Baro Dalkaaga. 6 qaybood. Dooxa Dacar Buruq. Share. like

  Рет қаралды 5,838

Turbashaash Family

Turbashaash Family

22 күн бұрын

Пікірлер: 27
@alisaid1214
@alisaid1214 19 күн бұрын
Mahad cabdule turbashaash Keep going brothers Natural land
@2am997
@2am997 19 күн бұрын
Dooxa Caloola ayaa la yidhaa, Dad iyo gaadiid badan ayuu qaaday ka hor intii aan laga dhisin Biriishka. Alxamdu lilaah maanta waa laga raystay dhibkii.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 күн бұрын
Alx
@abdiwelielmi6900
@abdiwelielmi6900 20 күн бұрын
bashiir iyo saaxiibkii wa idin salaamay waxaan rabnay hadan nahay reer burco inaad bari iyo howd soo duubtaan hargeysa iyo hareraheeda waa ku daalaye
@maxdar11
@maxdar11 20 күн бұрын
Yaa salaam odayal jawi samaysanay nabadu waa macaantay
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 20 күн бұрын
Masha Allah, Turbashaash iyo bashiir, Nabad ku Qadeeya
@alisaid1214
@alisaid1214 19 күн бұрын
Bashiir iyo mahad Rageedii Waan idinku soo guryo noqon
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 15 күн бұрын
Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt country mansh Allah ❤❤❤
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 20 күн бұрын
Maansha alaa tabaraka wllo waad mahad san tihiin sida qosolka ah eed ula hadashay riyaha mahadow waxad igelisay xasuus ah 88 kii qaxii ayaanu la qaxnay riyo is dhalay sida dadka ayaanu ula hadli jirey tuuladii dadkii deganaa waa nagu qosli jireen reer magaal asal bay na dheheen lakiin anagu walaahay iskamanu dhigin
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 20 күн бұрын
الامن والامان هذا اهم شي في الحيات
@sophiakiin4762
@sophiakiin4762 20 күн бұрын
Masha alaah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 күн бұрын
MAANSHA ALAAH
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 20 күн бұрын
Masha Allaha ❤
@user-zq4zb1co7i
@user-zq4zb1co7i 20 күн бұрын
M.a allah❤
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 20 күн бұрын
Beautiful land
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 20 күн бұрын
War ninman yahaw qaabkaad bahida ku koobteen maad noo sheegtan war waan idin salamay barakumullaah
@kawsarcabdiraxaman7495
@kawsarcabdiraxaman7495 20 күн бұрын
Masha allaah
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q 20 күн бұрын
Maasha Allaah, Allaha idinku nabadyeelo
@Abdulkga
@Abdulkga 20 күн бұрын
Thank you guys! Tusaale fiican oo lagu daydo ayaa tihiin.
@shabeel7467
@shabeel7467 20 күн бұрын
Geedkaa Sog Sog wuxuu I xasuusiyey maalin aanu xiisad juqraafi ah dhiganaynay iskuulka Benadir secondary school Mogadisho dhawr iyo todobaatankii ayaa macalin kayagu wuxuu ahaa Macalin Mohamoud Diktoorka oo Somalilander ah iminkana Hargeisa ku nool Ilaahay caafimaad waara hasiiyee, geedkaa Sog Sogta ayuu noo sharcayey markaa wuxuu moodayey sida uu geedka u yaqaan in ardaydu u taqaan mar keliya ayaa ardaydii tidhi macalin Sogsog maxaa waaye, intuu yara qoslay ayuu yidhi oo meeshiina miyaanu ku ool geedkan sogsogtu waxay ugu jawaabeen makasayno xataa dhawaaqa sogsog ayaa ku noqotay riwaayad. Maalintaa ayaan ogaaday in aan geef kani ka bixin Somalia keliya ka baxo Somaliland.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 күн бұрын
RAGEEDII ARAGTI WACAN
@rodaahmed198
@rodaahmed198 20 күн бұрын
Masha Allah
@2am997
@2am997 18 күн бұрын
Dooxaa iyo hareerihiisa koonfureed ilaa Koda yare 1940 waxaa ka dhacay Dagaal u dhexeeyey Talyaaniga iyo Ingiriiska (Battle of Tug Argan) oo socday 4 cisho, aakhirkii Talyaaniga ayaa guulaystay laakiin 4taa cisho ayaa siiyey wakhti ay Ingiriiskii uga daad guraystaan dadkoodii Berbera ilaa Cadan. Mid ka mid ah Saraakiishii Somalida ahayd ee ku dhintay dagaalkaa waxaa la odhan jiray Sergeant Omar Ku Joog. Taalada Cumar ku Joog waata ku taala bariga Dacar Budhuq. Laamiga dhiniciisa koonfureed. Just a bit of history of the area. Check out the fortified defence positions in Sandalool Hills.
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 20 күн бұрын
You have not seen anything yet; go to the Sanaag region and be astounded.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 күн бұрын
Sxb soo noqod wacan miyaad soo labateen???
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 20 күн бұрын
Mahad still waxaad moodaa in warshadii joowhar qasabkwedii in uu guraya bal joowhar xasuusa berisamaadkii
Socdaalkayagii Geed Deeble Botanical Garden. Mucjisadii Dooxa.
11:08
Turbashaash Family
Рет қаралды 6 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 10 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 17 МЛН
Camp Zamzam iyo maallintii ciida. Ka soo dhaqaaq magaalada.
10:54
Turbashaash Family
Рет қаралды 34 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 389 М.
الوجه الآخر لليمن - تعز 🇾🇪 Yemen
16:32
Joe HaTTab
Рет қаралды 1,7 МЛН
Hay Booqan, Anigaa Booqday!
8:32
Xaaji Dirir
Рет қаралды 51 М.
The FAST and FURIOUS Table Hack 😱
0:29
LosWagners ENG
Рет қаралды 19 МЛН
Дымок или Симбочка?? 🤔 #симба #симбочка #mydeerfriendnokotan
0:19
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 1,4 МЛН
Помог🤣#сериалы #фильмы
0:28
Кинокомбо
Рет қаралды 2,7 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 7 МЛН