No video

Awoodda Milatariga Djibouti | Quwadda Culus Ee Ciidanka | Xog aadan Wali Maqal | Taxanaha Jabuuti

  Рет қаралды 218,013

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

#Qaamuus #Taxanaha_Jabuuti
Wax K ogow Cududda Milatari ee Jamhuuriyadda Jabuuti | Xogo aanad wali maqa

Пікірлер: 188
@salmaammaxamad2785
@salmaammaxamad2785 2 жыл бұрын
Runtii macalin wadankeyga waxbadan ayaad iga bartay vidio aad soo digtay ma,anigaaba moogaan kara mahadsanid allena hakaa abaal mariyo
@haseenjamac4042
@haseenjamac4042 2 жыл бұрын
masha alah guuuul from Djibouti wadankygii hooyo
@ibrahimali4654
@ibrahimali4654 2 жыл бұрын
Byraq dar Tb2 na ugudar walee waa dad nool reer jabuuti❤️
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 жыл бұрын
Wxn oran lahaa Madama ay d jabuuti Dadkeda oo dhan yihiin 1 m Sidas dartedna Dadka ka mid noqon kara Cidanka ay yaran ka raan Dowladna yihiin Cidankeduna dhn yahey 24 Kun Hadaba mxey D jabuuti oo ah Dowlad somaliyed Mxey ugaa faa ideysan waayen Ama uguu fa idey wayeen Wllahoda Somaliweyn Ee dhalinyada Ka mid noqoshada Cidanka d jabuuti Ilaa somalia ban wada naheye
@IdilRobleh
@IdilRobleh Ай бұрын
Masha Allah Allah ha iino xafidoo dhamantood 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪🇩🇯
@user-fo9ey2lg8e
@user-fo9ey2lg8e Ай бұрын
guul wadankayga🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤
@hassanhusien7675
@hassanhusien7675 2 жыл бұрын
Walaalaheen waan jecelnahay, Allaah ha guuleeyo.
@erdouganhamza6580
@erdouganhamza6580 2 жыл бұрын
Masha Allah I from Djibouti 🇩🇯 ♥
@maxamedmuuse-cc8tq
@maxamedmuuse-cc8tq Жыл бұрын
U
@abdirashidawaleh2562
@abdirashidawaleh2562 2 жыл бұрын
Guuuuuuul djibouti wadan kaygaag hoooyoo
@AbdidhareabdiDhareabdi-kx5bg
@AbdidhareabdiDhareabdi-kx5bg 6 күн бұрын
Masha Allah my love djibouti 🇩🇯 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DjamaAhmedIbrahim
@DjamaAhmedIbrahim Ай бұрын
Macha allah guul wacan wadankayga ❤
@ElmiHassan-my8oy
@ElmiHassan-my8oy 2 ай бұрын
عاشت جمهورية جيبوتي حكومة وشعبا
@ApdirahmanMoud
@ApdirahmanMoud Ай бұрын
Masha allait lfrom DJIBOUTI 🇩🇯
@abdisahal662
@abdisahal662 2 жыл бұрын
That is true brother I love my flag ,Djibouti is my home ❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj Ай бұрын
You love your flag but unfortunately your streets are dirty 😂😂😂
@abdillahikhalid
@abdillahikhalid 15 күн бұрын
Mashallah from Djibouti taliye
@kenedidmouhsen6563
@kenedidmouhsen6563 Жыл бұрын
Vive ma patrie Djibouti machallah🇩🇯 🇩🇯🇩🇯 🇩🇯 Eritrea 🇪🇷 🚫🚭🚭🚭🚭
@aminaawaberi3985
@aminaawaberi3985 2 жыл бұрын
Bravo mon pay nat vive Djboutien
@ibrahimelabeh3986
@ibrahimelabeh3986 Ай бұрын
and me to I from Djibouti 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤ indépendance de notre drapeau Djibouti
@apdiwahidduran4831
@apdiwahidduran4831 Жыл бұрын
Mashlh from somalia 🇸🇴 ❤
@omarismael3501
@omarismael3501 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxp 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@kawsarabdi4274
@kawsarabdi4274 2 жыл бұрын
Masha Allah dadkay gi Allah ha idin xiftiyo adun iyo akhiraba 🇩🇯🇩🇯❤😘💪💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@user-vo6kp2mr8m
@user-vo6kp2mr8m 11 күн бұрын
Guuuuul Djibouti ❤❤❤❤❤❤ l love you mon pays natal
@abassyoussouf
@abassyoussouf 14 күн бұрын
Machallah ❤
@yaasirismaacil-di4kx
@yaasirismaacil-di4kx 3 күн бұрын
M.a DJIBOUTI ❤❤
@hajifoll1480
@hajifoll1480 2 жыл бұрын
Masha allah jabuuti iyo cidan keeda ha nolato
@alinuromer5876
@alinuromer5876 2 жыл бұрын
Congratulations Djibouti
@mahamedmahamed4363
@mahamedmahamed4363 2 жыл бұрын
Congratulation Djibouti ViVe Djibouti
@khadarfaahiye5052
@khadarfaahiye5052 2 жыл бұрын
Alaaaha barakeeeyo djibouti
@NourMohamoudFarah-mp7ke
@NourMohamoudFarah-mp7ke Жыл бұрын
Vive arme d jibouti
@marftoons5249
@marftoons5249 2 жыл бұрын
I Love Jabuuti, viva Jabuuti
@SaredoAbdiSaredo
@SaredoAbdiSaredo Ай бұрын
I love youu Djibouti
@housseinchinemohamed6990
@housseinchinemohamed6990 2 жыл бұрын
asalaamu caleykum walalkey Qamus waxaan kugu hambalyeynayaa shaqada aad u hayso umada somaliyeed guud ahaan inta ku hadasha afkaan waxaan ahay dadka sida dhaw ula socda hambalyo markale
@ahmedhassenahmed6482
@ahmedhassenahmed6482 2 жыл бұрын
Wow m.a alha barakeyo
@IbrahimMoussa-cs6og
@IbrahimMoussa-cs6og 14 күн бұрын
Macha -alla ❤contunier
@AbdoukarimPhilosophe-bl4im
@AbdoukarimPhilosophe-bl4im 19 күн бұрын
MachaALLAH 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤
@SadamKing-n9h
@SadamKing-n9h Ай бұрын
I love you djibouti ❤❤
@maryanjama1292
@maryanjama1292 2 жыл бұрын
guul guul djibouti
@user-tn7lk5cx5v
@user-tn7lk5cx5v Ай бұрын
Mashaa allh
@cabeeysubagle1388
@cabeeysubagle1388 2 жыл бұрын
Asc Mr qamuus runti waxad ka hadashay ciidanka jabuuti runti aniga ayaa hiran jooga ciidanka aad ka hadleyso ma joogan ee waxaa jooga ciidan qayilad iyo dalxiis u yimid hiran oo aan habayarate aan laheyn wax tababar ciidan
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 жыл бұрын
Aduunyada ciidan kastoo jira wuxuu khibrad yeeshaa markuu dagaalo badan ay galaan ayay ciidankaasi khibrad ku yeeshaa markaa Soomaaliday ku dagaal baranayaan
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 жыл бұрын
@@bushraaxmedcismaan2779 daad somaliyeed ayaan walanahay waan nijecelnahay from djibouti no ceeey hiil wll waa karabkinaa
@roob9832
@roob9832 2 жыл бұрын
Benta iska dhaaf nio, hadey khibrad lahen orad qori qaado oo xerada kudhac adi shabab... mise cuqdad kale aya ku haysaa
@khadaryareofficial8361
@khadaryareofficial8361 2 жыл бұрын
Guul geeesi keenay wadankaygii qaaliga
@ahmedjama4637
@ahmedjama4637 2 жыл бұрын
Masha allah jabuuti horey u soco
@CateyeMahamed
@CateyeMahamed 20 күн бұрын
Masha alla
@SinotraRoble
@SinotraRoble 28 күн бұрын
Maha Allah ❤❤❤❤
@butitiswasthathamzeilyasis9412
@butitiswasthathamzeilyasis9412 2 жыл бұрын
Yes I have been
@mahamedmahamed4363
@mahamedmahamed4363 2 жыл бұрын
Congratulation Djibouti ViVe Djibouti
@AbdiiMuuse
@AbdiiMuuse Ай бұрын
Guuul wadankeyga
@maryanjama1292
@maryanjama1292 2 жыл бұрын
MaschAllah MaschAllah
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
6Bilion. Waa BEB. Bdgedka Annuell. Sanadeedka jabutie ayaa ah 6b Ee Wasaarada Gaashandhigu waa 500m ilaa 600milion waana mncha allah Africa meel wacan by kaga jiraan
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Sixid Kooban: Akhyaarta sharafta Mudan waxaad ku mahadsan tihiin sida aad iigu baraarujiseen khalad kooban oo ku jira tirada Miisaaniyadda Ciidanka halka aan ka idhi 6-Billion waxa ay sax ku tahay 6 Milyan. Kaliya kelmadda Billion ayaa afku iga xaday oo ah Milyan.
@Laharkacrypto
@Laharkacrypto 2 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay videogan ee fiiray likena saaray
@HassenAwalehussen
@HassenAwalehussen Ай бұрын
Masha alah guul jibouti
@hassanrayan2150
@hassanrayan2150 25 күн бұрын
force arme djiboutienne
@yelllow5
@yelllow5 Жыл бұрын
Hadeey jabuti taagta daran xoog leedahay Eritrea dhulkeda ka xoogtay. Ismaciil omar anaga wasna. Viva somalia
@user-sq2hs8gl9x
@user-sq2hs8gl9x Жыл бұрын
Dalka anaka leeh qof hadad tahay afkaga diifac ismaciil wa shaaqsi madaw Wayne ah ee kalay ciida iladhiici
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 2 жыл бұрын
Man sha allah thnks ✅✅👊👊👊
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj Ай бұрын
No matter what DJIBOUTI HAS THEY XAN NOT GO WAR AGAINST SOMALILAND IF THEY TRY TO DO THAT THEIR PEOPLE WILL START FIGHTING AGAINSBTHEM BECOUSE SOMALI’s in there 45% are somalilanders
@user-ck4up9qm9f
@user-ck4up9qm9f 15 күн бұрын
Machallah 💪💪🫶🫶🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@MuuseXasan-jq3js
@MuuseXasan-jq3js Ай бұрын
Colaadan soomaaliland waataad kubaaba aysa jabuutiyay
@abdullahiyassin5539
@abdullahiyassin5539 2 жыл бұрын
Somalidan waxay doonaan bay iska sheegaan dhaqalaha kubaxa ciidanka djibouti ninkaan wuxuu noosjeegayaa inay tahay 6 billion oo dollar inkabadan. Laakiin xaqiiqdu saas maahan ee ee dhaqalaha waxaa lagu qiyaasaa kubaxa 3.6 Million ee ninyahow waxaa doontaan hanoosheeginina waqtiga lajoogaa maahan waqtiyadii jahiliga ee ogsoonow in aqoontu iyo casrinimadu ay gaartay meel sare.
@alihaybe1201
@alihaybe1201 2 жыл бұрын
Inkasto aanan hubin oo wax maclumaad ah ka hayn lkn 6 billion macquul maha waa runta dalal wayn oo cidamo inta ka badan haysta baan ku bixin 6billion waxana laga qiyaas qaadan kara musharka askarta la siiyo.
@alihaybe1201
@alihaybe1201 2 жыл бұрын
@Baba Foodle sxb djibouti waa dal horomarsan marka dalalka afrikanka ah loo eego taasna kamanan hadal ee dhaqalaha lagu bixiyo ciidanka baan ka hadliya GDP ga djibouti oo ah miisaniyada dalka gudihisa laga soo saaro wuxu noqdoba waa 3.5 billion marka 6billion maba ku bixin karto oo macquul maha intaas uun baan ka hadliya.
@yahyamahdi5892
@yahyamahdi5892 2 жыл бұрын
@Baba Foodle 6 billion wa dhaqalaha masar ku bixiso ciidankeeda marka ma masar baan la awood nahay.dhaqalaha dhan ee jabuuti ba ba ah 3 billion oo dollars.
@user-vv7vt2xs1j
@user-vv7vt2xs1j Жыл бұрын
Wow respect in Djibouti
@familywarsame6597
@familywarsame6597 Жыл бұрын
Guul jabuuti waan garab taaganahay
@wilsanwilsan2876
@wilsanwilsan2876 2 жыл бұрын
Macha allach mon pays 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@abdihakimchine7952
@abdihakimchine7952 2 жыл бұрын
Farid waarunta🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@MohayareBonow
@MohayareBonow Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Keep going
@Sitti360
@Sitti360 2 жыл бұрын
Long live My country
@saladibrahimmaxamed6454
@saladibrahimmaxamed6454 2 жыл бұрын
Shanta Somalia guul wacan
@maryanjama6063
@maryanjama6063 Жыл бұрын
guuleyso djibouti
@thecentury1200
@thecentury1200 Жыл бұрын
6 million dheh
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 2 жыл бұрын
Lix bilyan ma taqaana horta inta ay thy sxp mise lixdan milyan bd u jeeda mase taqaana gdpga jamhuuriyada jabuuti
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Sixid Kooban: Akhyaarta sharafta Mudan waxaad ku mahadsan tihiin sida aad iigu baraarujiseen khalad kooban oo ku jira tirada Miisaaniyadda Ciidanka halka aan ka idhi 6-Billion waxa ay sax ku tahay 60 Milyan. Kaliya kelmadda Billion ayaa afku iga xaday oo ah Milyan.
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 2 жыл бұрын
@@QAAMUUS we all do mistakes No one ☝️ is perfect except the almighty Allah marka ku soco gudoomiye
@familywarsame6597
@familywarsame6597 Жыл бұрын
Mashaa allaah
@ahmedabdiyasin6844
@ahmedabdiyasin6844 2 жыл бұрын
Waafarxad balse hakubilaabin hees io niiko xoojiquwadooda
@sahalhousseinadan3769
@sahalhousseinadan3769 22 күн бұрын
Somalia soomali baa leh
@MahamedAsma-yi3qs
@MahamedAsma-yi3qs Ай бұрын
❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@cabdulqadircabdulahi2389
@cabdulqadircabdulahi2389 2 жыл бұрын
wa run ciidanka Djibouti wa to bobar ayay leeyihin
@marwoomudaanee6208
@marwoomudaanee6208 Жыл бұрын
Warya sitan jabuti way qarisaa ee sidee ku heshay
@sahalhousseinadan3769
@sahalhousseinadan3769 22 күн бұрын
Ciise is not easy
@basheali2338
@basheali2338 2 жыл бұрын
20,000 kun o askar ah 🤣🤣🤣🤣😁😁😁
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
May Somalia alshabaab ka xoreeyaan
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
Jabouti iyo ciidankeedo waa baal kaneeno waa magac u yaal bas
@aaminmuktaar553
@aaminmuktaar553 2 жыл бұрын
Dee somali.maaha wa canfar
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 жыл бұрын
Maaa Djiboutibaa canfaraa waar xicho somaliba lee Djibouti hn madaxweyne waa somali cisse daadkuna waa cisse
@mahdialidirir8845
@mahdialidirir8845 2 жыл бұрын
Djibouti wa ahsimada somalida
@user-kt5vq1uj1n
@user-kt5vq1uj1n Ай бұрын
❤❤❤
@daysffyonis7126
@daysffyonis7126 2 жыл бұрын
istaratijiii djoubuti
@dahfur2735
@dahfur2735 2 жыл бұрын
Qalab gaashaan way haystaan lkn ciidan habaysan maaha maleeshiyaadka DDS ayaa ka firfircoon oo ciidan uga eg
@housseinragueh2435
@housseinragueh2435 2 жыл бұрын
Xiidanka jabuti waa miilitiaad beesha ina geelle, oh kursika kuu ilaliya. Waa taaya iyo qaalab maaxayan.
@user-sq2hs8gl9x
@user-sq2hs8gl9x Жыл бұрын
Wan haystaa cidanki halaagayay ereteria wlhi
@HassanSuleiman-lu5bj
@HassanSuleiman-lu5bj Ай бұрын
Kkkkkk…..DJABOUTI miyaanay meeshu ahayn??
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Ай бұрын
Hadii eeysan heeysan diyarada Rafaal ee faransiisku sameyo hadii eeysan heeydmsan mexey heeystaanba ?
@Moustaphaegueh5121Moustapha
@Moustaphaegueh5121Moustapha Ай бұрын
Way ka badan yihiin 20kuun armega kaliya ugu yaraan 28kuun ah
@abdirisaakaden6653
@abdirisaakaden6653 2 жыл бұрын
Global faire power looma soodaro
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Waxaan xogtan ka soo xigtay IISS
@abdirisaakaden6653
@abdirisaakaden6653 2 жыл бұрын
@@QAAMUUS ok
@abdirashiidhassan5146
@abdirashiidhassan5146 Жыл бұрын
Jabuuti afsomali may kuhatlaan
@AsadAliKhanKhanPapa
@AsadAliKhanKhanPapa Жыл бұрын
Haa oo dadka reer jabuuti waa soomaali 78% Laakiin qalbiga Ayay faransiis ka noqdeen sidaa darteed oo waxay ku hadlaan Af soomaali casilan oo faransiis badan ku Qasanyahay Sababta ugu wayna waa guumeysiga Ay ilaa hada ku jiraan
@abdirahmankalombi1854
@abdirahmankalombi1854 2 жыл бұрын
L’armée De L’Air aa ou l’armée du Khat sa majesté 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedabdiyasin6844
@ahmedabdiyasin6844 2 жыл бұрын
21000 io $6bilyon halkaadib ugunoqo dadkiiwadanku waasabool dalkiina kamamuuqato tignolajiyad io qalabmilatari oocasriya mesha mayaalo nofahfahi
@apdy_fatah34mahamed29
@apdy_fatah34mahamed29 2 жыл бұрын
Somaliland kasoo hadal wll
@aminajemal7654
@aminajemal7654 Жыл бұрын
❤❤
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 жыл бұрын
Waxaad ilowday police ka oo 5000kun aa askari
@ahmedyusuf7659
@ahmedyusuf7659 2 жыл бұрын
Sxb waxa aad soo gudbinayso waxa fiican inaad xog saxa ka hayso... waxad tidhi 6 Biilion ayey jibouti ku bixisaa ciidankeeda ... halkeed kasoo xigatay??? wadanka dhan GDP 2020 wuxuu ahaa wax ka yar 4 billion ... wax saxa soo gudbi sxb 62 Million ayaa ugu badan lacagta jabuuti ku bixiso ciidankeedq
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
sixid: Waad mahadsan tahay. waxaan ka xumahay in nambar ahaan aan qalad ku samaynay. dibbaan u sixi doonaa. waa Lix Milyan. kaliya kelmadda Billion iyo Million ayaan isku qalday. ma ahayn wax u kas ah.
@Amen.ahmed1
@Amen.ahmed1 Жыл бұрын
GDP wadanka Djibouti waa 3.9 billion dollar , markaa misaniyada military waa 30%. markaa 6 billion wadankaba ma soo gasho
@ahmedyusuf7659
@ahmedyusuf7659 Жыл бұрын
@@Amen.ahmed1 wad saxanyahay sxb waa melahaa sidan qiyaasay sanad ka hor waxan sheegay inay 4 Billion anay wali gaadhin jabuuti adna wad igu raacday.. xisaabta ka qaldantay wiilka warbixinta soo sameeyeu
@Amen.ahmed1
@Amen.ahmed1 Жыл бұрын
@@ahmedyusuf7659 maya GDP wadanka Djibouti baa ah 3.9 billion waa dhaqalaha wadanku sameeyo sanadkii. markaa annual military budget is between 15% to 30% . qiyaas ahaan 600 oo million in sanadkii ku baxdo military, because wadanka ilaa hada xaalad dagaal buu ku jiraa.
@AhmedCabdi-jv5tq
@AhmedCabdi-jv5tq Ай бұрын
Kkkkkkkkk halkay somaliland ciidanka hawl galaa yahay 100 000 kun oo heegana iyo 25 000 oo kayda sidaa darteed waatuulo kamida somaliland
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 күн бұрын
Klkkk
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
Waa yaabe goormay jabuuti ciidanka cirka yeelatay?? Maxaase loo arki waayay???
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 Жыл бұрын
SILKI HOYADA AYA OOG EE WAYDI
@mohamedeleyehfarah482
@mohamedeleyehfarah482 Жыл бұрын
Cidanka badda ee dalkeena jabuuti way ka badanyihiin 2 000 waayo sanadkasta 500 ila 1200 oo cidan cusub aya la qoraa. Waxay ku jiraan cidanka ugu tirada badan ee lo qoro intan danbe " cidanka ilaalada badda "
@siciidmaxamedyaasinsiciidy778
@siciidmaxamedyaasinsiciidy778 2 жыл бұрын
Guul wade sare waar munaafaqa umadiisa hadhka udiiday ee dhiigoda cabaaya maxad wax oga sheegi wayday intad askari golon golay oo laba sano mushahar kiisiba la cunay ii amaanayso
@QAAMUUS
@QAAMUUS 2 жыл бұрын
Siciid Mahadsanid walaal. Kaliya macluumaadka ciidanka ayaan ka hadlay oo aan abbaaray oo ah xogta ah IISS ka diyaarisay. meel kale umaan kicin. mahadsanid walaal.,
@SalmanDacar
@SalmanDacar 2 жыл бұрын
Miisaaniyadda ciidanka ee aad sheegtay waa khalad xitaa xaqiiqda uma dhawa 6 billion 21k askari itoobiyo xitaa kuma bixiso ciidanka waxay itoobiyo kubixisaa sanadkii 300 oo million iyo xoogaa
@SaredoAbdiSaredo
@SaredoAbdiSaredo Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 69 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,3 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 22 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
Dagaalkii Masar & Israa'iil ee Saxaraha Wixii Lagu Soo Arkay | Xulashada Dunida
10:53
Farriin | 10ka Ugu Hantida Badan Afrika
11:01
OGAANSHO
Рет қаралды 262 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 69 МЛН