AX GABAR SOMALIYED MA SAN LOBAH DILA TIJABIS 2 DHINA Sn3Pt6

  Рет қаралды 216,811

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 жыл бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 496
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
ruuxi ugu kheerka badna ugu sharafta badna ugu naxrista badna ugu udgoonka badna waa nabi maxamed scw❤️
@ikranjaber965
@ikranjaber965 2 жыл бұрын
Scw ❤
@hindanuura9059
@hindanuura9059 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@nimoali2955
@nimoali2955 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@fatushR
@fatushR 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ♥️❤️❤️
@faisocabdi5245
@faisocabdi5245 2 жыл бұрын
scw scwscw scw🥰🥰
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Runta marka aynu isku sheegno xidhiidhka dhabta ahi waaka ilaahay iyo adoonkisa ka dhaxeeya ❤❤🙏
@altowbaonlinetv3115
@altowbaonlinetv3115 2 жыл бұрын
DEG DEG ABDUQADIR BOSS O RAALI GALIN SIIYEY NIMCO QORANEkzfaq.info/get/bejne/mrR_qc92nbSZd6M.html
@maryansaciid2661
@maryansaciid2661 2 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi taasa been ahynin
@maimunaabdulmajid2359
@maimunaabdulmajid2359 2 жыл бұрын
taasaan been ahayn
@amalmusa4330
@amalmusa4330 Жыл бұрын
Absolutely
@arkeofficialpro2722
@arkeofficialpro2722 Жыл бұрын
Waa run
@shanbaayyaxye6623
@shanbaayyaxye6623 2 жыл бұрын
Maasha allah wa inan Qurux badan aqlaaq daganaan aqli badan Diin leh xariirka shukaansi dhabta ah wa 2ba bil waxa kale waa waqti lumis lu"gooyo
@shukricnaasir3688
@shukricnaasir3688 2 жыл бұрын
fadliga saliga napiga waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer pukugu sal8naya culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuu fududanaya aan dhamanten kuwada salino xapiip keena scw scw scw❤❤❤
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Salawatulahi salamun calaih ❤️💞💕❤️
@kingcobra482
@kingcobra482 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@khadaraxmed9208
@khadaraxmed9208 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@nasrohusseinbare8499
@nasrohusseinbare8499 Жыл бұрын
Scw scw scw
@ayaanayaan2147
@ayaanayaan2147 Жыл бұрын
Scwscwscw
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 2 жыл бұрын
Dunida ma Soo Marin qof lamid ah Nabi Mohamed صلي الله عليه و سلم
@hindanuura9059
@hindanuura9059 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Scw
@user-hb4vy5wp2c
@user-hb4vy5wp2c 2 жыл бұрын
Nin 2bil lasocotay oo sidaas fudud Ku xanaaqaya wiliba ayadoon la aqal galin faido masoo wado ninka Ku jcl xanaaqiisa wuukaa qariyaa si aad u faraxsanaato adigu
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
"Qasab maaha inaad qof jeclaato balse waxaa qasab ah inaad qalbiyada dadka kale ilaaliso" So dhww nguso biir wl ❣🙏
@zaedarahman2720
@zaedarahman2720 2 жыл бұрын
Ok macqul miya ina aad heshid wax ilaalin ladhaho waqtigan latagnyahy!?
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 2 жыл бұрын
my
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
@@0name530 yacni adiga dorashada leh ee ya kgu qasbay
@Nuuryare10000
@Nuuryare10000 2 жыл бұрын
Kkk jacayl ma jiro runtii aniga maba aaaaminsani inuu jacayl dhaba jiro xiligaan la taagan yahay niyada ha leska jabiyo oo cad waye daneestow dantaadi gaartaye maxa kuu xigga qiyaanadada😁😜😀😃😝ruuxii jeclaada alle iyo rasuulkiisa scw wuxuu ugu bedelaaa mid ka qiima badan jacaylkaas
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 жыл бұрын
Luul Gabadh Caqli badan weyan MashaAllah Abayo🤎 Ha u joojin Faarax Somali😏🤗
@Zaalimw
@Zaalimw 2 жыл бұрын
😁😁😁😂😂😂😂
@bkmedia2817
@bkmedia2817 2 жыл бұрын
xaliomo runta aan isku sheegno
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 жыл бұрын
@@bkmedia2817 Faarax marka hore waa inad Adinka Soo barataan
@daauuddaljiroffical8410
@daauuddaljiroffical8410 2 жыл бұрын
Abaayo raga ilaahay masimin lasoco sida shanta farood ilaahay usimin rag fiican iyo rag xunba😍
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
@@Maryama_cabdillahi ilaahey quraankiisa buu horay ugu sheegY in qof waliba oo qofkiisa helaayo marka maxaa farax lee ku tusay iyadaba daacad maahee yaab
@shidushabel3659
@shidushabel3659 2 жыл бұрын
Gawadha sxb dacad waaye Rabi gur kheyr wata hasiyo 🙏
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Horta caqlileey waaye... Shukaansi 3 bil ka bdani waa wakhti lumis.... Shukaanso mrkaad diyaar u tahy guur.
@ahmedofficial3218
@ahmedofficial3218 2 жыл бұрын
Luul ama nimco maan sha.allah waa gabadh caqli badan wakhtigaaga bilaa macno haku lumin
@user-hx6jb2rh2e
@user-hx6jb2rh2e Жыл бұрын
Masha allah wll shukrn magaceygu waa nimco wana saad sheegty niman xun baa nagu soo aado alx allaah kariim
@fardowsafarah4762
@fardowsafarah4762 2 жыл бұрын
Yoo yoo nagadaa oo Asalamu aleikum waraxma2llahi wabaraka2hu dheh Ilmaha nagasasise agah
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*🤝 *👉 Labbaik Allah humma labbaik* *Labbaik La Sharika Laka Labbaik* *Innal Hamda* *Wan Nimata* *Laka WalMulk* *Laa Sharik Lak* 📿📿📿 *👉Insha allah Allah Drtis khyrka Ixasuusi Aan ku Xasusiisay* *Barakallahfikum 🎁 🕌✍🏿*
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 2 жыл бұрын
Nafyahay cabashada ilow🤨 Naftaadanna ciil habadin😩 Cisha qura waxaad weydanna💔 Cidna ha u calaacalin🖐🤷‍♂️💪.
@ubahali2015
@ubahali2015 Жыл бұрын
👍🏼
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 Жыл бұрын
@@ubahali2015 mahadsanid abaayo mcn 🙏💋👑❤
@hiboqorane9984
@hiboqorane9984 Жыл бұрын
@@abdiazizguuled3069 masha allah
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 Жыл бұрын
@@hiboqorane9984 mahadsanid abaayo
@amuunupdy5153
@amuunupdy5153 Жыл бұрын
@@abdiazizguuled3069 8
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Yaan rga loo qbn ninku rga mwda mtalo nftisa ayuunbaa mtelaa 💯💯
@MrMoe612
@MrMoe612 2 жыл бұрын
Yo-yo waxaa kaaga fiican asc adoo dhaha walaal thanks 🙏
@afatahmoha8136
@afatahmoha8136 2 жыл бұрын
RIDWAN gabadhan in aad ka duub taan PRANK gan ma fiicney sxb, ee fadlan maskaxdaada isticmaal. Waad fahmi kartaa qof noloshiisa la burburiyo in eeysan aheyn wax raqiis ah. Gabadhan RAALIGALI!!! Sababtu ah, ayadi oo qalbiga laga soo jabiyay , ayaa hadana kasii jabineysa qalbiga kana sii haleyneysa nolosheyda. SUBXANALLAH
@sadecasamiro4851
@sadecasamiro4851 2 жыл бұрын
Adiga miya midka gabdha qalbiga ka jibiyay ileen sida qof wax og uhadlesaa
@ZAKI_MEDIA
@ZAKI_MEDIA 2 жыл бұрын
👍👍
@hudabeauty2489
@hudabeauty2489 2 жыл бұрын
Sax waa runta prankiga jooji
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 2 жыл бұрын
sax absolutely wrong weeye brother you should do this subxaanlaah
@lily_sweetie
@lily_sweetie Жыл бұрын
Gabadhani iyadaba qaldan
@shuushunasir3860
@shuushunasir3860 Жыл бұрын
Anba wiilka prank samynaya number kayga uma diiden wlhi wan shukaansan laha xita hadii lay sheego quruxlow waye 😂🥰
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 Жыл бұрын
shuubo caadi ah
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Masha allha hor brother ridwan ❤❤
@mm-h8607
@mm-h8607 2 жыл бұрын
gabadhan wa gabar fiican daacadnimo ka muuqato. ilaahey guur kheyr leh iyo nin wanaagsan ha usahlo.
@qadrobashir7335
@qadrobashir7335 2 жыл бұрын
Mashala xabadko xarif aya isalamarkiba helay alah ogadhiga ki uhagar baxo sanadkan nin dacada majire miskinta qalbiga kajabiye ayado mel ogaimatay 😟😟💔😢
@hashimbl8544
@hashimbl8544 2 жыл бұрын
Inta la kulantya ba xune rago dhNb xum
@fahadmohamed145
@fahadmohamed145 2 жыл бұрын
Ayada daacad miyaa markaa cadlad kadhig bahasha ok ayadaa qayanoley ah naaag wax la amino maha shit
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 жыл бұрын
Waa gabar fariid ah sheeko 4 sano soconays ma wacno ma guur ama kal dhaqaaqa
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
Waa gabar wngsan
@fartunadan4154
@fartunadan4154 2 жыл бұрын
Ax 😭🥺💔 waa markan kulehyahay nin haa aamin qalbigaga haa wada siinin no jecel no qalbi jab single life is the best.
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Mid wan kugu wfqy waana qof in lays wada ziin oo laysku wada dhipin si hdhaw uga shlyn qofka bani aadamka Talabaysa kugu diiday waa dhlacynta rga wx ficilka smeeyey waa nin rga rgu ismu mid mha bani aadmkuna waa sdas dadku ilhy mwda simin wxksta kgilo wnaag iyo xumaan ba wll💯💯
@hassanmohamud5470
@hassanmohamud5470 2 жыл бұрын
Taass been aheen
@hasanhero7450
@hasanhero7450 2 жыл бұрын
Gbdhi ihesha bzip leh.......
@MudaneChango
@MudaneChango 2 жыл бұрын
Dadkoo dhan isku mid ma ahan Bilaa Caleyk Shukansiga badan kuma saldhiganaysid balse marka Hal qof shukansato Ku kalsontahay Qalbigaaga uu ilaaliyo adna aad ilaaliso jacaylkaas si Niyad ah ayad dhadhankisa u dareemaysaa. Balse Shukansigan Qof walba oo dhibacaaga Mara aad shukansanayso Waa Dabayl Aan Neecaw lahayn.
@MudaneChango
@MudaneChango 2 жыл бұрын
@@doubleclashestarandcyborgp2423 Ama yas ama weynee Tii Diirimaad nin rag ah kasoo raadisa umbaa tahay 🤣🤣🤣
@aliosmandugow7782
@aliosmandugow7782 2 жыл бұрын
Ridhwan love you bro
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 жыл бұрын
After listening to her voice so closely I thought this is SAMIXA KHALIL🤣🤣🤣 the two voices match literally 😳🙄
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 2 жыл бұрын
Jecl wu jira lkin dadki ba is badly single happens allhmdulilha live is good
@queenasli5422
@queenasli5422 2 жыл бұрын
Asc waxaa so gudbiyaa qisooyinka calamka iso boqda xawiwiyaaal 🙏🥰
@wall_shankar474
@wall_shankar474 2 жыл бұрын
Ridwan bro mcn keep going 💪
@hodanahmedhodanahmed2275
@hodanahmedhodanahmed2275 2 жыл бұрын
Barnamijkygi aha wn kuhysta lkn ayantan mxa uga gabisy wlo ridwanow Barnamijkan aya social media igu haye our big lagend ridhwan izaq🤙🤙
@AhmedAli-eu1gi
@AhmedAli-eu1gi 2 жыл бұрын
Radwan sxp vidieo kaan codkisa waa xogahas naagus le waa yee from jabuuti🇩🇯🇩🇯taagero ayan kuu ahay
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalahey chanelken Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏🥰💜
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 2 жыл бұрын
Shukaansi dhan waxan kunacy Asc,wcs,sethy,fcn,xldada ,m.a,maxa hysa,waxbo 😁 qalaas😢💔
@abdinasirosman4688
@abdinasirosman4688 2 жыл бұрын
Maila aragty bro 😂🤟
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 2 жыл бұрын
@@abdinasirosman4688 haa
@adnohashi2782
@adnohashi2782 2 жыл бұрын
Waxaas dadka hadal baradka ku sheegeeystaan 🤣😍😍
@dagnnashoonline
@dagnnashoonline 2 жыл бұрын
@@adnohashi2782 wixi an dhihi laha adiga ku hadaqay ☺️👍
@faazuuqurux5533
@faazuuqurux5533 2 жыл бұрын
🤣🤣
@saidsuleiman7365
@saidsuleiman7365 2 жыл бұрын
Yo keep this videos coming you are making us wait for long
@axmedabdiqaniyasiin1340
@axmedabdiqaniyasiin1340 2 жыл бұрын
Sorry abaayo raali noqo wiilal hada nahay gabdhaha qalbigooda plz
@magool8581
@magool8581 2 жыл бұрын
Wiil khadar waa qof akhyaar ah Ragaas oo kale wayba yaraadeen Lkn way isaga dheeshy!!! Sheekada si qofwaynbu uqeexay qof caqli leh unba fahmikaro iyaduna ugajeeday!!!!!
@najmahussein1080
@najmahussein1080 Жыл бұрын
I believe so too
@katraismail5893
@katraismail5893 2 жыл бұрын
Inaalillaah illaahaw qofaan waxba ogeyn ha cadaabin sifcn umaydaan gelin gabadha
@user-lw2ul7od7x
@user-lw2ul7od7x 2 жыл бұрын
Taliyow Yoow yoooww yooww Ma Nagdeysit😂😂😅
@mohameddeeq6314
@mohameddeeq6314 2 жыл бұрын
First time 👏
@nadaabdi9305
@nadaabdi9305 2 жыл бұрын
Jcylka wuu jira ee dadka ku ciyaryaa aan fahmyn cawa nacayba jacayl weligy ma jeclan dono mana amini doono insha allh
@ismailahmed9581
@ismailahmed9581 2 жыл бұрын
I can wait part 8
@shanbaayyaxye6623
@shanbaayyaxye6623 2 жыл бұрын
Ninka hadal kiisa markan dhageystay wa runtiisa ma guursan hada kadib ayan guur sana ayu yidhi gabadha hadalkeda iyo asiga wey iswaafaqen kaliya Nin kibir badan isla weyni doqon mimo ayan u arkay Doqoni calaf maleh gabar qurux badan kafakatay bal magaceda muu shego
@poweraxmed2399
@poweraxmed2399 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq isla wenidu wa wax xun ani wax yabaha kale cadi is ka ahay lgn in aan gabar baryo wan iskala wenay lgn mararka qaar waa qasab
@muxsinahmed8226
@muxsinahmed8226 2 жыл бұрын
Naag nin namberkeeda u qoreysa daacad maba ahee
@poweraxmed2399
@poweraxmed2399 2 жыл бұрын
@@muxsinahmed8226 sxp waxan is weydiyay dadkan manay dawan vedio yasha oo anay ogeen in prank lagu samenayo
@canaweeyinaabdiqadir5486
@canaweeyinaabdiqadir5486 2 жыл бұрын
Asc kubilow wllky barnamijka mrka fureyso mhdsnid wllo
@meimunaismail2805
@meimunaismail2805 2 жыл бұрын
Jecl uu jira balse hadba binaadamka baa kala duwan marka binaadamka midka fcn Rabi hanugu so hagajiyaa🤲🤲🤲
@zaedarahman2720
@zaedarahman2720 2 жыл бұрын
Ani waxa layaba mar mar😎 wiil ama gabar waxa arkesa dad qof jecel khiyamayo !
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Akaakaakakakakakakakka hore u soco codna Ha isku koobin
@hamdiabdi4273
@hamdiabdi4273 2 жыл бұрын
Time 23:44pm🥰❤️Keep going Ridhwan Issack🥰❤️ Go east go west Ridhwan Issack is always the best 🥰🥰❤️❤️
@dekowsugal2372
@dekowsugal2372 2 жыл бұрын
Hello queen
@Mjm989
@Mjm989 2 жыл бұрын
Walahi waaanu ka xunahay Lama heli karo jaceyl daacad ah waqtigan fadlan markale tijaawi nasip. Kaaga qof aad qaali u tahay ina heshaa laga yaawaa🙈🙈🤪🇸🇴
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Walee ninmaka sidaan laguma heyn karoh aminaadna waa dhammatay viv niyad jabib wiilasheena 🇸🇴🇸🇴💯💯👏👏yaan idinka maqlin gabdhihii ayaa nanacey, ok👏👏
@de.husler0093
@de.husler0093 2 жыл бұрын
Bro ridwan waxan kulatalin lahay inas iskadeysa qof nijabsan oo luqusla
@mohamedomar6294
@mohamedomar6294 Жыл бұрын
Qoftan anigee igu ficned lambarkeda jag iso dhaha😂😂😂
@mirejr484
@mirejr484 2 жыл бұрын
Ridhwaan issack xariifkaan gaafan gabdhaha yaanu dhexda Kala bixin please 🙏 Nairobi laysma aminee gabdhaha yaan nalaka afduuban
@somalicitizen6807
@somalicitizen6807 Жыл бұрын
Wabaa shakansadaa wayn gabadhi sawka barafka saaray
@yusufkhadar398
@yusufkhadar398 2 жыл бұрын
Walle naag Nairobi joogta aamin ma laha
@mrsayid3640
@mrsayid3640 2 жыл бұрын
Haweenay kasta oo qurux badan ,Horta maxaa nin nacas ah qoorta u galiya ,haadihiil cajiib ,waa Nin si fudud KU cadhooda ,wll ninkas naftaada ka ilaasho hadii kale,cadaab aaad ka shanlayso Baad lugaha galin!!
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 2 жыл бұрын
Nin ma ahan waxan fududaaa lakin?? Wax fudud oon faras ahayn ma fiicno
@raxmafaseex7880
@raxmafaseex7880 2 жыл бұрын
Wll igula sali Rasuulka Scw N N k h
@zamzamahmed5749
@zamzamahmed5749 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Woow♥️♥️
@ibrahimabdi7222
@ibrahimabdi7222 Жыл бұрын
Waan kuu wataa bro ✌️✌️✌️✌️
@smaichou1355
@smaichou1355 Жыл бұрын
Ceech caala qof 😂😂😂❤😍
@calicabdi1565
@calicabdi1565 2 жыл бұрын
Allahayow mid Daanyer unoqdo iisahal Amiinta raaciya Azxabey 😪
@queenshaambbe48
@queenshaambbe48 2 жыл бұрын
AMIN 🤲 mideda kalane aniga kuhayaye sodhiyaargarow waana bariyaad wallahi gawadas
@queennuria6695
@queennuria6695 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@calicabdi1565
@calicabdi1565 2 жыл бұрын
@@queenshaambbe48 inte kalasooxirira Duco qabto
@abiyow10
@abiyow10 2 жыл бұрын
@@queenshaambbe48 hhhh adiga le ama iska hdlosa
@queenshaambbe48
@queenshaambbe48 2 жыл бұрын
@@abiyow10 maya wlhi aniga maahan aniga nin diyar umahi xiligaan walalo
@abwaanmoha
@abwaanmoha 2 жыл бұрын
Ridwaan isaaq waan ku salaamay sxb adiga iyo inta commentigan aragtayba waxaan daawaday waraysigii aad ka qaaday samiira gabadhii indrkeed dhibaateeyay iyo family geedu waxaan rabay inaan gabadhaas soo qaado oo aan yurub keeno markaa sidee kula soo xidhiidhaa si aan kaala hadlo arimo muhiim ah✌🏽
@amaaljaylaani6473
@amaaljaylaani6473 2 жыл бұрын
Zxp anigana ha ilaawin masha iga wad
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Ninkan lama helo wllo meel lagala xidhiidho anba 2 Sano radinaya
@abwaanmoha
@abwaanmoha 2 жыл бұрын
@@nimcoahmed7658 alle hakuu fududeeyo raadintiisa🙎
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
@@abwaanmoha amiin wllky
@ilkacaseahmed7501
@ilkacaseahmed7501 Жыл бұрын
Lambarkisa Aniga Aya ku haya hada ka hor ayu barnamijkan camal iguso wacay marka hadad ubahantahay ilaso xariir mahadsanid
@sharmaketube2638
@sharmaketube2638 2 жыл бұрын
Are this girl's not watching this kind videos of ridwan 😂😂 They don't know if there is a prank at the end or what
@finitoyt9446
@finitoyt9446 2 жыл бұрын
I am thinking this also😂 maybe they’re acting Wallahu aclam
@abdullahisheikh1096
@abdullahisheikh1096 2 жыл бұрын
These videos were recorded before they were released so they did not watch it. He did not record one and release but recorded several of them and releasing one after the other
@bushracadey2319
@bushracadey2319 Жыл бұрын
Walaalow timahaga jar timaha jar jar jar
@Abdihakeindhaye
@Abdihakeindhaye 2 жыл бұрын
Respect rethwan 🙏
@suhayb7706
@suhayb7706 Жыл бұрын
Abdihakin miYad iska daYsY barnaamij Yadii Tijaabi jacaYLkaga
@MaameYM1515
@MaameYM1515 Жыл бұрын
wxn rabaa videogan inta ugu dambeysa music clasicga ayaan rabaa sxb ridwaan issack magaca musicga ayan rabaa
@fatumaharet8371
@fatumaharet8371 2 жыл бұрын
Maxda lasodigaye wan yabanahye wax ikahoreye malahn meya😂
@jamiilasiad9794
@jamiilasiad9794 2 жыл бұрын
I can't wait part 7
@mustafbare9470
@mustafbare9470 Жыл бұрын
Asc
@mustafbare9470
@mustafbare9470 Жыл бұрын
Ridwan lambarkiise Ayan ubahanahay
@fatumaahmed9105
@fatumaahmed9105 Жыл бұрын
What the he’ll sister gold qimaha ha iskatirin abayo
@hodanabdiqadir2856
@hodanabdiqadir2856 Жыл бұрын
Dear me love u soul ❤️
@nayka3781
@nayka3781 2 жыл бұрын
I like the end hhhhh
@tiktokcomments8339
@tiktokcomments8339 2 жыл бұрын
Gabartan fududaa oo Balan looqaday maxey ugacarartay Subxanallah
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 2 жыл бұрын
Single life is the bestest 👍👍👍👍👍
@kamaldiin2997
@kamaldiin2997 2 жыл бұрын
Is the best deh
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 2 жыл бұрын
@@kamaldiin2997 ok
@queen7831
@queen7831 2 жыл бұрын
Labada dhinacaba daacad ma ahan iyada lambarka bixisay so iyada xitaa lug ulaabaneeyd gabar walba kan haduu kugu boodo kaas kuujoog waaa isticmlnaa lkn mid cusub in aad lambar siiso wee ku qaldan thy any why qalbiyada Allah niiqaboojo🤲🤲🤲🤲
@diinicalaa1923
@diinicalaa1923 2 жыл бұрын
Big legend Ridwan issack 😃💖✋
@afnaanwarsame6761
@afnaanwarsame6761 2 жыл бұрын
Gabdhaha plz waa iga talo nin ka ajnabi ah somali ha ahaado ama wadamda kale taxgsiyasha shirka haka racinina
@anfacsharif4611
@anfacsharif4611 Жыл бұрын
😜😜Ani xita waan Necbahay magaca Siciid mida kle Gabadha lama Dhihi karo Qofka wey Qiyaamesay Because weyba sheegtay Already inee Xirir Le dahay waliba ey Guur Diyar u Tahay so waxan Dhihi karnaa Wax walba Daacad bey ka Ahayen Gabadha Lkn wiilka🙃wax uu Waday ma ogi aduunka waxan ugu Necbahay in uu Qof igu Dhaha oky Waa sida Aad u Fahantay Aduunka ugu Necbahay wllhi🥴🤨uff
@nashaadshariifmoalin8567
@nashaadshariifmoalin8567 2 жыл бұрын
Ninkaan Gabadhan qalad maba kasameenin sida ay sheegtay iyo sida hadlka udhigay u waa iskumid laga yaaba inuu ayada kawada hubsiina halbaa lasiistaa
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 2 жыл бұрын
Lkn Ogaada #Gabdhuhu inta badan sidaas fudud lember kuma bixiyaane lember khalada bey ku qoray aragtida hore magac khalada iyo xafad khalDa marka lGa yasbe iney bixisay kii fake ahaa ee yan lagu dagdagin gabadha
@waayoaragwaayoarag8601
@waayoaragwaayoarag8601 2 жыл бұрын
Ax gabadhaa wanaaga kamuuqda iyo waxay aragtay ax abaayo xagayga Soo aad
@waxqabad123
@waxqabad123 2 жыл бұрын
Ridowanow vedio daily ka dhig nio✊
@adnomaxamed7395
@adnomaxamed7395 Жыл бұрын
Walalo Noloshayda jecelyahay Aboowe
@mariyamaxamed8789
@mariyamaxamed8789 2 жыл бұрын
Asc wll ridhwaan halkee lagaaga soo xiriiraa
@titanic139
@titanic139 Жыл бұрын
Ma aaminsani in Gabadh Somali ah Daacad tHy inta Isla joogtanana Koley Danteeda unbay Kula joogtaa Hadii ay maslaxadeeda meel kle Ka aragtana waa Hubaal inay Aadeyso First One khiyaano Gabadh Somali U daa
@marwayusuf5433
@marwayusuf5433 2 жыл бұрын
Ax sorry wan Ka naxay gabarta sidad uqadatey weye kulaha duli 2 months keliya maku amintey one year lama garanaye abayo si anad uqalbi jabin sida diraca iskaga badbadeshid ubad bedal ragana mid keliy haku kobnan malinka guursatid ka jaceyl iyo nolol fcn la qaado haba amini stupid dhininta
@abdirahmanismail8313
@abdirahmanismail8313 2 жыл бұрын
Filimkan sxb walis ku fahme ee filimka kadaa camerada gariga
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 2 жыл бұрын
maskiine weeye dumarka absolutely
@MohamedIbrahim-lm8bk
@MohamedIbrahim-lm8bk Жыл бұрын
Waa layaab saaxib
@sumsumadan2955
@sumsumadan2955 Жыл бұрын
wow big legend ridwan issack😇
@kushimkaah3099
@kushimkaah3099 Жыл бұрын
Gabar somaliyeed ilaahii aabbeheed somali ka dhigey baa bahdiley , 😥 sababtuna waxay tahay Raga somalidu waa duli dalkii naga burburiyey qabyaalad wax ku cuno oo aan dalka rabin iney dhisaan
@nuuradin1maxamuud235
@nuuradin1maxamuud235 2 жыл бұрын
Inaad iskaabulo bilaaa buuq iska dhexmushaaxdo waxa kuu diidan garan laayahay😂😂😂
@amiishhassan7566
@amiishhassan7566 2 жыл бұрын
Qooq aa ididam🤣🤣
@Ahmed-gb1xm
@Ahmed-gb1xm 2 жыл бұрын
@@amiishhassan7566 daawo maleh
@cabdulaahiasad8691
@cabdulaahiasad8691 Жыл бұрын
Waa sababta kaliaya aan qalbi u lehyn
@Sagalahm2000
@Sagalahm2000 2 жыл бұрын
Asc madhihi kartid miyaa yoo yoo salanta kafcn waa duco e iyada isbar plz
@jawahirmahamud5519
@jawahirmahamud5519 2 жыл бұрын
War ridwaan dhiqo badanaaaaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Cumashkeyofficial
@Cumashkeyofficial 2 жыл бұрын
Galad waye waxas brother
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 2 жыл бұрын
ee numberka waxay u bixisay shukansi mahan ninki walalnimo ahaan buu usoo galay😪🤣🤣 waa laandheere
@osmanarto6089
@osmanarto6089 2 жыл бұрын
Qalbiga in lajabsho ma xaqbaa
@hamimgedi5194
@hamimgedi5194 2 жыл бұрын
Yo yo ma'ahane.........ASC deh 🥺
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 2 жыл бұрын
Haplaha yar iyo weynba wali allanka waxa is waydiiyaa sababta iyagu ujecel yihiin in daacad loo noqdo iyaguna ayna dacad u ahayn waa sababaha xidhiidhadaba unecebahay😳
@abdiqannimuhammad1582
@abdiqannimuhammad1582 2 жыл бұрын
Ar waxa haaye microphone uso dhiip waaxay wax ma ka maqalna pe wiilka
@queen-ot7br
@queen-ot7br 2 жыл бұрын
Wlahi nin maahan ninkaa ixtram xita malaha uf waana nin wen suu ula hadley gabadhaan waa gabar daacad ah.ilaahy mid ka Khyr Qaba ha siiyo
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 42 М.
AX XASKISU SHEGI WAYAY KADIB RIDHWAN AYU CAAYAY TIJABI Pt98
16:05
Ridhwan Issack
Рет қаралды 170 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
NAAG CABSI CABSI AH! 4 NIN 4 QAARADOD KALA JOGTA LASHEKESTA TIJABI
18:44
AX AX DHAB AYAY U OYSAY TIJABI JACYLKA INU DACAD YAHAY Pt56
13:05
Ridhwan Issack
Рет қаралды 170 М.
Ax Naag10 Sano Iga Ween Ano 15 Sano Jir Ah  Jeclada San Igashay
50:52
Ridhwan Issack
Рет қаралды 341 М.
DEG DEG RIDWAAN ISAK O WALAASHA IITIJAABI LA YIRI DAAWO YAABKAAN
10:40
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 86 М.
MAN TO MAN OO BEERKA ISKA GARAACEN IDIRISKA IYO K.BAARA
17:43
AX! ALA QIYANADA DUMARKA RAGA KADARAN TIJABI JACAYLKA Pt68
16:52
Ridhwan Issack
Рет қаралды 197 М.
Happy 4th of July 😂
0:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 9 МЛН
Хитрая МАТЬ делит НАСЛЕДСТВО между ДЕТЬМИ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 1,1 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
0:16
LOL
Рет қаралды 10 МЛН
Мама хитрая😂​⁠​⁠@ladymilanapap4610
0:16
МишАня
Рет қаралды 1,9 МЛН
Ахахах 👅
0:44
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,1 МЛН