Baro inaad si kalsooni leh ugu hadasho Af Jarmalka - Verb: haben (yeelasho)

  Рет қаралды 8,795

WAZIIRKA FILMS

WAZIIRKA FILMS

3 жыл бұрын

Ma dooneysaa inaad barato sida loogu hadlo Af Jarmalka si kalsooni leh oo aad ugu fiican nolol maalmeedkaaga?
Waxaan kugu tusi doonaa casharkan, falka/ficilka : haben (yeelasho).
Waa kanaa website ka aa idin sheegaayay
konjugator.reverso.net/konjug...
Meesha search ga ah ku qora verb kasta aa rabtaan kadib wuxuu idin tusaa qaabka loo isticmaalaayo
WALAALAYAAL NAGU CAAWIYA SUBSCRIBE - LIKE IYO SHARE
/ waziirkafilms
WAA MAHADSANTIHIIN
I am Somali Actor, Director, Editor, Producer, Web-Designer And IT Professional.
Please, Like and Subscribe to my channel for more video.
I made this video for education purpose only.
I have this passion for video editing and the idea of sharing my knowledge.
Any feedback is appreciated.
Liking and Comments highly appreciated.
And if you like what i do Please Prove it, Subscribe.
You can request a tutorial anytime.
Thanks for visiting!
Best regards
WAZIIRKA FILMS
Facebook Page | / waziirkafilms
Facebook Profile | / wasiirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms
Follow Me | / waziirkafilms

Пікірлер: 55
@user-dm7do6dn6o
@user-dm7do6dn6o 21 күн бұрын
Masha alah ilahay qeer hakusiyo
@AyaanCilmi
@AyaanCilmi 7 ай бұрын
Wll inta cashar aad soogalisayba waan fahmay waxaan ahay hooyo gurijooga ilmo yar haysata jazzaakallaahu khayran Wll noosoo badi
@mahamudmohammed913
@mahamudmohammed913 11 күн бұрын
Mahadsanid Wasiir
@safiyajama1254
@safiyajama1254 7 ай бұрын
Aaad ayaa u mahadsantahat jasakallah khyr 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@iqramaxamud4890
@iqramaxamud4890 5 ай бұрын
Mansha Allah wad mahad san tahay wlll
@AyaanCilmi
@AyaanCilmi 7 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@umuisraatube7197
@umuisraatube7197 3 жыл бұрын
Masha allh wllo
@HassanAli-kh9ty
@HassanAli-kh9ty Ай бұрын
Danke
@abdiabdirisaq2643
@abdiabdirisaq2643 Жыл бұрын
Danke schon ❤🎉
@saidaliabdiosman2642
@saidaliabdiosman2642 3 жыл бұрын
Adigo mhadsan casharda soo badi Ustad
@laylomaxamed3269
@laylomaxamed3269 3 жыл бұрын
Masha allah
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@dheeman8930
@dheeman8930 3 жыл бұрын
Masha alh thanks hanaga caajisin
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yhy walaal
@user-wk2bs3vr8e
@user-wk2bs3vr8e 4 ай бұрын
Mhd sanid ina adero ❤
@hassanabdulahi1386
@hassanabdulahi1386 5 ай бұрын
Danke schön
@AyuupAbdicali
@AyuupAbdicali 4 ай бұрын
❤❤
@nuurtoabuukar8018
@nuurtoabuukar8018 3 ай бұрын
Vielen Dank an den Lehrer❤
@fardowsoduraanfarax5055
@fardowsoduraanfarax5055 3 жыл бұрын
Masha allh wax badan ka fa iday ❣💯🇩🇪
@caliyusufkulane3309
@caliyusufkulane3309 Жыл бұрын
Macalin waxaan aamin sanaa in uu adag yahay laakiin waan badan nahay waana jec leysiisay waana kuu so duceynay
@AyuupAbdicali
@AyuupAbdicali 4 ай бұрын
Mncha illhy hKu xifdiYoH pro
@user-gl5px2ue8q
@user-gl5px2ue8q 4 ай бұрын
Wan Ku Saray Waxan Kamid Ahay Arday Cusb ❤🎉
@khadrahaybe9820
@khadrahaybe9820 3 жыл бұрын
Aaway wll
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Maxa waye
@hayataden6499
@hayataden6499 3 жыл бұрын
Mahad saniid will
@shukrigafow9460
@shukrigafow9460 3 жыл бұрын
Abowe qeyralah kusiiyo waan ubahanahay casharadaan ookale
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 3 ай бұрын
Asc
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 Жыл бұрын
Wsc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbduqadirMaxamedxashi
@AbduqadirMaxamedxashi Жыл бұрын
Ich habe kein Zimmer schlafen
@ummuamiirabeauty532
@ummuamiirabeauty532 3 жыл бұрын
Noosoo badi wll plz
@ruumiahmedjama7878
@ruumiahmedjama7878 3 жыл бұрын
Waxaan ahay qofkii ugu horeyay
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@user-il4iy5ir5g
@user-il4iy5ir5g 3 ай бұрын
Ich bin zu house
@abdullahimohamedabdi9627
@abdullahimohamedabdi9627 Жыл бұрын
Asc hooyo qof wax badan Jarmal joogay oo qoraalku dhibayo talo isoo sii hooyo khayr hel.
@hamdadheeman8305
@hamdadheeman8305 3 жыл бұрын
Dhowahaya kusaarnay I saaar
@madinayaqoow1717
@madinayaqoow1717 3 жыл бұрын
Asc waa mahsantahaye si joogta oo xiriiro
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@yaskacade3172
@yaskacade3172 3 жыл бұрын
Sxbw fasirad raaci bal adigo mahadsan
@7kimhagu
@7kimhagu 3 жыл бұрын
Walalo waxa ku weydinaya ficilka mitbringen wa maxay macnihisa plz iso sheeg Hausaufgabe aya leyso siye micnihisana ma fahmin?
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Aad ee u fudu dahay walaal waxa isku macna ah 2 verb mitbringen iyo mitnehmen
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Mitbringen waxa waaye walaal wax aad meel ka qaadeysid sida cabitaan ama cunto wax walba ee noqon karaan oo aad meel kale ama qof kale u geyneysid lakin aa meeshaas uga tageysid sida abaay abaay cml ama aroos waxa tiri shaash aan keenaa ama xalwo iyo buskut ama cabitaan lakin marka mesha gesyid meesha aa kaga tageysaa masoo ceshaneysid
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Mitnehmen aa la micno ah lakin waxeey ku kala duban yihiin mitnehmen waxa waye wax aa qaadaneysid lakin marka ugu dambeyso aa lasoo laabaneysid aadan meesha uga soo tageynin
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Kannst du mich bitte zur Party mitnehmen? Qof aa baabuur qabo ama aroos ka mesha uu kajiro uu yaqana iwad marka dhaheysid mitnehmen aa isticmaleysa maxa yeelay qofkaas wuu kula soo labana wuu kusoo celinaa
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Ich werde dir etwas mitbringen. Waa marka qof dhaheysid Wax baan kuu keenayaa lkin waxas asiga aa u wadaa waad kaga tageysaa | Ich werde dir Blumen mitbringen waa marka aad qof ugeyneysid ubax yacnii ubax aa kuu keeni doonaa cml
@dheeman8930
@dheeman8930 3 жыл бұрын
Websetka aaway wll
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa ilaaway sorry hada videoga hoos tiisa ku qoraa walaal waa website aad u fican
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
konjugator.reverso.net/konjugation-deutsch-verb-haben.html
@dheeman8930
@dheeman8930 3 жыл бұрын
@@WAZIIRKAFILMS mahadsanid wll qaliya
Baro Af Jarmalka - Verb: Sein (noqosho/ahaansho)
22:30
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 18 М.
Waa Maxay Akkusativ & Dativ Part 2
14:25
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 4,5 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,2 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 23 МЛН
Cashirkii 3aad barashada jarmalka ee #HUSSEIN AFGOOYAANI.
10:15
AFGOOYAANI
Рет қаралды 1,1 М.
Ficilka anrufen  (Präsens und Perfekt)
14:41
Barashada Af ka Jarmalka A1 , A2 , B1 und B2
Рет қаралды 7 М.
WARAYSIGA QOFKA MAGAN GALYO DOONKA IYO SIDA LOO QIIMEEYO PART 1 PROTOCOL .
9:52
Waa Maxay ich. mich. mir. du. dich. dir
10:10
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 4,3 М.
Baro Af Jarmalka - Verb: dürfen (ogolaasho)
20:21
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 6 М.
Barashada Luqada Germalka Nicht & kein A2
15:46
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 12 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН