Awale Adan - Kabax Maanka - Music Video 2019

  Рет қаралды 2,663,793

Waqal WStudío

Waqal WStudío

5 жыл бұрын

Artist: Awale Adan
Song: Kabax Maanka
Lyrics: Abwaan Carafaad
Melody: Awale Adan
Music: Arido
Vocal Rec: Waqal
Video & Editing: Waqal Production
Directed: Mustafe Saleebaan & Jubi
#Waqal #AfroMedia #Furinle

Пікірлер: 1 800
@aziizcabdlaa8539
@aziizcabdlaa8539 5 жыл бұрын
Inta Quranka qalbiga ka jecel like 😍☝❤❤❤
@user-sr1uf4wd5g
@user-sr1uf4wd5g Ай бұрын
🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🦄🦄🦄🦄🇩🇯🇩🇯🇩🇯🦄💯💯💯💯💯
@WiilQaran-dn5pg
@WiilQaran-dn5pg Ай бұрын
M.cskhr po❤❤🎉
@sadaqmuxiyadiin2351
@sadaqmuxiyadiin2351 5 жыл бұрын
Inta neceb qabyaaladda war liketa noogu shuba 😍😍😍😍😍😍🤗
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 жыл бұрын
Inta ayago heesta dhagaysanysa hadana commentska aqrinaysa Like isaara from jigjiga ✌🎤
@yuusufcabdilaahi4207
@yuusufcabdilaahi4207 3 жыл бұрын
HEestan Waa Uu Ka HelaY Hablaha Beenta Dadka u Zheega
@balqizayarey
@balqizayarey 5 жыл бұрын
waleee heestan way iga gadantahay inta kaheshay,bal like nasaaaara janada galeeeee
@shafeecoabdi9356
@shafeecoabdi9356 5 жыл бұрын
Rer Ayayday Djiboouti wow fanan buuxa Awale Awoowe wad ka bax sadatay ciyaar igu dishay👌👌👌😍😍From🇸🇱Puntland
@yvngshreezy678
@yvngshreezy678 5 жыл бұрын
quranka kii jecelo like dheh cagmaha alla idiin kama gooye
@oumaysabintouahmed7550
@oumaysabintouahmed7550 5 жыл бұрын
💓💓💓😍😍😍franchement tout tes song sont a top du top. Awaleh aden te o sommet de tt le chanteurs.🇩🇯🇩🇯🇩🇯👌👏👏👏👏👏👏👏👏
@iqraquruxsansidiihooyaded3676
@iqraquruxsansidiihooyaded3676 5 жыл бұрын
Awaleh Aden tt les djiboutien sont derrière toi Bn continuation toi et arido best chansons vs etez notre fierté 👍👌💕🎉 si tu es vrai djiboutien like i sare sans oublie waqal wstudio merci de ns partagé cet chanson
@ahmedassre1mabroukseaq239
@ahmedassre1mabroukseaq239 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍💟💟💟💟💖💖💖💖💖💖💜💜💜💜💓💓💓💓💓💓💓-Kassim
@mohamedalifatoum1943
@mohamedalifatoum1943 3 жыл бұрын
@@ahmedassre1mabroukseaq239 moahamed ali hasna apel moi maitemons
@mohamedalifatoum1943
@mohamedalifatoum1943 3 жыл бұрын
@@ahmedassre1mabroukseaq239 moahamed ali hasna
@mohamedalifatoum1943
@mohamedalifatoum1943 3 жыл бұрын
Mohammed Ali hasna
@bintuziyaad2712
@bintuziyaad2712 5 жыл бұрын
NABIGA igula saliYa walalYaal scw scw❤
@mahamedhaadi6926
@mahamedhaadi6926 5 жыл бұрын
Scw
@maxamudcsamad6126
@maxamudcsamad6126 5 жыл бұрын
Sxb mel hees lagu dhagaysanayo inatad isledahy like kuhel haku halagsamin
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 5 жыл бұрын
Saliga nebiga kadhex daa heesaha orodoo xadiiska sheekh mustefe soo daawoo like kasoo raadso
@sundusmaxamad1280
@sundusmaxamad1280 5 жыл бұрын
Scw
@abdirachidcharlymbs7255
@abdirachidcharlymbs7255 5 жыл бұрын
dilo iyo bédé mesha nabiga scw ha kanin badiye iyo badiya ree somali bich
@suleiman6408
@suleiman6408 5 жыл бұрын
Qof bogadshay nafteyda, Dib iyo beylah u diida, Boqro taan helayaayoo, Waan ka beegsanaayee, Kabax maanka. Kabax maanka bislaaday, Eed bukaanka ku reebtay. Legend Awaale Aadan. Viva Tusmo.
@deqahashiali8785
@deqahashiali8785 5 жыл бұрын
Axsan cilip
@gulletxavi6201
@gulletxavi6201 5 жыл бұрын
Dadkaygow hala xasusto ilahy iyo rasulkisii maxamed scw 😍
@asmahassan1551
@asmahassan1551 Жыл бұрын
Ô⁸
@safiyomustaf989
@safiyomustaf989 Жыл бұрын
Scw
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf Күн бұрын
Scw
@saidmohamed7060
@saidmohamed7060 5 жыл бұрын
Waw kabax awale zxp wan kutageraa😄😄😄😄😄
@raashidjamac2357
@raashidjamac2357 5 жыл бұрын
Cawale Aden the one N the Only Love you Guys wish you All The Best👌👌👌👌👌
@raashidjamac2357
@raashidjamac2357 5 жыл бұрын
Aamiin
@raashidjamac2357
@raashidjamac2357 5 жыл бұрын
Yaa rabi
@hamdaaa5921
@hamdaaa5921 5 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
ameen
@bintuali8462
@bintuali8462 5 жыл бұрын
Aamin allaha ha unaxariisto..
@somalilanderdhaba6133
@somalilanderdhaba6133 5 жыл бұрын
wleeh hees igadheh inta hesta ka heshay likr hayla dhafina👍
@talaabo2065
@talaabo2065 5 жыл бұрын
From Zambia. Somali music. Is really. Amazing.
@queenquen4095
@queenquen4095 5 жыл бұрын
Awale aden fananka kaliya somalida ku weyn mansha allah adoooo jiifa hada dawaneysid like isaar😂😂😂
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 жыл бұрын
Cawaale quruxdiisa gabadh gaariya ka danbaysa yaa tol ah oo igu raacsan
@jagacmedia2793
@jagacmedia2793 5 жыл бұрын
xaqiiq dumaashiday waa gaari
@boqoradatogdheer8604
@boqoradatogdheer8604 5 жыл бұрын
Ani kugu raacsan ninkasta naagtisa aya qof ka dhigta ama qof la aan😎
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 жыл бұрын
@@boqoradatogdheer8604 adna gooramad sidaa iga dhigi
@boqoradatogdheer8604
@boqoradatogdheer8604 5 жыл бұрын
@@suhaibabdimouse4761 sawniga ka dhigay nuurkaga layabay😜
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 жыл бұрын
@@boqoradatogdheer8604 miyaan mudaba nuurkaaga halacsaday daydaygaagunban ku jiree🤗🤗
@AbdirahmanSomali
@AbdirahmanSomali 5 жыл бұрын
Well done my team Caawale iyo Waqal 👏👏👏👏👏👏
@rayandaher2595
@rayandaher2595 5 жыл бұрын
😘😘😘😘😘
@WaqalStudio
@WaqalStudio 5 жыл бұрын
Allaah ya cizak brotherkay.
@zuusaanmohamed752
@zuusaanmohamed752 5 жыл бұрын
👌👌👌👌👌nice song awle my brother pleace like isar
@amoutafilpai3699
@amoutafilpai3699 5 жыл бұрын
Asccccc hn awaleh
@mohaqalbi1896
@mohaqalbi1896 5 жыл бұрын
Ninka fankiisu aan damin last 12 years inta igu raacsan like ilagaadha
@iboilip7397
@iboilip7397 5 жыл бұрын
À toute et À tous les djiboutien et djiboutienne 🇩🇯like
@kadraabdourhaman8246
@kadraabdourhaman8246 5 жыл бұрын
Wii
@samiaalisaid736
@samiaalisaid736 3 жыл бұрын
Mashallah mon frère awaleh tjrs de l avant
@iamabdikarim1
@iamabdikarim1 5 жыл бұрын
Reer hargeisa hadaanu nahay awaale waanu taagerna♥🙌😘
@cabdalecabdale8823
@cabdalecabdale8823 5 жыл бұрын
😁😁😁😁
@hibaaqmuuse991
@hibaaqmuuse991 5 жыл бұрын
Eesh calaa bees cawaale aadan kabax maanka
@hibaaqmuuse991
@hibaaqmuuse991 5 жыл бұрын
Sihaam iib taalaraacsan
@hibaaqmuuse991
@hibaaqmuuse991 5 жыл бұрын
Kadayso cawaale
@ATRAXofficial.
@ATRAXofficial. 5 жыл бұрын
Like iisaar Somali hada tahey waqal studio love igu qabo adne keep going bro 👉🇸🇴
@maxamedxasan3733
@maxamedxasan3733 5 жыл бұрын
Inta janada fardowsa jecel like ii saar
@khadarganneyofficial687
@khadarganneyofficial687 5 жыл бұрын
Waaw
@muhiimmankadeqa1642
@muhiimmankadeqa1642 5 жыл бұрын
Cidna janada manecbe malike kuraadsanaysa😁😁😉😉😉😉😉😉😉😆
@maxamedxasan3733
@maxamedxasan3733 5 жыл бұрын
@@muhiimmankadeqa1642 waxan ku dhaha hadalka micnihisa ma fahantay
@maxamedxasan3733
@maxamedxasan3733 5 жыл бұрын
@@muhiimmankadeqa1642 caadi iska dhig
@muhiimmankadeqa1642
@muhiimmankadeqa1642 5 жыл бұрын
Hhh caadi ahy xeee dhcy
@hunaashofficial1368
@hunaashofficial1368 5 жыл бұрын
lengend Awaale aadan welcome back nio ilmaa hawada inaga qabsaday e' Hadaa Awaale u xiistay like ii saar
@Tusmofilms
@Tusmofilms 5 жыл бұрын
🙌legend Awale & best music video Waqal well done 💯💯
@WaqalStudio
@WaqalStudio 5 жыл бұрын
Walalkay Tusmo Allaah ya cizak brother.
@KingHamada1
@KingHamada1 5 жыл бұрын
@@WaqalStudio thnkz Aad Ayaad u mahadsan thy video gana Waa top hori Usocoh👌
@dekadaheruk9195
@dekadaheruk9195 5 жыл бұрын
Mais se très belle chanson Mme le vidéo qu vs explique le chose Merci ton chanson mon frère awaleh
@tygalyricsfilms8811
@tygalyricsfilms8811 5 жыл бұрын
Lgnd man tusmo
@abukaryusuf5542
@abukaryusuf5542 5 жыл бұрын
@@Al-muslim1 xigtooy ayaaba kulleh bro
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 5 жыл бұрын
intii Islamka jecel halkan likte saar saar 6M 238 803 Views ??? 2030
@libanosmanlibanosman7499
@libanosmanlibanosman7499 5 жыл бұрын
Hoyadaa was sharmuta ku dhashay was quranka marka meshan keneso maqfirada la dahay
@mustajaawiqurux149
@mustajaawiqurux149 5 жыл бұрын
Ilaahey kabaq quraanka hasoo dhex galin munkarka quraanka ale like aad kuraadineyso ale kabaq aakhiraa loo socdaa like aakhira kula aadi maayo
@aminhousein2178
@aminhousein2178 5 жыл бұрын
Qur'aan cidna ma neceb lkn like haku dawarsan doqonow
@fadxiicabd4089
@fadxiicabd4089 5 жыл бұрын
garacbaa tahee like intad radinaysid hadan babin waxay ma hesbad kenaysaa quran fuck you
@fadxiicabd4089
@fadxiicabd4089 5 жыл бұрын
@@naqwarage9675 naa kalay maxad kawadaa hadalkan badan ee bilaa nuxurkaa like ban sarnay iyo rali kagama nihin waxay waxas ma hadalbaa wax lafahmi karo soo qor wll qaali fhana quranku waxa uu yahay iyo heesta socota
@farahkaftanofficial5451
@farahkaftanofficial5451 5 жыл бұрын
Mashaa Allah my best fanaan Cawaale aadan ❤️waqaal 👏👏
@hamsekaafi8949
@hamsekaafi8949 5 жыл бұрын
qofka Dawanaya Hadana Cmtiga Akhrinaya Like Izaar 👍
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 жыл бұрын
Fannaan Soomaaliyeed oo bilaa qaddiyad ah Heesihiisu wada top Cawaale Aadan mooye lama hayo Soomaaliyeey
@dhalgoped4477
@dhalgoped4477 5 жыл бұрын
Somaliyeey xasinimada iskadaaya nooh like plz wlaaalayal indin jeclahy
@siyaanruuxi2774
@siyaanruuxi2774 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@iamanoodanood5945
@iamanoodanood5945 5 жыл бұрын
Awale legend lahupo
@mistermonsieur5162
@mistermonsieur5162 5 жыл бұрын
Qaabka loo duubay waa casri, Codka, styleka iyo cayaarta cawaale yare waa asal, Ereyo danqaasho leh Jilayaal ilbax ah. I ❤️ it!
@saadeid8889
@saadeid8889 5 жыл бұрын
Ninkani caadi maaha ruuxduu la shaqeeyaa. Wixiisu wax ka badan.🌷💝
@munabille8980
@munabille8980 5 жыл бұрын
Qof weynoo like baryaya😂 anoo kale hdaad wada ahaan lahayden qofna like muu baryeen heesta iyo fanaanka comment ka bixiya nacallaa Shaydaan kuyaale Awale Adan keep going bro Somali oodhan baa kuu Taagan🙌✌️✊full respect
@yonathanemarvaill7964
@yonathanemarvaill7964 5 жыл бұрын
Muna hadalka ayaad ku tumanaysa
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 жыл бұрын
War wax fcn oo dadka so jedanahaya hadii aad so qorto dan cad ayagaa like ku sinaayo wlh PLZ tuksigiina waa idhibaaa Somali🇸🇴 maxamed 😍❤❤💓
@inaasshirwac3810
@inaasshirwac3810 5 жыл бұрын
Awale always's the best ❤🙏
@Ryanwywpreirwr
@Ryanwywpreirwr 5 жыл бұрын
👠👠👠👠👠👠👠💄💄💄💄💄💄💄👟👟👟👟.d j I Gptgwttgwjgg.👟
@nuurcali5508
@nuurcali5508 5 жыл бұрын
Cuguyuueui6
@habiilxasan7727
@habiilxasan7727 5 жыл бұрын
Al fanaaan awale adaan heesaaan shidaaaan weyaaan kaa bax youtupkaa ,
@maankeyfitaah9529
@maankeyfitaah9529 5 жыл бұрын
so am I
@marayanmaxamed5066
@marayanmaxamed5066 5 жыл бұрын
wawa
@sadaamlyrics897
@sadaamlyrics897 5 жыл бұрын
Fananka sanad walba update ka ah Fanaanka 5nta soomaliyeed💗💗 Fananka dadyaw aan somaali ahayn heesihiisa dhegeystaan😍😍😍 Intaa hadad igu racsathy like ta hyla dhafinina
@maxamadfaarax7423
@maxamadfaarax7423 5 жыл бұрын
anaa kugu raacsan sxb
@hamdahusein1083
@hamdahusein1083 5 жыл бұрын
Saadam Siciid warsame aniga ayaaa kugu raacay
@najmaindhohlover7736
@najmaindhohlover7736 5 жыл бұрын
nzpka
@najax.cabdilahi4526
@najax.cabdilahi4526 4 жыл бұрын
Wankuguracay. Sxb
@mujaahidmohamethargaisawi6103
@mujaahidmohamethargaisawi6103 5 жыл бұрын
Awaale Aadan Wad Ka baxsaTay best Video 👌❤❤ Tuesday/13 November 2018 Ilahaw Cimriga Iyo cafimadkaba No Barakee 🤲
@bukhaari1345
@bukhaari1345 5 жыл бұрын
Kabax manka awale inta tagerta like isiiya👑
@khadrah6517
@khadrah6517 4 жыл бұрын
2020 hada tawane like igu qabo somalia boos walba aad jogto wan ku salamantahin allha idinku amansado
@axmeddayibabuukar2445
@axmeddayibabuukar2445 5 жыл бұрын
This teacher always give us new lessons in the life . Keep going awle adan nin ku dayasho mudan
@zakiboy1991
@zakiboy1991 5 жыл бұрын
Waligey qof like codsay uma diidin ee halaysaaro maanta waa markaygee
@ttkt9734
@ttkt9734 5 жыл бұрын
Zakariye Cabdille indr waxa laga faaidayo bal iisheeg wanna kuu saaray like
@zakiboy1991
@zakiboy1991 5 жыл бұрын
@@ttkt9734 waligay dad codsanayo un baa arki jiray bal waxa laga faaiido ka wardoon baan is iri 😂
@ttkt9734
@ttkt9734 5 жыл бұрын
Zakariye Cabdille ma xuma wa hagag
@abdilahiabdikarim9852
@abdilahiabdikarim9852 5 жыл бұрын
Anna waligay ma siin qof codsaday.
@zakiboy1991
@zakiboy1991 5 жыл бұрын
@@abdilahiabdikarim9852 hhhhhhh. Baqaylnimo
@zershaaca2529
@zershaaca2529 5 жыл бұрын
Awale Adam Fananka somaliyed go forward pro Waqal best production
@flockadidi
@flockadidi 5 жыл бұрын
N#1 world. 💯 La fierté de tout les Djiboutien 🇩🇯 🇩🇯
@deqadeqsan9050
@deqadeqsan9050 5 жыл бұрын
waqalkii soo rogaal celi cawale adan 😍😍😍😍😍 fananka fananada i like inta tagerta like ha igala bakhaylina
@jcliyajamuryadabarakesanso5167
@jcliyajamuryadabarakesanso5167 5 жыл бұрын
Boqorka codka inta u aminsan Cawale Adan likta isara 👌
@mohansk8339
@mohansk8339 5 жыл бұрын
jcliya jamuryada barakesan somaliland
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Waqal Pro rated number one. Keep the good work.
@WaqalStudio
@WaqalStudio 5 жыл бұрын
Allaah ya sharfak brother waan kuu salaamay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Waqal WStudío mahadsanid
@abdisamedmahamud7606
@abdisamedmahamud7606 5 жыл бұрын
Shidm
@ibrahimamina9726
@ibrahimamina9726 5 жыл бұрын
caweyska Dalmar adiguba kama dacadiid ruunti waxad soo bhandhigta heesihi horee iyo iyaro dhagamed qurux horee usoco markas
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
IBRAHIM Amina walaal mahadsanid. Laakin Waqal, channels videos production ka ayuu ugu horeeya waxaygu waa qarami iyo jacbur. Thanks
@maanqapojiye3509
@maanqapojiye3509 5 жыл бұрын
Tusmo ila wadag aminay wan kutabayaye 😍😍 istaqana istaqana 🇸🇴
@mjama7664
@mjama7664 5 жыл бұрын
Wuu dhuubtey cawale ciyartana aad bu u yaqan inta igu racsan like plse
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Ciyaar mayaqaan laakiin waa fanaan buuxa
@maanjama
@maanjama 5 жыл бұрын
*First kabax maanka* ❤🙏
@MXT-jg8cu
@MXT-jg8cu 5 жыл бұрын
Awaale wuxuu la imaaday dance aan caadi eheeen inta ila aragtay like
@parexemple3623
@parexemple3623 5 жыл бұрын
Vive Awale adan Tous les Djiboutien t'aime😍
@garsoregartagooye1805
@garsoregartagooye1805 5 жыл бұрын
Cawale adan fanka sii reer magalnimo ah ayu ufahme wale boqor waye ninkan
@ahmedaurixii1649
@ahmedaurixii1649 5 жыл бұрын
This is my team Abwaan carafaada 😍😍😍😍 Awale Aden legend legend legend 💎 Ariiiido Adel ama arid adel 🙈🙈🙈 magico maestro the only Ariido 🔥🔥🔥😍
@mohamedismailqudufinho787
@mohamedismailqudufinho787 5 жыл бұрын
Dadkan hortH May waln yihn quraan iyo nebi maxey kala soo donan melha hesaha iyo film ta laso geliyo yago like radinaya kuwas waxn le yhy mandhow ama mandhey like tu shacbiyad ee samayso wlhy sas like ku heli mayside ☝
@rosettekz3288
@rosettekz3288 5 жыл бұрын
Dadka nooca ugu xun. Like bay khalad ka fahmeen.
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 5 жыл бұрын
Sxb waa la yaaban yahay wlhi.
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 5 жыл бұрын
Meelo badan ayaan dhaqan xumada somalida usoo nacay tellkayga waxaa ku hadhay youtube isna inaan uga cararo ayaan ku dhawahay . Qaar ayaa message xitaa isoo dira oo leh sub.....
@user-bn1xt4iy5m
@user-bn1xt4iy5m 5 жыл бұрын
Wey walan yihin 😓
@mohamedismailqudufinho787
@mohamedismailqudufinho787 5 жыл бұрын
@@user-bn1xt4iy5m ma walna ee social media bay fahnsanen usage kiisa
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 5 жыл бұрын
Kabax maanka bislaaday eed bukaanka ku reebtay. Hees aad u qiimo badan Alfanaan Cawaale Aadan Fanaan fanka Soomaaliyeed kaalin laxaad leh kaga jira 😍❤❤❤❤❤❤
@abdirazakosman5018
@abdirazakosman5018 5 жыл бұрын
Awale aadan nice song bro horay usoco qof si weyn iigu dheer walalkay aan jeclahay my jeexayga ku aaminsanahy wixii ila tagersan awale aadan like ha ila dhaafin speciall one awale adan🙌🙌🙌🙌
@dekoosman22
@dekoosman22 5 жыл бұрын
"Ka bax maanka buslaaday aad bukaanka ku reebtay"😭😂😂 axyaa hees our legend Awale adan
@mahadalkhaliiji2290
@mahadalkhaliiji2290 5 жыл бұрын
Cawale casri wiil qaran 🇸🇴 like igu caawiyaa hee👍
@ZakiYusuf
@ZakiYusuf 5 жыл бұрын
Well done to the Best Musician Arido Adel Arido 🎹🎛🥁🎺🔊🎧🎸 ... Musigiistaha faraha fudud Al Mucalim #Arido keep it up 👍🎶🎁
@prettyaskaoska3506
@prettyaskaoska3506 5 жыл бұрын
Big legend awale adan like isaraaaa walalayal
@Nasiib724
@Nasiib724 5 жыл бұрын
Jacaylka yaa igu balamiyay hora Aniga. Naftii buu ikenee Bal inan ka ladnaado like igu qabta
@lilqanciye3078
@lilqanciye3078 5 жыл бұрын
Legend is back wax lagama qabankaro
@cabdicasismaxamud4703
@cabdicasismaxamud4703 5 жыл бұрын
Intii quraan jecel 👇
@crisaaqmaarmaar3339
@crisaaqmaarmaar3339 2 жыл бұрын
Anaa uu dambeeya like saara
@nuriiniizbackpea660
@nuriiniizbackpea660 5 жыл бұрын
Kapax maanka bizladay Eed pukaanka ku Rebtay 😕😕 Awale adan 😙😙😘
@hanadtni756
@hanadtni756 5 жыл бұрын
Inta jiifka kudaawanyza Heestan Liketa hyla dhaafininaH❤❤
@nadirsharif233
@nadirsharif233 5 жыл бұрын
Waa fanaan dhamys ah awale adan cidii igu raacsan like
@Fargeeto7hrs
@Fargeeto7hrs 2 жыл бұрын
The only thing that our nations have is the luxury of this kind of art that is unique to us🤜🤛
@darmofilms
@darmofilms 5 жыл бұрын
Waqal studio biggest somali production . Keep going
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 5 жыл бұрын
Last three months waqal studio was one of the best you tubers in somali keep going waqal studio
@heegoawil2916
@heegoawil2916 5 жыл бұрын
Hahahaha Waar halkana Maad Jogtaa Hahahaha waayay dee
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 5 жыл бұрын
heego Awil yes the legend is any where 😂😂😂
@heegoawil2916
@heegoawil2916 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 waayay dee isku legend ayaynan shegeyn
@haboihtoim5125
@haboihtoim5125 5 жыл бұрын
True
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
Cawaale Caado ka dhigtey sanadka dhamaadkiisa Inu Heesaha Soo Saaro Aar Caqli Badnaa Ninku
@nimahousseim2373
@nimahousseim2373 5 жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ from your homeland ( Djibouti) Awaleh Aden big respect legend salaan saree Somali Wayney
@abdirizakabdullahi6408
@abdirizakabdullahi6408 5 жыл бұрын
Ciyalka gacanta like isara jacaylka wad hilmamtay Gargaray Gacanteyda midigey
@bintuali8462
@bintuali8462 5 жыл бұрын
balankaasi waa mid nooceeya haddaa bal halkaas hala ii iftiimiyo🤘?
@libanmahamoud2491
@libanmahamoud2491 3 жыл бұрын
Awaleh Aden the best, the big boss, respect 💯🙏🙏
@hothakathermhamet2860
@hothakathermhamet2860 5 жыл бұрын
Kabax maanka bislaadey best song 😘😘😘
@farhanahmett2290
@farhanahmett2290 5 жыл бұрын
Inta awale aadan ila taageerta 👍 like saaara
@aminamuhdin1373
@aminamuhdin1373 5 жыл бұрын
People get older but Awale is getting younger MAashaAllah
@shabcanmohamed1670
@shabcanmohamed1670 2 жыл бұрын
7k !
@MOHAMEDNUURMOHA-mn7im
@MOHAMEDNUURMOHA-mn7im Жыл бұрын
Awaale Nin Weyn Waaye Anigoo 8 jir maqlijirey haatana aahy 25 jir wuujiraa wali m.a
@abdiganimohamed3543
@abdiganimohamed3543 5 жыл бұрын
Inta jecel diinta islaamka iyo inta aaminsan somali wayn like ta igu qabta
@abdihakemqurbo5712
@abdihakemqurbo5712 5 жыл бұрын
Legend Cawaale Aaden fadlan Laxanka qof kale u dhiibo, heesahaaga danbe badanaa Laxankooda waxaad mooda inay isku eekaaden.
@hajifarhan2229
@hajifarhan2229 5 жыл бұрын
cawaale casri💪💪👏 your fans from cadaado❤
@asmahladiyeh6664
@asmahladiyeh6664 5 жыл бұрын
Walaaloyaal wligay like layma saarin ply like i saara aan farxee
@abdikariincolhaye6317
@abdikariincolhaye6317 5 жыл бұрын
Sher
@nimcanpapa9324
@nimcanpapa9324 5 жыл бұрын
asmah ladiyeh hhhhh"👍👍👍✌️Intaapa qaado aptiyo
@asmahladiyeh6664
@asmahladiyeh6664 5 жыл бұрын
@@nimcanpapa9324 thnx aptiyo
@farahzaki5632
@farahzaki5632 5 жыл бұрын
Wxn diyaar uu nahay inanu frxdada ka talino byo mcn
@asmahladiyeh6664
@asmahladiyeh6664 5 жыл бұрын
@@farahzaki5632 thnks wllo qaaaaaalih
@khaliifmahamutt2570
@khaliifmahamutt2570 5 жыл бұрын
YreeY Kabax maanka bislaadaY😂 2k19
@mahamudmudey657
@mahamudmudey657 10 күн бұрын
Heestan 5 sano kadib ban u baahday inan dhagaysto si qof aan maankayga uga saaro 😢😮
@natoamiir9104
@natoamiir9104 5 жыл бұрын
Intii nabiga jecel subscribe isaara💓👏🏿
@mowlidali7180
@mowlidali7180 5 жыл бұрын
Scw
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 5 жыл бұрын
Scw
@hudamowliid4899
@hudamowliid4899 5 жыл бұрын
Scw
@ashakiin1768
@ashakiin1768 5 жыл бұрын
Waankuu saaray NABI MUXAMMAD NNKH
@MOHA_Edits10
@MOHA_Edits10 5 жыл бұрын
Scw
@dekkasagal519
@dekkasagal519 5 жыл бұрын
awala adan legend fanaanka aad ka utaageero magacaaaaa ha jiro
@IlkacaseAhmed-pe3gt
@IlkacaseAhmed-pe3gt 5 ай бұрын
Kabax manka still 2024✌️✌️✌️
@ibrohaashi9646
@ibrohaashi9646 5 жыл бұрын
Geezi horay u soco awaale adan Mudh like na idinka robo 😂
@afroaffairs
@afroaffairs 5 жыл бұрын
Home town "boorama"
@nasraaaab6
@nasraaaab6 5 жыл бұрын
Falcon Sammy isku profile picture
@afroaffairs
@afroaffairs 5 жыл бұрын
@@nasraaaab6 wan u jeeda high five nimco
@Axidig
@Axidig 5 жыл бұрын
nin maqnaa iyo dalmaraa yimid cawaale adan fanaan somliyed ERayada %100 laxanka %100 mucis %100 dheesha %100 vedoe ga %100 cawaale ciiltire waan kusugaynay horay usoco bro
@capt.raymondholtnypd4822
@capt.raymondholtnypd4822 5 жыл бұрын
Codkii:100000%
@xawacabdi1412
@xawacabdi1412 5 жыл бұрын
waaaw
@waliidozmaan1075
@waliidozmaan1075 5 жыл бұрын
pest zonG last 2018
@ayuubahmed2007
@ayuubahmed2007 5 жыл бұрын
Waaw awaale Adan legand
@mohamedabdiweliabdulqadir723
@mohamedabdiweliabdulqadir723 5 жыл бұрын
heesta sanadka❤
@amiishmire977
@amiishmire977 5 жыл бұрын
Awale dhesha ano iga xaday intA ila argtay like isara😂😂
@xalimobeldeq3684
@xalimobeldeq3684 5 жыл бұрын
👉Ka Bax Maanka BislaadaY 👉aad Bukaanka Ku ReebtaY Badankayga iyo jiidhka barta aad kaga Taalo allow yaa bir ku.gooya Awale Aden Fanaan Qaran 👏
@mehmednazri8607
@mehmednazri8607 5 жыл бұрын
hadaad. Somali Mohammed tihiin likta isaara ilmaaderayaal 👆
@mohamedabdishakuralihakkan8033
@mohamedabdishakuralihakkan8033 5 жыл бұрын
Mohamed Dawakhiye garoob jclow salaaama...
@aminchina616
@aminchina616 5 жыл бұрын
@@mohamedabdishakuralihakkan8033 b
@aminchina616
@aminchina616 5 жыл бұрын
Df6q
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 5 жыл бұрын
Ka bax maanka bislaade eed bukaaanka ku reebtay..wow . hore usoco legend awale .... Best sudio waqal ika dheh wanka hele dubitanka
@hajialiinthehouse4030
@hajialiinthehouse4030 5 жыл бұрын
legend awale Aden the one and only legend in Somali king of voice of Somalia inta awale tagerto like ta
@ibracade4419
@ibracade4419 5 жыл бұрын
war meeyey damiir kii inaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun wllhi waa wax laga naxo sababtoo ah dhamaan tiina waxaad ugu han bal yenesan sharta cawaalow dadkoo kuu qoslo ama ku dhaha fankaaga sii wado ama wadd nuresaa the best hees wllhi dadkaan wax ee kuu tarayaan majiraan ee hada intaad noo shahy nalashaada ka faa ideeso adigoo og iney heestu xaaran thy baad hadana iska inadha tireesaa wllee aduun laguma waarayo war caafimaadka ee uu Alle ku siiyey ka faa ideso tan wa lagu wedin ee ka gooj war qof walipa inuu dhimanato wuu og yhy blse waala iska indha tirayaa war maadan ogeen waxaa doonto ahaaw hadaad maanta dhimato magac wax la dhaho meesha ayuu ku egyahy sabab too ah waad dhimaty magacaaga laguuguma dhawa qayo ee waxaa ladhahayaa meed war hadaad dhimato yaa wax kuu qaban karo oo aan ALLE aheen dadkaan ku qoslaya waxey kuu taraan iska daayee wllhi inesan waxey a woodan ee san jirin mar Alle xasuusta oo xasuuso cadaabul qabriga iyo jahanamo walipa xasuusta geerida alle wuu cafiyaa cidii cafis ka dalbata ee ka jooga tan waa la.iska wadaaaa
@noradinismail1836
@noradinismail1836 5 жыл бұрын
Iwas taadu badana
@cabdiyarecali3509
@cabdiyarecali3509 5 жыл бұрын
@@noradinismail1836 Istaqfurulh
@sahraahmed5770
@sahraahmed5770 5 жыл бұрын
Woow
@munagaal6049
@munagaal6049 4 жыл бұрын
Maansha allah wax sax ah oo xaqiiq ah illaaheey ajir ha kaa siiyo aamiin illaaheey hana soo wada hadeeyo
@moustaphasaad6279
@moustaphasaad6279 4 жыл бұрын
Like unbad ku radinaynasa wanku saray
@farhaandaahir8728
@farhaandaahir8728 5 жыл бұрын
Awale aden fanaanka geyiga somaliyeed Gopolka raga idinka soo salaamaya burco cadey
@user-dk5xw4to6o
@user-dk5xw4to6o 5 ай бұрын
Halkaaad igaagtaala hadaan birku gooyo wn bogsoonilaahaa waa ereyoo cajjiba...bir bogsiiimo kala dheer..cawaaalooow horow socoo
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
Muuqal cajiiba waayeh runtiih Allaaha noosoo Hanuunsho Fanaaniinteena✔🤲🤲👀
@Abdirahman6060
@Abdirahman6060 5 жыл бұрын
Waar Hadaad toltihiin liketu Waa bilaash yar tuujiya uun I love somali ❤❤❤❤❤❤💖💖💖
AWALE ADAN l OH YEAH l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
6:27
Tusmo Films
Рет қаралды 8 МЛН
AWALE ADAN l DHALAAL BADAN  l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
5:56
Tusmo Films
Рет қаралды 5 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 4,8 МЛН
AWALE ADAN FT MSS XIIS AFARBAAN KUGU DOORTAY MUSIC VIDEO
6:01
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 2,2 МЛН
UGBAAD ARAGSAN 2018 | OROD DUNIDA SOO ARAG | HAPPY NEW YEAR
7:59
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,5 МЛН
AWALE ADAN | DHIB LA'AAN | HEES CUSUB 2023
4:28
ALPHA SOMALI TUBE
Рет қаралды 2,9 МЛН
AWALE ADAN l HABOON l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
7:17
Tusmo Films
Рет қаралды 11 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
AWALE ADAN | MA ANAAN OGAYN | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:35
Awale Adan
Рет қаралды 3,4 МЛН
AWALE ADAN | IISOO DHAWOW | HEES CUSUB 2020
5:07
CASKA FILMS
Рет қаралды 2,9 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 55 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 330 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 767 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 246 М.