Maxaad Ka Ogtahay Tariikhda Qadiimiga Ah Ee Magaalada Bulo-xaar?!!

  Рет қаралды 17,469

Dhamays Media Production

Dhamays Media Production

7 жыл бұрын

Maxaad Ka Ogtahay Tariikhda Qadiimiga Ah Ee Magaalada Bulo-xaar?!!

Пікірлер: 67
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 4 жыл бұрын
Magaaladii awawyaday kkkkk insha allah mar uunbaan soo arki anoo nabada
@adanaqil2098
@adanaqil2098 6 жыл бұрын
Buloxaar iyo ismaciil iyo xuseen Kurdi Waa Magaalo qaran
@amranmaxamed8856
@amranmaxamed8856 6 жыл бұрын
Mansha Allah History man Of Region BUlohaar
@adanaqil2098
@adanaqil2098 6 жыл бұрын
Guddoomiyaha Buloxaar Ismaciil xasan maxamed Adeero madax qaran ayaad tahay illahay shaqada ha kugu asituuro
@somalilandhargeisa6205
@somalilandhargeisa6205 5 жыл бұрын
Waa magaladii nuux ismaciil dagi jirey intaney Hargeisa asasin sheekh madar
@amalnor
@amalnor 4 жыл бұрын
somaliland hargeisa kkkkkkkkkk may dagi jirin balse waxay ka mid ahaayeen ganacsatada joogtay dadka hada daga ayuunbaa waligeedba dagi jiray
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 4 жыл бұрын
Anuu laakiin soomaalida waxaan ku nacay faan! Marka aad dhulka ku tabacdo oo wixii manfac ah ee ku jira aad wax ku taransato ayaa la faanaa, balse meel Garan-waa xidhay maxaad kaga faani horta wax gali ka muuqda.
@nimcoali305
@nimcoali305 3 жыл бұрын
Masha allah ada ayey uquru badan tahy 😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤👍
@amranmaxamed8856
@amranmaxamed8856 6 жыл бұрын
Buloxaar waa Magaalo qaran noladaa Aqoonyani ismaciil xasan Maxamed iyo weriye Xuseen KuRdi
@ahossein2544
@ahossein2544 4 жыл бұрын
Wariye oo runtii jecel Somaliland dhan u raran Mar walba ma laha aqoon U dhex ah aragtidisa dacweyne iyaga leh kuwa Kaaga aqoon badan kaa Eegi.,iska hubbi. Haddii tafatirr ku sameeyo Kow, buloxar ma malaha Taariikh sal weyn.. Waxay leedahay TAARIIKH FAC WEYN. iyo aqoontii dhistay HARGEYSA. Weriye.Sal.
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
Taariikhda bulaxaar iyo aasaaskeedu waa reer gadiid oo keliya cidna uguma horeyn
@anwarmusatafe9983
@anwarmusatafe9983 6 жыл бұрын
Azl Mcl waa runtaa Sxp
@hamsemohamed4534
@hamsemohamed4534 6 жыл бұрын
reer gadiid waa shalay isaaq ka hore ayaaa meesha la daganaa , indhaha kala fur
@alahlemuse2997
@alahlemuse2997 5 жыл бұрын
Reer lahayne xishood niyow calankii sharfta lahaan waa ku saranyahe
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
@@hamsemohamed4534 dhismayaashan aad arkeyso siddeed sagaal jiil oo reer gadiid ah weeyi 1906 ayey ahayd markii laga soo guurey brother ee ay hargeysa aasaaseen kolkaa waa kugu ceeb meesha awoowgeygii saddexaad ka talinayey ee uu qaaddiga ka ahaa inaad igula muranto
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
@@alahlemuse2997 waxaad ka gubatey ma garan calankuna 28 sanuu jiraa balse aasaaskii magaaladii awoowyadeey oo ka fac weyn intaan soomaalidu dawladnimaba baran meeshay ka arriminayeen inaan sheego xaq waan u leeyahay markaa maxaa ceeb ah ee ku jira ileen taariikhdaydii baan soo bandhigaye
@garashomedia7632
@garashomedia7632 4 жыл бұрын
Saxil walee waa tarikh soco ta
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
wax badan oo taariikh ah ma sheegayo balse waxaan iftiiminayaa reer gadiid sababta keentay inay buloxaar aasaaskeeda bud-dhigaan waxa weeyi 1830's ilaa 1840's waxaa dhacey khilaaf reer nuux ismaaciil dhexdooda yimid iskuna qabsadeen canshuurta iyo dakhliga badda magaalada berbera kasoo geli jirey tiiyo khilaafkanu keenay in reer axmed ay gaashaan buur la sameystaan nin isaga laftirkiisa damac kaga jirey magaalada berbera oo la odhan jirey sharmaarke saalax oo muuse carre, habar yoonis ahaa fadhiisinkiisuna ahaa saylac runtiina ahaa nin ilbax ah ottoman Empire-kiina geeska africa wakiil uga ahaa imaaradooyinkii ka yagleelna dhulka xabashiduna aad uga baqi jireen qoladii reer gadiid ayaguna saldanaddii cismaan maxamuud ee majeerteen ayey gaashaan buur la noqdeen dagaal baa oogmey si ba'an baana la isku madhiyey waxaana la jabiyey reer gadiid kolkey arintu halkaa mareysay ayaa reer gadiid badi kasoo guurey berbera halkan buloxaar oon markaa jirin sahan dabadii bey soo degeen dekedna ka sameeyeen magaaleeyeen xidhiidhadoodii dibeddana ay qeybo badan kusoo xidheen degaankan berberana uga soo leexiyeen hindidii carabtii beeniyaalkii turkidii xataa ganacsatadii faarisiiynta ugu soo hoggaamiyeen meeshan waana la hagradey ee dib haloo dhiso ayaan leeyahey.
@AbdalleFuaadAbdi
@AbdalleFuaadAbdi 4 жыл бұрын
hhhh inaader gadiidkaa kuma maqale laakin waxaan maqlay inay ahaayen niman nuux ismail ah oo reer shirdoon ah inay aas aaseen kolay reer gadiid waa ilmaaderdayoo kamay maqnayn ayaan umalaynayaa meelu shirdoon joogo gadiid na laga ma waayo laakin sxp inshaa allh magaalda awoowyasheen waa inaynu soo celinaa oo ka soo guurna farawayne iyo hargiesaba oo dhisnaa magaalada dad ilaahy farxiya lagu xamaan jiraynu nahee hhhh
@libaaxasaaxilabdimuruq7510
@libaaxasaaxilabdimuruq7510 Жыл бұрын
Waad iska hadashe nimankay is qabteen waa rer wacays iyo cali jamac haabil gabayadi abwaan dhikil maad maqal ee rer ahmed sidasay uga so baxen berbera nuux ismail
@kaydyare8936
@kaydyare8936 6 жыл бұрын
kkkkkkkkk meshu reer gadiid malaha mana dago waxaa daga waa makahiil reerka la yidhaa
@iali8540
@iali8540 Жыл бұрын
Daarahaa burburay badankooda waxa lahaa ree yonis nuux, cabdale sacad iyo makaahiil.
@mukhtaraden1502
@mukhtaraden1502 6 ай бұрын
Taariikhda bulahar waa 6000 sano
@amranmaxamed8856
@amranmaxamed8856 6 жыл бұрын
BuloxaareY manabadiiba
@adanaqil2098
@adanaqil2098 6 жыл бұрын
Buloxaar Waa Casimada Beelaha MakahiiL
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
Sxb, hadaad run sheegayso oonad hinaase la boodin, Car sheeg magaceedii koobaad!!!! iyo da'adeeda,, hadii kale Go home please,,
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 3 жыл бұрын
HOOYADAY AYRYDEED (DIINTOON SAMATSR LIBAAX ) ka soo iibsan jirtay GEELA iyaduna waxay geyn jiiftay SUBAG HOOYADAY AWAWGEED AABO AW-FAARAX BURAALE AYAA QAADDI KA AHAA
@garashomedia7632
@garashomedia7632 3 жыл бұрын
Halagii ka dhacay qoladi lagu halagay yay ahayeen
@alahlemuse2997
@alahlemuse2997 5 жыл бұрын
Dhulka Dayactira Ama iska daaya ha niiclaynine
@ahossein2544
@ahossein2544 4 жыл бұрын
Taariikhda buulaxar .ma sal weyna sidaa sxb facweyn tahay il faraaciin ,REER leh Makaahiil,magac fac weyn Dad badan farcamey meelo Joogga ,cilmi hargeysa dhisan helay. R.A.
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 3 жыл бұрын
Ma Makahiilba laha 😂😂😂
@gobdeeq958
@gobdeeq958 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk makahiil iyo bulaxar kkkkkk maxaa iska so galay
@anwarmusatafe9983
@anwarmusatafe9983 6 жыл бұрын
Magalada waxaa asasay Reer gadiid oo kaliya
@amranmaxamed8856
@amranmaxamed8856 6 жыл бұрын
Fc BULoxaar And MakahiiL
@amranmaxamed8856
@amranmaxamed8856 6 жыл бұрын
Magaladaa Buloxaar waxa asaasay ismaciiL dholawayne
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
nacam waa magaalo reer gadiid aasaaseen dibna ayagu awood u leh iney magaceedii qaaradaha isaga dhex gooshey iney soo celiyaan.
@almanaarchannel7411
@almanaarchannel7411 4 жыл бұрын
Ree gadiidku makuwii nuux ismaaciilbaa 😘🥰
@housseinabdillahi3252
@housseinabdillahi3252 3 жыл бұрын
@@azlmcl198 kkkkkkk deegaankaa waxa leh ciise muuse inyaroo makaahil la degan
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 4 жыл бұрын
Nuux Ismail waliba Reer Axmed oo dadka Ka dhofin jiray Iyo reerka la dhashay Reer Gadiid
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 3 жыл бұрын
Hhhh waar Reer axmed Ber bera ayay lahayen
@gobdeeq958
@gobdeeq958 3 жыл бұрын
Reer gadiid baa iska lagaa sxb reee tolkay berbera u daa imikana kkkkkkk malaha way abrareen
@libaaxasaaxilabdimuruq7510
@libaaxasaaxilabdimuruq7510 Жыл бұрын
@@sakariyacabdiraxmaan6710 Hhhh ragi kaso saray manay rer wacays ahayn iyo cali jamac habil
@bellashariif4214
@bellashariif4214 4 жыл бұрын
Qof aan slader eheen ma soo dagi karaa baddan dagan aan ba ka helay
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 4 жыл бұрын
Yaa kaa xiga meel ay soomaali leedahay. WELCOME
@nadramaxamed4132
@nadramaxamed4132 3 жыл бұрын
Maya
@bellashariif4214
@bellashariif4214 3 жыл бұрын
Nadra Maxamed hahahahaha ok muse biixi
@bellashariif4214
@bellashariif4214 3 жыл бұрын
Jama Ibrahim mahadsanid wllo
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq Жыл бұрын
Qof kasta oo somali ah waa u xor
@ahossein2544
@ahossein2544 4 жыл бұрын
K
@ahossein2544
@ahossein2544 4 жыл бұрын
K k lkkkkkk
DAAWO: Labadii Qof Ee Jaceylka Ugu Dhintay Saylac !!
57:17
Dhamays Media Production
Рет қаралды 38 М.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 203 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 10 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 101 МЛН
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Maxaad Ka Taqaan Aasaarta Qadiimiga ah ee ay Leeyihiin Jifooyinku
9:48
Dhamays Media Production
Рет қаралды 36 М.
Abwaan Gaariye suugaanta iyo dhaqanka soomaalida.
45:27
Aqoonta Media
Рет қаралды 14 М.
TAARIIKHDA SAYLAC BY HORN CABLE TV
1:05:35
Horn Cable Tv
Рет қаралды 136 М.
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD
40:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 195 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 322 М.
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah
21:35
Hereri Media
Рет қаралды 65 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 10 МЛН