Weydiimo Xalqada 1-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023

  Рет қаралды 182,190

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

Weydiimo Xalqada 1-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023

Пікірлер: 421
@baxsanbeelo9024
@baxsanbeelo9024 Жыл бұрын
Acudubilah somaliyey wxba iskuma quurtin mia wiilka yar e daadihiya ah maxa naga badala uguh haaysan ma jiro qof qof ka fcn lkn only wiilki hore wala qabsaten kana wala qabsan doontan e wiilka yar yaan la niyad jabin wa qof hami fog leh go forward bro ayago ku amaanana wa arki doontaye ha ujoojin
@guulacade7043
@guulacade7043 Жыл бұрын
Dadka Aqliga u sxpka Ah ayaa fahmi karo kuna fahmi karo
@Dawaalmedia
@Dawaalmedia Жыл бұрын
Yarkan waa wariye buuxa barnamijka laguma baran asi barnamij uu astan u qabto lagu yaqano ayu jirta uuu shacbiyad ku leyhy kane cabaas laguma bartay mrka in lala qabsado waqti aye u bahanthy blse qaa m.a
@baxsanbeelo9024
@baxsanbeelo9024 Жыл бұрын
@@guulacade7043 aad io aad
@mubaaraksomaali9871
@mubaaraksomaali9871 Жыл бұрын
Ninkaan waa nin weeyn wajiga yuu kuqaldin
@dekamumin2717
@dekamumin2717 Жыл бұрын
Wiilkaan waa wiiil fiican oo hami leh somaliyey ha niyad jabinina❤❤❤go forward wllo😘💖Ramadan mubarak astaan tv
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Жыл бұрын
Aniga barnaamijkaan waa marki igu horaysay wiilkaan ayan ku arkay dadka cabaas ayay soo wada qoreen waan raadiye wanan soo arkay lkn wlhi kanaba ilasii fiican waa very attractive and polite secml somaliyey qofka ugu horeya wuxuu soo qoro ayaa iskadabo galaysan wiilkan well talented weeye ee hubka dhiga 🥰
@daadirali1404
@daadirali1404 Жыл бұрын
2 da aad bee u wacan yihiin lkn kii hore ka muuqado dagnan badan guuleesta cabasna bad qab ayaa u rajeynaa
@hassanabdullaahimuqtaar
@hassanabdullaahimuqtaar Жыл бұрын
M.a waa barnaamij aan wada sugeyney waxaan codsanayaa in sida ugu wanaagsan lainogu soo fasaxo anaa aad baan u taagerayaa waxaan leeyhy astaan TV 📺 HAMPALYO 1m subscribers love 😍
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
Ninka codkiisa waa waxkale Masha allah
@hamdimoha7399
@hamdimoha7399 Жыл бұрын
aaway soo jeediyaheenii hore😭😭😭 100/70 dartiis u fiirsan jiray wlhi daganan io xushmad miiran ayuu ahaa waxaa rajeynaa inuu noo soo noqdo🤲
@mariyocabdiwaliadannur9526
@mariyocabdiwaliadannur9526 Жыл бұрын
Oo kan maxuu ku dhimaye
@fadmaadamcali9134
@fadmaadamcali9134 Жыл бұрын
insha alah
@khadarhaji4881
@khadarhaji4881 Жыл бұрын
Ninkaj codkisaba wa fadhiyaa mxa dhacy
@hamdimoha7399
@hamdimoha7399 Жыл бұрын
@@mariyocabdiwaliadannur9526 waxba qaali wax ayuu ii dhimayna maba ku dhihin moho lkn wiilkii hore barnaamijka siduu u wadaa ku heestay bes😊
@hamdimoha7399
@hamdimoha7399 Жыл бұрын
@@khadarhaji4881 wiilkan maba dhagesan cabaas marka waayay ayan comnt soo qoray , sanad dhana ku tashanenay soo jeedintiisa
@dayibabdi2934
@dayibabdi2934 Жыл бұрын
Wariyayaasha asba mayaresto keli laqabsi ayuu unahan yahay legend keep going aan leyahy
@hamdasharaf
@hamdasharaf Жыл бұрын
War wiilka daya mxa idinka qaldan lisma xaqire si fiican buu udaadihinaya barnamijka annu codkiisaban ku haystaa horay usoco walalo❤🔥
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
Ka helitaankaga yaad sheegtay Lkn daadihinta barnamijkan kuma fiicna
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Codkiisa 💯👈🏻waana👉🏻 quruxloow lakiin sibuu u hurdaa😴😴😴
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын
Dahabshiil wuxuu maalgaliyey barnaamijka waydiimo Halka somtel maal galisey barnaamijka kasmaal, dahabshiil kaalin muhiimu umadaa soomaaliyeed ugu jiraa maanshaalah ilaahay haka jasaai siiyo
@asaldhalad2913
@asaldhalad2913 Жыл бұрын
Masha Allah wiilka daadiyaha xushmad daganan iyo cod macanu isku darsaday 😍
@ismahanmohamud5959
@ismahanmohamud5959 Жыл бұрын
war awaaaay cabaas ma nawaad qaaba xamar xalku seef mahanane❤❤
@doosmuse7244
@doosmuse7244 Жыл бұрын
Mashallah golden voice daadihiyaha go forward bro ❤❤
@xasanahmed8040
@xasanahmed8040 Жыл бұрын
Waa barnaamij aad looga shaqeeyey bogaadin badan astaan tv, waxa aan idinku darsanaya inaad xarafaha jawabaha ee A,B,C,D soomaali inoogu badeshaan.😍👏
@faaidyare
@faaidyare Жыл бұрын
Yarkan Waa Top Codkiisana 🔥🔥🔥
@Almasri447
@Almasri447 Жыл бұрын
Inta parnamijkan xiseyso wan salamaya, like 👍 haiga ilowina.
@sihaamahmed2895
@sihaamahmed2895 Жыл бұрын
Asalaamacaleykum ramadaan mubarag astaan tv , barnaamij kaan waa ku xernaa , daadiyihii hore ayaa ka ga wanaagsanaa , pls so celiya inta ilaqabti ,like ii saara
@qanciyeyare8785
@qanciyeyare8785 Жыл бұрын
Maasha alaah walaahi kalsooni zaa'id ayaan dareemey guul gabadhan waxey ila tahay hanti aduunyo iney ku guuleysatey ayaan dareemey.
@ilyare99s
@ilyare99s Жыл бұрын
Daadiyaha waa fadhiyaaa commentigaan Maso qoreen ee waxaan arkay kuwa ku dhagan bravo sxb
@abaswarsame
@abaswarsame Жыл бұрын
Wiil wacn oo aad u wngsn ayaa daadihinaaya mshaa Allaah asagaa wadanaaa
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
Soomaliyey xaa idinka qaldan wiilki hore willanaba kaka Haboon Masha allah walahi codkisa waa fadhiya
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
No waxaas adaa aaminsan , codka meesha miyaa la heesayaa
@alandosh
@alandosh Жыл бұрын
Cabaas mudo ayuu tebinayey wuu la qabsaday dadkana waa la qabsadeen lkn yarkaan codkiisa waa ok lkn xooga qal qalaa ku jiro
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
@@yaasir1936 anshaxa wariya nimo sobaro huno
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
@@alandosh dabcan asagaba waawariye kaliya barnishka kucusub
@alandosh
@alandosh Жыл бұрын
@@Naruura4 Aad iyo aad
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Wariyaha u ekaa yuusuf garaad dhan walbo codka iyo wajiga wiilkiisan u maleeyey laakiin magaciisa ma ahan wiilka yuusuf garaad, subxaanalaah man shabah arbaciin.✋
@muniiroali4552
@muniiroali4552 Жыл бұрын
Masha allha sanadkan wil qurux badan Cod macan imaday❤
@mohamedneima3174
@mohamedneima3174 Жыл бұрын
Mashallaah Ramadan Moubarak
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 Жыл бұрын
Mashallah wa barnamij aad uu fican Waad ku mahasantiihin. Astaan tv programme quruxon markaasta no qudbisan From Djibouti🇩🇯
@marayanahmed8666
@marayanahmed8666 Жыл бұрын
Mashaalah Ramadan Mubarak
@khadrayusuf1941
@khadrayusuf1941 Жыл бұрын
Size of country: Russia- 17,000,000+ km² Canada- 9,900,000 km² (Russia is the biggest country in the world)
@Filsan6236
@Filsan6236 Жыл бұрын
He said the 2nd largest country in the world
@fadumogele2163
@fadumogele2163 Жыл бұрын
Dadiyihi horey awey barnamijka wuxu u samen jirey xamasad in an firsano kama dali jirin marka in ad noso celisan an rajeyneyna. Ramadam mubarak inta sidedo kale ila sugeysey ilahayna garsiyey
@abdifatah5288
@abdifatah5288 Жыл бұрын
Masha allah good work astan io dadihiyaga io gabadha kaa web ah baa
@husseinabdullahi5728
@husseinabdullahi5728 Жыл бұрын
Ramadaan kariim bahda astaan tv. Sanadkan inaan ka qeybgalo ayaan jeclaa balse waqtiga oo aad aad ukoobteen ayaan iisuurtagalin inaan ka qeybgalo. Lkn sanadka dambe ayaan iskeenaa i.a haduu alle naf igu gaarsiiyo.
@cawalmohamed4181
@cawalmohamed4181 Жыл бұрын
Masha Allah Ramadan Mubarak ❤
@qeysyuusuf2459
@qeysyuusuf2459 Жыл бұрын
Ramadan mubarak ☪️
@Iseyougtr62
@Iseyougtr62 Жыл бұрын
Inta u xiistay barnaamijkaan like ha saarto Waa sugi la,nahay
@socdaal
@socdaal Жыл бұрын
Bahda barnaamijka iyo dhamaan astaantv waan idin salaamayaa barnaamijkaan waan ku xiranahay allaha idin barakeeyo.
@bazimapdlla8697
@bazimapdlla8697 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ☪️
@maryandahir6090
@maryandahir6090 Жыл бұрын
Ramadan Kareem 🌙
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Wiilka hore aawe😢lkn this guy Is very bright 😊
@ayuubfaniin6703
@ayuubfaniin6703 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak dhaman musliminta
@abaswarsame
@abaswarsame Жыл бұрын
Mashaa.Allaah waa wiil aad u wngsn
@Abdikadir184
@Abdikadir184 Жыл бұрын
Ramadan Kareem
@esmahan143
@esmahan143 Жыл бұрын
Allah codkiisa masha allah❤
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 Жыл бұрын
Barnaamijkaan waxaa ijecleysiiyay daadiyihii hore nin xirfadle oo degan ayow ahay i wish in lasoo celin doono
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Жыл бұрын
Masha allha keep Ramadan mubarak dhaman musliminta 🌙☪️☪️❤️❤️❤️❤️
@abdullsalammohammad8261
@abdullsalammohammad8261 Жыл бұрын
gabadha danbo aadbey urabtey xanuun badana waaba calool xumadey iney baahi gaara qabtey laga yaaba hadey Comment aqrisey ama aad taqaanaba 100 udiraya heyla sooxiriirto
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
Hadadan arag xitaa niyada aad latimid sadaqo ayay ku tahay
@Dawaalmedia
@Dawaalmedia Жыл бұрын
Iney kula so xerirta rajeyna aqqoon uma lihi
@osmanali2512
@osmanali2512 Жыл бұрын
Anaa agaano daris ayanu nahy
@abdullsalammohammad8261
@abdullsalammohammad8261 Жыл бұрын
@@osmanali2512 hadaa taqaano ila so xirir sii iyo in ay raali katahey ina lacagta siiyo
@Rihannaofficial7497
@Rihannaofficial7497 Жыл бұрын
​@@abdullsalammohammad8261wllo wad mahadsantahay baahi ima hayn lkn guuldada igu dhacday ayaa ka xumaa wa marki igu horeysay an guuldareeysto
@hamdimohamed7203
@hamdimohamed7203 Жыл бұрын
Masha'Allh maymuun❤
@mohauujey-xi5nn
@mohauujey-xi5nn Жыл бұрын
Hambalyo astan sanadki labaad si xariir idin la socda guulesta idam alle ❤❤🎉
@Dawaalmedia
@Dawaalmedia Жыл бұрын
Wariyahan maxuma wa m.a wana nin codkar ah blse wariye Cabaas igula habona wxu ahaaa wriye jawi dagan ah qofka anan bobsineyn xaalada u dajinayo
@halimaabdimohamedhilkas5294
@halimaabdimohamedhilkas5294 Жыл бұрын
Cabaaaaaas is the best qofka marka bedeleysin so shega xita halaga quste
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 Жыл бұрын
Waa isku mid wll labaduba waa laba wiil oo soomaliyeed muhimadu waa inaan sualaha kafaiidaysano
@ishaaqoontaonlineschool
@ishaaqoontaonlineschool Жыл бұрын
Mahadsanid Astaan tv walaalaha aharafta badan leh
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Жыл бұрын
mashaalaah ❤
@qumangurey3471
@qumangurey3471 Жыл бұрын
Masha Allah ❤🎉
@mariaahmed2945
@mariaahmed2945 Жыл бұрын
Masha Allah I love Astaan tv
@mariyocabdiwaliadannur9526
@mariyocabdiwaliadannur9526 Жыл бұрын
Mash allah willkan ❤
@cabdinaasirsiidcalicabdina7951
@cabdinaasirsiidcalicabdina7951 Жыл бұрын
Masha allh wan u xiisay Barnamijkan
@duulmedia3736
@duulmedia3736 Жыл бұрын
Alla saa usugaayo lee inta ila mida like😂😂
@ahmedabdi1484
@ahmedabdi1484 Жыл бұрын
😂😂
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Same😂
@AxmadNuur-fr8ou
@AxmadNuur-fr8ou Жыл бұрын
😁😁😁
@farhiyadhuhlowofficial2147
@farhiyadhuhlowofficial2147 Жыл бұрын
Masha alaah gabar waxbaraty waa astaan qaran guuleeyso abayo aaadbaad umahadsanthin astaan
@seynabosman
@seynabosman Жыл бұрын
Adi dadka wax bartay kuma jirtid miyaa
@maxamedcabdirsaaq-qw2qn
@maxamedcabdirsaaq-qw2qn Жыл бұрын
Sxp yaal ninkan bar namijka daadihinaayo waxaa ka Aftahan san oo na ka Aqoon badan sida ii muqato kii sanadkii hore ee sxp yaal hadey macquul.thy madama aan dawada yasha nahy waxan idigka cod sanayna inaad ninkaasi nogu inogu dhibtan bar namij kaani Inta igu racsan like sara
@duvacandy5673
@duvacandy5673 Жыл бұрын
Welcome back Weydiimo sodhowow abdirahman ramadan mubarak all astaan team 🌙 Abbas abdi away sanadkaan 😢
@SacdiyoMaxamed-od1ln
@SacdiyoMaxamed-od1ln Жыл бұрын
M.a wiilka codliisa wax kale waaye nolow brother intey nolol jirto🥰🥰🥰🥰
@abdifatahhassan6075
@abdifatahhassan6075 Жыл бұрын
Waxan rajeynaya yarkan inu arki doono commentgyga bro aduunka marki qof ee dadka aad bartan labadalo laqabsiga qofka cusub badna ma jeclestan ila ee laqabsadan mrka hadaloda ha ubixin wax ka khaldna qaabka uwaday ma arko
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
Walahi wilkan kaka haboon codkiisa xitaa qof wariya ah walogu tala galay ❤
@daganelmi5191
@daganelmi5191 Жыл бұрын
Wiilkaan qof astaan daawada oo aaan aqoon maba jiro waa masuulka wariyaaasha Xayeeysiin astaan ka horeysana wa asaga codkiisa
@ribixalibarrow1049
@ribixalibarrow1049 Жыл бұрын
@@Naruura4 haa runtii waa ila aragtay codkiisa iyo daganaantiisa
@khadaryaasiincaliverrti5101
@khadaryaasiincaliverrti5101 Жыл бұрын
Barnaamijkan igu cazuma waxn rajeynya inaan mar uun ka qayp gale pels😢❤❤❤
@fadumaahmed1539
@fadumaahmed1539 Жыл бұрын
Wa so adkeyseen sanadkaan❤
@mascuudhashi6414
@mascuudhashi6414 Жыл бұрын
Masha alaah❤❤❤❤
@ismapoi708
@ismapoi708 Жыл бұрын
Legend Cabas away😍
@ismapoi708
@ismapoi708 Жыл бұрын
@im__abxss6610 🤣🤣🤣 hhh
@nasrabirik4572
@nasrabirik4572 Жыл бұрын
Nasiib wacan ban isu rajeynayaa insha Alla 🇰🇪 999
@qumuraatdesing
@qumuraatdesing Жыл бұрын
Barnaamijkan waa barnaamij qaali ah🎉🎉🎉
@zamshire1
@zamshire1 Жыл бұрын
wdanka labaad ee ugu badka wayn aduunka aya ahayd suaashu ee maahayn wadanka ugu badka wayn wariyaha barnaamijka daadihinaya waxaan leeyahay suaasha gabadha adaa khalday dhawr mar ugu celi akhrinta
@idontknowmyname2754
@idontknowmyname2754 Жыл бұрын
Astaaan waxaan ka codsanayaan wiilkaan daadihiyahq ah in aad naga badashaan sababo badan, please qof xirfad u leh tartan nooyinka noo soo galiya. Sidaan si ma ahan oo walaahi ah
@guureeye8459
@guureeye8459 Жыл бұрын
War legendkii abaas ahaay maxay noogu dhiibai waayeen
@Filsan6236
@Filsan6236 Жыл бұрын
Wariyihii hore aaway inuu nabad iyo caafimaad qabo ayaan u rajaynayaa nin khabiir ah ayuu ahaa
@saabirliibaanta-ey4dj
@saabirliibaanta-ey4dj Жыл бұрын
Masha.Allah Inantu kalsooni Allah bey qabtaa
@aweysciise6286
@aweysciise6286 Жыл бұрын
Ramadan kareem
@nashadmoh
@nashadmoh Жыл бұрын
Masha allah astaan tv
@jacfarwadani2200
@jacfarwadani2200 Жыл бұрын
M.a astaan TV barnaamijkan waa another level Aad ayaana uwada sugaynay. Insha Allah mar uun waaka soo muuqan doonaa Lkn wariyaha sanadkii hore aa fiicnaa
@suleimanmohamed1359
@suleimanmohamed1359 Жыл бұрын
RAMADAN KAREEM WLLYAAL 🎉
@mahamedibrahim2172
@mahamedibrahim2172 Жыл бұрын
Maamulayaasha iyo Shaqqlaha Astaan TVMaashallaah Ramadan Mubarik Barnaamijka Waaydiimo waa Aqoon kororsi ee Bisha Ramadan mooye Bilaha kale ee Maanaloo Soodaayo hadii Wakhti ama dhaqaale Loo Helaayo Faaiido Weyn oo Xaga Aqooneed buulee yahay Ciyaalada bilaa micnaha wareegana ee Dadkii dhibayna Guryuhuu Fadhiisin lahaa way ku Mashquuli lahaayeen kana Faaiidaysan lahaayeen Maadiga iyo Diintaba ....Mahasanidiin
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak Astaan TV lkn Inta yar ee Muskida ka Saara Fadlan waa Codsi. MAHADSANIDIIN.
@kapepe9028
@kapepe9028 Жыл бұрын
Cabaas soo celiya please
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 Жыл бұрын
Ramadaan mubaarak☪️❤️
@amalomar380
@amalomar380 Жыл бұрын
Masha aallah I couldn’t wait this program. We love Cabaas Where is Cabaas ? ❤❤❤❤❤❤
@muniirayuusuf4094
@muniirayuusuf4094 Жыл бұрын
Xilaa loo doortay ha sugin kkkk
@Milgo_Ali.M-56
@Milgo_Ali.M-56 Жыл бұрын
@@muniirayuusuf4094 xil dawladeed baa maxase loo doortay
@cuud4726
@cuud4726 Жыл бұрын
@@muniirayuusuf4094 Wlhi dheh
@malabsaninasalad1072
@malabsaninasalad1072 Жыл бұрын
Wariyaha am dadihiya mashaallah wiil dagan ✅💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@hawaosman2457
@hawaosman2457 Жыл бұрын
Ramadaan mubaarak
@Zekeria-duale
@Zekeria-duale Жыл бұрын
Heeeeey heeeeey war group astaan horta Ramadan Mubarak dadiyihii hore noso celiyaa please
@SakiMo1233
@SakiMo1233 Жыл бұрын
soo jeediyihii hore mee
@yaasmiinabdirihman2023
@yaasmiinabdirihman2023 Жыл бұрын
Su’aalahu adakaa bisinka 🙆🏻‍♀️😂
@ribixalibarrow1049
@ribixalibarrow1049 Жыл бұрын
Ma ma.ila aragtay horta
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Astaan tv waan bogaadinyaa barnaajimka ay isku hawleen , mid labaad waxaan waydiin lahaa sababta loo badlay wiilkii soo tabin jiray sanadkii hore
@AymanMaxamed-li2cr
@AymanMaxamed-li2cr Жыл бұрын
Astana ☄ coming soon 1m❤❤❤❤❤
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
Heesta Yaa Iskaleh Hadaa Dhahdo Micnaha Yaa Alifay Waaye , Ee Dheh Yaa Qaaday Iska Saxa Afsoomaaliga Jawaabta Maxamed Saleebaan
@samiiraabdikariin2244
@samiiraabdikariin2244 Жыл бұрын
Walashey maymuun❤
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
RAMADAN KARM
@maxamedyare1264
@maxamedyare1264 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@nasraisir2993
@nasraisir2993 Жыл бұрын
Walaalayalow barnaamijkan rabaye see kuhelaa ishega
@ilhamwandow8757
@ilhamwandow8757 Жыл бұрын
masha allah wariyaha cod ilahay wuu siyay
@esmahan143
@esmahan143 Жыл бұрын
Horta somalida waa dad wada xanuunsan barnamijka inaa wax ka faaidan miyaa u fiirsanaysan mise nin daadihiye ka ahaa war wax faaida ee mashquulkana yareeyo🤨 Ramadan mubarak
@nawaalabdi64
@nawaalabdi64 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 Жыл бұрын
😂😂😂😂 Soomaali mashquul Kama dhamaado Labo habeen ee ugu horayso kadib waa la ilaawaa
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 Жыл бұрын
Axxx Aad bn uga xumahay raxma Nasiibka xumeeyey
@abdiqadirbaazi886
@abdiqadirbaazi886 Жыл бұрын
Su.aalaha diinigi awey😢
@cadcadka3898
@cadcadka3898 Жыл бұрын
Suasha 2 waxaa ku soo qaaday fasalka 8 sanadka lasoo dhaafay 2022
@maryamkhaliif9086
@maryamkhaliif9086 Жыл бұрын
Pls musica yar ka saara astaan tv hormar wanagsan❤
@SoomaaliWeyn-uj7vk
@SoomaaliWeyn-uj7vk Жыл бұрын
Cabaas haduusan aheyn wuu iga tufan yahay
@Geeljire-td1yz
@Geeljire-td1yz Жыл бұрын
daadiyihii hore kanaa ka fiican
@faaisaali994
@faaisaali994 Жыл бұрын
M.a🎉🎉🎉
Weydiimo Xalqada 2-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
41:21
Barnaamijka Weydiimo Xalqada 1-Aad |  Astaan HDv 2021
42:14
Astaan
Рет қаралды 152 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,4 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Hospitalka Walida | DR Aa La Waali
3:29
ABUUR MEDIA
Рет қаралды 6 М.
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 214 М.
Weydiimo Xalqada 7aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
40:36
One Two Buckle My Shoes ! #spongebobexe #shorts
0:17
ANA Craft
Рет қаралды 60 МЛН
Попалась за конфету 🍭🙃
0:20
НЕБО - СПОРТ И РАЗВЛЕЧЕНИЯ
Рет қаралды 2,8 МЛН
ЧТО НАМ ПОПАЛОСЬ?😜😜😜
0:12
Chapitosiki
Рет қаралды 1 МЛН
الساعة السحريه توقف الزمن
0:26
طارق الحلبي tarik alhalapi
Рет қаралды 19 МЛН