Barnaamijka beelaha la hayb sooco ee gobolka togdheer Wariye Sagal Gobaad

  Рет қаралды 34,999

Universal TV

Universal TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 174
@alidaudi2374
@alidaudi2374 3 жыл бұрын
Mashaalah waa aqon yahanada wadanka ee Hala cawiyo dadkan dadka Dakora waa cawaan
@ahmedjama3750
@ahmedjama3750 3 жыл бұрын
Calaacalka aad bani aadam u calaacalayso waxba kaama tarayo dhibka aad ku dhex hafateen idinka ayaana isku filnaa inaad wax qabsataan kaddib baad dawlad iyo shacaba kaalmo waydiisan lahaydeen. Ilaahay ha,idin siiyo tawfiiq aad ku midowdaan idinkii baa isku cadaw ah oo ninba ka,kale iska eegayaa
@abobasement346
@abobasement346 3 жыл бұрын
farsamadah Adunkuh wuu ku fanah somalidunah waxaa ugu wacan waa jahilnimadah
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 3 жыл бұрын
Waa xanuun ka mid ah xanuunada somalida haysta allaah ha tuso xaqa 20 sano ku noolahay in USA 🇺🇸 xirfadan dadka yaqaan waa dadka ugu lacagta badan god pls somalia 🇸🇴😭😭😭
@misspamba1
@misspamba1 3 жыл бұрын
This people are very intelligent and creative yet we can’t accept it
@moali27
@moali27 3 жыл бұрын
Allaha naga madoobeeyo qabyaalada iyo is takoorida🤲🤲🤲
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashallah dadka ugu tayada bdn xata shaqa uma ogolin subhanalah
@ayanomar1596
@ayanomar1596 3 жыл бұрын
Ilhey ba wax bixiya allow tabar iyo takba sii allow dhibta ka dul qaad amiin
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 3 жыл бұрын
Farsamado horay u martaa ee heer keliya ma taagnaato ee xirfadda kor u qaada. Muuse Dir iyo Maxamed Gorgaate ee carruur tiina goobaha waxbarashada geeya si ay u noqdaan dhaqtarro iyo injineerri
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Madhibaan waa dadka somalida ugu aqliga badan waa dadka somalida ayago caga cad kabo u xirey adunka digsi lama aqon waxa sameyey madhibaan cilmiga ey leyihiin xata kuwa jamacadaha ma qabaan
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 3 жыл бұрын
Asc. runtii allaah agtiisa iyo adduunkaba waa dad sharaf ku leh, talabaad waa muruq maal cuna waxeey gacmahooda ku kasbadeen iyo dhididkooda. Allaah agtiisa waxaa ugu sharaf badan kuwa taqwada leh.
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 3 жыл бұрын
Allahu Akbar, Raggani waa hadlay, dadkay ku socotaana waa masuuliyiinta, Ilaahna waa ka markhaati !
@ademzh
@ademzh 3 жыл бұрын
If we supported them from the beginning we would have been among the richest nations. The British and colonizers alike saw the threat of these skills and plotted on ways to make the great awful. May our people wake up and support innovations so we can become dependent on ourselves rather than foreigners.
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
Spot on, I've worked with the commonwealth office and had access to files that goes back during the British colonisation era and discovered my people the Gabooye refused to work with them instead they fought against them hence why they've been isolated and discriminated against. The so called nobels were obedient to their white master and you can find their names and tribe in these files and it's available in the public domain.
@richhome3678
@richhome3678 3 жыл бұрын
Aduunku kooda xirfada Leh waa ay ku fanaan balse Soomalidu kooda xirfada leh waa ay Takooraan,war Dadkaan ha la Caawiyo waxa ay inaga mudan yihiin tixgelin oromo maxaa inoo keena Dadkani iyagaaba muwaadiniin Dalka u dhashay. #GABOOYE_WAA_GARBAHEENA ✍
@mohamedabdirahmansaid2724
@mohamedabdirahmansaid2724 3 жыл бұрын
Kamid ma ihi belahaa laheyb soco lkn waxan qirayaa iney mudnayeen iney ayagu wax heybsocan wayoo waa rag xadariyiin ah Waxan huba hadey garab heli lahaayeen iney xata hub iyo tichnologiyad Qatar ey soo sari lahayeen
@mcilmi7796
@mcilmi7796 3 жыл бұрын
Wlhi ani somali waxan isdhahaa halka meel ee laga haysto waa dulmiga ay dadka wlladoda eela dalka diinta dhaqanka qomiyada ay wad yihiin ee intaas oo qarni dulminayeen illahayow dadkayga xaqa tus
@abdirashid4318
@abdirashid4318 3 жыл бұрын
Dee ka qaleeya .shaqadey.idinla barteene.mida kale isaaqo.kama faano.shaqada marka loo.eego.Daaroodka .oo.hadda puntland ayaga .waiterska ama kabaryeeriga.Dee walaalaha gabeeyo.kaalay puntland qoyaahasa ka faana shaqpoyin.badane.
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 3 жыл бұрын
Maashaa allah war dadkaan ha la taageero oo warshado ha loo dhiso
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Waa wax laga xumado in oromo o dad itopiana o ajnebiya la waregaan aqliga somalida waa ka xumahey in saan lo cusuriyo dad walalihiina o isaaq iyo hawiye la dhashey
@tuqo873
@tuqo873 3 жыл бұрын
These People are my community and they are segregated, punished for their own people ( Somalis)
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 3 жыл бұрын
nin isaaq ah oo digsi sameyn kara hala keeno 😃 wax kale iska daayee
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Isaaq Oo Kaliya Miyaa hayb Sooca Mise Somali Oodhan ...?
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 3 жыл бұрын
Ax Ax Ax somaliland oramada dalka Haka saarto maxaa oromo noo keenay gabooyr waa walaladeen inala daga inala dhiig bixiyaa War Ragan hala tageero fariintaydu waxay kusocta somaliland oo dhan isaaQ samaroon dhulbahante warsangali ayaay hawshaasi utala iyo xukumada somaliland walahi waan ilmeeyay😥😥😥😥 dulmiga somaliyeed daaya i am isaq😥😥😥😥aadba Uga xumahay adeerayaal ilahay ajiga xaqa ha tuuso 😥😓😓
@sayidsomali1524
@sayidsomali1524 3 жыл бұрын
Me too wll qli
@abdirahmanmohamed3200
@abdirahmanmohamed3200 3 жыл бұрын
Sido kle
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
Sax hala Saaro oromada gabooyoow ka qaata shaqada oromada
@calimaxamed111
@calimaxamed111 3 жыл бұрын
Walaahi waa murugo !!!! Dadkii ugu waxtarka badnaa ayaa la dayacay!!!
@ahmedrageh4174
@ahmedrageh4174 3 жыл бұрын
Waa khalaad iin latakorow umaad daan waa iin aay dowlada gacaan qabataah oo meel lofuudha these are important people in the society and an important sector they should be given all the support they need no discrimination
@mohamedabdullahi6510
@mohamedabdullahi6510 3 жыл бұрын
Allah naxariistee gabyaagii Weyne ee salaan Carabey wuxu yidhi (ifka intaynu xay nahay hadaan xiiso kala Weyney aakhiro allaa ina xukumi xaqa inoo yaale) hadaynaan walaaladeen gobooye maanta waxtarin Dee akhiro nin waliba camalkiisa ayuu la imanayaa ifka ayaa wax laysuguyahay
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 3 жыл бұрын
Abwan timacade allow ku naxariiso
@Dhulmar
@Dhulmar 3 жыл бұрын
Boqortooyooyinkiii hore aay taariikhdu ka hiilisay weeye ragani Guul baan u rajeynayaa waaa dad xalaal cuna
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Ogeysiis somalida dibada jogta halo gurmado shacabka walalehena walahi skulo halo furo dhalinyarada ayey wax bari karaan yurub dadka aqliga leh o muruqoda ku shaqeysta wey ku fanan maxey tahey shacabka masakiinta o aqligoda lagu cawineyn waa in la dhiri geliyo o somalida aqligaan leh waa in la garab istaago anaga o dhan somali waan u mahad celineyna
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767 3 жыл бұрын
Masha'Allah farsamada gacanta waa qibrad aad u muhiim ah
@munirkh
@munirkh 3 жыл бұрын
Maanshalaah waa dad sharaf badan oo shaqeesta, waxan idiin hayaa hal talo sxbyaal, isku tashada oo dib isugu noqda oo idinku caruurta wax bara diinta iyo maadiga.
@hanniedirie9019
@hanniedirie9019 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan uga xumahay qabiil takoorka lagu hayo dadkaas walaaleheen oo anaan dhaamin wax nasab nimo ah 😭😭😭😭💔💔💔
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Mansha allaah ❤️❤️❤️❤️alle ha guuleyo waa gobe 💯🙏🙏🙏
@gacalkaDooyIyoDiinsoor
@gacalkaDooyIyoDiinsoor 3 жыл бұрын
𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋 𝐈𝐆𝐀 𝐅𝐀𝐑𝐗𝐈 👉𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄🔔👈 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐇 𝐇𝐀 𝐊𝐀 𝐅𝐀𝐑𝐗𝐈𝐘𝐄𝐄 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐃𝐀𝐍𝐈𝐃💯🥰
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Madaxwayne hoos ueeg cod sigooda dhagaayso cawii raga insha allaah
@salaamalekumpeaceandlove2756
@salaamalekumpeaceandlove2756 3 жыл бұрын
Really this group is high quality people in somali weeycaayayan productI've people
@naom5513
@naom5513 3 жыл бұрын
Waa runtii waxaan noqon lahay wadan waxsoosaarkiisa caalama geeyo dhalinyaraduna may shaqo beesheen oo wadan guulaystay noqon lahayne qabiilbaa jabiyay oo qabiiladii waxba mä tarayaashaa idin qabsaday oo shisheeye habaabiyay illahay xilka dalkan idinka Ha noogukiin wareejiyo cadaaladaradaasaa umadan halkaa dhigtaye
@saynabismail2646
@saynabismail2646 3 жыл бұрын
Haa waa tv fadeexada doondooni jiray
@calimaxamed111
@calimaxamed111 3 жыл бұрын
Dadkan waa dadkii la rabay in la maalgaliyo oo xirfadooda la hormariyo sababtoo ah waa dad wax soo saar leh. Dadkani waxay mudanyihiin in warashado loo sameeyo. laakiin soomaali qaabdaran iska dhaaf in ay wax u taraane niyad jabin iyo takoor ayay ku dileen!!!
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 3 жыл бұрын
Sagal Gobaad you did good job sisters.
@samewade1185
@samewade1185 3 жыл бұрын
Waa gar weeye in lacaawiyo xaqbay u leeyihiin
@abdifatahali266
@abdifatahali266 3 жыл бұрын
Insha Allah waa laga bixi dhibtaa
@abdigah5364
@abdigah5364 3 жыл бұрын
Aynu iibsano ugu yaraan dacas lagu maydho oo ay muwadiniintani samaynkaraan , dacas maqusha lagu galo oo ay muwadiniintani sameeyaan. Labadan dacas qurux uma baahna waayo suuq lalama tageyo wayna innooga jabanyiin kuwa dibedda laga keeno. Sidaasi waxay faa'iido u taraysa muwaadiniin reer SOMALILAND ah iyo qoysaskooda iyo carruurtooda , ajar Rabbi ayaynu ka helayna
@SKY........63
@SKY........63 3 жыл бұрын
Waxa fiicnan lahayd in account loo fur0 si hangar ama hall wayn logu dhiso Liibaan samatalis radio 📻alcadalla noogu dhiiba dhab ahantina wan ka qaybqadandoona
@duco6977
@duco6977 3 жыл бұрын
Takoorku waa dhaqan cawaanimo iyo ilbax nimo xuma ah Japan wuxuu ku hormaray tumaalnimo chine iyo turkey waxa ugu badan ay ka shaqeeyaan waa tumaalnimo dadkeena wali waxaan ku jirnaa caari dambeeya wali qof aaminsan haduu jiro waa qof aan 2021 noolayn
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Kuwa ceytamaya o dad walalohoda o somaliland le eh ceynayo kow waa cawano aqli gaaba cilmi ma qabaan kab ma tolan karaan wexey gashadaan kabaha shiineyska o kansarka laga qado shacab saan u aqli leh rer yurub wey ku fanan madhibaan waa dadka ugu aqli badan somali qurux badan muruqoda masha
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Dadkaan waa mustaqbalka waddanka, waa kuwii soo saari lahaa diyaaradaha, rasaasta, hubka noocyadiisa kala duwan iyo warshadaynta. Laakiin caqli mee.
@ahmedjama3041
@ahmedjama3041 3 жыл бұрын
Waa in lacawiyo shurud la aan , lacagna lasiiyo hadii Somalinimadu run tahay
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 3 жыл бұрын
Ben may shegin hooyadasi ethiopian wa in dhulka laga nadifiyaa
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Na igatag Aniga Ayaad igudeeno.Sidaad Iigasheen dhib Ayaad ii Gaysateen. Illahy dartii Baan idiin Cafiyay Lkn Waxaan Illahy ogolayn Ayaad gabdhaha siqiirka Ah Ku samayn jirteen Waligiin 😭
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 3 жыл бұрын
subxaanalaah, waar nimanyohow dadkani way inala dhasheene hoos haloo eego.
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 жыл бұрын
somaalida waa shisheeya kalkaal
@Hornscope
@Hornscope 3 жыл бұрын
Iyagaaba xirfad leh ay ku shaqaystaan. Warshad baan dhisi lahayn iyadunu waa sheeko bereley laakiin wixii kale ee taageero ah waa in laga caawiyaa. Laakiin somalida oo dhan ayaa u baahan skills training
@khalidmohamud9604
@khalidmohamud9604 3 жыл бұрын
Inkaarta somalida haysata waa hayb sooca
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
wllhi waan ooyey dulmigaas lagu hayo wllheena
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 жыл бұрын
Dadkaan hadey lacag heli lahaayen warshado ayey sameyn karaan
@lglg6781
@lglg6781 3 жыл бұрын
Allah xa,adull axad dhibka ha,idinkasaaro
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 3 жыл бұрын
Waa iinad dhadkina dhaan yaarta Saciidan dhowlda hoose ee burco Waa maasulyadida iina kaa caaweyn Noolol maalmodkoda sii iisku daaran daadka oromadan laaga qaabto
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767 3 жыл бұрын
Nasab dhiman iyo midgaan intaba waxas ah qabiileystayaasha kitaabka ka doortay qabiilka ninkii aan Allah ka baqin ayaa midgaan ah dadkan waa somaali dhalad ah oo Allah ka baqa oo xalaal wuutayaal ah oo wexey cunayaan u dhidida oo xalaal quudato ah
@foziagelton3884
@foziagelton3884 3 жыл бұрын
Dowlada Maa taadkay business ufuurta fiidna jooji universal tv
@haldhaa804
@haldhaa804 3 жыл бұрын
Maxaa la takooraa, anigu waxaan odhan lahaa kuwa aan sancaba aqoonin hala takooro, dadkani waaba kuwaynu u baahanahay. Waaba inteena wax qabsan kara. Bal siday (skillful) u yihiin arka. Kaan kabana tolan karin toorayna tumi karin hala takooro, kuwaasaa nacas ya ah. Subxaana Allah, rageenu haday saa u shaqysan lahaayeen, aduunkaynu meel ka gaadhi lahayn. Nin kaba tolaya waa in ay skuulada xataa baraan, oo Waa cilmi iyo maskax skuulada in lagu barto xataa loo baahan yahay.
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Sidaani nolool maha wallaahay waan qiiroday Xaraam Sidaan waxa ha laaga badaalo xida maxaay uga eryeen madax toyada miskiin uxuu yidhi maarku silaanyo ka tegaay baa laayga eryeey war reerka hala hagaajiyo laa aantood waa abaar walle
@awadkayse4736
@awadkayse4736 3 жыл бұрын
Tv gan gibilcadka nadalka ah ee hablahoodii lagu hor adoosanday ee lagu kufsaday hortiisa muu taa wax qabto.Waa laga saaraa wadanka sida ugu dhaqsaha badan. Wuxu u joogaa burburinta dalka Sland. Waa in degdeg loo xidhaa waa keleb basaasa oo awalba inan gumeed uu sii dhalay inan gumeed waan la karbashaa tvgana laga eryaa dalka.
@MohamedMohamed-zm8dv
@MohamedMohamed-zm8dv 3 жыл бұрын
Alla Somali ohin aan dhamaneyn bey i badeen wiil yar ban ahaa hadana odey ban ahey shiiiiiit
@naom5513
@naom5513 3 жыл бұрын
Wa wadan wadawladiisii duntay illahay somali ha u dhaliyo dawlad muwaadina
@yussufali1290
@yussufali1290 3 жыл бұрын
Allah ha ugargaaro masakiinta dibatiisan 😭😭😭
@sayidsomali1524
@sayidsomali1524 3 жыл бұрын
Kalmada odeyga = ( haydaha caalamkan ka codsanaynaa in chine nalaga qabto ) ufiirso muu odhan hana caawiyan wuu isku kalsoonyahay inuu wax qaban karo m.a m.a
@caddeeye
@caddeeye 3 жыл бұрын
Walaal way u dhasheen kartida iyo isku kalsoonida....
@h2O5992
@h2O5992 3 жыл бұрын
Illahayba maslin idiin hiilin doona Insha allah
@haliimamohamed5570
@haliimamohamed5570 3 жыл бұрын
Kenya ayaan joogaaa dadkooda farsamada gacanta ku shaqeesta dowlada ayaa bil walba mushaar siisa soomaali na waabay yasaan wlhi waa kaaf io kale dheeri mxaa horumar soomali gaari dadkii loo baahnaa in lagacann siiyo ayaayba yasayaan wlhi soomali waligeed horumar gaadhi meyso intey dadka laka saarayo
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 жыл бұрын
shiinaha waa cudur waxa uu sameeyo maasha allaah waxa wadanka aad ku samaysaan ayaa natuur
@aamohamed5102
@aamohamed5102 3 жыл бұрын
Waa farsamo yaqaano, in la caawiyaa waajib ah. Farsamada ay yaqaanaan wax la mid ahi ma jiro. Gudniinka mooyaane wixii kale waa loo baahan yahay. In la hor mariyo.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
oromada caydhiya oo gabooyuhu waa muwaadin ee haloo daayo shaqadooda
@abdihakiimmuuse9300
@abdihakiimmuuse9300 3 жыл бұрын
Waxay ahayd in dowladu dadkan ay gacan qabato oo ay dhiirigaliso waxan oran karaa dadkaasi waa warshad wax walbo oo wadan keenu u baahan yahay sosaarta oo aan lahayn shaanbad ama tiinbaro waa dad mudan ixtiraam iyo wanaag in lagula dhaqmo
@amransuper431
@amransuper431 3 жыл бұрын
Ader somali wax umma dheera wa african madmadow oo kushitik ah hal melna la soo jeedo.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Waa in lo gurmado aqonyahanada somaliland iyo somali weyn waa in lo istaago la dhiri geliyo waa in ey furaan skulo dhalinyarada ey u dhigaan melo casriya qalab ey ku shaqeyaan wexey la shaqeyn karaan modada adunka somali o dhan waa in an kabaha borsoyinka ka gadano shacabka walalehena xata hadey dibada uso diri karaan kabaha borsoyinka ey sameyaan waan gadaneyna
@mehmetlacin6990
@mehmetlacin6990 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@faisalnoor9025
@faisalnoor9025 3 жыл бұрын
Bal Horta adhiga xaga dambe ka muuqda ee caddiban ma yeedhaanka ah xariga ka fura. Mahadsanidiin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Ogesiis aniga waxan joga yurub weligey waxan so gata kabo gacan lagu tolo waa kabaha ugu qalisan maxa igu dhacey malin waxan so gatey kabo qurux badan o shiine lagu so sameyey cagihii ayaa iga bararey maqarkii ayaa halis galey waxan adey dhaqtar dawo qarash kabihii ayaan u geyey kuwo bara inta anan turin hadan sii gashan lahaa waxan ka qadi laha kansarka maqarka gala waan turey aniga waxan gata sida rer yurub kuwa aqliga iyo lacagta leh waxan gata kabo gacanta lagu tolo hadad ogaan leheydeen qiimahoda ayaga iyo birsada waa maqaar lacagta ey jogaan ma maleyn kartiin marka shaqalaha aqliga iyo cilmiga leh o ilahey ugu deqey waa in la dhiri geliyo skulo ey furaan kabaha borsoyinka ey sameyaan waxa lagu gedi kara yurub xata hala geliyo farsamadoda youtube somali o dhan hawa caso shacabka walalehena oromo halaga saro ayaga ka xaq leh diinta ayaa dhigeysa kuwa wadanka u dhashey kow
@sayidsomali1524
@sayidsomali1524 3 жыл бұрын
1.Vedio gan iyo kuwa lamidka ahba yaan laga saarin baraha bulshada laga yaabaa haday jiilka hada jooga wax ka qaban waayaan in jiilka soo kacaya oon ugu horeeyo in ay wax garad nimo iyo caqli ku badalaan arintanee from burco gopolkii ragga 14 old years 2.Af hayeenka dadka la tokooro maxamed cali waji ayaaba arintaan utaagnaa balse asagana da'da ayaa kadaba timi ______________________________________________________ Kolay dadka badankoodu waxay ku andacoon doonaan dhaqankii awoowayasheen kama mid ahaan sidan iyo sidan balse waxaan leeyahay kaliya waxa uu ahaa dhaqankii jaahiliga iyo dhaqankii cilmi darada wakhtigaasna kaliya waxa la tirsan jiray geel iyo tiro badni maanta lkn waxaa waalaga baxay qofka cilmi iyo caqliga ama xirfad ku dheer ayaa kaasareeya 100/100 haba noqdaan reerkoodu 2 family ee 🤣 Azxpta qoraalkan aqrisanaysa Maalin maalmaha kamid ah anoo nashiido la igu qoray xaflad looqabtay waalidiinta iyo ardayda dugsiga ayaan sheegay in aan doonayo inaan hal dhiiri galin soo jeediyo lkn waxa laygu yiri maamulaha wiilkiisa soo jeedinaye wax kale qabso waan diiday oo way iidiyaarsanayd kadib waxa layiri soo qaada kiina qoraal fiican ayaa soo jeedinayee Waan hubaa wlhy pilhy inaan 100 /99 ka fikir fiicnaa Markii la iidhiibayna maamulaha yiri xamse wuxuu soo bartay saxaafada dadkana wuu qancin karaa lkn kan yari waligii zaxaafada muu galin( xamse waa wiilkiisa) Macalin baa yiri wuu ka fikir fiicanyahay kadib itusa intuu yiri ayuu warqadii igaqaaday laba cisho kadibna fikirkaygii ayuuba inankiisu ka aqriyay xafladii malintii xaflada jumce ayey ahyd Maalintii sabtidiina macalinki iihilinayay ayaa laga eryay schoolka anigana waanba iskaga imi dablkegiina alx waala isiiyay Saxafadaa maamulahaa dartii ayaan ugalay laba shahaadana waanka haystaa hadana waxan dhigtaa public speaking shahaado qaliya laga qaadanayo si adagna la isugu dhisayo alx imika fasaxbaan ku jirnaaa Maamulihii aan dariska ahayn dhimashadiisii oo laga joogo 5 saac ale ha unaxariistee ayaa vedio gan lasoo dhigay qisadana an kula wadaagayaaa Bal qiyaas arin aad si wanaagsan u diyaarisay ood macalimiin kala kaashatay ood wakhti galisay oo xataa aad useexan habeeno oo loo dhiibay wiil aan u qalmin maxaad daramaysaaa Ee wll maan iska cafiyaa maamulahaa Muhiim iima aha inaan social media caan ka noqdo Ee waxa ii muhiim ah inaan hogaamiye noqdo mustaqbalka Inshallh inshallh inshallh
@haldoormedia6355
@haldoormedia6355 3 жыл бұрын
Mashaalah qoralka waxan aqriyay sadex ila iyo afar jer waxa iga ka muqda mustaqbal fican
@awilahmed644
@awilahmed644 3 жыл бұрын
Meesha luguguba somalida lahaybsoco wa muqdisho.
@fanofanomohamed1732
@fanofanomohamed1732 Жыл бұрын
Mugdisho laba Milan oo soomaliya baa jooga sida soomalilan xafad hal reer kunool yihiin maaha
@ubahyusuf9629
@ubahyusuf9629 3 жыл бұрын
Ha la caafiyo dadkeenaan farsama yaqaan ka ah jaane uma baahnin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Waa ka xumahey dad wadanka u dhashey in la cusuriyo intii abaal marin la siin laha iyo warshado ey ka shaqeystaan lo furi laha ayaa waxa boskodii la galiyey shiineys la warego sun o hada yurubta qarkod ka shalayeen dukamada shiinaha kabaha dharka lagama gato waxa la ogadey iney qashin la waregayaan hada dukamo badan ayey u rareen afrika garahaan somaliland iska jira
@asiyafarah1966
@asiyafarah1966 3 жыл бұрын
Walle inta dulmiy jiro wax hagaahi maayan,Dadkaniy waa dadkiiy wax soo saarka Bulshada dayaac aad u weena wuuhaystaa
@muuqalosocdaaltravelvlogs3744
@muuqalosocdaaltravelvlogs3744 3 жыл бұрын
Warshad haloo sameyo, kabaha iyo mindiyaha soo Sara. Sida addidas iyo Nike haloo xayaysiiyo. Yurub cadaanka timaha jaraha.
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 3 жыл бұрын
Allahayo faquuqa naga saar yaa rabi
@abdullahijama5349
@abdullahijama5349 3 жыл бұрын
Muuse Handaraab wuu tirtiray jiritaankii Somaliland isaga oo Xaasidaya Madaxwaynihii Ka horeeyay Ayuu Tacadi u gaystay cid kasta oo ka ag dhawayd Siilaanyo Xiteen Gabooye uma tudhin mooryaanku.
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Oromada maxaa loo siinayaa ayaga oo la arkaya native Soomaali ku faraxsan farsamadooda
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Aniga waxan joga yurub 35sano wagan imid shiine faraha aya lagu tirinayey dukana maqabin hada shiine wadamada qar kamida yurub wey qabsadeen wexey la waregeen becmushtrada sida dukamada maqayadaha yurub hada wey oyne shacabkii wexey ogadeen iney dhar kabo borsoyin qashina o cudur laga qado kenan garahaan kabaha lagama gato dad aya kansar ku dhacey iska jira tuboyinka biyaha waxa ku jira markuriyo iyo macdan jansar laga qado wexey kenan cuduro feyrus cusub 2badii sanaba so diraan lacagtana wexey u guraan wadankoda hada waa la bara marka shiine iska jira wadanka iyo shacabka ayu sumeyna
@mraliabdi1081
@mraliabdi1081 3 жыл бұрын
Asc wr wll OROMO wadanka wey Qabsadeen next 20 years wlahi waa la arki doonaa waxa eey somali aragto 👎 ⛔ 📵 3 magaca alle hadaan laga shalayin
@amransuper431
@amransuper431 3 жыл бұрын
Waa arrin xanunbadan dadkan hala caawiyo .dowlada dadkan wa inaay gacansiiso. Oo guryo ama warshad yar haloo dhiso.
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 3 жыл бұрын
*IMIKANA WAKHTI IDINKAMA TAGINE FARSAMDIINA AAD TAQAANAAN UN DIB U HORUMARIYA MAANTA ADUUNKAN CIDNA CID MA TAAGEERTO*
@macalinciisesudeysi
@macalinciisesudeysi 3 жыл бұрын
Asc wll soobooqo youtube channelka macalin ciise sudeysi
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 3 жыл бұрын
Magac iyo xirfad inta lagu caayey aya hadana laga qaaday. Waxan nahay dad aan damiir islaan iyo mid xita bani adamku isku raacay aan lahayn.
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 3 жыл бұрын
Yurub Qiima ayey leeyihiin
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 3 жыл бұрын
Walee idinma takoora qof Soomaali dhalad ah walaala yaal Soomaali aa tihiin. Kaalaya Muqdisho leydinkuma cunsurineeynayo.
@deeqtutors6288
@deeqtutors6288 3 жыл бұрын
#dadkani waa warshada somalida balse somaliya qabiil baa halkaa dhigay
@h2O5992
@h2O5992 3 жыл бұрын
Kan ku hayb soca in asaga la hayb soco bu ku fiicna
@zainabhassan4266
@zainabhassan4266 3 жыл бұрын
Gaarii xashiiish maxaa lagaa wadaa oromadaa maxaa dalka keenay horta oo loo abuse garaynayaa masaakiintaan oo dhulka u dhashay miskiiin xag ilaahay waad ka simaan tihiiin alaahu akbaaar ilaahow dhulka hanala goyniin aamiin very sad 😞 😭😭😭😭😭
@ridwancabdi5731
@ridwancabdi5731 3 жыл бұрын
Gabooye gob inta kale gun
@whinywilly3960
@whinywilly3960 3 жыл бұрын
Waalaal wadan iyo xaq majiree meel in utariiba
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Waa in warshad lo furo
@faisacali91
@faisacali91 3 жыл бұрын
Ax ax sx ax sidani maaha islaamnimo ale laga boqo qabri madowbaa inasigaya nin waloow waxad geeysataa kaahoreeya ooqabrigaa madoo kuu iftiimi hadaadsidii eebe raalikayahay sameeysid insho alaa ilaahay xaqa in ilaah inatuso shacabka soomaliyeed dhamaan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Waan oyey ala haleysku geyo farshaxanada warshado halo furo dhalinyarada shaqo la anta ayey wax bari lahayeen kabahaas cagaha wexeyvu yihiin cafimaad waa maqaar safiya hadii leysku geyo kabahaas waxa lagu gedi kara yurub wexey jogaan ugu yaraan 500 o dolar mal laga dalbado ma leyihiin
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
burco maamulkii ayay kabaday bulshadii wax loo qabanayo ma jirto halala xisaabtamodadka burco dub udhaca ku haya
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 111 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН
guurka beelaha la hayb sooco maxay ka yidhaahdeen dadka reer burco
11:44
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 136 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 06 08 2024
16:48
Universal TV
Рет қаралды 26 М.
Dacwad iyo gar loo qabsaday Wariye Abdisalaan Hereri
19:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 245 М.
Warka Universal TV 06 08 2024
13:47
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН