Somali Week Festival - Maxamed Cali Waji - 100 Sheeko & Sheeko

  Рет қаралды 136,120

Kayd Somali Arts and Culture

Kayd Somali Arts and Culture

Жыл бұрын

Пікірлер: 115
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 Жыл бұрын
Ax,ax,ax one love gaboye❤️❤️❤️Allah dambigiina iyo kii waliidkiinba ha dhafo🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hamdaq7
@hamdaq7 Жыл бұрын
Caafimad iyo ciimri dharaar ban Allah ku baryay xaaji Maxamed weeji 💚💚🤍🤍❤❤
@Cherrie173
@Cherrie173 Жыл бұрын
Mahamad Waji, ilaahow noo kaa daa oo cimriga, caafimaadka iyo aqligaba kuu siyaadi🤲🏾❤
@nagaaxmmq
@nagaaxmmq Жыл бұрын
Aaamin yaa rabi
@mohamedilkacase8230
@mohamedilkacase8230 Жыл бұрын
Thanks
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 Жыл бұрын
Amiin ya Rab. Waa Nin qiimo inagu wada leh.
@mohamedilkacase8230
@mohamedilkacase8230 Жыл бұрын
@@asiyaberger7719 thanks 😊
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 4 ай бұрын
Maxamed Cali Weje waa nin sharaf leh Aniga ma Aaminsani Qabyaaladda
@xamsecabdi7907
@xamsecabdi7907 Жыл бұрын
maxamed xasan cali waji waa halyey qaranka somaliland ku suntan oonay xumaan xiqdi iyo xaasnimo midna ku jirin qalbigiisana laga masaxay hore u soco abwaan
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 Жыл бұрын
❤️
@rarajiboo
@rarajiboo Жыл бұрын
Maxamed Cali midhkaa qaybsiga koofidhka waan ku raacsanahay. Dumarka carruurta iyo intii aan baarlamaanka saamiga ku lahayn oo dhan Alloow dhaafi.
@user-oi2eh1jz3k
@user-oi2eh1jz3k 3 ай бұрын
Waa axsan naas axsan wariye insaan dayiba saaxiibkeen ah soomaalinimadu kuwayntahay allaha xafido wllkeen maxamed xasan cali waji
@abdirahmanadamabokor809
@abdirahmanadamabokor809 Жыл бұрын
Maansha Allah, Mohamed Hassan Ali Weji, barnaamishkiisii Sheeko gaaban waan ku caqliyeystey, Dugsigeygii hoose iyo dhexe waan jeclaa in aan idaacada ka dhageysto. Alle ha karaameeyo labada daaroodba. Aamiin
@seidabdi751
@seidabdi751 10 ай бұрын
HE IS MUXAMED SS*C*S [ HE IS WEJIY YABAAR YAFAN ]
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast Жыл бұрын
Walaahi Si Dambiyan u Qoslay. Alle cimriga iyo Caafimad ka ha u dheereyo!
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 Жыл бұрын
Mahamed Hassan Ali Weli, Allaah Yaxfadak Adeer waynu Simanahay Aadaana ka sharaf badan walee😢❤
@nimcoinacismaan2085
@nimcoinacismaan2085 Жыл бұрын
❤️
@sayidabdlahi2457
@sayidabdlahi2457 Жыл бұрын
Mohamed ali waji waa qof qalbi wanagsan oo si dareen iyo aqooni ku dheehantay usoo tabaya waxii uu ka tabanayo walaalihiisa uu wax ka tabanayo, alle haku sharfo,Bulshooy takoorka iska dhaafa
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
Soomaali waa nacas. Xoog aa wax looga qaataa mala baryo
@alisaid1214
@alisaid1214 Жыл бұрын
Maxamed Xasan ali weji Waa weriyayaashii ugu caansanaa Radio muqdisho Rug cadaadi Keep going abwaan
@mahad005
@mahad005 Жыл бұрын
Waxaaan xusuustay 1982 maalin I noogu yimi school kii hoose dhexe ee Hodan ee mugadishu. Wuxuu duubay xiisadii maalintaa. Laba todobaad ka dibna waxaa lagasii daayey radio muqdisho. It seems like yesterday.
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri Жыл бұрын
Aqoon yahan weji in badan Buu naga qosliye allow isna ka farxi oo ifka iyo aakhirba karaamee .
@fikramalldheere2519
@fikramalldheere2519 Жыл бұрын
Legendary weeye odaygan laandhere ah walhi alle cimriga ha udheereyo iyo caafadka ba
@ridwankk2187
@ridwankk2187 Жыл бұрын
Masha Allah Somaliland Mahamed Waji thank you
@MohamedRooble-b7h
@MohamedRooble-b7h 29 күн бұрын
Maxamed cali waji eesh calaa abwaan
@abdicabduga7501
@abdicabduga7501 Жыл бұрын
Maxamed xasan wa qof xigmad iyo aqli iyo haybaad alle siyay nolow 🙏🙏🙏🙏
@asadmoho9169
@asadmoho9169 Жыл бұрын
Allow cimriga iyo cafimaadkaba u barakee maxamed cali waji Nin qaali agtayda ka oo aan Ku xidhnaa illaa yaraantaydii
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 Жыл бұрын
Mohamed Ali waji Wlhy halyay raxmaanku haku xafido adeer alla dadkayga soomaaliyeed xilimay walaalahood gabooye takoorka ka daynayaan 😢😢
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
Soomaali oo dhan aa liidan
@asmasiciid1145
@asmasiciid1145 Жыл бұрын
Ilahay ha ku xafido adeer maxamed waji waa duco fican wale
@zakariabulqaas8929
@zakariabulqaas8929 Жыл бұрын
alle ha ku karaameeyo adeer dad walaalah ah oo siman baa nahay wax ma garatada ha noo qabanina ❤
@aminaali8483
@aminaali8483 Жыл бұрын
I am waiting for his memoir. Plzzzzzz
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Жыл бұрын
Maxamad Hassan Ali waji waa nin xigmad ka hadla markasta oo dadka u sheega sheekooyin xaqiiqada xambaarsan. Noolow mr. Waji
@abdul4069
@abdul4069 Жыл бұрын
Mnsh allah adeer mohamed Ali aad baanu ugu farax sanahay maqalka iyo muuqa a allah haku dhowr cimri badana haku joojiyo.
@tixraac99
@tixraac99 Жыл бұрын
Mansha allah waa rugcada iyo aqoon yahan waa astaan qaran maxamed xassan cali waji
@hamdihamdi1517
@hamdihamdi1517 Жыл бұрын
Mahamed hassan waji Allaha ku xafido
@xaajilacag828
@xaajilacag828 Жыл бұрын
Maxamed cali waji wan ku caqliyeystey Adeero alle wan ku jecel nahey
@rarajiboo
@rarajiboo Жыл бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Laah. Alla qosol weynaa adeero Maxamed Cali Weji.
@abdit8270
@abdit8270 Жыл бұрын
Maansha alah waa wax garad weji.
@user-qoorgaab
@user-qoorgaab Жыл бұрын
Allah ku karaameyo philosophy 🙏 and intelligent 🙏 👌 🙌 proff mohamed hassan weji cimri dheer adeer
@deeqa12ibrahim95
@deeqa12ibrahim95 Жыл бұрын
Mansh alla ❤❤❤❤ odaygan yar wan jeclahy
@normad229
@normad229 Жыл бұрын
Great man
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 Жыл бұрын
LOVE 10
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Intelligent and hilarious comedian awesome indeed Mohamed Ali Wagi
@Xasen-yh8iq
@Xasen-yh8iq Жыл бұрын
@Abdisalam Husain 111111111111111111111111111111111111qa1a1q1q1q1111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111q
@Xasen-yh8iq
@Xasen-yh8iq Жыл бұрын
@Abdisalam Husain 1¹
@Xasen-yh8iq
@Xasen-yh8iq Жыл бұрын
@Abdisalam Husain 1¹
@wobb_
@wobb_ Жыл бұрын
@Abdisalam Husain he's my grandfather
@seidabdi751
@seidabdi751 10 ай бұрын
HE IS WEJIY YABAAR YAFAN BARAAHIIM NUUX AADAM
@zekomoha488
@zekomoha488 Жыл бұрын
Weji m.a xafidalahu
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 Жыл бұрын
Waaa shakhsiyad jira
@aminahmed8961
@aminahmed8961 Жыл бұрын
Génial
@user-hg3fm8nz2c
@user-hg3fm8nz2c Жыл бұрын
❤❤🔥
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 Жыл бұрын
maxamedow waad iga qoslisay
@aminaaden3777
@aminaaden3777 Жыл бұрын
Book seen ku heli karaa waan u baahanahay please?
@missjano8249
@missjano8249 Жыл бұрын
Mashallah
@user-fw2of5nl6z
@user-fw2of5nl6z 11 ай бұрын
Sheeko sheeko 100❤❤❤❤❤
@abdirisaqdahir3250
@abdirisaqdahir3250 Жыл бұрын
❤🦁🔐
@Gamboole
@Gamboole Жыл бұрын
jamacaw deee hadaba oday inan siiiii!!!!!!
@saidaosman6524
@saidaosman6524 Жыл бұрын
Ascw 1- tilko halo 2- wa Hal game kudayasha mudan, 3- ha la joojiyo is takoorka.
@MOHAMEDIBRAHIM-ym3mu
@MOHAMEDIBRAHIM-ym3mu 10 ай бұрын
How can I get a copy
@larsmartin3314
@larsmartin3314 Жыл бұрын
Ninka, inaad dhibsato oo meel kale ula baydho ma habboona. Wixii lagu sameeyay ha ka warramo, si aynu u ogaano dhibaatan weyn!
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 Жыл бұрын
Maxamed waji alow cimridheer iyo cafimad ku sii Xalaal cun baatahay xiligad shegayso laguma mudayo
@mohamedaden6812
@mohamedaden6812 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 caawa ka hor ma qoslin laandheerayaashan foolxumada iskaga riixaynaa bn ku qosla 😂😂😂 wajiyooow alle hku dhawro adeeer
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 Жыл бұрын
Xaqiiqatan Waji waa aqoonyahan Codkar ah
@zahrahassan6520
@zahrahassan6520 Жыл бұрын
👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿❤❤❤❤
@alimursaljama8045
@alimursaljama8045 Жыл бұрын
Xagee laga gadan karaa boogan❤
@abkayu8271
@abkayu8271 Жыл бұрын
This is hargeysa week festival and not somali week festival
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 Жыл бұрын
Buugga Amazon -ka Soo geliya aan ka iibsannee.
@mohammedaweis3014
@mohammedaweis3014 Жыл бұрын
Faaraxow farxalo waa fahmi waayey
@seidabdi751
@seidabdi751 10 ай бұрын
NINKAKAAS WAXA LA DHAHAA WEJIY YABAAR YAFAN MAGACA MAXAMED MA LAHA!!!!
@burcoduurray
@burcoduurray Жыл бұрын
7da ilaa 8 Kale oo Sidaa Weji Mudaharaad Salmiya Ku Garnaqsada Hadii La Helo Wax badan ayaa iska bedeli Lahaa baan isleeyahay Niiqatalayaasha 😂😂
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 Жыл бұрын
Way ku so heshay 😂😂😂😂😂😂😂
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 Жыл бұрын
Midnimo somaliyed wax dhaamo la waa
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Жыл бұрын
Mahamed cali weji,sxb inaad faaniso kaagama baahna ,hadaanad munaafaq ahyn oo run sheegayso mar hore baa soo casuumi lahydeen Lkn afka ku ammaanyso weji ,iyo dadkiisa dhibka ku haysaan ismalaha, Ilaahiina ka yaabaa oo iska munaafaqnimada,
@mohamedosman5579
@mohamedosman5579 Жыл бұрын
RIJAA LILAAH OO RUNTA IYO XAQA JECEL
@akhilpashamohammed7356
@akhilpashamohammed7356 Жыл бұрын
waa ruug cadaa ninculus landheere
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🥰❤️🧡♥️💕💯💪👑🦁😭🧡💗😍🤲👍🙏💛💜🤍💗❣️💙🤍💙🇸🇴🇸🇴🌎🌎🔵⚪️🔵👑💪
@maxamedxasanmursal1120
@maxamedxasanmursal1120 Жыл бұрын
Macalinkayga 1978
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Жыл бұрын
Miyaa 😬
@manaomar212
@manaomar212 Жыл бұрын
Buuga xagee ka iibsadaa
@abdillahisaleh4116
@abdillahisaleh4116 Жыл бұрын
😂😂 😂
@deeqa12ibrahim95
@deeqa12ibrahim95 Жыл бұрын
Wlhy wan qoslay 😂😂😂😂
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Sheekooyin aan iri.cadceeddumarooo yareey gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey I bahyareey yarta iyoiyo gabadha khatraaaayqaran haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 Жыл бұрын
Ninkaan dowlad somaliyed haduusan heli lahyn waxbo ma noqdeen wayo iminka lama helo nin 20 jir hada eh inuu 50 jirka bari nocaano kle noqon doono
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 6 ай бұрын
ILLAHOW habka sami qabsiga gurasta barlamanka nogu qeybi
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 Жыл бұрын
Runti waxa fiican dadka ama dhalinyarada nool maanta inay iska saxaan khaladadkii ay galeen awoowayaashood wayo ma jiro maanta farqi udhaxayaa uma somaliyeed
@xasanfaarax1251
@xasanfaarax1251 Жыл бұрын
Dad baa tihiin
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Iskaa cid la aan soco bilaa masuul shego carured makubaraa quraan wiirowiiro haa haa lama dhaho hee heelama dhaho maxaa dhahaa lama dhaho maxa ladhaha qofki shib dhahaya marku shib sameyo shib hadaa dhahdo shuban daardaaraa kugudhacaya qofki dib uu uhadlaa qofki yaqano waxa tirah siuukaga daba dhihin lamayiraah lamayiraah lagudhahaa kulama kucelceliso lamayirah lama yirah kulamasiwadikaro qofki kulayimaday makubara hadana adiga kuqajilay
@korontohashi3098
@korontohashi3098 Жыл бұрын
Wlhi ninkaa waa laciilay lkn yuusan ciilkudhiman walalayaal qabiil waxa jira mahaa ee ogaada
@world-cz6fk
@world-cz6fk Жыл бұрын
ᴀx ᴀx ᴀx ᴀx Nᴀ ᴄᴀғɪᴅᴀᴀɴ ᴋᴜʟᴀʜᴀᴀ ᴀᴅᴇᴇʀᴏ ᴡᴀxʙᴀ ᴍᴀᴀᴅ ʜᴀʟᴀʏɴᴇᴇ ᴅᴀᴅ ɪʟʟʜʏ ᴀʙᴜᴜʀᴛᴀᴀ ᴛɪʜɪɪɴ ᴡᴀᴀʀ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇʏ ɢᴏᴅᴏʙᴛᴀᴀᴅ ɢᴜʀᴀɴᴀʏsᴀᴀɴ ᴅᴀᴀʏᴀ ᴘʟs ʜᴀᴅᴀ ɴᴀ ᴄᴀғɪʏᴀ ᴍᴀʀᴜᴜɴ ᴀʏᴜᴜ ᴅʜᴀʜᴀʏ ᴡᴀxɴᴀ ɴᴀɢᴀᴍᴜᴜ ʜᴀʟᴇᴇɴ sᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ ʜᴀʟᴀɢᴀ ʜᴏʀ ᴛᴀɢᴏ ᴅᴀᴅᴋᴀ ᴡᴀxᴀ ᴀᴀᴍɪɴsᴀɴ😢😢😢😢 ǫᴀʟᴀᴅᴋᴀᴀ❤
@mohanadhifyussuf1996
@mohanadhifyussuf1996 Жыл бұрын
He is a true walking -medicine.😂🤣😅.... live long adeer Waji🙏
@rarajiboo
@rarajiboo Жыл бұрын
Idinla mid baannu nahay.
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 Жыл бұрын
meeshu ma meel somaliyeedbaa mase goonigoosad iyo maamulo qabeedbaa waa xajiib. meesha haloo bixiyo somalilandfastval waa khalad in layidhaahdo somalifastval.
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
Somaliland waa tuulo kamid eh soomaali walaal
@sacadhassan2854
@sacadhassan2854 Жыл бұрын
Iska hadlow ina igarre...😁😁😆
@daariqdahabdaariq2222
@daariqdahabdaariq2222 Жыл бұрын
Wad buuxda alla haku caafiyo
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 Жыл бұрын
WEJI iyo inta la dulmo Allaah baa ka saari doona dhibka ,,,,Ninka dhaqanka sheeganayana ee koofiyada Cowboyga sitana fartaa kugu Godane isa sax baa ku leeyey,,,,,
@Hassan-zt6dg
@Hassan-zt6dg Жыл бұрын
As Suashu waxay tahay ex weriye Mohamed waji, wuxu no sheegey in uu jamacadii macaliminta ee lafoole, xaggeebuu weriyenimadu ka Soo galey madam xasuusteyda meesha an ku arkey ama ku maqley ex radio muqdishu& ex Somali tv jdstv,
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Leeee ttttttt,Ayaaneeey, gabadha khatreeeyyareeeyqarancadayyareeeyqiimobadandumaroo lagufarxo.yartayarta.nonseseseseseses.
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Жыл бұрын
Magaca soomaali week haloobadalo Waqooyiga soomaaliya week,waana kaxumahayin odaygan uu luuq masaafuris u arko badalkeda berbera uu macna usameeyo,soomaali heshiin meeyse inteey nooshaye wadanka halooqeybiyo
@harguees
@harguees Жыл бұрын
Dhinaca fahamka ka liidata. Adeer qosol stress iska saar.
@Sahal63
@Sahal63 Жыл бұрын
Adeer u malayn maayo inuu xumaan iyo kala faquuq u jeedey lkn qofku meesha uu caado iyo ciid yaqaanaa dhulka ula mid maaha, laakiin qofka Somaliga ahi wuxuu ku sharaf iyo maamus badan yahay inaan meel deegaan Somaliyeed ah lagu ceshiimayn ama laga xigsan ee cabsi la,aan joogi karo.
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Жыл бұрын
@@Sahal63 Adeer qaabku uu udhigay waxeey aheyd in tarxiil lagu geeyay asaga iyo kuwa badan oo kacaanka kahoryimi
@Sahal63
@Sahal63 Жыл бұрын
@@yusufahmed-re9vh Kacaankii Meliteriga ahaa dad badan baa ka hor yimi in shaqadaada meel aanad jeclayn laguu bedelaa ta ugu sahlan bay ahayd, waxaase jirtey arrin fiican oo kacaanku ama xukuumadu waqtigaa isticmaali jirtey oo ahayd in si isdhexgalka iyo caadooyinka lakala barto shaqaalaha dawlada iyo askartaba la iswaydaarin jirey oo goboladooda iyo magaalooyinkooda kuwa ka fog fog lageyn jirey, marka dhinacaa laga eego wax wanaagsan bay ahayd.
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Жыл бұрын
Hadii aan maqaamikiisa joogilahaa Dooloow iyo Luuq in garab la,aan shaqo la iigu geeyay kuma tilmaameen weliba xiligan lagu jirro
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Saxsax tiii cadayareeydataan miyaa waleee layga taa soooooooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee iyoiyo
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 Жыл бұрын
SOMALIADU SIDAY ISU XAQIRAYEEN BAY DUNIDA KU QIIMO BEELEEN, NASIIB DARRO ADIGAAGGAAN LANDHERAHA SHEGAYANA MAXAD MACNO LEEDAHAY OO AAD DUNIDA KU SOO KORDHISAY, RER ADAN ADIGU DOORAN HAKU FAANIN EE WAXAAD DUNIDA KU SOO KORDHISAY KU FAAN HADII KALE 🤫 AAMUS .
@mohamedibrahimabdi672
@mohamedibrahimabdi672 Жыл бұрын
Waji ma ilko ayuu gashan kari waayay wuxuu naftiisa iyo ta gabooyeba U foolxumaynayaa
@nicemhr1935
@nicemhr1935 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Жыл бұрын
Yaa maxad ka hadlayaa amus adeer ninka awoowgaa buu leegyhy Maxamed Cali waji gob gob dhashay wlhy war adigu maxaad haysaa
Qosolkii Aduunka: Wixii kala Qabsaday Wajji Iyo Reer London
31:25
Dhamays Media Production
Рет қаралды 427 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,3 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 84 М.
Abwaan maxamuud dheeg iyo waayahiisii noloshiisii siyaasada iyo fanka
27:08
Stand up comedy Mataan Columbus OH, 2017
23:14
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,2 МЛН
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 194 М.
Sheekooyinka layaab leh ee wariye Waji.
42:39
Galaydh Media
Рет қаралды 20 М.
kun habeen iyo habeen
3:55:48
BARO SIDA
Рет қаралды 26 М.
KARMA AT SCHOOL 🏫 Stop time
0:32
dednahype
Рет қаралды 44 МЛН
спидран по ютуб шортс 86 | Ушные свечи
0:35
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 3,3 МЛН