Bisinka:- Lix dumar ah oo dhexda gashtey nin ay balamisey gabar uu shukaansanayay & waxa ka raacdey!

  Рет қаралды 25,029

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Ай бұрын

Dhacdo quus ah :- Lix dumar ah oo dhexda gashtey nin ay balamisey gabar uu shukaansanayay & tii dheered oo ka raacdey! Isla ninka ayaan wareystay.

Пікірлер: 154
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
Kheyr Aa sheegoysaa Aad baan ugu faraxsanhy meeqey niman badan gabdho dhibaateyen kufsi dil ceebeyn kamirad ka duubeen waa gabdho geesiyaal ah gabdho badan bey u aareen gabdho badan oo ay nimanku dhibaateeyen yaa cadaalad u raadiyey
@ruquyoamuse4584
@ruquyoamuse4584 Ай бұрын
Dumarka waa ceebeseen subxanalah doqonimo waye iyo naxariis daro
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Ай бұрын
kow😂😂😂😂kuwa malin kasta lakufsado kawaran
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 Ай бұрын
Manasar wax dhaaxaad wakeentey waxaa tahay suxiifi miican laakin rag xun ayaa jira naxariis laheen ❤
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Gabadh in aad guri. Ku shookansato .. Waa arin aad u xun .hadii aad qof shokansanayso meel aad gurigeeda ahayn ku balami hadii kale like this
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Ай бұрын
marka diinta la imaado guriga ino imaada aa o banaanan aana sax ah , nika ahlo diin aa omaleya kkkkkk
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
@@Nima.Mahmoud 2024 weeye .waxa diin ah laguma shaqeeyo hada balse .sxbta waxa fiican in aad ku balantan meel adigu aad ogtahay in aanay khatari ka jidhin
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Ай бұрын
@@Beru700 😂👍🏽
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Ай бұрын
@@zaki.zk- wa kugu raacsanahay Aniga xita xalimo ma aaminaaye 🤣🫣
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Ай бұрын
​@@Nima.Mahmoud waa run lkn qurxey imika yaa is aamina se yaan kuu aqaana hadaan gurigiina yimaado baananka is keen oo dad soo ka xayso sidaas waan ogalahy anu
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Allaahu akbar waa xanuun wllhi yrbbii
@Binthlm
@Binthlm Ай бұрын
Bisinka gabdho Allah kabaqa oo xishoda naxarista xagee idinka aaday 😢
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 18 күн бұрын
Subxanallah
@user-iu8eh9pw9y
@user-iu8eh9pw9y Ай бұрын
Marki hore dhar aya la isku dhaqi jiray hada sheekada meel xun ayey sii gaartay😢
@SaaraHaji
@SaaraHaji Ай бұрын
Gun Baa Heshay Wllhi xaqiisa Allaha Soo Dadajiyo
@asioaxmed875
@asioaxmed875 Ай бұрын
Ala ma waan ilaahay laga baqayn😢😢😢subxanalah 😪
@user-sw4qk8jb7c
@user-sw4qk8jb7c Ай бұрын
Subxaan maxay yihiin dumarkan waraabaha noqday musiibo ha ku dhacdee😢😢😢
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e Ай бұрын
Ummaddii waa u dhamaatay haddii Haweenkii sidaas u dhaqmayaan,waa meel aan dawlad ka jirin,sharaftii iyo Xishoodkii waa la Tuuray,meesha hadaan kala damybayn ka jirin waa dhibaato weyn,Kuwii lahaa madaxda baan Nahay Aaway,waxay ku mashquulsan yihiin wax kale oo shaqadooda ahayn,ilaahay ummadda Xaqa ha garansiiyo
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 Ай бұрын
Bismillaaah ilaahayow xasbunallaah
@user-mq2oj6el8q
@user-mq2oj6el8q Ай бұрын
Naago haku dilaan laydh markay wax igu dhuftaanba kacsi baa ka sii qaadi lahaa afartaba waan uureyn lahaa 😂
@Dasher10158
@Dasher10158 Ай бұрын
axax waxan abe ma leh walal ader wiil abti haduunu rabin maqasab baa dawladu ha soo qabto xoolahan
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Kkkkkkk guul guul hawenki wa is xoreyeen halkaas ka wado naago ku heshiyey wa dawaco ku heshiyey
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Ай бұрын
Ka wrn wll hadii aad nin aad u jecleed ku qiyaamo 6 nin kuu balamaan ay guri ku geeyan, kadib ay ku jir Dilaan, dhiig kaa. keenan, sharaftaada gabar nimo meel looga dhaco, camera lagaa duubo, miyaad jeclaan laheed so dulmi maaha Wll. "naftaada wxd la jeceshay wllkana la jeclow" kaba soo qaad wllkaagi kula dhashay aad dad ugu jecdahay, haduu booskan ku jiri laha.
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi Ай бұрын
Oo sidan ma sheeg sheeg ayey ka rabaan ilaahay haydinka so saaro.midan bisinka انا لله وانا اليه راجعون 😢😢
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
subxanallh wallhi saan waa xasidnimo may dhahdo xataa iga har
@maslah345
@maslah345 Ай бұрын
Naagaha nimanka noocaan ku sameynayo waa in lasoo qabtaa oo lamaxkamadeeyaa waa in sharciga lawafajiyaa
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 Ай бұрын
Cuntooyinka ugu nafaqada bdn ee caruurta lasiiyo wax ogow kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 Ай бұрын
Subxaanalllaah
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 18 күн бұрын
Soomaaliya waxaa ku nool dad Cawaan ah. Rag iyo dumar leh.
@mahadfeysalharuu4026
@mahadfeysalharuu4026 Ай бұрын
War ka celiya xasid sanaa😢
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Naagahan was in la soo xiraa
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 7 күн бұрын
Mid intuu mindida kula dhego Dhamaan inuu wada qalo ayey aheed
@user-cq9wl3kl5o
@user-cq9wl3kl5o Ай бұрын
Don't trust anyone woman and don't go someone House 🏡😭 men's you have to listen carefully 😢
@hawaali2760
@hawaali2760 Ай бұрын
laaxowla walaa quwata illaa bilaah munsaroow naagahaan yaan laga harin harin mujrimiin waaye sharafna maleh.
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 Ай бұрын
Shaqooyinkan waxay ka soo baxaan xarunta xalane Ninkan dhibanaha ah waxa meel ama guri cidlo loo gayn ka dibna waxay doonaan ku samaynayaan lakin nin adag 100 naag ma damci karaan Qofki caqli leh wu dareemi in la doonayo inad bulshada la iska horkeeno
@Respect__channel133
@Respect__channel133 Ай бұрын
Oo mxaa ka qaldan gabdhaha somaliyeed Ee waliba ku ku nool casimada subxanalaah iyo inta gobol ee u dhow mxaa naxariista ka qaaday wxn waa ceeb dumarow ragga waa nala dhasheen saan hala layska badalo waliba qof gurigaaga jooga dil waa ceeb😢
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Ай бұрын
yaaah ceeb kow😂isaga lama kufsan waliba lama dubin kuwa lafusado kadibna ehelkeeda kii kufsada loxareyo maxaa katiri
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Ай бұрын
Ninka Shukaansi iskama aado ilaa maa ay gabadha balamiso. gabadha may ceshtaan. halo soo xero gabdhahaan edebta daran.
@AAMINOXUSEENMOHAMED
@AAMINOXUSEENMOHAMED Ай бұрын
Gabar wa naxaris socoto balse wxa dhici karta wilkan in uu isaga gabdhaha uu kagardarna wxu kasameyay mayaro wlhi
@abdiadam3808
@abdiadam3808 Ай бұрын
shukaansi soomali un ayuu ka jiraa inta muslim sheegato , aduunka kale sharaf ayay u yaqaanaan qof ku soo xadgudbay , waana la dilaa sida saxda ah
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov Ай бұрын
Maxaa dil ka qof islaam ah uga dhageeysaa wax fudud ayadoo ladin ayaa sikale loo xalin karay ama sharciga lala tiigsan karay haduu yahay qof danbiile ah
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Dhiiga bani’aadamku dad buusan waxba ka’ahayn agtooda.
@CabdifitaaxCali-dk8fr
@CabdifitaaxCali-dk8fr Ай бұрын
kan waba miskiin maxa yeelay waxa laga rabay inuu weeraxo oo awood adeegsado hal hadi ceeji ku qaban laha way ka kala carari lahahayeen.
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw Ай бұрын
Rag aamusan ayaa gadaal kataagan haduu fakan karo wuu fakan lahaa
@mahadfeysalharuu4026
@mahadfeysalharuu4026 Ай бұрын
@@AbdirisaqMahamud-lc4gw😂😂😂😂😂waraa vaar run waaye walahi
@ju4965
@ju4965 Ай бұрын
Subxanalaah 😢
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Ай бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Ай бұрын
Yaab waa duni xishoodkii dhintay.
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 Ай бұрын
Meeqa ayaa gabdhaha somaliyeed la dhibaataynayey
@youngingace2674
@youngingace2674 29 күн бұрын
Rule number one never go inside 😮
@Quranic_114
@Quranic_114 Ай бұрын
Hotel-da iyo Lodge halagu balamiyo.
@user-tt4qv3xg6g
@user-tt4qv3xg6g Ай бұрын
Meesha waa magaaladee
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Naagahaas halasoo xiro haddii wax sharci ah kajiro deegaankaas.
@SiciidbaazicadeSiciidbaazicade
@SiciidbaazicadeSiciidbaazicade Ай бұрын
Marhore ayaan bistolo usoo qaati
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
War ninka maxey uduleysanayaan subxaanalaah
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Ай бұрын
Wallaahi waan ka dul boodi lahaa weyna nixi lahaayeen Balse kaasuu ku noqdayee anigaa ku fiicnaa been bay haayaan war naga tag dheh kaasi nin ma ehee!!!!!!
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 Ай бұрын
Nio Telegramkagu xanunada Nafsiga Ah aya Laga Qadaya Xidh Wlal Ma Fican Wan Dawakhayba Ka waran subxan Allah Wlal Jooji
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 Ай бұрын
Naagahaan waa in la soo qabtaa
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor Ай бұрын
Wuxu doqonsana nin raga ma la ciil ciila wlhi doqon àan wax kala aqoon waye😂
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 Ай бұрын
ar dumar ilaahey nooma jabiyo cadowaanaa wuxu 😢😢😢
@hodanabdilahi8694
@hodanabdilahi8694 Ай бұрын
Inuu miid uun qabsado oo nafta dhafiyay ahyd
@mariayusuf2614
@mariayusuf2614 Ай бұрын
Halasoqabto shuboginka😮😮😮😮
@ummuisra6271
@ummuisra6271 Ай бұрын
ALLAHA ugar gaaro miskinka waxushow ugacan galay nagihi wey washen wiil mala dhalanin miya nabsiga ad gasheen ALLAHA idin kaso bixiyo
@Wanaajiye126
@Wanaajiye126 Ай бұрын
Waaba yaabey naagaha wey soodhigten😂
@chouaibgoumaneh3733
@chouaibgoumaneh3733 Ай бұрын
Halodhiso😢
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Ай бұрын
Subxaanallaaah😢😢 wiil lama dhalan miyaa arxan daranaa
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Ай бұрын
Ilahow cadow gacanta hano gelin halasoqabto dumarkan
@faadumoali117
@faadumoali117 Ай бұрын
Sheekadaana bilaabatey miyaa hadana
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
baga wixi xaaraan iskubalansadaba tuma
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 Ай бұрын
Xaliimo dilaa ah 😮
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Ай бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@MaahirCade-p6p
@MaahirCade-p6p Ай бұрын
Kuwaan naago ma ahan waa xaywaano caadi ah
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Ай бұрын
Naago bila akhlaaq ah weeye hadhow marka ragu iska celiyaana rag ayaa dhahaya anaga ayaa dhalnay
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Ай бұрын
😢😢😢😢
@FosHussein-k2s
@FosHussein-k2s Ай бұрын
Saan la iskuma ogeyn dumarow
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi Ай бұрын
WEY KU SAXAN YIHIIN, YAA BALAMIYAY. WAXAAN SAAS U LEEYAHAY NINKA MA’AHAN NIN SI SHARAF LOO CASUUMAY EE ASIGAA JOOGI WAAYAY OO GABADHA LAGA REEBI WAAYAY KADIBNA GURIGEEDA UGU TAGAY! WAA AQASU NAASNIMO
@user-hx2yg2vg2f
@user-hx2yg2vg2f Ай бұрын
Meehan xamar miyaa
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Rageey ka barteen
@user-sn2et1ye9q
@user-sn2et1ye9q Ай бұрын
Kuwaan balaayo ale haku rido
@hasnaahmed1
@hasnaahmed1 Ай бұрын
Balaaya helooshinka maxey wiilka karabaan
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Ай бұрын
Xariifka in laga qaleeyo fcneef
@M45_0
@M45_0 Ай бұрын
Jileecaga ku keenay mar ba la dhinta mid ba midida kula qabsan laheed oo qali laheed. 😂
@maryanmursalmaxamed6517
@maryanmursalmaxamed6517 Ай бұрын
Allow nacab iyo naago ha noo jabin lkn nin balan aaday oo macawsta qaba waxay ma guri nag tu qabay jog tuu aaday
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
KKKKKK MAXAA NAAGO MOORIYANA GURIGEEDO GEEYEY
@user-do5wi4ki8c
@user-do5wi4ki8c Ай бұрын
Ala xanun badanaa somali ala kacabsigaa kuyar ala will mala dhalan miyaa
@user-qk7bt8kn5m
@user-qk7bt8kn5m Ай бұрын
Dumarkii makudarsame somali markan mel daran bay mareysa Wain cadalada lahorkeno wali si dag dag ah
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 Ай бұрын
Wa yaab iyo fajac 🤔
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Ma 4naag baad iska celin weysey fuley madibaan ahybaa laga yeersiiyey bagga bagga
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 Ай бұрын
Naaguhu cadowsanaa Alle idin cinqaab
@ilovemywife1504
@ilovemywife1504 Ай бұрын
Ragoow guri naag hadaad aadaysaan toortiina horay u qaato, waligaa ha ogolaan in lagu bahdilo
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q Ай бұрын
Sorry brother
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Wixii beryo dhexe socday baa lasoo celiyey miyaa? Waxaan maqli jirey naago nimay legdaan kama kacaan. Dumarna maahee waa bahalo video baa laduubaa maqlay.
@HIDOKAB
@HIDOKAB Ай бұрын
rag u jab waalagartay laakiin dumar u jab oo iskatuugtuug waaxanuun wllhay, waxaa rajeenaa in lasooqabto dumarkaas kafaaidaystay inkaas dareemada raganimi qaadeen. So sorry wllo
@sofiafarhan5246
@sofiafarhan5246 Ай бұрын
Telegramkada lingigisa no so dhig halkan
@mohamedisackaliofficial8403
@mohamedisackaliofficial8403 Ай бұрын
Walaahi mar xadaan mar kasoo fakado iyadana aakhira bey aadi lahayd markeeda😢
@AbdirahmanAbdi-ls9kk
@AbdirahmanAbdi-ls9kk Ай бұрын
Aloow caalaf ha ikutaarin naag mareexaan ah😂😂😂😂😂
@Imraan12
@Imraan12 Ай бұрын
Aniga xaaskayga waa mareexaan waa gabadh qiimo badan reer idil wax hakasheegin
@qalanjo730
@qalanjo730 Ай бұрын
Imisa gabdhod ad kaoyisiyen ragow adkaysta markina arsi hawen hasocoto shekadu
@user-uu4ry1yi5m
@user-uu4ry1yi5m Ай бұрын
Sorry runtii kuwan in hoyo noqodonan barito waan kaxumahay
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Xaliimooyin sidan maxay tahay
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walalkey munsar subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo ceeb
@saciid_iid
@saciid_iid Ай бұрын
Muqdisho masiibo gurato
@abuzemohamed4764
@abuzemohamed4764 Ай бұрын
Yahuuu 😡
@ilwaadsan5001
@ilwaadsan5001 Ай бұрын
Geedka hadeyna ka jarin Alxm ha dhaho😂
@suldaanka7576
@suldaanka7576 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-wp1un6tl7x
@user-wp1un6tl7x Ай бұрын
Balaayo shini ahdhexda ugalay😢
@canabiinadia
@canabiinadia Ай бұрын
Waa caadi tan meeqa dumar kufsaneyseen geedka inee ka jaraan aheyd Sheeko heysaan wlhi
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Ай бұрын
Hadii Adi Lagu Kufsaday nin kasta inuu yahay mid ku fara xumeeyay miyaa
@canabiinadia
@canabiinadia Ай бұрын
@@mohommetbashir4348 alla ka magan galay waxaas duleyste
@FayGulus
@FayGulus Ай бұрын
Nagaha hala soo xiro dhilooyinka
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Ай бұрын
Kuwan yaa isku aminaa oo aroosa waa gabdho gangster ah
@Ridwaanbiggie
@Ridwaanbiggie Ай бұрын
Sxp isug naagteyda kaga jaraya 😂
@haibaacsan9641
@haibaacsan9641 Ай бұрын
Gabdhow ad keysi lahaada
@HODANABDULAHIABDI
@HODANABDULAHIABDI Ай бұрын
iaamina wa gabdhaha ku jiro sofo88 Iyo loppeb 22 😂Iyo biinso 😂kuwaas arxan ma lahan wa ani cml
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor Ай бұрын
Waxn xagay ku nolyihi miskin calanka somali land bu xiranyhy mesha somalilan miya😂
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 8 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
IRAN | CHINA | ISRAEL  'WAA TAAS WIXII LAGA BAQAYAY' KALA BAX
13:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
Why the Netherlands is Europe’s Most OP Country
55:53
RealLifeLore
Рет қаралды 1,1 МЛН
QALBI JAB KALE! NINKI UGU QIYANADA BADNA NOLOSHA LAGU QABTAY
14:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 87 М.
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН