Habka Beerista Timirta

  Рет қаралды 28,681

Tigey Baro Dalkaaga

Tigey Baro Dalkaaga

4 жыл бұрын

Пікірлер: 43
@adeshjradanali1025
@adeshjradanali1025 3 жыл бұрын
Masha allah anigaba waxan raba in aan ugu yaran aan bero 10,000 m oo geedka timirta ah i.n sha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊
@abdowali463
@abdowali463 3 жыл бұрын
Masha allah Puntland waxay hodan ku tahay wax soo saarka Timirta. Waxaan ku talin lahaa in la badiyo oo la raadiyo noocyada qaaliga ah ee aadka u macaan. Waxaan arkay timirtu waxay u kala baxdaa boqolaal nooc oo qaarkood qaaliyihiin.
@abdulrahmanbaarebaare5902
@abdulrahmanbaarebaare5902 4 ай бұрын
Barakallah
@marianyusuf8976
@marianyusuf8976 2 ай бұрын
Manshallah guul
@zaytum
@zaytum 3 жыл бұрын
Mansha. Alaah waxaad tihiin dad shaqeeysanayaa oo xoogiina malaya 💓💓🌹🌹🌹 ilaahey ha idiin barakeeyo kana gaaara guul iyo horimar dhaqaale aaammiiin mahadsantihiin sidaas noogu soo gudbisen horimar ka beeraha. Alaya cisaaq. Waxaad tihiin dad sharaf leh💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓🙏🙏🙏
@Roteyaani
@Roteyaani Ай бұрын
beer 300 oo sano jir ah ❤❤❤ maasha alllah
@zakariasharifmohamedfrance5754
@zakariasharifmohamedfrance5754 2 жыл бұрын
Masha Allah tawarak guul iyo gowanimo dhameestirin.
@MohamedHassan-jh3zk
@MohamedHassan-jh3zk 2 жыл бұрын
Tanks for sharing this important information, I want start Date farming inshallah when I comeback to Africa
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 2 жыл бұрын
Tigay waa nin somalinimo ku suntan. Waa qof aan somalida kala jeclayn, oo qabyaalada neceb.
@fartunq1128
@fartunq1128 3 жыл бұрын
ManshaAllah TabaarakAllah ❤❤❤❤❤❤
@axmadcali3592
@axmadcali3592 Жыл бұрын
Maasha allaah tigay waa nin qiima wayn leh oo rabbi dadkeena iyo dalkeena ugu deeqay
@xamralive
@xamralive 3 жыл бұрын
maashaa Allaah timir Busurtu waa ka qaalisan tahay timirta kaloo dhan wadamadaan Qurbaha aanu joogno
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 жыл бұрын
Nice Video.. Wa mahadsantihin faahfaahinta
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 ай бұрын
Mashallaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow kuu barakee yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭
@aliabdisalan139
@aliabdisalan139 3 жыл бұрын
MAASHA,ALAAH MUDANE TIGAY WAAD KUMAHADSANTAHAY SIDA AAD INOOGU SHARAXDAY
@hanad5810
@hanad5810 3 жыл бұрын
Ma sha Allah Ilaahay ha idiin barakeeyo
@sulekhaabdulle8823
@sulekhaabdulle8823 3 жыл бұрын
Maasha’Alaah Allaah ha idin barakeeyo
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
Cabdi Kariin bal aan soo booqdee xaguu degenyahay
@mohali2507
@mohali2507 2 жыл бұрын
Maashaa allaah tabaarakalaah Ilaahay Beertaa ha kuu barakeeyo inshaa allaah
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
AR xagee joogtaan aan iniga soo doonto timirtaane gobolka Sanaag baan jogaaye
@hassanmahedolad2966
@hassanmahedolad2966 3 жыл бұрын
Walal meeshan waa bargaal oo waa kaa foktahay ee waxaa kuu dhow tuulada dur Duri ee sanaag mamo fadumo jibriil u raadso
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
@@hassanmahedolad2966 mahadsanid walaalo
@ahmedbaasha5717
@ahmedbaasha5717 4 жыл бұрын
Masha Allah
@Rahimeeh
@Rahimeeh 2 жыл бұрын
Hassan Ali Samatar. Illahay ha u naxaristo
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Жыл бұрын
Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr
@maxamedxuureeye2786
@maxamedxuureeye2786 Жыл бұрын
Geed ka timirta imasa sana ayuu kubaxaa
@burhanyare-fg1ic
@burhanyare-fg1ic 11 ай бұрын
2 ilaa 3 sano sxb❤
@maxamedaadan8114
@maxamedaadan8114 2 жыл бұрын
Waad. Mahadsantihiin
@adanjelleabdi2294
@adanjelleabdi2294 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal, waa degmadee meeshan? Timirtuse ma buuraleyda umbey kabaxdaa Mise dhulka wabiyada ee carro madowga ah wey kabaxdaa
@rooblesalaad4541
@rooblesalaad4541 3 жыл бұрын
Maasha alaaah
@dekahashi5127
@dekahashi5127 2 жыл бұрын
Mashalaah
@fadumohassan9532
@fadumohassan9532 3 жыл бұрын
Diisinta sida loo beero
@atiquephone2657
@atiquephone2657 Жыл бұрын
Timir macaan weeye timieteenu dhul san dihin
@abdiaziznor2771
@abdiaziznor2771 3 жыл бұрын
Wall waxaan doonaya mobile kaada
@yacqubbashiir277
@yacqubbashiir277 3 жыл бұрын
Xagee kugu kenaa
@P.Y.L1998
@P.Y.L1998 Жыл бұрын
Mashallah
@maxamedxuureeye2786
@maxamedxuureeye2786 Жыл бұрын
Geed ka timirta ah ima sa sano ayuu Mira ku dhalaa waxaan rabaa inaan Sammys to Beer timir ah waxaan kaadoonayaa jawaab sax ah
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
Sadex sanno
@againsttyranny2149
@againsttyranny2149 2 жыл бұрын
Allahu Akbar.
@sofiadakane1984
@sofiadakane1984 Жыл бұрын
Allahu Akbar
@baxdawbulaale254
@baxdawbulaale254 Жыл бұрын
Khibrad inaan ka korodhsado ayaan doonayaahe xageen kala xiriiri ninkaan ina adeerayaal igu soo xera
@addull1
@addull1 Жыл бұрын
Masha Allah
Hereri - Qurbajoogta iyo Beeraha Qaybtii 4AAD
50:04
Universal TV
Рет қаралды 167 М.
NITROGEN: Baro Nafaqada Beeraha Ugu Muhiimsan Mid Kamid Ah
18:20
Farm Somalia
Рет қаралды 17 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 33 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 134 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
SANJABIISHA WEY DILI LAHEYD GABADHAAN & LIIN DHANAAN NA WAA
24:30
Hussein Alje
Рет қаралды 134 М.
Sida Loo Beero Geedaha Harka Ah #Macalin #0Bocoreey
6:34
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 1,7 М.
Agronomic Practices
20:27
PARO Orgnization
Рет қаралды 1 М.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 211 М.
Ninka gurigiisa ku beertay dalagii ay quudan lahaayeen qoyskiisa
11:36
Mohammed Qadar Abdi
Рет қаралды 44 М.
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 2aad
17:09
Razeen Training Center
Рет қаралды 17 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 548 М.
Hababka Ku talaalida Basasha ee Beerta Sidee Loo Maamulaa Aduunka
23:20
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 33 МЛН