CABDI XASAN DIGE HEESTII JEENAN 2018

  Рет қаралды 339,059

Faiza Amir

Faiza Amir

5 жыл бұрын

Пікірлер: 119
@sofaomer4873
@sofaomer4873 3 жыл бұрын
Mnta ayaa igu horeesy waana ka hely Heestan mnta uu iisoo diry wiil saaxiib nhy wxee ii noqon doontaa xasuus ii gaar ah allow higa qaadin 😭❤️
@abdirahmanmohamedahmed1989
@abdirahmanmohamedahmed1989 Жыл бұрын
His voice never changed best song Alle ha barakeeya aniga oo caruur ah ayaan jeclan jiray hesihisa wax badana waan ku xusustaa ila hada marka aan maqla mel ayaa la iga qabtaa wllhi 20/08/2022 Goobtu waa degmada yeed bakol somalia Goodbye all people xusus wcn
@izmahangalkacyo8850
@izmahangalkacyo8850 Жыл бұрын
Heestaan waxaa ii dhageysiiyey wiil ijeclaaa Ana gadaal aa ka jeclaaday lkn hada Islama joogno waa xasuusta kaliya ee asaga iiga hartay waaba jeclaaday heestaaan ❤
@spacewater5866
@spacewater5866 5 жыл бұрын
Cod Dahab walee. Abdi Hassan Dige Al Wagardhaciya kkkk. Maasha Allah Allaha daayo oo wanaajiyo akhiyarka
@yasminsaid1207
@yasminsaid1207 5 жыл бұрын
Back to 2000 walaahi xusus Albumkiisa Basra I used listen 👂 My ex Ciyaal Bakaro ayaan tagey Viivo Cabdi Casan Dige Albu
@ummuhan6053
@ummuhan6053 2 жыл бұрын
Isku team nahay dharkan ku dhiqi jiray cuntadana waan ku karin jiray heeso top ah ayuu ahaa albumkii basra ilmahayga awoowgood ciri dheer ku rajaynaa
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
مااروعها واحلاها اغنيه جميله هزت مشاعري ووجداني ، بالمناسبه ألاغنيه من كلمات الشاعر سهل معلم عيسي الايرحمه وبصوت الفنان المبدع عبدي حسن ديغي
@abodybasha1211
@abodybasha1211 2 жыл бұрын
(الله يرحمه ) مش الا يرحمه وشكرا
@bajacolow9135
@bajacolow9135 Жыл бұрын
Masha alah cimri dheer iyo caafimad alaha siiyo hobaladii hore inan argo aad baan uku faraxsanahay
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
Werwerka iyo wareerka aannu shaqooyinka iyo waxbarashada kasoo qaadno xaafadaha inaan kula laabanno oo aannu isleyno ayuu nagu keeni lahaa waxaanse dhibtaas kaga baaqannaa inaannu aniga iyo saaxiibadey qolkayaga nafiska aanu iskugu nimaadno oo aannu isku yara dabiibno heesaha qaaciga oo Cabdi Xasan kuwiisu ugu foolaadsanyihiin🌝🔥🌝🔥🌝
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Heestan waxa Curiyey Erayada iyo Laxankana iska Lahaa Abwaan SAHAL MACALIN CIISE Musica iyo Luuqdana waa CABDI Hassan DIGGE.
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 5 жыл бұрын
Ereyadii abwaankii labada lahlajood kusameyn jirey heesaha maay iyo maxaatiri Allah u naxriistee Abwan Sahal macalin ciise ayaa miraha hesta sameyey
@mulkiibrahim3670
@mulkiibrahim3670 5 жыл бұрын
Mohamed Nuur Aun Sahal macalin...
@ISFAHAN-PRO-SOM
@ISFAHAN-PRO-SOM 5 жыл бұрын
Calidhanto
@ISFAHAN-PRO-SOM
@ISFAHAN-PRO-SOM 5 жыл бұрын
Cali Dhanto
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 3 жыл бұрын
2021 who is watching ❣️💃
@sowdoabshir4390
@sowdoabshir4390 5 жыл бұрын
Axsan fanaan Allaha Ku dhowro Abdi Hassan dige Iyo hobalada waabari Viva heeso waa kuwii Horee
@tvxumaandiidyoutube829
@tvxumaandiidyoutube829 16 күн бұрын
Heestan waxaa curiyay Abwaan Sahal macalin ciise laxanka waa isla sahal cod cabdi xasan dige
@ahmeddhagane2547
@ahmeddhagane2547 5 жыл бұрын
walee sahal macalin ciise wuxuu ahaa abwaan dhameystiran ilaahoow kuu naxariiso.....
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 3 жыл бұрын
Jeenan tii ku siin laheyd Jeenanka midii ku siin laheyd
@dhugte3587
@dhugte3587 5 жыл бұрын
❤Abtigay dige❤
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 5 жыл бұрын
Wlhi ma Lodon bu yimid Abdi xassan dige???? Maba ogayn shaqada fasax ka qaadan lahaa😭😭😭😭😭😭😭
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 🤣🤣🤣🤣🤣
@baahiye2479
@baahiye2479 3 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 ha la yaabin waa taageero waa wax caadiya
@husseinahmed3029
@husseinahmed3029 2 ай бұрын
Cwan soo badhaay xasuus
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Dadkaan ayaa our celiberty ama fanka noogu jiro. 1. Xanjo ruug miiran 2.camira leysku dhigayo 3.meesha dhexdeeda isku haruufayo/canaanayo 4.fanaanka hoosta laga soo galayo ..list can go on........ Badow foqal badow
@zoolacadeofficial16
@zoolacadeofficial16 4 ай бұрын
2005. Xasus wlhi hoyo dey mcn. Ba. Album.cajald. utal..dhagysan jirtay. Galb .kasto xestan. Cabdi xasan bide. Marks. Bartay. Hestan
@nuuro8336
@nuuro8336 5 жыл бұрын
waa hees QATAR AH HADAY LAABTU KAA JEEDO ADNA JAB KUUMA LAABNEE INTAASAAN KA FAHMAY IWISH INTA KALE HADAAN FAHMI LAHAA AAWAY MUDUG BOY HANOO SOO QOREE HEESTAAN I LIKE MUDUG BOY HEESIHIISA WUU SOO QORAA THNKS MUDUG BOY
@ustaadgeelle5545
@ustaadgeelle5545 5 жыл бұрын
Ereyadii abwaan sahal macalin ciise Laxanki iyo codkii cabdi xasan dige Wooooooooooow
@adenjamal5946
@adenjamal5946 Жыл бұрын
The Voice, The music The melody is on point ❤❤❤❤❤
@fartaqurux4897
@fartaqurux4897 5 жыл бұрын
His voice never changed maasha alaah best song
@moshire6645
@moshire6645 Жыл бұрын
Hadey Laabtu Kaa Jeedo,💔 Jirka siduu ku noqon lahaa?
@ashosuleiman8643
@ashosuleiman8643 5 жыл бұрын
Wegereey weger jidadka halasii baneeyo rugcadaagii soorogaal celiye waaaaaaaaaaaaw
@fartunyusuf4000
@fartunyusuf4000 5 жыл бұрын
Asho Suleiman calosha hursysa kuwa fanka ku ciyaaray wayihi dambe cashar ayuu uyahay inay maqlaan dadki hore sidey uhesi jiren
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 жыл бұрын
Waar ninkaa biraha ku soconayaa miyaanu ahay gaadaco ..alle haku caafiyo gaadaco .goor wax ku dhaceenba maan ogayn allah yashfiik
@farhaanaliiisse266
@farhaanaliiisse266 5 жыл бұрын
Al fanaan gaadaco Allah caafimaad taam ah Hasiiyo Runtii wnka naxay
@parisabdirisak8941
@parisabdirisak8941 5 жыл бұрын
ruuxad jeclato jini kaama celiyo 1of my fav adeero cimriga rabi haku dheereyo
@queeniskufilanmohamed9889
@queeniskufilanmohamed9889 5 жыл бұрын
Heestan ciyalkiihore umba xusuusto caruurta iminka waxbakamaoga armaxan intan cajaladyar iyo rikor yar isagdhigay siqarsoodiya iskuruxruxay meelaha anoowaliba aaduyar oomalcamad school private ba dhigta kadibna hooya aya igajabinjirtay cajalada dadka kasoo amaneystay wayo heesaha majeclo shaydankooda kadibna tu yaro asxabtihiin ama midyaro meelaha iskugaadgadan makuqabsaday cajaladii makuyiri naa iikeen wadlaragtay bahashee kadibna guriga makasobixiwayday si aanbananka lagugu arag oonlaguwaydiinba xusuus ilaa iyo iminka wandhagesa laakiin sidiihore maihi ALX ILLAHAY WAIGAMADOOBEEYAY ILLAHAY HAINA WADAHANUUNIYO DHAMANTEEN AMIIN
@Jessica_1073
@Jessica_1073 5 жыл бұрын
Waaw dige cadi mahan nolw
@mohamoudali6830
@mohamoudali6830 5 жыл бұрын
Walay waad iga qoslisay cajaladihii Dhoocilaha aanka soo amaanays tay ayaa lay qanabayaa oo ka soo bixi jirin guriga
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Wakhti tagey oo wacan buu ahaa kolay, waxaana la dhahay Geel laba jir soo mar. Mahadsanid walaal sheekada xiisaha badan ee aad la wadaagtay.
@sharmaakemuhumed1059
@sharmaakemuhumed1059 4 жыл бұрын
Yaa dhegaysanaya 2019 iyo 12:18 stanbul turkey
@nadiyaxashi--realwife9409
@nadiyaxashi--realwife9409 2 жыл бұрын
😭😭😭 jidka xaduu ku ordo jidhku siduu ku odhan lahaa
@abdifitahsaed9444
@abdifitahsaed9444 4 жыл бұрын
Dadki hore hdi show faned hadi London ku qaban laheyen hadi kalayo xata 200 pound wankali laha wlhi
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
Labadaas naagood way isu khaakhirayaan, inta ila aragtay like ta ii saar
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Sahal Macalin Ciise
@flegend194kenedid9
@flegend194kenedid9 4 жыл бұрын
Awesome song
@ramadanmoha3726
@ramadanmoha3726 4 жыл бұрын
Sorry gaadaco alla ha cfiyo wa oday soomaliyeede
@mohamoudhassan5400
@mohamoudhassan5400 5 жыл бұрын
Wow mr dige caleek caleek cabdi xasan eshcalaa fanaan
@sagaljey7071
@sagaljey7071 5 жыл бұрын
MN
@salmanuur981
@salmanuur981 2 жыл бұрын
2022 aa dhageesanyaa wleee xsuus gaara😥💔
@musayraqaali1453
@musayraqaali1453 5 жыл бұрын
Heestan waa hore ban maqli jiray wana jecla
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 3 жыл бұрын
Ayyyyyyy legend ❣️💃
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 жыл бұрын
Waayo waayo wlh 2009 qeyla dhaan waa wareey 😂
@amiir.1243
@amiir.1243 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@Sharmarke611
@Sharmarke611 5 жыл бұрын
Cabdi Xasan fanka wuu iska daayee Dumarkaan London jooga maxey heesaha ugu soo celiyeen, waar odeyga daaya ha idinka cibaadeeystee
@fagaarahafanka2307
@fagaarahafanka2307 5 жыл бұрын
dafle heesta music eeda wuu dilay
@sucaadaoman4899
@sucaadaoman4899 5 жыл бұрын
Sahal macalin ciise alla yaa raxma abwaan qaali ah
@fadumoahmedfadumoahmed4762
@fadumoahmedfadumoahmed4762 5 жыл бұрын
Gaadaco ilaahay ha caafiyo
@mohmuudsalaadciisesalaad6967
@mohmuudsalaadciisesalaad6967 Жыл бұрын
Music gii sxbkay mustafe dafle
@saalimyare3142
@saalimyare3142 5 жыл бұрын
awowgy allh ikaadayo
@mohamedjirde.
@mohamedjirde. 3 жыл бұрын
wonderful song. He had a soft, almost musical voice and you have a great tone and really good control on the high notes, a great overall performance. May God Bless you with good health and long life” Abdi Hassan Dige.
@maxamuudshiine2940
@maxamuudshiine2940 3 жыл бұрын
Heesta musigediii mahayo
@guledhirsi5479
@guledhirsi5479 5 жыл бұрын
War dee waa maxay naagta naagta farafaraynasa 027 kkk lol
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 5 жыл бұрын
G/Hoose CXDS Abdi Hassan Dige alah kareem
@munanoorcadererkauroon2491
@munanoorcadererkauroon2491 5 жыл бұрын
axsan hees
@abdirahman6734
@abdirahman6734 5 жыл бұрын
Old school is gold Allaha ku xafido Cabdi xassan dige
@ramadanmoha3726
@ramadanmoha3726 4 жыл бұрын
Abdi hasan dige waaaw
@mohamoodibrahim30
@mohamoodibrahim30 5 жыл бұрын
koofilaha baakoorta wata xasuus Dheer ayuu Galy- wuu Baaxaa Degey, Ilaa Buuraha Laaleyso.
@saedabdishakur3167
@saedabdishakur3167 4 жыл бұрын
Legend weeye abdirizaq gaadaco ayaa la dhahaa
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 жыл бұрын
Wayeeladii maxa sokiciye talaw faladagan queen tasha may ka gubteen fan waki hore dadki hore farxad& is jacel baloga haray wah wah gaadaco sorry allehaku caafiyo😭😭
@ismailomar7156
@ismailomar7156 5 жыл бұрын
Dalka sida lo kufsaday ayaa fankina lo kufsaday bal daadkan iyo daadka hada joogo isku fiiri wllhi weey naga nasiib badanayeen maxayeelay dowladnimo iyo jaceyl ayaay so arkeen anakane faldagan iyo quen tasha ayaa naga adeegtay
@maryan8798
@maryan8798 5 жыл бұрын
Where is the dhaanto one you took it off it was soo nice ❤💙💚
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Ma dhulki axmarada lajooga
@abdiosman8648
@abdiosman8648 4 жыл бұрын
Min samaan ciyaalkan danbe waxan ma fahmayaane😊😊
@alish9384
@alish9384 2 жыл бұрын
Legend wagardhaca😅
@sadiomohamoud1603
@sadiomohamoud1603 5 жыл бұрын
😘😘😘❤️❤️❤️❤️❤️
@abdiyusufusuf7823
@abdiyusufusuf7823 4 жыл бұрын
Waaaw
@abdirashiid3571
@abdirashiid3571 2 жыл бұрын
Ok
@umumahammed1133
@umumahammed1133 5 жыл бұрын
gaadaco maxa ku dhacay alow ku caafi
@mofarah6207
@mofarah6207 4 жыл бұрын
Aabo Cabdi xasan dige
@anababdulqadir7833
@anababdulqadir7833 5 жыл бұрын
Erayadii abwaankii sheekhaal Ee abwaan sahal macallin Ciise waa Abwaan may iyo maxaa tiriba curin jirey ilaahow kuu naxariiso.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
hhhb gormu shiqal noqdey riya kurta
@SulekhaInrahim
@SulekhaInrahim 9 ай бұрын
🥰🥰🥰🫂🫂🫂🥹🥺❤️👍🤚🤝
@SulekhaInrahim
@SulekhaInrahim 9 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@Cool.Cookies
@Cool.Cookies 4 жыл бұрын
Ninka xanjada ruugaya heesta xusus bay galisay. Maskin mid ba biraha. Ku nacaday Maybe😅😅😅😅
@saedabdishakuur9394
@saedabdishakuur9394 3 жыл бұрын
Ninkaan markii hore waa socon jiray legend weeye abdirizak gaadaco ku qor youtubeka
@qubiyoqac
@qubiyoqac Жыл бұрын
Waa fanan can ah magacisa waa gadaco. Mida kuxumaysay ciil haya.
@shaambelcabdinasir7534
@shaambelcabdinasir7534 6 ай бұрын
Maxaa single mother meesha buuxa 😮😂 oo timo qaawan
@aasiyagaabo2884
@aasiyagaabo2884 Жыл бұрын
Gaadaco maxaa helay
@ramadanmoha3726
@ramadanmoha3726 4 жыл бұрын
Haday laabtu kaa jeedo
@hiddochannel9123
@hiddochannel9123 3 жыл бұрын
Jeenan maxaa weeye
@abdirahmannoorchannel7455
@abdirahmannoorchannel7455 2 жыл бұрын
Taliye mise general
@intafayowintafayow809
@intafayowintafayow809 5 жыл бұрын
Alla gaadaco maxaa ku dhacay fananti waa waynayd baa weerar so qaaday
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 5 жыл бұрын
Suad Farah waaaw stroke
@najuumwadani7041
@najuumwadani7041 5 жыл бұрын
Maskiina naafada ah maxa meesha keenay idhaha ayu kaciyaraya yaa'ila arkay allow kucaafi
@yaasir1936
@yaasir1936 3 жыл бұрын
Waa fanaan Wll Abdirisaq gaadaco la lahaa wuu xanuunsayaa u ducee
@flegend194kenedid9
@flegend194kenedid9 4 жыл бұрын
Ya’ll women thinks the artist is singing 4 her.
@qaasinsheekhsheekh5836
@qaasinsheekhsheekh5836 4 жыл бұрын
Warun hadylabtu kajedo
@luckyh4131
@luckyh4131 5 жыл бұрын
Cabdi xasan dige horta ma nagruuma miyay is qabaan???
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh maya waa isku qabiil
@ajuuranbeshshidan1121
@ajuuranbeshshidan1121 5 жыл бұрын
Fanan gadoco maxa ku dhacay
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
Stroke
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
GAADACO maxaa ku dhacay miyuu jabay?
@Jessica_1073
@Jessica_1073 5 жыл бұрын
Carta ayu ka dhuman kadaco
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
@@Jessica_1073 wlllo ma fahmin qoraalkaaga ee maxaa helay miyuu jabay? Gaadaco?
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 5 жыл бұрын
Mohammed Jaamac stroke
@guledhirsi5479
@guledhirsi5479 5 жыл бұрын
0:27 u fiirso lol
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 5 жыл бұрын
Guled Hirsi hhhh gaadaco iyo kaaa afka jaban ayayba ka luliweysay nimcadhii Gabadha wayba cayriyeen
@xumaandiidxoreye5232
@xumaandiidxoreye5232 5 жыл бұрын
🤔Gaadico maxaa ku dacay ma accident buu galay? bakooradahaan maxaa waaye wax i fahamsiiya baal! Mise waa film independent leaving allowance loo jilooyo 🤣🤣🤣😂🤣😂
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
Stoke
@simmubarikmubarik8100
@simmubarikmubarik8100 5 жыл бұрын
Waar toobad Ka keen oday weyn baad noqote ogow wakhtigay ma soo laabto
@yaakcon
@yaakcon 11 ай бұрын
Islaamahaan baa heesta laga fiirsan karin. War bal mey iska fariistaan wax raba ma jirtee.
CABDI XASAN DIGE - LAYLIYO QAYS - HABEENKII CIGAAL IYO HOBOLADA LONDON
3:26
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 94 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,3 МЛН
CABDI XASAN DIGE HEESTA DHUDI 2018
5:58
Faiza Amir
Рет қаралды 408 М.
NASTEEXO INDHO  Live HANOQON HEERYADIISA CUNE
6:42
Abdirahman Somali
Рет қаралды 7 МЛН
ABDI XASAN DIGE HEESO XUL AH  2019
20:26
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 27 М.
HEESTA JEENAN CABDI XASAN DIGE
7:08
HANOOLAATO
Рет қаралды 190 М.
Hibo Nuura & Cabdiqadir Xasan Nageeye aun | Heestii Rooblow
7:59
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 901 М.
Maryan Ruun Heestii GUUGUULE 2018
5:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 696 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 150 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,2 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 2,9 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 521 М.