Bunkii Uubaale ilaa Gowlbog. Goobtani waa duleedka Hargeisa.

  Рет қаралды 10,558

Turbashaash Family

Turbashaash Family

4 ай бұрын

Dawaade jawiggan ama goobtan ayaad iigu casuumantahay. Hargeisa waxay u jirtaa in ka yar 30 km. Ha is martiyeeynin. #somaliland #hargeisa #gowlbog. #afrojuice

Пікірлер: 61
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
Ramadaanka ka hor ayaan duubnay. La soco
@abdirahmanhersi6393
@abdirahmanhersi6393 4 ай бұрын
Asc walaalkay waxan ka codsanaya inad saxibka iiwaydiso in hadan coffee ama Shaah cabo mar wax ka badan ama duhurka ka bacdi aanan seexanayn habeenka oo dhan ama aan daalnaado ama yaanain daalinine Shukran
@Moh-Azad90
@Moh-Azad90 4 ай бұрын
Hadaa mxa kla so doonty xiligan 😂😂
@bashjam4926
@bashjam4926 4 ай бұрын
Love you guys keep showing us motherlands.
@karimhasan8967
@karimhasan8967 4 ай бұрын
​​@@Moh-Azad90adu na mxd ka so doontay maqaxidoda 😂😂
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 4 ай бұрын
Mashallah Tabarikalla Dalkiibaad nå bartene
@user-wf1yy2cg5x
@user-wf1yy2cg5x 4 ай бұрын
Ramadaan mubaarak
@hdnabdi8302
@hdnabdi8302 4 ай бұрын
These guys know how to de-stress
@hdnabdi8302
@hdnabdi8302 4 ай бұрын
MANSHA ALLAH, WHAT A GREAT WAY TO RELAX, ABSOLUTELY RIGHT "NOTHING CAN BEAT THAT" I LIKE IT
@alisaid1214
@alisaid1214 4 ай бұрын
Mahad saaxiib weli waa sii da yaraanaysaa Waa happy ga Iyo farxada Keep going brother
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 ай бұрын
Mahadow Dee Hadaakufahmey Waa kuwadan ❤❤❤❤❤❤ Dalxiiska Dalkeena Hooyo
@user-vk9mf7du9u
@user-vk9mf7du9u 4 ай бұрын
MashaAllah Ilaahay haden xafiido
@sahrahassan5431
@sahrahassan5431 4 ай бұрын
MASHA ALLAH TABAARAKALLAH Walaalahay
@khadarabdirahmanabiib1221
@khadarabdirahmanabiib1221 4 ай бұрын
This man makes his mode well. I like that. Tourism Company noo aas aas dheh odayga waa another level walaahi.
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e 4 ай бұрын
Mashaallaaah illahay haydin siyaadiyo nimcadaas iyo cafimaadkaas aaa kunooshahiin illahayna. Umahad celiya xaga diinta ubadnaana diinta dadka usheega insha'Allah
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 4 ай бұрын
Maasha Allah Bashir & Mahad raxadi Aduunk❤❤😅😅😅🤚🤣👍🤔🙏🙏🙏
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Masha allllah nooolaaada aamiiin❤
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 3 ай бұрын
Axadaa
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 4 ай бұрын
Waa raag hore uu so shaaqayste oo is kaa raaxaaysanayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
ًbashir bun khafiif ah ayad samaysay 😂
@mymmym8283
@mymmym8283 4 ай бұрын
Adigoo raaliya halka musiga waxad inoogu buuxisa hadalkaaga iyo sharaxaada wll. Music inoo yara reeb fadlan
@nobame4777
@nobame4777 4 ай бұрын
The most pro environment information channel.
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 4 ай бұрын
There's no wi-fi in the mountains, but you'll find no better connection.
@alisaid1214
@alisaid1214 4 ай бұрын
Mahad turbashaash deriskii ama jiiraankii berisamaadkii Tarabuunkii Wershadii caanaha Iyo dhakhtarkii meliteriga zoonka
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 4 ай бұрын
Xayaysiin wayna Bashir Bashir
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 4 ай бұрын
Mahad oo gacan yarihiisa ah. Ragg is fahmay
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 4 ай бұрын
Masha Allah
@lamahuraan665
@lamahuraan665 4 ай бұрын
Mchalh waaw
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 4 ай бұрын
War akhirana ha ilabina Aduku waa waxa yare thanks
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤ kkkkkkkk thanks
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 4 ай бұрын
Ramadan mubarark
@nimonimco3063
@nimonimco3063 4 ай бұрын
Mashaa Allah, wanaagsan dhulkeenu, waa meel Allah lagu sugi karo.
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 4 ай бұрын
hilsen fra Helsefyr sxb
@cigecumar951
@cigecumar951 4 ай бұрын
Salam nabadgelyadu macaanaa the peace is so sweet illahay dhulka somalida nabadgelyo nooga dhig ku bashaala. And thank you so much
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Masha allllah reer somaliland nooooolaaada aamiiin❤
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 4 ай бұрын
Cajiib
@Abdulkga
@Abdulkga 4 ай бұрын
Bashir iyo Mahad waxaa u qalantaan abaal gud caalami ah . Thank you very much guys ! I am coming home this summer inshAllah and I will invite you to challenge me in drinking 3 liters of fresh camel milk .
@mjama7664
@mjama7664 4 ай бұрын
Mahadow ilxun idinma aragto adi iyo sxbka bashir niyow vitamin D wad ka dharagten cafimad ku joga
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 4 ай бұрын
Say Bismilah before sipping ...Camping: The art of getting closer to nature while getting farther away from the nearest cold beverage, hot shower, and flush toilet.
@Walkingnomad.
@Walkingnomad. 4 ай бұрын
Mesha w halke
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
Gowlbog near Hargeisa Somaliland.
@AbdiGantal
@AbdiGantal 4 ай бұрын
Maansha muuqaa aan inaba caadi ahayn ayaad Nala wadagaateen nin Hargeisa ah oo aanu magaalada dusheeda waagu ugu baryin ayuunbaa ogayn jawigaa 2012 ayey ahayd markii igu horaysay UU waagu dul baryey xusuus
@bashirali9049
@bashirali9049 4 ай бұрын
Soon kii meeyey?
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 4 ай бұрын
Walaal Ramadaanka ka hor ayey duubeen
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 4 ай бұрын
why don't you say Bismilah..say Bismilah......who you are bro.
@ibrahimwarsame6746
@ibrahimwarsame6746 4 ай бұрын
Dadka somaliland dareensiiya qiimaha dalxiiska dalka hooyo ee somaliland leeyahay waad mahadsantihiin halka ka sii wada waad dadaasheen madaama oo ad muuqalo wadaniyeed dadka ad u soo bandhigteen anoon mawduuc kale ka hadalin wax wanaagsan ayaad watiga ku bixiseen sida dalka hooyo lugu dalxiiso waa mihiim
@dahirhassan7508
@dahirhassan7508 4 ай бұрын
Maantay inee axad tahay ayaa noo sheekteen waa sax laakin soon ayee eheed hadaa soonka ka hor duubteen maxaa ugu xusi weyseen qoraalka
@karimhasan8967
@karimhasan8967 4 ай бұрын
​@@dahirhassan7508qoralka hore manad arkayn sawkuwa ku xusay ala somaliyey😂
@robleahmed2558
@robleahmed2558 4 ай бұрын
Turbaash Family, walaal waxa aan joogaa Canada wakhtigan, waxa aan doonayaa inaan helo telka Bashir,waxa aan weydiin lahaa su’aalo ku saabsan Camping.
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 3 ай бұрын
Facebook inbox iigu soo qor telkaaga. ama mahadabdule60@gmail.com
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 4 ай бұрын
Ramadan💝🕋🌙🕌♥️💝💕Mubaarak🕋🕌🌙🎉🎊🙌🥀🙌🌷🌺🥰💕♥️💝💖Safarkiina kheyrkii ayaa kamaqan??? waayo dee SALAAD 🕌idinkuma arko!! Cuno iyo coffe. !! Ninkii mar idinla socday, ayaa TUKAN jirey!! 🕌(Masha”llah)🎉👏💕♥️💖💖🎉🎉💝
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
Cajiib. Salaadu faan maaha. Yaab.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 4 ай бұрын
@@MahadAbduleTurbashaashmay noqon!! Laakiin waa Basic Life of our Faith🕌🕋🌙💕🌹
@abdulducale5717
@abdulducale5717 4 ай бұрын
Bankii weyaan spellinka saxda ah, maha Bunkii.
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
BUNN WEEYE. BUNN WAA LA CABAA. Bann uma jeedi.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
@@MahadAbduleTurbashaash kkkkkkkkkkkkkkkk
@somaliboyofficial6735
@somaliboyofficial6735 4 ай бұрын
GOBTII SOMALIYEED JAWI DEGAN QAATA ASXAAPTA.
@aminaabukar949
@aminaabukar949 4 ай бұрын
Waryada masontin. Walalayal. Raalinoqda. Balse. Sooma
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
Bal akhri qoraalka kaa sareeya.. cajiib.
@aminajama160
@aminajama160 4 ай бұрын
aminaabukar949 It's before Ramadan goofy
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e 4 ай бұрын
Mashaallaaah illahay haydin siyaadiyo nimcadaas iyo cafimaadkaas aaa kunooshahiin illahayna. Umahad celiya xaga diinta ubadnaana diinta dadka usheega insha'Allah
Ubaale iyo Marti soor.
17:23
Turbashaash Family
Рет қаралды 99 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 7 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН
Socdaalkayagii Geed Deeble Botanical Garden. Mucjisadii Dooxa.
11:08
Turbashaash Family
Рет қаралды 6 М.
Hurdadii habeenkii gaari gurigii EHEL. Hawd Somaliland. Part 3
6:35
Turbashaash Family
Рет қаралды 10 М.
Qisadii iigu naxdinta badnayd. Iiguna farxada badnayd.
19:29
Turbashaash Family
Рет қаралды 14 М.
Mucjisadii Bullaxar. Ka baro habka kebaabka looga sameeyo Kaluun
17:10
Turbashaash Family
Рет қаралды 52 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
0:25
Zach King
Рет қаралды 29 МЛН
16 июля 2024 г.
0:14
Кира Доронина
Рет қаралды 3,3 МЛН
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 1,6 МЛН
Всегда проверяйте зеркала
0:19
Up Your Brains
Рет қаралды 17 МЛН