Buurta Gacan Libaax

  Рет қаралды 180,762

Qays Qeyser

Qays Qeyser

9 ай бұрын

Пікірлер: 631
@user-qj3pp6ov9u
@user-qj3pp6ov9u 9 ай бұрын
Inta jiif ku daawanaysa farta taag❤
@user-bi6ox2mc4p
@user-bi6ox2mc4p 9 ай бұрын
Wasmo kawaran waliba
@user-qj3pp6ov9u
@user-qj3pp6ov9u 9 ай бұрын
Waad raaxaystay 👑
@MaxamadCrahman-li3jd
@MaxamadCrahman-li3jd 4 ай бұрын
Me😂🎉
@farduuskayse
@farduuskayse 9 ай бұрын
Mashalah dhulkii reer ayeeydey dhul muuse cabdale waxan so joogey 12 habeen walhi maalmo iga qurux badna mey jirin ❤
@ShukriAden-ve8wu
@ShukriAden-ve8wu 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@Najm152.
@Najm152. 9 ай бұрын
Manshallah dhalinyaro yaryarka waa aftahano hadalka maba dhibaayo allow somali isku mid kadhig 🇸🇴 🙏
@HassanmohamedkaarOgaal
@HassanmohamedkaarOgaal 9 ай бұрын
Ilaahoow soomaali mid ka dhig lkn calankana iyo soomaalinimada maxaa iska galay😂
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 9 ай бұрын
Hoyada somalidedi was adeer anagu maba nihin somali waxan nagala tag
@Najm152.
@Najm152. 7 ай бұрын
@@upsidesalam2870 hoyaday aad ceyday kuma cafin maalinta qiyaamo ilaahay baa kugu dayey hoyaday waa jeclahay in lacaayana ma jecli 😡🥶
@MaxamadCrahman-li3jd
@MaxamadCrahman-li3jd 4 ай бұрын
Somali maxa iskaga Dan,ana nio😂😂😂
@dheereyechannel
@dheereyechannel 9 ай бұрын
Two legends always qays qeyser and haykal another's levels this is beautiful 💯❤⚽️👍🖤🖤💚❤😍
@moqalaz9369
@moqalaz9369 9 ай бұрын
Caruurtu yar yari siday u hadleen baan ka helayba. Waa cod kar miidhan...😂❤
@thonikrm8269
@thonikrm8269 9 ай бұрын
Waaa dhal G36❤
@AsmaHassan-zc7bn
@AsmaHassan-zc7bn 9 ай бұрын
❤❤❤
@MaxamadCrahman-li3jd
@MaxamadCrahman-li3jd 4 ай бұрын
G36. Un laga hela hadalka😂
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 9 ай бұрын
Ciyaarkan yaryar Ee u Hadlaya sida Raga waawayn waa GX36 ❤️💪🏽🦁 war Clip ka Fogeeya
@abuabirisaq.5137
@abuabirisaq.5137 9 ай бұрын
Go.da wayn cisa muuse aya dage dee ciyalka joogana malaha waa ayaga uun. Sxb qabiilka Naga daa oo muqalka uun ku raxayso.
@ShabbacOfficial
@ShabbacOfficial 9 ай бұрын
​@@abuabirisaq.5137godaweyn miyaa ciisemuuse degaa dadka beenta kadaa waa magaalo muuse cabdale habaryoonis G36
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 9 ай бұрын
ilahy been u sheegty@@abuabirisaq.5137
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 9 ай бұрын
​😁inabti ma lafa ruug iyad Ku qaldaysa lafo roog iyu cise muse dagaye inkaso 10 muse cabdalehaba 9 cise Muse dhalay cise musena sido kale dhagax tuurka joji yaan Ku qaniinine waad iman karta wad dagi karta wad ka jaasi karta lakin kalmada cise muse lehda jeebka Ku celi
@abuabirisaq.5137
@abuabirisaq.5137 9 ай бұрын
@@dhashisheekhisaxaq9514 waar goda yar buu muse cabdalla daga ha noqon habartii wixii qurxan ee ay aragtaba Ana leh odhan jirtay.
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 9 ай бұрын
MashaAllah MashaAllah Degmada Goda wayn waan u xiisay waa degmadii aan kusoo barbaaray mudo 20 sano ah❤❤❤ MashaAllah waxan u rajaynayaa guul Nabad iyo horumar fiican ishaAllah
@hothomoh4950
@hothomoh4950 9 ай бұрын
Mashalah Jawi mcn bad kuso korty hadaa😊wn rajeynaya inan mar uun tago inshalah ❤
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 9 ай бұрын
Go,da weyn 27 sano maan arag ilaahay maruun ha igu celiyo oo ha igeeyo waqtigu dheereeye 1996 kii ayaa iigu dambaysay goobtaa .
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 6 ай бұрын
@@hothomoh4950 ishaAllah wll
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 6 ай бұрын
@@hassansheikh-4395 ishaAllah sxp
@ayaanahmed3247
@ayaanahmed3247 9 ай бұрын
Ina abtigay Cabdiqadir saaxil qoblow cawad shire,Qaadiro jacayl heestii fanankeenii xasan aadan wuu ku raaxaystay❤❤❤
@TAZ_10
@TAZ_10 9 ай бұрын
11/5/2020 ayaaan tegey gacan libaax labo cisho ayaan joogny wlhi meel ka jawi qurxooon noloshyda ma tagin❤
@ibrahimzaki4813
@ibrahimzaki4813 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@musj21
@musj21 9 ай бұрын
Dadkaygii love from UK 💚⚪️❤️
@ShukriAden-ve8wu
@ShukriAden-ve8wu 7 ай бұрын
Caagn libaaax .u ancestral land am a kenyan muse abdalle❤
@GAMMATUBE-cc9ti
@GAMMATUBE-cc9ti 4 ай бұрын
Cousin ❤from muuse abdale hargeisa
@maxamedxasaasi443
@maxamedxasaasi443 9 ай бұрын
Maali uun waan rajayn inan kula kulno sxb qaali waan ku taageraa From galkio puntland somalia
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 9 ай бұрын
Masha allah qeys you are the one and only youtuber somaliyeed so gudbiya video yada bilicda dhulkeena hooyo libaax hore usoco from muqdisho
@seynablibeko
@seynablibeko 9 ай бұрын
Great work Qays. I have been there last year and it’s such a beautiful place.
@MaxamedMooge-tv2vh
@MaxamedMooge-tv2vh 9 ай бұрын
Waan filay inaad buurta tagto zxp si wanaagsan ayaad sameeysey❤
@ayanlecabdallemedia8649
@ayanlecabdallemedia8649 9 ай бұрын
Waa Flog aad u Qurux badan Lkn waxa ku haboonayd Heesta Buurta gacan lipaax loo qaaday Inaad ku dul codayso Ee ah Burta Gacal lipaaxee Ku taal baydka raaxada Ma ku soo barayo Baryo maysku raacnaa ! Sidaas ayay ku so bixi lahayd 100%
@naemoapdulahihaji-cy5rb
@naemoapdulahihaji-cy5rb 9 ай бұрын
Aad io aad❤
@sulubxasan1135
@sulubxasan1135 9 ай бұрын
Aad iyo aad
@clsalaansiciid6095
@clsalaansiciid6095 8 ай бұрын
Aad iyo aad
@filsanhassansamatar8350
@filsanhassansamatar8350 9 ай бұрын
Maansha allah waa muqaal qurux badan iyo caruur qurux badan oo u hadlaya si raganimo leh dhulki MC💪🏽💪🏽💪🏽
@naemoapdulahihaji-cy5rb
@naemoapdulahihaji-cy5rb 9 ай бұрын
Buurta gacan libaax halkii aderkay oofwareen ka deganaa iigu qabta😂❤🥰
@jimcaalecumar4650
@jimcaalecumar4650 9 ай бұрын
😂😂
@Aameinapdychama
@Aameinapdychama 9 ай бұрын
,😂😂😊
@user-sb4rs9ez2o
@user-sb4rs9ez2o 9 ай бұрын
Will isaq is not easy keep going two legends 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 8 ай бұрын
Wil Somali is enough
@ummosaara580
@ummosaara580 9 ай бұрын
❤❤❤❤ my home 🏡 hargeysa alle haykin xafido dalkeygi 😢❤miss you ❤Mashallah ciyaalka yaryar ee wada hadlka xiigmada leh Mashallah alle haydin xafido ❤❤❤❤heesta idin shidan ayan ka helayba 😂muqaal qurux badan weeye haka daline quxda dalkena ❤❤❤
@aadanmouse3733
@aadanmouse3733 9 ай бұрын
Qeys qeyser big legend keep going amazing place ❤
@Lil_umri_
@Lil_umri_ 9 ай бұрын
This place it’s more than beauty Waan I was watching this it was like if I was there Mashallah our home has beautiful places 🥀🥀❣️👌🏻
@Sapriiina123
@Sapriiina123 9 ай бұрын
Beautiful place 😍
@Dhakhtarrr
@Dhakhtarrr 9 ай бұрын
Laba wacad dhex Yaal na guray buu ku wayn Yahay 😂
@Mustafeabdi8973
@Mustafeabdi8973 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Mustafeabdi8973
@Mustafeabdi8973 9 ай бұрын
dhakhtar aduu xage jogtaa
@hanafarxan7480
@hanafarxan7480 9 ай бұрын
This guy is so amazing and talented❤
@Supr93
@Supr93 9 ай бұрын
I’m I the so called friend of
@casiocurious8744
@casiocurious8744 9 ай бұрын
@@Supr93 ???
@Supr93
@Supr93 9 ай бұрын
@@casiocurious8744 we need more people on this our earth from for 🫶 the future rest reasonably
@djmaslax3473
@djmaslax3473 9 ай бұрын
Masha Allah video qurux badan qays qeysar keep going taliye❤❤❤
@gemstar416
@gemstar416 9 ай бұрын
It's so beautiful and historic villages and mountains ⛰️
@Zuhayp-mohamett
@Zuhayp-mohamett 9 ай бұрын
Zxpow Ethiopia gar ahaan Jigjiga tulo ku xigta oo Dhagxle ladho ma timadid❤😢
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 9 ай бұрын
Zxp jigjiga xaged itoobiya inooga siisay waa dhulkeeni xabashi aya xoog kuhayste
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 9 ай бұрын
Aar itoobiya ha odhan afka alle kuma jaree zxp
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 9 ай бұрын
@@goodlyrics2243 de zxp marka maanad iiwada qoraalka ninka sooqoray uqorde
@KING_ZACK_275
@KING_ZACK_275 9 ай бұрын
@@Hamsebaashe1Dadki way itoobiyaammeen 😢
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 9 ай бұрын
@@KING_ZACK_275 walahi waa wax laga xumaado dhalinteeni ayaba kufaanaysa inay jigjiga tahay Ethiopia iyado ay kumanan qof ugod galeen sidi cadowga looga xorayn laha dalkeenina kuburburay xorayntaas
@ahmedadan2745
@ahmedadan2745 9 ай бұрын
Mashalah deganadii good iyuh gacanlibaax meeshaan kudhashay We love you qays qaysar
@CIBAADOSUUBAN
@CIBAADOSUUBAN 9 ай бұрын
Wow Gacan libaax waxa iigu danbaysay 2017, waa dhul cajiib ah runtii😊
@clmajid
@clmajid 9 ай бұрын
Masha Allah Gacan libax waan idinslamay soomaliyeey
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq 9 ай бұрын
Maasha alaah qays iyo qaysar Well done hore u soco keep going brother
@user-kq3bh2nw5i
@user-kq3bh2nw5i 9 ай бұрын
G36 ❤❤❤ asliyaa weyee ciyaalku mashlllah alle ha iidnku xafiido idnkaa safarada inamaydii mmo
@AbshirAlte
@AbshirAlte 9 ай бұрын
Ninka dalka quruxdiisa soo saara legend horay usoco👍
@mohaan_modell
@mohaan_modell 9 ай бұрын
Abdiaziiz iyo Khadar aanu u ducayno wll😢😢
@king___thaacad2748
@king___thaacad2748 9 ай бұрын
Qays qaysar keep going legend 👏
@user-di1ej9xw2z
@user-di1ej9xw2z 9 ай бұрын
Hadad fariintayda akhriyo inaad farxad Ku dareento ayaa laga yabaa ii dhoola cadee wakhti walba ❤❤
@Buraale
@Buraale 9 ай бұрын
Qays qayser dalkad na bartay ale ha ku barakeeye dhulka Somali dagto dhan in ka badana wan ka sugayna❤
@ubahahmed7300
@ubahahmed7300 9 ай бұрын
Masha alla dadkeenu wa gob soo dhawayn meel walbay joogan❤
@maryamabdi632
@maryamabdi632 9 ай бұрын
masha allah dadkeygii iyo wadankeygii qurux badan ❤❤❤
@axmedwarsame4009
@axmedwarsame4009 9 ай бұрын
NIO GARXAJIS KA BUURAHOODU QURUX BADANAAA DAALO IYO GACANLIBAAX IYO QAAR KALE AAN MAQLAY 😅😅
@ZakiApDiRaxman
@ZakiApDiRaxman 6 күн бұрын
Qays iyo hsikal way ku sooo baxaan dalxiiska🎉🎉🎉🎉🎉
@user-sb4rs9ez2o
@user-sb4rs9ez2o 9 ай бұрын
This is so a mazing two legends qeys qeyser and heykal keep going safe journey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hanadhallaazi
@hanadhallaazi 9 ай бұрын
Labadii nin ee aan social media ka taageeri jiray oo is helay guulaysta walaaladay imbadan anoo idin daawaday idinkoo dalxiisaya waxaan rajaynayaa anna inaan maalin maalaha ka mida aan idinla dalxiisi doono insha allaah
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 9 ай бұрын
Odayga wariye miyuu ahaan jiray masha Allah😊😊😊😍😍😍
@umurayaan2774
@umurayaan2774 9 ай бұрын
Maansha allaah waa magaaladaydii guri ayaan u garanayaa
@maajidmohamed6417
@maajidmohamed6417 9 ай бұрын
Best creative qays qaysar😊❤
@user-xj1ut7zp5w
@user-xj1ut7zp5w 9 ай бұрын
aadbaad umadsnthy wll wllhi waligay maan arag markasta waxan is odhanjiiray maruun taag masha allah❤❤❤❤❤😊😊😊
@Cabdi_Macalin
@Cabdi_Macalin 9 ай бұрын
This is amazing ❤
@dhiganemedia4904
@dhiganemedia4904 9 ай бұрын
Mashaa allah qeys waxaad soo duubtay muuqaal qurux badan ,laakiin waxaanu kaa cod sanaynaa inaad xilli roobku da,ayo oo dhulku barwaaqo yahay sida bisha 5aad aad muuqaalo kle ka soo samayso
@bulshokaab3998
@bulshokaab3998 9 ай бұрын
Waa markii afraad aan daawado, amazing 👏
@user-qk4wb1qj1w
@user-qk4wb1qj1w 9 ай бұрын
Qays qaysar waan ku taageeeraaa wll❤❤❤❤❤❤😊
@mowlidmahamud2046
@mowlidmahamud2046 9 ай бұрын
Legendary qeys qeyser guleyso wll from baladweyn
@clsalaansiciid6095
@clsalaansiciid6095 8 ай бұрын
Buurtii habaryoonis❤😢
@sumadqaran
@sumadqaran 9 ай бұрын
Dhalinyaradii shilal gaadhi baa madhiyay is ilaali wll
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 9 ай бұрын
Puree talent the one and only Qays Qayser ❤❤❤❤❤
@user-wg5lk4fk4r
@user-wg5lk4fk4r 8 ай бұрын
Heesta yaa qaada waan ubahanahee
@ahmedzakivlogs
@ahmedzakivlogs 9 ай бұрын
Mansha Allah wadanka Allah hayno barakeeyo
@abdifetahabdi5072
@abdifetahabdi5072 9 ай бұрын
Mashallh hees shidan ayad sartay ,so sweet🥰
@issabaariyow4936
@issabaariyow4936 9 ай бұрын
What tha beautiful place 😍
@thecmc693
@thecmc693 9 ай бұрын
Jabhaddu show Qalbigay soo wadhanysay 😂😂💀
@muxyochannel2989
@muxyochannel2989 9 ай бұрын
😂😂😂
@user-fq8nc5fb4y
@user-fq8nc5fb4y 9 ай бұрын
Bilaw libax kasoo hor baxaa😂😂😂😂😂
@guutojr612
@guutojr612 9 ай бұрын
QAYS keep up ❤..............Edite 🔥🔥🔥🔥
@abrahamabdi5992
@abrahamabdi5992 9 ай бұрын
Gacantu kuma go do alah gacan haku barakeeyo .abdirahman abdiwali mohamoud ..(qays qayser)
@MahdiHagi
@MahdiHagi 9 ай бұрын
This is what peace and working together means....Amazing view❤ One Somaliland 4lyfe❤
@YasinYasin-wo4jw
@YasinYasin-wo4jw 9 ай бұрын
Saal gobeed somaliland guul ku waara waa deegaankii reer ayeygay rabar wadaagaday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤somaliland guul ku waara ❤❤❤❤❤
@amaalsiciid403
@amaalsiciid403 9 ай бұрын
Masha allah tabarikalaah mahad sanid wll mcn adigana ilahay ha ku xafido
@amaalsiciid403
@amaalsiciid403 9 ай бұрын
Adiga mudan wll mcn
@maxamedxaashi6197
@maxamedxaashi6197 9 ай бұрын
Inkan ugu horeeya ee hadlayaa talent wariyenimo ayuu leeyahay qaysow
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 5 ай бұрын
Amazing place m.a i.n maalin uun waan imaan
@apdiaziizizmail5879
@apdiaziizizmail5879 9 ай бұрын
buurta gacan libaax ma hooyada ba leh waa faaladena warku ku saabsan yahay😂😂😂
@kunasochannel4006
@kunasochannel4006 9 ай бұрын
Hooydy baa le muu odhan ee is daji adba kama xigtide
@axmedwarsame4009
@axmedwarsame4009 9 ай бұрын
@@kunasochannel4006Garxajis baaleh 😂😂
@kunasochannel4006
@kunasochannel4006 9 ай бұрын
@@axmedwarsame4009garxajiska ya siyey mnad odhanaynba tii siisa kula hdlyso mise la murmaysa😂👍
@jimcaalecumar4650
@jimcaalecumar4650 9 ай бұрын
​@@kunasochannel4006hhh😂
@munakaaba
@munakaaba 9 ай бұрын
​@@kunasochannel4006garxajis ba leh hada ma hooyadaba leh🤚🤫
@asmanajax737
@asmanajax737 9 ай бұрын
M.a m.a qays qaysar ❤ legend of the legend
@abdirahmankayse1641
@abdirahmankayse1641 9 ай бұрын
Masha alah qays qayser iyo buurtii gacan Libaax 🎉
@Demxa
@Demxa 8 ай бұрын
ماشاءالله Video Quruxbadan Runti waxan xiiseyn lahaa in video buurayaasha ku saabsan in aad ino so badiso wali burayaasha dalka hooyo
@khadarqoofal9093
@khadarqoofal9093 8 ай бұрын
Mnshalah my brother Qays qaser go head
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 9 ай бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Waalaalaaldaaye. 🪨🌲🌲🌲🌻🌻🌴🌴🪻🪻 So beautiful ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️ Maash Allah keep going good job 👍👍👍 guuule lyo gobanlmo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@user-eh5vi5vc3t
@user-eh5vi5vc3t 8 ай бұрын
Ilmo Faraxsan ❤❤❤❤ mansha allah war ilmaha ka farxiyaa ❤
@user-xf8ox5xq1n
@user-xf8ox5xq1n 9 ай бұрын
❤qaysow Masha hubkiina wuu nooyaalaaye oofwareen
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 9 ай бұрын
Waa buurti Awoow yaashey❤
@iftinfarah6010
@iftinfarah6010 9 ай бұрын
Qays qaysar masha Allah waxaad nag dhigtaywadaani miyi iyo magaalo wadaankii ayaan u soo socdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 9 ай бұрын
Markaan dhulkii kunoqdo waa inaan Qays qaysar dalxiis uraaco xagee kala xidhiidhaa igu caawiya ❤❤❤
@nimcodaahir7562
@nimcodaahir7562 9 ай бұрын
Snabkisa
@mubarakyuusufmaxamuudsoon5309
@mubarakyuusufmaxamuudsoon5309 9 ай бұрын
Somaliland beutifull mountain name montian gacan libaax masha allah dhulka hooyo dhulka garxajis ❤❤
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 9 ай бұрын
2:25 ninkaas yari aakhirka malaha muuqaal sameeye ayuu noqon doonaa. Rag baa halkaa ka soo baxaya.
@retwanneman3536
@retwanneman3536 9 ай бұрын
The one and only Abdirahman Abdiwali❤
@craxiinismaaciil8486
@craxiinismaaciil8486 9 ай бұрын
Caan waabaad tahye zxp replay ii soo gal nio qays😂😂😂😂
@ugbaadcabdi9185
@ugbaadcabdi9185 9 ай бұрын
Mncha allh allow nimcada no siyaadi ❤
@abshirmuuseabshir1239
@abshirmuuseabshir1239 9 ай бұрын
Alle hakusharfo sxb
@khalidnuur8628
@khalidnuur8628 9 ай бұрын
qeys I support you from Djibouti Siesta sxb
@apdikanimohamoudali6001
@apdikanimohamoudali6001 8 ай бұрын
Qays qayser nolol wacn wllkei
@Sayidsm
@Sayidsm 9 ай бұрын
Qays qayser the one and only legend and talented boy
@ayaancabdirahmanxuseen2086
@ayaancabdirahmanxuseen2086 9 ай бұрын
War rag yar yar hadan cod weyna mansh allah ❤😊
@user-zd2uo5vi1w
@user-zd2uo5vi1w 9 ай бұрын
Abdirahman Abdiwali Mohamoud Farah You Are The Best KZfaqr That I Have Ever Seen. You Always work together how to pass it on to us interesting features, We always appreciate for that. We love you more than you now ❤ KEEP GOING PRO.
@YasinYasin-wo4jw
@YasinYasin-wo4jw 9 ай бұрын
Waa dalkii raga iyo habalaha gobtaha wada gobeed ❤❤❤noolada
@uploaden0123
@uploaden0123 8 ай бұрын
looks beautiful! Allahumma barik. waxaan booqan doonaa marka aan soo laabto sanadka dambe insha’Allah
@Userbl8tabl65
@Userbl8tabl65 7 ай бұрын
Waa idinka heeyaa afsoomali 😂 caadi ma ahan ilmahaan . Maashaallah
@barwaaqomuuse9443
@barwaaqomuuse9443 9 ай бұрын
Buurtaydiiii walee kuma ilaawo ❤🎉
@amalhope42
@amalhope42 9 ай бұрын
Mashaa allah somaliland allahow nabad noo siyaadi
@mustafeabdi9068
@mustafeabdi9068 9 ай бұрын
Waan tegi inzha alah maruN❤❤
@yasinahmedosman4375
@yasinahmedosman4375 9 ай бұрын
Qays Qayser iyo teamkani wlhi dalka ayad nakala Barteenba 🎉 well-done.
@YTtomasgamer
@YTtomasgamer 9 ай бұрын
This is beautiful gacan lipax
@user-dn4ny6ii9s
@user-dn4ny6ii9s 9 ай бұрын
Qaysow tag bulu xaaR iyo selel biyo kulul❤ waa lovely runti
@carafaadabdilaahi
@carafaadabdilaahi 9 ай бұрын
SOMALILABD BEAUTIFUL MANZHA ALLAH
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 34 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Safarkaygii  meesha Africa ugu qurux Badan | Zanzibar island 🏝️
16:38
Dayaxa | Janada ifka
12:35
Qays Qeyser
Рет қаралды 338 М.
DEEGANKA HULQABOOBE (Somaliland)🙌🪐🐎❤️
11:17
ASHRaF CaDDaaNi 🪐🐎
Рет қаралды 6 М.
Buurta Gacan Libaax | Hoy Libaax Ayaanu Martinay.❗️❗️
8:37
Mohamed Badri
Рет қаралды 3,3 М.
KOR HA U QAADIN GACMAHA CHALLENGE ADAG
14:25
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 244 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 857 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 34 МЛН