Beerashada Babaayga:Cashirka 1aad( Paw paw farming)📞+254717446236

  Рет қаралды 21,308

Horn African FarmingTV

Horn African FarmingTV

2 жыл бұрын

waxaa cashirkaan waxaa ku qaadaneynaa Korinta babaayga marka labuubiyo ilaa uu ka gaaro xilliga talaalka. waxaa noogu xiga habka loo Nafaqeeyo marka uu yaryahay ilaa uu kaweynaado.
Baraaro Friut Empire waxey idiin haysaa
2 Nooc oo ugu tayo badan babaayada uguna miro waaweyn waxaa weye :
1)babaayga Kalina .
2)babaayga Malkiya.
#calinaPapaya(Kalina papaya)
#Malkia_papaya
#Beerashada_Babaayga.
#Pawpaw_Farming.

Пікірлер: 54
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 21 күн бұрын
Masha Allah walaal sifiican oo faahfaahsan baa noogu faaidaysan Ajar iyo Xasanaad Allah hakasiiyo
@CaliXaji-pf9qp
@CaliXaji-pf9qp 2 күн бұрын
Waa maxay hormoon
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
Masha allaah wll sare cilmigaaga ALLA hakuu barakeeyo🎉❤
@aniisakhdr6289
@aniisakhdr6289 2 ай бұрын
Wall intee kubis laanayaa
@marianyusuf8976
@marianyusuf8976 Ай бұрын
Asc walaal sidee loo helaa mirihii
@fatumaadan3267
@fatumaadan3267 4 ай бұрын
Mashaallah
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 Жыл бұрын
Mashaa allaah illaahay haku xafido shaqo fiican baad qabatay
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Mahadsanid
@nafisaabdishideh1752
@nafisaabdishideh1752 Жыл бұрын
Scw
@user-gv2di9ps1r
@user-gv2di9ps1r 2 ай бұрын
Sxb dhowr jeer ayaa ku dhahay meel aan kaala soo
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 7 ай бұрын
Ilaahay amarkiisa geed kasta waxanaaqaa
@MudeeyMowfiq-vu1ic
@MudeeyMowfiq-vu1ic 8 ай бұрын
Nio babaay isoobaxay markuu mirihii dhalay buu mirihii yaryar kadhigay mana waynaanayaan ayaaan markuu sidaa ahaana geedka caleemihiisii ayaaba sii qalalaya xanuunkaa waan garanwaayay
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 8 ай бұрын
Walal sawirada nala so wadag. What'sapp nagala so xadhiidh
@warsameali5133
@warsameali5133 3 ай бұрын
Aaway mirihii baybayga soomaaliyeed. Waxaa heesaa mirihii GM seed.
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 3 ай бұрын
GM walal maahan ee wax hubso
@user-yq1rk7cn9r
@user-yq1rk7cn9r Жыл бұрын
Maamo baybyga waa maxy hormoonka beerista ka horeeyo halkaaa nòo sharax
@maankaboy2322
@maankaboy2322 Жыл бұрын
Miraha babayga aan isticmaalo make beer karaa
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 Ай бұрын
oo maxaa diiday
@cabdijabaarcali369
@cabdijabaarcali369 Жыл бұрын
Guulayso injineere
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Mahadsanid wlal
@shueebabdiaziz6871
@shueebabdiaziz6871 2 жыл бұрын
Walaal beertu waa intee
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
Waa Nbi wlal
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 Жыл бұрын
Stress baa ku dhacaya 😂😊
@m.kptube8824
@m.kptube8824 Жыл бұрын
Caro gadud Hadan Ku abuuro meeqo bilood igu qadaneysaa inee Soo baxdo ? Ina iga jawabto rajenaya
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Caradu wax ma badasho
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Yacni Cimriga geedka
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 Жыл бұрын
Hèdkan babayga ah somalia wuu kasii suulayaa arintan waa xaqiiqo
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 Жыл бұрын
Waxad kaso hadashaa gedka avo ka dhaha layirahdo somalia ma lagu bèeri karaa ?
@abuuxana3381
@abuuxana3381 Жыл бұрын
MidkA ubaxa dha dher see ladhahaa
@nafisaabdishideh1752
@nafisaabdishideh1752 Жыл бұрын
Walaalo papayka cas ayaan Beray wuxuu duusha ku yeeshay xanuun Waxanaan ka beray somaliland ila tali
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Sawirada ilasoo wadaag
@user-iy5ge4iw6v
@user-iy5ge4iw6v 6 ай бұрын
Wll babaygan wan raba seeds ka waxana jooga puntland somalia xage idinkalaso xiriira
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 5 ай бұрын
Namabrka mesha ku qoran
@calisalan3843
@calisalan3843 Жыл бұрын
Sxp seen ku kala gartaa ninka iyo naagta faah faahin iga sii
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Abuur ahaan way adagtahay
@journalist617
@journalist617 11 ай бұрын
Bacda goormaa laga bixin zxp
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 10 ай бұрын
2 bil kadib
@aishaabdi648
@aishaabdi648 Жыл бұрын
Daawo lagu kobciyo miya jirta babaayga
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Haa wlal . Markay yaryihiin #StarterFerteliser
@caliaxmed6909
@caliaxmed6909 9 ай бұрын
Somaaliya meel maku leedihiin
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 9 ай бұрын
Maye wlal
@jamamohmed8127
@jamamohmed8127 6 ай бұрын
Asc wllo hargaysa malaga helayaa siidkaa isoo jawaab mahadsanid
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 5 ай бұрын
Haa walal whaspp nagala so xadhiidha
@aishaabdi2635
@aishaabdi2635 10 ай бұрын
Homonka magacii
@aynubeerofalanochanal7913
@aynubeerofalanochanal7913 2 жыл бұрын
Wll Abuurkiisa meeqaa lanaka siin seese ku heli karaynaah
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
wa.me/message/CSN4AYYN36C3L1
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
Namabarkas nagala Soo xadhhidh
@hassanmahedolad5884
@hassanmahedolad5884 2 жыл бұрын
Masha alaah
@hassanmahedolad5884
@hassanmahedolad5884 2 жыл бұрын
Maclumad muhiim Ah ayaa ka buuxa
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 Жыл бұрын
Mashaa allaah illaahay haku xafido shaqo wacan baad qabatay
@jba9115
@jba9115 2 жыл бұрын
Halkii geed meeqa xabo dhalayaa
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
wa.me/message/CSN4AYYN36C3L1 halkaa iga so qabo
3 Steps To Guarantee Your Papaya Will Be Female l Agri-education
10:24
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 134 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 45 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Habka Beerista Timirta
11:18
Tigey Baro Dalkaaga
Рет қаралды 28 М.
Sida Loo Beero Geedaha Harka Ah #Macalin #0Bocoreey
6:34
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 1,7 М.
Wax soosaarka Beeraha burco  Beerta salebaan kulul 2022
13:01
AK Vlogs
Рет қаралды 16 М.
Sida Abuurka yar-yar ee Barbarooniga Loosoosaaro?
19:25
Farm Somalia
Рет қаралды 12 М.
Hereri -Qurba joogta Iyo Beeraha Qaybtii 3AAD
42:55
Universal TV
Рет қаралды 242 М.
Beertayda Update Sida loo Beeri karo Toonta 🧄🧄 #garlic
8:47
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 7 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 134 МЛН