Barashada Luqada Germalka Nicht & kein A2

  Рет қаралды 12,662

WAZIIRKA FILMS

WAZIIRKA FILMS

3 жыл бұрын

Barashada Luqada Germalka
Nicht & Kein. A2
Casharada wee socon doonaan ee nalasocda walaalayaal, waxii su’aalo ah Kommentiga inoogu reeba.
I am Somali Actor, Director, Editor, Producer, Web-Designer And IT Professional.
Please, Like and Subscribe to my channel for more video.
I made this video for education purpose only.
I have this passion for video editing and the idea of sharing my knowledge.
Any feedback is appreciated.
Liking and Comments highly appreciated.
And if you like what i do Please Prove it, Subscribe.
You can request a tutorial anytime.
Thanks for visiting!
Best regards
WAZIIRKA FILMS
Facebook Page | / waziirkafilms
Facebook Profile | / wasiirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms

Пікірлер: 123
@barrelyrics3811
@barrelyrics3811 3 жыл бұрын
Jazakallah wll noo soo badi 👌👌
@amiinabdirashiid8529
@amiinabdirashiid8529 3 жыл бұрын
Shukran akhii
@sharafali9598
@sharafali9598 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey
@user-qr4gl2py1l
@user-qr4gl2py1l 7 ай бұрын
Danke schön mein lehrer 💯🙏
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 5 ай бұрын
Bitteschön
@madinajamac5709
@madinajamac5709 2 жыл бұрын
Mash allaha jaasu khayr
@HassanAli-kh9ty
@HassanAli-kh9ty 7 ай бұрын
Mahadsanid
@sahrasiman8792
@sahrasiman8792 3 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid walal nosobadi cashirka
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yhy walaal
@IsmahaanCeeblaawe
@IsmahaanCeeblaawe 3 ай бұрын
Shukran Aboowe qaalii ❤❤❤
@AyuupAbdicali
@AyuupAbdicali 3 ай бұрын
Mncha allaaH waziirka
@mahadmusa9820
@mahadmusa9820 3 жыл бұрын
vielen dank bru
@user-lu8dg3mm1f
@user-lu8dg3mm1f 9 ай бұрын
Das ist gut wasirka
@ahmedjamac5067
@ahmedjamac5067 3 жыл бұрын
Waa sax nooso badi casharada walal alle khayr hakaa siiyee
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yahay walaal
@mohamedabdulahi7851
@mohamedabdulahi7851 3 жыл бұрын
Hallo Wasiirka ich muss dir erstmal danke sagen. Ich bin stolz auf dich und du hilfst deine Zuschaue das ist unglaublich. Mehrere Personen habe ich ihre Kommentare gelesen und sahe ich viele Leute sind keine richtige Deutsch zu verstehen. Das ist keine Probleme wenn man die Sprache nicht verstanden aber man muss die Sprache lernen egal ob du Junge oder nicht junge ist wenn du so weiter deine video machst. dann viele leute kann man schnell deutsch lernen können Es tut mir wirklich leid wann ich feller gamacht ist. Ich kann alle nicht richtig sage manchmal mal mache ich feller 🙏🏽 Liebe Grüsse Mohamed
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
toll, wunderbar. du hast richtig. ich danke dir für die schöne Kommentare
@munafashion1383
@munafashion1383 3 жыл бұрын
Es tut mit leid das ich / wenn ich fehler gemacht habe sida kale aad baad ufiican tahay adna maadama aad macalin tahay ka sax wll hadalkiisa qalad badan baa kujira hadaad sixi waydo soo sidaa khaladka ah sax uhaysan maayo
@AyuupAbdicali
@AyuupAbdicali 3 ай бұрын
Mncha allaaH zhp qli ❤
@barwaaqohusen5755
@barwaaqohusen5755 9 ай бұрын
Danke schön
@Yasirfays
@Yasirfays 8 ай бұрын
Danke ❤
@anisaqaali1235
@anisaqaali1235 3 жыл бұрын
Mahad sanid walal aad ayaan ugu bahaneyn, hadii aan nahay Community's ka Somalia. vielen Dank.
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal Anisa
@ladancumar8573
@ladancumar8573 3 жыл бұрын
Dankeschön macalin casharada waan la socdaa
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@hodanmohamed3723
@hodanmohamed3723 Жыл бұрын
Vielen dank
@iqrodahir
@iqrodahir 7 ай бұрын
Wll sobadi kheyr allaha ku siiye wax badan oo aan fahansaneyn ayan kafahmay❤❤❤
@sabirinmohamed3222
@sabirinmohamed3222 3 ай бұрын
Shugran walalo ❤
@NuurMohamed-jh7on
@NuurMohamed-jh7on 5 ай бұрын
Danke🎉
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 5 ай бұрын
Bitteschön
@xamzemawlid3230
@xamzemawlid3230 2 жыл бұрын
Viele danke
@umuisraatube7197
@umuisraatube7197 3 жыл бұрын
Masha allh aad baad umahadsan tahay noso badi wllqaali
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Insha Allah walaal
@farxaanchannel8801
@farxaanchannel8801 3 жыл бұрын
Keep going
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@adanabdulahihussein
@adanabdulahihussein 9 ай бұрын
Wallaal aad ayaan ugu bahnaay casharadaan eebow
@user-cc9ql1gq9t
@user-cc9ql1gq9t 6 ай бұрын
Mahadsan pro
@user-fn3uq9mg7s
@user-fn3uq9mg7s 5 ай бұрын
Waan Kaa faaidnay wllo mahadsNi
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Ай бұрын
Waa run luuqada waa in xooga la saaro
@cuulocabdi736
@cuulocabdi736 3 жыл бұрын
Masha Allah waziir
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏 Share iigu sameey
@cuulocabdi736
@cuulocabdi736 3 жыл бұрын
@@WAZIIRKAFILMS asc
@cuulocabdi736
@cuulocabdi736 3 жыл бұрын
@@WAZIIRKAFILMS wan ku sher karey na insha Allah macalin xage kala so xariira
@user-wy6sz4yx3o
@user-wy6sz4yx3o 8 ай бұрын
Danke schon Lehrer ❤️❤️❤️👍
@haliimosalad1052
@haliimosalad1052 Жыл бұрын
haq
@mohamedsaleh3241
@mohamedsaleh3241 8 ай бұрын
First thank you. Ich haben Geld. Ich haben kein Geld.
@abdiibrahim4915
@abdiibrahim4915 3 жыл бұрын
Waziir m.a
@sagalindho5957
@sagalindho5957 Жыл бұрын
Ich habe angst Ich habe nicht angst Ich telefoniere dir Ich telefoniere kein dir Iga fiiri sax ma tahay mahadsanid
@FarahsanAbdihaad
@FarahsanAbdihaad 2 ай бұрын
Mahad sanidi
@AbdiWahab-ke5wc
@AbdiWahab-ke5wc Жыл бұрын
Nio noso badi bilaawa nehee anagoo kubaa kula socnee
@fahadabdi5361
@fahadabdi5361 Жыл бұрын
Asc aboowe see kuu helikaraa waxaan rabaa inaa iga caawiso luuqada wixii talo ah ama caawimo kale ah
@adanabdulahihussein
@adanabdulahihussein 9 ай бұрын
Hallow wasirka
@ahmedmire7565
@ahmedmire7565 10 ай бұрын
❤❤❤❤🤩🤩
@SahroSiciid-zx7yz
@SahroSiciid-zx7yz 5 ай бұрын
Waad mahadsantahy nosobadi iyo waxadhakhtarka lagudhoho nogusadar adigomaxadsan wll
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 5 ай бұрын
Waabhore waaye fiidiyowyadan
@maryanfarah5169
@maryanfarah5169 3 жыл бұрын
Qer alaah ku siyo wan fahmey cashirka wan qortaa ee malinkasto ma helaynaa mida kale qof guri jogo ma barankaaraa aduu dadaalo
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Haa 100% waa hubaa, aqoonta school kaliya mahan
@QueenAmira404
@QueenAmira404 3 жыл бұрын
Maryan Farah kalay isla barnee abyo guri joog halkan iskaso xadiriya
@balqiisbalqiis7308
@balqiisbalqiis7308 3 жыл бұрын
Ich ist kein Angst now Bruder 🥳 igaso qimee malinkasta Dhowr suaalo nadir abowe 😂😂😂😂
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waliga Ich iyo ist ha is raacsiinin Ich bin dheh, ist waxa iska leh Er ist ama Sie ist ama Es ist
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waxa dhaheysa Ich habe Angst 🥺 wa baqaya
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Ich habe keine Angst 🥺 mabaqaayo
@farxiyacabdi4808
@farxiyacabdi4808 Жыл бұрын
ich habe keine angst ich habe eine angst ich rufe dich an ich rufe dich nicht an
@user-vu5sg2te7b
@user-vu5sg2te7b 9 ай бұрын
Wad mahad San tahay
@fahadabdi5361
@fahadabdi5361 Жыл бұрын
Asc
@sharafali9598
@sharafali9598 3 жыл бұрын
As abowe ani ma fahmin ich kine makala fahmo
@user-vo8ri4tt6u
@user-vo8ri4tt6u 7 ай бұрын
Ich habe a vest
@7kimhagu
@7kimhagu 3 жыл бұрын
Casharka noso badi plz beginner ayan ahay mahadsanid ❤
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yhy walaal
@Gelediboytv
@Gelediboytv 2 ай бұрын
Thanks ich habe ein Problem Ich habe keine Problem
@NuurMohamed-jh7on
@NuurMohamed-jh7on 5 ай бұрын
Ich keine angt
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 5 ай бұрын
ich hab keine angst oder hab ich keine Angst | 2 daas ba waa dhihi kartaa | hab = habe waa isku mid
@hayataden6499
@hayataden6499 3 жыл бұрын
Warunta muhimadu waa in lagu fahmaa un
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏
@Gelediboytv
@Gelediboytv 2 ай бұрын
Ich habe keine Angst
@user-kf4iy3id3v
@user-kf4iy3id3v 7 ай бұрын
Ich habe angst. Ich habe keine angst
@rayanyahya-gn6ov
@rayanyahya-gn6ov Жыл бұрын
Ich habe keine Schwester Ich habe keine Wohnung . Ich bin gestern nicht gefahren ,weil ich kein zeit habe
@sagalsayid6162
@sagalsayid6162 3 жыл бұрын
Ich habe keine Angst ich habe Angst
@madinayaqoow1717
@madinayaqoow1717 3 жыл бұрын
Asc haye tusale noo badan
@user-jk7iw5cs1b
@user-jk7iw5cs1b 8 ай бұрын
ich habe angst Ich habe keine angst Ich rufe dich an Ich rufe nicht dich an
@ubahomarabdi5958
@ubahomarabdi5958 9 ай бұрын
Mhdsnd wll nosobadi
@user-zi8ns3st6l
@user-zi8ns3st6l 10 ай бұрын
Ich had kein angest
@KarimBoy-ij7qs
@KarimBoy-ij7qs 4 ай бұрын
Ich habe kein Angst
@MahamedAli-xw7jo
@MahamedAli-xw7jo 6 ай бұрын
Ich hat Kein angst
@saladsuruuse5302
@saladsuruuse5302 6 ай бұрын
Ich keine Angst
@user-jj7ei6rf6e
@user-jj7ei6rf6e 10 ай бұрын
Aniga si ficn Uma fahmin
@madinayaqoow1717
@madinayaqoow1717 3 жыл бұрын
Ich habe keine Angest
@samara-love7518
@samara-love7518 3 жыл бұрын
Ich habe angst (ich habe keine angst)
@kingabdiaziz3388
@kingabdiaziz3388 4 күн бұрын
Ich rufe dich an Ich rufe nich dich an areey ma saxay
@adambile1218
@adambile1218 3 жыл бұрын
ich habe Angst ...ich habe kein Angst
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Keine waye. Angst die waaye, hadii magaca die lashaqeyo keine ee noqotaa waad fcn tahay waa keentay sxb
@user-kc3jd4ms2n
@user-kc3jd4ms2n 8 ай бұрын
Ich habe ein rufen Ich habe Keine rufen
@abdirashiidrashka6739
@abdirashiidrashka6739 Жыл бұрын
Ich habe eine soh
@QueenAmira404
@QueenAmira404 3 жыл бұрын
Ich verstehe das nicht,bitte wiederholen
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Wow masha Allah
@abdirashiidrashka6739
@abdirashiidrashka6739 Жыл бұрын
Ich habe eine Tochter
@QueenAmira404
@QueenAmira404 3 жыл бұрын
Macalin Hausaufgaben nosoo geli aanu isku daynee
@abdirashiidrashka6739
@abdirashiidrashka6739 Жыл бұрын
Flesch oder richte
@sagalsayid6162
@sagalsayid6162 3 жыл бұрын
Wll waxaan rabay inaan ereyga vormerkschein micinahisa Adigo mahadsan
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Vormerkschein waa boos qabsasho guri ama ticket sida marka dr number kasoo qabsaneysid cml somalia la joogo ama dhul banaan ama guri aa sii qabsaneysid aa loo isticmaalaa ereygan vormerkschein waa magac Der Vormerkschein
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waxa laga yaabaa mararka qaar inaad aragto Vormerkscheindatum hal eray ee isku yihiin waxa waaye afsomali ahaan taariikhda booscelin, qofka marku ku dhahayo taariikh booscelin ah shimee sameysatay ticket uu noqon karaa ticket diyarad guri mid Dr wax walba kadib aa la isticmalaa Vormerkscheindatum => taariikhdii booscelinta
@sagalsayid6162
@sagalsayid6162 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll lkn Anigu waxaad cod san laha inaad noso baadiso Artikel Ani ahantayda wuu igu Adak yahy
@adambile1218
@adambile1218 3 жыл бұрын
ich rufe dich an ich rufe dich nicht an
@raamcharan-sc2fd
@raamcharan-sc2fd Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@sagalsayid6162
@sagalsayid6162 3 жыл бұрын
Ich rufe dich an ich rufe dich an nicht
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
ich rufe dich nicht an
@xamzemawlid3230
@xamzemawlid3230 2 жыл бұрын
Ich rufe dich nicht an
@samara-love7518
@samara-love7518 3 жыл бұрын
Ich rufe dich
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
an . Kusii dar
@abdirashiidrashka6739
@abdirashiidrashka6739 Жыл бұрын
Ich habe keine Tochter
@balqiisbalqiis7308
@balqiisbalqiis7308 3 жыл бұрын
Ich ist nicht call frau Sax miyaa Abowe Iso Sax bal Wicid maxa lagu dhaha af German🌹🌹🌹
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Ereyga wacitanka waa Anrufen
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waxaa dhaheysa ( Ich rufe dich an ) waa kusoo wacayaa
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waxaa dhaheysa ( Ich rufe dich nicht an ) kuma soo wacayo. Meel ku qoro walaal
@balqiisbalqiis7308
@balqiisbalqiis7308 3 жыл бұрын
@@WAZIIRKAFILMS thanks Abowe
@hassanabdi9009
@hassanabdi9009 3 жыл бұрын
Ich kann nicht Fußball spielen
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
das ist richtig, wunderbar
@QueenAmira404
@QueenAmira404 3 жыл бұрын
Ich kann nicht reden mit dir . Ich habe keine Lust darauf ich habe keine ahnung Du bist nicht gute Freundin Macalin richtig oder flach
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Ich kann nicht mit dir reden, 2 ficil marka heysato midka kale waa in uu udambeya
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Gute Freundin gabar waye girlfriend cml
@user-cc9ql1gq9t
@user-cc9ql1gq9t 6 ай бұрын
Mahadsan pro
@samara-love7518
@samara-love7518 3 жыл бұрын
Ich rufe dich nicht an
Waa Maxay Nominativ Akkusativ Dativ Part 1
16:51
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 7 М.
Baro Af Jarmalka - Verb: Sein (noqosho/ahaansho)
22:30
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 18 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 49 МЛН
Sich vorstellen (Name ,Herkunft..)Barashada Jarmalka| A2
9:37
Baro Af Jarmalka
Рет қаралды 18 М.
Barashada Luqada Germalka Casharka 2aad ee A1
11:13
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 7 М.
SIda aan ku bartay luuqada Jarmalka & Sababta kaliftay in aan barto
40:12
Farxiyo Show Channel
Рет қаралды 27 М.
Waa Maxay ich. mich. mir. du. dich. dir
10:10
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 4,3 М.
BARO AFJARMAL Qeybtii 7
20:02
BISLE TV
Рет қаралды 42 М.
Barashada Luqada Germalka Casharka 1 aad ee A1
12:42
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 9 М.