CABDI XASAN DIGE - LAYLIYO QAYS - HABEENKII CIGAAL IYO HOBOLADA LONDON

  Рет қаралды 191,074

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

5 жыл бұрын

Please Subscribe for more Videos
Copyright Protected @ Somali production
Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
Get more info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.com/+AbdirahmanSo...
/ reallysomali
#SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

Пікірлер: 82
@farhiyahabib6416
@farhiyahabib6416 5 жыл бұрын
Sidan oo kale hadii lo heesenin Haleska dayo 🤴 king cabdi Xasan digey 🙏🙏🙏❤️❤️❤️🤴🤴👑👑farxad igu noolow
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 жыл бұрын
Abdi Hassan dige cibrigaa allahaa Ku dhereyo abti❤❤
@muwaahabdi3296
@muwaahabdi3296 5 жыл бұрын
Amiin
@deeqafaarax3432
@deeqafaarax3432 10 ай бұрын
🎉
@apdirhmanibrahim9569
@apdirhmanibrahim9569 5 жыл бұрын
Waar Odaygan Waa Diyaarsanyahy wacdale Codbuu hyaa Heesta maka Xadaa Nio hhh Aar bal like isiiya gabadh baan mehersanyaaye
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 5 жыл бұрын
3 jeer isku xigta ayuu qaatay heesa hirgalay 1975 ninkaan xasan aadan samatar iyo cabdi tahliil cabdi nasir macalin siciid rag bdn ninkaaan ga an u taaagay
@YourLocalYN
@YourLocalYN 2 жыл бұрын
All fanan watn waye
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Ax yaa Legend cabdi xasan dige
@nidolzack7052
@nidolzack7052 5 жыл бұрын
Wooow ader mcn ahaa allow ku xifdi fanan wa fankii hore ifka raaxo iyo cafimad qab ku nolaada aaakhirane halkii wacned iyo firdowso idiin rajeynaa dhaman faninta waberi
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
AMIIN🙏🙏🙏
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Wow!! Cabdi Dige iyo Ahmed Ali Cigal codkoda ilaa maanta ayuu faseex yahay oo wanaagiisa cidi gaadheyn, fanku waa kii hore ciyaalka hadu waxba islama hayaan, Allah hadin xafido fanaaniintii waaberi.
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
Faiza Mohomed sax walahi abaayo sharaf waagii Baa noogu dambeyse
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@malmo4235 Fankeenii soomaaliyeed hoboladii waaberi buu raacay, hada midkii makrafon meel ka helaaba waa heesayaa xataa hadaan laba dhageysan karin. Yaab, fankii Alah how naxariisto. Waabarina intii nool Allah ha xafido, intii tagteyna Alah janadii ha geeyo. Amiin
@MuhammadAli-rx1le
@MuhammadAli-rx1le 5 жыл бұрын
Cabdi Xasan Dige, Waa fannaan aan aad u jeclahay heesihiisa iyo codkiisaba!
@NingalbedNooryare
@NingalbedNooryare 4 жыл бұрын
Waxa loolan jacayl Dadku ay lagdamaan Haddaan laysla lulayn Mid un baa lugo'ee Liqi waayay cuntoo Caashaq bay lulayoo Ligan baad noqotee. Intaasi waa miro dahab ah, heestu makala dhacdo aniga beyd kaaa baa i daadagay.
@liibaancumar4928
@liibaancumar4928 5 жыл бұрын
Fanaankii wayna Cabdi xasan Dige wuxuu ka mid yahay fanaanita somalida ugu codka fiican isla markaana aanan ka xiiso dhicin dhagaysigiisa(luquntiiyo laf yahaaga leeg leeg socodkaaga yaa ii laab kiciiye yaa ilaab kiciiye ) 18/12/2018 9:56 Hargeisa. Salaasa
@liibaancumar4928
@liibaancumar4928 2 жыл бұрын
Waxa aan dib u dhagaysanayaa 29/10/2021 Jimce Hargaysa aniga oo single nimadii macasalameeyay.
@gabadhqaran6402
@gabadhqaran6402 5 жыл бұрын
Walhi fanaan waa reer wabeeri, waxaan danbe maba dhagaysto
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
Masha allh adeerkay Abdi xassan allah ha iika xafido
@abdulkadirismail9367
@abdulkadirismail9367 2 жыл бұрын
Laxanka musickada erayada luuqda makala dhacaan nin culus alfanaan abdi hassan dige i love him♥️
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 5 жыл бұрын
Dadaaa dislike saaaray mana fahmin sababta lkn ninka aad saarteen dislike waa cabdi xasan dige
@najiibabdullahijaalle3071
@najiibabdullahijaalle3071 5 жыл бұрын
Maba yaqaanan taasaa sabab u ah axb
@Abdiwalifilms
@Abdiwalifilms 4 жыл бұрын
Taas waxay kuu cadeyneesaa inaysan jirin sabab ay qofka ku dhaliilaan dadka dislike iyo commentyada caayda soo qora, waxa ay kasimanyihiin aya ah hadusan fanaanka niikineen ama aysan Qaawneen gabadha inaysanba fan u aqoon
@7aydarus
@7aydarus 3 жыл бұрын
Kuwaasi mobile 📱 Ayay gadigadi U haystaan Inay like saareen bay Moodayaan Heesta iyo codka iyo laxanka Markii Ay qiiroodeen
@amatishumis8289
@amatishumis8289 2 жыл бұрын
@@7aydarus legend adi Lee na fahmay
@hindicali7781
@hindicali7781 5 жыл бұрын
,waxaana fanaan ah
@CabdFatah
@CabdFatah 4 жыл бұрын
laxanku waa cajiib heestan saaran wa farakale❤️
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Masha Allah Abdi Dige cod macaanaa. Ciyaalka hada heesaa waxba badidoodu islama hayaan in yar mooyee.
@ahmedkoronto7959
@ahmedkoronto7959 5 жыл бұрын
Cod,laxan Iyo Music intaba waa Kudhantahay Heestan Abdi Hassan Dige Langed.
@muqdishofilms9538
@muqdishofilms9538 5 жыл бұрын
cabdi xasan dige legend fan waa kuwii hore
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 5 жыл бұрын
Masha allah cod aan caadi ahyn
@zakijaaden15
@zakijaaden15 5 жыл бұрын
Adeerkay cabdi xasan dige qurux iyo codbaaa ku dhamaaday. Waa akhyaar
@deeqoali57
@deeqoali57 Жыл бұрын
Dawlad calanleh
@abdulkadirismail9367
@abdulkadirismail9367 2 жыл бұрын
Laxanka iyo erayadda iyo codkuba ma kala dhacaan🙏 i love him♥️
@sulekhaosman5282
@sulekhaosman5282 5 жыл бұрын
Wow top one ☝️❤️❤️❤️ I love
@siraadaxmedfaraxsiraadaxme9336
@siraadaxmedfaraxsiraadaxme9336 2 жыл бұрын
M.a awoowgay Abdi Xasan Cali waalid
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 5 жыл бұрын
Luquntaadiyo laafayahagaa Liglig socdakaaga ayaa Ii laabkeyee❤️💋 top one ☝️ i love wow odaygan wan ku haystaaa
@fathumo7858
@fathumo7858 3 жыл бұрын
waa iga gadantahy❤💔
@Zaky_garad
@Zaky_garad 8 ай бұрын
Living Legend Dige & Mi Fav🎧🥰
@nurommm4077
@nurommm4077 5 жыл бұрын
Waaw dige caadi ma ahaa
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 5 жыл бұрын
Best frnd ayaan u ahay you tubekgn Ima dhaafo
@hodanishbea3979
@hodanishbea3979 3 жыл бұрын
Abti mcn miss u
@ismailawad5290
@ismailawad5290 5 жыл бұрын
Fan waa fankii hore fanaana waa kii hore
@hannaalii6111
@hannaalii6111 5 жыл бұрын
Abdi Hassan Dige i was there markuu heestan qadayey. . It was good tym fanan buuxa
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
Ma iga hubtaa mise
@isseosman3574
@isseosman3574 4 жыл бұрын
2020 yaa dhagaysanaa
@zeyzeymohyadin3120
@zeyzeymohyadin3120 5 жыл бұрын
axsan cod😘😘😘luquntad iyo lafyahaga😍❤️
@timoibnumahad6126
@timoibnumahad6126 2 жыл бұрын
Zidaa Layala iyo Qayz🌷❤
@mohamedismaciil9239
@mohamedismaciil9239 2 жыл бұрын
Wakan fanaaan live u hesaua
@nuuraadan1093
@nuuraadan1093 2 жыл бұрын
Axxx axx hees jaceyl
@hindaadan3442
@hindaadan3442 2 жыл бұрын
Liqiwayey cuntee ❤ cashaq bay lurayee ❤
@deeqafaarax3432
@deeqafaarax3432 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@bashirmohamed8285
@bashirmohamed8285 5 жыл бұрын
Dr:alfanan Cabdi x dige
@asiyakhadar2463
@asiyakhadar2463 4 жыл бұрын
LuquntadiYo lafyahga lag lag socodkag asha cala nolow💓
@rashkadiini1665
@rashkadiini1665 5 жыл бұрын
Abdi Hassan Dige Legend walee fanan wa kuwi hore kuwa hada ku dhahayo fanan hebel ba la ee yirahda kumbafu 😂
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 5 жыл бұрын
👏👏👏👏👏
@fadumoahmedfadumoahmed4762
@fadumoahmedfadumoahmed4762 5 жыл бұрын
Wwwww awoowgay wlh codkugu dhamaaday
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Waa qoloma fanankani in lays bart ma xume
@fartunyusuf4000
@fartunyusuf4000 5 жыл бұрын
dahabo luul waa mariixaan dahabo
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
@@fartunyusuf4000 thnks walaal qaali just inan barto ayuun ban rabay mariixan waa dad gob ah
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
@@aragsan6552 mareexan wuxu ka yhy wagardhac rer wardheere
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
Abdi hassan nuur galad dige
@cllhimoha3667
@cllhimoha3667 3 жыл бұрын
Waa marxaan wagardhac
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Dad baa isu gu yimi😗😗😗
@farhandayah4624
@farhandayah4624 2 жыл бұрын
17/7/2022
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Axxx waxaasaa cod lagaa dhahaa
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 5 жыл бұрын
Abdirahman soomaliyoow Tol hdanahy Fanaankan Aad iyo aad ayaan Utaageeraa big fan ayaan u ahay dige pls and pls phone numberkisa igu soo caawi bro London ayuu kula joga
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 жыл бұрын
abaayo waa reer Toronto anigaa week ka hor arkay
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 2 жыл бұрын
Mhatsanid wn helay Xirirkisa lkn wakhtigan sheegayey wuxuu jogay uk adigu hadad aragtay comentigyga ok
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 2 жыл бұрын
@@sonnachelsea5730 wad naziib badan tahy wll hdad heshay wllhi wa fanaan aan aad u taageero Abdi Hassan Dige ❤️❤️
@kaafiyagobaadofficial4232
@kaafiyagobaadofficial4232 2 жыл бұрын
😥😥😥😥hes daren leh
@eidmohamed316
@eidmohamed316 2 жыл бұрын
heestan inaba caadi maaha
@sulekhaosman5282
@sulekhaosman5282 5 жыл бұрын
Leskama heso ee sana lohesa ✌️
@ikranyuusuf1822
@ikranyuusuf1822 3 жыл бұрын
Odeygan ma nool yahay
@feriihadalmar2900
@feriihadalmar2900 2 жыл бұрын
2022/1/30 ax ya hees
@saidhasan4718
@saidhasan4718 2 жыл бұрын
Qof kastaba heesaha marku dhalan yarada ahaa oo u dhageesan jiray ayuu jecel yahay, hada fiiri hablahaan xasuus ayay galeen ‘
@MohamedAAhmed-xi2rr
@MohamedAAhmed-xi2rr 5 жыл бұрын
Waaba ka helaa ninkaan heesihiisa
@CabdiraxamaanCaliBiixi
@CabdiraxamaanCaliBiixi 3 жыл бұрын
Yaa ilaabkiciye
@faysalismail5901
@faysalismail5901 3 жыл бұрын
axsan vs disreputable waa kuwaa
@farhiyaomar3604
@farhiyaomar3604 2 жыл бұрын
Dislike dadka saray waa ciyaaal say walahi ma ahan dad yaqana. Candi Hassan dige. 😁saan loo heeesa. Ama iska dhafa. Play back aba nacay.
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 2 жыл бұрын
Fankii qolada Koonfurta ayaa kufsi iyo dil isugu daray.Ahey ah mxy mandaraq la dhaceen
CABDI XASAN DIGE HEESTII JEENAN 2018
5:42
Faiza Amir
Рет қаралды 340 М.
AXMED CALI CIGAAL - Live - SIDA HARO GIN GIMANOO - LONDON SHOW
6:57
Abdirahman Somali
Рет қаралды 602 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 111 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 167 МЛН
ABDI XASAN DIGE HEESO XUL AH  2019
20:26
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 27 М.
LAYLA IYO QEYS  HEES CUSUB  CABDI XASAN DIGE
6:06
HANOOLAATO
Рет қаралды 56 М.
AXMED CALI CIGAAL iyo CAWAYSKII HAWEENKA LONDON .
3:57
Abdirahman Somali
Рет қаралды 42 М.
AXMED CALI CIGAAL - Live ILKAHEEDA DHUUXA AH - LONDON SHOW
5:19
Abdirahman Somali
Рет қаралды 558 М.
HEESTA JEENAN CABDI XASAN DIGE
7:08
HANOOLAATO
Рет қаралды 191 М.
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 510 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 307 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 895 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 829 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 280 М.