Baro Af Jarmalka - Verb: Sein (noqosho/ahaansho)

  Рет қаралды 17,259

WAZIIRKA FILMS

WAZIIRKA FILMS

3 жыл бұрын

Ma dooneysaa inaad barato sida loogu hadlo Af Jarmalka si kalsooni leh oo aad ugu fiican nolol maalmeedkaaga?
Waxaan kugu tusi doonaa casharkan, falka/ficilka : Sein (noqo/ahaansho).
WALAALAYAAL NAGU CAAWIYA SUBSCRIBE - LIKE IYO SHARE
/ waziirkafilms
WAA MAHADSANTIHIIN
I am Somali Actor, Director, Editor, Producer, Web-Designer And IT Professional.
Please, Like and Subscribe to my channel for more video.
I made this video for education purpose only.
I have this passion for video editing and the idea of sharing my knowledge.
Any feedback is appreciated.
Liking and Comments highly appreciated.
And if you like what i do Please Prove it, Subscribe.
You can request a tutorial anytime.
Thanks for visiting!
Best regards
WAZIIRKA FILMS
Facebook Page | / waziirkafilms
Facebook Profile | / wasiirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms

Пікірлер: 96
@Abdirahman-mn8gg
@Abdirahman-mn8gg Ай бұрын
Mahad Sanid Walal.
@user-dm7do6dn6o
@user-dm7do6dn6o Сағат бұрын
Waser wamahasantahy casharka yaryarka wan kahilay ❤
@Daganmaxamed-sg6ej
@Daganmaxamed-sg6ej 2 ай бұрын
Vielen Dank
@user-pb6wf5wv5y
@user-pb6wf5wv5y 12 күн бұрын
Danke Bruder
@AbudiHassan-it8gn
@AbudiHassan-it8gn 29 күн бұрын
Masha allah ilaha kuw dhoro
@IsmahaanCeeblaawe
@IsmahaanCeeblaawe 2 ай бұрын
Waad mahadsanid Aboowe ❤❤❤
@abdullahiabdiwahab8439
@abdullahiabdiwahab8439 Ай бұрын
Mahadsanid waan faaideeysty
@mahadkey8335
@mahadkey8335 7 ай бұрын
Danke brother noosoo badi A2 casharo noga so badi👍
@zuldaanali-ph4qi
@zuldaanali-ph4qi 5 ай бұрын
Mahadsanid macalimuu
@abdullahiabdiwahab8439
@abdullahiabdiwahab8439 Ай бұрын
Mahadsanid kaabo
@shaficihaaji6034
@shaficihaaji6034 2 жыл бұрын
Thnks bro
@fatimamohamed2932
@fatimamohamed2932 3 жыл бұрын
Masha allaah aad ayaa u mahadsan tahay macalin
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Shukran
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 Жыл бұрын
Wcs wooooow masha allah aboowe
@user-ql3hj4me6k
@user-ql3hj4me6k 3 ай бұрын
Mahad Sanid ustaad wllhi wax badan aan fahan saneyn ayaan cashar Kani ku fahmay Alle ha kaa azarsiiyo
@amiinabdirashiid8529
@amiinabdirashiid8529 3 жыл бұрын
Masha allay pro
@user-oj2ru1gz7t
@user-oj2ru1gz7t Жыл бұрын
Mahadsanid wlal
@adambile1218
@adambile1218 3 жыл бұрын
Shukran
@abdullahiabdiwahab8439
@abdullahiabdiwahab8439 Ай бұрын
Kheir badan allaah haku siiyo
@laylomaxamed3269
@laylomaxamed3269 3 жыл бұрын
Danke wllkey
@MohamedAdanebrahim
@MohamedAdanebrahim 4 ай бұрын
Danke
@user-kw1ny9jt8t
@user-kw1ny9jt8t 4 ай бұрын
Feeling Danke
@nasromohmed5705
@nasromohmed5705 Жыл бұрын
Thanks wll
@hayataden6499
@hayataden6499 3 жыл бұрын
Waxbaadan kaa faiday jazakallah wll
@shaaciyeali4595
@shaaciyeali4595 4 ай бұрын
Danke Wllky 🎉
@khaliddhobaleofficel4471
@khaliddhobaleofficel4471 8 ай бұрын
War zxp bilaw baan nahaye soo badi
@fartunadow2551
@fartunadow2551 2 ай бұрын
MASHA ALAH ❤❤❤
@yaasmiinalimohamed-ni8cz
@yaasmiinalimohamed-ni8cz 6 ай бұрын
Danke👍❤️
@dahab69
@dahab69 3 жыл бұрын
Aniga aya u horeyo
@zamzamali2235
@zamzamali2235 11 ай бұрын
Macalin lambarkada iso qor❤
@AyaanCilmi
@AyaanCilmi 6 ай бұрын
Danke shuen wllo
@mohamedabdullahi8729
@mohamedabdullahi8729 Жыл бұрын
Danke schön
@user-ji7fv7xd2h
@user-ji7fv7xd2h 7 ай бұрын
Danke Bruder 😊
@madinajamac5709
@madinajamac5709 2 жыл бұрын
Mash allaha
@deeqaduni835
@deeqaduni835 2 ай бұрын
Danke pro😢
@fardowsoduraanfarax5055
@fardowsoduraanfarax5055 3 жыл бұрын
Masha allh wll noso badi si aan kaga fa id no
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yhy walaal
@user-wk2bs3vr8e
@user-wk2bs3vr8e 4 ай бұрын
Ilhy danbiyga hadhaafo wlky adiyga iyo walidkaba ❤ jasaka khayr adun iyo akhriba faaid wlky❤😢
@yahyeabdirraxman
@yahyeabdirraxman 3 жыл бұрын
Pronominal adverbienka. Soo gali
@user-tl7cb5os2w
@user-tl7cb5os2w 4 ай бұрын
Vialen danke mein lieben lehrer ❤️
@caliyusufkulane3309
@caliyusufkulane3309 Жыл бұрын
Tartiib ayan kugu jecelnahay sawab too ah waxaan ahay bilow masha Allaha
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS Жыл бұрын
Hada italy aa ku maqanahay insha Allah casharada waa bilaawaa sxb
@MAJID.n1
@MAJID.n1 8 ай бұрын
Hada luqada mabarate😂
@hayataden6499
@hayataden6499 3 жыл бұрын
Shugran walll
@nimcosalah2722
@nimcosalah2722 Жыл бұрын
Mhsnd wllo
@NajaxAbdullahi
@NajaxAbdullahi 3 ай бұрын
Danke Schoen
@user-ut7et4de4i
@user-ut7et4de4i 28 күн бұрын
Mhdsnd walalkey wlhi aadaa iicaawisaa luuqada
@halomahasan6558
@halomahasan6558 11 ай бұрын
Sobadi casharada. Wasirka
@awalemedia5181
@awalemedia5181 3 жыл бұрын
mahadsanid wll nooso kordhi casharada
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yhy walaal
@quruxbadan4094
@quruxbadan4094 3 жыл бұрын
Wlloh da,adydu waa 19 dalka dhowr bil ban jooga luuqada sidaad UU sharaxysan ka helay ardayda kugu xidhan ban noqon dona Insha allh qofka kliyaa ee aan ka fahmad thy dhnka kuuqada keep going wllky
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
wll waad mahadsantahay dadaalka lkn mabaratay hadda mise waa still wll qli
@quruxbadan4094
@quruxbadan4094 2 жыл бұрын
@@abdirisaqyusuf6839 hhh war wuxu waa waa malayacni sidan modayy may noqon wan brty wallky
@zakarieak8863
@zakarieak8863 Жыл бұрын
@@quruxbadan4094 ma shegi karo ina farintayda aragto Lkn Wx faah fahin ma iga siin karta wlshey Sida shaley ahayd pan Manta Aniga Ahay Mrka
@halwoali5532
@halwoali5532 8 ай бұрын
Macalin waa noqon karta😅
@abdiazizmohamedali605
@abdiazizmohamedali605 2 ай бұрын
Online makuu dhigta
@jangaleelmi3997
@jangaleelmi3997 Ай бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🥰🥰🥰🥰🥰😀😇😇😇😇😇
@cabdikaafi4826
@cabdikaafi4826 11 ай бұрын
wan kusalmay wiil side kubara
@HassanAli-kh9ty
@HassanAli-kh9ty 11 күн бұрын
Mahad sanid
@houdoali3879
@houdoali3879 Жыл бұрын
Asc madsanid wll waad noofa iidaysaye
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS Жыл бұрын
Intaan iyo in ka badan waa idinku saacidi lahay lakin duruufta ii diidan insha Allaha waa soo laaban doonaa
@samianuur1127
@samianuur1127 3 жыл бұрын
Wllo xage kala so xiira
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Facebook facebook.com/WasiirkaFilms
@ibrahimadamjimale5037
@ibrahimadamjimale5037 3 жыл бұрын
Ustaad waan ku salaamay, waxa aan rabaa sidaa adi iigu faa'idaysay inaa anna kugu faa'ideeyo Soomaali ahaan Ficil, Faacil, Mafcuul Ficil= Fal(Waxa aad samaynayso) Faacil= Fale( Wax sameeye, Shakhsiga) Mafcuul= Fal ku dhace( Falkii la sameeyay halka uu ku dhacayo ama la xariiro). Shukran waxa aan ahay Arday billoow ah luuqadda Jarmalka.
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@fatuushmohamed1614
@fatuushmohamed1614 3 жыл бұрын
Wllo saul aan qaba eee ma yutub le miyaa kadhigta mise online wu leeyhy
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa fikrad hada igu dhalatay hada leen bilabay mustaqbalka dhow laga yaabo inaan online bilaawo
@fatuushmohamed1614
@fatuushmohamed1614 3 жыл бұрын
Mahadsnid abowe waan ubahana luqada wayo hoyo ilma yar heysata ahay wanansugeyna insha Allah
@manaalnura8436
@manaalnura8436 3 жыл бұрын
Online noo bilow wll diyaar ayanu unahne
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
@@manaalnura8436 waa isku dayaa walaal
@landaabdulahi2867
@landaabdulahi2867 7 күн бұрын
Ich krank ich habe Termin
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 2 күн бұрын
Maya walaal, marka sifo ama mgc shegeysid waa inaa SEIN isticmaashaa, Ich bin krank.
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 2 күн бұрын
Krank waa sifo jiro ah hada qof wax ku sifeyneysid ama magacisa shegeysid tusale hebel waa gaaban yhy waa dheer yhy waa tuug hebel magacisa waa saas SEIN isticmaal
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 2 күн бұрын
Sidoo kale socosho imaansho gaari ana baas kiil lawadayo ama orod ama dabaalasho waxii Bewegung ah Sein isticmaal
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 2 күн бұрын
Termin waa name artikel kiisa waa der wa der Termin waa inaa dhahdaa ich habe ein termin oder einen termin
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 2 күн бұрын
Isku xer oo isticmaal weil, ich habe einen termin weil ich krank bin 🤓
@7kimhagu
@7kimhagu 3 жыл бұрын
ihr ma idinka ah Mise wir ihr waa ayada ama English her waye Iska hubi halkas mahadsanid♥
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Ha isku qaldin waliga 2 luqad ha isku turjumin qeeybta garamerka ah ihr waa idinka dad badan english waa you
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Hal qof kaso horjeda English waa You germal waa Du
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Dad badan kaa soo horjeda English waa You lakin germalka waa ihr
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Sidoo kale waxa jirto ayada ama waxeda English waa her lakin germalka ayada waa sie lakin waxeda marka dhaheysid waa ihr
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
3 ihr aa jirto germalka mar waa idinka dad badan kaso herjeda mar waa adigoo til maamaya naag waxeda marna waa ihr waxaaga qof kasoo horjeda respect ah dein camal, google ha isticmlin hadi kale waa ku wareereysa walaal
@madinajamac5709
@madinajamac5709 2 жыл бұрын
Rufst du mich
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 2 жыл бұрын
Rufst du mich an? ficilka waa anrufen
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 2 жыл бұрын
Ma i soo wici kartaa?
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 2 жыл бұрын
Sido kale waxa dhihi kartaa rufst du mich mal bitte an ( markoo ma isoo wici kartaa adoo mahadsan)
@shaaciyeali4595
@shaaciyeali4595 8 ай бұрын
@@WAZIIRKAFILMSv
@fjsacadismail6331
@fjsacadismail6331 3 жыл бұрын
War kor isu soqaad hageed ukacday.
@fartuunhina5434
@fartuunhina5434 3 жыл бұрын
Mansha allah thanks wll
@HaniAhmed-qs8qi
@HaniAhmed-qs8qi 3 ай бұрын
Danke Bruder
@apdifatah1813
@apdifatah1813 3 жыл бұрын
Danke Bruder
Baro Af Jarmalka - Verb: dürfen (ogolaasho)
20:21
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 6 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 49 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
SIda aan ku bartay luuqada Jarmalka & Sababta kaliftay in aan barto
40:12
Farxiyo Show Channel
Рет қаралды 27 М.
Barashada Luqada Germalka Nicht & kein A2
15:46
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 12 М.
Waa Maxay Nominativ Akkusativ Dativ Part 1
16:51
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 7 М.
Waa Maxay ich. mich. mir. du. dich. dir
10:10
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 4,1 М.
#waa_maxay
modalverben
#Baro_af_jarmalka
Af jarmal b1
21:26
Naxwaha jarmalka
Рет қаралды 5 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН