No video

cabdi xasan dige dhudi | waxay dhudi ku nooshahay dhubub iyo galaadi | abdi hasan dige heestii dhudi

  Рет қаралды 11,834

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Heesta Dhudi waxay masxkaxdiisii ka soo maaxatay Abwaanka weyn Cabdi Aadan Badey.
Waxaana codkiisii halaasiga ahaa ku qaaday Legend Cabdi Xasan Dige.
xalay baan dhagtaan iri ,
hurdadii markaan dhacay,
ee aan dhinac u jiifsaday,
igu qabatay dhabankoo.
dhunkadaan is iri baan dhibicdeeda waayee.
Dhebed yahow adigaa dheelmada hameenoo,
dheereeya socodkoo,
dhulka kala yaqaanee.
waxay Dhudi ku nooshahay Dhudub & Gallaadiyo
Ceelka Dhaqayobooreed hawdka u dhaxeeya.
dhambaal aan u dirayaan kuugu dhiibayaaye ,
ula sii dhawoow.
ha soo dhoofto gabadhuye
dhaqso iiga gaarsii,
oo ha soo dhaqaaqdo
waan dhowrayaaye habeen yeysan iga dhixin.
dhaqanka & caadada wey ku dhaadataayoo
dharka waxay ka xirataa saddex qayd dhalaashee.
ayadoo dhalaanaa dhaay laga waraabshoo ,
lama kala dhantaaline, Rabi baa dhameeyee .
ana labada dhaayood waxaan ugala dheygagay siday u dhigantee. u sheeg waxaan la dhuub nahay
waa dhibtii ay i marisee
oo ha soo dhaqaaqdoo
waan dhowrayaaye habeen yeysan iga dhixin.
dhankey iga jirtaabaa hadba dhuganayaayoo
wali waxaan dhaguugaa
iney soo dhawaatee.
Adigaa dhadhaabtiyo dhirtu aney ku celinoo
dhagaxyada dul marayee, hawl yari ku dhaafee.
dhawaaqeyga maqaloo
ii dhigo abaaloo
ii dhago nugloow.
kaban heeso qaraami,
qaraami xul,
heeso qaraami 1950,
heeso qaraami 1980,
xulka heesaha kabanka,
yar ayri qaraami var,
heeso somali qaraami video,
qaraami video,
qaraami waayo waayo cumar dhuule,
qaraami xasan aadan,
yurub geenyo qaraami 2022,
hees qaraami yurub geenyo,
kooshin yare qaraami,
iidle yare qaraami,
amiin yare qaraami,
nimco yaasiin qaraami,
dalmar yare qaraami,
maxamed yare qaraami,
heeso qaraami yurub geenyo,
qaraami xula,
qaraami yurub geenyo,
xasan aadan samatar qaraami,
qaraami xul ah talantaali,
qaraami xul talantaali,
qaraami xul ah axmed mooge,
qaraami xamari,
qaraami xaliimo khaliif,
qaraami niiko,
qaraami nugul,
qaraami macaan,
qaraami cusub 2022,
ethiopian music qaraami,
best qaraami ever,
digfeer qaraami,
dhaanto qaraami,
qaarami daadsi,
qaraami macaan jaceyl,
qaraami cabdikariin cali shaah,
heeso qaraami tubeec,
qaraami calaacal,
qaraami channel,
qaraami collection,
qaraami cabdi tahliil,
qaraami cusub 2023,
best qaraami collection,
el hees,
aun cumar dhuule,
best qaraami,
qaraami fadumo,
qaraami gaasira,
qaraami gaywarow,
qaraami gii hore,
qaraami gacayte,
farxiya fiska qaraami,
qaraami fartuun birimo,
qaraami foorjo ah,
qaraami faysal cumar,
qaraami films,
qaraami farxaan qaboojiye,
qaraami fiska,
qaraami foorjo,
qaraami faysal muniir,
qaraami farxiya fiska,
best qaraami songs,
buunis qaraami,
qaraami gabaraw,
qaraami waayo waayo jaceyl,
hindi af somali qaraami,
hees qaraami ah,
heeso qaraami ah,
qaraami axmed mooge,
qaraami ah,
qaraami cusub,
qaraami cumar dhuule,
ismaaciil aarka qaraami,
qaraami kaban,
qaraami xasan aadan samatar,
qaraami heeso,
qaraami jacayl,
qaraami xul ah,
qaraami waayo waayo,
astaan qaraami,
hodan abdirahman qaraami,
best kaban qaraami,
qaraami macaan xasan aadan samatar,
qaraami balwo,
qaraami boy,
qaraami best,
qaraami bk,
qaraami boy official,
qaraami banaadiri,
qaraami beerdilaacshe,
omar aden qaraami,
qaraami bilaa music,
riwaayad qaraami ah,
qaraami talantaali ah,
qaraami calaacal ah,
qaraami macaan xul ah,
qaraami bilaa music ah,
heesaha qaraamiga ah,
qaraami geela,
qaraami giriig,
qaraami nimcaan hilaac,
qaraami kooshin yare,
qaraami laac,
qaraami lafoole,
qaraami lyrics,
khadar keeyow qaraami,
qaraami khadar keeyow,
qaraami kinsi xaaji,
qaraami kaban xul,
qaraami lyrics 2022,
qaraami kaman,
qaraami kuluc,
qaraami kaban xul ah,
qaraami kaban macaan,
qaraami khadra daahir,
qaraami jooqle,
qaraami zillow,
qaraami live,
qaraami jaiib,
qaraami macaan 2023,
qaraami nimco jaamac,
m mooge qaraami,
qaraami media,
hees macaan qaraami,
qaraami mix,
qaraami maxamed saleebaan tubeec,
qaraami mooge,
qaraami lay lay,
qaraami macaan cumar dhuule,
qaraami maxamed mooge,
qaraami magool,
qaraami lamaane,
qaraami laac lyrics,
qaraami lyrics 1,
qaraami jigjiga,
qaraami juba,
qaraami gabarow,
qaraami heeso jacayl,
hees qaraami,
heeso qaraami,
qaraami hees macaan,
qaraami heeso xul ah,
qaraami hindi af somali,
qaraami heeso macaan,
qaraami hanuuniye,
heeso qaraami xul ah,
qaraami hibo nuura,
qaraami hore,
qaraami hees,
yurub geenyo qaraami,
qaraami geerida ku farax day,
qaraami garma qaate warankiyo,
heestii qaraami,
hees jacayl qaraami,
qaraami jacayl macaan,
qaraami ismoodsiis,
qaraami jabuuti,
qaraami jecel,
qaraami jacayl talantaali,
qaraami jacayl ah,
qaraami cigaal iyo khadra,
qaraami muuse ismaaciil qalinle,
qaraami ismail kaban,
heeso qaraami macaan,
qaraami iskushuban,
qaraami iidle yare,
qaraami if iyo aakhiro,
qaraami iyo qaaci,
qaraami ina mooge,
qaraami ismaaciil aarka,
heeso cusub qaraami,
all somali qaraami songs
#dhugmaal_lyrics
#dhugmaal #dhugmaallyrics #dhugmaal_lyrics #mudugboy #heeso #heesta #heestii #hees #dhugmaallyrics #dhugmaal #dhugmaal_lyrics #cabdixasandige

Пікірлер: 7
@Daakir
@Daakir Ай бұрын
'Dhawaaqeeyga maqaloo, ii dhigo abaaloo, ii dhago nuglaaw.' 23 Jun 2024 11:29 PM.
@user-wo8sf7kw6e
@user-wo8sf7kw6e 6 ай бұрын
Iyadoo dhalaana dhaay laga waraabsho lama kala dhantaalino rabi baa dhameeye ❤❤💗😊
@cabdalanuur-ez1zj
@cabdalanuur-ez1zj 29 күн бұрын
14/july/2024 waxan joga Qatar Waxay Dhudi Kunoshay dhudub Iyo Galadi Celka Dhaqaya Bored Howdka Udhaxeya
@user-ne7mq8jw2g
@user-ne7mq8jw2g 5 ай бұрын
Waawaa❤❤❤❤❤ kabax waa waa
@ibrahinlaki2437
@ibrahinlaki2437 5 ай бұрын
15/3/2024 waxan joga xamar
@user-xp8cl5tg5n
@user-xp8cl5tg5n 6 ай бұрын
He's iga dheh
@fanaxaxmed7518
@fanaxaxmed7518 6 ай бұрын
👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯
Dhunkashaduba Sadweeye | Ibraahim Baadil Iyo Faaduma Duur | Best Lyrics|
13:12
AXMED AARSHE 2017 HEESTA AFKAAGA MASUUL KA NOQO
8:09
Waqal WStudío
Рет қаралды 325 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
LEGEND CABDI XASAN  (DIGE) HEESTII DHUDI
9:36
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 37 М.
Shankaroon Axmed Sagal & Maxamed Mooge ahn | Allahayow Nin Daacad
10:41
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 341 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН