No video

LEGEND CABDI XASAN (DIGE) HEESTII DHUDI

  Рет қаралды 37,873

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

7 жыл бұрын

LEGEND CABDI XASAN (DIGE) . HEESTII DHUDI WAXAY KU NOOSHAHAY DHUDUB & GALLAADIYO CEELKA DHAQANYOBOOREED HAWDKA U DHEXEEYA. HEESTAN WAXAA ALIFAY ABWAANKA WEYN CABDI AADAN BADEY.
xalay baan dhagtaan iri , hurdadii markaan dhacay, ee aan dhinac u jiifsaday, igu qabatay dhabankoo. dhunkadaan is iri baan dhibicdeeda waayee.
Dhebed yahow adigaa dheelmada hameenoo, dheereeya socodkoo, dhulka kala yaqaanee.
waxay Dhudi ku nooshahay Dhudub & Gallaadiyo Ceelka Dhaqanyobooreed hawdka u dhaxeeya.
dhambaal aan u dirayaan kuugu dhiibayaaye , ula sii dhawoow.
ha soo dhoofto gabadhuye, dhaqso iiga gaarsii, oo ha soo dhaqaaqdo , waan dhowrayaaye habeen yeysan iga dhixin.
dhaqanka & caadada wey ku dhaadataayoo , dharka waxay ka xirataa saddex qayd dhalaashee. ayadoo dhalaanaa dhaay laga waraabshoo , lama kala dhantaaline, Rabi baa dhameeyee . ana labada dhaayood waxaan ugala dheygagay siday u dhigantee.
u sheeg waxaan la dhuub nahay waa dhibtii ay i marisee, oo ha soo dhaqaaqdoo, waan dhowrayaaye habeen yeysan iga dhixin.
dhankey iga jirtaabaa hadba dhuganayaayoo, wali waxaan dhaguugaa , iney soo dhawaatee. Adigaa dhadhaabtiyo dhirtu aney ku celinoo dhagaxyada dul marayee, hawl yari ku dhaafee. dhawaaqeyga maqaloo , ii dhigo abaaloo , ii dhago nugloow.
Show less

Пікірлер: 28
@AxmedCcasiis-tt6bh
@AxmedCcasiis-tt6bh 6 ай бұрын
Hasoo dhoofto gabadha oo hasoo dhaqaaqdo waa dharoorayaayee habeen yeesa iga dhixin waaaw war waa cadeestay cabdi xasan iyo baahida u qabo gabarta waxaan hees lagaa dhahaa ciyaal bac kasii haloo sheego amaantaan cml
@CabdiCasiiscanole
@CabdiCasiiscanole 3 ай бұрын
Sax
@KhalidHussen-p4z
@KhalidHussen-p4z 21 күн бұрын
Hestan dhagezigeda kama dalo hbn an zhaqo kazo paxey thy tariikhdu 2024/23 / July ❤️allow Poqoradeyda iguzin hamigeyga i rume cadilow 🤲i.a😢
@muusejaamac9026
@muusejaamac9026 7 жыл бұрын
Dhudi waxay ku nooshahay Dhudub & Gallaadiyo Ceelka Dhaqanyobooreed hawdka u dhaxeeya.
@JaalleAllemagan
@JaalleAllemagan 7 жыл бұрын
xalay baan dhagtaan iri , hurdadii markaan dhacay, ee aan dhinac u jiifsaday, igu qabatay dhabankoo. dhunkadaan is iri baan dhibicdeeda waayee. Dhebed yahow adigaa dheelmada hameenoo, dheereeya socodkoo, dhulka kala yaqaanee. waxay Dhudi ku nooshahay Dhudub & Gallaadiyo Ceelka Dhaqanyobooreed hawdka u dhaxeeya. dhambaal aan u dirayaan kuugu dhiibayaaye , ula sii dhawoow. ha soo dhoofto gabadhuye, dhaqso iiga gaarsii, oo ha soo dhaqaaqdo , waan dhowrayaaye habeen yeysan iga dhixin. dhaqanka & caadada wey ku dhaadataayoo , dharka waxay ka xirataa saddex qayd dhalaashee. ayadoo dhalaanaa dhaay laga waraabshoo , lama kala dhantaaline, Rabi baa dhameeyee . ana labada dhaayood waxaan ugala dheygagay siday u dhigantee. u sheeg waxaan la dhuub nahay waa dhibtii ay i marisee, oo ha soo dhaqaaqdoo, waan dhowrayaaye habeen yeysan iga dhixin. dhankey iga jirtaabaa hadba dhuganayaayoo, wali waxaan dhaguugaa , iney soo dhawaatee. Adigaa dhadhaabtiyo dhirtu aney ku celinoo, dhagaxyada dul marayee, hawl yari ku dhaafee. dhawaaqeyga maqaloo , ii dhigo abaaloo , ii dhago nugloow.
@saciidnurisaxaaq568
@saciidnurisaxaaq568 6 жыл бұрын
Jaalle Allemagan sxb si xa ah ayaad uqoratay
@aaminomaxamud2590
@aaminomaxamud2590 6 ай бұрын
Tnks
@qassima317
@qassima317 4 ай бұрын
Abwan diini baa lahaa mahaad sanid
@mohamedmowliidcabdi4153
@mohamedmowliidcabdi4153 2 ай бұрын
Dhambaal aan u dirayaan kuugu dhiibayaaye, ula sii dhawaaw. Hasoo dhoofto gabadhuye Dhaqso iiga gaarsii oo hasoo dhaqaaqdoo, waan dhowrayaayee,
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Caawa ayaa iigu horaysay , in aaan heestan maqlo dhagaysto.
@qassima317
@qassima317 4 ай бұрын
Abwaan diini balahaa heestan❤✌️thanks
@dalmarmedia5615
@dalmarmedia5615 7 жыл бұрын
Iyadoo dhalaana Dhay laga waraabshoo Lama kala dhantaalinoo Rabbiba dhameeye Anna laba dharaarood Waxan ugula dhaygagay Siday u dhigantahee Usheeg waxaan la dhuubnahay Dhibtii ay i marisee Oo ha soo dhaqaaqdee Waan dhawrayaaye Habeen yeysan iga dhixin. Eesh calaa hees
@mahadcali5362
@mahadcali5362 7 жыл бұрын
alaha u naxaristo aamin in sha alh
@muusejaamac9026
@muusejaamac9026 7 жыл бұрын
Mahad Cali , Cabdi Xasan Dige, waa nool yahay.
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Cabdi qays Abawaan ayaan ku ogaa heesaha sameeaya , miyuu heeesaaaa.
@qassima317
@qassima317 4 ай бұрын
Abwaan diini balahaa heestan
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Heees wanaagasan.
@muusejaamac9026
@muusejaamac9026 7 жыл бұрын
Dhambaal aan u dirayaan kuugu dhiibayaaye , ula SII dhawoow
@aaminomaxamud2590
@aaminomaxamud2590 6 ай бұрын
Tnks
@asmaamaxanedyusuf
@asmaamaxanedyusuf 6 ай бұрын
Ayayday oo ah naag mr ah heesta leh
@fadumohassan6511
@fadumohassan6511 5 ай бұрын
Marxeen maa daagah haalkas😂
@fadumoaden7245
@fadumoaden7245 5 ай бұрын
Sax. Maxamed Amaanreer.
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 Ай бұрын
Wagardhac weeye gabdha heesta loo qaaday galdogob bey dagan thy hada caruur leelkase ah bey dhashay leelkase ayaa guursaday
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 6 жыл бұрын
heesta waxaa miiraha sameyeey cabdi qeys
@carababdulkadirfarahxared
@carababdulkadirfarahxared 5 жыл бұрын
Cabdi Adan Badey ayaa sameyay
@WllSaki-ie2cw
@WllSaki-ie2cw 9 ай бұрын
Toloow heeskaan ma naag reer bicidyahaynaa loo tiriye 😂
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 6 ай бұрын
Maya waa gabar mareexaan waliba wagardhac ah ayuu u qaaday
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 Ай бұрын
Maya gabdh wagardhac ah galdogob ayay dagan thy hada leelkase ayaa guursaday
HEES| Cabdi Xasan Dige| Basra| Original + lyrics
6:29
MAADEYS
Рет қаралды 530 М.
Heestii dhudi waxay kunooshahy
9:41
Jeegaanta channel
Рет қаралды 2,8 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 28 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 31 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 31 МЛН
JACEYL IGAMA GUURO DARARAMLE & BOQORKII CUUDKA (AXSAN QARAAMI)
10:49
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 197 М.
CABDI XASAN DIGE HEESTII JEENAN 2018
5:42
Faiza Amir
Рет қаралды 344 М.
Xasan Aadan Samatar Hunguri Dhubuq (lyrics)
5:51
Kilwe6
Рет қаралды 326 М.
Ha Warwarin || Cabdi Xasan Dige || Hees Jacayl ah || HD +Lyrics
7:43
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1 МЛН
Heesta Dhudi iyo Xuseen Xareed
7:40
Astaan
Рет қаралды 188 М.
HEESTII JEENAN
7:32
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 132 М.
BERI HORE WAXAA JIRAY. MAXAMED JAAMAC JOOF & MARYAN MURSAL
10:46
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 691 М.