No video

BANGIYADA SOMALIDA IYO MAALGELINTA GANACSI

  Рет қаралды 34,335

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

5 жыл бұрын

#Hourmarsamee
MUUQAALKAN WAXAYNU UGA HADLAYNAA QAABABLA AAD MAALIN GELIN UGA HELI KARTID BANGIYADA SOMALIDA IYO HAYADAHA MAXALIGA EE GANACSATADA MAALGELIYA.
Social Media igala soo xidhiidh.
/ zakariyecaawiye
/ zakariyecaawiye7
/ zakariyecaawiye
/ zaki-sool
Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
www.paypal.me/...

Пікірлер: 121
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Muuqaaalkan Waxaynu ku iftiminaynaa si aas Lacag maalgelin uga heli lahayd Bangiyada aadna Ganacsi ku bilaabu kartid. Hayadaha iyaguna ganacsatada maal geliya websitekooda halkan ka gala sidaas uga faaidaysataan. wixii suaalo halka hoose iigu soo qor inshallah. www.shuraako.org www.kimsmfi.com
@xasanabdalla5226
@xasanabdalla5226 5 жыл бұрын
Wa fikir fiicab
@xuskacali6946
@xuskacali6946 5 жыл бұрын
Mahadaanid 100%
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 5 жыл бұрын
Boqol kun dollars maxaay iga qabaneysa wadankee?
@deqafarah7171
@deqafarah7171 5 жыл бұрын
Asc zakariye waan ku salaamiya Shekooyinkaaga ganacsi ayaan ka heley Wahaan joogaa UK Qof wadinkii jooga aan udiru oo kafaaido oo lacag baran igu joogin
@sabadabdallah1107
@sabadabdallah1107 5 жыл бұрын
Asc wllo plz arintan qof yurup joogaa maka faaiidaysankaraa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
CADAYN MUHIIM AH. BANKIGU ISAGA AYAA MARK HORE SI BUUXDA U IIBSADA HANTIDA OO LAHAANSHAHA YEESHA MARKAAS AYUU QOFKII U BAAHNAA KASII IIBIYAA FAAIDO BOQOLKIIBA INTA KU HESHIIYAAN SAARTAA. WAX RIBO AH MEESHA KUMA JIRTO. TUSAALE MOOBILKA SUUQA KASOO GADATAY HADAAD 50 DOLLAR DHEERI KUSII IIBISID ADAA ISKA LEH BOQOLKIIBA INTAAD DOONTID FAAIDADA SAARO. MARKAA DADKA AAN NIDAAMKA ISLAAMIGA BANGIYADA FAHANSANAYN XUKUM RIBO AH AAN JIRIN YAANAY SAARIN WAAYO BANGI RIBO KU DHAQMA BANGI ISLAAMI AH MA NOQON KARO.
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 4 жыл бұрын
Hadii lacagtii deenta u wada gudo bankiga hantida lahan shadeeda waa aniga soo ma aha markaas?
@MubarakHadi
@MubarakHadi 5 жыл бұрын
Hawl wanaagsan baad Zakariye haysaa. Dhallintu cid hagta oo hoga-tusaalaysa ayay u baahan yihiin. Halkaa ka wad dedaalka. Mahadsanid in badan.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Adaa mudan walal Mubarak taladaadaa aad baan kugu raacsanahay wixii talo iyo tusaale ah ee bulshadeena wax ku kordhin kara inaynu qayb ka noqono. Mahad balaadhan Ustaad.
@zerashlibashiir446
@zerashlibashiir446 5 жыл бұрын
Rag igu qaaaliya
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 жыл бұрын
Maasha alaah mubaarak hadi iyo sakariye Really labadiinaba waan idinku xidhanahay Labadiinuba bulshada shaqo fiicanbaad uhaysaan Waaan idin mahad celiyanaa Mubarak hadi iyo zakeriyaba I respekt both of u
@maxamedcabdulahi2996
@maxamedcabdulahi2996 5 жыл бұрын
Mashallah waan u baahnaa maalingelinta Bangiyada
@basram1545
@basram1545 5 жыл бұрын
Mahadsanid Akhi Zak. Fadlan manoo soo galin kartaa kuwa ugu fiiacan oo invest laganshan Karo.mahadsanid.
@bishaarokhaliif2548
@bishaarokhaliif2548 2 жыл бұрын
Masha Allah
@cabdinuurmaxamuud1005
@cabdinuurmaxamuud1005 5 жыл бұрын
masha allah zakariye wlle aad ayaad ugu mahadsantahay sida fiican ee aad Noodhiiri galisid Noona soobadi hawlahan ku saabsan Ganacsiga
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 4 жыл бұрын
Mansha alah wlhy fikrado badan iyo arimo dhawr ahbaan ka fa iday muqalkan. Awal hore waxaaban uhaystay oon moodayay in banki yadu ay lacag kaa iibinayaan balse hadaan fahmay in ay alaab kaa iibinayaan. Mahadsanid sxb qali runtii fikrado badan ban ka fa iday iyo waxyaabo iga dahsoonaa
@xamsefandhe1637
@xamsefandhe1637 5 жыл бұрын
MANSHA ALLH WALL MCN ILAHAY XAKU XIFDIYO AAMIIN
@zihamiizhmoha2602
@zihamiizhmoha2602 5 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay wll inoo soo badi fikirada ganacsiga
@adanabsiye7878
@adanabsiye7878 3 жыл бұрын
Asc Zakariya ilaahay ha ku dhawree sidee kuu helayaa oday aan ku fiicnayn intigram ama technology oo rabo talo iyo misgivings rinjiga iyo waxyaabo kale oo badan isku meelna waa joognaa waqti badan kaa qaadimaayo gaadhi ayaan wataa halkii aad igula balantoba waan kuugu oma ayaa A gurey
@farhioabdikadir3495
@farhioabdikadir3495 5 жыл бұрын
damin Waa hestaa
@hamsecirrochannel543
@hamsecirrochannel543 4 жыл бұрын
Sakariye wllo alle ha kaa abaal mariYo Hawshaa wacan ee aad hayso ,,,
@waxkastamedia5019
@waxkastamedia5019 5 жыл бұрын
Sxb halka meel ee kaa dhiman waa inaad koonfur imaadid si aad xog buuxda noola wadaagtid blse howl wanaagsan baad heesa keep going👍👍👍
@diinisanweyne4353
@diinisanweyne4353 4 жыл бұрын
Maansha ALLAAH JASAA, AKA LLAAHU khayr aad iyo aad bad umahad santahay wll
@heyb12
@heyb12 Ай бұрын
Subxaanallaah waa ribo wll sidaasi
@ismailabdi4522
@ismailabdi4522 3 жыл бұрын
Waxaan ku waayidiye agabka beeraha oo kale makaa baalgaalinkaraan sida shinida oo kale waxaan lehyahay beer oo aan fikraad waax sosaar markaa waxaan u bahaanyahay sida seed ka ubaxa oo kale iyo qalaabka kabadhadda laku xanaaneeyo makaa arinta ika soo jawaab inshallaah asalaamu caleykum waa rarxmaatulaahii waa baraakahatuhuu wallaal
@shootball226
@shootball226 4 жыл бұрын
Mansha alah zakariye abdulahi ali nin ku dayasho mudan runtii
@khalidjamasaid2054
@khalidjamasaid2054 5 жыл бұрын
Walal soo interest malahan bangiyadu soo baar ina soo jawaab adoo rali ah .
@user-ij8zc5nq9b
@user-ij8zc5nq9b 21 күн бұрын
𝙵𝚒𝚔 𝚛𝚊𝚍 𝚜𝚑𝚊𝚠𝚘 𝚊𝚋𝚞𝚞𝚛𝚒𝚜
@deeqoriish
@deeqoriish 5 жыл бұрын
Walal aad ayan ganacsiga u jecelahay aniga ganacsiga
@user-rt6ex6ly5s
@user-rt6ex6ly5s 8 ай бұрын
Thanks
@cabdirazaqkhadar9956
@cabdirazaqkhadar9956 Жыл бұрын
Waa ribo ayay culimada qaarkood dheheen wayna kudagaalamaan waliba sidaas
@safiaomer4732
@safiaomer4732 4 жыл бұрын
Maansha alaah ilaahay hakuu siyaadiyo dadaalka
@hazanaj966
@hazanaj966 5 жыл бұрын
mahadzanid wll Sakariye wxd hyzaaa hawl ay dad badan qaban waayen waanu kaaga mahadcelinaynaa wll insha allah waanu ka faaideyzan doona wll sakriye thnkz million time
@daadir2020
@daadir2020 4 жыл бұрын
Masha alh ustaadi
@nn-gc7hj
@nn-gc7hj 3 жыл бұрын
thank u wll
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Жыл бұрын
Meyl oo Ka taliyo Hasan shiikh mahamuud meyl fiican mahan waa nin xun waaye
@aboornuureyni
@aboornuureyni 8 ай бұрын
wllo waxna ubahanahay malgalen waxan joga kismayo
@ayoubsaed5595
@ayoubsaed5595 5 жыл бұрын
Dahabshiil oo ah hoyada bankiyada wadanka ,, kuwaad sheegatay iyo kuwakaleba waa jiraan
@abdikariimissa4489
@abdikariimissa4489 5 жыл бұрын
Asc walal hadii lacagta kugu kordhayso soo ribo masoo hoosgelayso
@hiilcb2212
@hiilcb2212 3 жыл бұрын
waamahad santahay wlky ql mncha aalllH ale hanokaadayo 💞💯
@hargeisa24h
@hargeisa24h 3 жыл бұрын
Guuleyso Jaalle.
@Funnyforyou14
@Funnyforyou14 4 жыл бұрын
Walalo wxn ku waydiyey mrkd bankiga first u tageysid wx lcg ah lgaama rabo?
@fadumocawad8487
@fadumocawad8487 Жыл бұрын
Waa mahad santahay
@frxaanyusuf6183
@frxaanyusuf6183 2 жыл бұрын
asc waal Allah hakaa zaai mariyo barnaamijkaas aad bulshada usoo gudbisay .lakin walal su.al ayan qaba ? waliba waxan jeclan laha inad sidegdeg iigu so gudbiso . walal kawaran hadaan doonyo inàn aan ganancsi sameeyo lacagta aan doonayaana ay tahay 10.000$ dollar balse aana haysto hanti maguurta ah sida guryo bakhaaro ah oo ka dhisan suuqa wayn shiraaqle ee hargaisa oo dad aan ka kireeyey .mulkiyada aan u dhiibo banka miyaa wax damiin ah layga rabaa ?
@deqowarsame9906
@deqowarsame9906 5 жыл бұрын
Maasha-Allaah jzkallaah Br runtii was noo faaiidaysaa
@mohamedhossein9232
@mohamedhossein9232 5 жыл бұрын
Shaqo wanagsan
@ahmedjaama8973
@ahmedjaama8973 5 жыл бұрын
Wll dulsaarkaa naga baandhee ribo ayaa la qarinayàaye
@xamsejamaxamsejama1091
@xamsejamaxamsejama1091 2 жыл бұрын
Sck sakariye aad vaan kuu salàamayaa Hawla haagana aad baan u xiiseeyaa Talada waala wada leeyahay Bunuukta islaamiga aad bay culimadu uga digaan lacagta lacg la saaraayo beersanteejk ama alaabah laysku iibinaayo waana xeeladaysi ribadii ilaahay xaaraan timeeyay walaal culimad ulaabo halkaa
@iimaaniimaan4075
@iimaaniimaan4075 5 жыл бұрын
Walaa sakariye jwb
@jokerbatun8972
@jokerbatun8972 4 жыл бұрын
wllo lacagta faaidada uu bankigu iga rabo sanad kadib ribo miyaana noqonayn halkaa inaga soo hubi
@c.risaaqsidiwinky812
@c.risaaqsidiwinky812 5 жыл бұрын
Zakariye sxb waxan raba inaan so boxo bosaso ee walal waan ku barinaya ee garab igu si kontarolka idhaafi plz walal macan waxan ahay fanan c.risaaq sidi winky baa le dhaha anigu waxan joga garowe jwb sxb sare
@xumaandiidxoreye5232
@xumaandiidxoreye5232 5 жыл бұрын
C.RISAAQ SIDI WINKY 🙄🙄🙄!!!
@c.risaaqsidiwinky812
@c.risaaqsidiwinky812 5 жыл бұрын
Asc
@xumaandiidxoreye5232
@xumaandiidxoreye5232 5 жыл бұрын
C.RISAAQ SIDI WINKY salaantee dee 🤔🤔🤔!!!! Sowtaa is aaminkiba dhamaaday 🧐
@ismailasha5494
@ismailasha5494 5 жыл бұрын
Kontorolka aniga fadhiya markad so gadho give me a call
@sabadabdallah1107
@sabadabdallah1107 5 жыл бұрын
Asc wllo plz fahfaahin dheradan ubahanahaye email sabaad2008@hotmail.com
@khadramahamoud5745
@khadramahamoud5745 4 жыл бұрын
Maasha is
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 4 жыл бұрын
Waa wax fiican aduunka saasee bankiyada dadka u caawiyaan.
@jacaylwadhabwadhab4435
@jacaylwadhabwadhab4435 5 жыл бұрын
Wll iam your new subscriber marka wll shaqo yaro cadiya malaygu maalgalinaya mise markahore lacagbadan aya laygaraba si an ubilaabo shaqo ama.laymaalgaliyo mise markahorebes walagugacanwabanaya wll laba mid iso fahansi lacagla an.aya markahore lagumaal galinaya mise lacag badan aya lagarab si waxlagusiyomarkahore
@alimubarik6172
@alimubarik6172 5 жыл бұрын
Scm wll waxaan rabaa bank islamic ah oo ku yaala America waxaan rabaa maal galin aan ribo lagayn hadaad wax ka og tahay mahad sanid my name is Mubarik ali Minneapois Mn think you
@jijaluup7873
@jijaluup7873 4 жыл бұрын
Guuleyso
@abdimaliksuleiman3752
@abdimaliksuleiman3752 4 жыл бұрын
Walal arintaas so ribbo ma ahan?
@KEYFLIPKeykeyFlip
@KEYFLIPKeykeyFlip 5 жыл бұрын
Walaal Bank Somalida Waxaay leyihiin Dhag Dhag Badan Tusaale Dalalka Qurbaha An jogno Deenta Waxaa ilaga Sugi Karaa ilaa 20 years adigo Tartib u Dhibayo lkn Somaliya 4 Years madafin kartid waxaan Damcay inan Kadensado 100k Dollar Lkn waqti Yar ayey iqabteen
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Waa runtaa walal waa caqabas jirta Bangiyadan Soomaalida waxaa mulkiyada ama faaido wadaag ku ah dad Soomaaliyeed oo aanan sugin faaidada balse sanadkasta xisaab xidh sameeya. Fursadaa waxay ila tahay ilaa Bangi dhexe oo awood leh dowladu samayso inaan la helayn.
@fihiimaxuseen9828
@fihiimaxuseen9828 5 жыл бұрын
Asc intabadan bangiyadu Mahayana allaabta ee way kuusoo ibinayaan taasina mabanaana ayay diintu tidhi
@hanamohamed7615
@hanamohamed7615 4 жыл бұрын
Asc wll mgacaygu waa hana mohamed wxn joogaa somaliland wxn rabaa inaan abuurto fursad shaqo oon anuu isku filaansho ku gaadho mxaad igula talin lahayd mhadsanid
@hindidacas8861
@hindidacas8861 3 жыл бұрын
Asc will lanbarka halkee kahelikarnaa
@hodanqorane5624
@hodanqorane5624 4 жыл бұрын
Wad mahad santay wll Kay qaali laakiin anigu wat is ab uun baan istic. Maalaa Si seen kuu heli karaa wll caawin ban kaaga baa hanee mahad sanid
@user-yr4rf8os7d
@user-yr4rf8os7d 8 ай бұрын
Lacag lacaglasaaray ribomaahee
@omara9881
@omara9881 5 жыл бұрын
RIBADA kawaran hadii uu dulsaar leyahay bank kiga.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Walal wax Ribo ah majiraan qaab Islaami ah ayaa loo Maal geliyaa Bangigu isagaa hantida dhan marka hore iibsanaya oo maalgelinaya markaa kabacdi uu mulkiga yeesho ayuu kugu wareejin oo wixii faaido isaga u degsan ku saaran
@omara9881
@omara9881 5 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye thanks walal mahadsanid.
@hodansiciid4117
@hodansiciid4117 5 жыл бұрын
Waa ribo waxba yaan la casriyayn wixii dulsara waa ribo wuxu hadanay deeyn ahayn sababa lcg isaarta ma jirto
@cabdirrisaaq638
@cabdirrisaaq638 3 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye sac wll shirkadaha an ahayn amal iyo dahab shil iyo permiye panka ahay siden ula xidhidhi kara ila wadaag
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 4 жыл бұрын
Bangiyada soomalida dulsaar ama ribo ama interest rate bay ku shaqeeyaan. Mana fududa in la galo. Bal idinkaba soo qiimeeya, islaami bay sheegtaan laakiin maaha. Shirkadaha korontada sidoo kale , iwm soo baadha
@kheyrmedia-kh10eyr
@kheyrmedia-kh10eyr 5 жыл бұрын
Bangiyda soo faido uguma jirto maalgashigaas
@isfahanlahubo5799
@isfahanlahubo5799 5 жыл бұрын
Wx free ah majiraan ugs wayo lacagta lagu sinaayo dad gancsata leh marka waxksto wa interst sas ula soco sxb
@dagancali754
@dagancali754 3 жыл бұрын
Wlle melan kala xiriro bn raba
@hargeisa24h
@hargeisa24h 3 жыл бұрын
Damaanada keen? Laakiin Hantidaada maguurtada ah Iskuma damiinaan karto. waa Ila meerayso Caadi ah.
@xassansiciidjaamac1895
@xassansiciidjaamac1895 5 жыл бұрын
Asc walal qali anigu waxan joogaa Somaliland gaar ahaan burco walal qali waxan rabaa shirkadahaa aan iyagu bangiyada ahayn ee dadka lacagta amaahiya plz walalo ii sheeg hargaysa halka ay ka degen yihiin iyo wax tellefoon ah oo lagala Xidhiidhi karo?
@Mohamed-rk6wg
@Mohamed-rk6wg Жыл бұрын
Why are they putting 12% the money they give it to you that means interest so still there is a ribaa
@jacaylwadhabwadhab4435
@jacaylwadhabwadhab4435 3 жыл бұрын
De qof waxhaysta ayunba waxloogudara jaw damanad marwalba qofka in la amino ayey ahayd
@farhioabdikadir3495
@farhioabdikadir3495 5 жыл бұрын
waxan raba kanacsi aan lagaranen micnaha dadka ku cusub
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 жыл бұрын
Xoolaha ma maal galiyaan
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Haa waa maalgeliyaan damiin uun baad u baahantahay.
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye mahadsanid
@MohamedHassan-in7rn
@MohamedHassan-in7rn 5 жыл бұрын
kheyr Allah ky siiyo aad baad boo anfacaysaaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Aamiin Walal Mahadsanid Hadaad Kanaalka ku cusubtahay inagu soo biir.
@khuwaylakhuwaylachannel8376
@khuwaylakhuwaylachannel8376 3 жыл бұрын
Dadka hantida le ayey waxsiyan sida alaah majecla dadka waxba hayn ayey sinlahayen.maalgalinta
@idilaxmed130
@idilaxmed130 2 жыл бұрын
Sidee loo baran kara beerida calafka Xoolaha
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 Жыл бұрын
sidee loo bartaa macdanta dhulkaaga hooyo ( minerals gold and gemstones) kzfaq.info/get/bejne/orZop62gnNu1hmQ.html
@Somalicartoon
@Somalicartoon 5 жыл бұрын
Dahabshiil ka wrn Bank ma lahan miyaa?
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Malaha ma odhan ta kale Bangiyada Soomaalidu inay isku shuruuc yihiin xaga maalgashiga ayaan xusay oo 3 kamid ah aan adeegooda isticmaalay ayaan soo qaatay kana war hayo. Markaa sidaa ula soco.
@mubarakosman6425
@mubarakosman6425 5 жыл бұрын
Aadbaad u mahadsan tahay wll sida aad fursadaha qaaliga noogusoo bandhigeyso Runtaa waa videos faaidedeeda leh oo cajiiba waxaan rabaa wll inaan si gaara kaala tashado arin ganacsi ood ila eegto markaa hadaad whatsupp kaaga ama meel kale oo lagaagsoo xidhiidhi karo aad leedahay waxaan jecelahay inaad ila wadaagtoh Mhdsanid
@djao2212
@djao2212 5 жыл бұрын
Damiin ma heysto ee maxa xal ah
@abuaishaali8805
@abuaishaali8805 5 жыл бұрын
Sxb maal gelintan bankyada waa riba cad waana xaaraan lama ogolo
@thebestone4553
@thebestone4553 5 жыл бұрын
Waxa aqon ulahen haka hadlin bank wa interst sxb ama islam ha ado ama bank international ah wayo service ka lagu qabana ama lacagta lagu demina dad Ganacsata iska leh qofkas lacagta lehne dee faido ayow karaba marka sasey wx u shaqeyan ugs sas la soco
@abdikhaliqrageh4797
@abdikhaliqrageh4797 4 жыл бұрын
Masha Allah horay usoco wll. Halkan sido kle waxaan idiin ku soo gudbinayaa inay jirto shirkad maraykana oo dalkena timid oo la dhaho Forever Living Product ood la ganacsan karto si fudud na aad ku bilaabi karto inay jirto wixii faahfaahina igala soo xidhiidh whatsappka numbarkan +251924142145
@hanadhaanshi186
@hanadhaanshi186 5 жыл бұрын
lkn kamaad hedlin ma ribaa mise ribo maahan hadey ribo tahay haku faafin umada soomaaliyeed
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Bangiyada aan ka hadlayo waa Bangiyo Islaami ah Ribo na shaqo kuma leh ee midaa fahan walalo
@mohamedhusseinali3657
@mohamedhusseinali3657 4 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye t
@horumarsamee9963
@horumarsamee9963 5 жыл бұрын
walal zakariya wad ku mahadsantahay runti ad ban kaga faiday taloyinkaga waxan donayay inan qorshe kala hadlo si ad iga caawiso filsanmurtijecel@gmail.com igalaso xirir ama gmailkaga i dhaf thankz
@ogaanshaha8171
@ogaanshaha8171 5 жыл бұрын
Masha Allah
@user-ij8zc5nq9b
@user-ij8zc5nq9b 21 күн бұрын
𝚂𝚑𝚊𝚚𝚊𝚊𝚕𝚘 𝚍𝚊𝚠 𝚕𝚊𝚍𝚎𝚎𝚍 𝚊𝚢𝚊𝚊𝚗 𝚊𝚑𝚢
@khalidjamasaid2054
@khalidjamasaid2054 5 жыл бұрын
Walal soo interest malahan bangiyadu soo baar ina soo jawaab adoo rali ah .
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Walal waa bangiyo Islaami wax ribo maleh
@khalidjamasaid2054
@khalidjamasaid2054 5 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye thanks walal
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 5 жыл бұрын
Intrestigoodu waa 12%, aad bay u saraysaa..bangiyada ugu ribada badan wadankaan ku noolahay waa 9% halka kuwa ugu hooseeyo ee waxbarashada maalgeliya sida csn sweden waa 2% waad qiyaasi kartaa sida umadeena ribada loogu gubayo.
@khalidjamasaid2054
@khalidjamasaid2054 5 жыл бұрын
@@omarmohamoud5892 sxb kuwa somalia malahan baa umalayna riba
@umaaisha9876
@umaaisha9876 4 жыл бұрын
Ascww. There is most definitely interest on the loans. This loan or so called investment is not interest free. Please ask the uluma like sheikh Barbarawi . They will tell you. Jizakallahu khayran
KOBCI DHAQAALAHAAGA 3 QAAB U MAAREE [Ogaysiis]
11:38
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
3 QAAB OO LACAGTA LOO SAVE GAREYO | Money Saving Tips
8:33
Gelle Bashir
Рет қаралды 43 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 11 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 8 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 5 МЛН
4 FURSADOOD OO LACAGTAAGU KUUGU SHAQAYN KARTO
11:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 35 М.
MASHIIN GANACSIYO BADAN ANFICI KARA
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
Ganacsi Sidee Loo Sameeyaa?
18:28
Warsame Bade
Рет қаралды 13 М.
Waa Maxey Stock Market | Sidee Loo Maalgashtaa
11:24
Gelle Bashir
Рет қаралды 33 М.
TAAJIR KU NOQO GANACSIGA TALO IYO TUSAALE  SH AXMED NUUR JIMCAALE | BUSINESS ADVICE
37:17
SAAMIYADA SOMTEL IYO CASHAR KU SAABSAN SAAMIYADA CAALAMKA
11:00
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 36 М.
Noocyada kala duwan ee maal-gelnta ay bixiyaan Daara-salaam Bank.
31:37
Bangiyada iyo meesha ay ribadu kagasho || Sh Maxamed Cabdi Umal
7:43
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН