Barnaamijka Boqol Sheeko Iyo Sheeko Qaybta 4-aad Ee

  Рет қаралды 70,892

SLNTV

SLNTV

5 жыл бұрын

Waad Ku Mahadsan Tahay Sidaad Ugu Xidhan Tahay Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland

Пікірлер: 60
@xamsexaashi4531
@xamsexaashi4531 4 жыл бұрын
Maxamed ali caji waa qof ilahay haybad u siiyay qalbi wanaagsan ilahayow cafimad iyo cimri dharar sii aaamin yaa rabi
@rashiidisack2844
@rashiidisack2844 4 жыл бұрын
Wa ninka an ugu jeclahay abayaasha somaliyeed allah cimriga iyo cafimaadka haku dhereeyo adiga dartaa ayan uso safri si an ku arko inshllh after coronovirus from alberto canada
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 жыл бұрын
Waa sax, aniga laftaydaa kugu sii lug daraya oo meelahaa aad jooto ka ag dhaw 👍👌
@farxiyamaxamed4579
@farxiyamaxamed4579 4 жыл бұрын
Maasha Allah barnamij aan aad u xiiseeyo todobaad walba mahadsanid Ustaad Waji.
@abdirahambashe7009
@abdirahambashe7009 4 жыл бұрын
Maxamed Cali xasan waji Sharaf kunolow 💚⚪❤️
@mustiehrlich3814
@mustiehrlich3814 4 жыл бұрын
Manshallah tabara kalaah mhd snd Awoowe dhaman ubadkan kudaawanaya waxad utahay Tusaale nool oo lagu daydo Oo qiimo leh Alle cfmd iyo cimriga hakuu barakeeyo
@amalhabiib1064
@amalhabiib1064 4 жыл бұрын
Masha Allah maxamed cali waji 🤴🤴💐💐💐
@abdirahmanguled5297
@abdirahmanguled5297 4 жыл бұрын
Muxamad xasan cali waji waa legends waa sheeko yahay iyo xigmaawi illaahay ha barakeeyo
@akae5153
@akae5153 4 жыл бұрын
Awoow Waji Alle cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo
@youngash6411
@youngash6411 4 жыл бұрын
Aamiin
@fadumoh5049
@fadumoh5049 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 Жыл бұрын
Prof Al Ustad Mohamed Ali Waji xafida hu'Allah
@nafaadacashaqaaduunka3820
@nafaadacashaqaaduunka3820 4 жыл бұрын
Maxamed xasan cali waji alle adeero ciqliga iyo cilmiga xikmadaba haku barkeeyo
@Saleebaanasadka39
@Saleebaanasadka39 4 жыл бұрын
Thanks
@user-gg1vm2cj1y
@user-gg1vm2cj1y 4 жыл бұрын
Dee television kan kumanu xidhnanee, maxamed (waji) ayaa nasoo jiitay 😊🥰
@munajaamac3057
@munajaamac3057 4 жыл бұрын
Maanshalh adeero
@cabdinuurshiiqdoon555
@cabdinuurshiiqdoon555 4 жыл бұрын
AscMasha allah
@Allamagane
@Allamagane 4 жыл бұрын
Awoowo waan ku taageera
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 4 жыл бұрын
Mohammed waji Mahadsanid barnaamijka
@hamdaahmed8681
@hamdaahmed8681 4 жыл бұрын
mahamed wakhtiga qofka kaliya ee laqato ila yaranti jecla sheekoyinka
@abdiazizsaneybillow3214
@abdiazizsaneybillow3214 4 жыл бұрын
MashaAllah
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn 4 жыл бұрын
Alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereeyo abwaan weji. waa hanti qaran.
@husseinismail2420
@husseinismail2420 4 жыл бұрын
Asc awoowe masha.alaah noolow noolow aweewe
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 2 жыл бұрын
Mashalha beautiful program
@hawasiad6132
@hawasiad6132 4 жыл бұрын
Grazie PROF.
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 жыл бұрын
Wa sheegoyiiin wacn
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 4 жыл бұрын
Masha'Allah Republic of Somaliland
@youngash6411
@youngash6411 4 жыл бұрын
nice story.
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 4 жыл бұрын
Waa barnaamij xiisaleh
@abdikareemomar7364
@abdikareemomar7364 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh miyay naan soo guurin
@yusufkhalid911
@yusufkhalid911 4 жыл бұрын
Saxib salan sare ad baan kaaga mahad celinayaa xigmadada iyo murtidada hormuud somali baad tahay noo hay hogaanka
@asmahussein2356
@asmahussein2356 4 жыл бұрын
Shukran adeer wallhi washeko xiiso bdan masha allh alha kuubarakeeyo carabkaaga😘❤💘❤
@user-yd1nz1gw1n
@user-yd1nz1gw1n 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 жыл бұрын
Maasha allaah 😍
@user-gg1vm2cj1y
@user-gg1vm2cj1y 4 жыл бұрын
Jano akhirona, adunyona nolol raaco leh ku rajeyey wa bil ramadane
@suuusaaran7992
@suuusaaran7992 4 жыл бұрын
Web sameeso amab abwaan
@malinabdi2315
@malinabdi2315 4 жыл бұрын
Ani marka aan calaamadahaas arko inta aan gaariga ka dago aan carari lahaa🤣🤣🤣🤣
@abdullahibrahim1285
@abdullahibrahim1285 3 жыл бұрын
Asc waar ninyahow noo badibarmaamijka
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Mohamed Ali waji Weine mohamed cali wejiyo wuxuu radio hargeisa sida ay qoreyso.
@abdullahabdullah6658
@abdullahabdullah6658 4 жыл бұрын
,miyaanaan soo guurin 😂😂😂😂
@khayriyefuaad3766
@khayriyefuaad3766 Жыл бұрын
Wanka helaa
@awalehtolisso6064
@awalehtolisso6064 3 жыл бұрын
5
@editorzalmaam4068
@editorzalmaam4068 3 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄qosol iguma harin
@dr.mokhtaryousuf1807
@dr.mokhtaryousuf1807 4 жыл бұрын
Kkkkk
@xarabeofficialchannel8598
@xarabeofficialchannel8598 4 жыл бұрын
Halaygu so yaaco asxabey
@aminasaid1843
@aminasaid1843 4 жыл бұрын
dowlada somaliland ceeb kama xishotan oday wen oo shalaa ah ayad sofadhisinesan oo ilka lah ilko ogeliya
@yaroowechannel8134
@yaroowechannel8134 4 жыл бұрын
doqon
@cabdifataaxmaxamed7444
@cabdifataaxmaxamed7444 4 жыл бұрын
Kadaa wll cayda wadaadka
@5minutetoheaven103
@5minutetoheaven103 4 жыл бұрын
Dadka kaa waaweyN inaad ixtiraamtid ayaa kuGu waaJiba Caanyayey.
@aminasaid1843
@aminasaid1843 4 жыл бұрын
anigo odega macayin ee dowlada ayan laha ilko maay ugeleso ee cayigama mudna wan jaclahay
@5minutetoheaven103
@5minutetoheaven103 4 жыл бұрын
@@aminasaid1843 wan OGahay in aynu wada JeceLnahay.lkn aDu ma ilkiHiisad Ku JirTa Adu Wlaaley wad aF dheer Tee GaabSo.
Somali Week Festival - Maxamed Cali Waji - 100 Sheeko & Sheeko
47:53
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 136 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
#Toos: Wararka Caawa ee SLNTV.
46:27
SLNTV
Рет қаралды 1,2 М.
BOQOL SHEEKO & SHEEKO SLNTV  BY MAXAMED XASAN CALI WEJI
10:58
Barnaamijka 50 Sheeko iyo Sneeko Ee SomNews TV By Waji
8:39
SOMNEWS TV
Рет қаралды 98 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН