AWALE ADAN 2013 LAYAABAY OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 7,314,367

Liibaan Jama

Liibaan Jama

11 жыл бұрын

EREYADII: EREYADII MUXUMAD CABDI
LAXANKII: AWALE ADAN
CODKII: AWALE ADAN
MUSIC: ILYASS IDRISS
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
DIRECTED & PRODUCE BY STUDIO LIIBAAN
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN MINNEAPOLIS MN
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
www.studioliibaan.com

Пікірлер: 2 600
@Somaliofficail
@Somaliofficail 3 ай бұрын
2024 hdiii aad daawanyso welcome 😂😅😊
@muqtaaribnuxayir1429
@muqtaaribnuxayir1429 2 ай бұрын
Hadan ku kula dawan
@xuseenyare5668
@xuseenyare5668 2 ай бұрын
Hadan kula dawanayaa❤🎉
@NasteexoNaruro
@NasteexoNaruro 15 күн бұрын
Welcome to😅
@Somaliofficail
@Somaliofficail 15 күн бұрын
@@NasteexoNaruro 🤌💗
@zaamabii6966
@zaamabii6966 7 жыл бұрын
Hestan marki Igu horeyso maqlo wxy ahed walashey arooskeda markas I think inay eheed 2013 Malintas Asxbta aroska jogty Si aad ah ugu dhelayeen Xasuus 😭 walashey so xusuusta wlhi Hda wxy ku Noshahy America Miss u Sis❤❤
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 6 жыл бұрын
Umalia mukhtar habaynkaas wixii walashaa helay ayaan layaabay 😂😂😂😂
@hirsimohamoudisse7426
@hirsimohamoudisse7426 5 жыл бұрын
Maxad ka sheegi markaa neef
@sukhraapdala2141
@sukhraapdala2141 5 жыл бұрын
War inanta ciyaarta ka daaya xogteedi bay sheegta kkkklayaa layaa ila qosla kkk😂😂😂😂😂
@suususacdiyo1426
@suususacdiyo1426 4 жыл бұрын
2014 ayeey xasusu itahay wwwww waa hees aad loo fahmayo micnaheeda
@suususacdiyo1426
@suususacdiyo1426 4 жыл бұрын
Sxbtey ayaa leylo ladhahaa wwwww
@Camaarahmeth150
@Camaarahmeth150 4 ай бұрын
2024 Hadad Dib ugu Noqotay Hees kan macan like Hayla Dhafin Mucashaqow ❤❤️‍🔥
@user-cm3fp6mq1k
@user-cm3fp6mq1k 3 ай бұрын
@amin-magio
@amin-magio 3 ай бұрын
Laylo meeday😂
@user-vn2qm5ue5z
@user-vn2qm5ue5z 3 ай бұрын
​@@amin-magio waa ikaan❤❤❤❤
@user-ub1yt6hk8z
@user-ub1yt6hk8z 2 ай бұрын
Best 😂
@SubeedaYasin-cg2bf
@SubeedaYasin-cg2bf 2 ай бұрын
😊😊😊😊😊​@@user-cm3fp6mq1k
@Fargeeto7hrs
@Fargeeto7hrs 2 жыл бұрын
Habeen iyo maalin mid ayy kuu tahy heeskan hadaad dhagaysanayso like ii saar😃🤗🤗😙
@nasromahadmaxamed9839
@nasromahadmaxamed9839 2 жыл бұрын
Hye🥰🌺
@Nimco551
@Nimco551 Жыл бұрын
♥️hye 😊
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 Жыл бұрын
@hamdamubarik7305
@hamdamubarik7305 Жыл бұрын
Pĺlplpp
@KaafiJama-iw8po
@KaafiJama-iw8po Жыл бұрын
Ok
@exyooga9973
@exyooga9973 Жыл бұрын
After 9 years waa maalin axad taariiqda 22/10/2022 kama xiiso dhaco heesteyda waa iga codsi Hadii aad iga dambeyso like dhac kusii love somali beubil ❤🤟🤘
@mohadam9049
@mohadam9049 Жыл бұрын
1 month ban ka danbeeya
@hooyogal2338
@hooyogal2338 Жыл бұрын
Sidokle zxp amba hestan malinwalba wan dhageystaaaaa🥲🥲
@mohadam9049
@mohadam9049 Жыл бұрын
@@hooyogal2338 kusoco saaxiib danbigana ha isku illaawin
@GSI_account
@GSI_account Жыл бұрын
@@mohadam9049 2 cisho ayan ka danbeya
@nimcoabdirashid4999
@nimcoabdirashid4999 Жыл бұрын
2023 baan daawanayaa
@Zaampoi24
@Zaampoi24 3 ай бұрын
14/4/2024 Sᴀᴅᴀx Bᴀʀɪ Kᴀᴅɪʙ Eɪᴅᴜʟ Aᴅxᴀ😅✌️
@camaralimoh
@camaralimoh 2 ай бұрын
Eidul fidri😂
@NawaLMuuze
@NawaLMuuze 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-px6ju6uy6l
@user-px6ju6uy6l 2 ай бұрын
22/4/24 😂😂😂
@MaryamoMaxamed-ni7vw
@MaryamoMaxamed-ni7vw 2 ай бұрын
24/5/2024😂
@MahadCadee
@MahadCadee 2 ай бұрын
30/5/2024
@ibrahimcadde5984
@ibrahimcadde5984 3 жыл бұрын
Hada yaa dhagesanayo 2021 xiligan hadad dhagesaneso like isaar
@reallife5362
@reallife5362 3 жыл бұрын
Yaa kuu sheege
@guiled_miiran5870
@guiled_miiran5870 3 жыл бұрын
Aniga Wlahi
@alidalmar6674
@alidalmar6674 3 жыл бұрын
Ani ba
@asli8565
@asli8565 3 жыл бұрын
Ani xita😘😘🥰
@aniisaquen2738
@aniisaquen2738 3 жыл бұрын
Aniga now 😆
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
MagaranaaYo wxey gabdhaheena noobahdilaan mise waqtiga noogu dhuminaYaan 😰 lkn ayaga ma iloobeen in lga maarmin oo raga loodhigy xasilooni ❤😭 Alla maxaan kuxasuustaa beledweyne i miss YOU more iqlaas mcneey 💔😭 Waa xili 02/01/2022 3:15 qerka dhmnten korkeena allaha waafujiyo like and comment qofkii arkaa please 👍✅
@ruweydaabdullahihassan4957
@ruweydaabdullahihassan4957 2 жыл бұрын
Abowe
@maxamedabdullahi8664
@maxamedabdullahi8664 2 жыл бұрын
Sxb kula mida ahay wllkei wllhi Aniga xitaa 13/7/2019 8:30 malin arbaca walipa galap b/Wayne ahed miss you wllhi samiiro farxad ku nolow exteyda 😨🥺😭😭
@maxamedabdullahi8664
@maxamedabdullahi8664 2 жыл бұрын
Still jacel uQapaa wllhi 💔🥺😨😭
@calisacid1179
@calisacid1179 2 жыл бұрын
Nin raga tahe is adke 🤣
@farhiyamohamett2470
@farhiyamohamett2470 2 жыл бұрын
🤕🤕🤕wakaxumhy wlhi
@zuhaipupdirahmaan7823
@zuhaipupdirahmaan7823 4 жыл бұрын
2020 Ya DaWaNaYaH LikE DHaC igU zii PAL🌸
@najaaxbintudiya3016
@najaaxbintudiya3016 4 жыл бұрын
Ani
@wizrahimwizrahim8425
@wizrahimwizrahim8425 4 жыл бұрын
Est mw aussi
@kangdaniel8638
@kangdaniel8638 4 жыл бұрын
ani 😂😂😂🤭
@baxri4fun
@baxri4fun 4 жыл бұрын
aniga dawanaya hees weyh dhaaftay
@sharmaakethomas8267
@sharmaakethomas8267 3 жыл бұрын
Ye
@laapjaceylofficial9225
@laapjaceylofficial9225 5 жыл бұрын
Hees Taan Xasuus Gaar Ah Ee Ii Leedahay Wllhi Yaa Ila Daawanaya 2019 plz like dhac
@mohafaysal9537
@mohafaysal9537 5 жыл бұрын
Aniga aaaabo
@shalkagamer8517
@shalkagamer8517 Жыл бұрын
Awale adan fananka kaliye an Somali 🇸🇴 ka tagero ❤ old is gold 😊
@marwaankroosasal1711
@marwaankroosasal1711 3 жыл бұрын
Hees iyo bar 2020 oo dhamad ah daawanaya from muqdisho cadey ilove you dadkeyga aan isku soo duceyno aduun iyo aaqirabah hadaa nol nahay maqan qofka fariintayda aqrin dona lkn waa ku jclhy wll walibah walalnimo dacad ah😢
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 3 жыл бұрын
Last night of 31/12/2020 ayan dhegeysaa sido kle mogadisho cdey kula.jogaa alla hano barakeyee
@IJTAHID
@IJTAHID 3 жыл бұрын
3/8/2021 galkacyo after 8 years
@mahadalimahamed1635
@mahadalimahamed1635 2 жыл бұрын
Sidoo kle wll mcn horey usoco
@zamzamabdulaahi2857
@zamzamabdulaahi2857 2 жыл бұрын
Anagaba waa ku jecelnhy wll qaaali noolaaw 2022
@abdiqani8574
@abdiqani8574 2 жыл бұрын
Allaha Hana wada xafido 21:59 from kanpala 5/18 /2022
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Wixii i helaan la yaabey😔
@nuunayibraahim1202
@nuunayibraahim1202 3 жыл бұрын
Wcs
@asiaabdi3465
@asiaabdi3465 3 жыл бұрын
Me😭🥰
@lailasalat2188
@lailasalat2188 3 жыл бұрын
2021
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 4 жыл бұрын
Heestan wlhi waxaan xasuusta aniga oo meel Sharaab ka cabaya ayaa laga soo dayay ESTV Waxayna ahayd 2013 aad ayanan uga helay markii Labaadna waxaan ku dhagaystay guri Wlhi xasuuus igu qaaliya ayay igu reebtay 😰😰😰😰😥😥🤭
@abdullahititii682
@abdullahititii682 3 жыл бұрын
2021 Yaa dawanoyo Our legend🥰
@wll_______qaasim8844
@wll_______qaasim8844 2 жыл бұрын
Aniga🥰🥰
@nabiilfuad4257
@nabiilfuad4257 2 жыл бұрын
Hahahahaha hadaan wada dawanaynaa
@HalimaNur-pi7vg
@HalimaNur-pi7vg Ай бұрын
Ana dawanoyo hada 😂😂😂
@gidgdkgdjjgddid4357
@gidgdkgdjjgddid4357 2 жыл бұрын
Waan jeclahay heestaani lkn qur'anka ayaan siizaait ujeclahay fatlan isaar Like isaar
@user-ph3zn1xp2i
@user-ph3zn1xp2i 9 ай бұрын
Jooji is barbar dhiga 😢😢😢😢
@alanahmeddiaz
@alanahmeddiaz 5 ай бұрын
2024 i can't stopl listening to this song still watch ❤🔥
@abdullahibulla
@abdullahibulla 3 ай бұрын
2024 yaa dawanayo farta taag😂☝
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
7Years Leter I'M Alone 🥺🥺🥺🥺🥺😥😥😥😥😥😥 Wlhy weligay gabar ima jeclaan mararka qaar waan murugoda sababta an u heli wayey gabar mrmrka qaar waan ilmeeyaa waayo mrkaa arko azxabtayda oo la hadlaya jacaylkoda heer wxaan gaadhay mrkaan azxaabtyda la fadhiyo ay kuligod mooiladoda dhagta wada saaran uu midba gees intu fadhisto qoftisa mopilka kula hadla kligayna aan ku so hadho mesha anna mrka🥺🥺😥🥺🥺 wxa sameyo garan waayo intan ges u jesto ayaan iska ilmeeya wlhy😢😥🥺🥺 her wxan gaadhay sidaan azxabtuda ula fadhiyo midba mr uu kaco uu uu jacaylkisa la so kulmo kligayna ay igaga tagaan meshi aan wada fadhinay🥺😢😢😢 wlhy ilaahay uunbaa idaremi kara Qisadayda halkan kuma so kopi karo. PLZ wll hadad akhriso commentigayga iso duce in ilahy Qalbiga ii qabojiyo iiguna deeqo gabar diin iyo AzluuP Leh 🥺🙏🙏🙏🙏🥺🙏
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294 2 жыл бұрын
Incha allh waad heli wall Lakin ha murugoon lagayaaba in sidan kuu khayr roontay oo rabi swt waxaad rabto wax kawayn kula rabo. iskana mashquuli intaad iska mashquulin karto in aad kufikirto waxanad imika hayn.😘🥰
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
@@suhuurcabdirahmanmaxamed7294 ilaa goormaan sabraaaa 🥺
@mustafeabdirizak2906
@mustafeabdirizak2906 2 жыл бұрын
@@maxamedlaaskaawi ilaa inta nasabadaadu baa ba'ayso naagyahow naagu dhalay
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
​@@maxamedlaaskaawi 𝗵𝗵𝗵𝗵🤣🤣🤣🤣
@najmosaid9855
@najmosaid9855 Жыл бұрын
Allh ku qaboojiyo 😭xanunkaz waxa daremi kroh qof zo maray
@bushraabdirahmaan7575
@bushraabdirahmaan7575 3 жыл бұрын
Hestan wa cajiib kamaan xiiso dhaco 2013 2014 2015 2016 2017 2018 2019 2020 2021 amizing 😊2021 Bishii 5 24 maalin sabti ah 7:50 daqiiqo rabdaan
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Soo kale ana waa kula dhegaysanayaa walina rabadan ✌😁 30 April 2021
@shibienyoung4756
@shibienyoung4756 3 жыл бұрын
Yeh yeh relaxing nice voice jun 19/2021 malin sabti ah #13:01 📷🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑🇹🇷🇹🇷🇹🇷🎸
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@shibienyoung4756 sidoo kale ana😁😁😉 sabti sacadu thy 2:4 minute 19 june 2020 hal sac uun bad iga horeysay qoralka 😉😉😂
@shibienyoung4756
@shibienyoung4756 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 Absolutely wyla socota dabcan contact with me +252619036649 what's app ♥️🎸✌
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
Bushra Abdi HaPen Wnkzan wllo LafTydu kulamid baan ahay 2022 ranadaan ay tahay ayay ii Baxayza 2:26 daqiiqo HAPLAHEENA dHipka Nagadaaya
@sagalosman73
@sagalosman73 6 жыл бұрын
Codka 100% Erayada100% Music 100% Laxanka 100% Intii dhagaysnysay 2013 ilaa 2018
@rizeyproduction9780
@rizeyproduction9780 5 жыл бұрын
Heestaan markaan arkay jaceeyl i galay
@alecrichman4115
@alecrichman4115 5 жыл бұрын
Marka hore somaliga sobaro kadban like kusarya
@marwaankroosasal1711
@marwaankroosasal1711 3 жыл бұрын
2020 oo dhamata dhagey sanaya wll maqan ina noshahaye🙏hado noo shahay cimriga alle hagu siyaadiyo hada dhimatay neh alle hagu naxariisto
@muniirshukrigeedi5572
@muniirshukrigeedi5572 5 жыл бұрын
Dhamaadka 2019 ka hada dawanayso like I saar halkan taangis👍❤🤣
@khadarmuxumed4465
@khadarmuxumed4465 4 жыл бұрын
heestan xuusus gaar igu leehadahy
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 жыл бұрын
2022 I can’t stop listening to this song still watch🥀🥀🥀
@malkiaahmed7470
@malkiaahmed7470 2 жыл бұрын
Damn we are same
@mohayare6509
@mohayare6509 2 жыл бұрын
ad io ad 🎵🥰
@abdiqani8574
@abdiqani8574 2 жыл бұрын
Sidoo kale lugooyo
@somalimusicpro49
@somalimusicpro49 2 жыл бұрын
Aad iyo aad 🥰
@cumarcabdi6850
@cumarcabdi6850 2 жыл бұрын
@@malkiaahmed7470 ee
@omarkassim861
@omarkassim861 3 ай бұрын
2024 fans 🎉
@hurdaaye8
@hurdaaye8 4 жыл бұрын
Heestan 2015 imtixanki finallyga e dugsiga sare anigo kaso dhamaday ayan dhex kusii shitay maalin arbaco ah jaaw😂
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
Schoolkee 😅
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 3 жыл бұрын
@@abdishakumohamed3314 🤣🤣🤣 sacan kan wuu duqoobay waleh
@riyaanqurux8710
@riyaanqurux8710 2 жыл бұрын
@@maxamedmuuse4407 kkkkkk
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 2 жыл бұрын
@@riyaanqurux8710 🤣🤣🤣🤣
@nimcomukhtaar7569
@nimcomukhtaar7569 5 жыл бұрын
Yaa dhagysanaya 2019 like isaraa plz
@omarmohamud7830
@omarmohamud7830 5 жыл бұрын
NIMCO Mukhtaar me nimco
@ashuur1099
@ashuur1099 5 жыл бұрын
Aniga kula dhagaystay Qrxy😍😘😘
@maxamedmuuse5026
@maxamedmuuse5026 5 жыл бұрын
Me also watching this sing
@dejongabdirahim8849
@dejongabdirahim8849 5 жыл бұрын
MEE SISTER FROM MADAGASCAR
@jibriilupdirahman8273
@jibriilupdirahman8273 5 жыл бұрын
Me😂
@marwaancumar3626
@marwaancumar3626 4 ай бұрын
Still 2024❤❤😊
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
2021 i can't stop listening to this song still watch 🥀🦋🖤
@haruun7
@haruun7 2 жыл бұрын
Yeah bro we are same 🙈😚
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
@@haruun7 pro I'm your sister 😂😂😂
@cabdallefaratoon9666
@cabdallefaratoon9666 2 жыл бұрын
Lol bro
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
@@cabdallefaratoon9666 😂😂😂😂
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 жыл бұрын
lol wlaahi bro caadi maaha
@umusuber5988
@umusuber5988 8 жыл бұрын
I'm somali from muqdisho yaa igu racsan
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
So!!!!?? We r all from defferent places from the Great Somali but the fact is that we r somali! I'm from Mugadisho as well but but i don't lv it more than the others cities
@abdiqanimohamed2493
@abdiqanimohamed2493 6 жыл бұрын
Umu Suber aniga because is my city
@aminyuukey9470
@aminyuukey9470 6 жыл бұрын
Umu Suber ani ayaa kugu raacsan
@anasxasan4420
@anasxasan4420 6 жыл бұрын
Umu Suber 😅😅
@calidaahir4544
@calidaahir4544 6 жыл бұрын
i am moqdizho
@Halalsuge
@Halalsuge 5 жыл бұрын
Iam from Germany 🇩🇪 and i like Somali musik But iam understand more 😂🎧😂
@abdullahiabdi3118
@abdullahiabdi3118 5 жыл бұрын
Welcome.
@salmacaynih9212
@salmacaynih9212 4 жыл бұрын
Thnkz pro you to understand language somali inshallah
@aminaabdillahi9116
@aminaabdillahi9116 4 жыл бұрын
Dankeschön, ich komme aus Somalia und lebe in Österreich ❤️💞
@abdinafacmahad964
@abdinafacmahad964 4 жыл бұрын
Sagaalka u sheet waxaas
@beanladen5726
@beanladen5726 4 жыл бұрын
@@abdinafacmahad964 hhh Xarifko Tolka Wye, Waaba Sii Qoslaya. kugu Fahane Bro
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Markey laxowgaygi darentay lugooyo maygu bertay ax😭 who's here dec,2020
@xafsoqurux2009
@xafsoqurux2009 3 жыл бұрын
wlhi heestaan waxaa jeclaan jirtay gabadh isku fasal ahayn oo saaxibo ahayn oo la oran jiray Asma hada iyada waxeey joogta canada ana mogdisho 😭😭xusuus wlhi caawa iga soo qabatay mustaqbal qurux bdan sxb kurajena 😥
@anshaxtv
@anshaxtv 3 жыл бұрын
Marlabad inad kulantan idin rajaynayaa👍💖
@cabdilaahi478
@cabdilaahi478 2 жыл бұрын
M:a wada kulan wanaagsan
@mustafejama7517
@mustafejama7517 6 жыл бұрын
2019 qofkii dhagaysanaya like ha iisaaro
@nuriiniizbackpea660
@nuriiniizbackpea660 5 жыл бұрын
mustafe jama 😂😂😂
@haboonhaboon9136
@haboonhaboon9136 5 жыл бұрын
Hees
@ahmetsultan2767
@ahmetsultan2767 2 ай бұрын
2024 ban dhagaysanayaa hhhhh
@uteadawee51
@uteadawee51 10 жыл бұрын
The greatest Somali singer wa Cawaaleh aadan wan isku raacnay
@hahababa9736
@hahababa9736 7 жыл бұрын
waa kugu raacsanahay
@hahababa9736
@hahababa9736 7 жыл бұрын
waa kugu raacsanahay
@farhioabdihamiid7852
@farhioabdihamiid7852 6 жыл бұрын
Jubba says Hi
@khadarkeyow9192
@khadarkeyow9192 3 жыл бұрын
2021 whose relaxing this nice voice 💫💫🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥🔥🔥🔥
@abdihafidbashe4961
@abdihafidbashe4961 4 жыл бұрын
2020 still watching...😘
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 4 жыл бұрын
Aniga
@AhmedAhmedyare
@AhmedAhmedyare Ай бұрын
202⁴😂
@caziizacadey7357
@caziizacadey7357 4 жыл бұрын
anoo yar dhagesan jiray waagii iskulka 6 years Ago 😘 2019 wali wa dhagansanayaa
@sahalhussiensahalhottwin9460
@sahalhussiensahalhottwin9460 4 жыл бұрын
Caziiza
@Mohamett_gurxan
@Mohamett_gurxan Жыл бұрын
Wll Ma nooshahay 👋
@user-cm3fp6mq1k
@user-cm3fp6mq1k 3 ай бұрын
Hi
@hajimahameddaahir508
@hajimahameddaahir508 5 жыл бұрын
Xasuuus 2013 aniga I ah awle adan legend Djabuti 🇩🇯
@Shekh_Mohamed
@Shekh_Mohamed 4 жыл бұрын
Cawaale Fanka Baarka Sare Ayuu Kaga Jiraa. Fankii Dhexe iyo kan dambeba Waa Cawaale iyo Maxamed Bk keliya😊
@jooga7379
@jooga7379 2 жыл бұрын
2022 yaa weli Hestaan xiiseenaayo 🥺❤
@ubaxqaali749
@ubaxqaali749 2 жыл бұрын
Aniga wlhy heestan xasuusbay igalisay runtii😓😢
@babasin2019
@babasin2019 9 жыл бұрын
i,am indian but i love awale somali artist
@farhiyomahamud3859
@farhiyomahamud3859 8 жыл бұрын
+muna clear i was going to say the same thing u said
@farhanibrahim7566
@farhanibrahim7566 8 жыл бұрын
lol abti see wax uwada Wajigaas Indian mahane ama waaa naga waaale
@marwaanshamaakh2747
@marwaanshamaakh2747 8 жыл бұрын
aabo xishoo wajigas waa kii oramadee
@amira5248
@amira5248 8 жыл бұрын
hhhh been badanaa
@bilyaminismael6477
@bilyaminismael6477 8 жыл бұрын
And me i love 💕 your songs for real i even learned the hindi i was raised with bollywood films(Scolaire,Ddlj,Dil,Veerzara,kal ho na ho,and recently Ramaiya Vaastavaiya)
@hothakathermhamet2860
@hothakathermhamet2860 5 жыл бұрын
Awale Adan Top hees xasus i ah 2019 inta iga sii danbysa like ta hykala bakhaylina
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro 2 жыл бұрын
Ma noshahay sis🥰
@AbdirahmanIsmail-bn2zg
@AbdirahmanIsmail-bn2zg Ай бұрын
Abyo❤
@hamdiadow1809
@hamdiadow1809 3 ай бұрын
Still listening 2024 😢
@el_professor6073
@el_professor6073 Ай бұрын
2024/6/16😢
@apdiazizmaarka3423
@apdiazizmaarka3423 2 жыл бұрын
17/03/2022 ,Khamiis,2:00pm maantaan dub usoo Raadiyay Heestan Xasuus gaar ahbay igu leeday 2013 Commentigan Waxaan dub usoo eegi doonaa Sanado badan kadib Insh alah 😭😭
@jihanzanyare5704
@jihanzanyare5704 Жыл бұрын
Adoo faraxsan in dib ugu soolabto bsn rajayn wllo
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 Жыл бұрын
Waa Malin Tariikhi Ah
@ruuneeyxajji3685
@ruuneeyxajji3685 8 жыл бұрын
I am somali I am somali I am somali and I am feeling proud
@mohamedmohamed-vv6ds
@mohamedmohamed-vv6ds 5 жыл бұрын
MasJIDKA CIYAARTA
@abdullahiabdi3118
@abdullahiabdi3118 5 жыл бұрын
Sidoo kale walaal qaali.
@fartuunabshir1038
@fartuunabshir1038 4 жыл бұрын
Allah hates the proud
@petrucci1794
@petrucci1794 4 жыл бұрын
@@fartuunabshir1038 sister ALLAH hates the proudness with arrogance.
@elmohamudi9953
@elmohamudi9953 3 жыл бұрын
Wxan u maleynaya hdda luqada englishka si fcn ba ugu hadasha 4 sano kadip😅
@mrfuga6041
@mrfuga6041 5 жыл бұрын
Fananka ugu fiican eee abid somalida somaray waa awale Adan legend 🤙🏼🇸🇴🇩🇯
@yacquubmaxamed5977
@yacquubmaxamed5977 Жыл бұрын
Cawaaele Aadan Legend Aan Tageero Waaye Fan From Muqadisho 🥰
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
2012 isla sanadkas ay soo baxday burco ayan joogay kadibna PlayStation game-ka lagu ciyaaro oo xaafada u dhawaa ayaan markii iigu horaysay ka maqlay heesta , kadibna ciyaalo xaafadka oo dhan ayaa jeclaaday heesta . Marka la shido heestaas 10 game ayaan badin jiray.. 😂😂
@maydanmedia7537
@maydanmedia7537 2 жыл бұрын
Legen isku mid nhy plastion bn ka maqly ano ciyaarya hargysa
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 Жыл бұрын
Greetings from buroa😊
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
𝗶𝗻 𝗵𝗶𝘀𝘁𝗼𝗿𝘆
@karasay__01
@karasay__01 5 жыл бұрын
Tomorrow I have a final exam(semester 4)and I'm listening this song after my study. 14/06/2019 arbaco (statistics)10:45 pm
@Daljirkii101
@Daljirkii101 5 жыл бұрын
@karazay hhhh statistics (C) bay igaga dhacday anigoon waligay (A) Hoos uga soo dhicin wlhy it's so shit
@karasay__01
@karasay__01 5 жыл бұрын
@@Daljirkii101 maku fahmoyo sxb 🤨
@Daljirkii101
@Daljirkii101 5 жыл бұрын
@@karasay__01 yacni exam kaygii semster 3 ayay noogu jirtay c baan qaatay course kaas intaan jaamacada wadayna A wax ka hooseysa maan qaadan............ tha's is...... i hope u got right now bruh!!! she broke me the record
@ildheereproduction3753
@ildheereproduction3753 4 жыл бұрын
Karazay hhh legend wixii kaa hela ayaad layaabi
@ayoubisomali
@ayoubisomali 4 жыл бұрын
Ma civil engineering bad dhigata bro iska samir statics A- ban qatay alx imnkana sem 7 ayan dhamenaya ✌
@Abrakadaver11
@Abrakadaver11 10 жыл бұрын
i love this song!i don't really understand the lyrics but laila and tutuututuu laila laila will do for me!
@sarahjay5484
@sarahjay5484 10 жыл бұрын
Lmao same here
@mohamedosman1416
@mohamedosman1416 10 жыл бұрын
lolz dame guys
@malmo4235
@malmo4235 10 жыл бұрын
Hahahahaha turu turu will do for yah Yeaahh??
@saidade7811
@saidade7811 7 жыл бұрын
In God We Trust u
@ibrahimhajir3221
@ibrahimhajir3221 7 жыл бұрын
loooool u just made my day
@kaalomo67
@kaalomo67 Жыл бұрын
I can't stop listening to this song still watching 2023🤦‍♀️❤
@sabrinoromo2631
@sabrinoromo2631 Жыл бұрын
me👑 for ethiopian
@zuzuyoji3103
@zuzuyoji3103 Жыл бұрын
2023/7/1 listening
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 2 жыл бұрын
2013 xasuus anigoo da'yar ayaan Televesion-ka ka daawan jirey maantana heesta wan dareemaya. Nostalgia😪❤
@wadanisomaliyed9796
@wadanisomaliyed9796 4 жыл бұрын
Heestan Waxaan kudhageysan jirey Xerada Qaroontiga Ee kutaal Dalka Ethiopia Sheed dheer 2011 Mar Aan Halkaa gabadh kujeclaa Wali Ma ilaan Gabadhii Qalbigeykutaalaa
@mohashafici6227
@mohashafici6227 2 жыл бұрын
2022 if u are listening 🎶 this song 🎵 you legend 👏
@missayan2135
@missayan2135 Жыл бұрын
intay xasuus utahay like isr qasp maha 😢😢 waxa laga yapa malin un in an wax noqodo lekektan ad lasoo ordi doontaan
@missayan2135
@missayan2135 Жыл бұрын
😏😏😏
@cawil252
@cawil252 Ай бұрын
Xasuus iyo waayihii farxada iyo raaynraynta waagii aan kubada isbuuca 5 maalin kamidah dheli jiray ee aan fitka ahaa cajiib waqti aad u qurux basan badan buu ahaa waan ku raxeysan jiray heestaan aniga iyo asxaabtayda my home baladwayne halkii ugu mudnayad ee xasuustayda wanagsn taalo team buula qorox iyo dhamaan reer hilaac waa cabdiraxamaan somaali ex marey😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Heestaan waxa igu horaysay 2013 illaa hadda Kama xiiso dhicin yaaaaaaab
@aminajama9143
@aminajama9143 7 жыл бұрын
Heesta wlhi caadi maha xasuus ayay igu rebtay xx
@farhioabdihamiid7852
@farhioabdihamiid7852 6 жыл бұрын
Ani xitaa idaacada haben kasta laga soo deyn jirey Radio Garowe FM
@karimaali9122
@karimaali9122 6 жыл бұрын
also wll
@user-ub9zv4xw9i
@user-ub9zv4xw9i 3 ай бұрын
2024😂😂
@cabaascabdi2700
@cabaascabdi2700 3 жыл бұрын
War nio dadki saan musica utimi jirey Hada intee kabexeen Wlhi musica yaa iga gadan Best song Yaa jooga 2021 oo dhaln rabto🎶🌎🔥🔥🔥
@AmiinDaacad-yz2rx
@AmiinDaacad-yz2rx 27 күн бұрын
Run ahaantii heestan aad baan u jecelahy marwalba oo aaan dhagaysanayo wan ku raxaysataa ❤ Hooyaday macaan Allah ha iidaayo ayaa la yidhaa Layla waan jecelahay heesta 11jully 2024❤❤ soo noqosho wacan insha Allah nolol qurux badan baan rajaynayaa❤❤😊
@beingzylman
@beingzylman Жыл бұрын
First person to listen in 2023 🎊
@SakariyeJakarta
@SakariyeJakarta 5 жыл бұрын
big qadarin awale adan fanan somaliyet .👌❤❤❤ Yaa dhagaysanaya 2019
@hamza_sancho
@hamza_sancho 3 жыл бұрын
9 year old anoo ahbaan heestan maqlijiray maanta waan so raadiyey😀
@ubaxqaali749
@ubaxqaali749 2 жыл бұрын
Mahadsanid marhadad soxasusatay
@lailasalat2188
@lailasalat2188 3 жыл бұрын
2021 ya daawanaya 🤣Layla ❤️
@kaartokariye6355
@kaartokariye6355 4 жыл бұрын
Heestan gabar aan jecla oo layla ladhihi jiray ayaa I bartay kadibna nisiib daro xariif sxbkey ah ayaa overtaken igu sameyay oo gabartii iga kor qaaday markas heestan iska dhagaysan jiray kadib malin malmaha ka mid ah anoo gaari wata oo heestan ii shidan tahay ayey I Aragtay ayadoo kiina midha ay isku boodeen magalka igee ayay idhahday waa waday kadib waxay iga codsatay inan markale midowno lkn waa ka diiday malintas ayaa iigu danbaysay lkn ilaa hada wa jeclahay wlhi
@axmednuur556
@axmednuur556 4 жыл бұрын
Ogolow please
@kelebek33
@kelebek33 3 жыл бұрын
Xanuun wye wllhi ka ogollw see frxdiina usoonoqto wllo😢😢😢
@kaartokariye6355
@kaartokariye6355 3 жыл бұрын
@@kelebek33 wllo hada meshan wagaz jogay waa ka tagay lkn markan ka diiday runtii nin maseersan ahaa oo ka xun ninka kale oo ay iga raacday lkn ilinta indhaheda katimid anaa ka tiray oo runtii ana waa la ooyay gurigeda ayan geyay markas iigu danbaysay
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 3 жыл бұрын
@@kaartokariye6355 kaarto wa magac xirfad side lagaga dulqaday sxp mise mise magacan xirfadahisa ma lihid wa iska baxsatay🤣🤣
@nacuumi8187
@nacuumi8187 3 жыл бұрын
Isku Darren baynu nahay labadeenu jacaylku waa dhib ilaa hada waan jeclahay😭😭
@maskapoy3759
@maskapoy3759 4 жыл бұрын
Mobile miyaa lagu Duubay Heestaan 😂😂😂😂hdaa iga Dambeso like dhac Ku siii 👇🏻👇🏻
@fadumiinafadumiina4591
@fadumiinafadumiina4591 4 жыл бұрын
Yaa Ila Dawanayaaa 15 August 2020😢😭😭😭😭Xasuus bay itahay cawo
@gtp272
@gtp272 9 ай бұрын
Hestan wakhti an libya 🇱🇾 joogay iso xasusisa 2014
@queenhano2249
@queenhano2249 2 жыл бұрын
Hees tan dad ban baa ila hada dagesto waxa ficneed in marlabad la soo qaado with high quality Awale Adan legnd love❤❤
@muniirmohamed3818
@muniirmohamed3818 Жыл бұрын
It's 2023 and I'm still listening this song.. somalis out of this world fabulous.
@Cc___poi
@Cc___poi Жыл бұрын
Same😂
@sadiqgalayax2067
@sadiqgalayax2067 Жыл бұрын
Same
@khalidma4793
@khalidma4793 Жыл бұрын
Same zxp
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Same
@user-qx2zs3ym6v
@user-qx2zs3ym6v Жыл бұрын
Same😂
@sadaamabdirahman51
@sadaamabdirahman51 2 жыл бұрын
Jiilka naga danbeeya ee 2150 nool noo soo duceeya waxaa macquula inaanu idinka hoosaynee
@ibroztime24
@ibroztime24 2 жыл бұрын
🤞
@user-ol5wn3lo7d
@user-ol5wn3lo7d 4 ай бұрын
Who is still watching 2024❤
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Intii 2021 cafimaad ku dawaneysa like igu qabta
@queenalisha8557
@queenalisha8557 5 жыл бұрын
Masha allah walahi heestan markay soobaxday ilaaa wali waan fiirsna 2019 inta ila daawanayso like hayla dhaafin
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 6 жыл бұрын
2018 yaa ila socdo
@aunkoabdize
@aunkoabdize 6 жыл бұрын
G
@mabzuuddaahir9456
@mabzuuddaahir9456 5 жыл бұрын
sowdo ibrahn amin ani
@ayaansomali262
@ayaansomali262 4 жыл бұрын
2020 ayaan daawa naayaa
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 4 жыл бұрын
Sowda dhagool tittok io yb mel waliba wanu kala socona😂😂
@Km.carloz
@Km.carloz 28 күн бұрын
Still watching 2024 🔥❤
@cazmimoha1090
@cazmimoha1090 Жыл бұрын
Sanadku waa mid cusub 6/1/2023 Maalin jimco ah galabnimo abaaaro saacada 16:40 waxaan dib udhageysanayaa hees aan jeclaa yaraanteydii aan jeclaa haddi aad sanado kadib fariinteyda aragto isoo xasuusi 🥰
@Mohamett_gurxan
@Mohamett_gurxan Жыл бұрын
After 4 years Hello Zhp ma nooshahay 😂👋
@Sophia__Mohamed
@Sophia__Mohamed Жыл бұрын
​@@Mohamett_gurxan years aa😅😅
@ilwaad6411
@ilwaad6411 4 жыл бұрын
Yaa dawan 2020 allow heesaha inaga korih 😭
@Ur_faVgirl742
@Ur_faVgirl742 2 жыл бұрын
It's 2022 and still listening this song ilike it ♥️♥️
@cabdicaziizmoha9966
@cabdicaziizmoha9966 2 жыл бұрын
Yeah♥️♥️
@abdikanibidixo14
@abdikanibidixo14 Жыл бұрын
wxn garanayaa barigay heestan cusbeyd ayaa maalin is idhi qaad dabadeedna waxaan idhi[wixii i galaan la yaabay😂😂😂ilaa imika waan isku qoslaa wllHi😂😂😂].
@abdikariinakram1849
@abdikariinakram1849 Жыл бұрын
HeStan waxan dhageysana malin Arbaco tariikhduna tahy 24/5//2023 walba wxn diyarina examkii dowlda allow ufudude dhmn ardyda ila mid ah guul ❤😊 6:07 glbnimo ah iso duceya inti iga danbeyso
@faisalmowliid6284
@faisalmowliid6284 9 ай бұрын
Who is still here 2024
@amiinzack2928
@amiinzack2928 9 ай бұрын
2 month maa naga horeesaa 😂😂😂
@amiracaafi5545
@amiracaafi5545 4 жыл бұрын
22 november jimco 2019 xasus by iithy hestn wlle😭😭😭😭😭😭
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 4 жыл бұрын
Waaryaa dhagaysanaya 2020/7/26 maalin axad ah waa hees aad iyo aad classics ah oo dhan walba kawadata Legend Awale😍
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
yaa salaam Axsan caleeg 2023 🦻
@shukria101
@shukria101 6 жыл бұрын
Love is universal experience and I can totally relate to the feeling expressed by the song.....love it!!!! Wixii I helaan la yaabay aniguba 😍😍😍
@hamze5225
@hamze5225 4 жыл бұрын
*2019 hadaad dawanaysid 👇 Like*
@ZalmaaliZalmaali
@ZalmaaliZalmaali Жыл бұрын
Heestan gurigena kama dami jirin waayo ninkan adeerkay iyo aapahay puu u ekaa lapadana nalama joogin maalinte soo paxday ilaa hda waa daawadaa nafta ku sasapa awaloow apahay paa u egthy🥺😂😭
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP Жыл бұрын
Amazing!
@Abdullkheir
@Abdullkheir 2 ай бұрын
Wednesday, 16:32 Hrs, 22/05/2024.. 12 years down the line with grace of Allah❤.
@najma5520
@najma5520 3 жыл бұрын
It been 7 years and I’m here listening 😂❤️ Fan of awale ✌🏻y’all I’m Somali mixed with Arab but I’m proud begin Somali 😍😘AFRICAN GANG
@ramadanadammohammed462
@ramadanadammohammed462 2 жыл бұрын
Yeah
@vector_vector__
@vector_vector__ 2 жыл бұрын
that's fine . المهم انك لزاتي صوماليه واحنا نحبكي زي ما انتي ☺😘
@billowomar4944
@billowomar4944 2 жыл бұрын
Good one. Also mixture of somali and Arab
@yaasiraravaat4735
@yaasiraravaat4735 2 жыл бұрын
aniGana 10 sano marky kaso wareegen dhagysanaya🙆‍♂️😂😂
@munaabdihamiidabdahamiid9871
@munaabdihamiidabdahamiid9871 Жыл бұрын
2023 yaa ila dheysanaayo
@Kingmoha91
@Kingmoha91 Жыл бұрын
2022 Still watch 🔥 Hadad iga danbeyzah Like isar
@princessaynaartan804
@princessaynaartan804 Жыл бұрын
Heestan waxan walaldey la dhageysan jiray anigoo 15 ka hooseya mantan anigoo 21 jira ayan soo boqday sanadka cusub 1january 2023 bishii 1 malintii 1aad🥰😁🥳🥳🥳🥳🥳
@sacadismail4687
@sacadismail4687 Жыл бұрын
Insha allh mrkd lamaane yelatana wad so boqan donta❤
@najmamaxamedcabdi3761
@najmamaxamedcabdi3761 5 жыл бұрын
Qofkii ila dhageystay2019 like ha ii saaro
@MohamedAli-gn4fu
@MohamedAli-gn4fu 5 жыл бұрын
Me
@ahmadhanad778
@ahmadhanad778 4 жыл бұрын
just now
@lafahorekafaale1146
@lafahorekafaale1146 4 жыл бұрын
Waaa hees aan aad udhagysto ilaaa hada 2019 yaaa ila dhagysanaya farta taaag yaa somali maryoolay 😂😂😂😂😂😂🎵🎵🎵🎵🎧🎧🎧🎧
@Sharma_cade
@Sharma_cade 6 ай бұрын
Legend 2024 dawanayo like👍😂😂😂😂😂
@khadarjama7256
@khadarjama7256 Жыл бұрын
Still 2023 ❤
@Nuritahaji
@Nuritahaji 5 жыл бұрын
Guled simba heestan ayuu ka soo xaday shururuu🤣
@abdiwahaabfaabiyo247
@abdiwahaabfaabiyo247 4 жыл бұрын
Heestan markii igu horayzay een dhagaysto 2013 hargeisa jogay imika ka dhagaysanayaaH toronto canada😘😘😘😘💖
@asiaabdi3465
@asiaabdi3465 3 жыл бұрын
Ethiopia ayan jogay waan yaraa ilaa hada Ethiopia joga😭😭
@hamzetinle1634
@hamzetinle1634 3 жыл бұрын
@@asiaabdi3465 ka taG nh ithopia😂
@quruxleysidiihoyadeed1221
@quruxleysidiihoyadeed1221 3 жыл бұрын
@@abdiwahaabfaabiyo247 huuno Nawad o Canada nageey😃😃
@bilanissack8909
@bilanissack8909 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@deckow1186
@deckow1186 4 жыл бұрын
1/1/2020 maalin arabaca ah Kampala Uganda hadaad iga dambeeso like
@bishaaromohamed7170
@bishaaromohamed7170 5 ай бұрын
Hada yaa dhegysanyo 2024 xilligan hadad dhagysanyso like isaar
@muqtaaribnuxayir1429
@muqtaaribnuxayir1429 2 ай бұрын
😂
@abdirahmanmohamed5308
@abdirahmanmohamed5308 Ай бұрын
Heestani wxay so baxdey waqtigaan galay class 8 17 may primary school ❤ xikdhibn xasan cawale caynaan wlhy waqti bay ahyd ❤❤
AWALE ADAN l OH YEAH l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
6:27
Tusmo Films
Рет қаралды 8 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
King Khalid   Nagma
5:21
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Hees Cusub FARXAD Bye King Khalid ft Ikran Arale [Official Video]
5:19
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 9 МЛН
ismail Dannan - Qushuuc official music video 2020
5:46
Ismail Dannan
Рет қаралды 15 МЛН
Carafo
5:43
liban farah
Рет қаралды 2,7 МЛН
AWALE ADAN NASTEEX 2016  | CIYAAL WAABERI TV
6:38
IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 3,9 МЛН
AWALE ADAN 2012 IDIL OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
3:35
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
DAL IYO DUUNYO DULUF OFFICIAL VIDEO ( STUDIO LIIBAAN )
5:59
shidane com
Рет қаралды 1,6 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 245 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 329 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 765 М.