1
@Yussufhersi1 Ай бұрын
@@FouedAhmad-lf7yxNaagtu waa habashi ma aha somali saxiib
@IssaShere-uo2rz
@IssaShere-uo2rz 2 ай бұрын
Wow,! What a wonderful voice!
@MustafaAhmed-pb4dx
@MustafaAhmed-pb4dx Жыл бұрын
Waaw❤ bartedi bey dhigtay herout, waba casha cige keep going you are one in a million pretty much voice ❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdullahifarah7747
@abdullahifarah7747 8 ай бұрын
Amazing voice, she is wonderful ethiopian sister she managed to sing Somalian Song ❤❤❤
@MaxamedDiyaara
@MaxamedDiyaara Күн бұрын
Qalbiyo waxy maqan Qanadaha jirkaygee Ma qumaniye Hay bixin😮😢
@buraaletaajirweyd486
@buraaletaajirweyd486 10 ай бұрын
Stress relieving & soul touching voice, a kiss on your hand sister.
@osmanmohamednoor7589
@osmanmohamednoor7589 Жыл бұрын
Amazing voice, stunning face and the Rhythm is wonderful.
@MohamedAbtidoon
@MohamedAbtidoon Жыл бұрын
#Boqor @Osman well said.
@Mullaha687
@Mullaha687 8 ай бұрын
Heestaaan maxaan howl badan ku qabsaday!❤
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Жыл бұрын
Legend Siciid Xuseen si wayn ha loogu soo dhaweeyo wadanka
@user-ds1lp1il5d
@user-ds1lp1il5d 4 ай бұрын
Hadii itobian saa heesaheenii ugu heesayaan maxaa diiidaya inay jiraan itobian madaxwayne leynooka dhigo inagoo somaali moodana wale somalia ilahay uuun baa umaqan cadawyo badan baa inaku dhexjira lkn ta ilaahay uuun bay noqon one love all somali wayn ❤
@AadannimcanAhmed
@AadannimcanAhmed 2 ай бұрын
Waxaas waxa kaga muhiimsan kuwa madxwynahaga ilaaliya ee dholkaaga juuga inaad iska saarto somaliland intaad xaasidaysay ayaad dunidii ka hadhay
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 2 ай бұрын
Hooyadeed waa Soomaali baalayiri guri afSomali loogahadlona waa kukortey, Somaali mooyee afkale kuma heesto marka hadey iyadu Soomaaliyad isuheysato waxaloogu diido sow gardaro maaha? Tan aad kulifaaqdey ee in madaxweyne nalooga dhigo itoobiyaan maskaxdii aad kukeentey ayaa 200 oo jeer kaqatar hadan tan gabadhan hidaheena kuraaxeysaneysa. Iskameey heesin fanaanadan ee waxaa lasocda faham iyo kuqanacsanaan waxyaabaha heestu taabaneyso. Iyada iyo Gebre ha isla simin. Soomaali cid aan Soomaali dhalad aheyn umatalin karto oo isaga laftiisaan nasiino iyo bogaadin heleyn. "Somali kastaa isagaa isu Amiir ah" Askari ugandhes oo ingiriisku watey xili hore.
@abdilahikhalif6493
@abdilahikhalif6493 Жыл бұрын
QURBAAN JOOGAAYOO WAXA KALIYE EE AAN DADKA UGU FAANAA WAA AFKA IYO DHAQANKA TAAS OON qoomiyado badan oo Afrika ku nooli lahayn af iyo dhaqan u gaar ah dadkaygow fahma waxa aan goyn karno hadii qabiilka iyo qobqobka ka tagno oo aan dalkeena Somalia dhisano sidii waayo waayo 🇸🇴❤
@abdirisaqalicabdullahi3188
@abdirisaqalicabdullahi3188 Жыл бұрын
Dhibaatada qurbuhu leeyahay Waan dhamaminay ilaahay qabyaaalda ah inaga daweeyo dalkeena aan dhisanee ❤🇸🇴
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
@@abdirisaqalicabdullahi3188Qabyalada markay dhiman rabto dad ba lacag lagusoo siiyaa si ay usoo nolaysiyaan!.
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 Жыл бұрын
Insha Allaaahu waa dhisan doonaa dhawaan. Aynu iscafinno, oo aan ducaysanno. Aamiin.
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 10 ай бұрын
Waa runta. Ummadda Allaha inoo hadeeyo, wax ayna madaxdu qaarkeed qaribin innagama xumaanin. Madaxda Allaha innoo hadeeyo. Cadowga innagu maqan Allaha jabiyo.Cadowga muslimiintu ka amaan la’dahay Allaha dulleeyo. Aamiin.
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 5 ай бұрын
Dalkeenii ilaahay hanoo nabdaadiyo isagaan ku raaxaysan karnaa bal jubbada hoose kaliyaa soomaali dhammaanteed waxay cuni lahaayeen kala soo bixi karaan ❤❤
@shantagees9425
@shantagees9425 7 ай бұрын
Mashalaah.. waa hees Macaan.. such a beautiful voice. Her Somali is phonetically perfect.
@Kbsl621
@Kbsl621 2 ай бұрын
Masha Allah Absolutely 💯 she have majestic her voice 5.31.may.2024 I hear again this song
@user-ld3fq6wr7h
@user-ld3fq6wr7h 2 ай бұрын
Hhhh aad iyo aad
@bashirtosane9323
@bashirtosane9323 Жыл бұрын
This is very amazing song in any way like voice,rhythm and music 🎶 ❤
@YassinAmigoAhmed
@YassinAmigoAhmed Жыл бұрын
Woow you deserve respect,love and honor frm me keep going my hero ❤❤❤❤
@Farhaan114
@Farhaan114 11 ай бұрын
Yaasaam Waxaan Maqli Jiray Hees Hibil Dadkeedii Bay Heshay, Hadda Heestaan Dadkii Ayada Lahaa Bay Gacanta U Gashay, ❤
@xamsehanad1772
@xamsehanad1772 9 күн бұрын
Waa,Ethiopia waliba inantu
@BSK24TV
@BSK24TV Жыл бұрын
Gabadh itobiana oo sidan af somaali ugu heesaysa waa wax cajiiba❤
@farhansandheere-sx9zz
@farhansandheere-sx9zz Жыл бұрын
hoyaded somali ah maqlay
@billecaddebaariyow9510
@billecaddebaariyow9510 Жыл бұрын
Heesti Fanaanad Caasho Cige Si Cajiib ah beey U kala Qaaday Hirut Qaacigeedu waa Cajiib Codkaa Ka daran We we🥺🥺🥺🥺🥺✋
@IssaShere-uo2rz
@IssaShere-uo2rz 2 ай бұрын
So wonderful voice
@tawfikAnwar
@tawfikAnwar Ай бұрын
Mashallah I love all about her and swag
@mohysf129
@mohysf129 10 ай бұрын
I know her personally she is fluently somali speaker and good artist ❤
@ABDIABDULLAAHI
@ABDIABDULLAAHI 6 ай бұрын
tahay
@sultanmohamed1484
@sultanmohamed1484 2 ай бұрын
her mother is somalilander so she is our Ethiopian girl , very nice girl.
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 Ай бұрын
Northern Somali women will marry anyone. They are not racists. They're like bring it on
@Isman_
@Isman_ 9 ай бұрын
Well done for her golden voice #Hirut
@abdinurseefka
@abdinurseefka 9 ай бұрын
My work she got talent amazing voice 🙌 😍 👏 👌 💜
@mfarah5039
@mfarah5039 7 ай бұрын
Wow! Hard to believe that. She is fluent in somali plus beautiful voice. ❤
@Totticade
@Totticade 9 ай бұрын
Her voice is healing and some therapy😢
@awiljama5234
@awiljama5234 Жыл бұрын
Qoftaan Af Soomaali billad bay ku qaadatey. Well done Hirut.
@MurtidaTv
@MurtidaTv 11 ай бұрын
Wow masha allah halkeedii bay dhigtay bal kaba cod macaan
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 8 ай бұрын
Well done SIS barteedii ayaad dhigtay.
@omaregal8543
@omaregal8543 Жыл бұрын
She has golden voice ❤❤
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Жыл бұрын
Buurta Daalo ayaa halkaa iiga muuqata. Mashallah jamhuuriyadda barakasyan ee Somaliland
@fefianaaskar
@fefianaaskar 8 ай бұрын
Amazing
@maxamedsoomaali93
@maxamedsoomaali93 Жыл бұрын
Ereyadii cali caateeye Laxankii (AHUN) Cabdiraxmaan dheere Codkii caasha cige 1969
@mohammedyussuf4250
@mohammedyussuf4250 8 ай бұрын
Waa hubaa gabadhaan somali kusodhaxkortay madhaci karto inay ayadoo wayn inay afsomaliga baratay Tabkalana waa fananad dhamaystiran cod quruxsan leh hadana hees walba ooy qado mesheday dhigtay Gabadha magaca halaga badalo oo magac somaliyes halobixiyo walee inan lagaranayn gabdhaha somaliyees
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md 20 күн бұрын
Waa muwald xabashiyad
@wagaalamohamed8680
@wagaalamohamed8680 Жыл бұрын
Gabadha sida maad udhaantan oo asturtan, qoodhiin iyo xeradiin iyo xabaashiin, astaan nagaday cayaarta😊
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 Жыл бұрын
Somali maaha gabdha waa ethiopian kiristan ah
@khalilhussein7563
@khalilhussein7563 Жыл бұрын
​@@abdisalanali4114 INAY KIRISTAN TAHAY QAAWANIDEDA LOOMA DALIISHAN KARO TEEDA KALE GABADHA HOOYADEED WAA SOOMAALI
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 7 ай бұрын
somali gaalo ah ayaa jirtaa hooyadeed wxy ahyd mxd ka ogtahy
@wagaalamohamed8680
@wagaalamohamed8680 7 ай бұрын
Waa nasiib daro hadii ay jirto illahay ha soo hanuuniyo lkn somali gaalo ah marabno hadii ay yihiin caruur soomaali dhashay hala soo caymiyo ama haloo gurmado diintu waa nasteexo .
@imaamahmed1080
@imaamahmed1080 Жыл бұрын
Way keentay heestan gabadhan amxaareed.👌
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 2 ай бұрын
Janarar dauda ciidanka googa somaliyeda xasuusa gara habaladi wabari riwayadii aya sameyena qaybla libaxa ❤❤❤
@ahmedyarebille4496
@ahmedyarebille4496 Жыл бұрын
Gabadhan wa Ethiopian somali aya rer abti u ah
@Mr-Jama_Hazad
@Mr-Jama_Hazad 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤war tol hadii layahay reer puntland meeye qoftaan 🎉🎉halay raadiyo wiil reer europe 🇪🇺 ayaan ahee aniga ahaan waan iskufilnahay fanaanad igadheh
@user-wr7lh6ix6c
@user-wr7lh6ix6c 23 сағат бұрын
guul❤❤🎉🎉😊
@MaxamedDiyaara
@MaxamedDiyaara Күн бұрын
Yasalaam❤
@Owdari3542
@Owdari3542 Жыл бұрын
Masha allah barteedii ayey dhigtay
@ahmedosmanabdulrahman1106
@ahmedosmanabdulrahman1106 Жыл бұрын
Quruxleey gabadhaas somaali ha guursato xaqbay kuleedahaye
@khaledobsiye
@khaledobsiye Жыл бұрын
Xusuustii 🎻🔥Caasha Cige QARNA golan HEIGT iyo SIDA qoorigoo kale ARRIN labo quruumood QALABKA isu haystaan OO guurti qaadiyo GUDI qaybsha loo diray IYADOO aan gartii qalin HADII ay si qaab daran QALIN ugu saxeexaan QALALAASE mooyee NABAD laguma qaatee QOTO dheeraa xaajadu HILBO qarad la' weeyoo QOF dhan baa i moodee QALBIGIYO waxaa i maqan QASNADIHII JIDHKAYGEE AABE Ma qumaniye hay bixin QORMADIYO rugtiisii NIN qasaare gaadhoo LAGA qaaday geellii OO qaylo doon ihi QORIGIYO hubkiisii QOLO kale ma siiyaa NAFTA ruux ku qaaliya QUUS geeriyeed iyo WADKA qariya mooyee QASAB loogu diidaa QANCIS maw ahaadaa WADKA qariya mooyee QASAB loogu diidaa QANCIS maw ahaadaa QOTO dheeraa xaajadu HILBA qarad la ' weeyoo QOF dhan baad i moodee QALBIGIYO waxa i maqan QASNADII jidhkaygee AABE MA qumaniye HAY bixin. #@astaan waad mahadsantihiin
@mooice9167
@mooice9167 8 ай бұрын
Hilba qarad la'... Ereyga qarad ii sheeg sxp maxaa loola jeeda adoo mahadsan❤
@abdirahman_qaasaali7845
@abdirahman_qaasaali7845 4 ай бұрын
​@@mooice9167 hilbo qarad la': waa qof intuu neef qalay iib ugu talagalay oo cid ka iibsata waayey cid ka iibsata xitaa iska daaye qof ka amaahda oo lacagta waaye dambe iska keena aan ahayn .
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 2 ай бұрын
Ninba qaradle weeyoo Kadhig meeshaa hilibka kadhigtey wll. Ninba qaradle weeyoo=ninba meel wax uwad.
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 2 ай бұрын
​@@mooice9167Hilba qaradl la' ma aha ee waa "Ninba qaradle weeyoo" oo micnaheedu yahay Ninba meel wax uwad, qarad = ujeedo.
@user-zp7tu1wm6o
@user-zp7tu1wm6o Жыл бұрын
Wow best meldy hirut ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alimahamed2663
@alimahamed2663 Жыл бұрын
Waaw jacelkii igu horeyay aaiqaday hes tan anigon aqoon inbadana raadiyay hestan waxeyna ehed gawar rerkeda igasotagatay❤
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Hees wanaagsan.. Hirut Teklemauut.
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 Жыл бұрын
Mahadsanid, Astaan
@Akash-Verma1886
@Akash-Verma1886 9 ай бұрын
Woof Caleek ! Amazing hirut 💯👌🏽
@aminaali4447
@aminaali4447 Жыл бұрын
I love the oud with legend Siciid
@bayalhabohurguf575
@bayalhabohurguf575 11 ай бұрын
What,a.talent
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 10 ай бұрын
War ilen qoftani somali ma ahayn lakin waa naga badisay u keentay well done
@khadarmaxamedarab8214
@khadarmaxamedarab8214 8 ай бұрын
Golden voice
@CaliMaxamedjamac
@CaliMaxamedjamac 11 күн бұрын
gabdhan cajiib heesta barteday dhigtay
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Waaa best cod wlle🎉🤦🙏🙏
@user-uo8kt2si4n
@user-uo8kt2si4n Жыл бұрын
Aad iyo aab ayay u keentay dhinac kastta Tanks
@omarhassanguled9701
@omarhassanguled9701 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 thanks thanks yaaaaa sallaam
@Akram_Eprahim
@Akram_Eprahim 2 күн бұрын
Lkn Inay is qaawiso ma ahayn intaas lee ku fashilantay inta kle top waye
@abdillahiaouledaouled1970
@abdillahiaouledaouled1970 Жыл бұрын
❤ tres belle voix mash allah 💖
@cabdiismaaciil8396
@cabdiismaaciil8396 Жыл бұрын
6
@farhanhunnaf
@farhanhunnaf Жыл бұрын
Inaba caadi maahan qoftaan iyadoon somaali aheyn ayey sidaan uheseysaa
@mohaabdi757
@mohaabdi757 9 ай бұрын
Amazing voice. Waaw ❤
@mahamedlove9725
@mahamedlove9725 Жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahadsantihin astaan
@cabdilaahixiis8001
@cabdilaahixiis8001 2 ай бұрын
She is ethopian lady and she knows well somali language we have to respect the people like her
@alimahamed2663
@alimahamed2663 Жыл бұрын
Mahadsanid Astaan tv🎉 sobadiya🎉
@oamaer
@oamaer Жыл бұрын
Wow, nice song.
@cabdi-hosh
@cabdi-hosh 5 ай бұрын
Big respect
@user-zp7tu1wm6o
@user-zp7tu1wm6o Жыл бұрын
Astaan wow the best than ether❤❤❤❤❤❤❤
@abdikarimahmedomar1025
@abdikarimahmedomar1025 10 ай бұрын
Amazing wadkaqariya mooyee qasab loogudiidaa qancis ma uahaadaa🧢🧢🧢🧢🧢🧢🧢🙏
@bayalhabohurguf575
@bayalhabohurguf575 11 ай бұрын
Waaaaw
@MohamedamiinHussein-bs5wc
@MohamedamiinHussein-bs5wc Ай бұрын
My beautiful wife proud off you really ❤❤❤
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 ай бұрын
Allah jecliya heestan ❤❤
@user-vh2dv6yh9e
@user-vh2dv6yh9e Жыл бұрын
habo cod macaanaaa!!!!!
@AmiinHasan-xi9jw
@AmiinHasan-xi9jw Жыл бұрын
❤ hirut l love you well how much we love you
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 Жыл бұрын
Caadi maha ....
@Abdallakinghonesty10
@Abdallakinghonesty10 2 ай бұрын
Shaki la anan waan aamini wayay iney gabadhaan tahay itoobiyaan
@AbwaanJooqle
@AbwaanJooqle 5 ай бұрын
Hayrut taglohaymanot waa fanaanad cajiib ah
@Korneeylafqaloocshe
@Korneeylafqaloocshe 11 ай бұрын
oof caleek Koofida ayaan kuu siibay gabadhyahay halkeedii iyo kasii macaan ayaad dhigtay
@AhmedMohamed-zh2yb
@AhmedMohamed-zh2yb Жыл бұрын
Axsan
@mohammedroble9437
@mohammedroble9437 Жыл бұрын
Aadbay u keentay codkii fanaanadi caasha cige thankyou
@a.m.warsame7469
@a.m.warsame7469 Жыл бұрын
Aniga ayaa u xishooday dhalinyarada Soomaaliyeed ee hees afkooga hooya ah marka ay dib u soo qaadaan erayada boqolkiiba konton qalda. Heesta halkeedii waad dhigtee alle diin iyo asturnaan ha kuugu daro Hirut.
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 8 ай бұрын
Aad iyo aad run weeye wll Alle diinta haku soo hanuuniyo Hirut.
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool Жыл бұрын
Wooow ❤❤❤❤❤❤
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Cod macaanaaa.. Hirut Teklehaimiot
@Jamandsum
@Jamandsum 11 ай бұрын
Yeeeeesssss 🎉🎉🎉
@abdiali453
@abdiali453 Жыл бұрын
Wow it is nice voice
@cabdicasiismaxamed427
@cabdicasiismaxamed427 18 күн бұрын
Qalbigiyo Waxa i Maqan Qasnadihii jirkaygee
@MaxamedAxmedFaarax-mo1xp
@MaxamedAxmedFaarax-mo1xp 2 ай бұрын
❤❤❤
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 Ай бұрын
Siciid xuseen halkeen kaala soo xiriiraa sxb
@mnxyare9634
@mnxyare9634 3 ай бұрын
Ish calaa heees🎉
@nickal2018
@nickal2018 5 ай бұрын
😮 outstanding
@umerhassen8011
@umerhassen8011 2 ай бұрын
Amazingly remarkable sound she deserves to earn rewards
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 11 ай бұрын
She deserves to be respected by all somali because she is ethiopian,look her voice,how she managed to sing somali song.
@mohamoudhassan1758
@mohamoudhassan1758 11 ай бұрын
Qas maxalato nala hor carar for no fucking reason. Naa maxay ku mudatay qadarin ta aad u dalbayso?
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 9 ай бұрын
Really appreciate
@mohamedosmanmohamed2721
@mohamedosmanmohamed2721 7 ай бұрын
Absolutely, she even sang better than some Somalis, well articulated song and like heirut ❤
@ajkeynaan
@ajkeynaan 7 ай бұрын
What you meant 😂😂😂 she’s Ethiopian somalian as mixed parents ✅
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 3 ай бұрын
Hooyadeed baa somali åh Guri somali loga hadley ku kortay
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 6 ай бұрын
WOW ❤❤❤❤❤🎉
@user-fg1bd5qy8l
@user-fg1bd5qy8l 7 ай бұрын
Wooow❤❤❤
@user-gy8zd2ns1o
@user-gy8zd2ns1o 5 ай бұрын
Xaaax naagtu siil macaanaa maka candhuufaa
@AhmedRobleh-vy3up
@AhmedRobleh-vy3up 2 ай бұрын
beautiful voice
@apdirahmn
@apdirahmn 21 күн бұрын
Still ❤2024
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 2 ай бұрын
Casho cige Abdiraxman dheere xxx hodan ❤❤❤
@mohamedabdulaahifarah5787
@mohamedabdulaahifarah5787 10 ай бұрын
Siciid Xuseen Ninka cuudka tumaya cajiib weeye
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 73 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,5 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
Hees cusub Dhameeys qurux - Daud Xanfar
5:49
Tvwaagacusub
Рет қаралды 3,8 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura
9:03
Astaan Music
Рет қаралды 323 М.
头还可以刷卡买东西的吗?#海贼王#路飞
0:26
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 24 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 7 МЛН
AAAAH
0:10
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 16 МЛН