Baro Sida Coos Bila Caro loo abuuro_7 Bari oo kaliya kubaxaayo. hydroponic grass step by step

  Рет қаралды 90,330

Abdihaliim Ali

Abdihaliim Ali

5 жыл бұрын

Qaabka loo beero coos bilaa caro kuna baxaxaayo 7 maalin
miraha aad isticmaali kartid waa miraha Galeeyda Qamadiga iyo miraha masagada
1-marka koowaad waxaa miraha kudhaqeeysaa biyo diiran
2-kadibna waxaa kudhaqeeysaa biyo cusbo leh si uusan ugu dhalan fungi
3-intaa kadib waxaa ladhigeeysaa biyo nadiif ah 12 saacadood
4-markeey udhamaato waa biraacineeysaa biyahana waa kamiireysaa
5- waxaa kuhuurineeysaa weeyl dawoolan, dawolka waa inuu lahaadaa meel ee kasoogali karto hawo miraha waxeey ubaahan yihiin Hawwo, waxaana huurineeysaa 24 saacadood ilaa uu xidid kasoosaaraayo.
6-markaaad aragtid in xididku soo baxay waxaad ku fidineeysaa sheey fidsan oo aanan biyaha ceshaneyn mirahana kuu celinaayo oo waliba nadiif ah . una yeel dulduleylo si biyaha ugu hooran.
7-Dhig meel kala koreeyso si biyaha uga hooraan hana dhigin meel siman sawabtoo ah hadii uuceshado biyaha miraha weey candharayaan.
8-Waraabine markasto hadii xili qaboow ah lagu jiro waxaa waraabineysaa 4 tii saac eekasto, hadii lagu jir kuleylahana waxaa waraabineeysaa 2 dii saac oo kasto.
Maxeey tahay faaidada uu leeyahay
1-Wuxuu leeyahay nafaqo kabadan marka loo fiiriyo kuwa lugu beero carada, wuxuuna kakooban yahay Macaadin, Vitamin no iyo carbohydrate.
2-Biyo badan uma baahno 1kg oo cooskaan ah wuxuu ubaahan yahay 3-4L oo Biyo ah halka kan carada lagu beeraayo uu ubaahan yahay 70-90L oo Biyo ah.
3-waqtiga uu kubaxaayo wuu yar yahay xoolahana nafaqo ayuu uleeyahay, neefkii lasiiyaaa wuukawada faaiideeysanaa saxaradiisana weey yaraaneysaa. Xoolaha meel kuxiran markaad siineysid uraaci cunto qalalan sida Buunshada.
4-hadii aad dhaqatid digaag waad siisan kartaa wuuna jecelyahay.
5-Hadii 1kg oo Galeey aad isticmaashid waxeey kuusoosaareeysaa 8kg oo coos tayo leh ah.
Galeeyda ayaana intabadan la isticmaalaa ayadaana kawacan Masagada, masagada waxaa laga yaabaa neefka kusumoowo.

Пікірлер: 164
@abbisaid4659
@abbisaid4659 Жыл бұрын
Mahadsanid walaalkay khayr Allah ha kaa siiyo cilmiga aad la wadaagtay walaalahaaga Soomaaliyeed
@nuurcadeofficial2331
@nuurcadeofficial2331 3 жыл бұрын
Nabigeena muxamed scw wuxuu yiri adoon ka wuxuu caawiyaa marka adoon ka kale uu caawiyo marka icaawi waan Ku caawinayaa walaahi
@gabayside3969
@gabayside3969 4 жыл бұрын
Masha allaah Badi tijaabada saarna miisaan oo dadka tusi kilo garamka ay noqotay markii hore inta ay aheyd Go forward
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Inshaa alaah macalin waan sameeyn galeeyda
@torinquinton4742
@torinquinton4742 2 жыл бұрын
I realize I'm kinda randomly asking but does anyone know of a good website to watch new movies online?
@hezekiahbruce741
@hezekiahbruce741 2 жыл бұрын
@Torin Quinton Flixportal :P
@torinquinton4742
@torinquinton4742 2 жыл бұрын
@Hezekiah Bruce thanks, I signed up and it seems like a nice service :D I appreciate it!
@hezekiahbruce741
@hezekiahbruce741 2 жыл бұрын
@Torin Quinton glad I could help :)
@yahyeboss3602
@yahyeboss3602 5 жыл бұрын
Walal noo soo badai khudaar kala duwan sida loo beero
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 5 жыл бұрын
kuwaan diyaarinooyaa hada lkn waqtidheer qadanee inteey miradhalayaan waa soowadaa InShallah
@sabrina_theqt
@sabrina_theqt 4 жыл бұрын
Waaa inaa tuulooyinka geynaaa see dadkeena ooga baxaaan abaaraaa ee xolahanaa u helaan nafaqo tayo leh oo ey ka sugin ajaniibtaa dadkeena fikrada fcn leh waa iney adaaan meelaha u bahan iney fikirkooda wax ugu qabtaan si aa oga baxano saboolnimdaan aan anaga is badnay Abdi halim fikirkaga wgsn illhy ha kaa abaal mariyo sidaaa nola wadaag tay🥰🤲
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Amiin mahadsanid
@xogahasayniska6566
@xogahasayniska6566 2 жыл бұрын
Mahadsanid Abdihalim Ali
@sahraahmed2360
@sahraahmed2360 4 жыл бұрын
Jasaka Allah khyr wlo
@samiirawardheerebintiwardh5912
@samiirawardheerebintiwardh5912 3 жыл бұрын
Masha allah wan ka faiday walal.so badi barnamijyadan
@abdallabashka9882
@abdallabashka9882 3 жыл бұрын
m.a walal ilaahay cilmigaga haku barakeyo
@safiyaadan3929
@safiyaadan3929 4 жыл бұрын
Masha allah
@sahraisse2676
@sahraisse2676 2 жыл бұрын
Masha Allah Baahi weyn aa lloqabaa
@MrOHIODOG
@MrOHIODOG 3 жыл бұрын
Thank you brother
@vandhaboy3789
@vandhaboy3789 4 жыл бұрын
Wll Abdihaliim muuqaladan inoo soo badi. Sababtoo Ah gaaladan cad cadka luqadooda ma fahmaayo, hadii Aan isku dayo waan ku qasaara. Lkn kaaga waan ku guuleystay🙏🙏
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Masha allah insha allah walal
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@salmaansaid1979
@salmaansaid1979 4 жыл бұрын
Keep gioing
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
👍
@nuunayibraahim1202
@nuunayibraahim1202 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@Jiheeye-t4q
@Jiheeye-t4q 3 жыл бұрын
mahadsanid pro
@maxamadxuseen4998
@maxamadxuseen4998 4 жыл бұрын
Aduunka waxaan ugu jeclahay business ka iyo agriculture ka
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
waa labo aad muhiim ah 👍
@user-ym3iy7di3e
@user-ym3iy7di3e 11 ай бұрын
Okay my teacher
@Diidii22665
@Diidii22665 2 жыл бұрын
Mashalaah
@mohamedshariifabdulaahi
@mohamedshariifabdulaahi 2 жыл бұрын
thanks pro
@maryanabdirizak3288
@maryanabdirizak3288 3 жыл бұрын
Maansha allah
@kowsar39
@kowsar39 4 жыл бұрын
Soo badi 🇸🇴
@nashaadabdiaziz3533
@nashaadabdiaziz3533 3 жыл бұрын
Masha Allaah nooso badi barnaamijkan wl ad iyo aad faaido uleedahy
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Insha allah walal
@xaabsade9171
@xaabsade9171 2 жыл бұрын
Masha allah waan tijaabinaa insha allah
@mushtaqcumarali
@mushtaqcumarali 4 жыл бұрын
M.allah thanks
@bisharoabdi180
@bisharoabdi180 4 жыл бұрын
Masha Allah illah haku barakeeyo bro
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Amiin
@akhyaarkamuqdisho7756
@akhyaarkamuqdisho7756 4 жыл бұрын
Masha allah wan kahelay keep going
@gurayxasan4078
@gurayxasan4078 2 жыл бұрын
Aad i aa
@fahadpeace5422
@fahadpeace5422 4 жыл бұрын
Masha allah abdixaliil
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
❤👌
@goalzbest8613
@goalzbest8613 3 жыл бұрын
Big man legend
@kingnlcofficial4549
@kingnlcofficial4549 3 жыл бұрын
M.a keep going br
@aishaismail6970
@aishaismail6970 5 жыл бұрын
Mahadsanid wall
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 5 жыл бұрын
👍
@khayraadcabdi843
@khayraadcabdi843 3 жыл бұрын
Mashaallah noosoo badi casharada beeraha👍inshaallah
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Insha allah
@cristiono17df
@cristiono17df Жыл бұрын
@@AbdihaliimAli h
@mutasimhassan1577
@mutasimhassan1577 4 жыл бұрын
Masha alaaah wll abdi xaliiim aqoontada alaah kuu kordhiyo
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Amiin
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 жыл бұрын
Masha Allah Khabiir Soomaaliyeed Abdihalim My Schoolmate Horay usoco
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb 💯👌❤
@ama5974
@ama5974 3 жыл бұрын
Masha allaah
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
👍💯
@halganstudio
@halganstudio Жыл бұрын
Thank you abowe malinta 1aad e an ku dawaay ayan bilaway cawiis badan ayan helay
@xaliimamaxamed2822
@xaliimamaxamed2822 4 жыл бұрын
I am agriculturalists person I need like video plz download
@yaasiincawil2012
@yaasiincawil2012 4 жыл бұрын
hore usoco walalka waa tijabo fincan
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
👉💯❤❤
@marianhalane4927
@marianhalane4927 4 жыл бұрын
Msha allh shukrn bro wan ka faideysan donaa e no so bdi
@cabdulahicmc7685
@cabdulahicmc7685 5 жыл бұрын
going
@saaacidmahad5730
@saaacidmahad5730 2 жыл бұрын
Legend
@ramlushali5446
@ramlushali5446 5 жыл бұрын
Keep going brother 😘❤🙏
@mahadfooley1082
@mahadfooley1082 5 жыл бұрын
m,a
@goldensoyan1449
@goldensoyan1449 4 жыл бұрын
Mahsanid wll abdihaliim
@abdinaasirmohamuud1445
@abdinaasirmohamuud1445 14 күн бұрын
Lkn galeeyda iyo mesegada nuucaan ah waxaan dhihijirnay qarde xoolahana waa kusumoobaan oo eey kudhintaan ee iisoojawaab maxaa udhexeeyo oo farqi ah qardaha iyo nuucaan
@FILMADA_CARUURTA
@FILMADA_CARUURTA 4 жыл бұрын
❤❤❤❤👏👏👏👏👏
@agtadrati23
@agtadrati23 3 жыл бұрын
Tuufaxa soosame sxb qali thanks 🙏
@nastehoabdi2495
@nastehoabdi2495 4 жыл бұрын
keep going
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
👍
@farahali
@farahali Жыл бұрын
Asc walal mahadsanid figradda fiican ee aad alliftay laakiin ma la jarayaa markuu baxo miseh sidaas baa lagu siinayaa xoolihii????
@abdikhadar746
@abdikhadar746 4 жыл бұрын
Hydroponic folder ayaa lagu magacabaa processkan waxaana loo isticmalaa quudinta xoolaha geedkan ma dhalaayo wax mira ah balse cows ayan ka helikarnaa waxaa muhiim ah in maadooyin lagu daro si nafada ciida loo helo
@abdikhadar746
@abdikhadar746 4 жыл бұрын
Aad ban kaga mahadcelinayaa waqtiga iyo juhdiga aad galisay baaristaan waxan ka sugaynaa inaad inoo kordhiso qaasatan ardada vetka cilmiga xoolaha aan la mid ahayn aad ban ugu riyaaqnay wll hore u soco
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
@@abdikhadar746 adaamudan insha allah soo badinaa walal❤👌
@sharmarkeibrahim50
@sharmarkeibrahim50 4 жыл бұрын
dadaal alaha kuu ziyadsho manshallah
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
amiin dhamaanteen
@yarankacida7
@yarankacida7 4 жыл бұрын
asalamu alaykum sxb waxaan rabaa magaca shiikha quraanka aqrinaayo mahadsanid
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Walahi garan maayo walal
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
لأجل الله أنا اريد ان تعلم لغة العربية تابع دروس اللغة العربية كنا ننتظر المزيد من الدروس لذلك لا تكون كسول هل فهمتك؟؟
@mahadfooley1082
@mahadfooley1082 5 жыл бұрын
melkasta ma iiga horesaa
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
@@mahadfooley1082 hhhh maxad iila soo hadli wayday
@mahadfooley1082
@mahadfooley1082 5 жыл бұрын
@@crahmanmahrez1810 Adan hadal kasugayay
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 5 жыл бұрын
إنشاء الله قريبا سوف أتابع دروس
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
@@mahadfooley1082 hadal sidee ah wll sootan ciwaankaygii ku siiyay
@farxiyojiinow3897
@farxiyojiinow3897 3 жыл бұрын
Abdihaliimoow aniga waxaanahay weel soomaaliyeed Mada ciigu waa Xuseen WaXaAn Jura 10
@farxiyojiinow3897
@farxiyojiinow3897 3 жыл бұрын
Sanu videyoow badan
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
masha allah alle haku dhooro walal
@AbdiwahabSheikh
@AbdiwahabSheikh 8 ай бұрын
Sxb maxaa kawada misigadana waad natuseysaa hadana cooskii ooxidida lehna waad natuseeysaa sxb warka qayax
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 4 жыл бұрын
Hydroponic way is more popular in the developed countries
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Sax dadkeena in labaro waaye 👌❤
@raxmochannel1378
@raxmochannel1378 3 жыл бұрын
Wll dacarta sida loo bero ino so same hada awodo insha allah
@ruunmohamedruunmohamed7178
@ruunmohamedruunmohamed7178 4 жыл бұрын
M:a abweh
@daadhonest2333
@daadhonest2333 4 жыл бұрын
Wlhi hoyaday subax ilahay keno cos diloo aa dilay waa inaa bartaa aaana usameyaa abdi halim noo soo badi wll igu qali ☝️☝️☝️☝️☝️
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Insha allah
@sheekoxariiro2065
@sheekoxariiro2065 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@ibraali9773
@ibraali9773 4 жыл бұрын
M.a waxkale abdihaliim ali
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
👌❤
@anisanuurofficial2030
@anisanuurofficial2030 4 жыл бұрын
Masha Allah noosubadi cuuska cagaar ah
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Insha allah
@sahurabdisalam2918
@sahurabdisalam2918 4 жыл бұрын
Mxaa la la dhigin
@mubaarak2982
@mubaarak2982 2 жыл бұрын
Walaal galeyda intee maalin ayay qaadaneysaa in ay noqoto caws?
@hanadsayid7081
@hanadsayid7081 4 жыл бұрын
Fani boy mel walba wad ku fican tahay adi
@waagaberyaymedia5084
@waagaberyaymedia5084 Жыл бұрын
M.a
@musecabdinuur6257
@musecabdinuur6257 3 жыл бұрын
Sxb wxankaa cod saneyna in aad noo sameeyso ayadoo galey 🤠🤠
@mrlucky8599
@mrlucky8599 4 жыл бұрын
Thnks pro 😍😙😍
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
👍👌❤
@deeqocusmanmaxamud7930
@deeqocusmanmaxamud7930 3 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli oùiı
@deeqocusmanmaxamud7930
@deeqocusmanmaxamud7930 3 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli oùiıvcsfsvcdhdhxxcsgzczvdvdv
@deeqocusmanmaxamud7930
@deeqocusmanmaxamud7930 3 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli oùiıvcsfsvcdhdhxxcsgzczvdvdv
@deeqocusmanmaxamud7930
@deeqocusmanmaxamud7930 3 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli oùiıvcsfsvcdhdhxxcsgzczvdvdv
@sabnaagaming5036
@sabnaagaming5036 3 жыл бұрын
Allaah kudhowro m a 🙏🙏🤞🤞💜💜❣🙏
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 3 жыл бұрын
Wll biyaha gadhaadh or adag ma lagu beeri karaa
@sahurabdisalam2918
@sahurabdisalam2918 4 жыл бұрын
Ma fahmin 🤔 mida 12saacadood ah biyaya cusbada intii laga daadiyo Miya mid nadiifa ku shubin
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Haa wlal biyo nadiif ladhigee
@jabirabdiaziiz4560
@jabirabdiaziiz4560 3 жыл бұрын
Isla biri ayaan bilaabaa
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 3 жыл бұрын
Ma beertay sxb cawskii Bal iisoo jawaab natiijada aad kala kulantay
@Salman-wk2gc
@Salman-wk2gc Жыл бұрын
Mahasanid wall
@zuhaibofficial8354
@zuhaibofficial8354 4 жыл бұрын
Wll wxn ku wydnya ma istcmli kraa masagada cas
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Haa ani taa abuurooyo waa tan cad oo isheeda qabto
@ismailhirale2904
@ismailhirale2904 4 жыл бұрын
habiinkii waraabis miyeey u baahanyihiin?
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
May walal kaliya waraabi markaa siijiifaneeysid oo kaliya iyo markaa sootoostid salaada subax
@ismailhirale2904
@ismailhirale2904 4 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli mahadsanid walal
@aidarusmusa9283
@aidarusmusa9283 4 жыл бұрын
Wll diidinka Marku cunayo inaad no so badiso ayey ehed wan jeclahay diinka
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Muuqaal kasameeyn rabaa insha allah
@Samaanqore
@Samaanqore 4 жыл бұрын
Aad baad umahad santay waxaad sameeysay wax aanan waligey arkin oo waxa ugu fican oo gofka uu usku taxluujiyo Waxaan kuu saray salaanta mida ugu qurux badneed cabdi xaliim cali Waligey ku guuma ilaawi doono waxtarka aad uu mijisay umada somaliyeey Dadka badanaa 100/.3 ma isku mashquuliyaa shey waxtarleh
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Masha allah walal mahadsanid saad iigu dhiira galisay insha allah dalkeeyga waan waxtari in taan karo
@jabirabdiaziiz4560
@jabirabdiaziiz4560 3 жыл бұрын
Xoolaha dhib ma u gaysanaa
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 4 жыл бұрын
Malagu beerikara sidan Dhirta kale sida Liin Macaanta
@najmaahmed7863
@najmaahmed7863 3 жыл бұрын
Masago maxa loga jeeda🤔
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
Haruub ama u taqan
@najmaahmed7863
@najmaahmed7863 3 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli hadhuudh maka wadana
@sayidbinusayid180
@sayidbinusayid180 3 жыл бұрын
Walaal markaan saa sameeyo dhulka ma ku beeri karaa
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
haa lkn gacan ka alaali
@abdullahigeryare7709
@abdullahigeryare7709 3 жыл бұрын
Lkn maxaad uga weecatay dhanka beerista miraha
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 3 жыл бұрын
dad ka ma jeclo 👉🥵 ani wan jecla
@MohanKumar-kc2sk
@MohanKumar-kc2sk 4 жыл бұрын
Zxp wax yaa bahaan noosoo badi
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Inshaa allah
@ramloxaji3507
@ramloxaji3507 4 жыл бұрын
Wall wa iisameysmidiideen
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Sawab ne maxaa qaladay
@ramloxaji3507
@ramloxaji3507 4 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli wxba
@ramloxaji3507
@ramloxaji3507 4 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli kaliya waxaan sameeyay in aan dhaqay biyo diiran kadib kudhaqay biyo cusbale ladhigay meel 12 saac kadib kadhaqay kadib weel koonba ah kula xiray maro 24 kadib fiirshy waxba isma badalin hdana 48 sugay waxba isma badalin
@iqroahmedmahamudiqroahmedm4007
@iqroahmedmahamudiqroahmedm4007 4 жыл бұрын
Isku miyaa masagada iyo galayda sida loo abuuro
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
Haa walal
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 2 жыл бұрын
Maalmaha ma isku midbaa galayda iyo masagada
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 2 жыл бұрын
haa 7bari wada yihin
@mohamedciid4447
@mohamedciid4447 2 жыл бұрын
Asc cowskan intaa ka helaa
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 2 жыл бұрын
miraha suuqa cadiga kahele wa miraha cadiga galeyda masagada ama qamadiga
@abdicaziizibrahim2718
@abdicaziizibrahim2718 4 жыл бұрын
Mahad sanid sxb
@aishaismail6970
@aishaismail6970 5 жыл бұрын
Thanks bro wan sugi laaaa
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 4 жыл бұрын
👍
@bintiyeebaraka8591
@bintiyeebaraka8591 3 жыл бұрын
Been taa waaye halahaas waxaa rab taa siaad fi yuus uhe shid
@aminaabdirizak6310
@aminaabdirizak6310 4 жыл бұрын
Masha allah
@suleekhocabdirizaaq2917
@suleekhocabdirizaaq2917 2 жыл бұрын
Masha allah
How to Grow Wheatgrass at Home? (Without Soil)
10:10
Gardening Secrets
Рет қаралды 1,6 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 45 МЛН
Qalabka Shinida lagu dhaqo | Utimate beekeeping guide ( Mashruuc malabka )
12:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 33 М.
Sida Loo Beero Geedaha Harka Ah #Macalin #0Bocoreey
6:34
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 1,7 М.
Beeraha Waawayn Oo Ku Soo Badanaya Burco
7:26
SAAB TV
Рет қаралды 47 М.
beerteena iyo waxa kabaxa🥰
8:05
dhaqan kaaba
Рет қаралды 23 М.
How To Grow Hydroponic Fodder
10:00
Hand in Hand Eastern Africa
Рет қаралды 143 М.
NITROGEN: Baro Nafaqada Beeraha Ugu Muhiimsan Mid Kamid Ah
18:20
Farm Somalia
Рет қаралды 17 М.
Sida aan Baradho Guriga ugu Beero #somali
7:19
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 32 М.
Sida Loo Beero Naac Naaca #Macalin #Bocoreey
9:47
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 3,1 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН