CABDI HANI XAASHI┇RABI TAASHKA KU SAAR ᴴᴰ 2016┇OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 1,175,412

ZACK FILMS

ZACK FILMS

8 жыл бұрын

★SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT★
"Taan haween ka tusmaystaay,
Nacab kaama tab-qaado,
Tallo kaama habowdo,
Guuli kaama tasowdo,
Tafan-toof iyo baahi,
Midna kuuma timaado,
Rabbi toogadda xooga,
Taaga kaama xayuubsho,
Tacab kaama khasaaro."

Пікірлер: 223
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
Bal erayada heestan eega, ba musica eega, bal laxanka iyo muuqaalka eega,bal fanaanka eega, DHAMAYS WEEYAAN. Fankii wuu kuu xiisay Abdihaniyooow
@I.F.J
@I.F.J 7 ай бұрын
STILL 12-12-2023 walhi heestan wan jeclay maxa yeelay waa duco wakhti badan kadib caawan maqlayaaa lkn wali sidaan rajeynayay uma dhagesanayo mxa yelay wax badan baan tabayaaa lkn wax illahey gacantiisa ku jiraa Ma Foga))))) Sali calaaaa Nabi mohamed Scw❤
@Malloofficial1
@Malloofficial1 5 ай бұрын
What a song 😢Hala yaa Hala still watching 2024 abdihani xaashi cabdilahi we miss you wan hubaa inad so boqotay mar labaad heestan aadka umiraha macn hdad iga danbeyso like wll thnks ❤😢😢
@FeysalMuuse-cj1fv
@FeysalMuuse-cj1fv 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Ninkan waxan tageeryay ila 2016 Iminkama fanka wuxu ka maqan yahay ku dhawaad ila 2sano Alle danbigiisa ha udhaafo io dhmn wixi islam ehba🤲🦁❤
@nimcoabdirahman6693
@nimcoabdirahman6693 Жыл бұрын
Aamiin wllo
@nimomohamed9914
@nimomohamed9914 7 ай бұрын
2024 soo radiyey ilaa 2015 dhageynyey😂❤
@Khiiaa
@Khiiaa Жыл бұрын
I miss this legend 😭
@Bashaar4
@Bashaar4 Жыл бұрын
Fankaa u xiisaya saxiib
@hamdimoud8675
@hamdimoud8675 10 ай бұрын
Ce vrai 🥹
@axmeddaauus5266
@axmeddaauus5266 Жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta Daad badan aynu zhp Ahayn waxa ka mid aha mursal farax ahmed maxamed shapeel iyo ridwaan cisman libaaan husen Mr xogsade iyo c/xakin saciid ahmed nadifiye iyo haboon maxaned c/lahi farax iyo dahir ahmed cali maxamuud dahir modowe iyo maxamed muuse maxamuud ahmed garneel waxan galay xasuuus imika sacadu waa 4:30 Am waxan ku suganahay Dalka qadar ❤
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 Ай бұрын
Khubus axmarta iyo shaaha karaga ogow 😂😂
@AmalShafi142
@AmalShafi142 Ай бұрын
Mantoy tariiKhdu tahay 19/6/2024 inta 2024 DhagaYsan Doonto like😭😂🫶🏻
@apdykaiseismail1978
@apdykaiseismail1978 2 жыл бұрын
18/10/2021 la xawla wala quwata ila pilah isago iska dayay fanka dhagaysanaya Allah raali ha inaga wada noqdo somalaay
@RahmaAbdirazaq
@RahmaAbdirazaq 5 ай бұрын
Amiin
@saabiriinsaladmoha1503
@saabiriinsaladmoha1503 2 жыл бұрын
2022 dawady heestan wlhi iga tiri cadawaha
@kowthardahir9444
@kowthardahir9444 2 жыл бұрын
Heesta caadi maha odaygeyga share iso dhehe qalbige iga dhex qaade ❤😭 jaceyl keena ha tusqaado my classmate husband
@hodanmaxamed9056
@hodanmaxamed9056 Жыл бұрын
Loool
@cumaranihaaji6054
@cumaranihaaji6054 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@mathetevra8530
@mathetevra8530 4 жыл бұрын
Thurs April9 2020 11:07Am Talo Maanka ku Taalaan ka Soo Tuujinayaaye Iga Tiiri Cadaawoo Jcylku Ha Toosee Like adna Hadba
@abwaancuriye242
@abwaancuriye242 Жыл бұрын
*Shiikhu Waa noo raaxeeyey !* Tii aan haween ka tusmaystaay Nacab kaama tab qaado Talo kaama halawdo Guri kaama tasoobo Tafan toof iyo baahi Midna kuuma timaado Rabi toogada xooga Taashka kaama xayuubsho Tacab kaama khaaro❤️
@hamseali9875
@hamseali9875 3 ай бұрын
Sow maaha 😂😂
@HamzaAli-nx8oc
@HamzaAli-nx8oc 4 жыл бұрын
ayaa ilaa 2020 daawanaya
@ciyarahaadunka3988
@ciyarahaadunka3988 4 жыл бұрын
Cl hani xashi we love you from moqdisho
@idiriscabdiraxman9915
@idiriscabdiraxman9915 5 ай бұрын
2017 ilaa hada 2024 heestan maaba dhaafikaro what a song 🎵 👏 Talakaama hababwdo
@amiinkhadar7880
@amiinkhadar7880 Жыл бұрын
20 dec 2022
@MutaaasNuradin
@MutaaasNuradin 11 ай бұрын
7 sep 2023😩
@CkaniOsman-sy3em
@CkaniOsman-sy3em 29 күн бұрын
Who Listen 2024❤
@deeqomahmett9481
@deeqomahmett9481 20 күн бұрын
Me🎉😂
@zalmazharav7410
@zalmazharav7410 15 күн бұрын
Me❤
@user-cr8ww3qd2p
@user-cr8ww3qd2p 10 күн бұрын
❤❤​@@zalmazharav7410
@cadnancumar9984
@cadnancumar9984 4 жыл бұрын
Jacaylkaygaan kula ciyaarayay aroos crow 8/11/2019 hbn jimce😍😍 *jacaylku ha waaro*😍❤
@hothenjama4109
@hothenjama4109 3 жыл бұрын
Ma is hesheen marka jacaylkagii
@zamalemohamed
@zamalemohamed 7 ай бұрын
Waabu la ciyarayey maxa may ka lunsanayd😂😂😂
@NimcoApdilaahi-ft4dp
@NimcoApdilaahi-ft4dp Жыл бұрын
Hees xasuus igu ah waxan kula ciyaarayay jacaylkayga maantana ah xaaskayga alla ha iidaayo wanjeclahay amiin amiin
@abdokanimohameth5394
@abdokanimohameth5394 7 ай бұрын
Accounki xaskagah miyah legend😂😊
@user-cr8ww3qd2p
@user-cr8ww3qd2p 10 күн бұрын
😂😂😂😂😂abdokanimohameth5394
@barkadmahamoudismail9252
@barkadmahamoudismail9252 Жыл бұрын
Qui écoute cette chanson jusqu’a aujourd’hui 22/04/2023 my fav song 🎵 😢😘
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 3 жыл бұрын
yaa ila daawanaya malin 1/28/2021 c hani iminka waa sheekh
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Ай бұрын
Heestan Abwaan jiheeye Ayaa sameeyay ❤❤
@hodancabdicumar5191
@hodancabdicumar5191 5 жыл бұрын
Ya dawaanaya 7/8/2019 arbacs 10:31
@UgbaadAli-m2v
@UgbaadAli-m2v 25 күн бұрын
I miss you Abdi haniyow 😢😢😢
@user-ny5lz3tf2y
@user-ny5lz3tf2y 8 ай бұрын
my song guuli kama tasowdo xbbi ❤🎉
@maxamedaxmed8460
@maxamedaxmed8460 Жыл бұрын
Waxan jognaaa 2022 ilaaa 2020 cabdi hani wiil hoog🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@user-fr4ll8sg5h
@user-fr4ll8sg5h 9 ай бұрын
2023 still am love this song 🎵
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Erayada ismacil jiheeye inaba caadi ❤👊🏾🤴🏿
@idiltimacade9361
@idiltimacade9361 Жыл бұрын
Tacab kama khaasaro Hoyo kama qaasro😭❤️💯
@umalqueen1247
@umalqueen1247 4 жыл бұрын
Wan usoo xiisay heesta iyo dhulka bilicda wacan ba 10/03/2020
@puntlandspecialforces4563
@puntlandspecialforces4563 3 жыл бұрын
Ob nh0yy
@abdirehmanjamma587
@abdirehmanjamma587 Жыл бұрын
Lix sano kahor maantoo kalaan daawanayaa 25 jun 2023❤
@ibtisanhashi5998
@ibtisanhashi5998 3 жыл бұрын
2021 yaa dhagesanayo heestan
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 жыл бұрын
Aniga kula dhagaysana👆👆
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 Ай бұрын
Axyaa hees cabdi hani legendary..!!
@xamdacabdi6248
@xamdacabdi6248 Жыл бұрын
1/2/2023 Bilhi Hestan wan iska Jeclhay😊
@mahamedmuhumed8731
@mahamedmuhumed8731 27 күн бұрын
Listening now July 11 2024 Khamiis ala Tani Hees Maha wllhi Wa heeso isku Tagay 😢😢😢
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
Yaaa dawanaya 2019 😍
@c.rizackdh2323
@c.rizackdh2323 3 жыл бұрын
aniga badriaaay 2021😅
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
@@c.rizackdh2323 😂😂😂😂waxbad iso xasusisay
@c.rizackdh2323
@c.rizackdh2323 3 жыл бұрын
@@Inna_mohamet he😅
@youssourabdurahman7907
@youssourabdurahman7907 2 жыл бұрын
2022🤣
@user-rs5gp6pb5p
@user-rs5gp6pb5p 4 жыл бұрын
Xasuus ayay igu leedhy heestaan waan soo raadiyay Caawa
@Mawadaalii
@Mawadaalii 4 ай бұрын
23/4/2024 aa dhageysanoya wan so tabay 😭ilahow naga madoobey 🤲
@zhaaficiroyal3553
@zhaaficiroyal3553 2 жыл бұрын
Our legend abdi hani xaashi abdilahi dhamanteen alle haynoo danbi dhaafo
@kaahiyeqayaad4748
@kaahiyeqayaad4748 4 жыл бұрын
Seerihii magaalada borama ee gobolka awdal.
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
Waa beeraha bariga qoorgaab maaha seeraha
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 4 жыл бұрын
2020ka yaa daawanaya😍
@abdullahisaidismail6102
@abdullahisaidismail6102 3 жыл бұрын
Pppp
@kaafisoyarey8844
@kaafisoyarey8844 2 жыл бұрын
Hogaa kafiyo abtidoon leydhaha ane
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
​@@kaafisoyarey8844samideey qurux😂❤
@fatimafaysal6386
@fatimafaysal6386 4 жыл бұрын
Cabdihani ankahelay
@hanadahmad1332
@hanadahmad1332 4 жыл бұрын
١/٢٩/٢٠٢٠ يومالاربعاء انا في اليونان
@AhmedDahir-fq6xy
@AhmedDahir-fq6xy 8 ай бұрын
His voice was a golden one ❤🎉
@user-ph3wr1tb3y
@user-ph3wr1tb3y 6 ай бұрын
The nice song i lessting 2024😅🎉
@ikram_moHameD123
@ikram_moHameD123 9 күн бұрын
😂😂🎉
@najmafarah8260
@najmafarah8260 Жыл бұрын
8/1/2023😢 nd still listening it 🫡❤️
@roodoayaanle-em3hb
@roodoayaanle-em3hb Жыл бұрын
♥️🙏
@tusmalyrics
@tusmalyrics 3 жыл бұрын
Naftaan ku talaalay cishqigaan tabinaayo tamanka ku taalan ka soo tuujinayaaye 😍❤🥰 sunday /20/ September/ 2020
@amiinaxmedamiinaxmedmaxmud159
@amiinaxmedamiinaxmedmaxmud159 2 жыл бұрын
wan jeclhy hestan yaa dawnya 2022 iso rac h
@abdifatahhosein1569
@abdifatahhosein1569 2 жыл бұрын
2021 yaa daawanaya😃❤🤞✌
@bushratayasiir5424
@bushratayasiir5424 Жыл бұрын
Wow hees 🥰🔥🔥🔥iyo bar legend cabdihani🤴 💋❤️❤️cimri dheer iyo caafimaad kuwaar 🤲👑
@MaxamuudCabdirashiit
@MaxamuudCabdirashiit 16 күн бұрын
22/7/2024 anoo ku sugan goobaha naf waga🫡
@hamze5225
@hamze5225 4 жыл бұрын
𝙃𝙚𝙚𝙨𝙩𝙖𝙣 2016 𝙖𝙮𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙧𝙤𝙤𝙨𝙮𝙖𝙙𝙖 𝙠𝙖𝙜𝙖 𝙘𝙞𝙮𝙖𝙖𝙧𝙞 𝙟𝙞𝙧𝙚𝙮 𝙭𝙪𝙨𝙪𝙪𝙨 𝙬𝙡𝙝
@tusmoaxmed6432
@tusmoaxmed6432 4 жыл бұрын
9 /1/ 2020😙 maalin khaaamis
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Abdi Hani Xidigihii Geeska 2016
@abdirahmannourabdirahman4306
@abdirahmannourabdirahman4306 Жыл бұрын
Song of the songs abdi hani hashi abdilahi fanku uu ku tabay wlhi
@lonelyheart774
@lonelyheart774 Жыл бұрын
Heestan inaan baa ii qaaday aan xoog uu jecelaa 💔😭
@keligeedfariid6308
@keligeedfariid6308 5 жыл бұрын
hees aan jeclhy7 .31 .2019 khamiis😍
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 4 жыл бұрын
Ashwaaq Hara anba ka hela wllhi hestan gawadhida marka wado ayay ku mcnthy
@keligeedfariid6308
@keligeedfariid6308 4 жыл бұрын
@@amiirinaboqore7501 gawadhiday khatar ku tahaye😉😂
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 4 жыл бұрын
Ashwaaq Hara haa runti wad iska mirqmysa
@mohamedadan3270
@mohamedadan3270 2 жыл бұрын
26/05/ 2022 inta dawaneyso like
@BadBoyD1761
@BadBoyD1761 Ай бұрын
Zack Film records ✅
@AsmaKayse-f6q
@AsmaKayse-f6q 26 күн бұрын
Imiss you legend 😢😢😢
@A.H.3530
@A.H.3530 11 ай бұрын
18 /8/2023
@zerabdi1216
@zerabdi1216 16 күн бұрын
Still 2024 Jul 22 11:00 subax nimo ku mirqaama yaa cabdi hani xaashi c.laahi
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
#L𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒: #𝐏𝐀𝐆𝐄:1 𝐓𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧 Ka Tusmaystaay Nacabkaa ma tab qaado Tallo kaama habawdo Guuli kaama tasowdo Tafan toof iyo baahi Midna kuuma timaado RABBI toogahda xooga Taashka kaama xayuubso Tacabkaa ma qasaaroh #𝐂𝐡𝐨𝐫𝐮𝐬: Nafta taan ku talaalaay Cishqigaan tebinaayoh Tahar maanka ku taalaan Kasoo tuujinayaaye IGa tiiri cadaawoooh Jacaylkeena ha tuurin 𝐏𝐀𝐆𝐄:2 Qof MACBUUD u tudhaayo RABBI taashka dul saaray Cidna taako ma yeesho Aadmigaa is tabceeyoo Talamoo walbahaarooh ALLIHII taajir ahaana Badh baa tiisa khilaafoo Tawbad baa U furaatoo Anoo taana dayaayah Azmaay taana dayaaya #C𝐡𝐨𝐫𝐮𝐬: Nafta taan ku talaalaay Cishqigaan tebinaayoh Tahar maanka ku taalaan Kasoo tuujinayaayeh IGA tiiri cadaawoooh Jacaylkeena ha tuurin ⇆ㅤ ||◁ㅤ❚❚ㅤ▷||ㅤ ↻ Write ✍️ ♥️
@zultanqaadiro6784
@zultanqaadiro6784 3 жыл бұрын
C hahi dhagaysiga heesihiisa kama daalo wlhi 2021
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
Brother soo kii kabaxay lakin walahi 200 hesod oo macan noga tagay
@abdi-asiiskoke1233
@abdi-asiiskoke1233 2 жыл бұрын
Abwaan ismail jiheeye 😍
@farhiaabdizamedahmed2944
@farhiaabdizamedahmed2944 Жыл бұрын
Lix sano ka hor mantana wn dhageysan alx 2022 ❤
@sihaam...mohamett8017
@sihaam...mohamett8017 Жыл бұрын
My favorite song 🥺❤✨
@user-kx3ck2jp9h
@user-kx3ck2jp9h 7 ай бұрын
Ninkan heesihiisa waan iska jeclahay ilahay danbigiisa ha dhaafee
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
It was a great memorable days.🥰
@xamdafani4163
@xamdafani4163 4 жыл бұрын
Cabdi hani qosolka dayo heesta qad ma cabdi haniba ma abwaan labsalaxba mise wa abwaan jiheye kkkkk
@ckhaalaqmahamed255
@ckhaalaqmahamed255 Жыл бұрын
18 may 2023
@sadiq07
@sadiq07 3 жыл бұрын
Tacabkaa ma qasaaro 🤒🤕
@moabdi2784
@moabdi2784 5 ай бұрын
Cabdi hani boqor we never forget you 😢
@AhmedDahir-fq6xy
@AhmedDahir-fq6xy 3 ай бұрын
Legend of the game ❤
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Yaa ila dwanya 2021😘
@MacanMoon-fy8oy
@MacanMoon-fy8oy 3 ай бұрын
18. 4 2024 maalin khaamiisa 💔😩
@yusraMohamedeyy
@yusraMohamedeyy 10 ай бұрын
Abdihani comeback again😭❤️
@hafiif
@hafiif Жыл бұрын
Hees isku fadhida
@shaficimahad3217
@shaficimahad3217 Жыл бұрын
Ameen nafta taan taan ku talaaalo talo maanka ku taala ka so tuuujinaya jacelka ha doooxin by liiban abdihakin
@mahthiahmetapiip2047
@mahthiahmetapiip2047 Ай бұрын
This song 🫶🫡
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 жыл бұрын
"Rabbi toogaxda xooga taagg a kaama xayuubsho tacabkaa ma khasaaro" waa duco iyo jacayl wada jira amaanina u dheertahay. 🥰
@Asmacabdicilmi2233
@Asmacabdicilmi2233 11 ай бұрын
Wllshy xamda mahmed xirsi alle hayka daayo qli ❤🎉❤🎉
@abdimohamed2034
@abdimohamed2034 Жыл бұрын
16 December 2022
@xamdaqalnajo2935
@xamdaqalnajo2935 Жыл бұрын
Jah waxani hees way dhaaftay ee magac u bixiya 😀
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
Meesha waa borama oo barwaaqo ah
@bellafarah2573
@bellafarah2573 4 жыл бұрын
2020 cabdihani 🥰
@Fargeeto7hrs
@Fargeeto7hrs 3 ай бұрын
Ina haashi 😊
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 2 жыл бұрын
Haniga haashiga cabdilaahiga
@MohammedAhmett
@MohammedAhmett 2 ай бұрын
the goat❤
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal Жыл бұрын
Musica iyo laxanka ❤️‍🔥🙏🏿
@asmaadan
@asmaadan Жыл бұрын
IYO CODKA
@salmamohamedjama5833
@salmamohamedjama5833 8 ай бұрын
Waxa ibaray heestan jacaylkayga siciid cade ❤
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
Borama qurux badan mashallah 😍
@ahmedabdirisakdahir2055
@ahmedabdirisakdahir2055 Жыл бұрын
Abdi hani heesti ugu shidneyd
@nashad6677
@nashad6677 Жыл бұрын
25/1/2023
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Heesta magaca aad ubixisay iska sax qoladinan waxso gudbiya afsomaliga ilaaliya plz
@abdirahmanaboor2368
@abdirahmanaboor2368 2 жыл бұрын
Heestan wal wal ayay igu dhalisaaa
@user-wp2xh9qi9d
@user-wp2xh9qi9d 6 ай бұрын
2024 ❤ best songs abdihani haashi Abdilahi
@marwodhawrsan7739
@marwodhawrsan7739 Жыл бұрын
Legend of Legend miss you 💔😭😩
@hawoluul6892
@hawoluul6892 3 жыл бұрын
Talo kama habowdo 🥰🥰🥰
@mukhtaarabdiqadir6889
@mukhtaarabdiqadir6889 Жыл бұрын
Waa 1 dii November maalin Salasa Lix sano ka dib maanta KZfaq ka Dawadey Xusuus
MUHIIMADU WAADANTEENA CABDI HANI XAASHI (HEES CUSUB) OFFICIAL
7:19
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,2 МЛН
CABDI HANI XAASHI HEES AROOS( TIRAAB) 2016
5:08
Abdala media production
Рет қаралды 1,7 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,5 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
CABDI HANI XAASHI┇HEES CUSUB (ISRA ᴴᴰ)┇LYRICS
5:24
ZACK FILMS
Рет қаралды 1,3 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,7 МЛН
CABDI HANI HEES CUSUB SAREEDO 2019
6:17
xidig films hd
Рет қаралды 957 М.
Abdi hani | SACAB IYO MUSHXARAD | Official Video Music HD
5:48
Somali New Entertainment
Рет қаралды 3 МЛН
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 7 МЛН
CABDI HANI DARAANDAR LIVE SHOW HARHEISA 2018 HD
4:54
HAYAAN MUSIC
Рет қаралды 787 М.
AWALE ADAN | IISOO DHAWOW | HEES CUSUB 2020
5:07
CASKA FILMS
Рет қаралды 2,9 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Первые шаги сына😨🤣#сериалы #фильмы
0:31
Кинокомбо
Рет қаралды 899 М.
КОТИК УРОНИЛ 😅😆#аниме #кот
1:00
AniMoments
Рет қаралды 2,5 МЛН
#рек #рекомендации #подпишись #edit #gravityfalls
0:13
Дед максим и мишка
Рет қаралды 1,2 МЛН