LUG AYAN KU TAMASHLAYNAY CAYNABA ILA WADHANE !

  Рет қаралды 4,873

Caalin Abyan

Caalin Abyan

2 ай бұрын

Пікірлер: 59
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 Ай бұрын
Asc CAALIN ABYAN sxb Heesaha Naga dhaaaf oo Naga daa Chanel kaaaga taas ayaaan ku taageeraa sida uu uyahay Natural and adventure ka. Keep bro
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Insha Allah .
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb Ай бұрын
Cabdi qani soo sawir dhirta aad fahmi weydo insha-ALLAAH.
@Calidhoof-rg2kp
@Calidhoof-rg2kp Ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo dir assl dhalad ❤❤❤❤❤
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb Ай бұрын
Maasha-ALLAAH ILAAHAY ha inoo barakeeyo Dhulkeena guud ahaan dhulkeena soomaaliyeed oo dhan.
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Maasha allaah ❤
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Maansha allaah
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb Ай бұрын
Muuska,Cambe lafta,Timir,Rumaan,liin dhanaan,liin Qarboosh iyo kuwa kale ayaa xaafadayda ku beeran Maasha-ALLAAH.
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Masha allah ninka kaliya ee gurigiisa khudrada ka soo goosta
@Calidhoof-rg2kp
@Calidhoof-rg2kp Ай бұрын
❤❤❤
@CambaroAli
@CambaroAli Ай бұрын
Allaah yaa maanta caynaboo roob helay igeeya, udgoon keeda ayaan halkan ka urinsyaa ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Wa lagu gayn so diyar garaw 😂
@normad229
@normad229 Ай бұрын
Keep going my brother waan kula socdaa anigu kaama hadhayo 😂😂 Ilahay ha ku garab galo Aamin
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Amin Mahadsanid.
@farahfahiye4050
@farahfahiye4050 Ай бұрын
Geedigu waa didin
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb Ай бұрын
Mar aan ku socday Garoowe Caynaba duleedkeeda waxaa aan ku Arkay Geedka cadayga oo aan Tiro Lahayn
@abdikanimohamedABDI
@abdikanimohamedABDI Ай бұрын
masha Allah Caynaba markii iigu horaysay ayaa iigu danbaysay
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Markaasi waa Goorma?
@Caasha739
@Caasha739 Ай бұрын
Dhul qurux ilaahey siiyey weeyaan masha allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Mahadsanid
@drdooyo
@drdooyo Ай бұрын
Geedkaasi waa dhidin sxb
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Ай бұрын
Good
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Thanks
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb Ай бұрын
Beertaas aad sameenaysid Cabdi qani Dhirta aad beeraysid iyo nashqadeynta igu soo Qor,Hawshaasina waa dhankayga.
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Waa diyaar insha allah
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 Ай бұрын
Tuug alla iiman la idaa hal habeen isma taagaayo dhulkii nimcada ilaahay dhigay buu maalinba cadawga soo tusayaa gaaalo ayaa ninkan soo diratay ayaan filayaa Waar hadaba na dhaaf oo gaaladaadii ku noqo ku soo diratay intaasaa idinku filan e ku go oo gaadhigu kula dhacye
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb Ай бұрын
Laxda wada cad magaceedu waa dharo sidaan filaayo
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 Ай бұрын
Geedkaasi Waa Qalaan-Qal
@Burcawi24
@Burcawi24 Ай бұрын
Caynaba si wanagsan baad u soo diyaarisay sxb
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Mahadsanid
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Ай бұрын
Xamar waa magac wa qurux
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Ma qurux aya laga wada xamar?
@KhaalidqardhoChannel
@KhaalidqardhoChannel Ай бұрын
Zxb waxaan kaso salaamy china
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Sxb Mahadsanid (shenshe). YIWU ayan. Islaha bishan tag hadana may suurtoowin insha allah ayan iman.
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 Ай бұрын
Huud kana geed xamar ma Loga yaqana cuus dameer ma aragtayi isana shaha lagu kariya
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Caws dameer iyo g. Xamarba way ku yaalaan.
@hassanmohamad8755
@hassanmohamad8755 Ай бұрын
geedka xagar maha waa gawlalo in kasto lahjadaha lagu kala duwan yahay oodwayne iyo togdheer intaan ka aqano gawlalo ayaa la yidhaahdaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Gawlalo iyo dhidin maxay ku kala duwanyihiin!
@user-dw8ep7sv5w
@user-dw8ep7sv5w Ай бұрын
Jinowdhanku galabtii madhanaanba waxa JIRA dhir subixii dhanadh seda gacayrada ,xangeeyada,Iyo xamogawga.soshe asaxabey hadataqanan
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Goorma jinaw dhanan kugu dambaysay?
@user-dw8ep7sv5w
@user-dw8ep7sv5w Ай бұрын
10 jir
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Hadaa wax badan ka garan maysid geedkiis ma xasuusata ?
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs Ай бұрын
GOOB CAGAARAN OO QURUX BADAN
@Nuradiinmuuseh2p
@Nuradiinmuuseh2p Ай бұрын
Caalin geedku waa dhidin
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Ma dhidinba ! Waan ku haysty hadana ninka.
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb Ай бұрын
Idaha waxaa loogu yeedhaa xaaxa 🤣🤣
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Marka la kaxaynayo maha marka loo yeedhayo
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r Ай бұрын
laxdu way dharan tahay
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 Ай бұрын
Baynyo ciid Ku ma baxdo dhagax sushi mooyiye
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Wan ogay lkn waxan islaha wa mid so baxsaty
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Dhulkahooyo Waxloodhigo Lawaa!
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Wa xaqiiq
@abwaandaajiyeofficial3377
@abwaandaajiyeofficial3377 Ай бұрын
xoday
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r Ай бұрын
xooluhuna way cunaan
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r Ай бұрын
geed xamarku waa cadar, udgoonkiisana waa la jecel yahay
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Maxa logu bixiyay ?
AROOS MIYIGII IIGU QURUXDA BADNAA AAN ARKO .
24:06
Caalin Abyan
Рет қаралды 11 М.
XEEBTAN MA DAGI LAHAYD #2024?
29:24
Caalin Abyan
Рет қаралды 13 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 14 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 21 МЛН
Meel baadiya ama shuqda dhexdeda ayan xoolo kuqalanay jawina kuqadanay
18:47
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Waxka Ogoow Namanga.Kalimanjero Tanzania 🇹🇿
35:02
Dharjaale TV
Рет қаралды 1,4 М.
BURCO CASIMADII HORE EE SOMALİLAND
20:42
Caalin Abyan
Рет қаралды 7 М.
ROOB AYA NAGU HELAY BEERTA DALXIISKA .
19:34
Caalin Abyan
Рет қаралды 6 М.
SAFAR IGU QAATAY 8 SAACADOOD BUURALAYDA GOLIS #2024
39:28
Caalin Abyan
Рет қаралды 12 М.
GOOB DALXIISKA UGU QURUX BADAN SOMALILAND.
37:32
Caalin Abyan
Рет қаралды 11 М.
Waxaan booqday meelaha taariikhda leh ee magalada Qaradho 😱🥶
11:04