Boorama : " Anaga Amxaarka, Waxa naga xiga Soomaaliga "

  Рет қаралды 31,931

AWDAL VOICE

AWDAL VOICE

9 күн бұрын

Boorama : " Anaga Amxaarka, Waxa naga xiga Soomaaliga "

Пікірлер: 154
@DalkayareXuseen
@DalkayareXuseen 6 күн бұрын
*guul iyo gobonimo awdal state of Somalia* 🇸🇴 ❤🇸🇴
@fahima6186
@fahima6186 5 күн бұрын
Reer Awdal state of Somalia 🇸🇴 KOR ALLAHA IDINKA YEELO AAMIIN🥰🥰🥰💋💋💋💪🏼💪🏼💪🏼
@ugaaz
@ugaaz 6 күн бұрын
Reer Awdal Love You from Xamar❤😭🇸🇴
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 күн бұрын
nin bukaa ma bood boodee beer kaan lagaa hayn sida yada ayaan Soomali oo dhami aanay iskugu wada tegin reer boorame iyo dawladii Afrika ugu xooga wayneed
@mudiali719
@mudiali719 7 күн бұрын
Thanks reer awdal state Muuse biixi waa kii idin xasuuqey 1991 kii Ethiopian idiin soo watey!!!!
@hodomoh1225
@hodomoh1225 6 күн бұрын
Niiicdi😂😂 mad iska celisid muse
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 Күн бұрын
@@hodomoh1225 😂😂😂😂😂😂😂
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 7 күн бұрын
Waxaa xaqiiqa ah shacabka Awdal inay wadaniyiin dhab ah yihiin kama hadlaan waqooyi kaliya shanta Somali ayay uhiiliyaan Allaha idin sharfo guul iyo barwaaqo ayaan idin rajeynaayaa ❤
@aadamisports446
@aadamisports446 7 күн бұрын
Qalbiga reer Awdal waa nool yahay. Allaha idin Barakeeyo
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 5 күн бұрын
@@aadamisports446 ❤️
@marwaan6923
@marwaan6923 6 күн бұрын
Dad gob ah, noolaada reer awdal Somalia 🇸🇴
@Shuhuura
@Shuhuura 7 күн бұрын
Reer Borama Masha Allah waa Geesiyaal 💪🏽👍🏼💚
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 6 күн бұрын
❤❤
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 7 күн бұрын
MashaAllah Somalia HaNoolaato United5🇸🇴 Alhamdulilah
@realabdimn5767
@realabdimn5767 6 күн бұрын
Dadkan waa Somali dhab ah oo Dhalad ah sinjigooda guuleesta waligiin
@shamisali4599
@shamisali4599 6 күн бұрын
Owdal inte jirto Somalia 🇸🇴 waqooyi wee jireesa Masha Allah muqdisho iyo Owdal Ethiopia dhiiga noga maqan ❤❤️🇸🇴🇸🇴
@hodandahir8111
@hodandahir8111 7 күн бұрын
Masha Allah reer awdal wa Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 күн бұрын
Nin mukaa ma bood boodee beer kaan lagaa hayn layaabi maayo reer boorame Somali oo dhan baan iskugu tegin oon xasuuqin xabashina wanay u qaxin oonay soo dhawayn sidayada Anagaa habashi jecel
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 2 сағат бұрын
​@@user-sz7sn2rv9rhawakuwasan habshi orod futada udhigo dee rer borame ma hooyada baa mise habashi bay ka hortaganyhin
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 сағат бұрын
@@abdirizakno9273 kkkkkkkk qorista Af Soomaali ga hortay soo baro intaanad wax qorin kkkkkkkkkkkkkkkkk
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 2 сағат бұрын
@@user-sz7sn2rv9r ma adiga afsomali ibaraya o Oroma wasmadeda uxiiso qaba adeer landhere samoron ah o somalinimadu kuwaynthy ba ahy o xlal ah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 сағат бұрын
@@abdirizakno9273 Haa anaa ku baraaya Abayaashii tacliintu waa isaaq yuusuf xaaji Adan iyo Maxamuud Axmed cali dadkii somaliga qoray Af Soomaalina reer burco ayaan u ahay
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 6 күн бұрын
Masha Allah Jazakallah kheir Awdal state 🇸🇴👏✅
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 7 күн бұрын
Awdal waa Somalia 🇸🇴 ❤
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 5 күн бұрын
❤️
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 7 күн бұрын
Reer Awdal waa dad caqligooda buuxa m.a soomaali uun waa soomaali 👌🙌
@dalmarsalaad
@dalmarsalaad 7 күн бұрын
Masha allah reer awdal waa dad caaqiliina sidaasaana wacan walaalkiis diidoow duliyaa u danbeeyo
@adamabdalla8758
@adamabdalla8758 5 күн бұрын
Awada waa umud xalaal ah guulaysta from baydhabo
@habibaibrahim2248
@habibaibrahim2248 7 күн бұрын
Maashaa Allaah waan filaayey in ayidinkujaan dadqeemo badan oo og waxa ay yihiin
@amareto5772
@amareto5772 3 күн бұрын
Reer Boorama weligiinba gob baad ahaydeen. اللهم كثر من امثالكم يا رب العالمين..
@MuxammadX.Yacquub
@MuxammadX.Yacquub Күн бұрын
Maashaa ALLaah. Reer Boorame Soomaali waa idiin Ogtahay Wanaaga, Qiimaha Dalka iyo Dadka aad uugu jirtaan. ALLaha idin wada Xafido Aamiin Aamiin ALLaahumma Aamiin, SPA. Shukran.
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 6 күн бұрын
Guuul awdal state from Nairobi Kenya Masha Allah
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 4 күн бұрын
Anoo reer hargeisa ah ayaa ku leh xabashi maxaa na kala galay qofka somaligii waa wallky lkn xabashigu wll daaye cadaw ka wayn xabashi oon leeyahay garan maayo illahow ethopia dhulkayaga ha keenin muuse iyo inta la mid ka ahba naga qabo 😢🤲
@Horumarmedia-bt5gq
@Horumarmedia-bt5gq 4 күн бұрын
Allahu akbar somali waa somali guuul dadka leyga berow Reer awadalow gob baa waligiin ehedeyn guulsta
@farahhassan7043
@farahhassan7043 7 күн бұрын
Well done reer Awdal Somali dhaba
@user-xl9pu5vf4s
@user-xl9pu5vf4s 7 күн бұрын
Reer awdal wa somali from kenya wa mhadsantihin
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 күн бұрын
waa run reer Awdal soomaaliyoo dhan baan iskugu tegin sida isaaq oon xasuuqin iyo dawladii Afrika ugu quwada wayneed nin bukaa ma bood boodee beerkaan lagaa hayn
@faizam523
@faizam523 4 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤ reer Awdal gobtii soomaaliyeed, allah ha idin xafido.❤❤
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 2 күн бұрын
Soomaaliya Ha noolaato soomaaliya ha midowdo soomaalida alaha sharfo meel ay joogaanba allahuma aamiin
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 күн бұрын
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ALLAHA❤MIDEYO❤CODOWGA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ALLAHA❤❤❤KDHEXSARO❤GULESTA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 YEEY❤NBD❤❤❤GUUL❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤
@mohammadfarahadam6769
@mohammadfarahadam6769 Күн бұрын
1984 ayey ahayd ,maalintaa waxaan hortaagnayn aniga saaxiibaday barxada kasoo horjeeda schoolka ardadiisii iyo macalimintii halkaa amxaaradu ku baabi,isay, allahu naxariisto
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 2 күн бұрын
Afkiina caano lagu qabay guuleysta reer awdal soomaalinimadu waa lama taabtaan sumadii awoowiyo sinji waa ma guuraan si kastoo la yeelaba soomaali alaha xafido alaha guuleeyo alaha mideeyo waxa jirana alaha caafiyo allahuma aamiin
@zakariamusa-cd8br
@zakariamusa-cd8br 5 күн бұрын
Masha allah guul walalaha rer owdal guuleysta ban in idin leyahay muuse bixi qaainul wadan waye xamaro ma rabno dulkeyna iib ma ahan badeena iib ma ahan Ethiopia dhulkena kama ogalaneyno taako ka mid in ay qaadato oo maa musho
@akm4480
@akm4480 3 күн бұрын
Guul iyo Gobanimo reer Awdal iyo Salal iyo Saylac dhamaan Gamcaha is Qabsada Somali Pure ah baa tihiin.. sinjigiina iyo mustaqbalka ubadkiina yaanu Muusahan wareeray Gaalo u gacan galin .. Muuse waa dhuuni raac baahan oo aan waxba Xeerineyn .. Somalia 🇸🇴 Soomaali Baa leh👍🏼💪🏽 Allaha idin sharfo oo haydinla jiro walaalayaal.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 7 күн бұрын
Waa dad nool oo damiir leh mar walba shacabku waa dad damiir leh kuwa madaxda noo ah baa qowleysato ah oo ilaahay umad midna ka xishoon
@Somalichannel_1
@Somalichannel_1 Күн бұрын
Muqdisho 2006 _7duqeen jireen itobiyaanka kuwa galda ah arxan haka sugina somaliye wagii foriyaaye dadka xataa waqalijireen 😢
@user-xh2yk9cp8p
@user-xh2yk9cp8p 6 күн бұрын
Masha allah.reer Awdal statt jira oo joga Somalida dhabta ah.carabna ma hin oroma mahin.dhalinta awdal statt jihad u diyar garabo.insha allah anigu diyar ayan ahay.guul Ama geeri Awdal statt.tasa manka noogu jirta
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 2 күн бұрын
Alaha jabiyo snm iyo itoobiya iyo wixii dabadhilif u ahba allahuma aamiin
@ahassan5
@ahassan5 4 күн бұрын
Itoobiya waa la gubaa 🔥 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 5 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 11 сағат бұрын
Fariido ii noolaada walaalayaal 💙🌺🇸🇴
@SmilingGazingIguana-nb7dy
@SmilingGazingIguana-nb7dy 6 күн бұрын
Masha Allah
@Fawzia87H
@Fawzia87H 6 сағат бұрын
We love you rer Boroma all the way from wajir (NFD)
@abdi6533
@abdi6533 6 күн бұрын
Masha Allh somali dhab ah
@hussaintahirabdow7535
@hussaintahirabdow7535 6 күн бұрын
Wallah emotional nations illahayo Somalia ha ibahinin islamimada xata somali nimada aya ka horeysa ayey leyihin xata masjidka waxad moda in an marlamanka ku jirno allah yah dikuum
@Arbehawd-ls6kc
@Arbehawd-ls6kc 3 күн бұрын
Reer Boorame waa gob , noolaada...
@nasriina6617
@nasriina6617 6 күн бұрын
Simalya guuul iyo gobonimo rer awdal waa dhashii Ahmad gure
@abudarda00
@abudarda00 4 күн бұрын
Guuleysta reer awdal gobanimo
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 3 күн бұрын
the most educated people in formal school of nothren somalia originated from borame and hargeysa.
@manoftheweek1350
@manoftheweek1350 6 күн бұрын
Mashallah sax❤❤❤❤❤
@MahirHassan-oh5qk
@MahirHassan-oh5qk 3 күн бұрын
mashallah dad damiirkodi noolyahay weye jazakallah walaalayal
@user-xp3cc1qs4g
@user-xp3cc1qs4g 3 күн бұрын
Machaallah ❤
@MohamedSalah-yu3dc
@MohamedSalah-yu3dc Күн бұрын
Reer awdal noolaadaa from Abgaal cismaan
@Bashir1119
@Bashir1119 5 күн бұрын
Congratulations Somali is the one person
@kilershakazulu400
@kilershakazulu400 6 күн бұрын
Awdal state of Somalia 🇸🇴
@Horumarmedia-bt5gq
@Horumarmedia-bt5gq 4 күн бұрын
Guuuuuul guuuuul🇸🇴
@fahadcisman
@fahadcisman 5 күн бұрын
Viva awdal state
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 Күн бұрын
SOOMAALI WAA DADJIRA OO SOOMAALINIMADU KU WEYN TAHAY, ANAGA IYO XABASHADA XABAD BAA NAGA DHEXEYSA . AANU IS QABQABSANO LAAKIIN SOOMAALINIMO MADHIMANEYSO WELIGEED WEY JIRI DOONTAA , NOOLAADA SOMAALIYEY
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 2 күн бұрын
Soomaaliya Ha noolaato soomaaliya ha midowdo soomaalida alaha sharfo meel ay joogaanba allahuma aamiin qolo aanay qof ka waalan qosol kama dhargaan hadase waa dhamakaak jabhadii snm waxay socotaba waxay la shir timid amxaaraan nahay oo ii dhow walaahu mustacaan
@Khadijo60
@Khadijo60 5 күн бұрын
Samaroon Siciido waa gobta somalida jiro oo jooga viva boorama iyo seylac
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 4 күн бұрын
Shafar ayeey leeyihiin reer awdal waana muwaadiniin soomaaliyeed
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-by5ml9ww2v
@user-by5ml9ww2v 2 күн бұрын
Reer Awdal I love you ❤
@msom352
@msom352 4 күн бұрын
Masha aalha dadkaygih
@user-fe6vk7od3v
@user-fe6vk7od3v 3 күн бұрын
Yees
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 7 күн бұрын
M.a bal dadakn qalbiga nadiif siday oga yihin firi in yar o madax isku sheega ah ayaa dadka xeroyin baas kukla xaraysty ilahayow somli iskwa so celi inta xune na dhaafi
@SalahdiatorDeenAyubi
@SalahdiatorDeenAyubi 5 күн бұрын
8:56 Ninkan waxu usoocda madax weeynimo 😄LIIBAX LIIBAX DALAY
@Yooco.
@Yooco. 7 сағат бұрын
Anaguba Amxaar Shaqo iskuma lihin From #burco
@KeyseAwadAliAbdi
@KeyseAwadAliAbdi 7 күн бұрын
Isaaqu Nacaybku meel kastoo lagalayaa in diinta ka baxaan ka maqayaaa
@ZaksVillage
@ZaksVillage 6 күн бұрын
Awdal way hadashay. Ilahay islaamnimo iyo soomaalinimo hanagudilo. Gullaysta oo hayeelina waxaan idiin qalmaynin, mar ayaan kici doonaa oo diidi doonnaaa inaan aan burbursanaano, dulaysnaayo. wiilka jooga Awdal isagaa iska leh raaskambooni, cid udiidi kartana marjirto, Taas ayaa soomaalinimo ah.
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 6 күн бұрын
❤❤❤
@barwaqosoran3134
@barwaqosoran3134 5 күн бұрын
Masha Allaah Walaahi Reer Boorama Waa dad dhiig leh ku dayasho mudan, Gob ah Alloow Midnimada Soomaaliya Mid ka yeel Kismayo - Awdal
@user-ce7ii6sc3l
@user-ce7ii6sc3l 7 күн бұрын
@xasanjeele1582
@xasanjeele1582 5 күн бұрын
Rer borame waad mahadsantihin gushes wey dhowdahay
@user-vl6kp6ck5x
@user-vl6kp6ck5x 7 күн бұрын
😊😊😊
@haania2495
@haania2495 7 күн бұрын
Yes yes 👍
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy 3 күн бұрын
Xisbiga kulmiye ethiopianimo innagu qasbisah
@amyums334
@amyums334 2 күн бұрын
Mashallah that’s what I’m saying it’s the Oromo people hiding in Hargeisa is starting problems between the north and the south!
@Safethepeople
@Safethepeople 18 сағат бұрын
Asc Bismilaah, su’aasha iswewydiinta leh waa ma fiyoowyahay ninka Amxaar raacay sax iyo khaladba kuu dono haku racee ma qof fiyoowbaa mase qof waalan su’aashu waxaaas 😂😂
@alihashi2958
@alihashi2958 3 күн бұрын
Reer Awdal Soomaali Dhalad Ah
@Ismailfaarax
@Ismailfaarax 9 сағат бұрын
77 maxaa ka danbeetay
@ahmadibnabubakral-habashi
@ahmadibnabubakral-habashi 2 күн бұрын
Somali wa oromo
@IdcIcc
@IdcIcc 5 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@truecomment3650
@truecomment3650 3 күн бұрын
waa sax. waa ceeb iyo caqli xumo in la yirahdo bad free ah baan idin siinaynaa dekedeenii Berbera ha inoo bakhtiso waxaas weeye wuxuu muuse uu wado
@kaiserhaji7008
@kaiserhaji7008 5 күн бұрын
iidoorland; Samaroon wuu codeyeey🤣
@muusakahin4135
@muusakahin4135 5 күн бұрын
Viva somaliland
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx 7 күн бұрын
Reer owdal waa geesiyaal fikirkiina waa la idin ku colaadidoonaa ee ku adkeeysta kuna dhinta difaaca gobalkiina af uun yeesan idinku noqon
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 7 күн бұрын
🦁🦁🦁🦁🦁🦁✌
@januarySl2024
@januarySl2024 4 күн бұрын
Somalilaand halkay taagnayd 1982 iyo halkay maanta taagan tahay waxa u dhexeeya horumar 500%.Meeshay taalay 1991 iyo halkay gaadhey maanta waxa u dhexeeya 1000%. Maanta Hargeisa waxay u egtahay magaalooyinka waaweyn ee Europe ! Somalilaand waxa horumarkeeda cunaqabataynayey 31 sanadood midowgii Somali Republic ee cunsuriyada Daruud iyo Hawiye iyo Somalia Italiana ku dhisnaa. 32 sanadnoodna Somaalida kale oo dhan ayaa horumarkayaka iyo dawladnimadayata xaasidayey oo aqoonsi nagala dagaalamayey. 32 sanadood Ethiopia nabad, iskaashi iyo ganacsi ayay nagula noolayd, aqoonsina nooma diidanayn, maantana way na siinaysaa. Taasina albaabada Caalamka ayay noo furaysaa in aanu dawlad Caalamka ka tirsan noqono. Farqigaa u dhexeeyaa miyaanu keenayn in Amxaar, Oroomo iyo Tigrey aanu ka jeclaano oo kaga dhowaano Somaali inteeda kale. Qof af Somaali kugula hadlaya oo aan xumaan, dhib khatar mooyee aanad wanaag ka helayn oo noloshaba kaa xaasidaya oo kaala dagaalamaya maxaa Somaalinimadiisa naga galay ! Qofnama soo dhoweesanayo cid neceb oo noloshiisa iyo horumarkiisa la dagaalamaya. Ninkii jirey wuxu yidhi habaar dhimo ayaan ka aqaanaa, ducana noolow. Dadku waa labada: Qof noloshaada doonaya iyo qof noloshaada neceb !
@MJZACK_
@MJZACK_ 13 сағат бұрын
Reerkan isaaq ba guumaysta yaaab 😂😂
@looxmooyo9253
@looxmooyo9253 3 күн бұрын
Waa runtood
@anabhusseun6502
@anabhusseun6502 5 күн бұрын
😂😂😂😂
@Cadar49
@Cadar49 4 күн бұрын
Nasab Asal Asal dhalay Borama
@abdishakurmohamedmire877
@abdishakurmohamedmire877 7 күн бұрын
Awdal dad qalbi wangsan
@Ismailfaarax
@Ismailfaarax 9 сағат бұрын
Doqon
@Yooco.
@Yooco. 7 сағат бұрын
Awdal state caruurtan leh waa noocma hanagu waalanina qadaadweyney
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 2 сағат бұрын
Adeer mesha iskaga bax idoor xun batahy abaarso land dadka Haku qaraban dadkan wa awdal state of somalia maxa kabadale
@user-gf1wt3op2b
@user-gf1wt3op2b 4 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶
@haachannel8793
@haachannel8793 5 күн бұрын
Sahyuniyada dadka udaba dhaqa waye kuwa amaxaarka iska dhigaaya damiir maleh ceeb mayaqaanaan
@sacdiyocabdikariim9588
@sacdiyocabdikariim9588 10 сағат бұрын
amxarada waa dad inala jaara weeyan iyo waa walaalkeey odayga leh waa oromadii hargeysa kadhex leheed maalin hore muusoow kirada iyo biilka nagabixi😂😂 shisheeye kalkaal
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 6 күн бұрын
Xasuuqii Boorama kzfaq.info/get/bejne/Y7d4eLKAttO2ZGg.html
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 7 күн бұрын
Amxar wanka maaranaa adeer illahay ayaana dalkena nibco dhamastiran siiyay anu dhisno
@Inaxaaji65
@Inaxaaji65 4 күн бұрын
"Amxaar baa na xiga" laga yaabee siyaasiyiinta iyo dadka qaar oo ay si dhab calooshu taagqn tahay inuu qabo lkn bulshadaas badankoodu waa un xamar ku xumee iyo cadow jabis mooyee dhab kama aha.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,5 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 100 МЛН
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 20 М.
Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 23 М.
Mustafa Martin iyo Ali Harare oo falanqeynaya Somalia iyo Somaliland
23:41
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 234 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,5 МЛН