Barnaamijka Dhaxal Reeb : Cabdikariin Jiir Part 6

  Рет қаралды 35,005

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 32
@abdihakinbuuni501
@abdihakinbuuni501 6 жыл бұрын
mashaa alaah waxan hanbalyay nayaa abwaan abdiqaadir jiir waa nin xigmad badan ku duugantahay ilaahay caqliga iyo cimiga hakuu barakeeya barnaamijka wan ku xidhanahay si wacana uu uwadaa
@cabdiqaadir1548
@cabdiqaadir1548 6 жыл бұрын
Boqorada codka Somalia ilahay ha unaxiisto amiin
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 Жыл бұрын
Cajiib Illaahey ha u naxariistee Abwaan cabdi kariim faarax Qaarey jiir
@deeqaluulalifestyle3224
@deeqaluulalifestyle3224 6 жыл бұрын
2014 miyeey dhimatay halkaa iga soo sax wariye
@dahirmohamed1041
@dahirmohamed1041 2 жыл бұрын
Arinka fanka Somalia ween
@caadilwadani1984
@caadilwadani1984 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariist mama Magool.
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
Heesta durduryahaw waxa curiyey abwaan maxamed cali kaariye
@abdisamadahmed6421
@abdisamadahmed6421 6 жыл бұрын
waar magool 2014 kii may dhiman malaa 2004 ayuu u jeedaa wariyuhu halkaa hala hubsado
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Sado cali 2014 dhimaty lkn magool 2004 waye san filaa
@cabdiwasac3967
@cabdiwasac3967 5 жыл бұрын
Ilaahay haunaxaristo xalimo dambigeda alaha dhaafo
@dahirmohamed1041
@dahirmohamed1041 2 жыл бұрын
Aad iyo aad Ayan idinka Mahad celinaya fankii Somalia xusuusta fankii somaliyeed Dib noosoo xusuusin taarikh ummadda somali ween
@Hanadmataan
@Hanadmataan 6 жыл бұрын
Allah yarxam aamina dhool
@dahirmohamed1041
@dahirmohamed1041 2 жыл бұрын
Aduun taarikhdi ummadan manta inay ogadan heesihii Somaliadu lahad iyo fanka Somaliyeed manta Dib Ayaan idinka MA celin qofka Somalia garaya taarikhdi Somalia fanka lahaa
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Durdur waa abwaan kaariye Xasan adan baa qaada
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
walahay bana ku dharte markan somalida nac wa markay afwyane iyo cali samter yidhahadan alle ha u naxariisto iyaga iyo inta u ducaynaysab ilahay idin caadaab shaydamin yahay aan ilaha y aqoon qof xuman ku dhintya u duceeya
@AhmedHassan-vl7uc
@AhmedHassan-vl7uc 6 жыл бұрын
dulyaroow aad iyo aad waan kaaga mahadcelinayaa fankii sharafta lahaa inaad noo soo gudbiso. waa axmadeey sheekh xasan caynte saaxiib isku meel baan ku soo kornaye. facebook aad baan kuula socdaa magaca iigu qoran waa Abdikani Einte koley waad aragtaye.mahadsanid.
@adanjama7617
@adanjama7617 6 жыл бұрын
Magool codkeedii waxaa barmaamij ka diyaariyey cilmi baare jaamacad maraykanka kadhigo. Waxuuna yiri hadii qof aadame ah uu codleeyey waa magool xitaa ayuu siiraaciyey jacson ha horeeye wuxuu kaloo sheegay inuu dhagaysto heesaheeda mar uu waraysi bixinaay gabadhaas geeska africa ka soojeedo waxay ahayd ayuu yiri in cilmi baaris. Lagusameeyo Marka magool inaba caadi maahayn
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
Wariye dulyare iyo ustadka waad mahad santihiin lakin waxan waydiin lahaa wariyaha nabi Amanka waxad moda unuu yaresanayo sababtana mafahmin
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 6 жыл бұрын
Dulyar wad salamntay sxb wxn ka sugaynay qaybti 7aad e ad kaga haflausen qalinle iyo m.mooge e ad no ballan qaday ila hda idinkama hayne wn ku sugayna sxb baraamijka wan ku taxane
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 6 жыл бұрын
Durdur waa kaariye dulyar sxb
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Dur duryahow maxamed cali kariye ayaa iska le san filaa jacaylka shankaron ayuu uga hadlaye umalyna hees aan aad ujeclaha runtii
@abdirizak.MAhmed
@abdirizak.MAhmed 6 жыл бұрын
Dulyar, Hibada Alle kuu siiyay iyo xirfaddaada wariyenimo iyo habka aad u soo tabinayso barnaamijkaagu waa wax la majeerto. Waxaanse dareemayaa- aniga iyo in badan oo ila fikir ahiba- in aad Ustaad Jiir ka boobayso hadalka markasta oo uu damco in uu saaxiibkii abwaan Hadraawi wax ka xuso, halkee salaaddu ka xidhmi la'dahay brother?
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
🤣🤣 Mayla aragtay
@GareenMedia
@GareenMedia 6 жыл бұрын
Allaha u naxariistee marxuumada dhalashadeeda wax baa ka qaldan sida aan u malaynayo. Waayo 1960 oo la shaqaaleeyey iyo dhalashadeedii sida la sheegayo 1948, waxaa u dhaxeeya oo qura 12 sano!
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
ABDI-GAREEN PAGE fanaaninta badankooda iyagoo yar yar bay Galen fanka kinsi 13 jir bay ku gashay sahra ahmedna la mid
@husseinolad4297
@husseinolad4297 4 жыл бұрын
1938-1942 bay dhalatay AUN Magool
@shidaneali8153
@shidaneali8153 2 жыл бұрын
Asc beentaan arka
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
Aad baan uga xumahey, in c/kariin jiir uu garan waayo, in magool fannaanad weyn aheyd 1957_1958.Saxardiid maxamuud jabiye, 2 ruwaayadood oo uu lahaa qalanjo, ka aheyd. Arbena ka ahaa axmed m good shimir. Sidii ubixii udgoon, badaneey. Sorry, jiir. Jiir Waa jiir uun.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 6 жыл бұрын
afwayne iyo cali samteer sowmaha kuwii somaliland diyaradha ku duqeyey sidee u odahanaysna alle ha ha u naxariistomarka waxad na tusaysan cadwada noo haysan idinkana ilahay idimanaxariisto
@hoggaaminaftaada8788
@hoggaaminaftaada8788 4 жыл бұрын
Qofkasta dambi wuu gali kara Lkn naxarista eebbe qofna qof uma didi karo
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
Warkaa maa lo joogay hee umad wada sumeysan siyasi waa hore dhintay waxo qaribay hanugula wareegin
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Waxan umalaynaa wa qof da' yar oo cuqdad lagu bar baariye san dareema runti qof qof naxarista alle kama.hor istaagi karto qofki dambi galana alla unbaa kajaraye adigu haku dambaabin wllo
BARNAAMIJKA FANKA IYO MULAXAN CABDIKARIIN JIIR
1:00:25
Horn Cable Tv
Рет қаралды 121 М.
Qaybta 1aad  Waaya-aragnimada Maalgaliye Dhismaha iyo Beeraha ee Afrika | Sulaymaan Cabdi Ciid
34:34
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 8 М.
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 16 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
FAARAX BEEREY WARAYSI ABWAAN JIIR
34:09
Kalsan TV
Рет қаралды 24 М.
Taariikhda injiyeeriyadda iyo Tiknoolijiyada Soomaaliya(qaybta 1aad)
26:50
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 1,3 М.
BARNAAMIJKA DHAXAL REEB ABDIKARIIN JIIR IYO WARIYE DULYAR
51:32
Heegan Web Tv
Рет қаралды 1,9 М.
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 76 М.
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 70 М.
Maxaad jacelka ka taqaan? Wali  ma dhuuxday Qisadii Qarad
25:37
HANOOLAATO
Рет қаралды 222 М.
Duman - Баяғыдай
3:24
Duman Marat
Рет қаралды 177 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 150 М.
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 5 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 256 М.
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,8 МЛН