BEERAHA CALAACULE EE SILSILADA GOLIS .

  Рет қаралды 4,030

Caalin Abyan

Caalin Abyan

24 күн бұрын

Пікірлер: 34
@AbdiEgal-wl5iq
@AbdiEgal-wl5iq Сағат бұрын
Masha Allah ...ninyoow qurbahaan kaalaa socdaa ...shaqo wngsn baad inoo haysaa...anakoo fadhina qolka fadhiga ayaanu daawanaa clip yadaada dhamaan family ga...aad baad ugu mahadsantahay runtii...keep the good work brother...and thank you so much!😊
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 21 күн бұрын
Maasha alah
@Abdulkga
@Abdulkga 21 күн бұрын
India, Pakistan, Indonesia iyo Bangladesh, dhulka inta maanta Caalin lugta ku maray ee cidlada ah, ugu yaraan waxa degenaan lahaa 5 million oo qof, hadaanay ka badnayn.
@elmowarsame8883
@elmowarsame8883 22 күн бұрын
Go go we love wirk
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 22 күн бұрын
Qaat waa Yemen, Jaad waa Ethiopia.
@elmowarsame8883
@elmowarsame8883 22 күн бұрын
When we were young and live in mjyiga we use collect will fruit like gaceyrta halalmaceys I wonder it is grow in wild can ask people whether it is there
@caalinAbyan
@caalinAbyan 22 күн бұрын
Gacayro cilal like (not like ) doonbir dhanaaneeye and more are there although according different location you can find every one.
@s-hayna6421
@s-hayna6421 21 күн бұрын
Caalin abyan mhdsanid bro, waa dhuul aad u qurux badan waa ilaahay mahadii
@caalinAbyan
@caalinAbyan 21 күн бұрын
Ada mudan
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs 21 күн бұрын
CIID MUBARAK
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 19 күн бұрын
Vidéo so duubto walhi inader qiimo badan waliba xasuus🎉gaara bay aniga igu leeyin mahad sasid inader xaga galbeedkana inad buuraha uu raacdo iyan jeclaan laha
@caalinAbyan
@caalinAbyan 19 күн бұрын
Ada mudan indr insha allah dhan walba waynu u kacaynaa.
@Caasha739
@Caasha739 20 күн бұрын
Maasha allah dhulkan quruxda badan ,laakiin waxaan is weydiinayaa maxay uga faa,ideysan waayeen oo u beeran waayeen dadka deegaakan dagani waxay ila tahay geed midhoodka kala duwani iney ka bixi lahaayeen.Mahadsanid Caalin👍
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 19 күн бұрын
insha alah wanu beeri doona❤️
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 18 күн бұрын
Magced eeryad ad jogtidtid
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 18 күн бұрын
Ku suco, Walaal.. dadki qolol madow bey kuwada dhexjiran. Indhohodu akhtarka midha dhibaya😂
@aminaahmed429
@aminaahmed429 21 күн бұрын
Caalin adigu dur durka wad iska dhexjibaxda adoo kaliga ah iyo meleha fog fog cabsi kumagasho miya wllalo
@nasromohamed7266
@nasromohamed7266 21 күн бұрын
Asc Calaacul ma lulumadaa?
@user-ok5wl5lp9z
@user-ok5wl5lp9z 21 күн бұрын
Maxaad dhir daawo ah dhex maysaan Manshlaah ma ogtahay dacartu aloevera inay ka dawo tahay cudurka badan Google it aloe Vera👍
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 19 күн бұрын
Aloe Vera noocyo badan iyaay leeday ta dhulkena ku tala ma aha ta dhulka reer galbedka lagu ibiyo way ka duwantay kolay fa'iido way leeday lakin wa ina la tijabiya waxay dawo ka tahay
@aminaahmed429
@aminaahmed429 21 күн бұрын
Mnshallah wan dawana ma melo aad uqurbadn lkn wa cabsi dad kaxayso wll
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 19 күн бұрын
Walalo cidi waxba ku yeeli mayso calin waba nin weeyn ango 5 jira iya lugeeyn jirnay oo xolaha ku raaci jirnay marka cidina wax yeeli mayso
@aminaahmed429
@aminaahmed429 19 күн бұрын
@@dhashisheekhisaxaq9514 wa sax abyo lkn mararka qaar naftada inaad kataxadarta wnagsn
@caalinAbyan
@caalinAbyan 19 күн бұрын
Ma jogo wax dadka wax yeela hadi laga tagi wa shabeel iyo libaax oo geed halkan ka baxa oo mar mar yimada . Wax kale ma joogaan
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 19 күн бұрын
@@caalinAbyan Been ma sheegin walalo barigi aan yara wali qof sida ku so eegaya ma lahayn qofki ku arka adeer Ama abti Ama hooyo Ama ayeeyo Ama eedo Ama habaryar iyo walalo moye cidi waxba kuma yeeli jirin qofka uu badani halke talin iyo ina ayo iyad tahin moye dhulkan aanu joogno xita way ka amni badantay walahi wayo hadad is tidhado kaayn yar so yara carar oo xita magalada dheexdeeda ku taalo mid dilaya iya kula haadaya oo intu ku kufsado ku cijinaya iska daa ilme adigo wayn iyan ka baxsaneeyn marka dadkayga Masha alah ilahay amniga ha inogu wado sida walahi meel aan lugayn jirin barigi aan yara ma jirin xeeb buur banan❤️❤️
@elmowarsame8883
@elmowarsame8883 22 күн бұрын
I know both names jaad and qad I think in west gabiley borome they use jaad.
@mohamedcirro4815
@mohamedcirro4815 21 күн бұрын
Sxbow meesha aad diubayso halka ay ku taalo iyo gobolka ay ka tirsan tahay raaci hadii kale macno ma yeelanayo vedio gu
@caalinAbyan
@caalinAbyan 19 күн бұрын
Muuqaalada aan ka bilabay waliba Kaan soo lugeeyay soo daawo Waad fahmi doonta. Dadki hore ku xidhnaa way fahmayan qofka muuqalada dambe kuso bira wu is waydinaya wa run laba sadex muqal dib u noqo
@Fessi_happy
@Fessi_happy 2 күн бұрын
HORTA YOU TUBERSOMALIKAROON. HADAD U MUQATID QALABKII OO DHARKII. IYO QALABKII OO DHAMAYSTIRANE ILA KABAHA WALIBA IYO HANGOOL HADAD UBEHATIDNPA AAD DAMEER AAD QALABKA KU RARATID SI DA MOOYEE SII KALE WAY ADAGTAHAY
@user-we3dt4hp3l
@user-we3dt4hp3l 22 күн бұрын
M.a
@user-ok5wl5lp9z
@user-ok5wl5lp9z 21 күн бұрын
Bal Nin kaaga beeraha jaadka dhexmarya Ee hargab ka cabnaya waar jabane oo qayil xataa lugtaa kufududaan 😂 beribaan dhex degaan tuulo jaad Ku ka baxo 8 sano oon shaqayn jiray 7 days walaahy in aan xanuun iyo hargab Tina is Ku arki jirin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 19 күн бұрын
Ma isaga daawo ah.!?
@user-ok5wl5lp9z
@user-ok5wl5lp9z 9 күн бұрын
@@caalinAbyan Haa waa dawo xabiibi ah hadaad si wangsan u ticmasho Sida yemen ppl and Ethiopian somali isaaq like me lol
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 21 күн бұрын
Maasha alah
SAFAR LUG AH ISKU DAR İLA XIINWAYNE?
21:40
Caalin Abyan
Рет қаралды 4,1 М.
LUG AYAN KU TAMASHLAYNAY CAYNABA ILA WADHANE !
22:19
Caalin Abyan
Рет қаралды 4,8 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 33 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,5 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
ROOB WAYN OO HARGEISA HELAY KADIB WAA SIDEE  #2024
16:53
X HARGEISA
Рет қаралды 4,5 М.
Warbixin: Maxaad ka ogtahay ceelka dhanaha ah ee Maleyko
23:15
SRTV Somali
Рет қаралды 9 М.
Waxka Ogoow Namanga.Kalimanjero Tanzania 🇹🇿
35:02
Dharjaale TV
Рет қаралды 1 М.
Nolasha geeljiraha ee baadiyaha
11:55
dhaqan kaaba
Рет қаралды 89 М.
Isbadalka ku yimid Magaalada Wardheer ee gobalka Doolo
5:40
Universal TV
Рет қаралды 5 М.
maxaad ka taqaanaa caasimada galmudug ee dhusamareeb.
14:22
NBaafa Production
Рет қаралды 1,6 М.
AROOS MIYIGII IIGU QURUXDA BADNAA AAN ARKO .
24:06
Caalin Abyan
Рет қаралды 10 М.
Camp Zamzam iyo maallintii ciida. Ka soo dhaqaaq magaalada.
10:54
Turbashaash Family
Рет қаралды 34 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН