Min weyn iyo min yaro | yuusuf xaybaro iyo bilkhayr ahmed iyo safiyo maxamud barnaamijka ciida

  Рет қаралды 959,501

KASKEY PRODUCTION

KASKEY PRODUCTION

3 жыл бұрын

Min weyn iyo min yaro | yuusuf xaybaro iyo bilkhayr ahmed iyo safiyo maxamud barnaamijka ciida

Пікірлер: 667
@hoodogaas4141
@hoodogaas4141 3 жыл бұрын
😂😂now meesha wxabaa ka dhacay lkn anuuu waxan aHay kooxda safiya maxmud naag kle wax la cuney gacliye oran myo😂😂😂kooxda maseyrka like ta☝️
@ismahaanabdirahmaanmaclin1541
@ismahaanabdirahmaanmaclin1541 3 жыл бұрын
walashey bilkher iyo dumashigeyga Yusuf xaybaro guul wacn ayaan idinleyhy bye xabiibtii
@suraley7596
@suraley7596 3 жыл бұрын
Kula mid ahey zhp ☝🏻😂😂😂
@naciimacismaanxuseen8375
@naciimacismaanxuseen8375 3 жыл бұрын
@@suraley7596 jnnbb
@abdifatah5475
@abdifatah5475 2 жыл бұрын
554
@abdifatah5475
@abdifatah5475 2 жыл бұрын
45 65455555545545545455
@ikhlasabdijama793
@ikhlasabdijama793 3 жыл бұрын
Run ayaanba mooday intii minway aheydey is muujiya 😫😫🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@amalluza9389
@amalluza9389 3 жыл бұрын
Waleel nin naag kale ikadBa keenay kuma dhaho gacaliye team safiyo ayaan ahay kabax guriga naag yaheey team safiyo gacata taag☝☝☝
@queenasmaofficial7376
@queenasmaofficial7376 3 жыл бұрын
☝️☝️
@hibomoussa4947
@hibomoussa4947 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 жыл бұрын
nin naag qabo allow ha ibahin🥺
@hodadegan5353
@hodadegan5353 3 жыл бұрын
Aaamin
@hamdicdy8148
@hamdicdy8148 3 жыл бұрын
Aamiin lkn minyaro markd noqoto naagta kaa horeysay noqoshada oor iyo garaab baad mid soo gali aadba dheheeye
@fadumoali620
@fadumoali620 3 жыл бұрын
Waan noqon maxaa yeele ninkii fiicnaa naagbaa heeysato kiikalan guriga hoyadii ayuu canjeerada Ka cunaa maxaa diidaayo in aan dhaqaalaha ladhuuqo nin naag. Qabo waa laisku arke min yaro wax Ka macaan maleh huuno nin qalalan ha u fadhin meel baruu markaad usoo samirto kaa dhaqaaqi kkkk nin naagqabo iga badan haiska maqnado mid kaligiis ah kkkk
@amaansanamaansan6533
@amaansanamaansan6533 3 жыл бұрын
Nin naag qabo wax dhaama la waa nin qalalan u samir ka bacdina naag ha kaa arooso ee maseyr u dhimo waxa ka roon mid qabo aroos markas haduu kaa daba keeno nabar aad fileysay naxdin maleh
@suaadabdirizakahmed6371
@suaadabdirizakahmed6371 3 жыл бұрын
Kuwaas aaba ugu fiican aniga wax kale iguma baxdo😂😂😂😂😂
@maahiimoha8709
@maahiimoha8709 3 жыл бұрын
Ani safiyo maxmud ayaa ahy maseeryaasha🤣🤣
@maryanabshir6759
@maryanabshir6759 3 жыл бұрын
noqoshada grob iyo ooribad midsogali😂
@queenasmaofficial7376
@queenasmaofficial7376 3 жыл бұрын
Ana ku la mida
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
ILAAHOOW NAAG MINYARO HANAGU KEENIN DHAMAAN INTA XAASASKA AH AAMIIN YAA RABBI
@xamadicciise3516
@xamadicciise3516 3 жыл бұрын
Aaamin yaarabi
@ummuhamdi8413
@ummuhamdi8413 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@halimahirsi1873
@halimahirsi1873 3 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@zamzamhussein3816
@zamzamhussein3816 3 жыл бұрын
Amiiiiiin amiiiin🤲🤲
@ayaanabdi503
@ayaanabdi503 3 жыл бұрын
aamin😂😂😂😂😂😂
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 3 жыл бұрын
Yuusuf xaybaro inaad ehelkii fanka tahay waakaa muuqataa reer koofur hadaan nahay nalaga habaar heesaha ❤️💝
@nazmaabdy7186
@nazmaabdy7186 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@susum9099
@susum9099 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hudiitha4465
@hudiitha4465 7 ай бұрын
Awlaadii .............😂
@alidhicis9313
@alidhicis9313 3 жыл бұрын
Wey iga gadantahay Ani heestaan hory usocda bilqeyr yuusuf xeybaro iyo safiya waan idin wataa
@fozia-qalanjoshabdurahman6568
@fozia-qalanjoshabdurahman6568 3 жыл бұрын
Kkkkkkk waxbaa kadhacay, bilkhayr baan wataaa 🥰 kulahaa noqoshada garoob iyo ooribaad midsoogali 😅
@sacdiyoahmed9977
@sacdiyoahmed9977 2 жыл бұрын
inta miweeyna raacsan farta hatagaan😂
@najahaddey7677
@najahaddey7677 3 жыл бұрын
Safiyo ka bax guriga ku teh karbash wlhi hhhh team safiyo ahlu maseer 🤣🤣🤣
@rahmamuhyadiin7522
@rahmamuhyadiin7522 3 жыл бұрын
Heestu wexeey kumacaned tan minweynta jileysa kaliya iney qado minyarada iyo ninkuna iska dayan inta xanaqday sideydo kale intey heestu socotay
@ismabeautyhena6483
@ismabeautyhena6483 3 жыл бұрын
Wwwww masha allah waa kabaxsatay wllshey qali safiyo dhnkada ahay runtii iga tufan nin haweystay naag kle🤣💞💯
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 3 жыл бұрын
Mashalah safiyo maxamud jaliinkeda waa ka helaya walahay😂😂❤️❤️
@xilwalove716
@xilwalove716 3 жыл бұрын
Walle deganaantu waa dahab masha allah viva safiya👏👏👏👏👏👏👏
@foos7330
@foos7330 3 жыл бұрын
Wow waxasa hees ah xusuus oskerkaa jebiseyn waa heestii ugu horeysay minyare iyo min weyn 😭
@siyaafarshaxanofficial7126
@siyaafarshaxanofficial7126 3 жыл бұрын
Leyma tuso minyaro wllhi igaa daa naaag kle 😪
@hamdaabdulkadir6598
@hamdaabdulkadir6598 3 жыл бұрын
Min weyn baa magac leh💪
@Culimocumar101
@Culimocumar101 3 жыл бұрын
Toloay minwayntii waa laysugu tegey 😭😂
@ummuhamdi8413
@ummuhamdi8413 3 жыл бұрын
Wankxumahy inleyskutago lkiin an kulayelane xajikee cadi iskadhig oronlahay
@susum9099
@susum9099 3 жыл бұрын
Waligeeda nin soomaali wuxuu dabo booda minyaro😢
@yasminbilleelmi2593
@yasminbilleelmi2593 3 жыл бұрын
Axzan heees kooxda safiya ahay ani👌👌👌👌👌
@queenahlaam557
@queenahlaam557 3 жыл бұрын
Nin ino naag ila guursado saa unecbahy le wajigesa xita ina si arko 😏
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 3 жыл бұрын
Hees iyo badh weeye iyo fanaanid cod macaan😍😍😍
@abdiyeyshahi8656
@abdiyeyshahi8656 3 жыл бұрын
Anuu wxn lasaftey durbaba min weynta Safiyo😂 garoobnimo wax dhamo lwaa intey Bilkheyr kgu bashaali laheyd😂😂😂 Via Monogamy= 1 xaasle
@yusufyare607
@yusufyare607 3 жыл бұрын
walahi wax kale hees casdi aan aheen runti sami keyga yusuf xeybaro iyo jano iyo dhumashida kale runti hor mar wacan ayaan idin rajeyha in badan insha alha
@nashaadcali8098
@nashaadcali8098 3 жыл бұрын
ilahayow run hakagadhigin 🤣bilqeyr isku wara ubadqeyr qaba Allah idinsiyo
@ma_dhaafe1637
@ma_dhaafe1637 3 жыл бұрын
Waa min yaro naag kalu leeyay ninku 😅😅
@zaytunalicolow9479
@zaytunalicolow9479 3 жыл бұрын
Walhi yuusuf xaybor hes ta cajiib run tii wwww
@queenramlish5773
@queenramlish5773 3 жыл бұрын
Heesta wa bar go jawabteena team maseer ayaa dhimn
@munahappy145
@munahappy145 3 жыл бұрын
Xaybaro iyo bilkhayr waxay niyad jabka intaa leeg eed gabadhii kula kacdeen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zundushassan8659
@zundushassan8659 3 жыл бұрын
Best song weye xaqiiqo jirta ka hadlaysa
@abshiroabdullahi1570
@abshiroabdullahi1570 3 жыл бұрын
Waa hees mcn lkn raali gelinta safiyo ayaan rabnaa wayo waalagu firaa ama guriga dhaqo ma qaadan karno hadaan nahay bahda ween 😘😘😘😘
@user-dk7bw7qx4g
@user-dk7bw7qx4g 3 жыл бұрын
Saax wakugu racsanhy abshiro abyo
@shariifnuur1319
@shariifnuur1319 2 жыл бұрын
A 11 a33
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 2 жыл бұрын
Bahda ween safiyo miyaaa
@fatumoabdi9910
@fatumoabdi9910 2 жыл бұрын
Mogow bhda wayn hadan nahay ma ogili aniga garob numadaa dhanta
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 жыл бұрын
Walee garoob lee noqonaa 🙄😁 mahee nin naag ilama Guur sanayo 🤣
@sacdiyaahmed6141
@sacdiyaahmed6141 3 жыл бұрын
Sax waaye adna hala guursan ok ✅
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 жыл бұрын
@@sacdiyaahmed6141 ok
@rahmamohamed9428
@rahmamohamed9428 3 жыл бұрын
Maka haraa ayaad leedhay hhhhhhh
@sundusbashiir810
@sundusbashiir810 3 жыл бұрын
Lacalaa ninkaaga hduu guursado marnaba ha uga tagin ninkaaga naag gadaashada timid
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 3 жыл бұрын
True
@queenfahan8614
@queenfahan8614 2 жыл бұрын
Team maseer ahy ilaahow nin naaqaba haibadin🥰🥰🥰
@zariabile6163
@zariabile6163 3 жыл бұрын
Minyaro indho adakaaaaaaaaaaaaa yaaa dhirbaaxo kaga Goya 😂
@saafimohamed4923
@saafimohamed4923 3 жыл бұрын
😁😁😁
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 3 жыл бұрын
Ani illah iigama dabakeeno minyaro hadey dhacdana xiisahaygaba dhamaadey waanba iskaga dhexbaa wllahi ama taasuu soo dalaqin
@katramohamed9336
@katramohamed9336 3 жыл бұрын
Team minyaro hadan nahay cidii waali noo bilowdo wan kasii walnaa
@saharaahmed1875
@saharaahmed1875 3 жыл бұрын
Hhhhjjhhhhhh
@badriyakhadar8486
@badriyakhadar8486 3 жыл бұрын
Min wyntu siwcn ayay ujilyzaa wllhi
@zakariyeidiriz7514
@zakariyeidiriz7514 3 жыл бұрын
Erayda maclinakygii Dugsiga hoose madad Af_somaaliga. #Cali maxamed saleemaa Keeping going ustaadka
@DamashTv3615
@DamashTv3615 3 жыл бұрын
Guulayso yaa Idiris
@rukiahussein5348
@rukiahussein5348 3 жыл бұрын
Noqoshada garoob iyo oori baad mid soo geli ✌😁😆😆😆 Team minyara halkaan idin ka salama Magaciiin ha jiro waxaan qasi karnana waa qaseynaa 🤨🤨🤨
@farxiiyaxuseen6977
@farxiiyaxuseen6977 Жыл бұрын
waan Wadana
@Saluukpp
@Saluukpp 3 жыл бұрын
Gabar aqli badan #bilkhayr ogol gabadha lala qabo in eey ninkeeda isla qabo raliyo laga helaa Marwada koowaad samir
@zainabgarad289
@zainabgarad289 3 жыл бұрын
Haduu meel i gaystana wax ka goosan maayee hayna wada gardaadshee gooha jooji oo samir bilkhayr axmed baan wataa 😁😁😁😁😁😁😁
@omiirahoney2141
@omiirahoney2141 3 жыл бұрын
Farax yadu markay Arkan in Labo Naagood isku Haystaan Farxada ay ka helan lama so koobi karo wllee in Aanan Gabar wallashy ah Dhawac Dhimato ku kalifi kara ku Sameen
@sagalmohamud614
@sagalmohamud614 3 жыл бұрын
😂noqoshada groob baa noroon team maseer
@aaminomomhamedbarre7921
@aaminomomhamedbarre7921 3 жыл бұрын
ani safiya wata walhi iga wad nin nag kale jeney😂😂😂😂
@muminamoulid9801
@muminamoulid9801 3 жыл бұрын
Me team bilkheeyr ,wayo waa ruun niin naag madaynayo ee kuqadhoo xeybaro 'ameey eheen waali ama garoob nimo diyaar unoqo
@jirfe
@jirfe 2 жыл бұрын
Anigoo nin ah safiyo ayaan la jiraa because gabadhaan jacaaylka isku guursanay IYO kalsoonida naag kale kama daba keeneen one ALAAH one world one love 💕💯💯
@anisaqueen7496
@anisaqueen7496 Жыл бұрын
Jah masha Allh ki la radi jiray aya thy
@sundusbashiir810
@sundusbashiir810 3 жыл бұрын
Gabdh kastee minwayn ah waxaan kulatalin lahaa naag gadashada timid ninkaga iyo reerkaga ha uga tagin hduu xumaan kale lahayn adaa minwayntii sharfanayd ahd minyaro ilmo iyo xiiso lee looguurdaaa hhhh comntgan yaan laga xumn
@laylocabdi5941
@laylocabdi5941 3 жыл бұрын
Sidaa mxaa kutiri
@sundusbashiir810
@sundusbashiir810 3 жыл бұрын
Waa sax walashay reer kaga miyaa gabar kulamida uga tagi lahayd
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 2 жыл бұрын
Waa balan tii lela gursaday inan u baneynin booska oon Ayada ka buriyo booska ,sida An u fadhiyo rerkeyka ,Ayantusaya ina lenfuro ba modeysaa lkncashirka An u dhigi dono Ana ku ka so socodsiin,wyo go aan baa ku qatay nagta ina Lela gursaday xata maser tir iyo maslaxo ma leysiin,lkn carurteyda baa ka qaalisan waxas mana u baney dooni booska wan u fadhiyi karaa inkasto Asiga isbadaly dhib iyo santaak uu la so baxay iyo cadaalad daro baa ka delaremay,lkn Ale Ayaa xaqsoore eh ,insha allh kuman raagayo Asi
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Gabadha waa layskugu tegay😂😂🙄zowta la dhaho ninku gabadha u horayso uu gursado kuwa kale waka jecel yahay😂😂
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
hees xikmadaysan🥰🥰🥰😍😍😍❤💯
@rahmobaariyow9525
@rahmobaariyow9525 3 жыл бұрын
Hooy safiyooy dhiiqaa luga lugui galiyow haayaa bilkheyr yaaney runrun kaaga maseerine ka kud maha yohooy🤣
@Jasmin72277
@Jasmin72277 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣yaa dhaajinoosaa
@rahmobaariyow9525
@rahmobaariyow9525 3 жыл бұрын
@@Jasmin72277 🤣🤣🤣🤣 ninki.farxaanoow lahaa😀
@munodhagcas7410
@munodhagcas7410 3 жыл бұрын
@@rahmobaariyow9525 🤣🤣🤣
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
Sax saygeeda uga fagow hadii kale heeeeeeeeeeeeeeeeeee kkkķkkkkkkkkk
@abduladifabdulrahman5069
@abduladifabdulrahman5069 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@sagalhashi6373
@sagalhashi6373 3 жыл бұрын
Xaaskaaga ka xishood yuusufoow Muraayad axmed aadan gabar sharaf leh abaayo ka tag nin naag kula guursaday nin maahanee allaha ku xafido
@zamzamhassan1889
@zamzamhassan1889 3 жыл бұрын
O hees unba modaa ma runba ma la qabaa
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 3 жыл бұрын
Kkkk nag lalama qabo bilqery e wa un hees
@fadumociisemohmud5911
@fadumociisemohmud5911 3 жыл бұрын
My team bilkheyr team minyaro wale ina ka maseer siyi
@fadumociisemohmud5911
@fadumociisemohmud5911 3 жыл бұрын
Inaa nag ka maser siiyo moye wale ma maseero
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 3 жыл бұрын
Wan kugu raacsanhy sharfy team minyro nahy hhhh nin soomali naag deyn maayo wacdale
@mariomohamed1016
@mariomohamed1016 3 жыл бұрын
Ilaahw nin naagkle leh ma ciin ha inoo bidin uf uf bilkhyrey maseer nagalisay😄😄👊😅
@wardabayda1450
@wardabayda1450 3 жыл бұрын
Team safiya ismuuujiya 🥰❤️😂
@berlulainaabi6970
@berlulainaabi6970 3 жыл бұрын
Qosolkeyba iga dhameyen min yaradu indha adgaa kulah noqoshada garoob iyo oribad mid so gali 🙄😅😅
@cashomohamed4494
@cashomohamed4494 3 жыл бұрын
Wwwww 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 keep going 💓💓💓 walakey iyo walashey
@aaminomohamedaaminadaacad8595
@aaminomohamedaaminadaacad8595 3 жыл бұрын
Safa wan ku wata quruxey keep going sister 👏❤💋
@abrarashid9508
@abrarashid9508 3 жыл бұрын
Bahwenyaashaa ismujiyaa ilahayow naag yey igadabaiman
@halimafarah2430
@halimafarah2430 3 жыл бұрын
Ullahayow minyara musiiba adaaan kaaa magan galay Subxanallah
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 2 жыл бұрын
Dumarow garoob ama oori(xaas) mid soo gala 🖐🙌🙌😂☺️😍
@guledsimbamaceye8516
@guledsimbamaceye8516 3 жыл бұрын
www m.a safiyo cdey sxb qali hore u soco wad la haleshy bilkher wale hhh
@nimcoladen1506
@nimcoladen1506 3 жыл бұрын
Gacliye inaan dhoho gadaal kama aqbali Karo wan kugu raacsanahay
@amaalaxmed4369
@amaalaxmed4369 3 жыл бұрын
Hees aan ku shetay ma arkin wan wataa hestan safiyo dhankeeda ahay belqeyr waa lagu qalday afkada in aad somarisa ma aheen 😁
@nuuraahmed5584
@nuuraahmed5584 3 жыл бұрын
Team safiya ayan ahay🥺🥺🥺🥺
@shaadiyaxuseen7047
@shaadiyaxuseen7047 2 жыл бұрын
Walee safiyo run run cml u jishay maseyrka sidey u haruuftameyso ya ila arkay🤣🤣🤣
@xaawoluulmuxudiin4731
@xaawoluulmuxudiin4731 3 жыл бұрын
Bilkheyr run run ayya u maseertay🤣🤣
@faraxcqaadir1240
@faraxcqaadir1240 3 жыл бұрын
Waxan racsany min wayiinad gar iyo gardarabaa
@istarliinqalanjo8155
@istarliinqalanjo8155 3 жыл бұрын
Naaaaag Aaaaaaaaa uuuuuuuuu ANA ISMODAY NO NO NO NO NO NOOOOOO ANIYO NIIN NAAG KALE HADAL QADAY ARXAAN NAMA DHAX YALO☝️UF
@fartuunabdi1094
@fartuunabdi1094 2 жыл бұрын
Safiyo Dahir Sifiican baay minweynta u matashay ❤️🙏❤️💪💯❤️
@faisaabdi747
@faisaabdi747 3 ай бұрын
Anoo xanaaqsan ban is arkay team safia ahay ani😂
@ubahali5155
@ubahali5155 3 жыл бұрын
Minweynta shekada run run ayba ka dhigi rabtaaye sida ay gabadha u kuureyso lee firi hhhhh
@bilyandhaan2533
@bilyandhaan2533 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh
@ummuhamdi8413
@ummuhamdi8413 3 жыл бұрын
Kkkkk
@Icando131
@Icando131 3 жыл бұрын
Bilkhyr run run ee minyaro u tahay noooh
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 3 жыл бұрын
Ma ila aragteey😂😂🤣🤣🤣
@iidlecompany4273
@iidlecompany4273 3 жыл бұрын
Bilkheyr ahmed Ali waan Ku wataa walal
@ishwaaqdagan4169
@ishwaaqdagan4169 3 жыл бұрын
Gacaliye inan dhoho galab kama aqbali karo waxasa gesiyad ladhaha safiya wanku wata
@idillove6981
@idillove6981 3 жыл бұрын
Ayyy cod mcn wlhi safiyo iyo yuusuf bilkhayr cod ayba kugu dileen wlhi labadaan😂😂😂😂😂
@aishomohamedabdi9831
@aishomohamedabdi9831 3 жыл бұрын
Hees iyo bar team safiyo ismuujiya
@kamilkayf4474
@kamilkayf4474 2 жыл бұрын
Wales waxbaa ka dhacay meesha bilkhayr baan raacsanahay sababtoo ah nin soomaali minyaro madaayee minwayntu booskeeda ha ceshato ninkeedoo jecel yay cararin nimanka soomaliyeed waa dheeman aan la heli karin keep going bilkhayr ilaah wuxuu qoray waa qadar rabi halugu sanro Muslim dhabaan nahay ❤️❤️❤️❤️🤣🤣💋💋
@onexx1
@onexx1 3 жыл бұрын
Heestan ninka sameeyey wlhyi imikadan ayn la fadhiyaaba
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 3 жыл бұрын
Maxa nagagalay
@susum9099
@susum9099 3 жыл бұрын
@@onexx1 Magacii abwaanka qisada noo wydii heesta marka kale ee aad aragto
@onexx1
@onexx1 3 жыл бұрын
@@susum9099 Waa qiso dheer walaal ee halkn kaagama sheegi karo. Apwaankana waxa la idhaa cali maxamed saleeban. kan waa gmail keyga adamtahir717@gmail.com
@dheehainaaxmad6686
@dheehainaaxmad6686 3 жыл бұрын
Walee xeybaro wxbuu kenay idin wataa dhmntiina🥰🥰🥰
@BariiraPodcast
@BariiraPodcast 3 жыл бұрын
Xaybaro islaamaha ha dhex dhexadiyo
@safiyocali860
@safiyocali860 3 жыл бұрын
Waba kadha cay tem safiyo samideyda ley racey
@mariamahmed3352
@mariamahmed3352 3 жыл бұрын
Caadi mahan min yarada gadaal ka gaar wa goob dumis horaa loo yiri 😂😂
@mumtazmuhumedahmedtazy4552
@mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 жыл бұрын
The facial reaction of safiyo killed me 😄.
@hibaaqmuxumed1778
@hibaaqmuxumed1778 2 жыл бұрын
Plm Bsxl0
@fatumanura1315
@fatumanura1315 2 жыл бұрын
She is acting as if its true🤣🤣
@safiyonux2015
@safiyonux2015 2 жыл бұрын
@@fatumanura1315 warehouse
@jawaahirsheekhbashiir7694
@jawaahirsheekhbashiir7694 Жыл бұрын
@@fatumanura1315 0
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Team zafiya mahamud😂😂😂ilhy baka magan galay naag kalle
@faayibraahin875
@faayibraahin875 3 жыл бұрын
Safiyaan kuhestaa naag kle xaraan igatahy😜
@zackdollarchannel2321
@zackdollarchannel2321 2 жыл бұрын
Noqoshada garoob iyo oori baa mid soo gali kulahaa min yarada saan dhan mee u kibir bdn thy😂😂
@Kaafiya.3660
@Kaafiya.3660 3 жыл бұрын
Minyaro waji maleh bolshiit
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 3 жыл бұрын
Dumarkoo Dhan Min Weeynadeey La Jiraan
@caashocabdullahi5360
@caashocabdullahi5360 3 жыл бұрын
Hhhh min wayn jwb baa oo hel Bilkhayr baa cashir udhigtay ❤️❤️❤️😂😂
@niciimaidiris2797
@niciimaidiris2797 2 жыл бұрын
Safiyo maxamed waku wata qalbi❤🥀
@zainabmohamed8945
@zainabmohamed8945 2 жыл бұрын
Maasha Allh lamaane guuleestay yuusuf iyo dheymantiisa alha idin xafido👌🥰❤️🥰💋✅🙏🌏🆎😂😍😭🤙🤲🌍😂💋❤️❤️
@zundushassan8659
@zundushassan8659 3 жыл бұрын
Dagaal culus bakadhacay hees tan😂😂😂😂😂😂
@saxarlasaxarla9314
@saxarlasaxarla9314 3 жыл бұрын
😂😂😂karbaash xalaal waaye oo bilkhayr ku socda 😂😂hayeey bilkhayreey is jir
@abdikadirjele6552
@abdikadirjele6552 Жыл бұрын
Wlhi waa run ismakaseyso bilker
@kaldeeqaadan7521
@kaldeeqaadan7521 3 жыл бұрын
Safiya maxamud ma ahan waa safiya maxames magaca naga sax wiilow
@sumayaclahi248
@sumayaclahi248 3 жыл бұрын
Team safiya ismuujiya naag kle marbo aniga shaadiyo sharf two ahay
@samdaamiisha1986
@samdaamiisha1986 3 жыл бұрын
Iga wale waa lays jafay😁
@hodadegan5353
@hodadegan5353 3 жыл бұрын
Garoooban noqon kara mahe inan layla qabeen⛏🔨🔨🔨🔨😡
@xalimomuxamed5835
@xalimomuxamed5835 3 жыл бұрын
18 jir anigo ah ayaa leyla guursada 30 jir caruur wadato 8 sano ayaa leslaken qabaa qaraar aduun waan dhamiyay aqiro iLaahey igumadaro kadarane nin faqiir aha
@ifraahali1038
@ifraahali1038 3 жыл бұрын
@@xalimomuxamed5835 😭😭😭😭😭 sorry abayo wlh aad ayaa iga xumahay
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 3 жыл бұрын
@@xalimomuxamed5835 Ax sorry wlhi wll samir
@duniyohassan8281
@duniyohassan8281 3 жыл бұрын
K(kkkkkkkk sas waye
@guhaadbaandofficial4826
@guhaadbaandofficial4826 3 жыл бұрын
Keep ging pro
@kadramahamud4088
@kadramahamud4088 3 жыл бұрын
Sax abaayo bilkhayr hadaaba ogoshahy waa ok ninkaaan ayaan sinqarsoodi ah u shukaansadaaa hadda waan isi soo yaacinaynaaaa
@somaaliinsouthafrika2721
@somaaliinsouthafrika2721 3 жыл бұрын
Kkkk Allah kacabsoo gabadha dhiiga haku karinin abaaayo
@faadumoahmed2764
@faadumoahmed2764 3 жыл бұрын
Ilaahow waan kaa maagan galay nin naagkle qaba
@nasrashariifofficial2941
@nasrashariifofficial2941 3 жыл бұрын
Gacliyee inaa dhaho galab kama aqbalikaro
@nimcoahmed5603
@nimcoahmed5603 3 жыл бұрын
Heetan qaybkale haloo sameeyo waynaga dhamatay iyadoon min waytii lafurin 😊😌
@ummuhamdi8413
@ummuhamdi8413 3 жыл бұрын
Kkkkk asbx dheh afkaada ale kunaq
@sumayocabdi4555
@sumayocabdi4555 3 жыл бұрын
Maxa loo fura ma iyada nin dadow dhacday maskale madaxa laga goyna ma hine
@DamashTv3615
@DamashTv3615 3 жыл бұрын
Ereyo iyo codadkoodii oo is helay Xaybaro, Bilkhayr iyo Safiya Boooooomb
@bushraabdirahmaan7575
@bushraabdirahmaan7575 3 жыл бұрын
Noqoshada garoobiyo oori baad mid soo gali😁😋team miyaro
@MindFuel364
@MindFuel364 3 жыл бұрын
Ka,bax guriga naagyahay. Abaayo ku tuf wlh, hah xanuun badanaaa 🤣
Tufaax Darajo iyo Mukhtaar Osman  | GOOGAA | 2018
7:50
Haataf Abdi
Рет қаралды 3,2 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 24 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 33 МЛН
KU CELIS XALQADDA 5AAD EE MUSALSAL KA WACDI IYO WAANO
33:14
Universal TV
Рет қаралды 2,8 МЛН
MOGADISHU''S GOT TALENT SEMI FINAL PART 2 QEYBTII HEESAHA LIVE MUSIC
1:16:33
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 2 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 15 МЛН
YUSUF XAYBARO IYO BILKHAYR AHMED | HEESTA QALANJO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
8:13
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,4 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 211 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 343 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 91 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 265 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,4 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 337 М.