Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Afraad

  Рет қаралды 122,094

Universal Somali TV

Universal Somali TV

7 жыл бұрын

www.universalsomalitv.net
universalsomalitv
tvuniversal
www.instegram.com/tvuniversal

Пікірлер: 172
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 7 жыл бұрын
waxa la yidhi Rag abaartii waa arin la,aan Dumar abaartii waa ubad la, aan Geel abaartiina waa ilka la,aan, markaa geelu wax kasta wuu iska daaqayaa.
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 7 жыл бұрын
masha Allah waanlasocday afarta qayboodba hhh ninkaa iga qosluyey 40 jirkaan fadhiisanayaa kulahaa hhh bulaxaar 2013 ayaa iigudanbaysay
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 7 жыл бұрын
Alxamdulilah Allah ayaa mahadaas leh oo nasiiyay dhulkaas qurxoon iyo hantidaas dhex taala, dadkaygyse Allaha tuso tubta toosan. Barnaamijyadaan oo kale kama daalo daawashadooda, idlaanshohoodana waa idiir xanuujisaa, Allah ayaa mahad leh kadibna Cabdisalaan Herari iyo kooxda lashaqayneesay ayaa umahad celinayaa, cimri raaga, camal suuban, iyo caafimaad taam ah aya caziiz idinkaga rajeenayaa. Dhulka Soomaaliyeed waa wada qurux iyo udgoon kudamaashaada inta nabada leh oo noosoo gudbiya barnaamijyadaan oo kale inshallah, inta aan nabada kajirina Allaha siiyo nabad taam ah. Aamiin
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 7 жыл бұрын
wali intii aan daawanayay barnaamij kan ku ka qurux badan ama ka xiiso badan ma arag mahadsanid hereri safarka safarka kan ku xiga waa sayloo guyaalhelay halkuu abwaanku ka heesay
@qoraneosman3340
@qoraneosman3340 7 жыл бұрын
wlhi nolasha mcnkedu waataas neecowda wadankaaga ayey kudareensiineysaa horey usoco legend cabdisalaan hereri
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 7 жыл бұрын
MAASHA ALLAH NIMCAA FADHIDA DHULKA HOOYO DHULKA DADKII LAHAA AYUU SUGAYAA FADHIGA HALAGA KACO OO GACMAHA HALA IS QABSADO.
@samadonawarearrale4016
@samadonawarearrale4016 7 жыл бұрын
XAQ U DIRIR scp sare salan sare
@isseadam6565
@isseadam6565 6 жыл бұрын
ZEYD KHALIIFA ms
@isseadam6565
@isseadam6565 6 жыл бұрын
ZEYD KHALIIFA s0m6l1
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Alla dadku wanaagsanaa, oo hadana dayacsanaa. Gacantii dawladdii ayaa ka maqan. Insha Allaha waxan rajeynayaa in dawladdu u soo jeesato, oo ay mashaariic horumarineed u furto.
@ibnucali639
@ibnucali639 7 жыл бұрын
in badan ayaan suganaya mansha alah abdi salaan good job dawashada micnaheeda maha inaad indhaha ku raaxaystan ee somali idinka leh wadanka ee ogaada weeyi waa fariin xambaarsan wacyi galin marka aynu ku dadaalno inaynu wax ka qabsano nimcada
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 7 жыл бұрын
harbi ali insha Allah Khayr wllo ilahay ha yidhaah waanu dhisan gacmo wada jirbey wax ku gooyan
@ibnucali639
@ibnucali639 7 жыл бұрын
omar abdi sax sxb waa inan ku dadalna wada jirkeena iyo gacamaheena inan wadanka wax wada qabsano insha alah thanks bro
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 7 жыл бұрын
wadaadka lugeeyn beey ku faleeen hala quraan saaro
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194
@cabdirisaqmohamedadencabdi9194 6 жыл бұрын
Jarmalka 🇩🇪 ayan ka bartaa Xirfada kaluumaysiga 3 Sano aya ii hadhay Anaa warshado kasmayna ii samra
@tasliimmaxamood4458
@tasliimmaxamood4458 4 жыл бұрын
Waan kusoidhaweynayna
@danxarago8312
@danxarago8312 4 жыл бұрын
Hal Sanaa iminka kuu hadhay.
@samotalis8421
@samotalis8421 7 жыл бұрын
Dhulka nimcada taal Alle ha ina tuso horaa loo soconaya insha allah
@sabaadelmi587
@sabaadelmi587 7 жыл бұрын
Masha Allah. Keep up the great work.
@abdiali5387
@abdiali5387 7 жыл бұрын
Liiiday baratee bullo xaar na tus
@mohammed-jama
@mohammed-jama 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wllshay qaad iga qoslisay wlll
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Maxamad miyir xaaji in the baashaal 😂😂😂 meesha ragbaa isku helay
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Program fcn weeye Well done ✅ Hereri lkn 🇸🇴 somalia 🇸🇴 oo dhan kasoo Diyaari plz
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade 7 жыл бұрын
fck somaliya I love you somalilanad
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 4 жыл бұрын
War ma aqligad ka wasantahy indhaha abti kala fur waa jamhuriyadi barakaysnayd somaliland
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 7 жыл бұрын
WAX QORI WATA, AMA KAARE , MA, KU ARAGTAAN HALKAAN, NABDGALYO WEEYN AYAA IGA MUUQATA HALKAAN, ILAAHY HAY IDIIN SIDAADIYO, MEELAHA KALENA, EE SOMALIYA OO GUBANEEYSANA, SIDAAN IO SI KA, FIICAN!
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Amy Fadi aamiin walaal
@hassangeylan3409
@hassangeylan3409 7 жыл бұрын
Wlhi ad iyo ad ayan ugu xisay wadanki iyo dhulkeni hoyo mar wlbo oo an social media sogalo waxyabaha an radiyo oo an xiseyo waxa kamid ah video yada iyo barnamijyada lagasodubo wadankeni hoyo iyo dhaqankeni. Ilahow ha idilin anigon dib ugu laban👏👏👏❤❤
@cumarmaxamed5680
@cumarmaxamed5680 5 жыл бұрын
suasha ah maxaa kugu layaab badnaa waa sual aan sugyay
@c.qaniidirisaadam1048
@c.qaniidirisaadam1048 3 жыл бұрын
Aamiin
@sayid-cali6390
@sayid-cali6390 4 жыл бұрын
Maxamed Miyir Xaaji rabi Naxariisti jano hawgu deeqo hees Qiiro leh oo Cajiib ah & kaban aad & aad u macaan ayuu noogu raaxeeyay runtii 2020/4/28.
@Am3n26
@Am3n26 7 жыл бұрын
Maaha allaah Barnamuj aan la socday bu ahaa aadna uxiisaynayey, carafka dhulka hooyona halkaa iiga so carafyey udgoonkiisa iyo neecawdiisa macan, aaadbad umahdsantin wanan jeclan lahayn inad sida ku wadan klba dhulka intaad ka gaadhi kartaan haday suuro gal noqoto Allaa mahad leh..
@abwaanasadmuselibaaxceeje6882
@abwaanasadmuselibaaxceeje6882 7 жыл бұрын
mansha alaaah
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Abdisalaan hereri wallahi waa Good history man waa Nin Adag allow UkuDaa cimri dherer iyo caafimaad qabNa kusii umada somaliyeed ee tabaalayzan Wax Haloo Qabtoo qurbo jooGta Ayaan La Hadlayaa isha allah
@naasircadanweyne197
@naasircadanweyne197 6 жыл бұрын
allow xuskiisa u soo celi
@Teddy89update
@Teddy89update 6 жыл бұрын
😢 wlhi waan ka murugooday sida dhulkeeniii bilicsanaa aan uga soo cararayno oo aan ugu la'anayno badaha qaxooti aan ugu nahay qaarahada adduunka iyo qarankeeniii oo cidloonaya cidna aysan dan ka lahayn!!!!😢😢😢
@momindekk1
@momindekk1 7 жыл бұрын
please noo soo daaya 5aad anagaa maal gashanayna wadanka?
@ahmedalikar2126
@ahmedalikar2126 7 жыл бұрын
Waa nimco dad juhalaa dul fadhiyaaan
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 7 жыл бұрын
awoodii iyo dhaqaalihii ilaahay inna siiyay ayaynu qoxooti la noqonay oo dhul dad kale leyihiin aan la fadhinaa. tollaaay dadkaygow dhuleenii yuu sugayaa
@isaxaaqismail6672
@isaxaaqismail6672 4 жыл бұрын
masha alaah waaa meel wacan bulaxaaar❤❤❤❤
@MaxamedFaarax-bm9fw
@MaxamedFaarax-bm9fw Ай бұрын
Ninkani jawaabo fcnaa
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 6 жыл бұрын
kulahaa waa tababarkii awliyada
@yasirfarah399
@yasirfarah399 7 жыл бұрын
mashala bullahar wa meshu.abehei mohamed.hassan weiss oo reer nalayee kayimidh
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
dhulkayagu waanabad alxamudu lilaah
@hindamaxamuud9692
@hindamaxamuud9692 Жыл бұрын
Subxaan Allaah Allaah hakucaafiyo
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
first comment
@adanaqil2098
@adanaqil2098 6 жыл бұрын
Mansha allah
@munirnaser6566
@munirnaser6566 7 жыл бұрын
halka dooxa WAAHEEN bad waqooyi kaga daro...... Ku bartay........ SECOND COMMENT 🏊👍
@abdisamedmuuse4724
@abdisamedmuuse4724 6 жыл бұрын
mashalah
@abdikhalaqibrahim9948
@abdikhalaqibrahim9948 6 жыл бұрын
Hhhhhh waar geel jiruu muu waashaY kulahaa awliyo noqonayaa
@qureeshabdirahamaanmacalin2326
@qureeshabdirahamaanmacalin2326 7 жыл бұрын
king khaalid wuu mirqamayaaye hadana heesta ayuuu qadayaa hhhhhhhh isagaba maan modeyne mardanbe ayuun Baan ugiirsadey hhhhhhhhhh bashaal wacan ilmadeerayaal
@shadiyaali9076
@shadiyaali9076 7 жыл бұрын
ninka lugaynaya wuu xanuunsanaya rabi ha caafiyo, tolow miyanu cid qabata lahayn miskiin
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
indhahaasa i casaadey soo maaha ka yidhi boosaaso ilaa itoobiyaan amranahay socodkooga miskiinka alle ayeynu uga magangalnay cadaab aakhiro tan aduunyaaba ka badan.
@d-y-a5208
@d-y-a5208 7 жыл бұрын
Waxaa nasiib xuma ah barwaaqo illaheey ku siyaay aad ka baahanty wlh somalia 🇸🇴 hawaar ayaa hesto wuxuu dhahay ma haasano qalabka malaayga ku sow saaro
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 4 жыл бұрын
Waa jamhuriyadi barakaysnayd
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 4 жыл бұрын
Somaliland
@yusufali3737
@yusufali3737 5 жыл бұрын
inta ugu danbaysa Yaa igu casumaa ..hadaad ila fahantay 😂
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
haaye haaye haaye kulahaa mansha allah
@quruxxx2191
@quruxxx2191 4 жыл бұрын
Waa meel qurux badan
@realsom36
@realsom36 7 жыл бұрын
yaa tahay kkkk. meeshaas waxbaa ka dhacay
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 7 жыл бұрын
tababarkii awliyada😂😂
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 7 жыл бұрын
kkkkkkk cilmi sirtiisa hyska wato
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 7 жыл бұрын
Munira Abdi kkkkk ninka wuu iga qosliyay wllhi wuu xiiqayba malaha dad kaluu u shaqaynayaa
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 7 жыл бұрын
haynagu xamanina amuurihiisa ninkaa arbaciinka ku fadhiisanaya kama bixi karnee kkkkkkkk
@amalnor
@amalnor 7 жыл бұрын
Munira Abdi kkkkkkkk ha udhawnina dhe hhhh ninku hawlbuu wadaa wakaa herarina iska reebay
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk reer abul faaz oo de reer abul khawaas kasoo jeeda ayuu u amranyahaye muftaaxa hala qaato.
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 7 жыл бұрын
Nacala idinku taaldhe somali waabal dadkaan nimcada agtaala eey abaarka sheekaynayaan daawo subhan allah
@Name-dj9ck
@Name-dj9ck 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhh sxb lazyness baa jirta dadkaan wfp iyo free food bay barteen iyo caalaka gargaar hanoo keeno
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
failed failed failed state of somalia
@markcaa2942
@markcaa2942 5 ай бұрын
Nacdashu waa xaaraan
@yahyeabdi821
@yahyeabdi821 6 жыл бұрын
Mnsha Allah dhulka hooyo
@astaanfilm
@astaanfilm 7 жыл бұрын
Dhul ilahay wu ina siyeey away dadki hormarisani laha
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
waa abul faaz miidhan oo mirqaamaya habeeno dhan maalinoo dhana zumulahaad ah.
@qalanjo1104
@qalanjo1104 7 жыл бұрын
magalada magaceeda maanta igu horeese waxaase la yaab ilaah dhul biyo dhex jiifo oo natural ah uu siiye qurux halka dowlad deris nala ah Ethiopia wax bad ey qabin Alx.
@rahulmd887
@rahulmd887 4 жыл бұрын
Bulaxaar
@yasirfarah399
@yasirfarah399 7 жыл бұрын
waa inaan tagaaa bullahar mar.so arko.adheerradee ilma hassanweiss
@maxamudmusebulale8176
@maxamudmusebulale8176 Жыл бұрын
Aad baan kuugu mahadnaqaynaa waa degaankayagii wacnaa ee qaniga ahaa laakiin mamasan iyo sacad muuse ayaa dayacay .
@souguehfard1858
@souguehfard1858 3 жыл бұрын
Beesha ciiseweyne dhil aad u baladhan ayu ilahay siiyay min hawash ila bulaxaar
@apdigaas6887
@apdigaas6887 3 ай бұрын
Bulaxar Isaaq oo Super awal ah po sacad muuse aah ba daga waa barta ilbaxniimadu ka timid ee xiita dharka laga so dajiin jiiray
@boosliindhanaan3157
@boosliindhanaan3157 6 жыл бұрын
waw
@mubarakfuad1807
@mubarakfuad1807 7 жыл бұрын
third comment
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 3 жыл бұрын
Bulo kheyr
@kawsarabdi7760
@kawsarabdi7760 7 жыл бұрын
kkkkkk illaahayo caafi
@sonataabdul151
@sonataabdul151 7 жыл бұрын
Ciida murayadaha laga sameya kulaha war kan amu ciida armu qandaras kuso qata 😳
@naznani8975
@naznani8975 6 жыл бұрын
Hmmmmmmmmm😃😃😃😃adu yaa tahy wlhi iga qosliyey
@maxamedsaleban5321
@maxamedsaleban5321 4 жыл бұрын
Woowe cabdisalaan
@peaceandlovenow1
@peaceandlovenow1 7 жыл бұрын
Beautiful program plz keep it up aad ban uga heleyna.
@geelegaab
@geelegaab 3 жыл бұрын
war badaas wayn oo kaluunka ka buuxa aay hadana ka baahan yahiin
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade 7 жыл бұрын
harar gul
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 жыл бұрын
*insha Allah samartaaymka iyan uu socda dhulki hooyo😵ilahow hay dilin ninka go casle ma la qabta yanu warabahu cidla ku cunine waxba ka qaldane ninka ila jabuti iyo bosaso uu kala gooshaya war qabtaay😭*
@sm3237
@sm3237 7 жыл бұрын
xishood an gabobay qurux an gadomay waa suufi dee 😂😂😂
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 жыл бұрын
*said Muse* suufigisa mooye yanu warabahu cidla ku ruugin😀
@sm3237
@sm3237 7 жыл бұрын
xishood an gabobay qurux an gadomay kkkkkkkk
@sm3237
@sm3237 7 жыл бұрын
xishood an gabobay qurux an gadomay ma ku siiraacaa waadiga wadankii tagayee kkkkk
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 жыл бұрын
Said Muse 😂aad iisi raacdid ma xumee arman ku lumiya wadanka in badan iyan ka so maqnaye 🏃
@omarali7115
@omarali7115 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma lugayn kartid buu yidhi kkkkk
@Umbilal271
@Umbilal271 6 жыл бұрын
Dhulku cajiibsanaa Ilaahoow noo ilaali.
@abdihakimali3424
@abdihakimali3424 7 жыл бұрын
kkkklkllkkkkk waa nin wareeray cilmi sir kulahaa
@abdiyare3617
@abdiyare3617 3 жыл бұрын
Alaa yarxama maxAmed miyir xaaji
@sakariyexirane409
@sakariyexirane409 4 жыл бұрын
Wallala miyad meesha manaa kunow noqonaa wallal
@adanaqil2098
@adanaqil2098 6 жыл бұрын
Buloxaaarey Baritaan ku baribaray
@Shaacuur
@Shaacuur 7 жыл бұрын
hhhhhhhhh war ninkan waalan uu soo waraystay herari muxuu ahaa
@abdikhadarahmed8166
@abdikhadarahmed8166 7 жыл бұрын
barnaamijkan aniga qeybta ugu dambeeyso ayn lasocdaa
@somalistories5037
@somalistories5037 3 жыл бұрын
Heesta uu maxamed miyir qaadaya ee ugu danbaysa maxaa la dhahaa magaceeda waa qaraamiye.
@user-li9jo5lg8e
@user-li9jo5lg8e 7 жыл бұрын
Adigu yaa tahay? Hhhhhhh
@somalidreams4187
@somalidreams4187 7 жыл бұрын
sir kulahaa kaas waa jaajuus Eithopian
@ayaanahmed553
@ayaanahmed553 7 жыл бұрын
Barsey Abu hhhhhhhhh malaha waa yara xaga xuska ninku
@taksi2502
@taksi2502 6 жыл бұрын
Reer Somaliland iyo jaajuus maxaa kala haysta...maxaa laga jaajuusayaa ayaad ismooda inay somaliland leedahay.....war ninka waa nin madaxa loogu jiro...o socod lagu falay...ee u ducee inuu ilaah caafiyo..adigana ku caafiyo oo ilaah shakiga badan kaa saaro....
@jamamohamed5700
@jamamohamed5700 7 жыл бұрын
mansha allaha nimcaa fadhida lkn ninkaa odayga geel caraabinaya muxuu yidhi yaad tahay dee kulahaa abdi salan soomaali ma waxaad leeday yaad ka tahay dadka deeganka uun
@somalistories5037
@somalistories5037 3 жыл бұрын
Ninkii 40 jir wuu gaadhaye ma fadhiistay toloow.😂😂
@tasliimmaxamood4458
@tasliimmaxamood4458 4 жыл бұрын
Bulaxaaar
@awaleosman4602
@awaleosman4602 4 жыл бұрын
Adigu yaa tahy kulaha 😅😅😅😅😅😅
@djshafiesomalifans2820
@djshafiesomalifans2820 6 жыл бұрын
cabdi salaan herariye haaye haaye
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 4 жыл бұрын
Miskiinku waa suufi sax maha
@mustafajibriil5455
@mustafajibriil5455 7 жыл бұрын
hhhh tababarkii awliyada kaa arbaciinkii waalida u socda sedex sano ayaa u hadhay
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk afkaba iskuma qaban qosol awgii shaw ninku waa nin loo tumayo amran.
@abdikhalaqibrahim9948
@abdikhalaqibrahim9948 6 жыл бұрын
Mustafa jibriil 😂😉😂
@eerigoocagaare902
@eerigoocagaare902 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@Name-dj9ck
@Name-dj9ck 7 жыл бұрын
Somalidu waa dad lazynimo iyo jaahilnimo isugudarsanty waxaan kahadlayaa kuwa meelaha badda dagan not baay iyo bakool dadkass dhulkooda baa qalalan lkin kuwa badda haysta bal eeg badda iyo nimcadaas eebeeheey kumanaysty lkin lagagaajoodo oo loo ooyo hay,ado gaalo ah iyo wfp cajiib soomliyay lazyinimo iskadaaya ee khyraadkan kafaaidaysta
@abdisamedmuuse4724
@abdisamedmuuse4724 6 жыл бұрын
cabdisalaan
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 6 жыл бұрын
Dawacada geela cuneysa maxay tahay.?????????
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
C/Salan Hereri Taariikhdu Wey ku xusaysa Halka kusii Wad
@jeanmartin2938
@jeanmartin2938 4 жыл бұрын
Wan daga Balkan wabigu maro
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 жыл бұрын
Kkkk ninkaasaan ku qoslay bilaa Herer awliyo noqoy muxuu ugu diidayaa inuu la lugeeyo mise awliyNimada ayuu ka ceshanayaa
@guuliyogobanimo9548
@guuliyogobanimo9548 6 жыл бұрын
nooolow c.salaan noo badi barnamijkan waanka helayvruntii
@shookarichannel2853
@shookarichannel2853 4 жыл бұрын
Waxaa ii muuqata ninka inuu si khaas ah u ixtiraamayo cabdisalaam hereri wayo wax uu u muujiyo oo misaankiisa ah ma samym hadal wuxuu ugu koobay ma lugayn kartid
@billeosman5120
@billeosman5120 3 жыл бұрын
Dacawo kulaha Dawaco ma aha
@ahmedyusuf6050
@ahmedyusuf6050 7 жыл бұрын
subxana alla waar aqoon yahan,indheer garad,professor. intaaba waynu leenahay hadana tamar aan wadankena wax kaga soo saarno waynu la nahay
@bintunaada365
@bintunaada365 5 жыл бұрын
War qunbaha beera timir beele xeebaha qumba lagu beeraaye
@hawoadan3577
@hawoadan3577 3 жыл бұрын
Buulo xalaal baan ubixiyey
@adanaqil2098
@adanaqil2098 6 жыл бұрын
Horaa loo soconaya waa Dhulkaygii Deegaanka Buloxaar
@munajamac2373
@munajamac2373 5 жыл бұрын
Buluxaar wanjeclahay
@markcaa2942
@markcaa2942 5 ай бұрын
Xagayku taalaa bullaxaar
@MrGeelegaab
@MrGeelegaab 5 жыл бұрын
war magaalada bullo xariir halloo bixiyo.
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 жыл бұрын
fifth comment hhhhh ´shaqo wanagsan cabdisalaan hereri
@bankaqoraxayproduction2719
@bankaqoraxayproduction2719 7 жыл бұрын
waad barnaamij dardr galinayaa indhulka hooyo lamaalgaliyo halkaa kasiiwad
@mubarakfuad1807
@mubarakfuad1807 7 жыл бұрын
barnaamij yada cabdisalaan herari aad baan u xiisayaa una taageeraa A.salan herari halkaaa ka sii wad
@elyassayoub9785
@elyassayoub9785 3 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh waa tababarkii Awliyada
@monstersamator5288
@monstersamator5288 3 жыл бұрын
Abdisalan herere waxaa ficneed inuu dabo galo 1sano
@elyassayoub9785
@elyassayoub9785 3 жыл бұрын
@@monstersamator5288 maaha Arin sahlan
@samadonawarearrale4016
@samadonawarearrale4016 7 жыл бұрын
hereri sxp qli ah yaaad thy
@nageeyepanya7913
@nageeyepanya7913 7 жыл бұрын
waanin isaaq ah garxajis ah habar yoonis ah
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
shaqo xunbad hays aduu
@shakurabdi2551
@shakurabdi2551 7 жыл бұрын
nageeye panya yaaa kuu dirsaday adi xoolow
@nageeyepanya7913
@nageeyepanya7913 7 жыл бұрын
hay caayin dhilaa ku dhashee
@nageeyepanya7913
@nageeyepanya7913 7 жыл бұрын
fuck u
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
ciilow ba' gartaye heesta qaaciga ah ee king khaalid ii sheega dadweynow hadaad taqaaniin.
@fahadbarud2176
@fahadbarud2176 7 жыл бұрын
Khadra dahir cige iyo cigaal ayaa wada qaaaday
Booqashada Bulaxaar Qaybtii 3AAD
35:10
Universal Somali TV
Рет қаралды 77 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,3 МЛН
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD
40:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 195 М.
Hereri iyo Degaanka Soomaalida Qaybtii 3aad
29:46
Universal TV
Рет қаралды 72 М.
Maxaad Ka Ogtahay Tariikhda Qadiimiga Ah Ee Magaalada Bulo-xaar?!!
50:55
Dhamays Media Production
Рет қаралды 17 М.
Qaybtii 3dexaad. Socdaalkii Baro Dalkaaga.  Bulaxar.  Qurux iyo cajiib.
29:23
Turbashaash Family
Рет қаралды 54 М.
Burcad badeed iyo Cabdisalaan Hareeri live
5:29
Husain Haji Hassan
Рет қаралды 65 М.
DAAWO:Taariikh Nololeedka Wariyaha weyn Cabdisalaan Hareeri
1:02:28
Qanso SomaliTv
Рет қаралды 165 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН