Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige - Lubigaan Ka Jecelehay Kaban Biyo Sare Tagay Abwaan Dacar

  Рет қаралды 212,512

Ik Hajji

Ik Hajji

5 жыл бұрын

Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige - Lubigaan Ka Jecelehe Kaban (Legga Ma isa Saarnaa)
Riwaayadii Biyo Sare Tagay Waa la sugayyaa
Ereyadii Abwaan Maxamed Aadan Dacar
Laxankii Axmed Cali Cigaal 1980
Kabankii Axmed Cali Cigaal

Пікірлер: 83
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 3 жыл бұрын
Lahashada aduunkiyo lurku kama dhamaadoo qofkastoo ladnaadaba wuxumbaa lugooyee ruux kugulamaanoo caashaqa lurkiisiyo ladiwaayay awgaa maad ulaab fayoobaan laydh caafimaad iyo sida laama loowshaha dabayluhu lululayaan laafyahagan quruxdaleh lubigan kajecelee laga maysisaaraa Khadra) aduunya luxdani iyo islayaab hajoogee laqan iyo ciroolaba soowada mar labajire. likihiyo lajiiduhu iyo lajiiduhu haday laabkuyalaan lajiid umabyaahnaadee. Maad uliilsanaan hawl maad uliilsamaan)hawl.lugti raacday faraskee intuu luunku gawracay leeg leeganaysiyo sida loxos qadoodiya malindeysaneyne laabta mayskuhaynaa Cigaal) laayaan jacayl iyo lalabaad igalisoo meel aad kuligantan kulihintan) iskaloodin waayee. Naftan laama doodkiyo. Libiqsigu udheeryee. Intaa kugu lifaadoon. Maad ulaab fayoobaan. Laydh caafimad iyo sidaa laama loowshaha dabayluhu lululayaan laafyahagan quruxdaleh lubigaan kajecelee laga maysisaraa🌹 Khadra) maad arag lugooyee hayskadhigin ninliitee. Nafba caashaq lixihiyo labiyada korsiiyee. adaa luufka doontee.luufka doontee mulacuba lurkiisiyo markuu liifka jabiyaa ...... maad uliilsanan hawl maad uliilsamaan hawl lugti raacday faraskee intuu luunku gawracay leeg leeganaysiyo sida loxos qadoodiyo malindey saneynee laabtan maysku haynaa🌹
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Saxib aad iyo aad ayaad umahadsantahay! Laakin, lajiida waa maxay?
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 3 жыл бұрын
Ik Hajji wax lasoo jiidayo Lkn hada waa yacni labada qof haday isku laab yihiin ama ay isjecel yihiin soojiidasho uma baahno ayuu abwaanku ulajeeda qalbiyada isjecel is jiijiid uma baahno👌
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 3 жыл бұрын
Ik Hajji aad iyo aad ayad umahadsantahay sxb👌
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Likihiyo lajiiduhu, iyo lajiiduhu..... Niyoow, armey macna kale leedahay?
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 3 жыл бұрын
Ik Hajji erayga kadameeya fiiri likihiyo lajiiduhu haday laab kuyaalaan lajiid uma baahnaadee weeye sxb kolay sida aan u qaaanay waligeyba hadii aad sikale utagaano soo qor sxb
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 жыл бұрын
Heestani waxay ku jirtey riwaayaddii BIYO SARE TEGEY WAA LA SUGAYAA. abwaan: Maxamed aadan dacar. Heesaha kale ee ku jirey waxaa ka mid ahaa (sarab baan dul saaroo sarajoogga hadalkiyo sanqadhaba ma karayee allahayoow inoo sahal. Cigaal iyo khadra)
@MukhtarHaashi
@MukhtarHaashi 2 ай бұрын
4:56 HAA HAA HNO 5:12
@ah5023
@ah5023 3 жыл бұрын
Ruwayadii Biyo Sare Tegay Waa La Sugaya 1980 Xasuus Maxamed Adam Dacar Ayaa sameyey Cimri dheer iyo cibado suban ayan illahay kaga baryaya Camo Amiin Amiin yaa Rabbi
@MukhtarHaashi
@MukhtarHaashi 2 ай бұрын
AAMIIN 6:49 AAMIIN 6:56 HAHNO 7:15
@MukhtarHaashi
@MukhtarHaashi 2 ай бұрын
4:35 okey 4:42
@abilitytoconvey
@abilitytoconvey 5 жыл бұрын
Sidaan filayo Heestaanu waxay ku jirtay Riwaayaddii (Biyo Saratagay Waa la Sugayaa), Waxaan u maleynayaa inuu lahaa Abwaan Maxamed Aadan Dacar Naaxiyadana Saalax Qaasin waxaana ku wada luuqeynaya Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige. Balse garan maayo Sawirka meesha saaran ee aamina Cabdillaahi. Waadse ku mahadsan tihiin inaad nala wadaagtaan heeska 👍
@ahmedabdiwali30
@ahmedabdiwali30 4 жыл бұрын
Saxiib miyaadan codka garanaaayn waa Aamina Cabdulaahi.
@salebanomar4603
@salebanomar4603 4 жыл бұрын
Haa heey riwayadii biya sara tegay waa la sugaya
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@ahmedabdiwali30 walaal Aamina Maahee waa Khadra Daahir oo yar.
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 2 жыл бұрын
Naaxiyadu waa cigaal
@galadapple155
@galadapple155 10 ай бұрын
Saaaua2::30 wa haben jimco ah tariikhdu wa 15/9/2023 waxanu fadhina banki mirqan wayne aniga iyo zxbkey o safar iga tagaya Subaxa biri ah hadu eebe idmo waxa no daaran heeskan mirqankuna wa is daad raac bal aynu eegno waayaha❤mar un ban fiirin dona hadi rabi idmo
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Qof kastoo ladnaadaba Wuxuun baa lugooyee. Beena maahan. Hees iga dheh. Thanks LK Hajji
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Mahadsanid!
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@ikhajji adigaa mudan walaal.
@mustafeahmed3500
@mustafeahmed3500 Жыл бұрын
Alle hawnaxariizto edo khadara dahir
@MukhtarHaashi
@MukhtarHaashi 2 ай бұрын
HAA HAA HNO
@NuurBarre-lo6fk
@NuurBarre-lo6fk 6 ай бұрын
Hi
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Жыл бұрын
Khadra ilaahay qabriga ha kuu nuuriyo kitaabkana gacanta midig ha kaa saaro. Cigaal (ma gaborone) ilaahay cimri dheer iuo caafimaad ha ku siiyo. cigaal waa fanaan, laxamiiste iyo abwaan.
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan maxamed aadan dacar Riwaayadii biyo sare
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan maxamed aadan dacar
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
Xusuus ayay igu leedahay heestani waagii aan ka shaqayn jirey harta sheekha asxaabtii iyo dhalinyaradii ayaa ku xasuusta
@mokiyaz9892
@mokiyaz9892 2 жыл бұрын
Waa khadra daahir cidkastaba u geeya.
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Wow 👏 😮
@user-pj2dz3qv1g
@user-pj2dz3qv1g 11 ай бұрын
Waaaaaw
@MukhtarHaashi
@MukhtarHaashi 2 ай бұрын
SAASDHE HEEDHE HNO HAA HAA WLL 2:09
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 3 жыл бұрын
Sawirku waa Aamina Cabdullaahi ee iska sax.
@aminahaibe2037
@aminahaibe2037 8 ай бұрын
😢
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
ILAAHEY JANO KUMA TUSO WAXAY UGU RAAXO BADNEYD WAQTIGII AYNU UGU DHIBAATO BADNEYN ILAAHEY JANO KUMA TUSO
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Жыл бұрын
Haburkuna muxuu ahaa?
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 Жыл бұрын
Ma adoo cabsan ayaa commentgaan soqortey yaadse habaareysa
@yasirmire5177
@yasirmire5177 9 ай бұрын
Alaha ku caafiyo
@taraydhtvchanel
@taraydhtvchanel 5 ай бұрын
Habeen 8 bisha March 2024 hadafkayga igu way yaasmiin iigu duceeya dadka arka commenting laan ku taal qalbigiga
@kokomohamed2400
@kokomohamed2400 2 жыл бұрын
Hesihi qaligi
@mohameddeeq7580
@mohameddeeq7580 4 жыл бұрын
Heesta xasuus dheer ayeey iguleedahay sidaad ii ogeedba usidaa jaceelki
@ibrahimabdirizakjama9807
@ibrahimabdirizakjama9807 3 жыл бұрын
La jiiduhu waa geed dhirta kamida. Likihunna isna waa geed
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Saxib Mahadsanid. Marabin inaan kudagdago macnaha lajiida. Sidan ayaan umaqlay oona u aqaanaa! Dhulka an kasoo jeedo wuu kabaxaa. Lajiiduhu iyo qaraanrida waa isku egyihiin Inkastoo lajiiduhu uu dhuubanyahay.
@abdirizakm.hussein1083
@abdirizakm.hussein1083 2 жыл бұрын
adoo mahadsan Sawirka aamina Cabdillahi ka bedel oo Khadra Saar
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Ahsante walalo. Wa inan thumbnail kale saroo.
@abdimahad3504
@abdimahad3504 Жыл бұрын
Lahashada aduunyo
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 2 жыл бұрын
🥰😍
@NuurBarre-lo6fk
@NuurBarre-lo6fk 6 ай бұрын
Tangerine you
@siciidcismaandirir1689
@siciidcismaandirir1689 2 жыл бұрын
Axyaa heeso qiimo leh
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 4 жыл бұрын
Waa runtaa Waa heesihii riwaayadii biyo sara tagey waa lahaa abwaan dacar laxanka iyo kaban kuna waa axmed cali cigaal
@alihirsi7729
@alihirsi7729 3 жыл бұрын
Adeer ma axmed cali cigaal baa saalax laxan waydiisan 4 nin ee uguhaysta laxanka uu axmed kamid yahay
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 3 жыл бұрын
Adeer waynu ognahay cigaale se mararka qarkood way wada shaqeyaan,Salaxna ma dhibyara
@abdimohamed7004
@abdimohamed7004 2 жыл бұрын
Riwadan laxankeda wa salax iyo cigaal
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 7 ай бұрын
Axmed c/ cigaal Lahashada aduunkiyo Lurku kama dhamaadoo Qof kastoo ladnaadaba Wax umbaa lugooyee Ruux kugu lamaanoo Caashaqa lurkiisiyo Ladiwaayay awgaa Maad ulaab fayoobaan Laydh caafimaad iyo Sida laama loowshaha Dabayluhu lululayaan Laafyahaagan quruxdaleh Lubigaan kajecelee Lagga maysa saarraa? Khadra daahir cige ahun Adduun,yada lixdani iyo Islayaab hajoogee Laqan iyo ciroolaba Soowada mar labajire Likihiyo lajiiduhu Haday laab kuyaalaan Lajiid uma baahnaadee Maad uliilsamaan hawl Lugtii raacday faraskee Intuu luunku gowracay Leeg leeganeysiyo Sida loxos qadoodi ah Malendeyn’saneynee Laabta maysku haynaa Axmed A cigaal Laayaan jacayl iyo La’labaad igalisoo Meel aad kuligantaan Iskaloodin waayee Naftan laama doodkiyo Libiqsigu udheeryee Intaa kugu lifaadoon Maad ulaab fayoobaan Laydh caafimaad iyo Sida laama loowshaha Dabayluhu lu’lulayaan Laafyahaagan quruxdaleh Lubigaan kajecelee Laga maysa saarraa? Khadra daahir cige ahun Maad arag lugooyee Hayska dhigin nin liitee Laffa caashaq laxahiyo lixihiyo Labiyada korsiiyee Adaa luufka doontee Mulacuba lurkiisiyo Markuu laanka jabiyaa Maad uliilsanaan hawl Maad uliil samaan hawl Lugtii faraska raacdee Intuu luunku gowracay Leeg’leeganeysiyo Sida loxos qadoodi ah Malendeyn’saneynee Laabtan ma isku haynaa
@sahrazuber3171
@sahrazuber3171 5 жыл бұрын
Un P
@djameguelle2642
@djameguelle2642 3 жыл бұрын
Xasuus Barrii samaad kii Iskaa loodi wayeee
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 4 жыл бұрын
Caku caku caku
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
KHADRA WAA FAQASH JECEL CADOWGA UMADA AY KA SOO JEEDO WAA KHADRA FAQASH ILAAHEY KUUMA NAXARIISTO ILAAHEY HAKA ABAAL MARIYO WIXII AAD XUMAAN NAGU SAMEYSEY ILAAHEY KUUMA NAXARIISTO ILAAHEY KUUMA NAXARIISTO ILAAHEY KUUMA NAXARIISTO
@yasirmire5177
@yasirmire5177 9 ай бұрын
alaha ku caafiyo
@bareabdi3333
@bareabdi3333 Ай бұрын
Waar waa marxuumad imika waxay samaysay adiga waxba lagaa weydiinmaayo Adiguna waad dhiman maalin maalmaha kamid ah miyaad jeceshay in lagu habaaro
@ashamohamed9299
@ashamohamed9299 2 жыл бұрын
That’s not khadra Dahir in the picture
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
AAMMINA CABDULLAAHI XIRSI ( HODON CABDURAXMAAN DHEERE), HOOYADEED ALLAAH HAW NAXARIISTO,AAMMIIN
@lakersnasir8352
@lakersnasir8352 Ай бұрын
Is not that’s true
@lakersnasir8352
@lakersnasir8352 Ай бұрын
My favorite singer ever sad 😢😢😢 RIP NAXARIISTO BADAN
@abdikanihasan2427
@abdikanihasan2427 2 жыл бұрын
Afyyh
@aminahaibe2037
@aminahaibe2037 8 ай бұрын
😢
@aminahaibe2037
@aminahaibe2037 8 ай бұрын
😢
@aminahaibe2037
@aminahaibe2037 8 ай бұрын
😢
@aminahaibe2037
@aminahaibe2037 8 ай бұрын
😢
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,9 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 29 МЛН
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
AXMED CALI CIGAAL HEESTA WADNAHAAD LA BAYDHAA
10:25
Maal TV
Рет қаралды 411 М.
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 779 М.
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 91 М.
Ammaan || Khadra Daahir & Saalax Qaasim || Kaban macaan || HD +Lyrics
7:59
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
Gacal iyo Gayaan - Khadra Daahir iyo Axmed Cali Cigaal Kaban
11:45
Мировой Рекорд по Засыпанию (@DazByron )
0:30
Голову Сломал
Рет қаралды 11 МЛН
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 19 МЛН
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 89 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
0:12
Jojo Sim
Рет қаралды 21 МЛН