Barashada Luqada Germalka Casharka 1 aad ee A1

  Рет қаралды 8,875

WAZIIRKA FILMS

WAZIIRKA FILMS

3 жыл бұрын

Barashada Luqada Germalka
Casharka 1 aad ee A1.
Casharada wee socon doonaan ee nalasocda walaalayaal, waxii su’aalo ah Kommentiga inoogu reeba.
WALAALAYAAL NAGU CAAWIYA SUBSCRIBE - LIKE IYO SHARE
/ waziirkafilms
WAA MAHADSANTIHIIN
I am Somali Actor, Director, Editor, Producer, Web-Designer And IT Professional.
Please, Like and Subscribe to my channel for more video.
I made this video for education purpose only.
I have this passion for video editing and the idea of sharing my knowledge.
Any feedback is appreciated.
Liking and Comments highly appreciated.
And if you like what i do Please Prove it, Subscribe.
You can request a tutorial anytime.
Thanks for visiting!
Best regards
WAZIIRKA FILMS
Facebook Page | / waziirkafilms
Facebook Profile | / wasiirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms

Пікірлер: 86
@DaudIbrahim-ml6td
@DaudIbrahim-ml6td 2 ай бұрын
Lab raga
@sadakamin5890
@sadakamin5890 3 жыл бұрын
ustaad mahadsnid 100% ajar allha ka siiyo akhiro iyo aduunba 🤲🤲 🙏🙏🙏🙏🙏
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Aamiin walaal shukran
@abdiqani4001
@abdiqani4001 3 жыл бұрын
Aaad iyo aad umahadsantahay bro
@qadroqadroabuukr1842
@qadroqadroabuukr1842 22 күн бұрын
M.a
@fartuunhina5434
@fartuunhina5434 3 жыл бұрын
Thanks wll
@faasumohassanyareey5082
@faasumohassanyareey5082 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@AbdiazizRashid-dq7si
@AbdiazizRashid-dq7si Ай бұрын
Danke
@shamsaabukarosman9577
@shamsaabukarosman9577 Жыл бұрын
Mahadsanid walalka❤😊
@user-oc3rq4rr2p
@user-oc3rq4rr2p 10 ай бұрын
Thanks
@mohameddeick2872
@mohameddeick2872 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll ee nosobadi cashiradaan waan ubahanahaye
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yahay walaal 🙏
@user-qr4gl2py1l
@user-qr4gl2py1l 6 ай бұрын
Danke schön 🙏💯 walhyi caawa waan kaa faa iiday inaan ku mahad celiyo ayaan jeclaaday wllky
@barwaqoabdilahidirir8950
@barwaqoabdilahidirir8950 6 ай бұрын
Alle khayir iyo xasand haku siiyo noso badi wllo
@user-ow1gs2ws8d
@user-ow1gs2ws8d 5 ай бұрын
Danks shön
@osmannaima69
@osmannaima69 3 жыл бұрын
Masha allah
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
🙏🙏
@axmed2100
@axmed2100 6 ай бұрын
Dank schon
@Boosabdi-ji6jw
@Boosabdi-ji6jw 5 ай бұрын
Dhadigu waa dumarka
@SUHEYBMAHAMED-qk4vv
@SUHEYBMAHAMED-qk4vv 8 ай бұрын
Tnks part 2 please
@mahdiyamahmud5191
@mahdiyamahmud5191 3 жыл бұрын
Mahadsanid wlhi 3 sano ayaan jooga germalka walina Der Die Das Waan ku dawakhay Danke schön 🙏
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Kuwas waxa la dhaha Article waxeey la shaqeyaan waxii magac ah, inta badan mgc yada die ee la shaqeyan die aa u badan |. die iyo eine waa iskumid
@user-bv6ly3vj4y
@user-bv6ly3vj4y 5 ай бұрын
Masha alha
@PooLeo-wq4tk
@PooLeo-wq4tk 3 ай бұрын
Keep going sxp mcn
@updekapdyrahman1512
@updekapdyrahman1512 9 ай бұрын
Dank shcön
@Boosabdi-ji6jw
@Boosabdi-ji6jw 5 ай бұрын
Labkuna waa. Raga
@user-ze5he8yo8j
@user-ze5he8yo8j 6 ай бұрын
Vilean Danke
@moali6964
@moali6964 3 жыл бұрын
Noo soo badi macalin
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yhy sxb 🙏
@user-zi6dz4qe8m
@user-zi6dz4qe8m 5 ай бұрын
Thank zxb 🎉🎉
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 4 ай бұрын
Bitteschön
@hajiadnan7604
@hajiadnan7604 3 жыл бұрын
Wax badan ban ka faiday mahadsanid sxb. Fadalan meel aan kala so xidhidho iso sheg.
@hayataden6499
@hayataden6499 3 жыл бұрын
Mahadsan walll xoog ayan ugu bahanahay e noosoobadii adigo mahadsan
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yhy walaal 🙏
@zeynababdullahi1851
@zeynababdullahi1851 Жыл бұрын
Lab waa rag dhedigna waa dumarka
@user-cj4vh9hy6z
@user-cj4vh9hy6z 5 ай бұрын
Wcz❤❤❤❤❤❤❤
@abdiabdulleabikar3617
@abdiabdulleabikar3617 2 жыл бұрын
Waa lab waa nin
@sharafali9598
@sharafali9598 3 жыл бұрын
Asc wllkey mahdsanid anaabo ubaahan
@abumahirofficial3525
@abumahirofficial3525 Жыл бұрын
Danke schon brouder
@SowdaYaasin
@SowdaYaasin 11 ай бұрын
Lab waa nin dhadina waa naag❤
@balqiisbalqiis7308
@balqiisbalqiis7308 3 жыл бұрын
Alleh haka Jasaid mariyo abowe Noso badi Qeyr qabe🥰🥰🥰
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yhy walaal. Casharka 2 aad waxyar kadib waa online
@AMM-ey6tc
@AMM-ey6tc 9 ай бұрын
Lab waa nin
@sharafali9598
@sharafali9598 3 жыл бұрын
Maashalaah noo noosoo badi wallkey
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yahay walaal 🙏🙏
@najmaali1123
@najmaali1123 5 ай бұрын
Waad mahad Santa hay ustaad
@abdirahinabdiwahid7007
@abdirahinabdiwahid7007 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad tiktokga noso dhig link gisa🙏
@user-bn5tt6kf3k
@user-bn5tt6kf3k 9 ай бұрын
Mhdsanid
@abdiali7668
@abdiali7668 3 жыл бұрын
Zxb marka hore dank schon dhidiga wa dumarka labkane wa ninka cashar da noosobadi mrkle tnx bro
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Thanks sxb waa ku wareersanaa kkk
@abdiali7668
@abdiali7668 3 жыл бұрын
Kein problem sxb wa cadi
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 Жыл бұрын
Wcs ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fahadabdi5361
@fahadabdi5361 Жыл бұрын
Lab waa raga dhadigana waa dumarka
@saidaliabdiosman2642
@saidaliabdiosman2642 3 жыл бұрын
Aad iyo aad umahadsanthey macilin.
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Adaa mudan walaal 🙏🙏
@amiinabdirashiid8529
@amiinabdirashiid8529 3 жыл бұрын
Masha Allah wall alle ha kaa abaal mariyee halkaa kaga sii hay
@abdifataaxcaboola7654
@abdifataaxcaboola7654 3 жыл бұрын
Labka waa raga dhidiga waa dumarka
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@sahraabdi8584
@sahraabdi8584 3 жыл бұрын
Asc walo Marka hore ku salmaya waxan kaa codsanynaa aniga iyo hooyoyin kale in aad noo bilawdo kurso afjarmal ah aad ayan ugu bahnahy mahdsanid
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
@@sahraabdi8584 ma xumo walaal, lakin ani ma ihi Macalin oo Arday ayaan ahay luqada xoga kabartay ilaa hadana sii wada, sababta igu kaliftay inaan video casharo sameyo waxa waye inaan caawiyo dadka inta aan kudhaamo.
@IlmiShabdi
@IlmiShabdi 2 ай бұрын
Ustaad elif beeta malaha miyaa
@salmadjmal9847
@salmadjmal9847 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baad umahadsanthay wo ist das auto ?🚘
@DarajoXamdi
@DarajoXamdi 4 ай бұрын
Istaad casirada wan rawa inte ila soo xariira
@zamzamali2235
@zamzamali2235 11 ай бұрын
Wan kusodhaweyna wall wadanka wan Ku cusbahay
@user-iv3uq7fv1z
@user-iv3uq7fv1z 2 ай бұрын
Der Wax kasda Oo Lab Dhadig waa Die
@user-px5xh8ho5f
@user-px5xh8ho5f Жыл бұрын
Inta ka hele
@caashacabdulahi4326
@caashacabdulahi4326 3 жыл бұрын
Asc wll inooso badi casharada aan kaa faideysane waa igu adagthy aniga wllhi
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yahay walaal mcn
@yusrahassan8520
@yusrahassan8520 3 жыл бұрын
Der o dhaan raga iska le die waxaa iska le dumarka
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Haa waa sax, der iyo die iyo das magac lee loo isticmala sida Mann Frau Tochter junge kind geld
@cayuniitacabdulahi6421
@cayuniitacabdulahi6421 3 жыл бұрын
Abowe hada kugo so biiray ino soo badi casharada aad ayaa umahadsantahay
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Ok walaal waan dadaalaya, cashar 2 aad wax yar kadib waa soo dhigaya
@sadakamin5890
@sadakamin5890 3 жыл бұрын
ustaad sual (Ich bin im Auto) (Ich lerne Deutsch) jumladda labaad [bin] maxa loga reebay
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Magac iyo sifo verb sein aa u bahan tahay Auto waa magac saas darteda bin loo dhahay
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Madama luqad wax la baranayo ee tahay bin maso galeyso luqad ma ahaan kartid marka verb ka lernen aa u bahan tahay
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
ich habe Hunger waa baahanahay waye bin lama dhihi karo adi baahi ma noqon kartid lakin waa dareen waxii dareen ah habe waye sido kale ich habe Angst waa baqaya cml
@user-yi8xf8pt7e
@user-yi8xf8pt7e 4 ай бұрын
Ku data was ok
@feysalfeysalibrahim4719
@feysalfeysalibrahim4719 3 ай бұрын
Asc bro waxan rabay wtsp kaga plz mumkin
@user-gr1yh2bf9r
@user-gr1yh2bf9r 7 ай бұрын
Thanks wll
@fartuunyuusuf4038
@fartuunyuusuf4038 6 ай бұрын
Danke
@abdifataaxcaboola7654
@abdifataaxcaboola7654 3 жыл бұрын
Labka waa raga dhidiga waa dumarka
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Thanks walaalkeey 🙏🙏
@user-ir3ub8bf1l
@user-ir3ub8bf1l 10 ай бұрын
Danke
Barashada Luqada Germalka Casharka 2aad ee A1
11:13
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 6 М.
Waa Maxay Nominativ Akkusativ Dativ Part 1
16:51
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 7 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 53 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,6 МЛН
Sidee 6 Bilood luuqad walba loogu bartaa | TEDx Talks
23:49
Jawaahiri
Рет қаралды 151 М.
Sidee luqada Jarmalka kubaran karaa|Tipp und Tricks
13:04
Bandhig Media
Рет қаралды 8 М.
Nolosha Jarmalka, sida ay tahay🥰❤️
10:00
Habiba Addow
Рет қаралды 16 М.
Casharka koobad A1 = Higaada +Tirada + Magacuyaalada + Bariidinta
10:13
Lerne Deutsch mit Moha
Рет қаралды 4,8 М.
Baro Af Jarmalka - Verb: Sein (noqosho/ahaansho)
22:30
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 17 М.
JARMALKA , Xirfadaha Aad baran karto  Shahaado la aan Part 1
14:04
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 6 М.
SIda aan ku bartay luuqada Jarmalka & Sababta kaliftay in aan barto
40:12
Farxiyo Show Channel
Рет қаралды 27 М.
Waa Maxay Akkusativ & Dativ Part 2
14:25
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 4,3 М.
New German Citizen - Sida Baasabor Jarmal loo helo
9:14
Khadar Baashee
Рет қаралды 26 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 53 МЛН