Dayaxa | Janada ifka

  Рет қаралды 339,644

Qays Qeyser

Qays Qeyser

3 жыл бұрын

Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xiran iyo inta nagusoo xirmidoontaba alle ha idin xifdiyo ❤️
My Facebook Page
m. Qays-Qayser-10...
My instagram page
instagram.com/?hl=en

Пікірлер: 1 700
@iamk3977
@iamk3977 3 жыл бұрын
102k qeys inagama mudna guys 1month 500k wa inaynu geynu fadlan muqalada Liketa iyo shareta haka ilawina
@maogtahay6982
@maogtahay6982 3 жыл бұрын
Wll muslimiintu bidixda kuma cunaan
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 3 жыл бұрын
@@maogtahay6982 camerada weeye wll
@chelseafans8080
@chelseafans8080 3 жыл бұрын
Exactly pro vidio uu 500K dawanayn Oo hadana 100K subscriber ay sarayan waa yaab
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 3 жыл бұрын
Qaysow markaad waalidiinta waawayn aragto Ka ducayso wax u laab waa sadaqade
@yowbalck2725
@yowbalck2725 3 жыл бұрын
Niyhow goorme dalxiis noo wadee zxb Malaysia u socday dalxiis aahaan soomaliland ka shidan bee 😍
@khalid-abdi
@khalid-abdi 3 жыл бұрын
Qays on the beat 🔥
@andisalansancho4966
@andisalansancho4966 3 жыл бұрын
Ck zheip idinka mee vlogyadii
@Blacktolite
@Blacktolite 3 жыл бұрын
HDR quality elite 🔥🔥
@guleed7017
@guleed7017 3 жыл бұрын
You mean ta best
@Shortstories59
@Shortstories59 3 жыл бұрын
Waxay 102k😭 waxaad walal u qalantaaa 1 million wallahi
@hodofarah2987
@hodofarah2987 3 жыл бұрын
I see Hooyoday Alhan, habo hinda iyo habo afrah...I grew up there in Dayaxa, Thank you for uploading this...you did a wonderful job its beautifully made MashAllah.
@updymajid778
@updymajid778 3 жыл бұрын
Inaga switzerland teenu waatan💚🤍❤️
@Official70748
@Official70748 3 жыл бұрын
Qays 1 million u qalmaa Nacaaa shaydan ku yaale Subscribe, like, Share Iyo Comment ku booba Waa mxy 102 shit
@nimcodegan3615
@nimcodegan3615 3 жыл бұрын
Magaladani xagay ka tirsanthy wll alla mxaa dhulkena nimco fadhida an la ogayn
@aadanookiyaale
@aadanookiyaale 3 жыл бұрын
Inta aan dhihi lahaa ayaad dhahday runti Sxb waxaad uqalantaa Million iyo kabadan majiro muuqaal aad soo dhigtay oo aanan daawan second walba oo kamid ah keep forward sxb
@Official70748
@Official70748 3 жыл бұрын
@@nimcodegan3615 gobolka sanaag Ceerigaabo u dhow dahay
@homzadayax3224
@homzadayax3224 3 жыл бұрын
Horan ushegay wlh inuu u qalmo 1m subscribers uu yahay Somali best vlogs youtuber🤩😘😘alla haku sharfo c/raxmaan qaysow
@AmarreMoha
@AmarreMoha 3 жыл бұрын
Muuqaalo aad u wanaagsan oo dalka waxyaabo badan oo cilmi ah baraya, bartaa kaga sii wad wllo.
@ZaeedapdirzK
@ZaeedapdirzK 3 жыл бұрын
Qurbahaan Joognaa Nio Somaliland Oo dhan Waa baranay masha allaH❤Lkn BaL Horey Usii Gudub Ilaa Somalia Tag❤😍
@yousbroido8359
@yousbroido8359 2 жыл бұрын
When somalia come peaceful man And have state title
@clraxmaanliibaan8713
@clraxmaanliibaan8713 3 жыл бұрын
Qays Qaysar Hadan Shirkada KZfaq Gacanta Ku Hayn Lahaa Wllhi Mamulan Uga Dhigi Lahaaa Keep Your Allh Brother😍😍😍😍
@sungul6877
@sungul6877 2 жыл бұрын
Haa wlhi wuu istahila
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 жыл бұрын
Qays qayasar wll sheroud ismee pealse fadlan asxaabey icodeeya ainigana ugu horeeyo like
@umalkhayraxmed5921
@umalkhayraxmed5921 3 жыл бұрын
Walhi inankan wadankaba isagaa ijeclaysiyay 💚💭❤ ilahayow nobarakee dhukena
@ubahbashirahmed5484
@ubahbashirahmed5484 3 жыл бұрын
Walahi somalida waxaan waxba aheyn wey buun buniyan bal wiilkan bal arka quruxda wadanka siduu usoo bandhigo io inta like uu heyso
@kingfauzan776
@kingfauzan776 3 жыл бұрын
Qays qayser wxuu uqalmaa 1M runtii
@minauhmeth1091
@minauhmeth1091 3 жыл бұрын
Qays. Qaysar an other level kale masha allah wll shukran waxaad na bartay wadankeena meelaha ugu quruxda badan jamhuuriyada soomaliland say masha allah allow dhawr soomaliland 💚💭❤️
@sidikoahmed5257
@sidikoahmed5257 3 жыл бұрын
There is no enought words to say just keep going bro, You guys doing really amazing job.
@Blacktolite
@Blacktolite 3 жыл бұрын
Natural beauty of somaliland, ❤️❤️❤️
@hamsafarhan2087
@hamsafarhan2087 3 жыл бұрын
Soomali diyaarad yaraa kulaa hhh
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 3 жыл бұрын
the drone shots the voice over the perfection of your explanations your chemistry with the locals everything is just beyond perfection congratulations for 100k 🔥
@deganahmedali
@deganahmedali 3 жыл бұрын
Mansha allah wlo rabbi raali ka noqoy wlhi dad wacan baa tihiin qays dhakhtar abdisamad noolaada
@JccSomane
@JccSomane 3 жыл бұрын
Ninkii tagey uunbaa garanaya, soomaalaay dhulkiina wax ka barta oo ku dalxiisa😍
@camarkynan5204
@camarkynan5204 3 жыл бұрын
Wadankena nimcan fadhida Somaliland 😍❤
@munaismail9932
@munaismail9932 3 жыл бұрын
MashaAllah! Congratulations on your +100K. You truly deserve it and moreee 👏🏾👏🏾🔥🔥
@hiboahmed1338
@hiboahmed1338 3 жыл бұрын
Your videos are the reason I have love in with our beautiful country. Thank you 🙏 brother
@TooshMedia
@TooshMedia 3 жыл бұрын
Qays waan kugu dayan doon Insha allah a day
@skid-rs2eo
@skid-rs2eo 3 жыл бұрын
Marwo Ilhan Mohamed Jama ba halkaaa uga jeedaaa gobolkaygiii Sanaag 💚🤍❤️
@SuufiAdduun
@SuufiAdduun 3 жыл бұрын
this kind of contents deserves to be sponsored by the government. thanks for sharing the inner beauty of our land, GOD BLESS YOU. sooner you will get your credit for this dope vlogs and telling the truth that the western media is trying to hide and misinterpret. FROM GAALKACYO, PUNTLAND SOMALIA.
@guutaale
@guutaale 3 жыл бұрын
You better keep your fat Futo from the hungry Amisom soldiers
@rahmasead8161
@rahmasead8161 3 жыл бұрын
Lol if your from butland it's not your land this is sanaag galbeed somaliland
@acacius9903
@acacius9903 3 жыл бұрын
Sanag was never part of Puntland. I don't know what kind of thievery Puntland is doing but before 1960 Sanag and Sool was always part of Somaliland. And after 1990 up to know Sanag and Sool are both part of Somaliland. The only reason we Somalilanders didn't took over Garawe and Bosaso from you is because we don't want to ruin other Somalis and want peace. But keep pushing the wrong buttons and you will get y'all finge burned.
@tanker1233
@tanker1233 2 жыл бұрын
Sanag belongs to all somali people
@acacius9903
@acacius9903 3 жыл бұрын
The mountains and the view is GOLD. MaashAllah
@zakariyeg2521
@zakariyeg2521 3 жыл бұрын
Wadan kayga somaliland I love it 💚🤍❤️
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 calan ma lihid miya🤣 somaliland waa mamul.meshani waa sanaag maha dhulkii isaaq🤣🤣🤣🤣
@skinnylozano9707
@skinnylozano9707 2 жыл бұрын
@@muhamuudbille9158 dayxa wa tulo habar jeclo ledahay
@fadkabari8554
@fadkabari8554 10 ай бұрын
​@@muhamuudbille9158dee ku ooy dhuxulaysato ama baroorwiish muuse turwaa iyo habar jeclo kaalay ka qaad reer tuulada tahay wase fakhriga aabihii faqash qudhuntay doofaar fadhiya huuro fadhanayaa inan gumeed soomali dheeraad ku ah uf 🤮🤮
@cadnancumar9984
@cadnancumar9984 3 жыл бұрын
First baan ahyee tolkayaw like igu cumaamada maanta❤❤❤
@sharmakeabees4745
@sharmakeabees4745 3 жыл бұрын
Wakaas like ee caano ka dham
@sertayo5425
@sertayo5425 3 жыл бұрын
Waxay raginan bidixda ku daraya cuntada
@aminataali8793
@aminataali8793 3 жыл бұрын
Mashallah Qeys. The old man who’s living in the desert is very brave. Subhanal waanba ka yaabay
@sagalibrahim1420
@sagalibrahim1420 3 жыл бұрын
Congratulations 🎊 , you can make award winning documentaries by partnering with National Geographic channel and send these beautiful scenery to the world . You encourage us and I really admire your work. Go on viva!!!!!
@mohamedm9391
@mohamedm9391 2 жыл бұрын
No he don't need them
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
AllaHa Saatiraa Ceerigabo Lama Simin Cakuye Saxar iyo dHuL siigo LeH 💜🥰 InsHa Allah I’ll be there September 😋 SomaLiLand 💚🤍♥️
@umushayma58
@umushayma58 3 жыл бұрын
Soo dhowoow wllo sanaag iyo dhulkii dalxiiska welcm bn kuleeyahay adiga iyo inta jecel dalxiiska
@xamdamaxauued3137
@xamdamaxauued3137 3 жыл бұрын
My boy❤💭💚
@khalitahmed5715
@khalitahmed5715 3 жыл бұрын
Qays Qayer legend of the Year 👌💯💯
@_____7661
@_____7661 3 жыл бұрын
Mansha Allah so beautiful 🖤🌺ila xaad wuu qurux badan yahay wadankeenu ilaahayba mahad leh🤲ilaahay hayno xifdiyo somaliland 💚💭❤
@safiahassan1739
@safiahassan1739 3 жыл бұрын
Mashallah beautiful 😍 I look forward to your post 🤗 my favourite youtuber.
@raxmaa8543
@raxmaa8543 3 жыл бұрын
National Geography iyo Aljazeera decumentry ka maarny wllo Mahadsanid ❤️
@shucaybmuuze1678
@shucaybmuuze1678 3 жыл бұрын
Bisinkaba umaad qabane
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 3 жыл бұрын
Walee waa loo bahan yahay Qays Qaysar waa fariid Guulayso wll ❤❤❤Horumar wacan Qayrkaa Dhaaf
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 3 жыл бұрын
Muuqaalkani aad ayuu iisoo jiitay mansha allah Qalbiga ayuu dawo u yahay 👍
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 3 жыл бұрын
WAAAW MASHA ALLAH MESHAN YA ODHANAYA S/land ayey kutaal wllhy bro melo badan kudalxiisney anago gurigayaga fadhina quruxda waddanka sad uso bandhigayso keep going
@apdiazizahmed170
@apdiazizahmed170 3 жыл бұрын
Qays the best somali KZfaqr ✌👍 Keep going bro
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 3 жыл бұрын
Tolaay An qurbe waxaan jooga cunsuryad iyo cimilo xun waar wlhi waan so socda meesha fadhi iima iima yaalo ducadu waa xagiina
@nasteexamohamed9392
@nasteexamohamed9392 3 жыл бұрын
Masha Allah qurux iyo xasilooni farxad ku dheehan tahay Qays adiga & kooxdaaduba waad ku mahadsan tihiin.Subaxeyga saakay ah 7.7.2021 Adinka qurux diisa sabab u ah ❤️❤️❤️
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Waba Meel Quxur Badan oo Bilic Wangsan Masha allah Dalkayga Somaliland I Love it 💜
@kowsarmaxmed27
@kowsarmaxmed27 2 жыл бұрын
Masha allh qays qaysar alle haku xafido
@queenrahma6373
@queenrahma6373 3 жыл бұрын
Hambalyo Qaysow 100k subscribers Mashallah walalo I’m so happy for you. Keep going all this come through handwork and dedication.
@Sadiqyaree
@Sadiqyaree 3 жыл бұрын
Queen mxaa iskaga daysay casharadii aad noo soodayn jirtay😟
@sappansugtrco4125
@sappansugtrco4125 3 жыл бұрын
Keep going...
@anwarmohamet3458
@anwarmohamet3458 3 жыл бұрын
Congratulations 100k subscribers the one and onLy my favourite youtuBer qays qayser 💕💕💕
@sahrujahaji6058
@sahrujahaji6058 3 жыл бұрын
Wilashab dabaal way is naceen malin walba way dabalayan un alle haidin barakeyo jawiyda kala duwan eed tagtan malin walba 🥰
@amienzeadofficial2430
@amienzeadofficial2430 3 жыл бұрын
Wlhi wn uxizay my matherland inzha allah dip wan ugu zo laban dona💚🤍❤
@kaswaraxmed5079
@kaswaraxmed5079 3 жыл бұрын
Qays qayser ceerigaabo waxay tahay banaankad keentay. Ilahay haa ku sharafo❤️
@bashirmasamatar7499
@bashirmasamatar7499 3 жыл бұрын
Qays qayser You are One Of The Best somali youtuber's 💚we love you and Your Videos 💯iam From Diridhabe somaligalbeed
@hamsecabdi93
@hamsecabdi93 3 жыл бұрын
🥺❤ wlahi quruxda wdankayaga tala dad ban war ka hayn ❤🥺 💚🤍❤
@ismaaciilcabdi1878
@ismaaciilcabdi1878 3 жыл бұрын
100 000 habalyo zxb 1m inshalah🥰👑
@najiipismaciil3391
@najiipismaciil3391 3 жыл бұрын
the best somli youtuber ever qeys go forward my bro ❤
@siciid0464
@siciid0464 3 жыл бұрын
Qays qeysar wlhi blhi tlhi love u caddeh I can't lazy watching on your videos ❤💪
@faisaj5072
@faisaj5072 3 жыл бұрын
ManshAllha so beautiful our country 😍 wada mahdsant Qays iyo teamka oo dhan
@Abdoo.king1
@Abdoo.king1 3 жыл бұрын
100K Congratulations Man U Made it 💪🏾
@hananabdalla5165
@hananabdalla5165 3 жыл бұрын
Certified editor and commentator💯 Masha Allah
@GalaGymka
@GalaGymka 3 жыл бұрын
The one and only Qays qayser Hore usoco mujaahid 👑💯 Keep going from London 😎
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 3 жыл бұрын
The best KZfaqr , who Visit the natural places. Keep going Bro.
@feysadegan2030
@feysadegan2030 3 жыл бұрын
MashAllah hambalyo mai bro 100k above keep going bro🥰👏👏
@ahmedshine6048
@ahmedshine6048 3 жыл бұрын
Reer sanag de 👇 👍
@MohamodAbdulS
@MohamodAbdulS 3 жыл бұрын
Legend Qays Qeyser ❤️ Ku wataa Muqaaladada soo badi
@DEdriz
@DEdriz 3 жыл бұрын
The one and only legens Qays Qeysar💯👑🙏
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 3 жыл бұрын
100k subscribers congratulation bro ✨🙏
@apdiqani8937
@apdiqani8937 3 жыл бұрын
WAX KA BADAN UQALMAA
@iidmaajo8737
@iidmaajo8737 3 жыл бұрын
The legend keep going qays qaysar
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Ma Sha Allah. There’s no place like home… Nin dhulkiisii ka dheeraadey uun baa garanaaya. Aad iyo aad ayaad Edo u mahadsan tahay
@mukhtaarabdilahi6363
@mukhtaarabdilahi6363 3 жыл бұрын
Guulayso Qays yare iyo Saaxiibadii. Ilaa Bangaladesh waan kula socdaa qaysow. Halkaa hawsha ka wad.
@osmandegelleh4532
@osmandegelleh4532 3 жыл бұрын
Great scenery of Somaliland. Thanks Qays - Perhaps time for GUDMO-BIYOCAS
@queenaasiya7495
@queenaasiya7495 3 жыл бұрын
Mansha allaha waa meel aad uqurux badan ❤❤oo in Lagu noolaado ku macan ❤❤
@Mohamedalijama143
@Mohamedalijama143 3 жыл бұрын
Maasha Allaah, runtii aad ayad ugu mahadsantahay Qays inad dad badan oo an anigu kujiro indhaha ufurto si ay u ogaadaan quruxda iyo bilicda wadankooda.
@kawzmoht1955
@kawzmoht1955 3 жыл бұрын
Legend qays qayser alle haku sharfo wllo sida aad dhulkena quruxdisa uso bandhigty masha allh keep going 😍☝️
@burco7626
@burco7626 3 жыл бұрын
Just incredible, masha Allah 🥰😍🥰🥰
@citytv7693
@citytv7693 3 жыл бұрын
Great Job brother !!❤ You are the only youtuber who is on KZfaq using his talent Greatings from Nairobi bro ❤
@samiiralih6764
@samiiralih6764 3 жыл бұрын
QaYs Guudmo biyo caS taG zhiep Keep going legend ❤️
@hafsamohmod6690
@hafsamohmod6690 3 жыл бұрын
Qays qaysr qofka kaliye aan somali kaga xidhany alla haku dhawro huno
@efootball24magic
@efootball24magic 3 жыл бұрын
what a masterpiece video! 👏
@abzismail2132
@abzismail2132 3 жыл бұрын
Qays keeping going well done bro More of sanaag region please.
@ismailmohamed9940
@ismailmohamed9940 3 жыл бұрын
The one and only Qays Qaysar long life you bro👌✌️😍🙏
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 3 жыл бұрын
Masha Allah wallahi it,s very beautiful thanks guys
@ayanidriss
@ayanidriss 3 жыл бұрын
What an amazing video!!! Love watching your channel. Keep introducing us to all the beautiful areas of somaliland. I can't wait to visit all these areas.
@hamzekeo
@hamzekeo 3 жыл бұрын
Legend always legend 🔥❤☑
@anwarjubjub8758
@anwarjubjub8758 3 жыл бұрын
Qays qaysar greatest of all time.
@wakiilcaashaq8270
@wakiilcaashaq8270 3 жыл бұрын
waa channelka kaliya ee aan aad udaawado. from, Nairobi kenya, keep going brother. we expect to see more videos covering the beauty of our land. thanks
@abdallasacad3487
@abdallasacad3487 3 жыл бұрын
Legend Aan taagero u ahay qays qayzar Bro hore usoco❤🙏
@boqoradasomaliland7841
@boqoradasomaliland7841 3 жыл бұрын
Masha Allah dhulkeyga somaliland qurux badana Qeys wan kugu fana wlkey 🥰♥️
@abdikheirmohamed1556
@abdikheirmohamed1556 3 жыл бұрын
Maa sha Allah wlhi Somalia dhagta lee kamaqli jiray balse min maalinkan bilaway daawashadha @QaysQeysar ila iyo manta waxyabo badhan kabartay dhulkeyga hooyo
@moulidomar2044
@moulidomar2044 3 жыл бұрын
qays qayser really give us some beautiful pictures thank you go ahead brother.
@muniiryuusuf1002
@muniiryuusuf1002 3 жыл бұрын
Qays qayser best youtuber in somaliland 💯 1
@hiyammohamut2294
@hiyammohamut2294 3 жыл бұрын
Congratulations on 100k subscribers bro 🎊 U deserve 1million ❤️ MaZha allH dhuLkyga 💚🤍❤️
@mrjamaalahmed6940
@mrjamaalahmed6940 3 жыл бұрын
Maansha alaah hore u socda muuqaalo qurux badan ayaad soo duubtay mr qeys qeysar
@khadradhukuro8372
@khadradhukuro8372 3 жыл бұрын
Muqaal quruxdiisa wata weye wllhi thank you qays qayser 🥺🙏
@yassinabdullahi8672
@yassinabdullahi8672 3 жыл бұрын
Qayse Gobollada dhan so mar, documentary nooga so dhig💯🔥
@hassandaadle5530
@hassandaadle5530 3 жыл бұрын
My boy 🔥🔥👋
@abdiaziizjirde
@abdiaziizjirde 3 жыл бұрын
Yaa salaam yaa salaam allah yardiikum sxbyal wadankii ayaa jacaylkiisa laban laab nooga dhigteen Alle ha idin maamuuso
@sharmaman7491
@sharmaman7491 3 жыл бұрын
Qays qayser the one and only legend 🥰🥰
@simplynomadic393
@simplynomadic393 3 жыл бұрын
@9:45 This reminds me of Surah Furqan Ayat 53: "And He is the One Who merges the two bodies of water: one fresh and palatable and the other salty and bitter, placing between them a barrier they cannot cross." "Eebe wuu isku daraa Labada Badood, Kaasi waa Macaan Daran, kaasna waa Khadhaadh Daran (Afku Diido) yeelayna Dhexdooda Soohdin iyo Xaajis Awdan."
@nagmayasin7852
@nagmayasin7852 3 жыл бұрын
Masha Allah quruxda wadankeenu waaba bariga keep going best KZfaqr qays qaysar from hargeisa
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 3 жыл бұрын
💚
@abdifatahmahamud6519
@abdifatahmahamud6519 3 жыл бұрын
Aad bad u mahad santahay walal sida wanagsan ee wadankeena quruxdisa aad noogu so bandhigtay. Alle haka Ajarsiyo. Dadaalka halka kasi wada. We are so proud of you. Guulesta
@samirahasson
@samirahasson 3 жыл бұрын
Love to wachting you’re videos!😍😍
@hodobarud731
@hodobarud731 3 жыл бұрын
Omg, I love it🔥
@yaasiindaahiroffical8229
@yaasiindaahiroffical8229 3 жыл бұрын
Waxa videoga ila dawanaaya aabahay oo Dhigan jiray Iskuulka dayaxa 1982 Legend Keep going ayuu ku leeyahay aabahey wll qays
@suldanjire9042
@suldanjire9042 3 жыл бұрын
Alle habarakeeyo wllo aabo iyo adigaba
@yaasiindaahiroffical8229
@yaasiindaahiroffical8229 3 жыл бұрын
@@suldanjire9042 aaamin wllky qali
@ikramkadar3783
@ikramkadar3783 2 жыл бұрын
I like the way you respect the locals kind hearted..
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Masha Allah barakumu Allah jamiican. Thanks brothers 🙏 💯 ❤️
Socdaalkaygii Ceerigaabo | my journey to Erigavo
18:20
Qays Qeyser
Рет қаралды 724 М.
Djibouti 🇩🇯 | Dadka tuuladan ku nool waa taajirin  | Casaamo
14:42
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 101 МЛН
FILO PART 113
30:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 16 М.
SU’AALO IYO XUJOOYIN ADAG
22:46
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 356 М.
Waxaan booqday meelaha taariikhda leh ee magalada Qaradho 😱🥶
11:04
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweell
Рет қаралды 721 М.
Sanaag | Gurigii SAYID Mohamed abdalle hassan iyo Dowga Tabca
21:26
QAYS QAYSER OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
26:40
Dhambaal Digital
Рет қаралды 75 М.
CODKA UBAX: Qays Qeyser
1:11:24
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 608 М.
SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY
13:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 654 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН