No video

BEST VLOG:#4 XEEBTA LIIDO | MOGADISHU SOMALIA 2020

  Рет қаралды 38,547

Ismahan Dahir

Ismahan Dahir

4 жыл бұрын

BE My Friend
My Instagram ➡️ ...

Пікірлер: 252
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 жыл бұрын
Wow best vlog muqal aad u qurux badan👌😍 keep going dear
@aqoonraadis135
@aqoonraadis135 4 жыл бұрын
Nasra Abtidoon Sidoo kale abayo Kuwa aad soo geliso qurux miiran waaye
@caaliyoshiikhxasanmashaaal7687
@caaliyoshiikhxasanmashaaal7687 4 жыл бұрын
Masha aalh alha kudaayo xabiibti
@shuqriyashuqriyabju9344
@shuqriyashuqriyabju9344 4 жыл бұрын
Mashaa lllha aall qurux badan
@shuqriyashuqriyabju9344
@shuqriyashuqriyabju9344 4 жыл бұрын
aaa llha ku xafido abayo tiima nasar abiton aya nahya🌹🌹♥️♥️🌹🌹♥️♥️♥️🌹🌹♥️♥️🌹🌹
@Abdisomalilander1
@Abdisomalilander1 4 жыл бұрын
Runtii Waa Vlog kii ugu Qurxoona ee Moqdisho Laga Soo Duubo Maasha Allah Hadaanan Dhiman Hal Maalin Waan Taggi Doona Moqdisho isha allah One Love mi People....I'm From Hargeisa
@faadumoismaaciil1585
@faadumoismaaciil1585 4 жыл бұрын
Thanks
@abukaribrahim1843
@abukaribrahim1843 4 жыл бұрын
King Raheem masha Allah
@fabalaherzagovin9026
@fabalaherzagovin9026 4 жыл бұрын
Insha allah
@MARTISOOR
@MARTISOOR 4 жыл бұрын
Best vedio👍camera, editing. Ismahan waanku wataa📌
@cabdinasirmuhamed7455
@cabdinasirmuhamed7455 4 жыл бұрын
Waaw cajiib 👌
@hassanmustaphaa6643
@hassanmustaphaa6643 4 жыл бұрын
I like how she’s so calm and relaxed ✅✋
@mubaarakabshir1866
@mubaarakabshir1866 4 жыл бұрын
Walagaa darema dhalmagalo ina thy✋. You have attractions well done 👍, And hopefully your channel it become a grow up fastly insha'Allah. Patriotic 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@misamal6695
@misamal6695 4 жыл бұрын
Alla maxan u xiisay muqdishadayda😭😭❤️❤️❤️ wuu istaahilaa channelkaaga inaan dadka u sheego siina share gareeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 4 жыл бұрын
Mis Amal Mahadsanid🙏❤️💯
@malyonsheikh8331
@malyonsheikh8331 4 жыл бұрын
Mansha allah wadankeena qurux caasimada dalkeena mansha allah allow barakee xamar hbo thnks intaa indhaha noo doojisay horay usoco ❤️❤️❤️👍👍👍👍
@mudicade6325
@mudicade6325 4 жыл бұрын
Manshallah sis keep going u deserve million subscribers ..am from kenya but i love somalia u r showing us the positive side of somalia which the media will nvr show us congratulations walashey somaliyeed
@gureeymacalin3298
@gureeymacalin3298 4 жыл бұрын
Fadlan wllshen waay istaahishaa in lagaarsiiyo 1m subscribe ee somaliyeey dhac uwada siiyo alle quruxbadanaa muwdisho masha Allah alloow nabad noo adkeey
@queenqarnih6679
@queenqarnih6679 4 жыл бұрын
Ismahaaan wlahy waa naga ilmaysiisay sxiiip qalih Xeebta liido miss u MORE Dalkagayga hooyo💕💕💕💕💕💕💕💕
@sumyafoodcade4830
@sumyafoodcade4830 4 жыл бұрын
Woow msha allah wan.hubaa inad gub dhalad tahy gushana wali gaga haku racdo my queen teda cajiib wlhi😍💋😍
@yusramaxamad9056
@yusramaxamad9056 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah habo go ahead
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
Best best vlog camiro womenta aan la gaariin baa tahy masha allah hore usoco 👌❤💕
@abdishakur1942
@abdishakur1942 4 жыл бұрын
Mansha Allah inanta iyo Moqdisho ba way isla nuurayaan thanks for showing us the beauty of Moqdisho Huuno, much love from qowdhan lol
@dacwahfamily
@dacwahfamily 4 жыл бұрын
MashaAllah waa vlogkii ugu quruxda badnaa ee muqdisho laga soo duuwo inshaAllah malin wan imaan doonaa Ismahaan wanku aminsanahay sxby keep going⚘
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 4 жыл бұрын
Masha allah xeebta caasimadeena Mogadishu caddey qurux iyo cimilo ama weather fiican Heesta khadra dahir markii lagu daro bari samaadkii aa soo xususanee😥 Mahadsanid gabadheena Merci beaucoup ma sœur Thank u very much my sister
@abdurahiimisak8092
@abdurahiimisak8092 4 жыл бұрын
Masha allah allow inooo nbdy dalkeena hooyo, horey usoco wllmcn waad guulysan adna
@muuseafraxofficial
@muuseafraxofficial 4 жыл бұрын
Mansh allah from north America hore usoco walal adunka melkasta walagadawanaya♡♡♡♡♡♡♡♡
@haashimmarwaan59
@haashimmarwaan59 3 жыл бұрын
Xabiibtii keep going qaali maashaallaah
@abdiwalikassim9536
@abdiwalikassim9536 4 жыл бұрын
I g The one and only bilicda wadankeena noogu raaxeeya thanka allot dear sis Asxaabta hdiii aad muqaalkaan dhameysaten like ii saara nafta heygu dhibineee
@aishamohamed9997
@aishamohamed9997 4 жыл бұрын
Masha Allah keep showing the world the beauty of Somalia 💪❤️
@ashamohamed7972
@ashamohamed7972 4 жыл бұрын
I love Somali song and Somali Mugdisho outside hotel view is beautiful Masha Allah
@kaafimedia954
@kaafimedia954 4 жыл бұрын
Masha'Allaah abaayo Vlog qurux badan so duubtay hore usoco, waxan rajen kuwa badan oo lamid ah ina so gelin doonto inshallah keep going sister.
@abdiwaliadam6837
@abdiwaliadam6837 3 жыл бұрын
Wwww masha Allah Muqaal Qurux Badan Best vlog i liked
@zahruujaabdalla2611
@zahruujaabdalla2611 4 жыл бұрын
Masha allah abyo gacma dahab wlh markaan muuqaalkaan daawaday wan qiiroday wlh quruxda iyo heesta aad saaratay waxaa i qabatay yaa ku biibsho baalal kuu yeela oo xamar ku geeya si gaar ah ayan ugu hiloobay wlh ilin ayaa isoo istaagtay bilicda wadankeena iyo heesta benadir inaba caadi maaha gacmahada allah ku barakeeyo abyo
@mumtazanshour9852
@mumtazanshour9852 4 жыл бұрын
Yasalam masha alaah hormarwanagsan hore usoco noso badi abayo
@diriyebashir1490
@diriyebashir1490 3 жыл бұрын
Mansha allah beautiful 😻 xamar allow barakee thanks 🙏 sis kep going
@MashriqMedia114
@MashriqMedia114 4 жыл бұрын
Wooow Masha AllaH Amazing AbTio Go Forward BoqorTooooYo🙏
@ibrahimahmednuur4706
@ibrahimahmednuur4706 4 жыл бұрын
Ismahan Vlog Noo Soo Badi vloger Girl Tahay 👍🚨
@MohamedKaraama10
@MohamedKaraama10 4 жыл бұрын
Masha allah queenteena iyo dhulkii uduga❤️
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 4 жыл бұрын
Masha'Allah my city bilicda xamar ❤ hore usoco abyo ino sobadi vlogs qali
@ayaansalad3710
@ayaansalad3710 3 жыл бұрын
Waaaw walashey mcn best volg qurux badan keep going walahi muqaladad aaad ayaan ujeclahy ilahay wax kudhiba ku tuso
@bandhiggaabyan8698
@bandhiggaabyan8698 4 жыл бұрын
Maasha Allaah Muqdisho bilan iyo my queen Ismahan Dahir barakeey Alloow xamar aamiiiiiin yaa Rabbi😘😘
@samiyamohammed1103
@samiyamohammed1103 4 жыл бұрын
Masha alla my dear sis Allah haku xafido
@fabalaherzagovin9026
@fabalaherzagovin9026 4 жыл бұрын
Woow Muqdisho
@drssacdiyaabdi3798
@drssacdiyaabdi3798 4 жыл бұрын
Form Narsa Masha allhaa xabbti ismahaan keep going waaa muqaal qurux bdn
@xamdixaalichannel1440
@xamdixaalichannel1440 4 жыл бұрын
from nasra abtidoon boqorada muqdidho
@Dooro-Dooro-3491
@Dooro-Dooro-3491 4 жыл бұрын
Labaad dheh 1 nasra abtidoon
@nasirosman3363
@nasirosman3363 2 жыл бұрын
mahaan waan ku jacelahy zaaidna waa ku taakrsanhy keep giong ismahan love🤗😊
@saidyusuf4058
@saidyusuf4058 4 жыл бұрын
Aad baan ku salamyaa wllo ismahan. Waxaan ahay nin weli caasuma somalia aanan arkin .. habeen iyo maalin waan u ilmeeya ilahy ima dilo aano arkin.... waad ku mahadsantahay so bandhigaaga.. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️
@rahmaruun9396
@rahmaruun9396 3 жыл бұрын
Waw masha allh alle wadankena alow nbad inooga dhig💐🌷🌷
@mohamedahmedfadhiid626
@mohamedahmedfadhiid626 4 жыл бұрын
Meeshaan 2019 ayaan tegay meel naftu ayaan aqbaleen iney katagto, good job, ina adeer, mahadsanid. Ku damaashaad dhulkaada, waxaa tahay yuutuubar wacan.
@muhsinhussien8155
@muhsinhussien8155 4 жыл бұрын
Mncha allH Best Vlog Keep Going aptIh mcn ismahan_dahir_ganey💥💥
@abdirahmanwarsame8272
@abdirahmanwarsame8272 3 жыл бұрын
the one N only Isman Daahir Vlog Xauus igu Aburay maansha alaah ilaahoow Mugdisho NABAD nooga dhig
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Abyo waan ku daawada lkn hal talo aan kugu darsadee Musiga ka reeb oo waxad is ticmashaa son Effect waayo heesaha dadku ma wada dhegaystaan das badan oo ku daawan lahaa ayaa Heesata darteed kuu dhaafaya marka abyo mcn guuleyso ibtasi wa talo wlal
@alleaamintv3804
@alleaamintv3804 4 жыл бұрын
Diplomnce Abdi Bidaar Al asad waan kugu raacsanahay fakradaas
@myrajochannel1
@myrajochannel1 4 жыл бұрын
Sidoo kle Video ka waxaa ka fiirsan waayay Heesta balse waxaa sameeyay Codka ka xeray Si aan u fiirsado Quruxda Xamar cadeeeey
@hayeeydoliga3519
@hayeeydoliga3519 4 жыл бұрын
Codka iska xir hdii ay hesaha ku dhibayaan muqalka iska dabo codkeda lee dhageso
@adowmohamed933
@adowmohamed933 4 жыл бұрын
Wankuguracsanah ani hata. Ismahan adhina wadquraxsanatahay marka in lagufirsadha mafiicna.
@sali3492
@sali3492 3 жыл бұрын
Kkkkk
@Farduusj
@Farduusj 4 жыл бұрын
My beautiful country thank you for sharing Sis
@nasrasaciid613
@nasrasaciid613 4 жыл бұрын
Abayo simahn wakacodsan lahy inad muqalka hesta karibtid dadka badana hesaha madawadan xabibti Masha Allah Allah kudayo
@aishamohamad2355
@aishamohamad2355 4 жыл бұрын
Mashaa Allah muqaal aad uqurux badan horay usaco wax yar kuu dhiman
@alisignal4338
@alisignal4338 4 жыл бұрын
Masha alaah muqdisho weeshidmatay
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
Woow Wadankeena Qurxoona m.a Rabbow dhibtada iyo cadowga ka qabo oo wixii xasid ku ah hareer mari xamreey qlbigyga kma bxdid🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@listentoquranandmawaidhach4992
@listentoquranandmawaidhach4992 4 жыл бұрын
Masha Allah Somalia is beautiful i need a vacation there
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 жыл бұрын
Mash allah abayo hor mar wacan ❤️
@adenaden3213
@adenaden3213 4 жыл бұрын
Masha ALLAH Quruxda Wadankeena iyo jawiga degan leeyrta macaan cimilada ALLE SWT ina siiyey isaga mahad iska leh 👍👍👍❤❤❤👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fatumaibrahim4168
@fatumaibrahim4168 4 жыл бұрын
Awwh😍❤️dulkenaa hoyo✊
@cafiifofaarax3860
@cafiifofaarax3860 4 жыл бұрын
Maasha Allaah abayo horay usoco
@sacdiyosiman7996
@sacdiyosiman7996 4 жыл бұрын
I miss you muqdisho waan ka heley
@deeqowmoalim7157
@deeqowmoalim7157 4 жыл бұрын
Mash allh horumar wacan ayaan kuu rajenayaa walshey qaliya
@zakchris6916
@zakchris6916 3 жыл бұрын
Keep it it is best country Mogadishu love forever ❤️🇸🇴💯
@Yaz2687
@Yaz2687 4 жыл бұрын
Keep going walahey ha is dhigin oo ha is dhihin waaku koow youtubeka mà wadi kartid waad wadi kartaa keep going vlog-yada magaalada noo so badi si ay u arkaan kuwo muqdisho u haysto meel mugdi ah 🙏🙏🙏 SOMALIYA ❤🇸🇴
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 4 жыл бұрын
The fire man insha allah wll qaali
@zakariamohamed1059
@zakariamohamed1059 4 жыл бұрын
Nice camera and nice views ..keep it up
@nasirofficial5627
@nasirofficial5627 4 жыл бұрын
Mashallah Aad baan Ugufaraxsanahay inan Arko Bilicda Dhulkeyga Hooyo Waliba Anigo Kunool Dalka Marekanka Gaar Ahaan #Minnesota Wana kaga mahadcelinaya Wlshey Ismahan Daahir Sida wanagsan ee aad nola wadagtay Quruxda Dalkena Hooyo🥰❤️
@cadc.eedyare1854
@cadc.eedyare1854 4 жыл бұрын
Soodhawaaw abyo wllsheen qaaliya baatahee waxana kuleeyahay horay usaco Hana kaniyad jabin hersare waad kagaari doontaaye in hooyo
@abdinur4242
@abdinur4242 4 жыл бұрын
mansha alah muqdisho waa inan tagaa waa magaalo aad uquruxbadan ilaahow amnigeeda usiyaadi
@naciimocabdi6056
@naciimocabdi6056 4 жыл бұрын
Www maasha allaah abaayo vlog aad u quruxbadan
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 3 жыл бұрын
Ismahaan qurux adaa uladhacay vlog yadaada quruxda badan mhdsnd
@sali3492
@sali3492 4 жыл бұрын
Allow noo barakeey dalkeena. Cadowga diidan nabada iyo horumarka naga qabo
@aot0585
@aot0585 4 жыл бұрын
I have been there and is very nice Mashallah
@antarsalah7803
@antarsalah7803 4 жыл бұрын
👍
@Hanaanqurux
@Hanaanqurux 4 жыл бұрын
Abayo videoyada heesaha ka dhaaf dambi waye qaali qurux😘😘❤🖤😍
@shamsaabdullahi2227
@shamsaabdullahi2227 4 жыл бұрын
Masha allah muqdisho qurux wlhi abyo
@ahmedshariif1553
@ahmedshariif1553 4 жыл бұрын
My motherland ❤️💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙Keep going Sissy
@hafsafarah4280
@hafsafarah4280 3 жыл бұрын
M.a mogadisho i love you🇸🇴❤🇸🇴😘
@mohasimbaofficial
@mohasimbaofficial 4 жыл бұрын
Mansha allah keep going wlshy
@barkhadlefaahiye819
@barkhadlefaahiye819 3 жыл бұрын
waa fariid yartu mashalah
@apdiwaliahmed2074
@apdiwaliahmed2074 4 жыл бұрын
Allah haku dhowro hodan naleeye dhaxalkeedi adi kasugana
@AyaanSaafi0fficial
@AyaanSaafi0fficial 4 жыл бұрын
Woooooooow mcntyda qurux❤️
@ahmedjama9809
@ahmedjama9809 4 жыл бұрын
Mashallah muqaal qurux badan thank you my sister from Canada Toronto 👈👌👏👏
@pakardaacad5943
@pakardaacad5943 4 жыл бұрын
run ahaantii garan maayo waxa aan ku gu tilmaamo balse waxaan kaaga mahad celinaa wll shaqada wngsan aa dalkaada u heyso
@abdiwalisuudi7299
@abdiwalisuudi7299 4 жыл бұрын
Wooow Top vloG World 🌎sister team ismahaN One Love
@abdullahihassan6820
@abdullahihassan6820 4 жыл бұрын
Masha alaah wa volg aad uquruxbadan wadanka ilaahey nabad ha siyaado adigana wa ku mahadsantahay walashey, 🇸🇴❤️
@naimasaid8693
@naimasaid8693 4 жыл бұрын
Ocean veiw dadki lagu fura akamid ahaa 🥰❤ wn u xiisey muqdisho cadey
@ashoelmi3185
@ashoelmi3185 4 жыл бұрын
Masha allah wan kahelay meshan barafa nadilay
@mohamedamiin8776
@mohamedamiin8776 4 жыл бұрын
masha alh
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 4 жыл бұрын
Best Vlog ever gabadheydii bilic wanaag❤
@nuureTUBE
@nuureTUBE 4 жыл бұрын
STUNNING!😍😍😍😍
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 4 жыл бұрын
masha allah qurux shaqo fican baa hesaa caasimdayda quruxdeda nosoo bandhigc❣❤
@amalhuseien1914
@amalhuseien1914 4 жыл бұрын
Xabibti qabka dubistada masha allah kaly iyo laab 🙏🙏
@Mohamed-rk6wg
@Mohamed-rk6wg 4 жыл бұрын
Guys please give her likes She put a lot of energy with amazing video well done girl
@kokohaji1517
@kokohaji1517 4 жыл бұрын
Wcs abayo isma horo usoco gul i.a❤👍👌
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 3 жыл бұрын
mashs allah nabadey allow xamar
@ayanabdullahi1838
@ayanabdullahi1838 4 жыл бұрын
Wow best vlocg qurux badan Keep going ismahantayda 🌹
@hkay980
@hkay980 4 жыл бұрын
..such a beautiful girl
@maryamibraahim6994
@maryamibraahim6994 3 жыл бұрын
Masha allah
@jookar1143
@jookar1143 4 жыл бұрын
Mashallh waan usoo socdaa muqdisho somalia oo dhana waan kudalxiisi inshallh
@cumarciise1877
@cumarciise1877 4 жыл бұрын
Mash Allah sistar
@blackrooster6580
@blackrooster6580 4 жыл бұрын
Best somali Vloger in Mogadishu Keep Going sist
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Waano kaa qaadnay salaainta bilicada muqdisho waan la soconaa waliba ma dhafno bilicda magaalooyinka muqdishaa usidata gabdhahana adaa usita maash allah
@nashkacigale5250
@nashkacigale5250 4 жыл бұрын
Maasha Allaah xabiibti keep going
@yusramaxamad9056
@yusramaxamad9056 3 жыл бұрын
Imiss muqdisho u lovet my dal
@cabdimaalikmacawiye9860
@cabdimaalikmacawiye9860 4 жыл бұрын
Maashaa allaah ciziyo Sharaf ku noolow weligaa ismahan😍
@nastehahassan7225
@nastehahassan7225 4 жыл бұрын
Masha Allaah abaayo Guulayso
DAGMADA QURUXDA BADAN EE BALCAD (Vlog )
8:13
Ismahan Dahir
Рет қаралды 8 М.
KHADRA SILIMO IYO WARAYSI XIISO BADAN
26:38
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 53 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 177 МЛН
小丑和奶奶被吓到了#小丑#家庭#搞笑
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 7 МЛН
Kusoo dhawoow XEEBTA LIIDO | Welcome to Liido Beach 🏖
10:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 227 М.
TRAVEL VLOG Ep2 | FIRST IMPRESSIONS of MOGADISHU SOMALIA 2023
21:05
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 58 М.
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Show Me the World
Рет қаралды 3,3 МЛН
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 100 М.
Dagmada Cadaado Iyo Casumadi Quruxda Badanned ee nalo sameyay
8:05
Ismahan Dahir
Рет қаралды 11 М.
ARE THERE STILL PIRATES IN SOMALIA? 🇸🇴 JAZEERA BEACH, MOGADISHU
19:10
Passenger Paramvir
Рет қаралды 285 М.
Mogadishu Rising 2018 (Part 1)
20:53
INTEGRATIONTV
Рет қаралды 374 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 177 МЛН