AWALE ADAN l OH YEAH l 2018 (OFFICIAL VIDEO)

  Рет қаралды 8,467,121

Tusmo Films

Tusmo Films

7 жыл бұрын

3,000000 views
Tusmofilms productions
Produced: jamaal cadaawe: Mow Abshir
DOWNLOAD OH YEAH ON. ITUNES,GOOGLE PLAY,AMAZON AND ALL STORES
ITUNES
itunes.apple.com/us/album/oh-...
GOOGLEPLAY
play.google.com/store/music/a...

Пікірлер: 3 700
@Tusmofilms
@Tusmofilms 7 жыл бұрын
fadlan hadaad daawatay videogan subscribe tusmofilms mahadsanidiin... waxaan idiin soo gudbin doonaa heesaha kuwa uGu topsan
@AHMEDALI-rm3oh
@AHMEDALI-rm3oh 7 жыл бұрын
Tusmofilms horey u socda sxpyaal
@dhiidhaamohamed
@dhiidhaamohamed 7 жыл бұрын
Tusmofilms go go go go go be fast we need u any time
@akae5153
@akae5153 7 жыл бұрын
ᑕᗩᑭᗩᗷᒪE ᔕᕼEEKᗩᗪᗩᑎ ᗰᑌᑌ KEEᑎᗩY ᒪᗩᒪᗩᒪᗩᗩᗩ ᗩᗯᗩᗩᒪOᗯ Tᗩᑎ ᑎᗩGᗩ ᔕOO ᗷᗩᗪᗩᒪ ᕼᗩᗪᑌᑌ ᗩᒪᒪE IᗪᗰᗩᕼᗩᗩYO
@cescawga9722
@cescawga9722 7 жыл бұрын
Tusmofilms done
@qalbidhayadhaya9377
@qalbidhayadhaya9377 7 жыл бұрын
Tusmofilms well done you guys made best video ever
@azadamiiruk1865
@azadamiiruk1865 2 жыл бұрын
Hargesia joog ama muqdisha. Jabuuti joog amaa jigjiga. Boorama. Joog amaa beledweyn. Fanaankaagu waa Cawaale. Inta igu raacsan likes 🤌🙏 From Djibouti 💋🇩🇯
@msskayfinahassan
@msskayfinahassan 6 ай бұрын
Yaa moog bal 😅
@fraternondongguineaecuator292
@fraternondongguineaecuator292 5 жыл бұрын
Awale Adan the best singer from somalia, me I don't know somali language , but when I listening awale I feel like someone know and understand somali Lang. , I am from equatorial genie. I love somalia our brothers and sisters, If loved me just give me like thanks.
@aziadegan1813
@aziadegan1813 5 жыл бұрын
Welcome my bro
@deekojudith8790
@deekojudith8790 5 жыл бұрын
Allow wiilaka ida cawale aadan amiin
@abdullahiahmed3425
@abdullahiahmed3425 5 жыл бұрын
Hes from Djibouti
@mohamedmohamed-vv6ds
@mohamedmohamed-vv6ds 5 жыл бұрын
@@abdullahiahmed3425 djabuti is apart somai people Bro dadka hakala saarin we are same people wadamada unbaa kala badalan
@cr.kaambul6355
@cr.kaambul6355 4 жыл бұрын
F Ndong welcome
@adenmahmet780
@adenmahmet780 4 жыл бұрын
2020 yaa fiirsanyo😂like u qabo hada awale taagerto
@ahmedaj5433
@ahmedaj5433 4 жыл бұрын
😁😁😂
@ameeshaqalih8088
@ameeshaqalih8088 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣cawali heesihisa maba dayo fanan an aad utagiro
@muniimuniii6419
@muniimuniii6419 4 жыл бұрын
🤝
@xamdac.raxman6482
@xamdac.raxman6482 4 жыл бұрын
Kkk calaacal.com
@boqolcabdiraxmaan5999
@boqolcabdiraxmaan5999 4 жыл бұрын
Heesta kaliyah an cawale kadhageesto
@engabeez4416
@engabeez4416 6 жыл бұрын
Styl=100% Action=100% Erayada=100% Edeting=100% Camera=100% Music=100% Codka=100% laxanka= 100% Are agree with me!
@nasteexoadan5493
@nasteexoadan5493 6 жыл бұрын
Maskax Boy who ia
@nasteexoadan5493
@nasteexoadan5493 6 жыл бұрын
Maskax Boy who
@nasteexoadan5493
@nasteexoadan5493 6 жыл бұрын
Maskax Boy and
@nasteexoadan5493
@nasteexoadan5493 6 жыл бұрын
Maskax Boy zoi
@nasteexoadan5493
@nasteexoadan5493 6 жыл бұрын
Dingy
@flamingonoah6269
@flamingonoah6269 7 жыл бұрын
I'm from Lebanon and I love Somali songs🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾
@wl_ahzaap8066
@wl_ahzaap8066 2 жыл бұрын
welcome to somalia
@amiintahliil6154
@amiintahliil6154 2 жыл бұрын
WELCOME IAM THE HEAD MASTER OF TUSMO FILMS
@marwamusse4522
@marwamusse4522 Жыл бұрын
Is Djibouti 🇩🇯
@sihaamsaciid6997
@sihaamsaciid6997 3 жыл бұрын
Yaa firsanoyo 2021 👇🏻❤️ like ha iga dhafin yaqey 😂
@hamdiabdi8904
@hamdiabdi8904 3 жыл бұрын
✋✋
@muhiimyaaziin7740
@muhiimyaaziin7740 3 жыл бұрын
@@hamdiabdi8904 K
@hassanhidig6895
@hassanhidig6895 3 жыл бұрын
Heesaha iska dhaaf caaney😂
@umalkayr8801
@umalkayr8801 3 жыл бұрын
Me hada
@caaishocabdiqaadir2817
@caaishocabdiqaadir2817 3 жыл бұрын
Ani hadaa fiirsanooyaa
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 жыл бұрын
Heestan yaa dhageysnaya 2022 ❤️ Awale adaN daheye Awale casri 🔥🔥
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 2 жыл бұрын
☝️
@munoabdikadir3458
@munoabdikadir3458 2 жыл бұрын
ani💕
@mumtazsh.mukhtaar2699
@mumtazsh.mukhtaar2699 Жыл бұрын
🤟😅
@aaminoyusuf9277
@aaminoyusuf9277 Жыл бұрын
😁✌
@samiirali7464
@samiirali7464 Жыл бұрын
Ani waqtigaan hhhhh
@abdullahiadan5644
@abdullahiadan5644 6 жыл бұрын
I’m from Sudan 🇸🇩 so ilike somali music ❤️❤️
@drfoziyare3876
@drfoziyare3876 6 жыл бұрын
Abdulahi Adan gukcjjcgg
@ayanquman8327
@ayanquman8327 5 жыл бұрын
DJGDUHCNMIUFJYGDZKKw
@engzaki8221
@engzaki8221 4 жыл бұрын
الله يعزك👍👍👍
@alfaalfa3165
@alfaalfa3165 4 жыл бұрын
Hhh
@xasankaafi5416
@xasankaafi5416 4 жыл бұрын
Adoontii allah from 🇸🇩 hhhhhh
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir 7 жыл бұрын
waa fananka kaliya ee shanta somali ay aaminsanyihin Awale noolow fanaan qaran🇩🇯🇶🇮🇷🇸🇴😍😍😍😍
@samilove1608
@samilove1608 7 жыл бұрын
isku xiraha dunida waa runta bro afkiisa iyo adinkisa waa laga amaan helay
@sacdiyoaden9926
@sacdiyoaden9926 7 жыл бұрын
isku xiraha dunida that's is the truth
@maxamedaxmed9646
@maxamedaxmed9646 7 жыл бұрын
Cawale masul sare
@keepgoing1695
@keepgoing1695 7 жыл бұрын
Maxad kataqan cawale wa reer jabuti wney necebyihin reer smlia all
@abwaangeele8292
@abwaangeele8292 7 жыл бұрын
Isku xiraha dunida bro fikirkaga waa khaldan yahay cawaale waaa fanaaan jabuutiyan ah jeclna shanta somalia wana fanaaan somaliyeed oo afka somaliga ku heesa somalia oo dhan sharaf ku leh somalida neceb
@sielehabtom2029
@sielehabtom2029 6 жыл бұрын
Iam Eritrean I like somali People 🇸🇴
@somalilandhanolaato8111
@somalilandhanolaato8111 6 жыл бұрын
Siele Habtom We Love Eritrean People Welcome to Somalia
@ayumay8714
@ayumay8714 6 жыл бұрын
Siele Habtom we also love u konjit
@abdirahmanmohamed7147
@abdirahmanmohamed7147 6 жыл бұрын
Been baad shegtay
@user-gx3lm5jv2y
@user-gx3lm5jv2y 6 жыл бұрын
Siele Habtom انا بحب اغاني صومال اكتر اغاني عربية
@mshaakir4155
@mshaakir4155 6 жыл бұрын
Siele Habtom thnk u very much
@rudwaandayax9225
@rudwaandayax9225 8 ай бұрын
Heestan waxaan ku soo xasuusta sxpkey khaalid Apdi ciyow Marna captankayga ahaa oo aan 5 sanno hal koox u Wada ciyaaraynay heestan wuu iska jeclaa markasta wuu dhageysan jiray 2020 ayaa isku kaaya danbeysay and just now I am in europa I miss you sxp 💔😭🙃rag inuu wado joogno wakhtigaa diidey😢
@liidarajo2605
@liidarajo2605 4 жыл бұрын
heestaan markaad daawatid maxaad dareenta like isaar haduu dareenkada isbadalo😥
@abdishakuuormohamed5957
@abdishakuuormohamed5957 3 жыл бұрын
Jcl really ❤💥💯❤
@cabdiwalimaxamedxersi843
@cabdiwalimaxamedxersi843 2 жыл бұрын
Revenge 👈
@hoodoibraahim2512
@hoodoibraahim2512 18 күн бұрын
Naxcayb 😂😂
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 7 жыл бұрын
Heestan dhan walba waa ka dhisantay maalmo kooban bayna ku gaadhi doontaa 1M V Erayada: Ahmed Ali Antar 💯 Codka & Laxanka Awale Adam 💯 💯 Music : Ariido 💯 Duubista 💯 Fanaaniinta Somalida Awale wuxuu kaga horeeyaa Ariido Music ninkaa canfariga a ah baa dadka dhaafiyay The best Somali Artist Awale Adam Daheye 👏👏👏👏👏👏👏👏
@saforahajihabiib3903
@saforahajihabiib3903 7 жыл бұрын
inta hesta dhageysanayo wxn jeclan jray ina cmmnts ka aqriyo hada maxa la aqriya like isaar unba arketsa waryaaada liketa mxa ka heshan😏🙄
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 2 ай бұрын
Nio soomaad arkin ciyaalkan ma lacag ba lagu siinaya tolow 🤣✌️
@Farayare451
@Farayare451 Ай бұрын
Yaa dib ugu soo laabtay heestan laxanka iyo musica macaan saaran yihiin siduu udhagaysto ❤✌2024
@hackerboy4498
@hackerboy4498 6 жыл бұрын
Fanaaniinta somaliyeed kuwa aan qabyaalada aqoon number 1 buu ku jiraa ninkan
@MrKKAFI
@MrKKAFI 6 жыл бұрын
Toujours au top frèro
@faadumomahamednuurmusalsal6617
@faadumomahamednuurmusalsal6617 6 жыл бұрын
Hacker Boy yes👌
@ridwanapdirahman407
@ridwanapdirahman407 5 жыл бұрын
Resetter 44rr
@ridwanapdirahman407
@ridwanapdirahman407 5 жыл бұрын
Jhhpu'9
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
@@ridwanapdirahman407 ninkaasi ma shoodhe geela
@damaashaad5483
@damaashaad5483 7 жыл бұрын
suntaad laqdana liqsii islahayd adaa laqlaqe sidee wax lahyd caadi mahan heestaan like qofki manta idhiibta biri iga helaya 😂😂😂 no more....
@abdallaabdikarin4558
@abdallaabdikarin4558 7 жыл бұрын
💪💪Cawaale Aadan Fanaan-ka Kaliyee Somali oo dhan ka dhaxeeyo ama ay usiman yihiin ❤❤❤❤ Hadaad igu Raacsan Tahay Like😍😍
@dakkdak8463
@dakkdak8463 6 жыл бұрын
🐕🐕🐕🐶🐩🐈🐈🐈🐱🐀🐀🐀🐀🐁🐁🐭🐭🐭🐹🐹🐢🐢🐢🐢🐇🐇🐦🐦🐓🐰🐓🐔ķkkkkkkkkkkkk
@hamzeabdiali2003
@hamzeabdiali2003 6 жыл бұрын
abdalla abdikarin awaleh wa fanan reer djabuuti ah
@heleneri425
@heleneri425 6 жыл бұрын
I'm from Eritrea I love somali songs we are one we have love you so much Somali people💖💖💝💝
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 жыл бұрын
Compliments Eri we too like Asmarans
@sufiyaanmaxamad1641
@sufiyaanmaxamad1641 3 жыл бұрын
Thanks 💋💋💋♥️🙏
@fardowsaqueen6477
@fardowsaqueen6477 3 жыл бұрын
❤🧡💝❤💛💞💕💘💖
@farhiaalisamatar9053
@farhiaalisamatar9053 2 жыл бұрын
Thanks
@zakariye1128
@zakariye1128 2 жыл бұрын
Thanks
@waa_abdikarem
@waa_abdikarem 6 жыл бұрын
My legend Awale Isma Badalayo Waligii Waa Diego Costa Oo Kale♡
@abdirahmanhassan1468
@abdirahmanhassan1468 7 жыл бұрын
inta fanka cawaleh jecel lik igu cawiya!!!!!!! je comte sur vous hhhhh
@helenebouh9806
@helenebouh9806 7 жыл бұрын
abdirahman hassan mw je suis contre cet type sinon cest un bo chanson
@cabdirashiidbashiir6992
@cabdirashiidbashiir6992 6 жыл бұрын
kpliy
@hiboibrahim8803
@hiboibrahim8803 6 жыл бұрын
Ppp
@seylacpubgnextking6397
@seylacpubgnextking6397 7 жыл бұрын
Styl=100% Action=100% Erayada=50% Edeting=100% Camera=100% Music=100% Codka=1,000% Are agree with me!
@abdihussien1924
@abdihussien1924 7 жыл бұрын
Hussein Elmi iuy
@somaliqn3107
@somaliqn3107 7 жыл бұрын
Hussein Elmi Ereyada 80% Inta kle kugu racsanahay
@zakiyare3792
@zakiyare3792 6 жыл бұрын
Xooga Channel ereyada waa 100%
@suweysqurux1924
@suweysqurux1924 6 жыл бұрын
Xooga Channel ereayadda waaa 100%
@user-ze5qc6pr7g
@user-ze5qc6pr7g 6 жыл бұрын
Xooga Channel
@wllsalman2513
@wllsalman2513 5 ай бұрын
Who stiil watching 2024😂
@sahalsinje2542
@sahalsinje2542 4 ай бұрын
YOw😂❤
@Abdikafi252
@Abdikafi252 4 ай бұрын
4/4/2024 21:24pm
@naimamoha8262
@naimamoha8262 3 ай бұрын
👆
@yaxyeaadan7213
@yaxyeaadan7213 3 ай бұрын
​@@naimamoha8262😅😊
@mkkamiil4080
@mkkamiil4080 3 ай бұрын
Me
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 11 ай бұрын
Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍🙏🥺 08/9/2023❤
@ayaananfac7452
@ayaananfac7452 Ай бұрын
Wan kaadanbeeya lejend
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS Ай бұрын
Thanks Ayaan❤
@ahmedadem711
@ahmedadem711 7 жыл бұрын
Hadaad ladanay xiskyga lahyd Laabtyda hadaa ar daa kulahyd Oo aad lahashiyo karaamo lahyd Laxowga inta ku liinbax lahyd Ayu laalmaye......AX Laalmaye Ayu laalmaye Maxa is lahyd Oh yeah oh yeah 🔥🔥🔥🔥
@MaicoRecords
@MaicoRecords 7 жыл бұрын
Beautiful music indeed. Much love to you from Eritrea my brother. Keep it up.
@nabihasaid8162
@nabihasaid8162 7 жыл бұрын
W love you also from djibouti people. the singer is from djibouti also
@caddaaladsinaan947
@caddaaladsinaan947 7 жыл бұрын
Nabiha said It doesn't matter where he was born. He's somali period.
@pharahnoornooruu8416
@pharahnoornooruu8416 7 жыл бұрын
Maico Records I love Eritrea girl I am from Nairobi
@shaficiroraye
@shaficiroraye 7 жыл бұрын
Very good Eratreans are our brothers and sistem we love them, We are happy to enjoy our Musics, and best Singer Awale Adan.
@jimcaalesstv3156
@jimcaalesstv3156 6 жыл бұрын
Maico Records from somali we love too blood brothers
@allemahdi3624
@allemahdi3624 6 жыл бұрын
Fanaanka kaliya ee somali Re ku heesay af Qafar, French, Oromo, Englisch iyo wlm hadana Xiddiga Afrika u tartamay weeyaan 💪🔥🔥🔥
@warsamedacad123
@warsamedacad123 5 жыл бұрын
2019😭😭😭😭 heestaan meel ayeey iitabeeneysa walhi 😭❤
@shirhanabdi3983
@shirhanabdi3983 7 жыл бұрын
Laciif waye hadad islaheyd - Awale Aden guuleyso walalkeen 😍😍 - like haiga xasdina walalkina ahee 😂😂
@fartaxaaji9690
@fartaxaaji9690 7 жыл бұрын
Hadaanan aaqiro qomkisa kamidnoqoneyn cawaale qalbigaanka tagerilahaa afka Mahee waa will somaliyed walina dulmigisa anan maqal insha alah inuu hanuuno irsaaqad tanka qeyrbadana alle siyo ubaryayaa my walal aad somalidu u amanto. Subane rasulken scw ayaanoshegay ninkey sedex qofood oo muslim ah wanagisa isku racaan inu ehlu jano yahay alle janada hageeyo hanaso hanunsho
@khaalidosmanmohamed6264
@khaalidosmanmohamed6264 6 жыл бұрын
Farta Xaaji gabar ayaa thy abayadey shugran in badan dadka hanuuni
@drssadia7591
@drssadia7591 6 жыл бұрын
Farta Xaaji ameen yaa rabii
@reslerwar3428
@reslerwar3428 5 жыл бұрын
Farta xaaji allah haku daayo wll
@reslerwar3428
@reslerwar3428 5 жыл бұрын
Ee please numberkaga ma helayaa wll ado raaliya
@babayabdalla1189
@babayabdalla1189 5 жыл бұрын
waa runta wll waa wiil simaliyed oo aan somali u kala soocnen
@samattarrr
@samattarrr Жыл бұрын
Lacbad aragtod u dhaayo lahayd Legba seega miyad is lahayd Lugba faras dhafii bad is lahayd Libaaney kumad lo,go is lahayd ❤🥺
@zuleekhaziman6253
@zuleekhaziman6253 Жыл бұрын
🥺🥺
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 Жыл бұрын
@@zuleekhaziman6253 wlhi xabad kama fahmin luqada jabutiyanka miyaa from muqdisho kkk
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 Жыл бұрын
@@zuleekhaziman6253 halimo maxa ninka sas ugashy
@Munayo12
@Munayo12 Жыл бұрын
@@axmeddaacad9497 ma midhba hhhh😂😂😂
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 Жыл бұрын
@@Munayo12 Haa wlhi midna kama fahmin ciyaal xamar hadan nahay wey inagu adag thy wlhi kkk
@yuwaazackl311
@yuwaazackl311 6 жыл бұрын
Hooy ragaa gabdhaaha caayayow ogaada meel laguuma garo caadi gabdhaaha bal fiiriya awale Aden waligiis maso qaasin hees gabadho Ku aflaagadey naayo waanaka super noqdey gabdhaaha hala dhowro waa igaa waano haadan saxanahay like isaara plz
@maryanabdi1143
@maryanabdi1143 6 жыл бұрын
Saax wallal
@kdervishkhalil2992
@kdervishkhalil2992 5 жыл бұрын
Heestanaba Buufinee 😂
@najax.cabdilahi4526
@najax.cabdilahi4526 4 жыл бұрын
Haawaligay.ma.Araag.hablaaha.isago.cayaya.aman.mooyane
@barwaqodhemanyartajwxo4949
@barwaqodhemanyartajwxo4949 7 жыл бұрын
waaw fananka fananinta somaliyed ugu khatarsan cawale adan daheye fanan kugadha lama hayo nimcan hilaac aya inyar kuso jira maha miid kale oo kidhow ma jiro cawale oo so ragal ciliyey yaa ila arka asxabta an weheshadow😃😃😘😍❤💙💚💛💜👌👌👍👍✌👊
@joorjeboy3891
@joorjeboy3891 7 жыл бұрын
Wwwo wlhi hees cajiib ah waaye awaale adan waa fanaan banaankiisa Ku dhacay hadii aad igu raacsan tahay like isaar plz 😂
@najjnjj2411
@najjnjj2411 6 жыл бұрын
V
@abdikarimahmed4475
@abdikarimahmed4475 6 жыл бұрын
Joorje Boy
@hassanabdi9526
@hassanabdi9526 6 жыл бұрын
Joorje Boy w
@Monariirash
@Monariirash 6 жыл бұрын
Joorje Boy yuuuu
@azezmo
@azezmo 6 жыл бұрын
Jouckfkfkorje Boy
@sharmarkeibrahim9904
@sharmarkeibrahim9904 5 жыл бұрын
This is my song ! I play it atleast 15times a day ! You know what its all about me , and what happened to me , Everytime i remember that i play and relief from the pain ! Thanks awale
@mahamedmohamudyusuf2506
@mahamedmohamudyusuf2506 3 жыл бұрын
2021-3-8 intii ila maqlaysa ee iga dambaysay Like igu qabo 🔐
@radak662
@radak662 7 жыл бұрын
Hesta ugu shidan sanadkan dhamad kisa aye noqone hestaan cawale cid kadawa hadli karto majirto boqorka fanka hadi ad igu racsan thay like igu qabo fadlan😎
@radak662
@radak662 7 жыл бұрын
kabuja Channel ok sxb 😊😊
@hoodoharuun619
@hoodoharuun619 7 жыл бұрын
nice sxp
@hoodoharuun619
@hoodoharuun619 7 жыл бұрын
nice sxp
@ibrahimfarah1050
@ibrahimfarah1050 7 жыл бұрын
Awale fananka ugu codka Mac hesihisana murtiba kujirta
@mphore
@mphore 7 жыл бұрын
Cawale in uu boqorka fananinta yhy waxan ku garaya suuqiisa macnha sida ay dadku udawanayan yaa igu racsan 👀👀👀🤙🤙💂💂
@yonisinji8032
@yonisinji8032 6 жыл бұрын
Hadaad ladaneey xiskayga lahayd laabtayda hadaad ardaa kulahayd Oo aad lahashiyo karaamo lahayd Laxowga intaad kuliinbax lahayd Ayuu laalmay Ah laalmaye maxaad is lahayd
@user-kd8vq3sk3f
@user-kd8vq3sk3f 13 күн бұрын
Habeen an london joogo iy heestan cawale adan jawigana roob yahay ❤ alxmdulilah
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 7 жыл бұрын
Awale has been in the game for so long since he was little boy. He is more talented has more experience than anyone else out there, that's why his songs are top quality. he is truly one of a kind. If you agree please like saar.
@shugrishiishii7025
@shugrishiishii7025 7 жыл бұрын
www
@xoxo_riley924
@xoxo_riley924 7 жыл бұрын
Fanka iyo suugaanta I agree and he sings in pure Somali and doesn't use Arabic or Indian beats. very Authentic I like this singer only Somali singer I listen to.
@---7573
@---7573 6 жыл бұрын
Awale fanan gadhaya majiro wlhi he is so talented much love awale😍😍
@cawiitomohamed70
@cawiitomohamed70 6 жыл бұрын
Cawaale 111111
@ayanladan5139
@ayanladan5139 6 жыл бұрын
You r right and your comment deserves a like but u don't have to ask for it.
@samriyeabdiwahab6158
@samriyeabdiwahab6158 7 жыл бұрын
Laac baad aragtood u dhaayo lahayd lag baase agyaal miyaad is lahayd lugbaa faras dhaafi baad is lahayd libaan dheh kumaad lugoo is lahayd😙😙❤😅😅 Caawa wan faraxsneye faraxda il qataaa
@ruweidemohamed7744
@ruweidemohamed7744 6 жыл бұрын
Samriye Abdiwahab 😂😂😂Ani xata wlh
@idirisjama4871
@idirisjama4871 3 жыл бұрын
Ha guulayto cawaale
@idirisjama4871
@idirisjama4871 3 жыл бұрын
0634551645
@yaxyecabdilaahi5883
@yaxyecabdilaahi5883 3 жыл бұрын
KolOybaH Adiga Oo Aamuzan Ayaad AkHriyayzaH CommEntigan E 🤣🤠💢 Adiga Oo Aamuzan likE 💢💞💖💫 yEar ²⁰²¹
@khalidabdiwadad1129
@khalidabdiwadad1129 2 жыл бұрын
😂✋
@daaweeye114
@daaweeye114 6 жыл бұрын
I see this legend as an outstanding musician in Africa....He will oneday win the trophy of African Music.
@raxiimarashiid4738
@raxiimarashiid4738 7 жыл бұрын
comments heesaha kama bixiiyo but Awaale Adan uu u qalmaa he is the only one and everyone loves him❤❤❤Big Respect🙌🙌🙌🙌 Awaale Adan
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Qoftaan Ma Noo Shahay Tollow
@99yash12
@99yash12 7 жыл бұрын
Aduunka Wax lagu Arkeen Malaha Dadkan ayagaa kusoo Raadsanayo Wanaag kuu sameenayo ilaa ee jacyl kugu abuuran kadibna ayagoo waxba kuu sheegin ayee baxayaan heestan micnaheed ani saas ayaan ufahmay erayadeedana wee ine ani igu socdaan ayaan moodayaba
@HipaJamac-xu7bj
@HipaJamac-xu7bj 3 ай бұрын
😔💔
@abdizamad7664
@abdizamad7664 3 жыл бұрын
Inteey nag hilfaha uqaday oo hestan soradiyay like😂😂👈2021
@khadarabdi2764
@khadarabdi2764 2 жыл бұрын
@@muniraaxmed1448 waad fahmi doonta
@lechimiste3547
@lechimiste3547 Жыл бұрын
ina heestan Miss xiis loogu si gaday inta ila fahantay likeytu waa xaakina🙌
@ciyaalxamaraahay2714
@ciyaalxamaraahay2714 7 жыл бұрын
Fanan 2 Maahin Wale Cawaale Fanan Cod mcn Fanan Qabyalad Aan Aqoon Fanan Heesihiisu Murti Fanan Somalinimada Aad Ugu Weyn Intaba Waaa Cawaale Yaa Dood Kaqaba ?
@abdirahmanelmi4786
@abdirahmanelmi4786 2 ай бұрын
Haa walhi
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 7 жыл бұрын
like isaaar waxaan hada isla dhagaysanaynaa gabartaaa aderka u ahay amran xasan cali khayre waxa ku leedahay cawaale fananka sanadka madaxtooyda xitaa waa lagaa jacel tahay
@salmaanhassanofficial6763
@salmaanhassanofficial6763 2 жыл бұрын
inta aaminsan inuu awaale aadaan fananka geeska Africa yahay shaqadiina qabsada👈
@hoodoayaan4600
@hoodoayaan4600 4 жыл бұрын
Iam Somalis girl but I don't know Somali language Iwould like to learn now that I have learnd at little but I will complete If Allah say my life and love my people Somalis Wanijeclay walailayal
@zakariaalinur6056
@zakariaalinur6056 4 жыл бұрын
I'm ready to teach you the somali language
@mursalwarsame5839
@mursalwarsame5839 4 жыл бұрын
İnchallah we will learn😍
@Cawad-Qaro
@Cawad-Qaro 4 жыл бұрын
I Will be Your Tutor😂.
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
O Ajaanibtana Hoodo Mala Baxdaa Tuug Laqabtay Talo Malahan Abaay😂😂😂😂
@jamafrance2597
@jamafrance2597 7 жыл бұрын
Inta Cawaale boqorka Codka u aaminsan like igu qabta 👌🏻👌🏻😍🔥
@niakaya2718
@niakaya2718 7 жыл бұрын
Jama France 😂😂😂😂 halkana maa joogta
@jamafrance2597
@jamafrance2597 7 жыл бұрын
Abtio boqorka Codka uso galaY #Nadia
@hafsamohamed9440
@hafsamohamed9440 7 жыл бұрын
Jama France haye haye France
@shushmitalovehindia4967
@shushmitalovehindia4967 7 жыл бұрын
Jama France subscribe ha iga iloowin
@abdiwali5475
@abdiwali5475 7 жыл бұрын
+Ayuusha Girl hhhhh 👍 💯✔✔
@mahamedissesiyad8396
@mahamedissesiyad8396 7 жыл бұрын
Awale adan ninka kaliya ee somalii kufantoo intaa igaa dhambeso #like iguuroonada
@ogfideo5589
@ogfideo5589 7 жыл бұрын
Wow
@thecatonacouch9371
@thecatonacouch9371 3 жыл бұрын
Who listen in this beautiful sound 2021 wonderful🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
CORONAVIRUS waxaa ka awood badan Musicga ARIDO 😂😂
@khadarabdi2764
@khadarabdi2764 2 жыл бұрын
Ariido adel
@khadraomar2107
@khadraomar2107 7 жыл бұрын
Styleka cusub ee uu la yimid Awale intee aragta😂
@khadraomar2107
@khadraomar2107 7 жыл бұрын
Riyad Mahrez dhan weliba brother
@kinkeybashaash6748
@kinkeybashaash6748 7 жыл бұрын
😀😀😀😀
@kinkeybashaash6748
@kinkeybashaash6748 7 жыл бұрын
😀😀😀😀
@kinkeybashaash6748
@kinkeybashaash6748 7 жыл бұрын
😀😀😀😀
@mostaphedugta4734
@mostaphedugta4734 7 жыл бұрын
hala ii geeyo cawaale 😂😂😂
@aminhousein2178
@aminhousein2178 7 жыл бұрын
mostaphe Dugta waa lagu geynaa😂
@queenifraah5098
@queenifraah5098 4 жыл бұрын
Laciiif weyan Haddad is lehyd OO AAD LADANEEY DAN GAAAR LAHEYD 😭💔. 2020
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 4 жыл бұрын
Naaagaha soomaalida qofka dushiisa sare iyo maryaha uu qabo kaliya ayay fiiriyaan, ilaahay amarkiis, Bal adba 🤔
@mahadali4520
@mahadali4520 6 жыл бұрын
Baydka kowaad: Hadan Laabkici shalayto lahayd, Ladh beena ku soo ka leexo lahayd, Laciif weeyaan hadaad is lahayd, Oo aad ladaneey dan gaara lahayd, Adaa is luree miyaad war la'ayd, Oh yeah (2x) .................. Oh yeah Lugooyo hadad u geyso lahayd, Ladnaanta hadad ka laaso lahayd, Sunta laaqdeed dhansii is lahayd, Adaa liqliqee sideed wax lahayd Kooris Hadad ladaneey xiskayga lahayd, Laabtayda hadad ardaa ku lahayd, Oo aad lahashiyo karaamo lahayd, Laxawga intaad ku liinbax lahayd, Ayuu laalmayee maxad is lahayd Baydka labaad: Dhaxaaad is lushee hadad is lahayd, Dartaa ha lumee saar leexo lahayd, Waa layliyoo wa labeen dhalayd, Oo uu laqayoon aad hoos u lahayd, Imay legdin beentii shaadhka lahayd, Oh yeah (2x) .................... Oh yeah Lacbaad aragtood u dhaayo lahayd, Lagbaase ag yaal miyaad is lahayd Lug baa faras dhaafi baad is lahayd, Liibaanee kumaad lugoo is lahayd. Kooris Hadad ladaneey xiskayga lahayd, Laabtayda hadad ardaa ku lahayd, Oo aad lahashiyo karaamo lahayd, Laxawga intaad ku liinbax lahayd, Ayuu laalmayee maxad is lahayd
@thexaynoosh
@thexaynoosh 6 жыл бұрын
Mahad Ali thanks
@ismanmohamed3724
@ismanmohamed3724 6 жыл бұрын
Mahad Ali asc bro
@zack6859
@zack6859 6 жыл бұрын
Thanks bro
@funnyboyfunnyboy7212
@funnyboyfunnyboy7212 6 жыл бұрын
Mahad Ali. Waad mahasaantahay sxb sare lkn ayado qoral ah maad isoo diri karta boos
@kosadenisse733
@kosadenisse733 4 жыл бұрын
Copy
@akarimosman6887
@akarimosman6887 7 жыл бұрын
oh yeah Ada liq liqee sided wax lahayd cadi Maha😝😝😝😝
@osmandalmer3676
@osmandalmer3676 7 жыл бұрын
The transparency of the music, calmness behind it, clear words.. that is what I call professional Singer + his team..
@Qani_10
@Qani_10 2 жыл бұрын
Sideyda Oo Kale Hadaa 2021 U Soo Xiisty Ha I Dhaafin ❤🙏 Peauty Song 🥺
@ibraahimmohamed4448
@ibraahimmohamed4448 4 жыл бұрын
Suntaad laaqde dhansii is lahayd adaa liq liqe sideed wax lahayd.
@nagati877
@nagati877 7 жыл бұрын
I can't get enough with this song, with your Beautiful Voice. Merci pour les belles chansons Awaleh Casri !
@abdirahmanmoha6786
@abdirahmanmoha6786 7 жыл бұрын
fanaankan waa taageersan tahay , heesaha uu so saaro 5M and above ayaa iska daawato ! Like igu qabta waraada 😊
@abdifataxxaaji8613
@abdifataxxaaji8613 7 жыл бұрын
Cawale inta ila taageerta like aan izku aragno Magiciiza like zaar Awale Adan the only leggend the only one ⭐️⭐️⭐️
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Awale aden love aan kuugu ahay wlhi Canada markaan tagay xitaa inaa ku arko wan rabay Lkn meysan iisuurto galin😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Iinoolow 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Riyad Mahrez 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Saaas ma ahn aboowe awale markaan 12 yrs jiray aan dhageysan jiray wlhi waalidkey aan ka baqaayo xotaamusqusha ku dhageysan jiray marka ilma nimadeyda ayaan iska jeclaay Ee love ka dhowr nuuc eh kii guurka kaliya ma ahn yaaqey caadi iska dhig Waligey kuma fakirin nin xaas le eh inaa guursado ama guri dhisan inaa dumiyo allaahuma najinaa Just walaaltinimo ayaan u jeclahay awalena waa istaahilaa in nafta loo huro xitaa becouse soomali oo dhan ayaa jecel rabbe ha xifdiyo
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Riyad Mahrez amiin yaa rabbe Jazakallah khair wallkey cade rabbe haku xifdiyo qurux
@osmansaidali5015
@osmansaidali5015 6 жыл бұрын
The only and one awale inaba caadi ma ahan 😊😍👍
@raysroneyyoutube6499
@raysroneyyoutube6499 6 жыл бұрын
masha allah weeye
@drismailhadalzame8900
@drismailhadalzame8900 6 жыл бұрын
Asmo Curada cida anpa zxp kula qapaY marki lapad pa Arkay
@somalidamaantay352
@somalidamaantay352 4 жыл бұрын
I'm Egyptian 🇪🇬🇪🇬 so like Somali people and music
@subanebille7836
@subanebille7836 4 жыл бұрын
Hhhh beenaale weeyn
@user-uf5wk3de5v
@user-uf5wk3de5v 4 жыл бұрын
انت مصرى هلا انا مصري
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 4 жыл бұрын
Ilahay ka cabzo aabo
@xamsezilva5143
@xamsezilva5143 4 жыл бұрын
Mazri aa,😁
@nurjama1101
@nurjama1101 3 жыл бұрын
Kkkkk i am egyptian kulahaa
@apdalledahab8020
@apdalledahab8020 3 жыл бұрын
2021 yaa fiirsanaya 🙋‍♂️😂😥
@ramlaruun5964
@ramlaruun5964 7 жыл бұрын
www hestan wanakahelay runti intii kaheshay hestan like haisarto
@abdullahiabdi171
@abdullahiabdi171 6 жыл бұрын
Ramla 🏃 away and then we are all
@drssadia7591
@drssadia7591 6 жыл бұрын
Ramla Ruun
@nadarhonest9147
@nadarhonest9147 7 жыл бұрын
Hees shidan awale is hero of Somali hadii aad ka heshay plz plz plz like ii saar wiil iyo gabar plz plz walal ❤🙏
@samriyeabdiwahab6158
@samriyeabdiwahab6158 7 жыл бұрын
awale adan best fanaan waye nadar honestey
@nadarhonest9147
@nadarhonest9147 7 жыл бұрын
Samriye Abdiwahab waaa sidaa walal
@samriyeabdiwahab6158
@samriyeabdiwahab6158 7 жыл бұрын
Nadar Honest ma Tiraba wlzhy qaliyey
@maxamedabdikadir7098
@maxamedabdikadir7098 7 жыл бұрын
Nadar Honest wxn fahmi waayay like Waxa uu kuku soo kordhinaayo, adika kalikaa ma ahan yh sxb hhhhj
@nadarhonest9147
@nadarhonest9147 7 жыл бұрын
maxamed abdikadir 😂😂😂 daawo wayey ka war jiri bal soo arag hhhhhhh
@nuredinahmed9349
@nuredinahmed9349 6 жыл бұрын
Fanka somaliyed wanaagiisa cawale Adan aya faraha ku haya Masha allah fanaanka geeska afika oo dhan laga jecelyahay una wada heesay Allah yacisak
@hannalovely4176
@hannalovely4176 6 жыл бұрын
The one and only one Somali musik star Noolaw Cawaalow Fanaan ku qalma ma jiro Golden singer
@cawoyasin9152
@cawoyasin9152 7 жыл бұрын
laciif weyan hadad is lahayd hhh bir ban ahay u ka wadaa nice heees awale fanankyga like iigu qabta somaliyey
@abdirahmanmohamedibrahim2570
@abdirahmanmohamedibrahim2570 6 жыл бұрын
Waa fanaan jira runtii boqortooyo
@omarbodleh1446
@omarbodleh1446 7 жыл бұрын
Awaleh aden daheyeh waxatahay fananka faninta sxb ke dieu vs protège le mauvais oeil et long vie avec plein de bonheur frr
@ABADHIYAKIIYARAA
@ABADHIYAKIIYARAA Күн бұрын
2024 aug6 ila 50mar kabadan ban kuso ceshtay😢
@Suhuur1
@Suhuur1 2 жыл бұрын
Heesta ma dad ingiirsa dawaday waxaday qoraladu waa wada ingiirsay Somalidu ma ingiirsa ayay is moodan ya dawanay decembre 2021😏
@kahin05
@kahin05 7 жыл бұрын
Si t'es un djiboutien aime mon commentaire
@hamzeabdiali2003
@hamzeabdiali2003 7 жыл бұрын
Kaahin Ahmed marhaba je vais aimé ton commentaire 😊😊
@hamzeabdiali2003
@hamzeabdiali2003 7 жыл бұрын
même si les somaliens sont plus nombreux dans le commentaire 😁😁
@arwoahmed2981
@arwoahmed2981 7 жыл бұрын
Si je ne suis pas une djiboutienne aussi je vais l'aimer ton commentaire parce que tu es un somalie et je ne suis une pas djiboutienne et je l'aime ton commentaire
@aminariduriyaq391abdisemet2
@aminariduriyaq391abdisemet2 7 жыл бұрын
Kaahin Ahmed yaa noo turjumayo hee☹️
@kahin05
@kahin05 7 жыл бұрын
hadaad jabuutiyaan aad tahay like i saar weeye
@cescawga9722
@cescawga9722 7 жыл бұрын
ninkani abti kaa tag yan lagu habsaamin👆👆 fananinta yare hada suuqa so galaysa abtow wa ujeedan 👊👊 one year one song 🤗 xabadasa suuqaba xidhata 🤔🤔 like ku qabo hadad fikirkaygo kale qabto👑👑
@marwaannindheerbirtacalank1485
@marwaannindheerbirtacalank1485 7 жыл бұрын
cesc awga absolutely yeah
@tusbaxle_gaming2041
@tusbaxle_gaming2041 7 жыл бұрын
Waxasa hees kaa ah
@fififilsan4638
@fififilsan4638 7 жыл бұрын
Ahmed Taajir c
@zuldaanukun3915
@zuldaanukun3915 7 жыл бұрын
cesc awga one year one song the best
@m.khadarm.kkhadar8195
@m.khadarm.kkhadar8195 7 жыл бұрын
R
@debjaceel784
@debjaceel784 6 жыл бұрын
All your music reflects something that's happening or has happened in the past and seriously us females only wish men out there really felt this way
@cabdifataxdahir1215
@cabdifataxdahir1215 2 ай бұрын
Who's watching 6 6 2024😅
@yaxyeyareh3348
@yaxyeyareh3348 2 ай бұрын
😅
@user-tr1xw2le9n
@user-tr1xw2le9n 28 күн бұрын
Cawale Ila yarataydi dawan jiray wax kale❤😮
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 7 күн бұрын
30/7/2024
@cumaruzlastking6783
@cumaruzlastking6783 7 жыл бұрын
wlhi waxan isaga ahen ma dhagesto Plein respect mon cher on t'aime cawaale adan✌✌✌✌🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤
@osmanaouled6971
@osmanaouled6971 7 жыл бұрын
Najib alfa iyo guled simba libaxi youtubka so rogaal celi ee kayaca mesha hhh
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
Who, s listening still 2021
@fify9995
@fify9995 3 жыл бұрын
🤚🤚
@abdilahiahmed5278
@abdilahiahmed5278 6 ай бұрын
Guatemala 🇬🇹 Honduras 🇭🇳 el Salvador 🇸🇻 Costa 🇨🇷 Mexico 🇲🇽 Panama 🇵🇦 chile 🇨🇱 Bolivia 🇧🇴 Paraguay 🇵🇾 Uruguay 🇺🇾 Argentina 🇦🇷 Brazil 🇧🇷 Venezuela 🇻🇪 Ecuador 🇪🇨 Colombia 🇨🇴 Guyana 🇬🇾 all are American ❤❤❤
@MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc
@MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc Ай бұрын
I love hundrus costrica and Suriname
@gargaarahmed7081
@gargaarahmed7081 7 жыл бұрын
Dhaaxaan is lushee hdd islahayd dartaa halume saar leexo lahayd great song awale aadan hore usoco fanaan jira ❤️❤️❤️❤️❤️
@Shiikhmeetaagan
@Shiikhmeetaagan 7 жыл бұрын
Waa hees shidan awale aadan fanaanka somalida ugu fcn if u agree Like
@filsanfilka6725
@filsanfilka6725 6 жыл бұрын
Mohamed Osman Ak wearing
@faytimaabdi4852
@faytimaabdi4852 6 жыл бұрын
Mohamed Osman Ak i
@zakiabdirahman3996
@zakiabdirahman3996 2 жыл бұрын
heesta in badn ayan jeel ka dhex qaday 2017 sand xasus leh😪
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 Жыл бұрын
Jacayku maaha in la isku daadiyo balse waa mid iska caqabado badan walaahi love ❤ 😍 💖 👍 like saara loverkiii
@dhiidhaamohamed
@dhiidhaamohamed 7 жыл бұрын
Waan sugaayey heestan wanna dhagestay lkn haka bixinina plz love heestan
@texyedomiami6952
@texyedomiami6952 6 жыл бұрын
Awale true legend of Somali music√√√.Ya iguracsan Somali weyn
@nagati877
@nagati877 6 жыл бұрын
It's always Oh Yeah ! !! Can't get enough with it 😍😄
@elabehyasmin2764
@elabehyasmin2764 6 жыл бұрын
Je suis une djiboutienne qui vis en allemagne et je toujours aime les chanson de awaleh aden continues
@mustafefaarax213
@mustafefaarax213 6 жыл бұрын
Awale Aadn Best Fanan Hadad iGu racsanthy like iisar
@faysalxassan2089
@faysalxassan2089 7 жыл бұрын
Cawale iyo iskalaji wa labada nin e fanka hada ugu macqulsan haday noqoto dheel laxan iyo cod ba Fanka la antis maraxos waaye
@abdikaniisse1165
@abdikaniisse1165 3 жыл бұрын
Fanaanka kaliya heesihiisa dulka dhicin inta ila daawanaysa 2021 like ha ila dhaafin🙏😍 Cawaale aadan legend🔥😍
@khadarabdi2764
@khadarabdi2764 3 жыл бұрын
Heesaha Somalida Heesta Qudhan kadhageysto
@allemahdi3624
@allemahdi3624 6 жыл бұрын
Like hadaad aaminsantahay inuu Awale Adan fanaan abid somali oodhan ugu fiican yahay 👍❤
@dmunaas158
@dmunaas158 7 жыл бұрын
www fanaaan aad ucud mcn hestiisa maba liibdhacdo inta iguracsan Like 👍💝✔
@dmunaas158
@dmunaas158 7 жыл бұрын
Israay Is walaal kusaaray
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 7 жыл бұрын
Safaay ilove dar illahay
AWALE ADAN l DHALAAL BADAN  l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
5:56
Tusmo Films
Рет қаралды 5 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,7 МЛН
AWALE ADAN l HABOON l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
7:17
Tusmo Films
Рет қаралды 11 МЛН
AWALE ADAN |  XAYAATI  | New Somali Music Video 2021 (Official Video)
4:29
AWALE ADAN NASTEEX 2016  | CIYAAL WAABERI TV
6:38
IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 3,9 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Awale Adan - Kabax Maanka - Music Video 2019
8:33
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
GULLED SIMBA  | Asal Dhalad | "Official Video" (2017)
5:08
Haataf Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
AMINA AFRIK 2017 HEESTA RAXAYSO WIILYAHOW OFFICIAL VIDEO
5:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,1 МЛН
AWALE ADAN 2013 LAYAABAY OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
4:46
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 89 М.
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 55 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 111 М.