Barnaamijka Fanka : Abwaan Jiir Iyo Heesaha Uu Sameeyay

  Рет қаралды 60,145

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 46
@amaadin12
@amaadin12 6 жыл бұрын
wariye dulyar mahafsanid, adeer abdikariin taariikh ayuu hayaa fadlan si fiican u wareyso, soona badi wareysiga, thank u so much dulyar and legend uncle abdikarin jiir
@maxamedcrisaaq6698
@maxamedcrisaaq6698 2 жыл бұрын
Allow ku naxariiso Abwankena qaliga ah tii Alle waxay u timid 13/02/2022. Janatul firdosna Allah geeyo.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
Hit maker AHUN Abdikariin F Q Jiir
@quensamra7989
@quensamra7989 4 жыл бұрын
Maansha alaah hadaa tiyaatarkii dhamaad ku dhowyahay insha alah waa inoo iyo markuu dhamdo iyo adoo xadhiga ka jara
@musa123hiiraad9
@musa123hiiraad9 3 жыл бұрын
JIIR IS A LEGENDARY
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 13 күн бұрын
C/kariin jiir wllhi waa laxamiistihii ugu fcnaa somalida alla yarxam 😢
@qaliahmed5526
@qaliahmed5526 6 жыл бұрын
Masha Allah waa barnaamij dhaxal gal ah aad ayaad u mahadsantahay wariye Dulyar
@diyaayoungtiger1709
@diyaayoungtiger1709 6 жыл бұрын
Fanaantiina horey ayaa fanaaniin ahaa
@iftinxussien6347
@iftinxussien6347 2 жыл бұрын
Allahu raxmu raximiin abwaanteena dhan, intii dhimatay. "Dunidu maankeey magan'utahay"....murtidu waa cajab.
@yousofabdalla-ok3ws
@yousofabdalla-ok3ws 5 ай бұрын
Allaha u Naxariisto Cabdikariim Faarax Qaareey Jiir Anigoo yar ayaad aad u Raadin jiray balse waxan arkay tvga isagoo da' ah Haddana maba sii Noola Allaya Raxma😢
@GareenMedia
@GareenMedia 6 жыл бұрын
Masha allah, Ustaadku wax badan buu na baray. Allow ku xafid. Bal duruustaa eeg, xaggee naxli kasoo galaa!
@diyaayoungtiger1709
@diyaayoungtiger1709 6 жыл бұрын
Masha Allah
@barkhadmuuse8047
@barkhadmuuse8047 5 жыл бұрын
Hibo Mohamed nuur ( hibo nuur). Hiboo waa fananada 3aad hablaha Somalida waana shakhsii qiimo bdan oo gudbiyaa Darreen dhab ah xaqiiq, waana fananada xaqiiq cabirtaa hadba dareenka ay qaadaysoo.
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 6 жыл бұрын
DULYAR thx sxb WAAN SUGAAYEY QAYBO KALE..
@ismailali339
@ismailali339 6 жыл бұрын
mashallah maamo Hibo
@omerali8332
@omerali8332 6 жыл бұрын
fadlan mr dul yar adigu ma tihid cabdi kariin jiir lkn ninka waraysanaya ayaad tahay ha sharixin adigu waxba hadalkana ha ka boobin odayga u daa hadalka ha burqadee wax waydii ka bax markaa sxb,aad baan uga helay runtii qiiro fan uun baa kula talaxtagtee wax xumee kaama aha waan hubaa taasi shucurtaada ayaa laga dheehan karaa
@Cabdicasiiscige
@Cabdicasiiscige 2 жыл бұрын
Jiir Alla yarxamak.
@somsaid8416
@somsaid8416 5 жыл бұрын
hibo nuura waa fanaanad aan aad ujeclahay
@jaamacdheere671
@jaamacdheere671 2 жыл бұрын
Alle haku naxaristo abbe
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
Wariye Dulyar Si Wanaagsan Wax Uwareeso Ama Iskadaa , Sababtoo Ah Marba Meel Ayaa Ku Boodee , Abdikariin Wax Badan Ayaaa Laga Faaiidi Lahaa Laakiin Fudeedkaaga Ayaa Waxna Dhaafinaya ..Fadlan Deg Deg Daaa .
@ghboy2914
@ghboy2914 6 жыл бұрын
buug inlaga qoro baa looga bogan karaa
@kastankastan2983
@kastankastan2983 4 жыл бұрын
Cabdikariin Jiir Alfanaan Kastan Ayaa Kusalamaaya Seedi
@somsaid8416
@somsaid8416 5 жыл бұрын
bablijiyo waa erey talyaani ah oo ah xayaysiin sas ula socda
@nadiyamaxamed7125
@nadiyamaxamed7125 5 жыл бұрын
Heesta kaftan iyo sidey kutimid iyo 2hablood sidee shekadooda isku doonatay 3sano kadib ayaa kamarqatiya in quf walalka dhib ka heysto inuu ilahey awoodo adna inu kudhadhan siiiyo
@engabdirrabiaadan859
@engabdirrabiaadan859 6 жыл бұрын
👌
@iglaanahmed4112
@iglaanahmed4112 5 жыл бұрын
Dulyar waadba soo gaartay xiligaase mawaadan daawan riwaayada mise miyigaad kumaqnayd😀
@kemalhasancarare1314
@kemalhasancarare1314 4 жыл бұрын
Sxb waaxaa tahay wariye dhab ah isi lambarka abwan jir sxb qali
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 6 жыл бұрын
Wariyaha dhaqan xumaa telefone kiisa ayuu ku mashquulsan yahay allow yaa dhagta ka dharbaaxo
@quensamra7989
@quensamra7989 4 жыл бұрын
Dadka waa wayn lama caayo ceeb waaye
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 6 жыл бұрын
Heesta hafikirin kaariye ayaalahaa usheeg sutaadka
@honeybadger4812
@honeybadger4812 6 жыл бұрын
Axmed Dheere qoraalka ku Qoran in logu yeero abwaan iyo heesaha uu sameyey
@GareenMedia
@GareenMedia 6 жыл бұрын
Maantana miahii waa laysku haystaa, raggna waaba dafiri jireen, bal ka waran? Kaaf iyo kala dheeri dheh!
@shamsaadam6213
@shamsaadam6213 6 жыл бұрын
Ar Wariyaan Fudeed badanaa Adeerkeyna Dulqaad badanaa Qoodhaa iyo Xiradaa War Odayga Chance uu ku hadlo si
@abdullahiabdisaxane8989
@abdullahiabdisaxane8989 6 жыл бұрын
Shamsa Adam abwaanka wala soo xasuusa ileen waa oday
@iglancaday2586
@iglancaday2586 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk mama hiho markedly kuleylka dareentay markaasay qaaday caadi Maha heeska
@mataanyare611
@mataanyare611 10 ай бұрын
😂😂
@diyaayoungtiger1709
@diyaayoungtiger1709 6 жыл бұрын
Wllhi dadkii horey ayaa dad ahaa
@honeybadger4812
@honeybadger4812 5 жыл бұрын
Wareysi qabyaladesan dulyar waa nin qabyalad dilotay heesaha abwaan jiir sameyey kulahaa hees uu sameyey maheno ee codadka ayuu u sameyaa
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 4 жыл бұрын
dulyar waa majeerteen ustaad Jiirna waa habargidir
@dhuuxdigaleduale3922
@dhuuxdigaleduale3922 3 жыл бұрын
War ba'a ! Illeen fari tog fheer bay Kula cushaa maahmaahda sidaas baan u nqaanney ee abwaanndu mxsy dheheen?????? Cajiib!
@diyaayoungtiger1709
@diyaayoungtiger1709 6 жыл бұрын
Masha Allah
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 190 М.
Barnaamijka Dhaxal Reeb : Cabdikariin Jiir Part 6
59:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 34 М.
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 7 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 82 МЛН
Wareysi Abwaan sameeyay heesaha ugu caansan Barre Fidow Leento
56:54
Journalist Alasow Tube Videos
Рет қаралды 28 М.
FAARAX BEEREY WARAYSI ABWAAN JIIR
34:09
Kalsan TV
Рет қаралды 24 М.
BARNAAMIJKA FANKA IYO MULAXAN CABDIKARIIN JIIR
1:00:25
Horn Cable Tv
Рет қаралды 121 М.
Riwaayaddii Jin Iyo Jacayl  1975 #Astaan Tv
28:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 42 М.
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
Barnaamij Gaar Ah Ilahay Ha u Naxariistee Mulaxin Cabdi kariin Jiir
21:42
Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.
12:55
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 73 МЛН
Duman - Баяғыдай
3:24
Duman Marat
Рет қаралды 147 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 394 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 110 М.
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 2,8 МЛН