No video

HEESTA: NABADAA NAAS LA NUUGO LEH

  Рет қаралды 1,926,763

CalankaTV

CalankaTV

7 жыл бұрын

Пікірлер: 553
@xasanwadani3552
@xasanwadani3552 Жыл бұрын
Viva maay maay may language and viva may people digil io mirifle 🇦🇿💪from Kenya 🇰🇪 mandera
@xamseidiris9375
@xamseidiris9375 3 жыл бұрын
Masja allah From borama dhamaan raxaweyn iyo intii ku hadasha may may acent aiyo samaroon gobolka aqoonta Dhamaan salaan dushiina ha ahaato
@jihodiid6828
@jihodiid6828 2 ай бұрын
It's language not acent
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 2 жыл бұрын
Heestan waxay ka mid tahay kuwa aan ugu jeclahay heesaha Nabada iyo Nolosha si wayna Ii bedeshay naf ahaantayda Waxaan daawanayaa muuqaalkan 5/10/2021 maalin talaada ah 2:04daqiiqo duhurnimo🇸🇴🇸🇴💪💪💪❤❤❤❤
@umuanisa7327
@umuanisa7327 4 жыл бұрын
somaliya iney toosto hadii larabo raxwen hala siiyo talada dalka nabada meeshaas ayaaa laga sugaa intii ila qabto ra'yigaas like
@issafaradere6250
@issafaradere6250 3 жыл бұрын
When I listen to this song I shade tears when I visualize a strong and prosperous Somaliweyn . a somali from NEP region Kenya 🇰🇪
@malikmursal1066
@malikmursal1066 4 жыл бұрын
Legends raxaweyn baydhabo love from Malaysia ❤️❤️
@abdussamadgalog8650
@abdussamadgalog8650 Жыл бұрын
@@Gusha-c8d Hawartaa usheeg
@shortfilm9963
@shortfilm9963 10 ай бұрын
Legen from raxwein ❤😊
@faisalugaaska2201
@faisalugaaska2201 3 жыл бұрын
Loved this song from Borama jecliyaa dalkayga iyo dadkaygoo Nabad hela.
@Kinghero616
@Kinghero616 3 ай бұрын
Heestani waxay cadeyn weyn utahy Reer koonfur galbeed iney yihin matorka kicinkara 5ta somali dhigooda❤❤❤❤
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 Жыл бұрын
10 second mrku maraayo oday ducaale rer musalsalki haboon ma ujeedaan odayga 😂😂❤️😍
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Loved. Ilaahay wadanka noo hagaaji. Waad ku mahadsan tihiin inaad heestan iyo videoclip nala wadaagtan. Heestani waxay i xasuusisay wakhtigii wadanku wadan aha. 1967-1990 waa intaan xasuusta.
@mohamudmohamed5828
@mohamudmohamed5828 5 жыл бұрын
love raxweyn gabdhaha uga quruxda badan soomaalida waa shaanshiyo iyo raxweyn
@naygajr3122
@naygajr3122 4 жыл бұрын
ᴅᴀᴅᴋᴀ ʀᴀxᴀɴ ᴡᴇʏɴ ᴋᴜ ʜʏᴀ ᴡʀ ɢʙғʜᴀʜᴀ ʀᴇᴇʀ ɢᴀʀᴏᴡᴇ ᴡʏᴇʜ ᴢᴄᴍʟ ᴘᴜɴᴛʟɴᴅᴇʀs ᴡʏᴇʙ ᴛᴇᴅᴀ ᴋᴀʟᴇ ᴢᴡʀᴅᴀɴ ᴡᴀ ᴋᴜᴡɪɪ ᴋᴏᴡᴅᴀ ᴀɢᴜs ʟᴀɢᴀ ǫᴀᴅʏᴇ ʀᴀxɴᴡᴇʏɴᴛɪɴᴀɴɴᴀʟᴀ ᴅʜᴀғᴀ
@mohamudmohamed5828
@mohamudmohamed5828 4 жыл бұрын
@@naygajr3122 😂😂😂 gabdhaha sawika maa shegeysaa mise kuwa heesaya koley aniga ujeedkeyga waa gabdhaha iskuulka heesta qaadaya gabdha heeseyso xijaabka cagaarka wada weeye sxb
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Si fiican ban u fahmayaa somaliga ay ku heesin anoo u baahneyn translation wan kala lahjad duwanahay mooye Somaligu waa un somaligii😊Hees aad u qiimo badan iyo dad qaaliya❤️
@ayaaosman5745
@ayaaosman5745 6 жыл бұрын
I love this song very much I love and respect what we need is storng United somaila love from northern somalia burco
@abdiqafarabdullahi9313
@abdiqafarabdullahi9313 5 жыл бұрын
love
@abukarmedia1109
@abukarmedia1109 5 жыл бұрын
Tnxz abay0
@boono2912
@boono2912 5 жыл бұрын
Burco my birth place. Ha korayso weligeed. Love
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 жыл бұрын
Yes yes 🏆☘️🏆☘️🏆☘️🏆☘️🏆☘️☘️🏆☘️🏆☘️🏆☘️🏆☘️🏆☘️
@ahmedmohamuudcadaawe9411
@ahmedmohamuudcadaawe9411 4 жыл бұрын
Luqadada ku hadal wll
@zakariaibrahim3453
@zakariaibrahim3453 3 жыл бұрын
I love the may may song from Djibouti 🇩🇯❤❤
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
Ilahow dadkeyga ii dhowr Nabad galyo iyo barwaaqane isii we’re unique people 🇸🇴❤️
@mulistan8292
@mulistan8292 7 жыл бұрын
ماشاءالله ما رأيت احسن الصوت والصورة هذه الأغنية الشعبية العامة انا لم افهم الابعض الكلمات
@Hammoodi1995
@Hammoodi1995 6 жыл бұрын
Muli Stan هذه لهجة ماي تري لهجة قبائل رحوين وهي صعبة شوية حتى أنا ما أفهمها 😅😆
@AdamAbdullahi
@AdamAbdullahi 6 жыл бұрын
لكن العربية تجيدها بكل جهد رغم صعوبتها ، ما اقدر بك يا حبي هلا بيك
@user-cr9dv5qg4d
@user-cr9dv5qg4d 6 жыл бұрын
Muli Stan ١
@dereabdullahi7526
@dereabdullahi7526 4 жыл бұрын
انت من وين يا اخي. تتحدث بالعربية ولا تفهم لغة الصومال. هذا غريب انا من اصل الهاشميين واجيد لهجات الصومال اولها ماي
@ahmedkobyar6955
@ahmedkobyar6955 6 жыл бұрын
Alla cod qurxoonaa yaa ibaro wllh maalmahaan dhan waan dhagaysanaa lahjadda ugu qurxoon marka lagu heesaa ayaa udoortay qofki Ila qabo like first
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
Agree with yu 💯💯 bro
@kadarhassan3468
@kadarhassan3468 6 жыл бұрын
Ahmed wuxu lahjad ma aha ee waa luqad! Sababto ah lahjad hadey tahay waad fahmi laheed. Mida barashada mar walba luuqad cusub in aad baratid waa wax fiican.
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
+kadar hassan war baat haysaa bee sxboo,, luqadaa soomaliga waa may iyo maxaa tire,, tan luqada soomalika hoos imaane wa alahjad,,, so then,,!!, 👅👀
@kadarhassan3468
@kadarhassan3468 6 жыл бұрын
abdirahiim abdirashiid sax war waan haaya ee adiga maxaad utaqa luuqad maxaad se kataqana. Hadey lahjad tahay muu fahmo midka kuhadla Afka Somaliga hadaan udhigo sida aad utaqanid Af maxatiri!!!
@Qurankaiyomucjisojinka
@Qurankaiyomucjisojinka 6 жыл бұрын
AHMED KOBYAR anaa kaadaran
@mohamedabdille6085
@mohamedabdille6085 4 жыл бұрын
No doubt stability and peace prosperity is the core of everything. Development and economic transformation can be done through continuous process and understanding among somali community. The songs says it all. Thanks for artist. The massage is well received with delightful face. Big love from Kenya ♥️🇰🇪
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
Ma sha alah, reer #Arlaadi,, Allaha yow idin dhowr,#somali ween ,💋Nabad iyo nolol💕👉👍
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 2 жыл бұрын
Caleemo Saarki Madaxwayne Hassan sh Mahmoud 2022 Ayan heestan Ku Maqlay Somalia Heshiisa Caalamkana La Heshiina From Dariska Xalaasha SOMALILAND❤️💭💚
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Nabadaa naas la nuuge leee Naxariis leh oo Nolal raaxo leh Nacfi waara leh Intii Nool oo Naf ay ku jirto Nbd io cafimaad la aantood ma noolaan karaan Heshiiis Ayaan nadinaynaaa💖 Hees wadani oo dareen ku galinayso 💖💖💖💖👏👏👏👏👏👏
@mohameddahir6151
@mohameddahir6151 5 жыл бұрын
I don’t understand all the things they are saying although they are singing in Somali but I genuinely like what they saying❤️🇸🇴 Somalia is rich country 🥰what we need is peace and only peace ☺️☺️☺️
@jack-ql2lj
@jack-ql2lj 3 жыл бұрын
Jini ma qabta adi af maxa tiri asago lyrics kuqorane ama indhaha la'dahey sxp mida english ma ku geyey hada somali thy cunsurinimo joji
@abdihassan83
@abdihassan83 2 жыл бұрын
Haha
@Hassan-tt8tc
@Hassan-tt8tc Жыл бұрын
Are you blind or what?
@abdirashidroble9922
@abdirashidroble9922 Жыл бұрын
Maxaa tiri ma aqri karaan dadka oo dhan
@raxmunigabarqaran1927
@raxmunigabarqaran1927 6 жыл бұрын
Dadkeyga allow idin dhoor nawada nas la nuugo leh❤somaliweyn❤ allow mideeey ala jecliyaa dadkeyga
@dalmaroffical2956
@dalmaroffical2956 4 жыл бұрын
Raxmuuni aamiin abaayo
@Shuqul-kuli2025
@Shuqul-kuli2025 5 жыл бұрын
Inkaston hestan qaarked anan fahmin hadane Luqada mayga wan jeclhy walalahena ma my viva me from jaboti
@zahraabdi6240
@zahraabdi6240 3 жыл бұрын
Mahadsanid love you too
@zakiofficial1762
@zakiofficial1762 5 жыл бұрын
WAAN IDIN JECLAHAY TOLKEYGA RAXWEYN DIGIL IYO MIRIFLE ONE LOVE ❤❤❤😍😍😍
@cqanicadkavich1863
@cqanicadkavich1863 5 жыл бұрын
Vi jy
@karaamatv
@karaamatv 7 жыл бұрын
mashaa allaah axsan sowt cidii may fahmyn waa loo turjumy cidii labadaba ilahy ka xeryne waa loo habeyay oo muqaal dhagool camal ayaa loo sameyay wlh muqalkaan waa la habeyay thnks dhmn inta gabysay vedio kaan
@wattasab3592
@wattasab3592 6 жыл бұрын
Masha allh
@faraxcali9589
@faraxcali9589 6 жыл бұрын
reer xamar washy iga dheh kkkkkk
@ig9574
@ig9574 5 жыл бұрын
Karaama Tv 9wd
@mohamedhamzamahamud5484
@mohamedhamzamahamud5484 4 жыл бұрын
Well play songs.
@hassanozmanabdi4270
@hassanozmanabdi4270 6 ай бұрын
Heart touched song still watching 2024. We still lack of peace and stability😢 unlucky
@sahrokiinqueen834
@sahrokiinqueen834 5 жыл бұрын
llove Raxweyn Wn jclhy Qabiilkeyga m.a Allow iidiin daaa
@ghboy2914
@ghboy2914 5 жыл бұрын
I love raxanweyn girls
@mohamedabdille6085
@mohamedabdille6085 4 жыл бұрын
The song is against that code of conduct. United Somalia is the MAIN agenda not nepotism and so on. Be a change generation
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 3 жыл бұрын
Rahweyb qabiil ma ahan ee waa qowmiyad
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 2 жыл бұрын
Manshallah I love this song, 😀, the lady is outstanding 👏 👌 🙌 ❤ ♥
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
hadaan dhiman mar waa inaan baidoa tagaa dadka somali ugudhib Yar weeyo 😍😍😍❤️ tarjumaadaan càadi ahayn Aan Nasano oon Nacaybka zuulinay dheheen❤️❤️❤️
@somswed.5014
@somswed.5014 4 жыл бұрын
Amazing song, very beautiful walaahi caadi maaha Masha Allah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 жыл бұрын
Love you raxan weyn ❤️🌹👍❤️❤️🌷🇸🇴🌷🇸🇴🇸🇴
@abdirahmanhasandaacad9785
@abdirahmanhasandaacad9785 4 жыл бұрын
Wlhi bilhi tolhi waa jecalahy afkan lkn see ubartaa mchalah ilhy ha idin daayo walalhen koonfur galbeed aim from puntlnd ❤❤❤
@user-kg9pg4qo4e
@user-kg9pg4qo4e 6 жыл бұрын
Masha allh nabadaa naas lanuuge ilaahoow dalkeeyga uhiili hee ilaahoow madaxdeena uhiili amiin yarabi ilaahoow cadowga naga qabo amiin
@mohamedhuseinabshir7417
@mohamedhuseinabshir7417 8 ай бұрын
Waan ka xumahay dad kayga sida aye nabada aye u jecelyihiin aysan nabad haysan❤
@som-2524
@som-2524 4 жыл бұрын
Qurbahaan joogaa muddo ku dhaw 2 sano dadka qurba joogtaa ee ajaanibtaa wxay dhahaan soomaalida way iska faraxsan yihiin waa bashaashiin masha allah diinteena aan ku dhaqamo weeye aan iski dayno inaam diinta si fcn ugu dhaqano iyo dhaqankeena
@mohamedabdille4413
@mohamedabdille4413 4 жыл бұрын
1:47 beautiful smile. Love our Somali girls
@soyaansoy746
@soyaansoy746 4 жыл бұрын
Me too. Just beautiful
@saidahmed7835
@saidahmed7835 6 жыл бұрын
nabadaa naas la nuuga leh machalah tashada uu nabada ka shaqeeya hormar had gaadhiinee in chalah guul iyo gobanimo dad qurxoon iyojawi wanaagsan
@tvxumaandiidyoutube829
@tvxumaandiidyoutube829 4 жыл бұрын
Heesta waxa ay maskaxdiisa ka soo maaxatay abwaanka caanka ah alla ha u naxariiftee sahal macalin ciise waana heesaha loogu jecelyahay heesaha soomaaliga waana hees ay soomaalidu markay colaad ka hadlayso soo qaadato
@duqowpoiofficiall9237
@duqowpoiofficiall9237 10 ай бұрын
Wllaheen raxanween Noolada Berlin germany 🇩🇪
@wiilboqortooyo6867
@wiilboqortooyo6867 Жыл бұрын
Anyone watching this song 🎵2022 December
@naadomuqtar2371
@naadomuqtar2371 6 жыл бұрын
😍👑💋 cod mcn iyo miro qiro leh 🙏 I sha allaah 💪 guul 😢
@abubakarqahwe8754
@abubakarqahwe8754 3 жыл бұрын
This peacefully song, i feel calmfull, happiness and prosparity when i am listening.
@mahammedali1348
@mahammedali1348 4 жыл бұрын
Waxaa wada kulmey cod iyo jiib iyo muusika aad u fiican oo ku soo jiidaneeysa runtii waan jeclaadey OP markasta oon sii dhegeysto waa sii jeclaamaa.🙏❤👍
@somali1-
@somali1- Жыл бұрын
Dhiiga raxaweynimo baydhabo waa uxiisi walahi 2011 Aa igu dambeysey i.a 2023 /5 /20 waa imaan doono Allow nabad igu gaarsi
@ceydiidxasan9108
@ceydiidxasan9108 7 жыл бұрын
NABADAA NAAS LA NUUGO LEH muqaalka video qaabka loo habeeyey waa mid aad u sarresa dalka allow inuga yeel nabad NABAD IYO NOLOL SOMALI✊✊✊✊✊
@mulistan8292
@mulistan8292 6 жыл бұрын
Ceydiid Xasan غغ
@wewqwewq1005
@wewqwewq1005 6 жыл бұрын
Ceydiid Xasan
@nuurcismaan284
@nuurcismaan284 5 жыл бұрын
=
@janaayoyusuf4547
@janaayoyusuf4547 4 жыл бұрын
Ilaahay waxaan kabaryay in uu wadan kayaga nabad nooga dhigo dad kayagan aqli uyeelo aamiin yaa raxmaan
@DhowDhul
@DhowDhul 8 ай бұрын
I am proud to be raxwein 🇦🇿
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Haaye heesta dadka qaadaya cod macaana inkastoon isku lahjad ahayn Nabad baaa la naas la nuugo leH..❤ Nabad la aan anaga dareenaY waleH...
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 3 жыл бұрын
I'm filled with emotions, caadifad and love for my people and what once was my country of Somalia and soil. I'm now a wanderer in many parts of the world I have no home, no country and I am not in peace with myself. Should I crumble under this immense pressure Nay but I choose to be part of the sulotion..Qayb xalka ka mid ah therefore seek Nabad& Nolol
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 2 жыл бұрын
Same here hun
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
@mohammedabdirrahmanrubblei9141 2 жыл бұрын
@@nabaadlove6019 God willing more better days are ahead my dear. We live in the hope that tomorrow will be better however far in the future that 'tomorrow' may be.
@issaguuleedjaama9564
@issaguuleedjaama9564 5 жыл бұрын
best song so far,,,,,,,,,,,,,,love it
@ahmedaj6264
@ahmedaj6264 5 жыл бұрын
Inta Nabada jecel like ii saara
@ladaniitaluza6369
@ladaniitaluza6369 5 жыл бұрын
Hesta Afka.Lagu QadaY0 Ayaa Mcn.Ka.DhigaY❤🙆‍♀️
@beerlulaso1860
@beerlulaso1860 6 жыл бұрын
Ruun Nabada naas lanuuga leh 👌❤👏👏👏
@sahraahmedahmed5344
@sahraahmedahmed5344 4 жыл бұрын
Masha Allah what we need is strong United Somalia 🇸🇴
@adamarbab5152
@adamarbab5152 5 жыл бұрын
Greetings from Sudan!
@maxedalixasan2657
@maxedalixasan2657 4 жыл бұрын
Thank's bro
@zakariyahassan778
@zakariyahassan778 2 жыл бұрын
From Somali thanks
@ubahsicid349
@ubahsicid349 2 жыл бұрын
Waxaan aad uga helay kala duwananshaha dadka waa neeshin dhan 🥰🥰🥰🥰
@hamzajr11
@hamzajr11 5 жыл бұрын
Hees qiiro leh lahjadan inaan barto jecley from hargeisa
@Taayofficial
@Taayofficial 3 жыл бұрын
Why heesta ay ugaariweysay 10 million viewers 🤔🤔
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 5 жыл бұрын
Wllhi Heestan waankahelay Mana garanayo Lahjadaan 😂😋🗣
@samsalat9155
@samsalat9155 7 жыл бұрын
Dadkeygaw nabad kuwara😍
@keewaayekaas4567
@keewaayekaas4567 6 жыл бұрын
Dad somalinimada ku dambeysaba Waa raxanwayn iyo samaroon
@boono2912
@boono2912 5 жыл бұрын
Rabbi ha ukordhiyo midaa.
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 5 жыл бұрын
Kee waaye Kaas . Samaroon ana ah zxp❤️
@abdirahmanAhmedarone
@abdirahmanAhmedarone 5 жыл бұрын
Samaroon inta aan ka aqaan waa dad wanaagsan saliim ah inkastoo land land aamineen
@deeqsiyare7414
@deeqsiyare7414 5 жыл бұрын
Kee waaye Kaas eeg
@nuurdiinaxmed3470
@nuurdiinaxmed3470 5 жыл бұрын
Darawiishtii
@shariifmaxamd8735
@shariifmaxamd8735 2 жыл бұрын
Jabra iyo shiine ayan ka aqoonsasay heestan waxan wada ciyaari jirtay kubada cagta long time
@abdinasirhashi9911
@abdinasirhashi9911 7 жыл бұрын
ilbaxnimada Somalia beydhabo janaay waligey markin weyka muuqataa kala duwanashaha umada xadarad
@fathyoo4074
@fathyoo4074 7 жыл бұрын
Abdinasir hashi dadkan saa uqurux badan meesh ay jogan wa xage wan ka hely wlhi afka ay ku heeesa yan iyo dhaqan ka ay hystan gbdha an is badalin inta ayaba ku rac sanahy ee isheg wan tagi mashan mnsh allh ilhy hadhwro
@shirmooge
@shirmooge 6 жыл бұрын
kgs
@KingsaacidMedia
@KingsaacidMedia 5 жыл бұрын
Fathy Oo bay , bakool iyo xudur sadexdas gobol waye
@abdinasiramin5kun46
@abdinasiramin5kun46 5 жыл бұрын
abdi naasir 5kun
@abdihashi2310
@abdihashi2310 5 жыл бұрын
Best song . I remember when this song came out in Arta Conference.
@mahadxuseen5630
@mahadxuseen5630 5 жыл бұрын
best song ilahow my country peace full.KA.dhig
@mahatfidow8679
@mahatfidow8679 6 жыл бұрын
mashaa Allah waxaan aad ugu farxay, dadkaan oo dhan farxada ka muuqato, waa waxaan laheli karin. wadankena allah nabad ka dhigo
@wiilhoog4220
@wiilhoog4220 6 жыл бұрын
Farxad, Qurux, Nabad iyo Caano 🇸🇴❣️
@baro_diinta9956
@baro_diinta9956 6 жыл бұрын
Dadkeygoo horey usocda noolasha Alle ciriiri inogama dhigin aan iska dhaafna ciriiriga an wax ku raadineyno. Raxmada rabina waa mid weyn aan duceysana qabiilna aanka tagno. Noolada dhamaan wixi Somali muslim ah kuwa Somalida ah ee aan muslimka aheyna Allaha soo hadeeya ayagana. Wan idin jeclahay dadkeygow iyo dhulkeygoow qabiilkad doonto noqo i love you walaal qaali ah. SOMALIA HA NOOLATO.
@naimam2685
@naimam2685 6 жыл бұрын
Favorite song 4ever🙌😍😍😍
@shamsoibrahim4813
@shamsoibrahim4813 6 жыл бұрын
Subaxanallah heestan wan ka heley
@garaadxuseen4296
@garaadxuseen4296 4 жыл бұрын
Inta luqadan neceb cil u dhimo wan ku qanacsanahy muqalkan iyo gabdhahena quruxda bdn
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 2 жыл бұрын
Luqad maaaha walalkay waa lahjad somali dhan baa is neceb Allaah is jeclaysiiye from gabar Abgaal. Anigq koleey hees tan waan jecelahay waa hees markan dhagaysyo af maayga xitaaa baro is dhaho siday qurux iila tahay.
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 6 жыл бұрын
We igu socota wlh heesta 🆒🆒
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 5 жыл бұрын
General Mahad oo la hadlayaa leesanta. Warya laandheerean ahay aad leedihin Hadaaad laandheera tahay maa alshaabaan naga dhicisid??? Aniga kaa landheeraysan oo 1000 askari xukuma 1000 kala wa la isoo wada. War maskiin aad tahaye reerkiina baxa dhaqda😂😂😂😂 viva Gen. Mahad.
@blueflamingskullofficial
@blueflamingskullofficial 5 жыл бұрын
Heestii nabada ee 2018 ayaan u doortay ilaahow Somalia oo nabad ah meel kasta na tus aana iscafino walaal CAFI WALAALKA
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 6 жыл бұрын
heestan waan ku haystaa
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 жыл бұрын
Yes yes
@dayax1411
@dayax1411 7 жыл бұрын
Taasa xaqiiiq ah✌dalkaygooow hore u soco
@jaayalii9430
@jaayalii9430 6 жыл бұрын
ANSHAX LIVE
@leyloabdinuur6160
@leyloabdinuur6160 6 жыл бұрын
ANSHAX LIVE masha allah waa runtaa dalkan nbd inshallah
@salmanyare2103
@salmanyare2103 5 жыл бұрын
Waa hees Maay Maay oo wadanji ah maasha Allaah
@xamseidiris9375
@xamseidiris9375 3 жыл бұрын
Asc wllyalow cidkasta oo qiraalkan aragtay waxaan kaa codsanayaaa si wngsan fadlan wll gabadha sawirka saaran bilowga heesta tan garbasaarka cadaanka ah xidhan fadlan fadlan wllo hadaa taqaano ila soi xidhiidh Waa wlshey oo iga maqan ay u egtahay Waayo cidksleba aduunkan wll ilama ahan waalidkayna waa dhinteen Waxaana joogaa AMERICA OHIO DISTRICT Fadlan igu soo xidha gabadhaan reer xudur bakool aan ahayna🙏🙏🙏🙏🙏👍👂
@ihearttakis396
@ihearttakis396 5 жыл бұрын
Woow Ilove nabad Waa hees wanagsan
@abdinormohamed7934
@abdinormohamed7934 6 жыл бұрын
Runtii waa hees macaan mnsha alh waa sax nabad hadi lawaayo nolol majireyso
@nuredinahmed7041
@nuredinahmed7041 5 жыл бұрын
I liked this beautiful song but I would like some translations of this song
@abdirahmansalah5219
@abdirahmansalah5219 4 жыл бұрын
Oo danka ku jiree dadkii hore😂😂
@seynabalimuhumed8101
@seynabalimuhumed8101 7 жыл бұрын
best songs mashallah nabada nas la nugale
@abdikadiromar1320
@abdikadiromar1320 6 жыл бұрын
Nice Song wlhi maamada heesta way ku raaxay sate 👏👏👏
@abdifataax4724
@abdifataax4724 4 жыл бұрын
Reer arlaadi nebadaa Naas la nuuuge waan jeclay hestan
@xaliso
@xaliso 5 жыл бұрын
I like this song
@xamzahofficialchannel1756
@xamzahofficialchannel1756 4 жыл бұрын
Somaliweyn Noolaada 🖤🇸🇴👏👏👏👏👏
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maasha Allah great voice
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 6 жыл бұрын
Waa hees macaan iyo cod macaan walaalahen may may iyo may iyo dhamaan Somali oo dhan waa dadkaygii
@njnajkaofficialxasan9114
@njnajkaofficialxasan9114 4 жыл бұрын
hhhhh wad iga qoslisay
@mohamedadamgurey1613
@mohamedadamgurey1613 6 жыл бұрын
wlh lahjada mayga ma aqaan lkn waan ka helaa heesahoodaa xaliimo reer bakool hala igu xariirsho tol Hadii la yahay
@hassankaafikaafi9280
@hassankaafikaafi9280 5 жыл бұрын
it's very heart touching song
@ayaanxasan2054
@ayaanxasan2054 5 жыл бұрын
Hees qrx bdn one love soomaalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💋💋💋🙏
@AH-xq8et
@AH-xq8et 4 жыл бұрын
Ish calaa hees😍💕
@JARDINEma
@JARDINEma 5 жыл бұрын
Do not know the Language, but love the song.
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
@abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 жыл бұрын
Aadbaan Uga heley Runtii Nabada waa Qaali Wallee peace is life No peace no life True 😭😭😭😭😭😭😭
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 4 жыл бұрын
Maasha Allaah. Noolaada. Love from Brussels.
@abdidahiradandirie17
@abdidahiradandirie17 Жыл бұрын
Guuleysta Nabad iyo caano Respectfull Allow Nabad Noo Naadi
@QueenSumeeya
@QueenSumeeya 9 ай бұрын
Nebedaa naas lanuuga leh still song 2023
@woodmanstudio5176
@woodmanstudio5176 6 жыл бұрын
baydhabo janay waan jeclahay nabad iyo farxad kunoolaada
@sangoahmed9179
@sangoahmed9179 5 жыл бұрын
Wlhi waa hees aad uu macaan
nabadeey macaney
7:15
Baro xisaabta
Рет қаралды 806 М.
NABADAA NAAS LA NUUGO LEH  (Original)
6:36
Mustafa S Awale
Рет қаралды 8 М.
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 6 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,3 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
HEESTA DHULKEENA AYAAN U DHIMANEYNAA : HORSEED XOOGGA DALKA
11:18
Somali National Television
Рет қаралды 55 М.
HEESTII:SHUUSHOW BAX  IYO KOOXDA HIDDO
8:39
ILAYSKA WARARKA.
Рет қаралды 536 М.
HEES CUSUB  Labtii ins farurnin.   Yaraankii Onkod
3:10
Isack Caawiye
Рет қаралды 20 М.
Heesta Dowladnimo Kooxda Onkod Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
5:17
Gulled Marso
Рет қаралды 6 МЛН
USTAAD AXMED NAAJI HEESTII EEBOW ANAKOO NABAD AH 2019
4:18
SomaliSwiss
Рет қаралды 14 М.
CALANKA KOONFUR GALBEED HEES MUQAAL CAJIIB SOUTH WEST STATE
5:24
Feysal DHAAYOW
Рет қаралды 187 М.