Barnaamijka Weydiimo Xalqada 1-Aad | Astaan HDv 2021

  Рет қаралды 152,935

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2020

Пікірлер: 587
@mushtaaqqurux5311
@mushtaaqqurux5311 3 жыл бұрын
wiilka barnamijka daadahinya oo suala dadka weydinaya waa wiil ad u qalbi fcn msha Allah 🙏🏻
@abdinasirsayid5724
@abdinasirsayid5724 3 жыл бұрын
Hai
@quruxcabdi2925
@quruxcabdi2925 3 жыл бұрын
Maila aragtey haa waa boqor wlhi masha alah ♥️
@vandufle3242
@vandufle3242 3 жыл бұрын
Numberkisa maku sinaa ma shukansaneh😜🤣
@mushtaaqqurux5311
@mushtaaqqurux5311 3 жыл бұрын
@@vandufle3242 😂😂alxm aniga waa lay qabaa waa rabana ma dhihin kaliya wuxu yahay unba sheegey macnaha qofka qaabka ula hadlaya oo sualaha u weydinayo aya wngsn
@vandufle3242
@vandufle3242 3 жыл бұрын
@@mushtaaqqurux5311 😂rli nqo doob ku maleeyay🙈😆
@ayanabdullahu9979
@ayanabdullahu9979 3 жыл бұрын
wariyaha waxaa ka muuqato inuu yahy ninwanagsan sida ka qeebqaataha uu u dhiira galinaya astan tv waxaan isleeyahy waxee u xulaty qof kusoo baxaayo barnaamijkan masha allah hore usocda markasto insha allah
@billaldhaqane7533
@billaldhaqane7533 3 жыл бұрын
Mustafa waa wil naftisa ku kalson wlhi marka aad naftada waqti kalisid waxad noqoneysaaa qof hiigsi leh meelna u cadahay waxa uu tusaale u yahay jiilka cusub ee wax ku bartay wadanka dhaxdiisa waan ku farax sanahay inaa helnay wax barasho tayo leh ✅🇸🇴✅🇸🇴🇸🇴✅🇸🇴✅🇸🇴🇸🇴✅✅🇸🇴✅🇸🇴🇸🇴 SOMAALIA HANO LAATO✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@caashojimcale4600
@caashojimcale4600 3 жыл бұрын
He need to read out the options when he is calling someone.
@maryanabdulahi7304
@maryanabdulahi7304 3 жыл бұрын
Tii 1 uba wicitan bilabay tanlabad nh dugsiga dhexlagu qaata gabaygas
@sabrina_theqt
@sabrina_theqt 3 жыл бұрын
Astaan tv wlhi shaqada cusub ood maalin walaba soo sareysiin aad aan ugu farxsanahy waana ku fanaa inaa aan costumer kiina ka mid ah
@malabey197
@malabey197 3 жыл бұрын
Aniga xataaa
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Waan jeclaa inaan haleelo jawaabta su'aasha tobanaad balse qadarka eebaa dhignaa. Mahadsanidiin asxaabta idhiiri gilisay.
@mahadfarah236
@mahadfarah236 3 жыл бұрын
Laakin Ma aadan noqon qof Haleeli Waaya qalbiyada dad fara badan oo shaashada kaa daawanayay😍 Nin adag allaha kudaayo saaxib
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
@@mahadfarah236 shukran
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 3 жыл бұрын
@@engmustafahassan3945 masha Allah 👏👏👏👏👏👏
@daudshmuse6666
@daudshmuse6666 3 жыл бұрын
Keep going eng mustafa
@azizhassan5828
@azizhassan5828 3 жыл бұрын
Sxb kalsonidadi aad bay uwacneyd lkn mararka qaar waxa lobahanyahay plan B xaq ayad ulahayd Inad qof wacato kana barandigto intad iman gobta barnamijka nolal wcn kurajena
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 3 жыл бұрын
Wariyaha barnaamjika daadihinaya waa very professional masha allah. Kuwo badan oo qaaqlayaal ah intaan baranaynay intee kujiray ninkan. Xushmad, degaanan iyo baa allah isugu daray. Magacaga ma aqaan walal lkn waxan kuu rajaynayaa mustaqbal wanaagsan iyo horumar.
@liimashow9378
@liimashow9378 3 жыл бұрын
Cabaas cabdi cali waa nin culus waa master
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 3 жыл бұрын
@@liimashow9378 masha allah. Allaha ubarakeeyo aqoontiisa,
@maankaherro6496
@maankaherro6496 3 жыл бұрын
suasha marki uu qaldo qofka jawaabta saxda hala sheego dad bdn ayaa idinku xiran uguna faaiideeya iyaga si ey meel ugu qortaaan mahadsanidiin
@mmluckylucky2245
@mmluckylucky2245 3 жыл бұрын
Kevin Systrom weeye ninka Instagram sameeyey
@shamsabaari7371
@shamsabaari7371 3 жыл бұрын
@@mmluckylucky2245 haa sax
@dr.kabila
@dr.kabila 3 жыл бұрын
War sowta la shegayo muxu ku gulaysanaya hada ma is waydisay
@Kabtaningiri
@Kabtaningiri 3 жыл бұрын
@Kevin Systrom waaye
@israhassan8282
@israhassan8282 3 жыл бұрын
Mustafee waa qofaqoon leh masha allh alehakuu barakeeyo
@nuuraayecadde5482
@nuuraayecadde5482 2 жыл бұрын
maasha Allah
@mohamednourhappy-qeys5805
@mohamednourhappy-qeys5805 3 жыл бұрын
Hhhhhhh Yarkaan Dugsiga Sare Ma wadamo Kale Ayuu kusoo Dhigtay ( Xiin Faniin ) Qof School Si saxan usoo dhigtay Aanan Soo dhigan Majiro💯💯💯
@Ali.abubakar
@Ali.abubakar 3 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa xitaa fursad fiican aa LA sii siiyay hhhhhhhhh
@amenjama4843
@amenjama4843 3 жыл бұрын
Xarigiisa qabo aadmi kale kuma xushmeeyene
@yaskaboy3256
@yaskaboy3256 3 жыл бұрын
Malinki la dhiganyey wuu maqnaa baan umlyn
@sacduushabdullah6048
@sacduushabdullah6048 3 жыл бұрын
Saas ban umaleynaa ama inuu daneyn jirin laga yabee somaliga
@mariamahmed9936
@mariamahmed9936 3 жыл бұрын
Muqdisho gabayada wa looga wacanyahy
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 3 жыл бұрын
Sida barnaamijka looga qayb qaadanayo xog ku saabsan ayan idinka hayaa waxan tegey xarunta soobe eeku dhex taal safari hutel hadal iyo dhammaan barnaamijka ramadan ka hor la duubay dadkana waala so xushay email ahan u gudbisan codsigaga ama 355 wacaysaa kani inna dhaafe weynoo ramadaanta danbe isha Allah haddaan noolaano like saar si u u gaadho dadkaan ogeyn 14/4/2021
@faadumocumarnuur4873
@faadumocumarnuur4873 3 жыл бұрын
Wallhi walal hdda mana dhaafe barnaamijkan
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 3 жыл бұрын
@@faadumocumarnuur4873 haa wll calaf kumaynan lahayn
@faadumocumarnuur4873
@faadumocumarnuur4873 3 жыл бұрын
@@sadaqalijamac4386 lknse barnamijka Hargeisa waaye
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 3 жыл бұрын
@@faadumocumarnuur4873 wll waa mugadisho anaa saaka tegey xafiiskooda
@faadumocumarnuur4873
@faadumocumarnuur4873 3 жыл бұрын
@@sadaqalijamac4386 been miyayy ii shegen hee anniag wace 355 ka wce wxuuna igu dhhe waa Hargeisa
@abdulqadirmohamed2379
@abdulqadirmohamed2379 3 жыл бұрын
Astan waa iska cadahay in ay bulshada u danaynayso, su'aalaha meesha yaala aad u fududyihiin
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Mnsha Allah tabarakallah isoboqda wlalaha qalbiga oo ramadanka meel fiican igarsiiya
@mohamednourhappy-qeys5805
@mohamednourhappy-qeys5805 3 жыл бұрын
Good job Bahda Astaan #Barnaaminkaan Ka Barnaamij Ahaan Dadka wax barasahada jcl Ayaa cilmi ka faa,iidi Doona
@habona7238
@habona7238 3 жыл бұрын
masha alah waa barnaamij aad u fiican waxyaabo badan ayaan ka faaidaysay mahadsanidin astaan tv
@umucabdullhadimaxamuud6375
@umucabdullhadimaxamuud6375 3 жыл бұрын
Astaan TV barnaamijkaan waa ku mahadsantihiin mida kale dhalin yarada haku dadaalan barashada dalkooda iyo goboladiisa dhaqanka noo goonidaa suugaanta iwm runtii waxa wax laga xumada inaa adoo wadankaagi ku koray wax lagaa baray aad garan weydo
@saamirchannell
@saamirchannell 3 жыл бұрын
Wlhi Midka Kow Hadaan Ahaan Lahaa Wey ii dhacan Laheed Su aalo Fudud
@suganemedia1149
@suganemedia1149 3 жыл бұрын
Xiin faniin ma aqaaan kulahaa jamacadna waan dhigtaa
@bintusadiaabdi1321
@bintusadiaabdi1321 3 жыл бұрын
Waydiimaha shacabkana halagu soo daro ayaan qabaa🙏
@zahrahappy945
@zahrahappy945 3 жыл бұрын
Eng: mustafe congratulation guulo bdn baan ku rajeyn insha allaah
@amranahmed9376
@amranahmed9376 3 жыл бұрын
Wiilka iiraadiya😭😭😭waa ideeqe mustafa
@iaw2401
@iaw2401 3 жыл бұрын
Waa ikanaa
@ckpoi3622
@ckpoi3622 3 жыл бұрын
ENG MUSTAF UZTADKEYGA WLLH WA HERO WANA MACALIN WNGZAN🔥🇸🇴 DUGZIGEYGI DHEXE BU WAX I DHIGI JIRAY HALKAN BA KASALAMAYA USTAAD 🇸🇴❤
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Waan kaa qaaday ee adna iga guddoon.
@sacdiyonuur7576
@sacdiyonuur7576 3 жыл бұрын
Maasha allaah mustaf hambalyo kalsoonidaada iyo aqontaba keep going
@saadaqnuune8457
@saadaqnuune8457 3 жыл бұрын
Saaid ayaan ugu hambalyeeynaa astan TV oo ah tv uppdate ah oo lajaan qaadayo caalamka shaqo wacan
@yasmiinabdi1380
@yasmiinabdi1380 3 жыл бұрын
Masha allah astaan wey taktay halkaa ka sii wada walaaldeyda🙏🥰
@bahjaali5413
@bahjaali5413 3 жыл бұрын
Weydiimo barnamij wanaagsan 😊👌
@ahmedqanimuqdishaawi9991
@ahmedqanimuqdishaawi9991 3 жыл бұрын
Masha allah waan soo dhaweenaya barmaajika waydiimo astan TV
@deerowofficial3421
@deerowofficial3421 3 жыл бұрын
Manshaa Allah wiilkan waa wiil diyaarsan oo aad u dadaalay.
@waarechannel3173
@waarechannel3173 3 жыл бұрын
M.a waaa barnaamijkaan inaan kasoo qeeyb galo ayaan rabaaaa hadeey macquuul tahay astaaan tv
@abdurrahmanmoktar2085
@abdurrahmanmoktar2085 3 жыл бұрын
Mashallah wlhi waa barnamij ad ufiican
@nouredinabdulahimohamed7512
@nouredinabdulahimohamed7512 3 жыл бұрын
Laailaaha ila lahu mahamdu rasulu lah
@drzakariyexajixasanzizu3596
@drzakariyexajixasanzizu3596 3 жыл бұрын
Sidee ugu qeeb qaataa nio sualo easy aa ujeedaaa
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Astaan iyo hormar Woow aniga wax kabaranoyo ; )
@xananabdi586
@xananabdi586 3 жыл бұрын
mustafa guuleyso wllhi waa tagereyney ani walashey 🥰
@billaldhaqane7533
@billaldhaqane7533 3 жыл бұрын
Waaaaw waaa wil waqti fican kaliyay naftiisa mashallah 💙💙💙 keep going sxb
@mohamedAhmed-im3xx
@mohamedAhmed-im3xx 3 жыл бұрын
Keep going walalyal.
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 3 жыл бұрын
Wa barnaamij aaan ka helay tartamasha wa wada jaamici MashaAllah palse dadka an heer jamacad gaarin fursad maxad u siin weydeen
@iglanhonest114mohamed8
@iglanhonest114mohamed8 3 жыл бұрын
Weli ma arag wiil ka firfircoon inti qof ee tartameesey aqoon ayuu leeyahay wuuna isku kalsoon yahay masha allah barakalaah wll
@kidogo22
@kidogo22 3 жыл бұрын
Maasha Allah ina adeerkey mustaf macalin
@abdirahmanabdalle1064
@abdirahmanabdalle1064 3 жыл бұрын
Barmijkan wadanki waka maqnahey mahe wallahi suaal walbo iyadon laso bandhigin jawabteda bey igu so dhacdabo on si shega😍
@saadiacodey9847
@saadiacodey9847 3 жыл бұрын
Masha Allah I love how he trust himself Mr mustaf ❤️waa qof aqooon buuxda leeh masha Allah masha Allah and wariyaha xita qof fcn waye masha Allah ❤️
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 3 жыл бұрын
Waa barnaamij aad u fiican mashalah 😍
@faadumotaakow2680
@faadumotaakow2680 3 жыл бұрын
Wow macalinkeyga dugsiga dhexe mustaf guul inshlh ustadii
@ayaanleyare5313
@ayaanleyare5313 3 жыл бұрын
Waa baraamij aan ladhacay runtii waxaa idinka codsanaya Music background inaad naga yareesan
@Aisha.A.H
@Aisha.A.H 3 жыл бұрын
Mashaallah Mustaf ..dadaalkaga mesha kasii wad wllo🥰💕
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@mssbaarlin4377
@mssbaarlin4377 3 жыл бұрын
@@engmustafahassan3945 masha allh wll qli horey u soco
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
@@engmustafahassan3945 Horumar wacan walaky m.a 😊🥰
@shucayb939
@shucayb939 3 жыл бұрын
Xagga suaalaha iyo jawaabaha xariif ku ahaa waagii iskuulka dhawr mar guul siiyey dugsigayga
@ibrahimmohamed-ut7oz
@ibrahimmohamed-ut7oz 3 жыл бұрын
Xiin faniin Dugsi yada sare lagu qataa see cml wiilkan 😳
@idmanileys1958
@idmanileys1958 3 жыл бұрын
Sayidka tiriyay
@saabiriinmuxudiinhassan4967
@saabiriinmuxudiinhassan4967 3 жыл бұрын
Weliba dugsi dhaxe aya lagu qata
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 жыл бұрын
Astan TV... Home of magic... hormar wngsn guys...
@apdirahmaanapdi8207
@apdirahmaanapdi8207 3 жыл бұрын
Sidee ayaan ugu qeepqaadankaraa parnaamijkaaan #astaan tv
@hamoudibinabdiwahab8605
@hamoudibinabdiwahab8605 3 жыл бұрын
Wow team astan intee iska diwangaliya wa radin jiray really barnamijyadan
@IbrahimAli-zc9no
@IbrahimAli-zc9no 3 жыл бұрын
sxbkay cabaas cabdi Maxamed barnaamijka safiican ayaa u wadaa masha allah
@fazuubbe547
@fazuubbe547 3 жыл бұрын
Good job astaan keep going
@augustkaante1961
@augustkaante1961 3 жыл бұрын
Sidee ugu qeyb qaadan karaa wll su aalaha wll iisheeg ani ayaa diyaar u ah inaa ka qeybkaato
@princess-zh3ut
@princess-zh3ut 3 жыл бұрын
Abowe sonka ka hor aa la iska diwan galiya emailka astaan aa codsi ku dirsane ksibne we kso wcayan wa tagesa form aa lga buxina mrki la sameyo qori turka ama bilowga birnajimka aa tage mlinta aad ledahay sas wye
@abukarjekey1485
@abukarjekey1485 3 жыл бұрын
Wow horey usocda astaan
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 3 жыл бұрын
Eng mustdhafa masha Allah dhaha wilka Qurux daganan aqoon Akhlaq ayaka muqata wilka
@marwoasad1749
@marwoasad1749 3 жыл бұрын
MalinkeYgii xisaabta miss you wlhi Mclin mustaf♥️
@suweydoxosheyzubiabdullahi8855
@suweydoxosheyzubiabdullahi8855 3 жыл бұрын
School bo ku dhigay abayo aniga xata macalin bo iaha❤
@farhiaabdullahimohamed9379
@farhiaabdullahimohamed9379 3 жыл бұрын
😂😂😂 xiin faniin waligii mamaqlin kulahaa jmcda wuu dhigtaa wah 😂😂😂
@dhambaal3294
@dhambaal3294 3 жыл бұрын
Xarigiisa Qabo aadmi kale kuma xurmeeyeene
@daafeedowchannel4056
@daafeedowchannel4056 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@dhambaal3294 ilahay haw naxariis to sayid maxamed cabdile xasan aya laha gabayga faraskisi xiin finiin marku bixinayey ayu u tiriyey
@mudanerooble7756
@mudanerooble7756 3 жыл бұрын
Kkkkk
@mxofficial7930
@mxofficial7930 3 жыл бұрын
Sayid maxamed cabdile xasan
@abdul-faysalal-hassany5949
@abdul-faysalal-hassany5949 3 жыл бұрын
Masha Allah ... I wish I was they're...
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 3 жыл бұрын
waa barnaamij qaaliya wa laakiin waw culusyahay qaabka wakhtiga la siinayo martida
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
Mustafe hormar wacan walkey m.a Yarka barnamijka WADA waa qof wanag u saxib ah sida laga dhehan karo ahna qof dagan m.a
@halimaosman6623
@halimaosman6623 3 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah ilahay haku xifdiyo Mustaf am impressed with your talent walhi bilahi guul ayan ku rajena 💞🥰🥰🥰🥰🥰lkn sual hindi mxa u weydisay 🤣🤣sualo fican weydi wilka
@healthyandnutritionhealth5284
@healthyandnutritionhealth5284 3 жыл бұрын
Gabayga xiin faniin Sayid maxamed cabdulle xasan waaye yes
@fay6834
@fay6834 3 жыл бұрын
Waxaan Aad uga xumahay inaan lagu barin iskuulada taariikhda iyo gabayada Ee lagu baro af qalaad 🥺
@sabaahazuuz2688
@sabaahazuuz2688 3 жыл бұрын
Astaaney Waxa fcn qofka marku qaldo su'aasha isku daya mida saxana inad u sheegtan🙏
@abdulkadirahmed8733
@abdulkadirahmed8733 3 жыл бұрын
astaan hormar wacan zxpyaal
@sahrasuubanyousuf9613
@sahrasuubanyousuf9613 3 жыл бұрын
The moment of true. Hosow pro ayu kasocda asago ajanib ah horey usocda
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 жыл бұрын
Kaas is ceebeen waaye fashil😂lkn saacado ku taajir waaye
@leylahaji2029
@leylahaji2029 3 жыл бұрын
Wilka barmamishka waaado wa wil aad iyo aad u dagan masha allah 🌹
@niimaofficial7876
@niimaofficial7876 3 жыл бұрын
Waa barnaamij aan aad ujeclahay m.allaah
@alibinali20
@alibinali20 3 жыл бұрын
Fiicnaa laheda haduu iso wici laha ana u shegi lahayi qofka inistagaramka sameyi 😇🤗
@fay6834
@fay6834 3 жыл бұрын
اللـہم صلِ وسلم علێ نبينا محمد ﷺ ❤❤❤
@fatiimaabdi7229
@fatiimaabdi7229 3 жыл бұрын
Masha allah wiilka dabe aad ayuu isugu kalson yahay
@amalabdulrahman1009
@amalabdulrahman1009 3 жыл бұрын
Mustafe kalsonidisan ka helay wlhi m.a❤
@Bekind251
@Bekind251 3 жыл бұрын
Mustaf is genius Masha Allah 😿
@isakoficial
@isakoficial 3 жыл бұрын
Alla Fududaa Suaalahaan
@khalidkhalil8172
@khalidkhalil8172 2 жыл бұрын
Ramadan is coming 🙌 I can't wait
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 3 жыл бұрын
Kan 1 waa iga qosliyay
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 3 жыл бұрын
So amazing
@amintube1056
@amintube1056 3 жыл бұрын
Walahy I correct it on my mind all questions
@miraaden7251
@miraaden7251 3 жыл бұрын
Same here wlhi
@fadumomohamed5755
@fadumomohamed5755 3 жыл бұрын
مشاء الله تبارك الله الله يحفظك يارب العالمين أخي امين يا رب العالمين
@sharmarkey.5165
@sharmarkey.5165 3 жыл бұрын
Mansha'allh mustafe aad ayu u dadalay lakin nasib darro mu haleelin
@ukhtiimuslimah494
@ukhtiimuslimah494 3 жыл бұрын
M. A halke idinka la so xiriiri karna
@sabaahazuuz2688
@sabaahazuuz2688 3 жыл бұрын
Sanadkan Wad Kala Kacsan Tihin Astaan Hore Usocda👌😊
@dhambaal3294
@dhambaal3294 3 жыл бұрын
Mustafa sami guul ayan kuu rjynaya
@drfuaadmuxamed4476
@drfuaadmuxamed4476 3 жыл бұрын
Bandar qaasim
@fatuu3397
@fatuu3397 3 жыл бұрын
Mashallah wilka mustafa laleyahay 😍
@abdiqanilyrics9793
@abdiqanilyrics9793 3 жыл бұрын
Ninkan danbe ee sudhka cas xidhan waa aqoon yahan alle ha xafido wlhi kii hore uu dhama 😄😄😄
@suweydoxosheyzubiabdullahi8855
@suweydoxosheyzubiabdullahi8855 3 жыл бұрын
Ustat waye arday wax bara❤
@abdyhrsy7899
@abdyhrsy7899 3 жыл бұрын
Daadidiyaha barnaamijkan waa inan wanaagsan oo muusood iyo bashaashnimo ba leh hase ahaatee waxaan ku dhiirigelin lahaa inuu akhriska afkeenna badiyo si uu u awoodeeyo xirfadiisa gudbineed. Wuxuu in badan ku celceliyey ereyga "haleelid" waxaana ugu wacan ayaan is leeyahay aqoontiisa ereyada afkeenna ayaa kooban.
@abdirahmankhadar2900
@abdirahmankhadar2900 3 жыл бұрын
Msha allah waa barmaamuj fcn oo hadana suaalo fudud
@hanadsamawade3174
@hanadsamawade3174 3 жыл бұрын
All Astaan salaan sare mudanayaal.
@zaciimkavlogs8469
@zaciimkavlogs8469 3 жыл бұрын
keep going
@salaxsineey4570
@salaxsineey4570 3 жыл бұрын
Us tad Mustafa halkan Ayaan ka salamayaa
@luqmanbaadi5637
@luqmanbaadi5637 3 жыл бұрын
Good 👍 Astaan
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 3 жыл бұрын
Suaashii koowaad hadday sidaa ugu adkaatay iyadoo caasho garatay ah maxaa kuwa adag ku baxsanaysaa sidaan arkay dhallin yarada mugadisho maaha badankoodu kuwo xamar dhanna u dhaafay waataas marka lagu leeyahy nimaan dhul marini dhaayo maleh
@zoyaofficial9586
@zoyaofficial9586 3 жыл бұрын
👍
@abdulkhadirmoalim5391
@abdulkhadirmoalim5391 3 жыл бұрын
Diyaar ayan u ahy inan ka qeyb galo xge la idin kala soo xirira Astaan tv
@mohamedAhmed-im3xx
@mohamedAhmed-im3xx 3 жыл бұрын
Barnamij wanagsan weeye.
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Barnaamijka sua'sha XIIN FANIIN wiilka gafey xariif ayuu u ekaa balse wey ka hoosbahdey. Marka xigto Inshalah
@ciilowcumar9147
@ciilowcumar9147 3 жыл бұрын
Musica ka jara astaan waa mahadsantihiin
@kaamilmedia6310
@kaamilmedia6310 3 жыл бұрын
Mustaf maclim xasan guuleyso 🙏🙏🙏❤️
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Shukran
@malabey197
@malabey197 3 жыл бұрын
Iyyaaa Mustaf saa u fcneyd xogaaa ina is mahdisaa u maleysaa waayo waxa dhahday hdl anka naxay(wali kama noqon jwb an sheegay) wlhi ALLAH u noqo Guul aa ku rajeynaa Insha'ALLAH
@abdirizaqhajiibrahim3409
@abdirizaqhajiibrahim3409 3 жыл бұрын
barnaamij aad uwanagsan wye horumar wacan bahda astaan
@anisajamacmoha7764
@anisajamacmoha7764 3 жыл бұрын
Su,aaalaha ana maad nowaydiisaan qaab live ah
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@sharmakeee6722
@sharmakeee6722 3 жыл бұрын
Wll barnamijkaan waa ubahanahay ma heli karaaa
Barnaamijka Weydiimo Xalqada 2-Aad | Astaan HDv 2021
43:28
Astaan
Рет қаралды 122 М.
TARTANKA HIBADA QOFKA WAREEGA  1AAD QAYBTIISA 4 AAD
23:17
YUSUF XAYBARO
Рет қаралды 18 М.
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 26 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Weydiimo Xalqada 7aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
40:36
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 32 М.
Barnaamijka Weydiimo Xalqada 4-Aad | Astaan HD 2021
42:53
Astaan
Рет қаралды 107 М.
Qaraaxo qeybta 8-aad Fanaan ku dul heesay Mr Kursi xambaarsane
23:07
Curubo Films HD
Рет қаралды 10 М.
Weydiimo Xalqada 1-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
43:56
Astaan
Рет қаралды 182 М.
WEYDIIMO XALQADA  5AAD | ASTAAN TV | HD 2021
36:45
Astaan
Рет қаралды 79 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
Weydiimo Xalqada 25aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
1:07:26