Calankii Somaliland Waa laga mamnuucay Somaliya

  Рет қаралды 10,399

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

8 күн бұрын

Пікірлер: 46
@Gudbiye1
@Gudbiye1 5 күн бұрын
Maansha Allah 👍 Guul siyaasadeed
@user-rf3so1js2t
@user-rf3so1js2t 5 күн бұрын
Baga walaahi anakaba ma jeclin ka somalia
@roodacawad13
@roodacawad13 4 күн бұрын
Maansha allaah waa sax uma baahna somaliland
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 күн бұрын
Masha allah wasax waanka maraane hanaga maarman guul somaliland
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 5 күн бұрын
Masha allah guuwi xamaar kuu ordaayee ee waa somali odhaan jiiraye aya maanta somaliland faadhiyaya waa saax
@yaasmiinabdi1653
@yaasmiinabdi1653 5 күн бұрын
Mansha Allah waa guul weye👍👍
@yurub5288
@yurub5288 5 күн бұрын
Somalilaan waa u Dana wana u.guul somalilaan so happy guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤🖤❤🖤
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 5 күн бұрын
Alle ha dhowro Somali oo dhan lkn ogow lama kala maarmo
@GC21701
@GC21701 5 күн бұрын
Ninkani waa shakhsi hadli ma aha go aan dawladeed
@karinaali63
@karinaali63 3 күн бұрын
Calanka saxda wa calanka blue ah. Iyo calanka Ogadenia
@Thegirlgroup_havefun
@Thegirlgroup_havefun 5 күн бұрын
Waa sax calamda oo dhan hala diido dowlada hala xarimo
@adannur4755
@adannur4755 5 күн бұрын
Sax waye Dowlad waa kusaax saxsantahy inaa laa mamnucey
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 4 күн бұрын
Alahamula hadii xamar damiira yeelataye oo na diidena naga hadhanu idinka weyana illaahaya hanaga kii reebo
@yurub5288
@yurub5288 5 күн бұрын
Somalilaan waa sidey rabatey hala kala go koofur way la soo dahadey in laga madnoco Somalilaan waa u farxaa guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤💚❤💚❤🤍🤍❤🖤💚❤💚❤💚
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 5 күн бұрын
Runtii Somaliland iyo Somaliya aniga Aragtideyda cadaw iskuma ahan
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 күн бұрын
Meesha somaliland hagardamadeda laga shaqery waa somaliya qofka somaliland necebi meesha laguso dhaweeya waa somaliya ​@@MORAAL-MEDIA
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 4 күн бұрын
Hawiye afkaartiisa iyo fikirkiisa kuma socdo waxaa loogu soo gabadaa soomaalinimo waa masaakiin from ciise😅😅😅😅😅😮
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule 5 күн бұрын
Somalian oo Dhani baa mamnuuca
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 5 күн бұрын
Maya Maya walalkey
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 5 күн бұрын
Waxbadan ayeey sacrée soomaalidu waayo dadka seegta soomaali landa waxaa loogu sabray cay aflagaado. Madax iyo shacab aan la kala soocin waa in latusaa xumaanta ay falkinaayaan il lala falkin karo ma qofbaa foi kale ka qiimobadan meeqa sanaa la lahaa yaan lagu dayanin waa dad careeysane haloo dulqaato iyaguna waa fahmi waayeen
@user-nt9ge9cy9i
@user-nt9ge9cy9i 5 күн бұрын
Oo Hargeysa ba Calanka Soomaalia waa ka mamnuuce maxaa ka dhigay oo xaaqa keenay Isaaq ma anaga sidaanu doono samaynbaa.
@SadoAhmed-mf4xt
@SadoAhmed-mf4xt 5 күн бұрын
Way noku badisa waah waah reer Somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo Insha-Allaah haday tahay wana war cad😂😂
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 5 күн бұрын
🤣🤣🤣Oo cadaa
@MunaFarah-fd3kt
@MunaFarah-fd3kt 5 күн бұрын
😂cidaaa usoosocotaba gacmaha ka goooya adeer
@sucaadabdilahi3375
@sucaadabdilahi3375 5 күн бұрын
Alhmadulilaah hadaad na nacdee wlhi waa faraxda
@MORAAL-MEDIA
@MORAAL-MEDIA 5 күн бұрын
🤣🤣🤣walalkaa inuu Ku naco farxad ma ahan
@Thegirlgroup_havefun
@Thegirlgroup_havefun 5 күн бұрын
Somaliland waa dad nala dhashay siyaasiyiinta ay isku kiin dirin
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 4 күн бұрын
💚💚💚💯guuul💯somalilandd💯🤍🤍🤍💯🎉❤❤❤❤🍇👋
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 5 күн бұрын
Siifican ino kala gura waban isku dalne kuwa idinla jooga soo dareeriya kuwa nala jogana waanu dareerin uuuuf somaliya doonimayno
@AbubakarAli-mu4ot
@AbubakarAli-mu4ot 6 күн бұрын
Hhhh
@manineima4398
@manineima4398 4 күн бұрын
Kaan codka naagaha leh
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 5 күн бұрын
Sidaas baan idinka rabnaa calan daaye xitaa dadka idinla jooga noosoo dareeriya toos ha loo kala gurtee munaafaqdu anaga iyo idinka midna wax u tarimaysee toos ha layskugu cadaysto
@Thegirlgroup_havefun
@Thegirlgroup_havefun 5 күн бұрын
😂😂😂😂
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 5 күн бұрын
Cabaasika cabaasi maxaa somaliland kuu diiraye
@GC21701
@GC21701 5 күн бұрын
Salads haka daniyo
@maxamedmuuse2026
@maxamedmuuse2026 5 күн бұрын
Daldalaada boqol boqol isugu xidha anagaa kudihanee.cidhiidhi kastoo tustaan dadka reer somaaliland iskuduubni iyo ficilqaadasho waxaan ahayn masamaynaysee dadka soodidiya.
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 5 күн бұрын
baga ayaa loo mamnuucay dhulka ayaad rabtaan ee dadka ms rabtaan baga ayaa soomaali u kala fogaatay qurub
@hawagadid5599
@hawagadid5599 Күн бұрын
Kan buluugaaba hargeysa lagama 😂😂😂😂😂 ogala
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 5 күн бұрын
Mogadiscio waxay jeebka kala so baxday Siad Barre hawshu bilabay marka waxay raban inay dhamaystiran
@nimasahal8599
@nimasahal8599 4 күн бұрын
Oday reer tuulo ah oo majeerteena ayaa dhahay si uu u kAla fogeeyo shicibka Hawiye iyo Isaaq laakiin waa farxad inshallaa xaduuda aan abid loola kala gudbin baa la samayn maxaa isugu dhoofaynaba waa nacasnimo
@user-xm6ke4fw8z
@user-xm6ke4fw8z 5 күн бұрын
Yaa xamar u soo socdaba sdi,sidi layne dhul dhacaaga hubso
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 күн бұрын
BEEN WAAYE XAMAR QOF WALIBA WUBA QADAN KARAA CALANKISA WIILAL ANBA SXB NAHAY AYBA CALANKI SOMALILAND AYUBA WATAY CID LA HADASHEY MANA JIRO BEEN WAAYE DADKA AYEYBA ISKU DIRAYAN VIDEO KAN WABA BEEN WSXBA KAMAJIRAN
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 14 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Adan Sahan Oo warkiisa Cadeystay marna Waa mucaarad marna Waa..
10:17
Dayax oo Qamar sugani u hanjabay
9:34
MORAAL MEDIA
Рет қаралды 385
Ахахах 👅
0:44
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,1 МЛН
Sion princess funny Haribo Donuts 🍊🚆😅🤣
0:35
SION /紫音
Рет қаралды 19 МЛН
Вор в законе заступился за официантку  ...
0:59
Сериалы 🍿
Рет қаралды 9 МЛН
1❤️
0:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Man tries outrunning cops on skateboard
0:10
Frankie Lapenna
Рет қаралды 21 МЛН
Телега - hahalivars
0:55
HAHALIVARS
Рет қаралды 3 МЛН
Happy 4th of July 😂
0:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 9 МЛН