Dadka yiraa na kaxeeya, oo safaradiina naga qayb galliya. Jawaabta naga hoo.

  Рет қаралды 10,279

Turbashaash Family

Turbashaash Family

15 күн бұрын

Пікірлер: 39
@caalinAbyan
@caalinAbyan 13 күн бұрын
Wallahi bashiir gacan ayan u taagay 👋 Somaliland waan soo dhameeyay meel aan soo duubay iyo meel aanan so duubinba.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 13 күн бұрын
Aad iyo Aad Inta Hadhsan Deeganada soomaliyeed iyo Qaaradaba waa ku daraynaa ilaa Caalamka insha-ALLAAH.
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 13 күн бұрын
Salan sare inader qof sidaado kale dhul badan so duubay Way yaryin waliba dhirta iyo cidaba dadka uu sharxa Ama mahad 4km hargeysa iyo hareeraheda uma dhaafo riya iyu ka baqa iyan uu maleynaya
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 13 күн бұрын
@@mohamedyusuf4477 Somaliland baa ku filan oo nabadi taalaa nabad baa lagu dal xiisaa rag gogo shii waa nabad Masha Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 13 күн бұрын
@@dhashisheekhisaxaq9514 mahadsanid
@caalinAbyan
@caalinAbyan 13 күн бұрын
@@mohamedyusuf4477 insha allah moha .
@mohammed-jama
@mohammed-jama 14 күн бұрын
*Mahadow dhalinyaradu haday wasaarada dalxiiska warqad ka soo qaataan way idin raaci karaan ee fadlan kaxeeya*
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 13 күн бұрын
Hhhhhhh walahay liintaa waa laga wada cabaaday liin is not easy 😅😅
@maammeee
@maammeee 12 күн бұрын
Waa fursad ganacsi ee turbashaash company dalxiisiye ah maa furataan
@user-sc6ze1bz7b
@user-sc6ze1bz7b 14 күн бұрын
Bashiiroow haddiiba aad saas ii necebtahay, dib dambe u fiirsan mayo filimadaada🎉
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 13 күн бұрын
Asc waar cidna ha kaxeeysanina waayo hadii qadar ale wax ku dhacaan waa mag bixiya ama dhawac tira qaan ibnu aadan ha isku doonanina
@abobasement346
@abobasement346 7 күн бұрын
Masha Allah Somali waxay u bahantahay dadkan o kaleh si lo bartoh noloshah take cear plz
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 12 күн бұрын
Dhul iyo dal. Dad la.aani haysa
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 13 күн бұрын
Anigo hadaan meel cidla ah ku noolaan laha waxay ila tahay waxa kaliya ee aan ka baqi laha wa bini adamka aya cabsi badan xayawaanka
@kiinhusen
@kiinhusen 14 күн бұрын
Anigu Maska ayaan ka baqaa
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 11 күн бұрын
Mashallah brother mahad
@AhmednassirAhmednassir
@AhmednassirAhmednassir 13 күн бұрын
Somalida wa in ragan lugu daydo darsi laga barto. They should emulated. They are welcome in NFD and I shall welcome them. Hesti ardhigaygow ragi lugu dilmamay wa kuwan.
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 8 күн бұрын
Hhhhh bashiir wuuu baqanayaaye liintaan laysiiinayaa kulahaaa hhhhh
@kiinhusen
@kiinhusen 14 күн бұрын
Safar wanaagsan
@user-tt9fl5zq6d
@user-tt9fl5zq6d 13 күн бұрын
Legend bashka😅😅
@muusakahin4135
@muusakahin4135 12 күн бұрын
Mr bashir enjoys his country
@kiinhusen
@kiinhusen 14 күн бұрын
Mahdi Cabdule waad raaxaysanaysaa
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 13 күн бұрын
Waa runtiisa bashiir Waa nin waayo arag ah oo sharci yaqaan ah. Midda kale bilaha Jun ilaa September xeebaha Somaliland hadaad ku dalxiisto ku talo gal inaad la kulmayso Abeeso badan.
@aminajama160
@aminajama160 13 күн бұрын
shaahyahangeneral1096 Xagay Abeesadu joogtaa anaa jooga xeebaha Somaliland waligay maan arkin
@ibtijah2747
@ibtijah2747 10 күн бұрын
Boowe GARGAARKA DEGDEGA AH (BANDEGS) YAAN LA ILOOBIN
@abdimagan3482
@abdimagan3482 12 күн бұрын
Somalidan yuotoberka ahi haddii ay raacilhayeen wadada Bashiir iyo Mahad Xanuunkan aan dawada lahayn ee Soomaalida 90% hayaa waxay halilahaayeen waxooga relief ah.
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 13 күн бұрын
Mahadow wadaaygaa Bashiir Fanaanada weyn ee Maryan Mursal miyey walaala yihiin
@mahamedjama7605
@mahamedjama7605 11 күн бұрын
Haa
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 13 күн бұрын
Maad nakaxaysaan waa macaaneyne run haw qaadan nin Qurbe kayimi inaan dalxiisiyo mooye idalxiisinmayo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 13 күн бұрын
Bashka legend
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 5 күн бұрын
iska raaxayso waa ritaayar garawde lkn dadkan masaakiinta caawiya oo waxtar le sameeya oo lay idinku xasuusto
@AniAdi-jm8hu
@AniAdi-jm8hu 11 күн бұрын
Rag soshaqaystay oo dhulkodi kusolabtay war qoodhaa iyo xeradaa line iiradi turbashashow
@jamalskp7280
@jamalskp7280 13 күн бұрын
Sxb anaa rabaa in aan idin raaco markaan imaado ma joogtaan
@ibtijah2747
@ibtijah2747 10 күн бұрын
DJ SUBEER AYAA JOOGA MARWALBA .
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 10 күн бұрын
Hana ka xayne maxaad nagu talinaysaa?😅
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 11 күн бұрын
😂😂😂😂 waa runtii wlhi
@somalistories5037
@somalistories5037 13 күн бұрын
Doofaarka ha necbaan waxaad tahay noole qurux badan.
@user-sc6ze1bz7b
@user-sc6ze1bz7b 13 күн бұрын
@@somalistories5037 🦁
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 111 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 55 МЛН
Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta
9:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 115 М.
Preparing for war against China, Russia and North Korea | 60 Minutes Australia
26:06
MAGAALDI GUUMAYSTAHA LA DAGALANTAY Warsheekh 📍
31:44
Maaweell
Рет қаралды 126 М.
Socdaalkaygii Seychelles | My trip to Seychelles 🇸🇨
10:08
Qays Qeyser
Рет қаралды 108 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 67 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 105 М.
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 222 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
0:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
Дымок или Симбочка?? 🤔 #симба #симбочка #mydeerfriendnokotan
0:19
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 1,4 МЛН