AWDAL STATE O DOWLADA SOMALIA KU DHAWAAQDAY, ARGAGIXISADA SNM O 2 MAGAALO KUSO URURAY GUUL AWDAL

  Рет қаралды 18,992

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

4 күн бұрын

Пікірлер: 176
@abobasement346
@abobasement346 2 күн бұрын
Good news Awdal state in shah Allah iskah xoreyah Argagixisadah snm iyo horgaladah lah socdah
@lulaahmed1270
@lulaahmed1270 2 күн бұрын
Viva awdal inshaalahu 990% waa samaroonasiciida awdala start 👨🏾‍✈️💪🏽😄📚📚📚
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 2 күн бұрын
Viva awdal state waxaan idinka soo salaamayaa gobalka banaadir 👍
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 күн бұрын
reer awdal kakaca meesha oo kacdoonka buluugga kabilaaba boorame guuleysta guuleysta guuleysta reer awdal soomaaliya
@Mideye157
@Mideye157 2 күн бұрын
Fiqi Waa geesi. Fiqi Waa inay Somalia Madaxweyne u doorato.
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 2 күн бұрын
Viva Somaliland
@11naa44
@11naa44 20 сағат бұрын
No badu saxeexay
@daudhussein4811
@daudhussein4811 2 күн бұрын
Mashallah free Awdal Kingdom Somalia 🇸🇴
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 күн бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 5 Somaliyed waa lamtabtan dadka iyo Dalka dinta GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
@shamlandhaqane9836
@shamlandhaqane9836 2 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 күн бұрын
Awdal💪GUUL🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴awdal🇸🇴🇸🇴🇸🇴ishii buktaay ku bikaacso.
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 2 күн бұрын
viva awdal inshaaalh❤❤❤❤
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 2 күн бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobonimo awdal state
@abdidegan8452
@abdidegan8452 2 күн бұрын
Mashallah guuleyta inchallah awdal state of Somalia
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 2 күн бұрын
MaanShaa,ALLaah guul Soomaaliya Midnimada Soomaaliyeed ayaa nadeeqda Reerna Reer udawladeenmaayo From Boorama
@abdiali4991
@abdiali4991 2 күн бұрын
Wasir fiqi inshallah guuuul iyo gobinimo wankuso casumidona danahay reer awdal state dalxoreyeh
@11naa44
@11naa44 20 сағат бұрын
Wa ninka bada saxeexay
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 күн бұрын
Maasha allaah ❤ Soomaaliya ha noolaato ha Midowdo ha is raacdo umada soomaaliyeed quluubtooda illaahey ha is waafajiyo. Guul iyo gobanimo.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 күн бұрын
Guuuuuuuuuull Awdal state soomaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴coming🔜🔜🔜
@abdiali4991
@abdiali4991 2 күн бұрын
Machallah baraka allah walalo abwan bodhariga cashaqa oo hada hada aanu yagano bodhariga gobonimo donka hadanahay reer awdal wanso dawaynayna welcom Somali weene markaleh qimihi iyo meqamki midnimo somaliyeed ❤
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Maashaalaah ilaaheey ha barakeeyo
@user-bt9eb8cq8h
@user-bt9eb8cq8h 2 күн бұрын
Masha alah awdal alah idingarabgalo reer owdal
@CabdiSallaan
@CabdiSallaan 2 күн бұрын
Boodhariga caashaqa nombarkaga fadlan iisheeg
@faizam523
@faizam523 2 күн бұрын
Welcome Awdal state of somalia❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 2 күн бұрын
Legend Boodhariga Caashaqa. Guul Adal-Empire. Soomaaliya ha Noolaato
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 2 күн бұрын
Awdal ❤ ggul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤i❤❤❤❤❤
@cindypeterson8003
@cindypeterson8003 2 күн бұрын
Guul Somalia 🇸🇴
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 2 күн бұрын
🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 2 күн бұрын
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah, Abwaan Cabdifaax Boodhari, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso , Farxad Iyo Reyn Reyn Leh, Oo Soo Dhoweyn Mudan, GUUL Awdal STATE OF SOMALIA, Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴
@lulaahmed1270
@lulaahmed1270 2 күн бұрын
Asc awdal state 999% waa dhula samaroon siciida ❤
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 күн бұрын
Guul guul M.goboledeka Awadala siteye ofsoomaaliya ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🏇🏿✅
@ahmedgurey7141
@ahmedgurey7141 2 күн бұрын
Abdilahi Bodari salaan sare , war wanaagsan oo Samaroon (Awdal State) ku saabsan, halkaa kawad.
@user-jj7ty1cp6u
@user-jj7ty1cp6u 2 күн бұрын
Awdal state of somalia
@yussufismael6314
@yussufismael6314 2 күн бұрын
Eegey eegey maanta daacada uhadshey🇸🇴👍🏼
@moustaphayacindjama1448
@moustaphayacindjama1448 2 күн бұрын
Kkkk😂 viva Awdal state
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 күн бұрын
Guuuuuuuuul awdal state of Somalia.
@abdiali4991
@abdiali4991 2 күн бұрын
Abwan bodhari awdal state waxa disanaya waa samaron iyo cisse wene walalo labadas qabiile ee walalaha weyi waxa hada heeryada iska tuuraya sidi dulbahante harti
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 күн бұрын
SCW SCW,A.Bodhariyow barnamijka waxaan Codsaneyn in aad joogteyso.
@IfrahMaydhane
@IfrahMaydhane 2 күн бұрын
Guul.Guul awdal state of aomaljyaa❤❤❤
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 күн бұрын
Boodhary guulayso. From Awdal State
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 2 күн бұрын
Idoor markaad wabb ka siisid indhaha baalkooda oo wahabka ka duulo baa maankoodu xasilaayee😮guul iyo gobanimo AWAL STATE ❤❤
@qabilamoussa360
@qabilamoussa360 2 күн бұрын
Gessi boodhari❤
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 күн бұрын
WAAAAAAAW❤❤❤❤ AWDAL STATE GUUL IYO GOBANIMO. WAABAA IDIIN BERYEY XORIYAD HUWAN. GUULEYSTA
@hawaaden4879
@hawaaden4879 2 күн бұрын
Manshaa alaah boodhariga cashaqa maanta qarxis baadsameysay runbadanaa war heedhee cadow alaha kaa magangaliyo aamiin yaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 2 күн бұрын
MANSHALAAH SOOMAALI WEYN ISRAACADEY SOOMAALI DIIDNA HA LAGA SAARO DALKA
@shukrishukri801
@shukrishukri801 2 күн бұрын
XAQ UU DIRIRKA REER AWDALSTATE ALLAH AZZAWAJALAH GARABKIINA HA GALOO ISKA XOREYA JABHADA ARGAGAXISADA snm💪💪💪
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 2 күн бұрын
asc wax orromoland majidho. waanu kala direynaa maalmo dhaw
@Jamiilo21
@Jamiilo21 2 күн бұрын
Majidho mexe tahay hindi miya😂
@leeGedleh
@leeGedleh 2 күн бұрын
Well done
@user-qv3kr4bw3u
@user-qv3kr4bw3u 2 күн бұрын
Guul reer awdal
@aliabdi8260
@aliabdi8260 2 күн бұрын
Haradigi siyadbare ayaa hargaysa xukuma
@40Durkiya
@40Durkiya Күн бұрын
Muuse iyo ciidankiisa waan saarayna IshaAllah coming 🔜 Awdal state somalia 🇸🇴 boodhari
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 2 күн бұрын
Allaahaayoow daalkeene iyo daadkeena naabaad noogashiig.
@HouseinIlmi
@HouseinIlmi 2 күн бұрын
guul iyo gobonimo
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 2 күн бұрын
Somalidiidka hala Shabiyo Viva Somaliweyn
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 күн бұрын
😁😁😁😁😁😁😁👍🇸🇴
@foossahardid4895
@foossahardid4895 12 сағат бұрын
Viva awdal❤❤❤❤❤❤❤❤
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 2 күн бұрын
HALYEEY GEESI GEESI DHALAY OO HARTI GEESI SOOMAALIYEED ILLAAHAY HAKU XIFDIYO 🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪👍👍👍🌸🌺🌺🌹🌹🌹💞💞🍀🌿☘️☘️☘️🌷🪻🪻🎉🎉🎉🌹🌹🌷🌷🪻🎉🎉🎉🎉🎉🌹🌷🎉🌷🌹🪻🌸🌺🍀🌿☘️
@MunaAhmed-i2o
@MunaAhmed-i2o 2 күн бұрын
Boodhariga caashaqa mahadsanid abti ❤❤❤❤❤❤
@salmaan6233
@salmaan6233 2 күн бұрын
Man sha alah
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 күн бұрын
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh ❤ amiin yaa raabi ❤
@40Durkiya
@40Durkiya Күн бұрын
IshaAllah wakhti dhaw waanu soo afjarayna
@foossahardid4895
@foossahardid4895 12 сағат бұрын
Badhariga cashaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc Күн бұрын
GUUUUUL AWDAL STATE SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hannnahdek
@hannnahdek Күн бұрын
Free Awdal state. Guuuuuuuuiil Awdal state.
@abootoaxadomuse7096
@abootoaxadomuse7096 2 күн бұрын
Awdal state viva guuul iyo gomaniimo mashallah mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤✅🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️👏🏾✅❤️🇸🇴❤️✅✅✅✅✅✅✅✅
@user-td8tn5mt9t
@user-td8tn5mt9t 2 күн бұрын
Argagixisa snm ee jaajuusiinta xamaradu dhashay waanu kasarayna awdal
@m0maali488
@m0maali488 2 күн бұрын
Samroon keliye ma laha Awdal. Ciise ku dar
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 күн бұрын
Way isla socdaan❤ ilana jiraan😊 Awdal waxaa degan ciise iyo samaroon
@11naa44
@11naa44 20 сағат бұрын
Meysan samariin isla aheyn mxd kala saartey
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 14 сағат бұрын
@@11naa44 Samaroon waa gadabuursi, cise n'a waa ciise.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 14 сағат бұрын
Waa 2 labo qolo oo degan DHANKA jabuuti xikta
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 2 күн бұрын
Aar kuwaasi wax noqon maayaan dir iyo wax aan jirin oo lagu dayn waayey. 100 wiil isuma keeni karaan.
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 2 сағат бұрын
👍
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 2 күн бұрын
WAA SOO DHAWEEYNEYNAA AWDAL EST
@adanbile4237
@adanbile4237 2 күн бұрын
Wallee fiqi waa nin👍👍
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 2 күн бұрын
Waar heedhaha lacag iyo ciidan haloo ururiyo Soomaalida Canfarta iska dhicineysa. Baraha Bulshadana hala taageero. Siday wax idinka yihiin Soomaaliyeey?
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 2 күн бұрын
Maschallah taaabarakallah harti walahi goob
@rodajama7111
@rodajama7111 2 күн бұрын
Midnimo!!! Honoolaato somalia.
@user-bt9eb8cq8h
@user-bt9eb8cq8h 2 күн бұрын
Guul owdal
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk 18 сағат бұрын
Scw ❤❤❤❤
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 күн бұрын
REER AWDAL MAAMUL DHISTA SI DAKHASA AH. AWDAL NA KASAARA HORGALADA ❤
@Alamagan210
@Alamagan210 2 күн бұрын
Awdal haday ka baxdo maamulka muuse biixi maalintaas ayaa ugu danbaysa magac Somaliland la yidhaa❤
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt 2 күн бұрын
Dhamadka somaliland waa awdal oo kabaxda wayo strategic ahaan gobolka awdal meel muhima ayu kuyal hargeisa xaga jiboutina walaga xidhaya xaga ethiopia qaybaha muhiimka sida wajale iyo awbare xadka awdal state bay noqonayan dekadaha lughaya iyo saylacna way haystan jiboutina jiritankedu manta awdal state ooy dhisan bay kuxidhantahay oo dayr unoqda sida kenyaba jubaland udhistay jiboutina way garatay manta taas boorama na waxay noqon caasimada gobolada woqooyi oo federalka ayaa kaso ddgaya borama hargeisina waxay noqonaysa magalo go,doona taaso kuqasbaysa dadka inay aakhirka isdhiibayn
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 2 күн бұрын
Anaga markii horeba soomaaliya ahaan taageero kawaynay oo nahagratay wabar taageero ayuu waayey
@hawaaden4879
@hawaaden4879 2 күн бұрын
Alaaha ruunbaadana hadankulajoogo mac baankusiinlahaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@daudhussein4811
@daudhussein4811 2 күн бұрын
Booodhari legend 🙌
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 күн бұрын
😂😂😂 af carabiga igu dar WA YOOMUL FARXAD WA YOOOMUL XADMI KATIR WA YOOMUL RABBI RAXMA WA YOOMUL MY FAVORITE SINGER NIMCAAN HILAAC ❤🎉😂 GUUL GUUL SOMALIYA HA NOLATO WAA MID WAA WADA JIRNA MALINTA DHAMADKEEDA INAGA LEH SOMALIYA.
@adama2578
@adama2578 2 күн бұрын
REER AWDALOW FURSAD AYAA IDIIN TIMID EE KA FAAIIDEYSTA OO MAAMULKIINA DHISTA OO IDINKU IS-MAAMULA WAR HOOY WAQTIGAN FURSADDA DAHABIGA KA FAAIIDEYSTA. MAAMUL AAD XUR U TIHIIN SAMEYSTA.🙏🏼🙏🏼🙏🏼👍👍👍✌️✌️✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 2 күн бұрын
Cabdifataaxow infisaaliyiin waa gooni u goosato dadkeeda diidan
@zakmartin-wj1mj
@zakmartin-wj1mj 2 күн бұрын
✊✊✊✊✊✊✊
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 күн бұрын
Awdal ka filo Somaliween Hiil iyo Hoo.
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 2 күн бұрын
Wain ay. Calanka. Buluuga. Ah. Awdalodhan. Wainbuluuglaga. Dhigo. Sida ugudhaqsahabadan
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 2 күн бұрын
Bismilah kashaaeeya wadaninimadda iyo nabada iska dhaafa qabyaalada iyo qurunka❤❤
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 2 күн бұрын
Wcs abwaan
@maryanigal3349
@maryanigal3349 2 күн бұрын
Foai caadi maha geese argagaxisadii waa jabtay
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 2 күн бұрын
Bowdhari. Waa. Ku. Salaamey. Ina. Adeerkeyga. Beentaada. Ma aha. 5000. Kun. Ogaadeen baa. Ku. Laayeen. Heradii. Hargeeysa banaankeeda. Ku. Tiiley. Qoxootigii. Ka. Soo. Qaxay. Kilinka. Dagaalkii. 1977 kii. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada Ottawa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 күн бұрын
Yaa laayay walaal ma isaaq
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 2 күн бұрын
Gadabuursi madaxdoodu meesha waxa laga walaagayo ayay wax la qaybsadaan. Iyagaa shacabkooda iibsaday! SNM afkaaga ka jeedi! Dad xornimo iyo sharaf ku dhintay bay ahaayeene. Muse SNM ma aha. Mabda’ SNM muu ahayn in Somaali la kala gooyo! Beenta iska daa dayuus yohow!
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 2 күн бұрын
Maanshaa Allah Maantey beesha SNM Runtaa laguu Sheegey afkaaga casno lagu Qabey kkk bal Adigu Ma Aragtey Qof leh darood Baan Necbahey iyo darood Baan dhulka ila leh oo aan Wadanolaneynaa ??? Bal ??????
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 2 күн бұрын
Walee baalaha laga rifay geenya shaaximan hadii Awdal State la aqoonsaday😃
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 2 күн бұрын
Vivo Awdal Masha Allah❤❤❤❤❤
@rnuura334
@rnuura334 Күн бұрын
♥️❣️👌
@MohamedSaid-l6v
@MohamedSaid-l6v 2 күн бұрын
Guul awdal state gobanimo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 күн бұрын
Xuska Allaah iyo rasuulkiiisaba aan badino subxaanahu watacaallaa ❤💎🕋❤🌺💯 SCW ❤️🕋❤️🕋💎🕋❤️💙
@user-hz6vv4zd8c
@user-hz6vv4zd8c 2 күн бұрын
❤❤❤❤
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 күн бұрын
CIISE IYO SAMAROON WAA WALAALO. FADLAN ADINKA OO ISKU DUUBAN GUMEYSIGA ISKA SAARA. DULLINIMO LAMA QAATO. WAA RUN IN AAD AQOON LEEDIHIIN LAAKIIN AQOONTU HADII EY DULLIGA KAA DUL QAADI WEYSO AQOON MA AHA
@popkick5509
@popkick5509 2 күн бұрын
🫡🫡🫡🫡 Guul iyo gobanimo Awdal state of 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Alllhamdulilah🤲🤲🤲🤲🤝🤝💪💪💪👏👏👏👏❤❤❤❤
@mariamtaoulanehmariam3250
@mariamtaoulanehmariam3250 Күн бұрын
Reerka aad iyo aadbad ukucamirtay
HALIS BA AN OO KU SOO WAJAHAN SOOMAALIYA (3963)
30:41
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,8 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 11 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 36 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
Open Letter to President Ruto: Time Is Running Out
21:58
Herman Manyora
Рет қаралды 6 М.
DADKII OO U KACAY HEESTII SHARMA BOY JAWAABTA FANAANIINTA HARGEYSA & AMXAARADA
23:40
Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday
23:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 39 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 13 МЛН
ПРИДУМАЛ ВЫХОД (@inaciomundoafora - Instagram)
0:21
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 14 МЛН
Не прикасайтесь к этому! 😨
0:23
Взрывная История
Рет қаралды 4,4 МЛН
Just a joke 😂
0:11
ARGEN
Рет қаралды 2 МЛН
Мама хитрая😂​⁠​⁠@ladymilanapap4610
0:16
МишАня
Рет қаралды 1,6 МЛН