No video

Boqorka Cawsaska Super Napiar PAKCHONG1📞+254717446236

  Рет қаралды 7,013

Horn African FarmingTV

Horn African FarmingTV

2 жыл бұрын

Cawska Mucjisada ah ee SUBER Naybiya Bakjongi 1 sida uu Noqday bil iyo badh kadib.
#supernapiergrass
#pakchong1
#BoqorkakaCawsaska
#kingOfGrasses

Пікірлер: 30
@Ustaad-Ahmed-2024
@Ustaad-Ahmed-2024 Ай бұрын
Mahadsanid wllo Wan kula so hadli
@caashaoog3862
@caashaoog3862 3 ай бұрын
Asc wlle waxaan rabaa lambarkiina
@adamosman4185
@adamosman4185 2 ай бұрын
Ascw walaal tababar ma bixisaan helkeesa ka joogtaan kenya 🇰🇪?
@dahirhassan513
@dahirhassan513 2 жыл бұрын
Super napier caro cadka makabaxaa isoo sheeg
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
Haa wlal
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
Haa waa hadey biyo qabad leedahay
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Жыл бұрын
Masha allah
@mahatbare3103
@mahatbare3103 2 жыл бұрын
Asc wll super Napeir afsomali mx lagu dahaa.
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
Cawska birimada ah Ee Naybiya Bakjongi
@sadamsayid4548
@sadamsayid4548 2 жыл бұрын
Marka ugu horaysa ee labeero imisa bilodba lagoosanayaa goosashada koowaad
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
Si fiican u dhageysto. Video ga wlal
@khadarduale3219
@khadarduale3219 Жыл бұрын
Afkaaga ku hadal uma baahnid inaad afqalaad ku dhex darto. Sababtoo ah dadkaad wax u sheegaysaa waa soomaali mahadsanid:)
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
Marka wll marka bilkasta la goosanayaa ma biyo aya lagu waraabinaya maalin kasta misa isaga iski ubaxaaya biyihi hore ee lagu aburay
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
Maye walal maalin walbo lama waraabiyo 4tii ama 3 beribo mar un kolba jawiga iyo ciida nooceeda bay ku xirantahay
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
wa.me/message/CSN4AYYN36C3L1
@user-kp9ou1dn3p
@user-kp9ou1dn3p 5 ай бұрын
Intee kaaga soo xariirikaraa
@adeshianoadeshofficial9277
@adeshianoadeshofficial9277 Жыл бұрын
Lanbarkas mashaqenaye xge idin kaaso waaca
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Wu dhaqeynayaa ee Iska sax wlal
@sucaadmaxamed8211
@sucaadmaxamed8211 2 жыл бұрын
1kg ee super napier ka ahi waa meeqa seed kiisu wll
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
Walal Seed lagama abuuro
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
Nambarka mesha ku qoran. Nagala so xadhiidh
@faaraxjaamac2608
@faaraxjaamac2608 Жыл бұрын
Seedka xagee laga helayaa
@AhmedMohamed-pe4fe
@AhmedMohamed-pe4fe 2 жыл бұрын
Xaruntiina waa xagee
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 2 жыл бұрын
Nairobi Kenya
@faaraxjaamac2608
@faaraxjaamac2608 Жыл бұрын
Cawsand siidhkisa xagee lagu gadaa
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
+254717446236
@joseph7181
@joseph7181 Жыл бұрын
Cuduro maku dhacan cawskan
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Maye wlal
@baxdawbulaale254
@baxdawbulaale254 Жыл бұрын
Meel biya yari ka jirto ka waran Maka bixi
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Жыл бұрын
Haaa hadaa sida saxda ah u abuurto
Maxaad ka ogtahay Faa'idooyinka ku duugan Calafka Xoolaha ?
17:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,7 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 93 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 128 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 177 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Pakchong 1 Latalaaley Bil kahor . 📞+254717446236
6:56
Horn African FarmingTV
Рет қаралды 1,3 М.
Calafka xoolaha( Fodder Production)
5:59
PARO Orgnization
Рет қаралды 3,5 М.
Geedaha Calafka xoolaha ( Fodder trees)📞+254717446236
8:45
Horn African FarmingTV
Рет қаралды 6 М.
SUPER NAPIER PAKCHONG GRASS EAST AFRICA (EA)
5:55
Super Napier Pakchong Grass EA
Рет қаралды 13 М.
Cawska Mombasa Grass Casharkiisa. ( Panicum Siambasa)#Shaalbir +254717446236
13:50
MULATO II GRASS FARM, BEERTA CAWS & CALAF , MOGADISHU SOMALIA
20:49
LABADAN MASHIIN KAGA GANACSO CALAFKA XOOLAHA (BUY THIS PRODUCTS)
9:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН