YUSUF XAYBARO IYO BILKHAYR AHMED | HEESTA QALANJO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 1,544,367

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

WAA QALANJO YAAB LOO
QURUX IYO ILAAH BAA U DHAMMEEYEY
QAAYAHA ILLAYN WAY QARSOONAYD..
-------------
XUSUUSTII - KHADRA DAAHIR CIGE / KHADIIJA QALANJO
XASAN AADAN SAMATAR
-----------------------
BARNAAMIJKA WAY KULMEENE MAXAA ISU KEENAY
YUSUF XAYBARO FT BILKHAYR AHMED
MUSIC: USTAAD SUBXAANYO
VR : SAANUU
DIRECTED BY : GOODAX MEDIA
EDITED BY: ABDI ASKARI
ABDIASKARITUBE - MUQDISHO
--------------------------------------------------
JIGJIGA - XAMAR - HARGEYSA
DJIBOUTI - GARISSA
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
XAMDI BILAN
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
NAJMA NASHAAD
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Пікірлер: 289
@Ayaanwadani
@Ayaanwadani 3 жыл бұрын
Wooow wala yaabay sidaan baaa loo heesaa heesaha kobigaa adii kale waa laga leexdaa Damiinoow wax baro ama iska seexo 👌👌👌❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@yusufabshir9413
@yusufabshir9413 3 жыл бұрын
Ayan wadi 💌💌💌👈
@ilwaadqurux1282
@ilwaadqurux1282 3 жыл бұрын
Ayaan wadani waxathy fanand qaali allaha noxafido qoyskani
@hibaqhony9426
@hibaqhony9426 3 жыл бұрын
Warku wa sida ayaney qli dumashidey iyo wllky wan wata keep going
@ladnanabdilahi1984
@ladnanabdilahi1984 3 жыл бұрын
Waaaaaw mashalaa habalyo habalyo laman
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 3 жыл бұрын
Ayy
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 3 жыл бұрын
Masha Allah Yusuf iyo Bilkhayr Gabar iyo wiil is jecel markaan arko qadada aan kariyo xataa kaalay iska arageey noqotaa Jaceylku ha waaro
@mohasiad6639
@mohasiad6639 3 жыл бұрын
😂😂Dheeman wad iga qoslisay wlhi sister ha jiro jeceelka leeyahay
@holeyomar7880
@holeyomar7880 3 жыл бұрын
Xariifad thy😂♥️
@gurayleyare2641
@gurayleyare2641 3 жыл бұрын
Been badna marakasay kagubata 🤣🤣🤣
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Dheeman. Lol Soomali wa wada reer mudug Romantic ma noqono . Heesaha khiyaali Laga mataley
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 3 жыл бұрын
@@MohamedAhmed-mu3cw Jaceylku waa culus yahay tiirar adag ayaa celin kara sida istixgelin is aaminid isu sabrid labada dhinacba ah Naf la wanajiyaa maxumaato inta badan markaa labadas qof oo isjecel waaye Romantic dhan oo naloo sheegayo marka jaceylka daacad haloo noqdo wey hagaagee insha Allah
@YURUBBELAOFICIAL
@YURUBBELAOFICIAL 3 жыл бұрын
Woow mataanah waan kahelay hormar wacan walaalkey yusuf iyo dumashidey isku wara abid
@zagalahmed8779
@zagalahmed8779 3 жыл бұрын
Hargysa caday ayaan toos uga dawanaya lamanahan isku wara😘😘😘
@mahadbarlove6942
@mahadbarlove6942 3 жыл бұрын
Xafade ka dawanaysaa
@queenyismail5158
@queenyismail5158 3 жыл бұрын
Laba fanaan oo isu qalma wa adinka runti nolosha farxad kudhamaysta🥰🙏
@aishaabdullahi4890
@aishaabdullahi4890 3 жыл бұрын
ManshaAllah lamanahan weeey isuqalman ManshaAllah nin rageed beey heshay bilkheyr qurux iskuwara ubad qeyr qaba kalahela
@farhanHedickofficial4846
@farhanHedickofficial4846 3 жыл бұрын
Labo aan kala dhicin wllshy Bilkhayr iyo wllkey Yuusuf Xaybaro Allah idin xafido🌹❤
@sammie1163
@sammie1163 3 жыл бұрын
Aamiin
@siciidabdi3934
@siciidabdi3934 2 жыл бұрын
Yuusuf
@musdafahmed3091
@musdafahmed3091 3 жыл бұрын
Mansha allah lamanahan ilahay ha isu dayo waayo dhaqankii somaliyed iyo asturnaanti ayaa ku jeclahay. Waa idin tageera nolaada waligin. Sxb haybar horay usoco nin ragi sidaado kale ha u labisto xaskisana sidaado kale ha uso asturo. Mansha allah nolaada waligin. Ubad qeyr qabana kala hala.
@ubaxkaafi2232
@ubaxkaafi2232 3 жыл бұрын
Alla igama qaadee qaayaweyne iidaa🥰🔐💋❤
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Жыл бұрын
Lamaanaha qarniga ayaa tihiin ilahow isku kin barakey alle ha idin xafido codowga alle ha idinka qabto
@hanyimohamedhusseen7709
@hanyimohamedhusseen7709 3 жыл бұрын
From netherland🇳🇱🇳🇱🇳🇱 lamanaha qarniga👍👍👍⚘
@mohamedgaah5401
@mohamedgaah5401 3 жыл бұрын
Ik ook
@mohamedgaah5401
@mohamedgaah5401 3 жыл бұрын
Waar in nederland
@maryamaali9793
@maryamaali9793 3 жыл бұрын
Finland aa idinka salamayaa heesta inaba caadi ma ahan sida loo qaadey🔥❤️
@hamdishurie2188
@hamdishurie2188 2 жыл бұрын
Wan ka qadenay abyo mcnto from Mudishu
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 3 жыл бұрын
Mshlh yusuf xanbaro boqrdisaa bilkhyr hees shidan😍😍
@quensamra7989
@quensamra7989 3 жыл бұрын
Allaylehe waad isu qalantaan saad isugu soo baxdeen baaba mansha alaah
@khadraaadan2201
@khadraaadan2201 3 жыл бұрын
From sanaag Erigavo Xaybaro my walalky iyo dumaday wli isku waara😘🥰✌❤
@xanancabdilahi6992
@xanancabdilahi6992 3 жыл бұрын
Jacayal baa hirgalay isku waara Abidkiin 👌👌👌👌👌❤️👌❤️👌👌❤️👌❤️
@xayiraiyoxoodmidia5326
@xayiraiyoxoodmidia5326 3 жыл бұрын
Mnshlh DUMASHIDAY BILKHAYR AXMED BILKHAYR DUMASHI NAGU QALIYAA TAHAY FARXAD NOOGU NOOLADA ADIGA IYO WLLKY MRNA INDRKY YUUSUF XAYBARO FROM BURCO GOBOLKII RAGA
@hothosultan5845
@hothosultan5845 3 жыл бұрын
Laba qof an ad utagero beautiful couple m.a alle ha isku kindayo faraxd igu nolowa💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@nacimajano7679
@nacimajano7679 3 жыл бұрын
Borama cadey bn ka dawanaya heestan Wana igu socota lamanana qarniga Y xaybaro & bilkhayr
@hodanhassan1012
@hodanhassan1012 3 жыл бұрын
Borama walaley wa jeclahay hda imado ma iso dhaweyne cidna kama aqaano😌😌
@nacimajano7679
@nacimajano7679 3 жыл бұрын
Hassan aaad qliyey wkso dhawayne imo Imika laga bilaabo ana ku joga❤👸
@hodanhassan1012
@hodanhassan1012 3 жыл бұрын
@@nacimajano7679 thank’s xbbti🥰🙏
@farxiyomaxamed4194
@farxiyomaxamed4194 3 жыл бұрын
Walalshay bilkher axmed iyo dumashi yuusuf xebaro isku waara ubad qeer qaba kala hela
@destalin5081
@destalin5081 3 жыл бұрын
Yusuf heesta halkedi baad dhigatay mansho alla waxaan ka dawanaya mel dheer 🇺🇸
@ilwaadqurux1282
@ilwaadqurux1282 3 жыл бұрын
Bilkherna way kentay
@hamdiabdul4236
@hamdiabdul4236 3 жыл бұрын
Masha Allah waa dad quruxbadan oo akhyaar ah...Jacyl baa ka buux dhaafay..
@guledhassan5625
@guledhassan5625 3 жыл бұрын
Mnsh allh wa labo qof oo si sharaf leh u wada heesaya qaar baa isku dheg dhegaya dadka hortooda oo aan xishoon kuwani wan u bogay mnsh allh isku waara abid idin taageera
@shamsomaxamed3845
@shamsomaxamed3845 3 жыл бұрын
Waaw waaw waa lamaano qurux badan m.a iyo hes cajib ah runti
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Qalbi nuura iidaa 🤩
@mudutailor4265
@mudutailor4265 3 жыл бұрын
Bilqeer iyo macalinkeeda yuusuf xaybaro
@deqogurey3372
@deqogurey3372 3 жыл бұрын
Masha alh Alaha isku keen barakeyo lamanaha qaarniga asluub iyo daganan iyo cod Masha alh fananin adab leh
@maxamedxasan5621
@maxamedxasan5621 3 жыл бұрын
Axsan hees cadawga alle haidin kaqabto ❤❤❤❤
@abdikadirhussein1039
@abdikadirhussein1039 3 жыл бұрын
Fananad iyo fanaan guuleysta yusuf iyo. Bilqeyr
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 жыл бұрын
allha isku kiin daayo iyo awlaada allha ha inka dhexbeero aaamiiin yaa alaah
@ibrahimcabdixasan6794
@ibrahimcabdixasan6794 3 жыл бұрын
M.a lamano iskunuura misana fananiina xaybaro waxan leeyahay genyada bil qayr waliga hakuciyarin
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 3 жыл бұрын
Heesaha musikada leh ma jecli laakiin Bilkheyr Iyo Yusuf oo kale xusuus jecel ay geliyen Illaahey ha isku kiin xafido
@muniirmohamed3818
@muniirmohamed3818 3 жыл бұрын
Bilkheirey alle kaqaadhi maayo Yusuf bi'idnillah ....,love umuuui lee adhi
@sumayamohamed7855
@sumayamohamed7855 3 жыл бұрын
Waaaw habar gidir iyo habar jeclo ishelay habraha hanoladaaaan
@abdirashidwarsame786
@abdirashidwarsame786 3 жыл бұрын
Midkee Habar jeclaa
@sumayamohamed7855
@sumayamohamed7855 3 жыл бұрын
@@abdirashidwarsame786 wilka
@D-izzy00
@D-izzy00 3 жыл бұрын
Bilkheer way kabaxsatay. Inaba caadi maaha, siwacan ayaad usoo nooleyseen heesta.. Thank you both 😊
@idilali7432
@idilali7432 3 жыл бұрын
Machaallah isku waara from🇩🇯
@cabduqaadibiike2970
@cabduqaadibiike2970 2 жыл бұрын
Ayaga aroos miyaa
@fardowsawarsame8484
@fardowsawarsame8484 3 жыл бұрын
From uk isku waara wallhy qaliyh
@sugulemohamed3706
@sugulemohamed3706 3 жыл бұрын
Woow LamaanaheygA ♥️✌️
@who-zainbinsalat9086
@who-zainbinsalat9086 3 жыл бұрын
From garissa county Walalaxa iskuwaraaa ayan ithin oranahaya
@sagalabdullahi2711
@sagalabdullahi2711 3 жыл бұрын
Alle igama qaadan Ahmed igama qadan qalbi uroone iidaa❤❤❤❤
@sammie1163
@sammie1163 3 жыл бұрын
I love bilkheyr iyo yuusuf waa idin taageeraa anaga oo jooga dalka holland. Guuleyso inadeerkey yuusuf.
@filsanabdilahi3113
@filsanabdilahi3113 3 жыл бұрын
Yusuf. Inaderkay qali and dumashi bilkhyr isku wara 😍😍
@roblesaciidkusow4611
@roblesaciidkusow4611 3 жыл бұрын
M.a lamaana isku qalma waye bilkheyr Ahmed gabadha kaliya ah fanka aan ka taagyeero
@nimcosayid4636
@nimcosayid4636 3 жыл бұрын
Masha Allah eesh calaa sowt wlhi yusuf iyo bilkheyr labo aan jeclahay oo codna macaan ilaahay ha isku kiin xafido 😍😍😍😍😘😘😘😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏
@shariifocabdullahi6084
@shariifocabdullahi6084 3 жыл бұрын
Asc
@hananmuse4595
@hananmuse4595 3 жыл бұрын
Allah Idinmakala Qaado 💑🤲
@dagancali6577
@dagancali6577 3 жыл бұрын
hambalyo hambalyo lamano ku dayasho mudan alow isku da
@hamdidakal4787
@hamdidakal4787 3 жыл бұрын
Heestan waan kahelay iyo lamahana shidan ale haiskudayo
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 жыл бұрын
aaamiiin allah isku daayo
@najaahahmed1491
@najaahahmed1491 3 жыл бұрын
Masha Allah wllky xaybaro iyo dumashia bilkhyre
@shamsomuxidiin8723
@shamsomuxidiin8723 3 жыл бұрын
Masha alaah waad isku nuureysiin bilqey iyo xeybaro alaidima kala qaado
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Wiilkaygii iyo fumashidey isku waara💚🗯️❤️
@raxmacabdi9746
@raxmacabdi9746 3 жыл бұрын
Mashallah wallwadya alle Haadiin day waayo banda 💝💝🌷🌷🌷💝💝💝🌷💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💯💞💞💕💕💘💝💝💥👏💑
@ubahnurhusein8736
@ubahnurhusein8736 3 жыл бұрын
Waaw isku waara maansha alaah xeybaro iyo jano bilqeyr 😘💞
@guhaadcadde5637
@guhaadcadde5637 3 жыл бұрын
Masha allha allh isku barakeeyo lamaanaha qarniga oo is doorty weliba isku qanacsan Gacal iyo sokeeye isku tihiin nololaada inta nolol jirto Abdi askari tube waa kaaga mahad celinaa sida mar walba usoo bandhigti xaqiiqada heesoyinka macan. Thnk zxpyaal Inta commentigeyga akhrisayne waa mhdsnyin🥰😁🙏🙏🥰
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 2 жыл бұрын
Alla Igama Qadan Qalbi Nuura Idaa😍😍👍
@ismacilxuseen5525
@ismacilxuseen5525 3 жыл бұрын
Wllhi heestaan xalay ayan maqleey dani saka ayan dhageysanooyaa wallhi wanka heley heestan Marsha allh
@salmocqaadiraadencadde2174
@salmocqaadiraadencadde2174 3 жыл бұрын
Axyaa Hees 💕👍
@fardowsaali5997
@fardowsaali5997 2 жыл бұрын
Wlhii wantitageraaa lamanaha isjecl ❤️❤️🌹🥰🥰
@dekaabdi6052
@dekaabdi6052 3 жыл бұрын
m.a iskuwara fananinta qeyma leex
@haajirashiik328
@haajirashiik328 3 жыл бұрын
Gabadha cod macaan
@hiboali5860
@hiboali5860 Жыл бұрын
Maaasha allah wlhi reer aan jclhy allooow idiin xfid bilkheyr io zeygeeda
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
Khadra Daahir u cod ee kaa Bilkhayr
@dekasalad1932
@dekasalad1932 3 жыл бұрын
form Stanbul ❤🌹
@user-lu2zv4fv1l
@user-lu2zv4fv1l 5 ай бұрын
Xeey baro❤
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Bilkhire quruuuuuxleeeeeey maashaa allah baarakallah
@alifarah2887
@alifarah2887 2 жыл бұрын
Alle igama qaadan qalbinuura idaaya khadiija
@khadijaishaq5242
@khadijaishaq5242 2 жыл бұрын
Amiin ya Rabb macan badan love u 😘😘
@zainabgarad289
@zainabgarad289 3 жыл бұрын
Mansha allh isku waara ❤🌹
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Rabaw ha iiga qaadin qaadin qadraaaaayqarancada faraxsan laygu Xamdiyaaaa.5
@cabdiqaadirmuhammad7267
@cabdiqaadirmuhammad7267 2 жыл бұрын
yuusuf walaaloow gabadhaan xageed ka heshay wlhi gabadha waan ka helay ilaa 2021 ilaa hada baan dhageeystaa heestaan calashaan si aan u arko bil qeeyr heestana waay iga hor maaday saan maalin walba aan ugu soo cel ceshanaay hada waan karaah saday heesta gabadhana kama ahaan karo ee maxaan sameeyaa ila tali walaal
@BadriHeegan
@BadriHeegan 3 жыл бұрын
Abdi askri sxb markad muqalka editing gareso heska hasarin markad dhameso editinka hesta sar Music waxba kujiro mahdsanid wll
@fehabd3516
@fehabd3516 3 жыл бұрын
Maansha Allah waxaasa coda❤❤❤
@kadarguliye8454
@kadarguliye8454 3 жыл бұрын
Iswasa wallaha
@romaheart3654
@romaheart3654 3 жыл бұрын
Mansha alah Yusuf iyo bilhqeir keep going 💞💞💗
@ahmedabdulaahi3973
@ahmedabdulaahi3973 3 жыл бұрын
Best song xaydaaro iyo bilkhayr💜❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯
@saynabahmed7504
@saynabahmed7504 3 жыл бұрын
Xaybaro hoygii fanka ayuu ka soo jeeda e yaa cod ku gaadha dumashidayna
@MCX6244
@MCX6244 3 жыл бұрын
Cod waa udhalasho ee meel qura kuma xirna
@sumayamohamed7855
@sumayamohamed7855 3 жыл бұрын
Dumashidana wa habar gidir hoyga feerka kasol jeedaa
@legendkiller4949
@legendkiller4949 3 жыл бұрын
Woow maashaa allaah isku waara London aan idinka soo taageeraa Ina adeerteey iyo dumaashigeey noolaado 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💞
@abshirmaxamudoffinel2879
@abshirmaxamudoffinel2879 3 жыл бұрын
Indhaba caadi ma ahan
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 3 жыл бұрын
Xasuustii xasan adan samatar iyo maamo khadro dahir . bilkhayr iyo xaybaro waxay kamid yihiin fananinta fara ku tiriska ah ee inoo buxin karo boski fanki hore
@maxamedaadanmacalin8269
@maxamedaadanmacalin8269 3 жыл бұрын
Ma shaa Allaah isku waara
@ifraaxmiisan8490
@ifraaxmiisan8490 3 жыл бұрын
Mansha Allah horey usocoda
@xanancabdilahi6992
@xanancabdilahi6992 3 жыл бұрын
Wow caadi mahan ✌️✌️✌️✌️❤️
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Abdi askari 1m wax yar ayaa uka dhiman subcribe usaara asxbta xasid mafiicno keep going sxb
@cabdifitaax3352
@cabdifitaax3352 3 жыл бұрын
M.a ku wataa lamanaha qarniga 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟❤❤❤
@filsaninaxasn1240
@filsaninaxasn1240 3 жыл бұрын
Waaw iskuwara cadow ale idinmatuso
@XamdimuuseXamdimuuse
@XamdimuuseXamdimuuse 2 жыл бұрын
Masha allah yusuf iyo bilkhayr ❤💚💖👄👄
@nasroofficial3239
@nasroofficial3239 2 жыл бұрын
Mansha Allah walaalkaya xaybaro iyo walshaya bilqayer isku waar
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
*𝗢𝗻𝗲 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗺𝗼𝘀𝘁 𝗕𝗲𝗮𝘂𝘁𝗶𝗳𝘂𝗹 𝗦𝗼𝗻𝗴 𝗘𝘃𝗲𝗿🇸🇴*
@cabdinuurcabdulaahi6599
@cabdinuurcabdulaahi6599 3 жыл бұрын
Man sha alah lamane qurxon
@sukhramuuse4145
@sukhramuuse4145 2 жыл бұрын
Waaaw masha allh ilahy haiskadyo noloda itay nolo jirto walhya macn 🥰👌👌👌👌👌❤❤❤💋💋
@raxmoabuukar2580
@raxmoabuukar2580 3 жыл бұрын
mansha allh ❤❤❤❤❤lamane queux badan
@bintiburco4485
@bintiburco4485 3 жыл бұрын
Viva qoska nagu soo kordhay
@mohameddekboss5461
@mohameddekboss5461 3 жыл бұрын
Gar iyo gardaraba waan idin wataa
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 3 жыл бұрын
Lamanahan waa kuhayzta wakalay arag qaramkibay sonoleyeen wlle
@HassanHussein-zw6rm
@HassanHussein-zw6rm Жыл бұрын
Always fantastic and shine with nice dressed.
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 жыл бұрын
Axsan sood bilkheer iyo yuusuf
@fartunhussein2276
@fartunhussein2276 3 жыл бұрын
Masha Allah💕💕🎁🎁💑✔✔✔👏👏👏
@user-fw7wk8si7y
@user-fw7wk8si7y 3 жыл бұрын
Xaybaro &dumo bilkhyr jecliyaa
@jeydink438
@jeydink438 3 жыл бұрын
Yaarkan wan isu qalanaa🤐
@xaliiimamahad8084
@xaliiimamahad8084 3 жыл бұрын
From bosaso m.a lamanahan allaw isku daa aad ban idiin taagera
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Layga dooqay dooney jeclaaday dumar badnaaa layqadariyaaaa wax badan saan ahay darjo dheerahay dumaar uwataa la aantay la liicaa la layrsannwaayaa. 5
@hawoabdirahman1501
@hawoabdirahman1501 3 жыл бұрын
Masha allah codka iyo heesta
@qeyraadan2458
@qeyraadan2458 2 жыл бұрын
Mashallah couple 💑 wish you long life ahead
AYAAN WADANI IYO YUSUF XAYBARO | WARAN CAASHAQ | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
10:48
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 32 М.
DAAWO | YUSUF XAYBARO IYO BILKHAYR JANNO | CODADKA HEESAHA QARAAMIGA AH |
21:33
XAYBARO IYO JANNO FAMILY
Рет қаралды 93 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22