Bashiir Jaawi | Nasab | Official Video 2020

  Рет қаралды 538,821

Waqal WStudío

Waqal WStudío

4 жыл бұрын

Bashiir Jaawi, Anshax, Nimco Dagan, Sudan Seeraar, Hodan Abdirahman Xariir Axmed, Miss Xiis, Hees Shidan, heeso cusub
Nasab
Bashiir Jaawi
Erayada: Afmagaxshe
Laxanka: Bashiir Jaawi
Music: MAxamed Yare
camera & Editing: Maamuush
Produced: Afro Waqal Furinle Production
Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman, Cabdi hani
Copyright to Waqal & Afro Media Production

Пікірлер: 330
@maryanabdirahman8565
@maryanabdirahman8565 3 жыл бұрын
Quruxdii moqdishay ilaah igama kaa qado ❤️ from casimada 🇸🇴
@gmfamily9173
@gmfamily9173 4 жыл бұрын
Bashiir Wax Uu Kamidyahay Fanaaniinta Yar Ee Erayada Cajiibka ku Heesa Codkana Hibada Gaarka Ah Alle usiiyay 🙏
@ifrahahmed7533
@ifrahahmed7533 4 жыл бұрын
Ninkan heesihiisa iyo codkiisa waa iska jeclahy maxay ukala kiciwaayeen from garoowe 💓all Somali waajeclhay gaar ahaan dhashii sayidka💓
@aminanuur4258
@aminanuur4258 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 9 ай бұрын
Dhashi sayidka❤
@AyanAli-kx1hq
@AyanAli-kx1hq 4 жыл бұрын
Quruxda muqdishaay wax kula mida majirto qeyrkaga waad ka sareydaa 🇸🇴🇸🇴💯♥️
@ramloqurux4169
@ramloqurux4169 4 жыл бұрын
Ala ninkan.malin buu iga horimade ano socdo waDada Qomaan daaga ✌✌inan yar baan waday wuxuu igu yiri gacanta qabo uma malenaynin fanan inu yahay ilove fanintena rer jigjiga 😚😚😚☝
@Sadiqyaree
@Sadiqyaree 4 жыл бұрын
Wllhi anaba malin buu iga horhimi 2015 TaYwanka agtiisa isgoo TaY wayn xidhaN ✌️
@ramlobashir3722
@ramlobashir3722 4 жыл бұрын
AGA TaYwanka Ayuu Galaa baan maqle aniga nh wn arke Huno
@naimam.9551
@naimam.9551 3 жыл бұрын
Sadiiq CaaTo 😂😂😂😂muxuu xidhnaa TAY Weyn
@ugaassalman1984
@ugaassalman1984 3 жыл бұрын
Taywankaa maxaa lagaa wadaa walalayaal🤔🤔
@kamalalamoudi3265
@kamalalamoudi3265 4 жыл бұрын
Quruxdii muqdishaay ma jiro Dunida qeyrkaagee Thnks Abdishakur Af-magaaxshe🙏🏽
@user-eh9dy7tb5h
@user-eh9dy7tb5h 5 ай бұрын
Waa nii jclahay gabdhaha somaliyeed illah hanii xifdiyo
@afrahabdi9981
@afrahabdi9981 4 жыл бұрын
Inti reer Godey ah Like isaara
@djhophop5487
@djhophop5487 4 жыл бұрын
Afrax masul igu caawi subscribe
@afrahabdi9981
@afrahabdi9981 4 жыл бұрын
wolf
@afrahabdi9981
@afrahabdi9981 4 жыл бұрын
Subscribed walalaka 🙏
@faizalaliowdanbey1597
@faizalaliowdanbey1597 4 жыл бұрын
Ree godey boqortooye abwaan qude iyo fanankena catir noolada magacyadana ha iloobina brh
@halanesigale7871
@halanesigale7871 4 жыл бұрын
Godey ❣️❣️🤲🏾🤲🏾🇸🇴
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
Quruxdii hargeysa ma jiro dunidaa qayrkaa mcn ❤😘.. inan walba oo duriyada ahi wan wataa? Idinkuba ha ii dhaafina🙏
@xamdiqali134
@xamdiqali134 4 жыл бұрын
Ilahow wilshena no daaa nasab kamila jigjiga garisa jubalnad like igu sharfaa
@khudaaroofficial1698
@khudaaroofficial1698 4 жыл бұрын
Isoo booqo wll subscribe igu sharaf thankz
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Kaaaduuube oo idor ah Maxd unacdey
@xamdiqali134
@xamdiqali134 4 жыл бұрын
@@wardakorontooo8449 hhhhhhhhhhhh waxa hadly Aniga ma ahe waa dhiga nin walbo wuxu yahay ayu yahay soma aha
@xamdiqali134
@xamdiqali134 4 жыл бұрын
@@khudaaroofficial1698 igu hale walalo waa baln
@user-dh8yz3xn6g
@user-dh8yz3xn6g Жыл бұрын
​@@xamdiqali134 sharaf korkaaga ha ahaato qaali ❤.
@qalbidhaya6578
@qalbidhaya6578 4 жыл бұрын
Bashir jawi rer godey gacalo🥰❤️❤️
@zackariaabdallah7549
@zackariaabdallah7549 4 жыл бұрын
Huda Honey hodey wan uxiise😭
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
ma reer godey ba tahay
@zeynabsaynab9520
@zeynabsaynab9520 3 жыл бұрын
Quruxdi kismaayoy ish cala hees❤❤bashiir jawi fanan cod mcn 💋💋💋❤❤💓💓💔💔💔💘💘
@mohamuudcali1590
@mohamuudcali1590 4 жыл бұрын
Somali casamda mid ka mid ah ayaa ka tagtey bro waa nassib daro in ad ka tagto midii ugu barwaqeysaneyd baydho janay allh ku barakey baay
@almaasmohamuud5266
@almaasmohamuud5266 4 жыл бұрын
From sweden 🇸🇪 lakin originaal muqdisha
@cawaaledeeqsi1525
@cawaaledeeqsi1525 4 жыл бұрын
Ereyadii abwaanka wayn ee Cabdishakuur Afmagaaxshe. Alla farshaxansanaa oo cabqarisanaa.
@sakariayuusuf9950
@sakariayuusuf9950 4 жыл бұрын
Abwaan si cajiibuu usameeyay
@faizalaliowdanbey1597
@faizalaliowdanbey1597 4 жыл бұрын
Ree godey boqortooye abwaan qude iyo fanankena catir noolada magacyadana ha iloobina brh miss u guys
@suadobby5178
@suadobby5178 4 жыл бұрын
Jigjiga jubaland garissa qoraxey one love 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@suheybali2486
@suheybali2486 4 жыл бұрын
Quruxdi Kismayo ma jiro dunida qeyrka reer Kismayo is mujiyaa dee
@saidoadaan6926
@saidoadaan6926 4 жыл бұрын
Qalanjadii galkacyay ilah igama kaa qado from galkacyo keep going huno
@Fadxi1mohamed3
@Fadxi1mohamed3 4 жыл бұрын
Ilahay ramadanta hayna gaadhsiiyo inago cafimad qabna🙏
@djhophop5487
@djhophop5487 4 жыл бұрын
Lam sir masul igu caawi subscribe
@shuunyusuf5008
@shuunyusuf5008 4 жыл бұрын
amiin
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 3 жыл бұрын
Wan taagera jaawe Alle hagu hanuniyo aamiin aamiin aamiin ya Allaah
@ahmedcaraya2085
@ahmedcaraya2085 4 жыл бұрын
Qalan jadii❤galkacayooy❤m jiro dunida qayrkaaye❤
@abduladow3861
@abduladow3861 4 жыл бұрын
Quruxdii muqdishaay majiro dunida kheykaaye 👏👏
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 3 жыл бұрын
Tani hees wey ka badantahay, Bashiir Jaawi...........nin tagay.
@inaaadan1476
@inaaadan1476 4 жыл бұрын
Abwaanka Erayda Sameeyay Midha Culus ayuu Sameeyay Af magaaxshe 👏 iyo laxan macaan
@halanenugaal9462
@halanenugaal9462 4 жыл бұрын
Bashiir jawey nin ilhy cod siiyay🥇❤
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Quruxdii Mogadishu ❤❤meel aan ka jaceylahay ma jirto Mogadishu waa meeshii aan ku dhashtay kuna barbaaray😢 Allow nabad ina sii nolol waa heysanaayee 🤲
@bluenight3007
@bluenight3007 4 жыл бұрын
Bashir Abdilaahi muhamed bashir Jawey go forward my hero best song qofku dawda qaliyey qarow hapeenki 🔥💋💖👑🅱️
@onlinemedia6693
@onlinemedia6693 4 жыл бұрын
Wlhy Subscribe igu caawi
@bluenight3007
@bluenight3007 4 жыл бұрын
Hyh wllo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
ma reer godey ba tahay
@Sadiqyaree
@Sadiqyaree 4 жыл бұрын
Ninkan 2015 buu qadeY Waa aduun jacaylkii Kala iibsi joogoo Ruuxuu jeebku Maran yahay Jaahil lagu tilmaame ✌️✌️♥️
@minganmohammed671
@minganmohammed671 4 жыл бұрын
Hadaan heesahayo midhahan iyo laxankan baan ku heesi lahaa 💯
@raqad4642
@raqad4642 3 жыл бұрын
Wow masha allah waqal mar dhaw 1 million bu gaarayaa horey usocdo somaali is taageerida wad barateen waayahan
@Caaqibtube
@Caaqibtube Жыл бұрын
Abwaanka erayada iska leh waxa uu xushay fanaanki ku habonaa heesta bàshiir👏
@fatimaalli1481
@fatimaalli1481 4 жыл бұрын
Qurux sii muqdishaay ❤️majiro dunida khayrkaaye❤️❤️❤️❤️ hees iyo badh alfanan bashiir iyo abwaan afmagaaxshe 👏🏻👏🏻👏🏻
@luulagurey2882
@luulagurey2882 Жыл бұрын
Quruxdii hargeysa😋❤️🥰
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 3 жыл бұрын
Now days our daraawish men's can't be touched 💕💕💞💯💯💘💘💌💌 buuhoodle baby. Romantic songs
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 3 жыл бұрын
Quruxdii Soomaalay ma jiro dunida kheyr kaaye♥️♥️♥️♥️
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 жыл бұрын
Wali waan daawadaa heestaan waayo gabdhaha soomaliyeed waan jeclahay
@user-iy5zv1gm8e
@user-iy5zv1gm8e Жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 Жыл бұрын
@@user-iy5zv1gm8e thanks my dear sister
@rupamohamed5571
@rupamohamed5571 4 жыл бұрын
Ruxii oogu horeyay ban ahaye like isaar
@djhophop5487
@djhophop5487 4 жыл бұрын
Rupa mohamed wall igu caawi subscribe
@nasteexonalka9854
@nasteexonalka9854 4 жыл бұрын
Wow quruxdii muqdisho jecliyaa magaladayda thnks bashiir gacalka
@maxamedsange1255
@maxamedsange1255 3 жыл бұрын
Heestaan wxy isoo xasuusinaysaa sanadku marku ahaa 2007dii
@dualeflims2865
@dualeflims2865 4 жыл бұрын
Heestan sida loo dubay ban ku qaatay♥️♥️
@shukrimohaa5823
@shukrimohaa5823 4 жыл бұрын
Heestii qoroxeey jeclhy from muqdisho
@c.m.g3802
@c.m.g3802 2 жыл бұрын
Ninkaan caawa iigu horaysa markaasey xariir iyo suldan seeraar ka horaysiinayaan yaab 4,5 meel walba iyo waji garasho buuq wlhi inaan arag ereyada inankaan waayadan wax ku heesa ilaa 8heesood uu leeyahay baan dhagaystayoo waa Top bari samaad baan xasuustay
@somaliupdate4188
@somaliupdate4188 4 жыл бұрын
Heestan way kacsanthy Lkn ramaanba kaso gashay inta ila fahantay hye ramadan mubarak
@abdiazizsaidosman6807
@abdiazizsaidosman6807 3 жыл бұрын
Aaa
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 11 ай бұрын
Very underated artist. Hope he gets the recognition he deserves.
@anisabotan3334
@anisabotan3334 3 жыл бұрын
Qalanjadii gaalkacyoodey ma jiro dunida qeyrkaaye gabdhahii kartida lahaa
@farhanhajimuse494
@farhanhajimuse494 3 жыл бұрын
My city
@ladanhooyo143
@ladanhooyo143 4 жыл бұрын
Khamiiska iyo cumaamada ayaad ku qurux badan yahay fanaanku ye ha layga gaadhsooyo. Cidii garaneysa
@beerlulahassan7827
@beerlulahassan7827 4 жыл бұрын
❤️❤️hees iyo bar wayo keep going bashir jawi nin jeclahey wayo
@eblanoor9920
@eblanoor9920 4 жыл бұрын
Aniga wan jeclee walhi codkisa iyo muqisa 💋💋💋💋💋💋💋💋💋🙏🙏🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞 somali nima wayo maaqono qawiilkisa ree somalina maahi Kenya joogaaaaaa 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘 walakey qali inolow awid
@user-dh8yz3xn6g
@user-dh8yz3xn6g Жыл бұрын
Wll wa nin ogadeena o waliba talamuge ah. Kasii ah (Cabdale )
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 8 ай бұрын
Qalanjadii Galkacyo❤❤❤❤
@rasta023
@rasta023 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay waa aniga Ee Ee Si gobanimo Leh Like iigu saara 🇸🇴
@MrPes-rk7uz
@MrPes-rk7uz 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/Y7qcaLBorr6WXWw.html
@djhophop5487
@djhophop5487 4 жыл бұрын
Romen official masul igu cawi subscribe sxb
@djhophop5487
@djhophop5487 4 жыл бұрын
@@MrPes-rk7uz masul ii saar an kusaar subscribe
@onlinemedia6693
@onlinemedia6693 4 жыл бұрын
Qofkii 5aad ayaan noqdy zxip
@onlinemedia6693
@onlinemedia6693 4 жыл бұрын
@@MrPes-rk7uz waan kuu sary zxip adna igu caawi zxip
@adowahmed9447
@adowahmed9447 Жыл бұрын
2023 ayaa iigu horeyso heestaan maqlkeeda
@ayaanbadan1096
@ayaanbadan1096 4 жыл бұрын
Nin la waayey bashiir jaawi soo noqosho wacan brother
@saidoadaan6926
@saidoadaan6926 4 жыл бұрын
Masha Allah Bashiir jaawe fanaan codlasiyah leh ilahay haku barakeeyo huno
@guuyo9media939
@guuyo9media939 4 жыл бұрын
Wooow bashiir waji cadimahan keep goin
@abshirkahiye7037
@abshirkahiye7037 4 жыл бұрын
Rugcadagii soo rogaal celi Bashir jaawi nin culus sxb hore u soco
@hassanhabow1575
@hassanhabow1575 2 жыл бұрын
Boqorkii codka jiilka cusub🥰🥰
@sacadyaash8435
@sacadyaash8435 4 жыл бұрын
XAADIR ANA UGU HOREEYA ASXAABTA WAQAL || NASAP DUMAR, LIKE SAAR INTA HEESTA KA HESHAY
@djhophop5487
@djhophop5487 4 жыл бұрын
Sacad yaash masul waan kusary atigun igu cawi subscribe
@onlinemedia6693
@onlinemedia6693 4 жыл бұрын
Kii ugu horeeyay kii ku xigay ayaan noqdy zxip
@onlinemedia6693
@onlinemedia6693 4 жыл бұрын
@@djhophop5487 masuul ana waan kuu Saary adna igu caawi
@sacadyaash8435
@sacadyaash8435 4 жыл бұрын
Ok
@abdirashidelmi4201
@abdirashidelmi4201 4 жыл бұрын
bashiir jaawe adigana ilahay nagama ka qato nolow in badan waal studio war man saraneynahe
@MuniiraCali-zp9cw
@MuniiraCali-zp9cw Жыл бұрын
Quruxdi hargeisay ma jiro dunida qayrkaye
@MuniiraCali-zp9cw
@MuniiraCali-zp9cw Жыл бұрын
Best song
@mahdimohamedelmi4976
@mahdimohamedelmi4976 4 жыл бұрын
Mirihii Afmagaashe codkii iyo Laxankii Jawi. Gabadha loo hibeeyay Ina sheekh oo asal ahaan reer galkacayood ah naag sacadaa dhamaantiinba guulaysta
@amansanequruxsane
@amansanequruxsane 4 жыл бұрын
Mashallah bashir cadeeee nolow abiid ❤
@faizabullay2330
@faizabullay2330 4 жыл бұрын
Gabadhu wareeg badana Markey buhoodle timado heska kuso Dar Waan ka helay heeskan😂🔥🔥❤
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 3 жыл бұрын
Waaaaw inaba cadi mahan waa hees shidan iyo cod macan masha Allah👍
@ayaangobaad2461
@ayaangobaad2461 2 жыл бұрын
L
@dimcadso8893
@dimcadso8893 4 жыл бұрын
Sxb afmagaaxshow heesbaan kaa haynaa weldone jaawi bro
@Suheyla270
@Suheyla270 Жыл бұрын
Caadi ma aha heeskan Mirihiisa Laxanka codka waaw bashiir ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😊
@khadaryuzuf333
@khadaryuzuf333 4 жыл бұрын
Wwwww zxb Bashir jaawi tageero buuxa ku ahay hooray u soco heestii qarniga
@ibrahimaliabdi2937
@ibrahimaliabdi2937 3 жыл бұрын
Qurudii hargesa ma jiro💋💋💋💋💋💋
@faadumo4561
@faadumo4561 3 жыл бұрын
Qaljadii Galkacyo ilaah igamakaaqaado👍👍
@jeestaaleofficial2102
@jeestaaleofficial2102 4 жыл бұрын
Abwaankayga cabdishakuur af-magaaxshe hees iyo badh ah weeye👌🏻👌🏻🌺
@nuuradinaruuriye6799
@nuuradinaruuriye6799 4 жыл бұрын
Libax so rogal,celiyy jaawe wilkisa Bashir 🌹🌹🌹🌹🌷🌷💋💋💋💋💋💋💋😘😘😘😘😘👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻✌✌✌✌✌✌😘😘😘 Abdi iley baa ku taagnaa 😢😢😢😢 ee mar horu hormar gaadhi lahaa 😢😢😢😢
@taloiyotusaale5690
@taloiyotusaale5690 4 жыл бұрын
TAAGERO BUUXA FIRST WAQAL FURINLE AFRO INTA CAFIMAD QABTA ALLE HA U SIYADIYO INTA XANUSAN ALLE HAKA DULQAADO
@fartuunimaan2336
@fartuunimaan2336 4 жыл бұрын
Quruxdii kismayo waad laheshay thanks
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
The best style man 👍👍👍👍 Codka %100 Location %100
@HassanMohamed-mn6rz
@HassanMohamed-mn6rz 2 жыл бұрын
8876679oiuy66ioo6hvbbvvxnjvcxzx⁸8i88888888888888ill Just L
@cabdishakuur4136
@cabdishakuur4136 4 жыл бұрын
Qabya-tira.
@kamalmohamud8445
@kamalmohamud8445 4 жыл бұрын
abwaan waad ku fara yaraysatay
@jeestaaleofficial2102
@jeestaaleofficial2102 4 жыл бұрын
Hees iyo badh weeye👌🏻
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Abwan wan jeclan lahayn heesaha misaaniya iyo ereyada wacan inaad noo soo badiso ciyalkena rer magalkaana soomaligan ka baran lahayne. Tankz
@khadijahasan6776
@khadijahasan6776 3 жыл бұрын
Abwankena 😘
@halbeegmedia3585
@halbeegmedia3585 3 жыл бұрын
80 goor waan ku ceshcehstay heestaan wey dhameestirantahay Axsan Hees
@muhanad136
@muhanad136 4 жыл бұрын
Bashir jawe keep going abti qali 🤙🏼🤙🏼🤙🏼
@hooyomcnto6493
@hooyomcnto6493 4 жыл бұрын
QURUXDII GALKACYO WOOOOOOOOOOW♥️♥️♥️♥️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💙💙💙💙♥️♥️♥️🙏🙏🙏💯💯💯💯💯👍👍👍👍
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 4 жыл бұрын
Galkacyo calanka kadaa dee amir waku sidheh galkacyo waa lawada layahaye
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Hhhh adnh kaaga soo dhigo
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 4 жыл бұрын
@@shugricabdullahi5782 markaas mesha fodo soo ma noqonayso
@mabruuka2634
@mabruuka2634 4 жыл бұрын
Hees aan sugayey 🇸🇴♥️♥️♥️ bashir jaawe ♥️👌🏻
@princessdhamoali5286
@princessdhamoali5286 4 жыл бұрын
quruxdii muqdisho1💯🥰✌ rer xamar Gang
@dhagaweyne3281
@dhagaweyne3281 4 жыл бұрын
Al fanaaaan bashiir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aryanali6527
@aryanali6527 4 жыл бұрын
Bashiir jaawe ruug cadaa soo rogaal celiayay
@juweriajalaqsan3645
@juweriajalaqsan3645 3 жыл бұрын
Alla maxaad cod macaan tahay jah!!❤💋
@gaguf112
@gaguf112 4 жыл бұрын
Bashiiroow Wll Abwaankii afmagaaxshe ahaa Wali Ma sidii Buu U Soo Calaacalayaa Wlle Abwanka
@abdirahmanholat1284
@abdirahmanholat1284 4 жыл бұрын
Fanankena 🔥🔥❤️
@munobashiir6768
@munobashiir6768 4 жыл бұрын
Ninkan codkiisaan ba kahelaa nazab❤
@khudaaroofficial1698
@khudaaroofficial1698 4 жыл бұрын
Wll isoo booqo subscribe igu sharaf thankz
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 2 жыл бұрын
Hobalkii jigjiga legend baa tahay my pro
@allawayn
@allawayn 2 жыл бұрын
Woow hees iyo bar 💋🥀♥️🥰❣️
@anisaumumumtaaz5478
@anisaumumumtaaz5478 4 жыл бұрын
Bashiir jaawi heestisa cadi maaha😘😘😘
@taloiyotusaale5690
@taloiyotusaale5690 4 жыл бұрын
WAQAL SXP WAXN KU DHAHO MAGARANAYO KEEEP GOING LKN WAA RAMADAN SOO DHAW LA SAAIR❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@djhophop5487
@djhophop5487 4 жыл бұрын
Shaakir sharmaake wall igu caawi subscribe
@taloiyotusaale5690
@taloiyotusaale5690 4 жыл бұрын
@@djhophop5487 kuu saaray sxp
@xamdiahmed5405
@xamdiahmed5405 4 жыл бұрын
Ashqaraar Bashiir jawe
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
2021 hadaa daawaneyso ismuuji
@axmedcrixmaan3201
@axmedcrixmaan3201 4 жыл бұрын
Bashiir jaawe fanan aan taagero
@Maxamed-ft7ww
@Maxamed-ft7ww 4 жыл бұрын
Bashiir jaawi heez kala kaczan
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 4 жыл бұрын
wll subscriber ii saar pls🙏
@abdirahmanmacaani452
@abdirahmanmacaani452 4 жыл бұрын
woow fanaankan cod buu leyhy good
@libanabdikadir1
@libanabdikadir1 4 жыл бұрын
Yaa salaam. Hees iyo badh
@mohamedwadajirka3883
@mohamedwadajirka3883 Жыл бұрын
Ruti he's macan waye
@aa.9093
@aa.9093 4 жыл бұрын
Legend bashka
@drabdiwelimohed4758
@drabdiwelimohed4758 2 жыл бұрын
Best song mr bashiir
@abdihakinmohamed9352
@abdihakinmohamed9352 Жыл бұрын
Quruxdii Garbaareey alle igama kaa qaado ❤
BASHIIR JAAWI | GODOB QABIIL | VIP SHOW JIGJIGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:25
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 7 МЛН
YAXYE ABDIQADIR - NASIIB XUMO - OFFICIAL VIDEO 2023
6:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,3 МЛН
ABDIRIZAK AKON - DHADHAN JACAYL (Official Music VIdeo)
4:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 21 М.
SAFIYO TUSMO FT BASHIR JAWI|QABYALAD|XAFLADII BYE BYE|A K STUDIO
5:15
Kaarshe Production
Рет қаралды 2,5 МЛН
FANTASTIC BOYS JIGJIGA & XIDIGAHA GEESKA DHOOL 2018 HD
6:18
jawaase channel
Рет қаралды 549 М.
BASHIR JAAWE 2020 | RAALIYO HAWEEN | BARNAAMIJKA CIIDUL ADXA | XULKA FANAANINTA JIGJIGA
5:49
Hees Cusub Khadar Keeyow Inaan Kuu Ilmeeyoo
4:37
Mfilms
Рет қаралды 867 М.
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,6 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 105 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 236 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН